SIDA LACAGTA LOO GALA SOO BAXO AMA LOO DIRO BINANCE 2024

  Рет қаралды 25,740

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 ай бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2da28163cfa/dadwayne
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com - referral.crypto.com/signup?_b...
👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 150
@engineeringdiscoveryoffici7724
@engineeringdiscoveryoffici7724 16 күн бұрын
Thnks Alot wll waanan kaaga mahad naqayaa sida cajiibka ah ee aad noo fahamsiisay.
@sakinourchannel1
@sakinourchannel1 3 ай бұрын
Sxp ii duce wllo
@FahadIsmaaciil
@FahadIsmaaciil 3 ай бұрын
tnks zhp
@Abdillahi-sb6lz
@Abdillahi-sb6lz 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@miharmedia7822
@miharmedia7822 2 ай бұрын
Thanks
@lazco__1943
@lazco__1943 3 ай бұрын
Thanks pro lakiin hada suuqii hos ma udhacay
@Mohamuudabdirashiid
@Mohamuudabdirashiid 2 ай бұрын
Guuulayso ustaad
@Warabalekr
@Warabalekr 2 ай бұрын
Thans qab ka aad usharaxday baa cajibaha wlhi ❤
@abdiazizomar7123
@abdiazizomar7123 3 ай бұрын
Thank you bro . Mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Welcome wll
@fathiomer4618
@fathiomer4618 2 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍Thanks
@maxamedabdirahmaan5424
@maxamedabdirahmaan5424 Ай бұрын
Mahadsanid zhp
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 2 ай бұрын
Aad iyo aad❤
@ahmedhanad9971
@ahmedhanad9971 2 ай бұрын
Good
@MuhsinMuhumed-dn2bz
@MuhsinMuhumed-dn2bz 3 ай бұрын
Bro sida looga shaqeeyo bainence Soo sameey adoo mahadsan 🎉❤
@Ugaska252
@Ugaska252 3 ай бұрын
Thank You Brother
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Welcome bro
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Mashallah 🇸🇴 wa arin lobahnay mahasanid walalkey
@user-vz5qh5xk1r
@user-vz5qh5xk1r 3 ай бұрын
M.a ustaad EXCELLENT IFORMATIVE🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 23 күн бұрын
thanks mudane
@mohommedbulshaawi6979
@mohommedbulshaawi6979 3 ай бұрын
Tnkw
@MohamedAli-km3xx
@MohamedAli-km3xx 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad muqaalka wax badan ayuuu i taray
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Thanks wll
@mohasheikh4708
@mohasheikh4708 3 ай бұрын
Kenya kawrn sxb ❤❤
@leylasardheeye9525
@leylasardheeye9525 2 ай бұрын
Mahadsanid gelle bashir,lkn binance gyga withdraw ima so saryo buy crypto iyo deposit bas bu iso sarya
@user-zh1wk5bj1y
@user-zh1wk5bj1y 3 ай бұрын
Nio waxaan rabaa inaan ku waydiiyo ee ii jawaab maalgashigu ma xalaal baa mise xaaran ii sheeg pro
@Ade_dirie
@Ade_dirie 3 ай бұрын
Ustaad sarifle ma heli karaa hada?
