5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness

  Рет қаралды 25,523

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada aduunka hada u maalgashanayaan faa’ido badana laga helo.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Пікірлер: 195
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Fadlan Like & Subscribe ❤
@ashaahmed6850
@ashaahmed6850 Ай бұрын
H
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Zakariye umadaada kaalin dahabi ah oo muhiima ayaad kaga aaday jazakallah khayraa Litirka Caanaha Qardho 1.5 $.
@dayahomar5801
@dayahomar5801 2 ай бұрын
Sxb Litirka caanaha 1,5 Ma feel baa muse Lo?
@momursalofficial5298
@momursalofficial5298 2 ай бұрын
One cup of milk is cost approximately 1 dollar in hargeisa
@qabuulsalah6316
@qabuulsalah6316 2 ай бұрын
Maasha Allaah Alle SWT ha ku xifdiyo. Ganacsiyo aan aad u xiiseeyo ayaad nala wadaagtaa. Wax badan oo faa’iido u leh Bulshada Soomaaliyeed ayaad soo gudbisaa Rabbi ha ku xifdiyo aduun iyo Aqkhiraba🤲🤲🤲.
@salmanhaji7085
@salmanhaji7085 2 ай бұрын
Walal abdirisaaq waa nin raba inuu dadka fakhriga ka saaro, guulayso
@loodoonali9477
@loodoonali9477 2 ай бұрын
Mansha Allah, Sakariye Allah ha ku xafido
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 6 күн бұрын
Mashallah wlhi waa barnaamin wax badan laga faa’ido sxbow sidan noogu wad aniga ahaan wlhi wax badan ayaan kafaa’idaa thanks brother
@khaliifa123
@khaliifa123 2 ай бұрын
Thank you brother waxaad ummada u haysaa shaqo fiican Alle haku barakeeyo
@mxmedmaftuuxcalawash3712
@mxmedmaftuuxcalawash3712 Ай бұрын
5 ta mashruucba Wall waa faa ifo Khair Allahabad kusiiyo amn
@idrisali212
@idrisali212 2 ай бұрын
Jazaaka laahu khyr
@user-mp1gd3wy6e
@user-mp1gd3wy6e 2 ай бұрын
Maashaa Allaah Tabaarakallaah Ilaahay ha ku Barakeeyo Walaal mcnt telkaaga ii soo dir AMA Aniga layga igala soo xiriir
@alimaadabdirahman1542
@alimaadabdirahman1542 2 ай бұрын
Beer wabiyeed ayaa leyahay 2 tacan ayaa ku beeray wxan ku geeyna suuqa labatan ama jir gaankii 320kun ama $11.5 calaa jir gaan 12 ama 13 jirgaan geeya laakiin fatahaad ayaa laga baqayaa hadadaan karkaaraha ayuu marayaaa noso duceeya
@the4rqueens555
@the4rqueens555 2 ай бұрын
Allah idinka haao ealaal ma afgooya mise wakuwa balcad iyo jowhar
@CabdiSahal-ki5cz
@CabdiSahal-ki5cz 2 ай бұрын
M.a m.a wll inan cilmiga beeraha kaa faaidan rabaaye what's ka igaso qabo
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 2 ай бұрын
Masha Allah
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 2 ай бұрын
Waan rajaynayaa inaan ku guulysto mashruucan hadii ilaahy idmo
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 ай бұрын
Mahadsanit sakariyee habo❤👍
@WalaalAbdixaashi-qu7uu
@WalaalAbdixaashi-qu7uu 2 ай бұрын
❤thanks pro
@abdiosman1308
@abdiosman1308 2 ай бұрын
Thank you waa talo aad u wacan
@ibrahimhirsi7264
@ibrahimhirsi7264 2 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay.
