Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs

  Рет қаралды 1,321,769

GEEDI SHAMBOW TUBE

GEEDI SHAMBOW TUBE

5 жыл бұрын

Hees aan caadi ahay oo dib uhabayn laguugu sameeyay

Пікірлер: 415
@faisaaadan1175
@faisaaadan1175 5 жыл бұрын
sida dhamastu geedaha dhirtaa ugasareysaaa adiguna Dhamaantood qeyrkaaa udhaaaftee dhankaad igajirtaaabaan siidhuganayaayoo igudherer sanaaatee dhudhumadan kujoogiyo dhererkiyo lixaadkana adigaa dhantaaalee sidaad iigudheerthay dhaax lama ilaawee hdaaad dhimashadey rabbin aan wada dhameynee legend... geeedi shaambow
@abdulqadirdjama2589
@abdulqadirdjama2589 4 жыл бұрын
@zaki hihhh
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 2 ай бұрын
Axsan hes qadro dahir qaday
@user-jl8cr5yy8x
@user-jl8cr5yy8x 10 сағат бұрын
P
@user-jl8cr5yy8x
@user-jl8cr5yy8x 10 сағат бұрын
​@pppabdulqadirdjama2589
@user-jl8cr5yy8x
@user-jl8cr5yy8x 10 сағат бұрын
​@@abdulqadirdjama2589ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 4 жыл бұрын
Sida dhamasta geedaha Dhirtaa uga sareysaad Adiguna dhamaantood Qayrkaa ku dhaaftee Dhankaad iga jirtaa baan Sii dhuganayaayoo igu dherarsanaatee dhudhumadaan ku joogiyo dhererkiyo laxaadkana Adigaa dhantaalee Sidaad iigu dheertahay dhaax lama ilaawee Hadad dhimashadey rabin Aan wada dhameynee dhug u yeelo waanada dhirto kala udgoon badan Ubaxa kala dhalaal badan Dhulka meesha godan baa Biyuhu u dhaqaaqaanee dhabta iyo cayaartuna Laba leysku dhirirshoo isku dhaganto maahee Ula dhabi lamood yey Dhexdu madag sidedaay Qurux loo dhameeyeey Dhugmadiyo aqoontuna Rabbaa kuu dhameeyee Anoo dhimashadaa rabin Aan kula dhameeyee dhambaal odaga gaarsii
@jasmine-007
@jasmine-007 5 жыл бұрын
«Dhool karan hilaaciyo dhado lama maseeye»😍😍😍 « geesi lagugu dherershona dhab laguma qabano Weli Hooyo mey dhalin» 😍😍😍 Ya salaam👌
@shafii48
@shafii48 4 жыл бұрын
Naim Allya Ula dhabi la moodyey dhexda madag sideeday qurux loo dhameeyey 🥰🥰
@cabdisulub4028
@cabdisulub4028 3 жыл бұрын
4
@maxamuudcabdi4829
@maxamuudcabdi4829 2 жыл бұрын
Ayada lkn nin dhedig bey ku tilmaamaysaa maxaa dhacay, dhedig lagugu dherershoo bey leedahay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@maxamuudcabdi4829 geesi lagugu dherershana. Weeye ee maahan dhedig.