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Wn so barayaa wll
@zamzamlucky2974
@zamzamlucky2974 9 күн бұрын
Khayr badan Allah haku siiyo Eng wax badan baan kaa faa’iday crypt ha
@sayidcali9965
@sayidcali9965 2 ай бұрын
Sxb na caawi
@musaadan7744
@musaadan7744 12 күн бұрын
Zxpow Kenya kasoohadal
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 ай бұрын
Prirmer banking acont malagu istic maali karaa bro
@badalmaxamedbaxal
@badalmaxamedbaxal 3 ай бұрын
Badel maxamed cabdullaahi
@abdinazerabdirahman6398
@abdinazerabdirahman6398 2 ай бұрын
Address ka see looga helayaa qofka, qofka se sidee ula xidhiiidhaysaaa. Thanks 🙏
@nuurshuuriye4834
@nuurshuuriye4834 3 ай бұрын
Tnx
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Welcome wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Welcome wll
@mohamouddurmad8660
@mohamouddurmad8660 3 ай бұрын
​@@GelleBashirsxb bybit kasoo hadal
@AbdulahiSiyaad-lv2su
@AbdulahiSiyaad-lv2su 3 ай бұрын
geele bashir wlle waxaan doonaya in blooger la ii sameeyo xageen kaala sooxiriiraa
@sakarieabdirizak913
@sakarieabdirizak913 3 ай бұрын
App kan laftiisu wll kuma jiro apple store ka ee website ka ma ka so hadli karta mise wa same
@Maskiinow53
@Maskiinow53 3 ай бұрын
Ustaad mastercard ka bank yada dalka laguma isticmaali karo miyaaa
@Moha-rs8rq
@Moha-rs8rq 3 ай бұрын
Ustat Waxan kuweydiiha Binance accoun aanan lasoo gilin mala iib sankaraa
@adanhussein8537
@adanhussein8537 3 ай бұрын
Shukran ustaad. Forex market wan kasugena casharkasne nosharax. Thanks
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Ok wll
@liibanqaasimosmanliibanqaa6542
@liibanqaasimosmanliibanqaa6542 2 ай бұрын
Mr gelle aaaad baaaaa umahdsanthy
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Ada mudan wll
@nuurdheere
@nuurdheere 3 ай бұрын
Ustaad Marka Accoun bank aan furanayaa muxuu yahay
@Bigtrader86
@Bigtrader86 3 ай бұрын
Ustad noo raadi qof an sitoos crypto uga heli karno, sarifle yaasha somalida inta stable money ay kuu soo dirayaaan
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 2 ай бұрын
War saxib cryptocurrency ma lagu samaynkaraa daly trading sida forex ta
@abdifatahbarar-ui8qy
@abdifatahbarar-ui8qy 3 ай бұрын
walaaal noo soo sameey qaabka lacag loo maalgashado binance ayadoo la isticmaalo
@feto9155
@feto9155 27 күн бұрын
Ustaad trust wallet soo kuma xalin karo plz isoo jawap
@Qaadiga
@Qaadiga 12 күн бұрын
Qof yurub jooga hadan acounkiisa ku shubo withdraw marka samaynayo ma wax dhibaa kujira
@user-wy8vy3co6j
@user-wy8vy3co6j 2 ай бұрын
Gelle sxb xagee kalasoxarira waxn kawareysani rabaa suqa
@nasrasimanofficial7971
@nasrasimanofficial7971 3 ай бұрын
Abowe hal sual iga jawaab hadii aan KZfaq ka muuqalada oo dhan ka saaro oon hada iyo kow qaar kale bilabo dhib miyay igu keenaysa fadlan iso jawaab. Waa ii mihim
@maalikhaype
@maalikhaype 3 ай бұрын
Oo intaa sarifle raadinayo maan ku dirasado trust wallet oo isba lamida banince kadibna lambarkayga ku shubto sidaa malinkasta sameeyo 😮
@wehlieofficialqaboowe
@wehlieofficialqaboowe 3 ай бұрын
Sxb iga caawi
@liibanqaasimosmanliibanqaa6542
@liibanqaasimosmanliibanqaa6542 2 ай бұрын
Sifcn baaan ufahmay with draw Using binance
@qatratu_taah
@qatratu_taah 4 күн бұрын
sxb somalia xata sahalkaga ka deposit garayn karta ogow aniga ka deposit gareyey
@maxmadmuumin8688
@maxmadmuumin8688 3 ай бұрын
Ustaad een master card hadan sameysto toos uguma shuban karo miya ama mark aa la baxaa toos bankigeyka igu ma dhacayo miya iso jwb ustaad muhiim ah 🥹
@salaadxasan6246
@salaadxasan6246 3 ай бұрын
Ustaad qofkii master car haysta sarifle miyuu ubaahan yahy plz isoo jwb USTAAD
@suuualpiii5089
@suuualpiii5089 3 ай бұрын
Haa Walaal bankiyada wadanka international mahan waxaad u bahantahay sarifle laxiriir eDir
@abdifatahdekabdi8191
@abdifatahdekabdi8191 2 ай бұрын
Clever Wallet sharax yaa iga siinaya oo igu dhaama
@Ahmedhassan-uf7qv
@Ahmedhassan-uf7qv 3 ай бұрын
Asc slnka Dib app Kan aad ban ugu baahanahay sxb
@jimalekader7889
@jimalekader7889 3 ай бұрын
Waa lagu iibsan karaa (Deposit) Mastercard. Premker ayaan ku iinsaday annigu..