@SOMALI.CONNECT.MEDIA79
@SOMALI.CONNECT.MEDIA79 2 ай бұрын
Thanks masuul
@MohamedAli-vs2qj
@MohamedAli-vs2qj 2 ай бұрын
Jabuti: 1,5L :600FDJ
@maxamuudducaale928
@maxamuudducaale928 2 ай бұрын
Walal waad mahadsanid ilaa lix sano Inan bilaabo ganacsi xoolaha iyo beeraha sidaan Kula soo xadhiidhi karaa
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
Aad baad u mahadsantay sakariye runtii aragtiyahan hore ayaan uga hadlay oo commentga muuqaalkii hore eed soo galisay ayaan so dhigay
@abdiazizrashid7971
@abdiazizrashid7971 2 ай бұрын
Sakariye abdulahi ali walaal qiimo badan
@Abusaliim30
@Abusaliim30 2 ай бұрын
Naaquute(kalluun) oo aamin ah in la helo aad bay u adagtahay waaba mustaxiil
@user-xs8bv8xh5d
@user-xs8bv8xh5d 2 ай бұрын
Qurba joogta maalgashada dadkii wdanka jogay wey ka fanan
@Abclll-i3h
@Abclll-i3h 2 ай бұрын
Ninki maalgashada dhiiga ayay ka miirtaan. East Africa loo qaatay
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 2 ай бұрын
​@@Abclll-i3hoo ma dhul shisheeye inaad maalgashadaan ayaad dadka ku dhiirigalinaysaa ?
@AhmedHassan-ed3be
@AhmedHassan-ed3be 2 ай бұрын
Mashlh
@jaamacjoof962
@jaamacjoof962 2 ай бұрын
Waxaad ka soo hadashaa wll hydroponic ama aeroponic agriculture mahadsanid
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 2 ай бұрын
Imika Aan qoraalkan kuuso qorayo waxan iibsaday 6 dibi oo 3 jiro ah Labo sanno kadib haddii ilahay yidhaa waa min 1200$ shaki la'aan 7200$ hddii ilahay raali ka noqdo waxa ku tala jiraa 3 geel ah in aan bisha 7aad soo iibsado
@abdourahman8231
@abdourahman8231 Ай бұрын
Cala xabadi imisa lagaa siiyey
@goonibare1345
@goonibare1345 2 ай бұрын
20+,ayaan qurba joogaa hadaan kaguurayaa oo inaan geel tacbadaan uguurayaa
@user-qw3iv3fw1n
@user-qw3iv3fw1n 2 ай бұрын
sakariye aad bad u mahadsanthy wll, realstate-ka anigoo og inanad waxba ka tagin hadana apartment yada io guryaha cadiga ah aad ba loga tajiraye cideo nogaso same hdad awoodo mhdsanid.
@DekMadei
@DekMadei 2 ай бұрын
Meesha ugu raqiisan caanaha geela waa magaalo xeebedka BARAAWE oo aan anigu joogo waana wax ka yar $0.5 shilin somalina waa :7000 kun shilin.
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 2 ай бұрын
Zaki sxb allakubarakeyo
@abdikadirmoha8882
@abdikadirmoha8882 2 ай бұрын
Muqdisho dhalada ( 400g ) caanaha geela waa $1.25
@Ubax114
@Ubax114 2 ай бұрын
Walaalo ganacsiga malabka iyo qaabka losameeyo nala wadaag❤
@IsmaaciilAdanisaack-tm2xx
@IsmaaciilAdanisaack-tm2xx 2 ай бұрын
Qorlkyga hdii ad aragto Ila so hadal
@Ubax114
@Ubax114 2 ай бұрын
@@IsmaaciilAdanisaack-tm2xx hee maxaa Ii shegee qaabki ma war u hesa
@XildhibanshirwacShirwac
@XildhibanshirwacShirwac 2 ай бұрын
Zakeriyoy wll xagee lagala soo xiriiraa
@RoodoXassan-ez9hs
@RoodoXassan-ez9hs 2 ай бұрын
m.a wll allaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiraba sida aad nooga faaiideysid tan kale dhaladii caanaha xamar waxaa lagadaa hal dolar iyo labaatan iyo shan senti
@AdanHassan-yf7ml
@AdanHassan-yf7ml 2 ай бұрын
Zakariyow.aad.ayaad.u.mahadsatahay.