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 2 жыл бұрын
Wagii dadku xigmadalahaa mantana macawistaa igadhacaday iyo madaxa nafuran iyo futadaa neefi igabaxasaa iyo wax lamida bay ku ciyaan ilahoow yaa gawraca kuwamaanta ciyaalada waxaas heesaha ugadhiga uuuuuuuuf
@sawdaqarad4528
@sawdaqarad4528 4 жыл бұрын
Anigaaa dhegysanay 06-07-2020 Aniga oo ka fikiraya lacagtii semester ka oon exam ka galayo 11-7-2020 Isha allaha waan heli warwarka ayaan isku dhaafinayaa Wax aan rajaynaaa inaan dib ugu soo laabto anoo exmak galaya 💗💗💗💚💗👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻
@aravattali
@aravattali 3 жыл бұрын
Waxan Rajaynaya Inaad Si wangsan ku dhamaysay
@naemaegeh1237
@naemaegeh1237 3 жыл бұрын
Gaclo ka wrn caawa darenka
@aravattali
@aravattali 3 жыл бұрын
@@naemaegeh1237 Notificationkaaga aya iso dhacy 🤭😁😁😁
@naemaegeh1237
@naemaegeh1237 3 жыл бұрын
@@aravattali maheee
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 7 ай бұрын
heestii ugu horeysay ee aan youtube soo galiyo heestaan kadib sheeko na dhex martay qolo reer waqooyi ah iyo kuwo aan qaraabo nahay oo isku dhan ahaa kuno dooday inay ayagu murtida gaar u leeyihiin iyo qolo reer koonfur ah
@user-qp4ei5xi9w
@user-qp4ei5xi9w 9 сағат бұрын
WAQOOYIGA MURTUDA INAGAGA FIICAN WAXAA CADAYNAYA MAAHMAAAH SOMALIGA WAA WADA WAQOOYYI
@mohameddahir9471
@mohameddahir9471 4 жыл бұрын
Waa hees iyo bar Erayadii abwaan mustafe shiiq cilmi Cimriga Allaha ubarakeeyee
@bilehomar55
@bilehomar55 3 жыл бұрын
hihi
@bilehomar55
@bilehomar55 3 жыл бұрын
tdjgatapppg!!
@bilehomar55
@bilehomar55 3 жыл бұрын
vécu!!!!
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Heestan wa heesta Aan ugu jeclahay heesaha khadra. Kaligay baan isku dhiri galin jiray wlh. "Dhulka waxa rag joogana ma wiil ku dhigma jira"
@naemaegeh1237
@naemaegeh1237 3 жыл бұрын
Heestan wxn ku xasuus doonaaa aabey mcne 18_11_2020 habeen arbaca ah Oo aanu caawa wda dhageeesaneyno alleh cilriga hakuuu barakeeyo aabo mcne caawa iyo bari sammad aabo mcne aduunka kugu jecelhey alleh igakaaa qaado🙏🤲💋❣💋
@xamdimaxamoud1172
@xamdimaxamoud1172 3 жыл бұрын
Sxp macan aabo alle haynoo daayo cimri dheer u rajananaaa waaa farxada noloshe
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 2 жыл бұрын
Errayadi Abwaan mustafe shekh cillmi Abdulle
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
What a romantic song beledweyne bn kuxasuustaa iyo gayigii hiiraan aloow kuunaxariiso maama qadra daahir cige old is golden 🇸🇴🦁❤ 1 February galab aarbaco ah dabayaaqada sanadka 2023 ✅ like ✌
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 4 жыл бұрын
Cawa iyo kampala jawi degan.from somalia u xisay
@haajifayte7759
@haajifayte7759 3 жыл бұрын
Caabi Mire Dacar Ex Badhan Wye Ilma Best Song Ever 2020,11,2 Like Iisaar Aabo I'm Fayte
@caddeeye
@caddeeye 5 жыл бұрын
1999 ayaan magaalada gabilay ku dhagaysanayay maantana waa west coast USA iyo 2019 aax yaa xasuus...khadra daahir cige iyo cumar xasan rooraaye ..