@HassanAliApdy
@HassanAliApdy 3 ай бұрын
Wll passport la.aan ma isticmaali karaa cryptocurrency
@AhmedMuhumed-bq3nc
@AhmedMuhumed-bq3nc 3 ай бұрын
Sxp markii Hore qof sarifle ah ayaa iguso shubay lkn hada Bank card qof yurub joogo uleyahay makula bixi karaa iso jwb dhalinta kale iyo anigaba inoo fa'ideey adoo mhdsn wll
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Bank markad kula baxeysid waxa qasab ah magaca Binance kaga iyo bank name isku mid noqdaan hadi kala Binance wuu diidaya
@AhmedMuhumed-bq3nc
@AhmedMuhumed-bq3nc 3 ай бұрын
Haa intaba waa isku mid lkn markii hore oo lacagta dhigaay waxa iso diray qof sarifle ah marka madama hada card bank helay makula bixi karaa card bank oo maka marmi karaa sarifka qofka
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 3 ай бұрын
Wax ba ma garanaysid umada Jahwareerka ka da waxa Ad wada wad is duqaynayan
@Qisooyinka_islaamka
@Qisooyinka_islaamka 3 ай бұрын
Nambarkaga sax ah oo lagala xariiri karo Soo sheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
+252 905582875
@axmedjimcaale6136
@axmedjimcaale6136 3 ай бұрын
Ma jirta course aad bixiso ku saabsan crypto aan kaso qeeb galee
@mohazadaq6991
@mohazadaq6991 3 ай бұрын
Bybit ba waka shaqeya
@feto9155
@feto9155 27 күн бұрын
Ustaad trust wallet soo kuma xalin karo
@abdiismailosman5030
@abdiismailosman5030 6 күн бұрын
Sxb Kenya 🇰🇪 qoka jooga kasoo waran Mahadsanid
@Somalinewstv11
@Somalinewstv11 3 ай бұрын
Mudane Bashiir Gelle, marka hore waa mahadsan tahay, mida xigtaa xiligaan coins mala iibsan karaa, mise suuqa xiligaan kuma haboona. Mahadsanid
@AliGuled-pt2ot
@AliGuled-pt2ot 3 ай бұрын
Ustaad sxp maxad ii jawabi ladhahay wilka yare fb ga igasojawab wan kutagersanahay ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Soo dhowow wll
@AliGuled-pt2ot
@AliGuled-pt2ot 3 ай бұрын
@@GelleBashir sxp wandhawahay
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 3 ай бұрын
waxaad ka hadleyso waan ka heley mana fahansani nio
@isaakomar7708
@isaakomar7708 3 ай бұрын
Ustaad mexc acount kawaran
@Ahmedhassan-uf7qv
@Ahmedhassan-uf7qv 3 ай бұрын
Ethopia ayaan joogaa sxb ma samaysan karaa
@ismayusuf364
@ismayusuf364 3 ай бұрын
Ustad qofka kenya jooga qaabkee u deposit gareyn karaa??
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Markasta sarifle muhiim ah hadu bank kaga ku shaqeyn wayo
@Baqdaadimedia
@Baqdaadimedia 2 ай бұрын
Wll background kani ma iibaa
@akramzayid8742
@akramzayid8742 3 ай бұрын
Su aal ustaad hadii aan loss galo oon qasaaro ma lacagtan coinka ku maal gashaday maan qasaara oo kaliya mise USDTkeyga uu gaea qasaaaraha waa i muhiim iga jawab ado mahadsan.
@user-to5lm2tv8y
@user-to5lm2tv8y 3 ай бұрын
Usdt ma khasarwyso mana faaideysid wllo ee coin ka aad gadatey haduu qaali noqdo waa faaidi hadii raqiisana waa khasaare bes wax dhan waa intaas
@islaantoniosport8722
@islaantoniosport8722 3 ай бұрын
Xage kaga so direna mrka adi szb
@jmlarahman57
@jmlarahman57 Ай бұрын
BRO IBS BANK WADKAGA IBSAN KARTAA
@Cadnaan27
@Cadnaan27 3 ай бұрын
Ustaad mesha adi portfolio kuu ah ani waxay ii thy wallet waxaadna dhahday markii hore waxay eheed wallet marka bacaad maa qoorsagaaro ku hayaa boss?
@Cadnaan27
@Cadnaan27 3 ай бұрын
Update ne wuu ii yhy
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Update dheh
@user-dc2ys4mx3o
@user-dc2ys4mx3o 3 ай бұрын
Sida binance account logu xidho so same ustas
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Already wn sameyey wll
@fargeto
@fargeto 3 ай бұрын
Waxa jira apk laga badasho lacagta laga deposit gareysto (eDir) waka ❤
@AnasAli.10
@AnasAli.10 3 ай бұрын
Casharada cryptada nooso badi wll allaha ku barakeye❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Ok wll
@Livekudhiigle12
@Livekudhiigle12 3 ай бұрын
Gate io pest weyyy ustaad
@khadarahmed552
@khadarahmed552 2 ай бұрын
Wax la arko meeshan malen cashirkan waa ku celis
@Cadanishow
@Cadanishow 2 ай бұрын
Noso sheeg sarifle
@Shurie10
@Shurie10 3 ай бұрын
Payoneer malagu la bixi Kara
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Wn so baraya wll
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 3 ай бұрын
Halkan wa laga shubata umada ha waalin
@geseymahad8087
@geseymahad8087 3 ай бұрын
Aniga ayaa ku iibsaday IBS BANK SOMALIA ustaad
@Engmaxamedcabdiraxmaan1
@Engmaxamedcabdiraxmaan1 3 ай бұрын
Digital marketing course garaad noo samee
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Already wn sameyey wll , Halkan kaso dalbo +252 905582875 : e-commerce and digital marketing bn heyna
@Engmaxamedcabdiraxmaan1
@Engmaxamedcabdiraxmaan1 3 ай бұрын
Muhiimadu waa inaa adi Wax noo sarifto ama
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Wn so baraya xalka
@alifarey862
@alifarey862 3 ай бұрын
Binance I'd lacag maa loo diri kaara
@mussekhadar7388
@mussekhadar7388 3 ай бұрын
Wll wax badanba iifaa idaysay aadban kuugu mahad celinaya
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Thanks wll
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Binance maaha broker! Waa exchange
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Waa sax exchange weye lkn Somalida brokers dhaho exchange sey u fahman
@ismailclever55
@ismailclever55 3 ай бұрын
ustaad geele wad mahad san thy lkn mid ayaad ogeen in BANGIYADA somalia ey hormareen sitoos ah ayaan BInance lacag loogu shuban karaa la soco ustaan Anigaa hada isticmaalo waxaana u isticmalaa VIsacar
@salaadxasan6246
@salaadxasan6246 3 ай бұрын
Wllka master car qofkii heysta Save miyaa mise VIsacar lee loo bahan yahay nh
@Bigtrader86
@Bigtrader86 3 ай бұрын
Sxb noo sharax qaabkaas. Visa card ka ma binance baa iska leh mise
@realbarkash8896
@realbarkash8896 3 ай бұрын
Adi sarifle ma thy sxb
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
May wll lkn wn so baarin
@AhmedAbdi-un6gd
@AhmedAbdi-un6gd Ай бұрын
Waa lagu shuban karaa
@sadamibrahimisack4283
@sadamibrahimisack4283 3 ай бұрын
Aniga waxaan ka kasoo dirsadaa appka edir Edir withdrawal iyo deposit labadaba
@AhmedAbdi-un6gd
@AhmedAbdi-un6gd Ай бұрын
Sxb soo yar faahfaahi
@Abadinuur
@Abadinuur 3 ай бұрын
Saxiib bank Somaliya waa aqbalaa binance aniga isticmaala IBS Visa Card
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Waa good news Markas , wn ka war kenaya
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Wn tijaabiney IBS , kuma shaqenayo
@Zalmaan95
@Zalmaan95 3 ай бұрын
sidee lacag fiat ah oo binance kugu jurto uugala bixi karta aad bankiga ugu shuban karta
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Sarifle u direysa hadad wadanka jogtid , hadad qurbaha joogtidna bank card ku dirsaneysa.
@zuhairkingbou3966
@zuhairkingbou3966 Ай бұрын
Saaxiib aniga waxa aad wadaan waan fahmiwaayay marna , mt5 lacag kasamee,marna forex lacag kasamee marna treding views ,lacag ka samee saaxiib wareer ayaa nagu dhacay cilmigiina si dhameestiran noo fahansiiya 🥺
@Samatar69684
@Samatar69684 2 ай бұрын
WAXAN RABA INAD IGACAWISO SIDALOLABOXO BYBIT
@user-jh6rf7xz6m
@user-jh6rf7xz6m 3 ай бұрын
Qof Somaliland Jooga Hada waa lagu daray Primeir bank iyo Dahabshiil ba
@Khaledsuperman
@Khaledsuperman 3 ай бұрын
Lacagtaada dhig meesha saxda ah ee wax iibsiga iyo iibinta P2P somalia Binance Shilling Somali SOS
@freewayh8915
@freewayh8915 3 ай бұрын
side bangiga ugu ibsan kara
@GelleBashir
@GelleBashir 3 ай бұрын
Muuqalada hore ku laabo , bank wn kaso hadley
@freewayh8915
@freewayh8915 3 ай бұрын
thnks my mentor
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 3 ай бұрын
Brother anigu waan iibsankaraa si toos ah anigoo jooga somalia visa card
@mdproduction62
@mdproduction62 Ай бұрын
Sidee
@mdproduction62
@mdproduction62 Ай бұрын
Sidee
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Ай бұрын
Mhdsnd wll.
@abdirashidsaed2296
@abdirashidsaed2296 3 ай бұрын
Bashiirow Bank-yada wadan Siiba Visa Card kuwa isticmaala Deposit waad ku samayn kartaa, Lkn Withdraw kuma samayn kartid, Anaa tijaabiyey. Waxa aanan fahmin Lacagta in aad dhigatid waa caadi, Lkn Kala bixida ayaa dhib ah.
@sarahalharthy2118
@sarahalharthy2118 2 ай бұрын
Waa sax wa mida qofkasto u rabo
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk 3 ай бұрын
Geellow dadka si run ah wax ugu sheeg walal, Mise Inta ogaal kaaga ah ayaa intan ah???!!!😂😂😂
@alifarey862
@alifarey862 3 ай бұрын
Asalam aleikum asaxabta
4 Suuq ee la Maalgashto | Forex, Stock , Crypto & Bond
11:50
Gelle Bashir
Рет қаралды 24 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
5-tan Coins Maalgasho -- Cyptocurrency Update
15:28
Gelle Bashir
Рет қаралды 45 М.
Sidee Cryptocurrency Loo Maalgashtaa 2024 | Binance App Tutorial
10:03
Sidee loo maalgashadaa Cryptocurrency |  Crypto.com App Tutorial
6:52
Xeer ilaaliye Crypto Currency Si Cajiib ah u sharaxey.
5:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 159 М.
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 42 М.
SIDA LACAGTA LOOGA SOO SAARTO BINANCE /CRYPTOCURRENCY
12:08
Hantiyeelo
Рет қаралды 6 М.
Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali
28:38
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 10 М.