@RNN1234
@RNN1234 2 ай бұрын
USTAAD ZAKARIYE ALLAH HAKU BARAKEEYO WALAAL, MAAHRUUCA D8GAAGA AYAAN HADA BILAABAY RUNTII FAA'IIDADIISANA WAAN ARKAY BUUGANA WAAN IIBSADAY WAXAAN KAA CODSANAYAA IN AAD NALA WADAAGTO SIDA LAGU HELI KARO BOX KA UKUNTA LAGU RIDO MAHADSANID😊😊😊
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 2 ай бұрын
Xgee bad joogta wlal
@Daacad1999.
@Daacad1999. 2 ай бұрын
Sakariyoow walaal waxaad muuqaal ka soo samaysaa haday kuu suuragal tahay sida idaha loo naaxiyo waxaan rabay inaan wanan dhaqdo balse waxyaabaha xaga cuntadooda oo kale iyo cabirka ay calaa neef quutaan.
@user-io7ju5mn2c
@user-io7ju5mn2c 2 ай бұрын
Koobka caanaha dolow somalia waa 1$
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 ай бұрын
GURICEEL Caanaha geela 1 dhalo waa 0.4$ balse mar ayay kacaan waa 1.4$ gaaraan.
@AhmedAli-qg5bi
@AhmedAli-qg5bi 2 ай бұрын
Zakariye walaal ilahay haku barakeyo runtii bulshada somaliyeed ayaad aad ugu faaidaysaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Aamiin walal jazakaAllh khayr
@nastehohayle5628
@nastehohayle5628 2 ай бұрын
swedhan 1 liter waa 1.5 $❤
@ckcaanka
@ckcaanka 2 ай бұрын
One$ Hargeisa city #somaliland_model #ck_caanka
@jaamacali4469
@jaamacali4469 2 ай бұрын
Maxjarada bosaso ariga kadhoofa waa 5nooc 35$ ugu yaryarka waxaa kuxiga 45 , 67$ 78$ 95$ 5taa nooc iyo kabadan waa kadhoofaan
@abucabdallaassalafi5042
@abucabdallaassalafi5042 2 ай бұрын
Asc HARGEISA Qiimaha 1000ml Caanaha Geela waa 20000-24000 sh SL : $ 2.6- $ 2.17 Caanaha Loda 16000-20000: $1.7--- $ 2.17
@user-hm9ml5kr2o
@user-hm9ml5kr2o 2 ай бұрын
waxaan jooga meel u dhaaw barawee waxaa lagadaa dhalada cano 25 siintii
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 2 ай бұрын
Wxbaad ino faaidaysay Allah ya cizak wlaalky lilaahi
@cumarabdikadir2624
@cumarabdikadir2624 2 ай бұрын
Mahadsanid
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 2 ай бұрын
Qalabku xooluhu ma jabanyahay
@weedhsameproduction2606
@weedhsameproduction2606 2 ай бұрын
1.5
@Abn.farah9
@Abn.farah9 2 ай бұрын
Qardho 1.6
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 2 ай бұрын
Goonbadii
@user-xr2bg9rg4e
@user-xr2bg9rg4e 2 ай бұрын
Shp qali sakariye amazon ayaan rabey inaan bilaabo lkn debit card ayaan haysan dalkana bank ma bixiyaan see ku helikaraa arrintaas iika caawi shp qali
@anasmohomed6471
@anasmohomed6471 2 ай бұрын
Waxa uu joogaa halka liter ee caanaha ah 0.8
@user-po8ct8ld5n
@user-po8ct8ld5n 2 ай бұрын
Sxp intee kala soo xiriiraa
@mahamedgurey553
@mahamedgurey553 2 ай бұрын
War joogaa qardho balaastiga caanaha feels waa1.4
@hawonoor8007
@hawonoor8007 2 ай бұрын
Sakariye meel lagaala soo xiriiri karo soo sheeg wllo
@ibrahinmohamed8736
@ibrahinmohamed8736 2 ай бұрын
mahadsanid wll wanka faidnay wll waxan rabay inan ganacsiga geela bilaabo waliba waxan jooga mel ku habon lkn waxan haysta ila 5 kun oo dollar igaaso jawab wll inaaan ku bilaabo karo.