@niniineima2834
@niniineima2834 5 жыл бұрын
Ahahahah mash allh waxa igu so baxey qof aan isku waqti wada dhageysan jirney iyo goobti xareeda iyo barwaqada gabiley xasuus goni ah ayeey ii ledahey 😔 Hadane 2019 iyo Sweden mash allh
@alqurankarim7136
@alqurankarim7136 4 жыл бұрын
@@niniineima2834 heheheheh
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
@@yamays dadka dhashay 2019 waxey kafahmaayaan aaba iska yar
@waasacofficial9516
@waasacofficial9516 3 жыл бұрын
Maashaalaah cimriga allaha kuubarakeeyo
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 2 күн бұрын
4/8/2024 waan salaamsyaa jiilka iga dambeeya ❤
@Biotechsom
@Biotechsom Ай бұрын
Erayadii Mustaf Sheekh Cilmi, codka Khadra Daahir AUN iyo Cumar rooraye , hees waa dhaaftay
@CabdiNaasir-xe4sm
@CabdiNaasir-xe4sm Ай бұрын
Anoo dhimashaa rabin aan kula dhameey nee dhanbaal odoyga gaarsii
@farhanrukun
@farhanrukun 4 жыл бұрын
Awrkii laaca badiyoo Laman laabta geedaha marbuu luqunta surayaa. Fadlan heestaa ayaan u bahnahay
@abdirasaqmohamedhassan4350
@abdirasaqmohamedhassan4350 2 жыл бұрын
Ilahy hawnaxristo janatul fardusa ha ka warabiyo amiin yaa aalaha manta bay hargeysa ku geryotey
@dheymanluul7261
@dheymanluul7261 3 жыл бұрын
Heestan wanka helay wanan jeclahy 07/8/2020 xasuus
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso AUN Khadra Heestani waxay ku jirtaa heesaha ugu mcn❣️
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Alle haunxristo fanandi waynayd ee khadra dahir cige😭🇸🇴
@abdullahiabbey6175
@abdullahiabbey6175 3 ай бұрын
Who is listening 🎧 2024😢
@sihaamabdilahi4041
@sihaamabdilahi4041 3 ай бұрын
Mxa so dontay 😢
@yaasiinciise6342
@yaasiinciise6342 3 жыл бұрын
Halkaa sax dhama iyo dab olaliyo dhuxulo ha ii horseedinoo( ha i liqsiino) sasa saxa
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Dhankad iga jirtaban sii dhuganayayo igu dherersanatee 💔😢😢😢😢😢
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii mustafe sh cilmi laxanka s.qaasim codka rooraaye iyo khadra daahir
@queenaisha3063
@queenaisha3063 4 жыл бұрын
15 6 2020 .waxa I.hayaa oon cidna illla ogeen xnuun bdanaa
@haajifayte7759
@haajifayte7759 3 жыл бұрын
Oh Sorry Sister
@dhuuxallabari9290
@dhuuxallabari9290 4 жыл бұрын
Dhool kala hilaac badan Dhawaaqyaduna kala wacan nin aan dheef wadaagno
@muuseadan2294
@muuseadan2294 3 ай бұрын
Iga wallee fan waa fankii hore iyo baaah,bah Eesh calaa hees Bal eega xigmada iyo aqoonta ka buuxda Heesta iyo weliba laxanka aad ka u heerka sareeya
@ahmedsaha6482
@ahmedsaha6482 4 жыл бұрын
31/3/2020 22.00 😂 sidaad igu dheertahay dhaax lama ilawee hadad dhimashday rabi aan wada dhamayne qunyaro waanadaa YAA ILA DHAGAYSANAYAA SOMALAY
@abaadirfarasle1517
@abaadirfarasle1517 4 жыл бұрын
Full time
@nasriimmohamed3373
@nasriimmohamed3373 4 жыл бұрын
Dhugo wanadeeda weye
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Dhugmo u yeelo waanada
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 4 жыл бұрын
2002kii ayaan heestaan dhagaystay anoo fasalka 7aad dhiganay dugsiga Al Aqsa Baladwayne
@incadayhoyadad3805
@incadayhoyadad3805 4 жыл бұрын
Wllhi wa waqti hore
@livinghope5422
@livinghope5422 4 жыл бұрын
Abdi Calawe 2003 ayn xasusta inaan 2 aad aha hdana 2nd last yr jmcda ayn ku jiraaaa hhhh Allow cimriga noo barakeee
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 4 жыл бұрын
