Sida Dhirta Loo Nafaqeeyo Macalin Bocoreey

  Рет қаралды 8,567

Macalin Bocoreey

Macalin Bocoreey

5 ай бұрын

Пікірлер: 32
@AbdiHassan-qw1qg
@AbdiHassan-qw1qg 2 ай бұрын
Mnsha Allah Dadkan ookale Aa dhiirogalin mudan horay usoco Ustaad jazakallahu kheyr
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 23 күн бұрын
Jazaaakallah khayr ustaad
@nasrahassan2131
@nasrahassan2131 Ай бұрын
Mahalla m bocorey and Ayaan ugu faraxsanahay inaa channel kaaga helo maanta waxaan and ujeclahay inaan. Waxbeero waxaan daawan jiray dad ajnabi ah waa ku faraxsa nahay Inaan hello qof soomali ah oon waxkabarankaro mahadsanid walaakey Hore usoco
@axmednuradan3717
@axmednuradan3717 10 күн бұрын
Nin fiican iga dheh waa qof isku kal soon masha allh horay usoco
@ssctransportllc1198
@ssctransportllc1198 Ай бұрын
Guulayso sxb💪🏿
@apdiqaniahmed8883
@apdiqaniahmed8883 Ай бұрын
Masha allah, alle hakaa jasaaid siiyo Saad dadkaa wax u tarayso , ee walina hab baratical ah ugu siinayso ❤
@khadijomohamudabdullahi2452
@khadijomohamudabdullahi2452 2 күн бұрын
Waa mahadantahay
@moosman438
@moosman438 2 ай бұрын
Masha alaah waa fakir anfacayo somalida
@Sumadeena
@Sumadeena 21 күн бұрын
Horey usoco jaale💐💐👏🏽
@cabdulahihil1850
@cabdulahihil1850 24 күн бұрын
Macalinka telefoonkiisa yaa haaya
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 ай бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah ❤ Xagee ayaad joogtaa
@user-zf7ht3sn7r
@user-zf7ht3sn7r 2 ай бұрын
Mahadsanid macalin bocoreey
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 5 ай бұрын
Maasha Allah Allah ku barKeyo
@maxamedismacil5770
@maxamedismacil5770 2 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j 2 ай бұрын
Shaqo fiican baa haysaa
@buraale134
@buraale134 2 ай бұрын
Mashallah somalidu haday bararugtay dhanka beeraha
@abeleli2651
@abeleli2651 3 ай бұрын
inaad soo badisaan weye casharkaan oo waliba tiktakta noo sodhigtaan
@abdulahiali2786
@abdulahiali2786 3 ай бұрын
Soo badi
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 2 ай бұрын
Ninkaan number kiisa u bahanahy
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Cida laga dhiga
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 2 ай бұрын
Gresi
@AshaAbukar-yd9mz
@AshaAbukar-yd9mz 2 ай бұрын
Ingiriiska la joga hada waxa layska dhiga insomalia lajoogo.dhir an nafaqeyna washiraysaa.aada shiiraya nijaas. 😅wa ku jeeday aad lahadeysay debt car.ilmo yar kuwa dhulka ku jiiday ee musaska ku jira.imaan laboyin idinka shiiraayo
@AshaAbukar-yd9mz
@AshaAbukar-yd9mz 2 ай бұрын
Waad edeb darantahay kuwa nikaada ilmo suuban ku daray ee isqarinaayay aan arkaa.dad islaameed ssn u heystY laakiin waa qurmuun igaaf wareegaayay
@Anzal222
@Anzal222 3 ай бұрын
Noo soo badi mclin
@sagaltv2241
@sagaltv2241 2 ай бұрын
Maclin keep going ❤😮
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Sax
@wacanali3595
@wacanali3595 4 ай бұрын
WELLSONE MACALIN AQOON AYAAD LEEDAHAY WAA IN JAAMACADA BEERAHA KU SHAQAALEEYSIIAA TIKTOK AAN KAA SOO ARKAY KZfaq AANA KAA SOO RAADIYEY AQOONTADA ALLAH HA KUU BARAKEEYO KEEP GOING MASHA ALLAH ANI AAD AAN U XIISEEYAA ORGANIC FARMING
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Qashinka
@axmednuradan3717
@axmednuradan3717 10 күн бұрын
Waa adiga dhaliilayee in uu kaafiican yahay sooma ogid sidaan ma isku kal soonaan kartaa
@AshaAbukar-yd9mz
@AshaAbukar-yd9mz 2 ай бұрын
Stupid hiding ⁷ years and fighting behind
@nasrahassan2131
@nasrahassan2131 Ай бұрын
Mahalla m bocorey and Ayaan ugu faraxsanahay inaa channel kaaga helo maanta waxaan and ujeclahay inaan. Waxbeero waxaan daawan jiray dad ajnabi ah waa ku faraxsa nahay Inaan hello qof soomali ah oon waxkabarankaro mahadsanid walaakey Hore usoco
hanaanka beerashada
9:14
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 85
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 87 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 22 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
Sida Loo Beero Naac Naaca #Macalin #Bocoreey
9:47
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 2,4 М.
Sida Loo Sameeyo Carada Dhirta Lagu Beero #Macalin #Bocoreey
6:37
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 926
5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness
9:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 25 М.
Sida Baradhada Loogu Koriyo Weel
9:37
Farm Somalia
Рет қаралды 15 М.
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 87 МЛН