@mustafeahmed6124
@mustafeahmed6124 2 ай бұрын
walaloo waxa aan xisenayaa qabta beerah oo aan bilabayo ee telfoon ama WhatsApp ka aan KALA soo xiriro ama aad ila soo xirtit was mustafa jijiga Ethiopia ascwb
@user-ix8zr9wj6m
@user-ix8zr9wj6m 16 күн бұрын
1.2
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 2 ай бұрын
@zakariye abdulahi cali wad salamantahay walal waa fursado shaqayna intaa aad ka hadashayba walala
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 2 ай бұрын
Zakariye
@DeeqaAhmed-gb4fh
@DeeqaAhmed-gb4fh 2 ай бұрын
Lasacanood 1.6
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
Caanaha geela hargaysa waa laba qaybood xooladhaqatada rer miyiga ah ee duleedka magaaladu caanaha ay keenaan waxaa la siiyaa koobka $1 Halka geela barqomaalka ah canihiisa lasiiyo 12kun oo shiling oo u dhiganta $1.32 koobkii
@CabdiSahal-ki5cz
@CabdiSahal-ki5cz 2 ай бұрын
Ganacsiyadaa adhiga ama geela ama digaagada ama beeraha midna bilaw ma is leedahy
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 ай бұрын
@@CabdiSahal-ki5cz ganacsiga kalunka ayan ku talo jiraa ina bilaabo waxayna ila tahay inuu ka sahlanyahay kuwan aad xustay haday noqoto dhaqala lagu bilabayo iyo wakhtiga haday tahayba
@ismalure-25
@ismalure-25 Ай бұрын
Ganacsiga beeraha iyo caanaha kee ayaa baahi wayn loo qabaa wadankii? Qurbaha ayan ku nolahay
@maahirsabriye100
@maahirsabriye100 2 ай бұрын
Mogaishu waa $1
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 2 ай бұрын
waxa la ibiya 1.10 usd per litter
@user-de3hw9xk9i
@user-de3hw9xk9i 2 ай бұрын
Waqtigan hadda caanaha waxaa la iibiyaaa $0.5 seddexlaha oo buuxa (3litters) waa $2 mar ka uu ugu batana waa $4 . Buloburte.
@AhmedHersi-jh8gx
@AhmedHersi-jh8gx 2 ай бұрын
Garoowe 1.8
@caaishacuud819
@caaishacuud819 2 ай бұрын
1 dollar waaye brother marka quality nuqdaana 1.2 dollar
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana Ай бұрын
Wey jabeen qiima ahaa iminka waa 9cents in Garoowe
@ibrahimclfataxyuusuf6375
@ibrahimclfataxyuusuf6375 Ай бұрын
Halka koob 6kun ama 9kun meelaha aya lasiiya burco ustaad.
@ilyaasnuuriye6423
@ilyaasnuuriye6423 2 ай бұрын
2
@mahadcumarmacalinyuusuf
@mahadcumarmacalinyuusuf 2 ай бұрын
1
@OmarMadoobe
@OmarMadoobe 2 ай бұрын
Qardho 1.3 ilaa 1.4
@fuaadibraahin
@fuaadibraahin 2 ай бұрын
13kun slshiling
@AbdirisaqMursalali
@AbdirisaqMursalali 2 ай бұрын
Coombadi $1
@muhiyadinjeesto2250
@muhiyadinjeesto2250 2 ай бұрын
1 litter $3 in new delhi
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 2 ай бұрын
Acw zakariye waxad tiray labo neef o geek ah ayad ku darsan karata ee ma isin karta telkada cadiga ado daneynayo hadal keyga mahad sanid ama igu xir dad aamin ah
@sowdoahmed7767
@sowdoahmed7767 2 ай бұрын
1$
@Abdullahiprodcast
@Abdullahiprodcast 2 ай бұрын
Canaha geela wxa la siiyaa muqdisho 1$dolar wxana lagu cabira halbeg dhalo la yiraa 2 canaha lo,dana wa 0.75$
@yaxyaxussenbanjar8042
@yaxyaxussenbanjar8042 2 ай бұрын
Waxa joga barawe galaski wa $0.30
@kunaguero7313
@kunaguero7313 2 ай бұрын
150sh Kenya
@xareedoabdiabdi3503
@xareedoabdiabdi3503 2 ай бұрын
.4
@sadamyusuf4313
@sadamyusuf4313 2 ай бұрын
1.4 ilaa 2 dollar saan filayo jigjiga
@SaBiRR21
@SaBiRR21 2 ай бұрын
Greenhouse xagee ka dalbadaa sxb. Number laga heli karo ii sheeg
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Halkan nagala soo xidhiidh wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 2 ай бұрын
Waxa aan jooga magaalada burco waxa la siiyaa halka galaas 12000 shiling una dhiganta $1.33 ❤❤❤
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 ай бұрын
Ma magadihi geela iyo xoolaha caanka ku ahayd baa inta ka maraya caanahu.