waahwaah dhugmadiyo aqoontana rabaa kuudhameeyee anoo dhimashaa rabin aan kula dhameeyee dhambaal odayga gaarsii.. waxey kujirtay riwaayadii hablow hadmad guursan dontaan waxaa tumaya saalax qaasin erayadii abwaan axmad ismaciil
@jamalabdulrahman6997
@jamalabdulrahman6997 4 жыл бұрын
@@derriiyotowfiiqofficial6920 sxb iska hubi abwaanka Mustafa sh cilmi rawaayaduna waa war la'aan something
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 жыл бұрын
Abdi Calawe hhhhh anigu dugsigaba 2005 baan fasalka 1aad ahaa
@user-hg9ci5mb3i
@user-hg9ci5mb3i 7 ай бұрын
Heestan waxan daawanayaa 30/12/2023/sacaddu waa 2:03 habeenimo inzha allaH Mar kale ayaan eegayaa
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 Жыл бұрын
Anoon dhimashaa rabin aan kula dhameeyee dhambaal odayga gaarsii 💍❤️ 3 Feb 2023
@muxiyomedieproduction6396
@muxiyomedieproduction6396 4 жыл бұрын
Waa habeen jimce ah 9/1/2020 iyo habeen farxad leh
@kadiryacin3759
@kadiryacin3759 4 жыл бұрын
The e
@madhaafaanmedia6213
@madhaafaanmedia6213 4 жыл бұрын
Sii fiicanbad u Cashaysay sxb mise Naag ayad qabtaa oo Ciyaar aya ku diyarsan
@muxiyomedieproduction6396
@muxiyomedieproduction6396 4 жыл бұрын
May waa habeen aan mirqaansanaaaa
@macalinamiin2798
@macalinamiin2798 4 жыл бұрын
Halkaa saxa reer geedi shanboo Anoon dhimashadaa rabin aan kula dhameeyee dhanbaal odaga( ka dhiga Dhalbaal odayga gaadhsii) Thanks geedi shamboo team
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
maha nio sax weye aan kula dhameyee dhanbaal odayga gaadhsi
@maxamedcabdiwahab-qq9bn
@maxamedcabdiwahab-qq9bn Жыл бұрын
Dhanabaal weeye oo ah fariin odayga iga gaarsii * Dhalbaal* bal noo sheeg macnaheeda
@samadoon3298
@samadoon3298 4 жыл бұрын
All time the best walee maalin iyo habeen walba way cusub tahay
@artanoffical3263
@artanoffical3263 4 жыл бұрын
Thanks geedishaamboow
@shafii48
@shafii48 4 жыл бұрын
Ula dhabi la moodyey dhexda madag sideeday qurux loo dhameeyey 🥰🥰
@galgalamedia5006
@galgalamedia5006 4 жыл бұрын
Heestaan aad baan uga jecelahay waxaan ku dhegaysan Buuraha Arizona USA 2019 Labaaban sano ka hor baan ku dhegaysan jiray Ethiopia oo jacayl igu helay
@islaqabwaynchenal2456
@islaqabwaynchenal2456 4 жыл бұрын
Sxb adigoo heestan dhagay sanaya buiraha haka dhicin ee iska jir 🤣🤣🤣
@abdimohammed3394
@abdimohammed3394 4 жыл бұрын
##ISLA QAB WAYN CHENAL## 😀
@caddeeye
@caddeeye 4 жыл бұрын
Sxb kaligaa maaha ,aniga 1993 qoxootigii aw barre illaa maanta 2020 seattle wa ...27 sanno ka hor
@dhago1117
@dhago1117 4 жыл бұрын
I hope inaad hashay jacaylkaagii from hargasa somaliland
@hibaaqabdiqani1085
@hibaaqabdiqani1085 4 жыл бұрын
@@caddeeye om pp l
@abdeeqmahdi7133
@abdeeqmahdi7133 3 жыл бұрын
Waxa iiga dhiman sharaf 👑 Nasiip iigu kaa dhaca💓🙏
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
Wwwww yaaaaasamaaaaal Heeeesba hadey jirto xaqiiiiq Miro Laxan Cod Hab dhac Miisaaan Waaa 100%
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Heestaan Waxaa sameeyay Abwaan Mustafa Sheikh cilmi oo Sidokale Khadra u sameeyay Heesaha kala ah Sida laama lowshaha iyo Mahiigaan jaceyl
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 жыл бұрын
Ax ax ax hadad dhimashaday rabin Aan wada dhameene dhug uyeelo waanade😭😭😭😭😭😭😭2020/2/5/
@xaawojaamac3087
@xaawojaamac3087 4 жыл бұрын
Anaa kula dhagaysanaya 10/ 2/ 2020 maasha allah
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Maanka Deeqa ☝️🇸🇴👑👑🕊📝📨🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇸🇴☝️🎁🇸🇴
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Erayada abwaan mustafe shiiq💯 Laxanka ===========???? Kabanka saalax qaasim💯 Sacabka qaarka mida wabari💯 Codadka macaan💝❤️❤️ Rooraayi iyo qadra💯
@hamdashabdirasak4463
@hamdashabdirasak4463 10 ай бұрын
Erayada mustafe sh mumin Laxanka iyo kabanku salax Qasim naaji codadku waa Rooraaye iyo khadrA dahir cige
@YusufAxmed-tr2lg
@YusufAxmed-tr2lg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ hesaha jeclahay ka mid tahay
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto mamo khadra daahir cige khadra dhool maalintaan geerideeda maqlay waan ooyey runtii
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Alloow u naxariisto maama qadra aamin
@abdukadirmohamud8390
@abdukadirmohamud8390 4 жыл бұрын
maasha allaaah waa hees qiimo badan iyo fannaanin cod toolmoon allaa cisek waxaan jeclanlaaha in aad xustaan heesaha abwaankii laha iyo laxamiistihii
@taqwahayat8376
@taqwahayat8376 4 жыл бұрын
Aqri qoraalka Jamac mohamud
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 4 жыл бұрын
Ninka heeskaan khadro laqaadaya yaa yiri waa saalax qaasim Waa rooraaye
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Waa rooraaye waad saxan tahay
@saami5777
@saami5777 4 жыл бұрын
Abdirahman Muhiadin Kabanku waa Saalax Codkuse waa Rooraye
@liibaancisman3675
@liibaancisman3675 4 жыл бұрын
Sxb ninka khadra laqaadayaa waa cumar xasan roraye
@mohamudsaid760
@mohamudsaid760 4 жыл бұрын
Waa cumar xasan rooraaye ee ma aha saalax qaasin
@robmadar5606
@robmadar5606 4 жыл бұрын
Qofka erayada heesta is yidhi qor, wuxuu khalday erayga gabadhu odhanayso 'geesi lagugu dherershana dhab laguma qabanoo wali hooyo may dhalin'. Wuxuu ku qoray 'dhadig lagugu dherershana' qoraalkaa aadka u foosha xun dhakhso ubadal fadlan !!!!!!!!!!!!!!!
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
Dhedig, ma aha waa (Geesi) lagugu dhararshana
@dhuux7official181
@dhuux7official181 4 жыл бұрын
Heesta lkn waa ( DH )
@mohamedraabi8060
@mohamedraabi8060 4 жыл бұрын
Rooraye malin dhowyd nolol baan ku ogaaye ma dhowaan bu dhintay
@amiinrooble8670
@amiinrooble8670 4 жыл бұрын
Aduunyo waayo badan waxaan dhagaysan jiray waqtigan dhalinyarada ku cusuba ama madaxa la sogalay 1998k iyo boorama😭😭😭😭😭😭😭😭
@Omar-dl6dl
@Omar-dl6dl 4 жыл бұрын
Dhamac iyo dab olol iyo ha ihorseedin dhuxulloo ha iga dhigin dhurwaagii
@mohamoudhussein929
@mohamoudhussein929 4 жыл бұрын
Dhamac iyo dab ololiye dhuxulo hayna siininoo weeye sxb
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 Жыл бұрын
sida dhamastu geedaha dhirta uga sareysaa adiguna dhamaantood qeyrkaa u dhaaftee dhankaa iga jirtaa baa sii dhuganayaa oo igu dherersanaantee dhudhumaha ku joogiyo dhererkiyo laxaadkaba adigaa dhantaalee sidaa iigu dheertahey dhaax lama ilaawee hadaa dhimashadey rabin aan wada dhamaynee dhug u yeelo waayada dhirtu kala udgoon badan ubaax kala dhalaal badan dhulka meesha godan baa biyuhu u dhaqaaqeen dhabta iyo ciyaartuna labo leysku dherer isu dhiganta maahee ula dhebi la moodyee dhexdu madag sideeday qurux loo dhameeyey dhugmadiyo aqoontana rabaa kuu dhameeyee dhambaal odeyga gaarsii dhool karan hilaaciyo dhado lama maseeyee ged lagugu dherershana dhab laguma qabanoo weli hooyo mey dhalan jaceylkeenu waa dhab waxaa iiga dhiman sharaf nasiib iigu kaa dhaca dhool kala hilaac badan dhawaaqyaduna kala wacan nimaan dheef wadaagnaa inaan dhaco ma doonee anoo kaa dhaaqaaaqeyn kula dhuuman maayee nabsi lama dhitaystee dhamac iyi dab olaliyo dhuxulu hey dhex geynoo heyga dhigin dhurwaagii ninkii dhayda siin jirey dheehdiisa dooxee
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Thank you bro
@nasiib157
@nasiib157 6 ай бұрын
Qoraalka naga sax walaal
@CabdijabaarCige
@CabdijabaarCige 3 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaystay 2001 xasuus
@ApdixakiinBashiir
@ApdixakiinBashiir 3 ай бұрын
Sida dhamasta gedaha dhirta uga sarayso Adiguna dhamaantod Qayrka u dhaftee yaa salam❤❤🎉
@kantekante609
@kantekante609 4 жыл бұрын
wooow hestan wxan maqli jiray anoo ulay ah 1999 mantana wa #europ 2020
@dab-casar24-75
@dab-casar24-75 5 жыл бұрын
Maashaa allaah sxb well done qoraalka heestaan caadi maaha waad mahadsantahay kun jeer
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Labadoodaba waxaan illaahay uga baryeynaa inuu raxmo IYO janasiiyo
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 5 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan mustafe sh cilmi iyo laxankii saalax qaasin
@warfaacaraale2242
@warfaacaraale2242 4 жыл бұрын
Waxaa midhaha heesta sameeyay abwaan singub
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Warfaa Caraale Abwaan Mustafa sheekh cilmi ayaa sameeyay ee waxaadan aqoon ha dhexgelin
@user-gd7bv6ot7v
@user-gd7bv6ot7v 8 ай бұрын
Axmad cali cigaal boqorka codka. iyò khadra daahir cige. 2008 ayaan. Dhagaysan jiray
@hassansaid5010
@hassansaid5010 4 жыл бұрын
Dhambaal odayga gaarsii , caadi maahan heestan
@issaismael8795
@issaismael8795 9 ай бұрын
Wa hees ad uga hello
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
Dhamasto waxay Ka baxda buurta dallo ee sanaag Ku taala Somalia meel kale lagama hello
@jimcaale__juni0r
@jimcaale__juni0r 3 ай бұрын
Waa Aniga Iyo Abdi Jaamac Wacays Waaberi Waxaan Ku Suganahay Magaalo Xuduudeeda Lawyacado Zaacaduna 17:15 Jawigu Waa Daganyhy Waanan Fadhinaa Zaacadani AlhamdulillaH Weyaan😊❤
@jrinho172
@jrinho172 2 жыл бұрын
Mamo khadro alle haku naxaristo cod macana ma dhal malaba ❤️ Dhulka waxa rag jogana ma wiil ku dhigma jira 👌👌👌
@AhmedMohamed-mg7tw
@AhmedMohamed-mg7tw 2 жыл бұрын
wll way nooshahay. hargeisa somaliland ayay degentahay.
@somalia6633
@somalia6633 2 жыл бұрын
Khadra dhool way nooshahay wll
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 Жыл бұрын
@@somalia6633 qofka maanta nool bari ma noolo hada wey dhimatay ,qofku haduu noolyahaya iyo haduu dhinto naxariis wuu u baahan yahay
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 4 жыл бұрын
Anoon dhimashadaa rabin Aan kulaa dhameeyee Dhambaal odayga gaadhsii Midhihii mustafe sheekh cilmi Codadkii Alfanaan rooraaye Iyo khadra daahir Kabankii macaanaa ee saalax qaasim
@sacadcali3234
@sacadcali3234 4 жыл бұрын
Adeer rooraaye muu dhiman maalin dhexdaasa ayaaban arkay isaga Iyo dacar oo wada socda ee iska hubi
@harerihaji366
@harerihaji366 4 жыл бұрын
sxb waxaay joogeen aaskii sangub waa isagii. ooyaay rooraaye
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 4 жыл бұрын
Haa ilaahay ha xifdiyo umada somaliyeed
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Hargeysuu ku nool yahay Cumar Xasan Rooraaye, youtubeka waa ku jiraa isagoo ka qaybqaadanaaya barnaamij tacsidii Abwaan Sangub ah.
@aopiht25
@aopiht25 4 жыл бұрын
Rooraye iyo dacar waxay ku nool yihiin hargaysa
@axmedxuseen7962
@axmedxuseen7962 2 жыл бұрын
Rooraaye wuu noolyahay zxb
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449
@mohammedabdulahiahmedgeelq3449 Жыл бұрын
Wah wah janta iga gadal me sidad igu dhertahy dhax lama ilawee hadad dhimashadey Rabin an wada dhameynee dhug uyaalo waanadee
@garaadmaxamuudgood5046
@garaadmaxamuudgood5046 9 ай бұрын
Caawa iyo Muqdisho Aniga iyo ASXAAB KALE BASHIIR IYO MADOOME TR 14.10.2023 XAAFAD H.WADAAG
@abdirahmanmohamedalawi6682
@abdirahmanmohamedalawi6682 4 жыл бұрын
26/05/2020 ma iga danbaysa oo maku soo qawatay dhageysiga heestan❤
@sawdaqarad4528
@sawdaqarad4528 4 жыл бұрын
Anigaaa dhegysanay 06-07-2020 Aniga oo ka fikiraya lacagtii semester ka oon exam ka galayo 11-7-2020 Isha allaha waan heli warwarka ayaan isku dhaafinayaa Wax aan rajaynaaa inaan dib ugu soo laabto anoo exmak galaya 💗💗💗💚💗👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻👩‍💻
@kadradahir6622
@kadradahir6622 3 жыл бұрын
Lol
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 Күн бұрын
6/8/2024 At jigjiga city❤
@drxaayoow2105
@drxaayoow2105 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay GeediShaaamBoo
@kalzamekartiile4341
@kalzamekartiile4341 5 жыл бұрын
2019 wali waan dhagayzanayaa
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
Kalzame Kartiile
@nacimoxusseinadan2185
@nacimoxusseinadan2185 3 жыл бұрын
Wow my mom qadra dahir m.a 🙏❤😘🌎🙏❤❤👑
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 4 жыл бұрын
Dhedig iyo Labb Dhedig=Dumar=Female Labb=Rag =Male Dumar sidee rag, loogu dherersha ama loolasimaa, halkaa iska sax waa Geesi
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
sxp si fiicn u hageeyso geesi beey lee dahay inantu👏👏👏
@Abdirahmn_Guray
@Abdirahmn_Guray 5 жыл бұрын
Heestan kama xiiso dhaco 😍❤️❤️
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
Abdirahmn Guray
@abdulkahidiriye1520
@abdulkahidiriye1520 4 жыл бұрын
Dhool kala hillaac badan 《dhawaaqyaduna kala wacan😍 Rooyaaye iyo khadra ❤👏👏
@xamsecabdi4053
@xamsecabdi4053 2 жыл бұрын
111
@xamsecabdi4053
@xamsecabdi4053 2 жыл бұрын
1
@xamsecabdi4053
@xamsecabdi4053 2 жыл бұрын
1 1
@Aidrouz
@Aidrouz Жыл бұрын
​@@xamsecabdi4053⁴w😅😅e
@AbdiraxmaanCiise
@AbdiraxmaanCiise 10 ай бұрын
Nb v
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 4 жыл бұрын
Abwaan farxaan Sida dhirta Saad utan sareysaretysaad taa kheyraa Saad u dhaaftee
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 3 ай бұрын
April 23, 2024🎧❤
@murti-meermedia5274
@murti-meermedia5274 5 жыл бұрын
Nimaan dheef wadaag naa inaan dhaca maco madoonee Weeye saaxiibayaa
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Heestaan kama daalo.... Murti badanaa...... Saalaxbaa laxanka saarey..... Yaa Khadra.... "Dhulka Meesha godan baa biyuhu u dhaqaaqaane"..... Waana run..
@harerihaji366
@harerihaji366 4 жыл бұрын
waa nnolyahay cumar xasan rooraaye
@maxamednuur5116
@maxamednuur5116 4 жыл бұрын
Hdaa da dhi masha rabin anwadha meene
@cali.suuleeysuuleey4302
@cali.suuleeysuuleey4302 4 жыл бұрын
WA hes xul ah fananka magacis
@ahmadhussein5772
@ahmadhussein5772 4 жыл бұрын
'Geesi lagugu dherershana" maaha dhadig
@Cabdulahi09
@Cabdulahi09 3 ай бұрын
Monday / April/ 22/2024 Addis Ababa baaan heestaaan ku dhageysanayaaa fadhigunu waaa saxan yhy.. intiii iga danbeysooow nabad kuuu jooooga..
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Haaa geedi manoo shahay saxiib qaaliya
@alihanash9986
@alihanash9986 4 жыл бұрын
Waayo waayo, khadrs ok biyaha tufaysa....xusuus igu dheeer
@muftimufti1619
@muftimufti1619 Жыл бұрын
Hawen arbaca so galeyso beri na tahay ciida arbaco 28/6/2023 nairobi kenya 🖇️
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Habeen isniina Caasimada somaliland HARGEISA KODBUR AREA Runtii heestan midhaheeda iyo hab dhaca musiga iyo laxankeeda ayaan aad ugu qirey hadii dowladeenii burburtey ay jirinlaheyd waan hubaa in fanka soomaalidu noqon lahaa midka dunida loogu jecelyahey
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 3 жыл бұрын
Aduunyoow aduuno naxariis ayan adeermayaa
@abdiismail2476
@abdiismail2476 4 жыл бұрын
Waan kuu saarey masuul
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 9 ай бұрын
Dhool kala hillaac badan dhawaaqyaduna kala wacan Nimaan dheef wadaag nahay inaan dhaco ma doone Anoon kaa dhaqaaqayn kula dhuuman maayo nabsi lama dhitaystee Dhamac iyo dab olalayiyo dhuxulo hay liqsiinoo hayga dhigin dhurwaagii Ninkii dhayda siin jiray dheehadiisi dooxe Anoon dhimashada rabin aan kula dhameeye dhanbaal odeyga gaarsii
@shigshigowhassan7242
@shigshigowhassan7242 Жыл бұрын
qarami number one
@safiyamaax4998
@safiyamaax4998 Жыл бұрын
Heesta qoraalka waad qaladay wllo anagun waan uga xunahy waayo Dadkii way qalad fahmi donaan Mushkiladana adaa markaa sameeyey Heesta xafid intaanad halkan soo galin si erayada aad isku wafajiso thnks
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Wllo majority ahn waa sax sidee wx u wadaa
@soraanmire3741
@soraanmire3741 4 жыл бұрын
Wof caleek xusuusti burco xaafada qasabka 2010
@jaamacyuusuf8438
@jaamacyuusuf8438 4 жыл бұрын
dhedig maaha ee wa (geesi lagugu dherersho)
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 5 жыл бұрын
waa erayadii mustafe sheekh cilmi
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Abwaan Dacar baa leh ereyada heestan ka daa suugaanta qaladka iyo muranka
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Osman Sufi adeer waxaadan aqoon haka hadlin Waxaa sameeyay heestaan Abwaan mustsfa sheekh cilmi
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 Жыл бұрын
​@@osmansufi4066 dacar ma ku qasbe heesta mustafe shekh cilmi ayaa leh adigu fooda dhaaf wxadan ogeyn ha ku dagdagine
@laylohiilqaran9766
@laylohiilqaran9766 3 жыл бұрын
Axsan ereyo 🥰
@DaahirGowyn112-hm9ek
@DaahirGowyn112-hm9ek Жыл бұрын
Mustafe shiikh cilmi
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 779 М.
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 295 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 326 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 813 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 517 М.
Saalax Qaasin. Alla Barasho Wacanaa (Qoran)
7:22
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,6 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Hirad Channel
Рет қаралды 3,3 МЛН