@CabdiSahal-ki5cz
@CabdiSahal-ki5cz 2 ай бұрын
​@@abdourahman8231Haa dhaqashadoodi ayaa yaraatay
@CabdiSahal-ki5cz
@CabdiSahal-ki5cz 2 ай бұрын
Burcan kula jooga inad ganacsiyada bilawdo ma danaynaysa what's apka igaso qabo anba wn danaynayaaye
@khuuriye
@khuuriye 2 ай бұрын
Magalaadayda waxa lasiiya 44cents ama 4000somaliland cash Ah
@Yahye_Khadar
@Yahye_Khadar 2 ай бұрын
Oo waa magalade
@UsameIbrahim-vx3nt
@UsameIbrahim-vx3nt 2 ай бұрын
Asc ustad zakariya wllkey waa usame Ibrahim oo jogo magalada Garissa Kenya halka garissa waxan isticmalna waaxa ladaho jubad waana 80_100 shilling halke 1-5liter laibiyo qima daan 100_150 shilling waa sugu wanagsan balse dibatatha waa wadoyinka iyo qofki kudaqilaha xolaha 😂 mahasanid ♥️ mahasanid ♥️ ustad shaqada ummad uheso halka kawad waana kulasobiridonna i.a 😂😂❤
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 2 ай бұрын
War bula Hagar ban ka so salamaya 😂 walaal
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 2 ай бұрын
Koobka caanihii hargaysa waa SLNSH12,000
@mustafeahmed6124
@mustafeahmed6124 2 ай бұрын
ASC
@marwahassan997
@marwahassan997 2 ай бұрын
Hargeysa Waa 12000 oo shil sml waa haldoolar iyo badha
@maahirsabriye100
@maahirsabriye100 2 ай бұрын
Mogadishu dhalada canaha geela waa $1 Dollar waaye
@mohammadnor8685
@mohammadnor8685 2 ай бұрын
1.5$
@Aidarus-Abdullahi
@Aidarus-Abdullahi 2 ай бұрын
Jigjiga 150birr=1.25$
@FarhiyoMohamud-ht6fq
@FarhiyoMohamud-ht6fq 2 ай бұрын
Igu dar iskadhatada digaaga
@Top-notch11
@Top-notch11 2 ай бұрын
1.5 ltr mandera
@BashirAhmed-nm5lu
@BashirAhmed-nm5lu 2 ай бұрын
Muqdisho 1liter $2.5
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 ай бұрын
Wow waa yara qaali mahadsanid 👈🏼
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 2 ай бұрын
Kaluunka badeena in 1 kilo dhawr dolar la siiyo ma fiicna u raqiisiya shacabka
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 ай бұрын
KOOYAAME KU BEERO KOOYAAME KU DHAQO XOOLAHA KOOYAAME KA KALUUMEEYSO MAXAA KAA MAQAN BOOWE. SOOLA ENERGY OO KALIYA. HURRY HURRY. ❤❤❤ ........
CALAFKA XOOLAHA KA SHAQAYSO FURSAD!
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 70 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Maxaad ka ogtahay Faa'idooyinka ku duugan Calafka Xoolaha ?
17:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,2 М.
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
9:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН