Sidee loo maalgashadaa Cryptocurrency | Crypto.com App Tutorial

  Рет қаралды 11,843

Gelle Bashir

Gelle Bashir

2 ай бұрын

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2fc5c59e2f/6lf5v...
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app/cx5hv7qvkv
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 70
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Cryptocurrency Course waa diyaaar Hada waxan duubi rabaa muuqaalka shaacinta Course ka , waxan 100 ka qof ee horeeya siiney 10% oo discount ah . Course waxey si toos ah uso baxeysaa 1 June lkn 100 kas igu horeeya qiimo jaban bey ku helayaan, qiimo dhimista waxey ku egtahay 31 May. Ka faa’ideysi wacan . Hada Dalbo WhatsApp link wa.link/zjb442
@daljircaasim
@daljircaasim 2 ай бұрын
Wll waxan rabaa inaad waqti iiradisid si aan kuweydiyo sualo,talo iyo waano plz ilasohadal adigo mahadsan waa iimuhiim mahadsanid
@hibocadey5631
@hibocadey5631 Ай бұрын
Binance sida lo sameyo ila sida pank loo furto Soo same plz 🙏😭
@abdulkadirhussein5796
@abdulkadirhussein5796 26 күн бұрын
Sxb cid uk joogta oo crypto isticmaasha ma igu soo xidhi kartaa,
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 2 ай бұрын
The legend Geelle Sxp aad baaan kuu salaamaya from Mogadishu Somalian Waxaan kuu rajeynayaa Good development for every seconds ❤❤❤ 💯💸💯
@moggaas7851
@moggaas7851 2 ай бұрын
Masha allah
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks wll
@user-by5cx5jk4j
@user-by5cx5jk4j 2 ай бұрын
Asc gelle wxn rabaa inaa wax kusuaalo xgee kaala soo xiriiraa❤
@salaadxasan6246
@salaadxasan6246 2 ай бұрын
Ustaad Qaabka loola baxo noosheg adigo mahadsn ❤
@omargarad6774
@omargarad6774 2 ай бұрын
Innaan cryto toos ooga gato iyo inaan broker ama third party si maro? Thnks
@aishahussein3503
@aishahussein3503 2 ай бұрын
How to buy stocks
@RoyalRoyal176
@RoyalRoyal176 2 ай бұрын
Gelle bashiir wll xirfada video editing waan aqanaa maad i shaqalesisid 😢
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 2 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks
@abdirahmaan8477
@abdirahmaan8477 2 ай бұрын
Ustaad meel aan kala soo xiriiro Ubahanhay
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Gellebashir.com wll nagala soo xiriir insha allah
@Mo7wolfy
@Mo7wolfy 2 ай бұрын
Sidaa lacagta wallet ka ku jirta ugu dirikartaa card kaaga ?
@SuhaybCali-kj1mu
@SuhaybCali-kj1mu 2 ай бұрын
Bro haLkeen kaala zoo xidhiidhaa 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
gellebashir.com halkas wll nagala so xiriir
@Duca954
@Duca954 2 ай бұрын
❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 2 ай бұрын
Ustaad waxaan ku noolahay magaalada Hargeisa waxaan account verified ah ku leeyahay exchange ga bybit tutorial ma nooga so samayn karta?
@baabajeyofficial
@baabajeyofficial 2 ай бұрын
Ustaad aad ayaa u mahadsan tahay platform Nexo kawaran asaga muxuusa uga duwan yahay coinbase mahadsanid
@alihumeyda5184
@alihumeyda5184 2 ай бұрын
Asc Gelle wan kusalaamay waa Cali cabdulkaadir OO jooga Dalka Jarmalka waxaan doonaayay in aan wax nooga sheeg to lacagaha crypto OO leh mustaqbalka OO la'iibsan Karo mahadsanid
@abdulrazakhussein7442
@abdulrazakhussein7442 2 ай бұрын
Asc Magacagu waa Abdul inaan kula hadlo ayaan rabaa waa maxay number ka lagaa soo wici karo?
@user-kd9gg2qd1s
@user-kd9gg2qd1s 2 ай бұрын
Ustaad gelle bashir DP cash ka soo hadal pleese
@sadamibrahimisack4283
@sadamibrahimisack4283 2 ай бұрын
Ustaad xageen kaala soo xariira
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
website kena gellebashir.com
@user-jt2jo5dv2m
@user-jt2jo5dv2m 2 ай бұрын
​@@GelleBashirwll waxan kuwaydiiyay appka kuex maxaad xog ka haysaa
@moggaas7851
@moggaas7851 2 ай бұрын
First comment and see
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks
@dendigitaleyoutubepost929
@dendigitaleyoutubepost929 2 ай бұрын
Ninkaan musoo dhigo isagu inta ushaqeeystay crypto ama akoonadiisa mid ka mid ah. Waa sax lacag waalaga shaqaysankaraa crypto. Geele bal wax naga tus inuara akoonada aad haysatid
@aadamciise131
@aadamciise131 7 күн бұрын
Masuul passport aan wali la cusboonaysiin maku samaysan kartaa
@fatumaissa9276
@fatumaissa9276 2 ай бұрын
Please qof hargeisa jooga siduu withdrawal u samyn kara
@suhaybalijama
@suhaybalijama 2 ай бұрын
Sidee withdraw gu❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
muuqaalada hore daawo wll
@Alfurqanchannel143
@Alfurqanchannel143 2 ай бұрын
Xagee jogta anaa kaa cawinayee
@user-px7ri7mg8g
@user-px7ri7mg8g 2 ай бұрын
Ustaad paypal wuu ii shaqaynwaayey waa soo furtay hadda wuu ii furanyahay mana ii shaqaynayo.
@abdiqaniosmanali652
@abdiqaniosmanali652 2 ай бұрын
Ustaad tutorial dhamestiran adogoo toos u iscmalayo noosoo gali ❤❤ please 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
course bn ka duubey balaaran oo casharo badane ah
@AbdulahiEid
@AbdulahiEid Ай бұрын
Homster Kombat Telegram coins kaas war naga sii ustaad
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Geele scholarship ma bixisaan,course waa igu qali ma iibsan karo wll.
@abdourahmanosmanali7421
@abdourahmanosmanali7421 2 ай бұрын
Please Kucoin sida loo sameeyo lacag loogu shubto cashar kasoo diyaari Boss Master Card & Visa Card loogu xirto Emergency u ahay
@ShaymaDakia
@ShaymaDakia 2 ай бұрын
Asc ustaad suaal ayan rabaa inan ku weydiiyo waana iimuhiim waxey tahey binance app ma ka shaqeeya soomaliland ustaad iisoo sheeg😢
@FathiBashir-ox5kz
@FathiBashir-ox5kz 2 ай бұрын
Nala bilaaw jin ninki kena biye bada naso gall 😅Ani wa bilawy
@abukarabdirahim8249
@abukarabdirahim8249 2 ай бұрын
Ustaad course gaaga maku jirtaa sida logala baxo lacagta waayo aniga hadda ayaa IGA xaniban Bianca oo aan kala bixiwaayay inta qalday ayay email isodireen oo ay igu dhiheen suspended ayaa lagu saaray arintaas ayaan xal u rabaa
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
course wax kasta ku jiro wll, lacag bixida waa bilow lkn course Crypto oo dhanba ku baraneysa
@NuradiinApdilahi
@NuradiinApdilahi 2 ай бұрын
Ustaad qasab miyaa inaad basaport haysatid
@osmanilmi137
@osmanilmi137 2 ай бұрын
My
@Maskiinow53
@Maskiinow53 2 ай бұрын
Ustaad anoo somalia joogo mastercard ka crypto ma ku iibsan karaaaa any exchanges
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
may wll , banks wadanka laguma iibsan karo , sarifle u baahan tahey lkn anigaa bisha 7 furayo shirkad sarif ah .
@abdixakiinali045
@abdixakiinali045 2 ай бұрын
​@@GelleBashir ustaad no fur qof la amino aya taha❤❤
@Dahapo2
@Dahapo2 2 ай бұрын
Wll mid i sheeg TikTok tayda wali Maan buuxin shurrudaha badh ba I hadhay balse meel ay ku qoranthy subscription ayay lacagi kuso qormaysaa bal wll I faahfaahi mhdsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
muuqaal ban ka sameyey wll ma daawatey .
@Dahapo2
@Dahapo2 2 ай бұрын
@@GelleBashir may wll title iso sheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
@@Dahapo2 waxa youtube ku qortaa lacagta tiktok , kadib muqaalkayga arki doona
@user-sc5ct4pr6e
@user-sc5ct4pr6e 2 ай бұрын
Appkan aad u isticmaalaa wuuna fududyahay isticmaalkiisa
@aayahacali5788
@aayahacali5788 2 ай бұрын
Dadka dhahaaya waa ku gadan kartaa crypto master car ma beentoodaa ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
Been weye wll , Anaga tijaabiney.
@aayahacali5788
@aayahacali5788 2 ай бұрын
@@GelleBashir ustaad meel noo sarifta o aamin ah noosheeg
@zhamakehusen6498
@zhamakehusen6498 2 ай бұрын
MacaLimu
@GelleBashir
@GelleBashir 2 ай бұрын
thanks
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 2 ай бұрын
Somalia kama shaqeyo somalia crypto app
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@sakinourchannel1
@sakinourchannel1 2 ай бұрын
Trust wallet ,htx,facuaspay
SIDA LACAGTA LOO GALA SOO BAXO AMA LOO DIRO BINANCE 2024
9:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 25 М.
Do some exercises at least 3 times a week
0:19
Gelle Bashir
Рет қаралды 4,1 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,1 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 42 М.
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
NINKA KALIYA EE SIDA HABLAHA OO KALE UMASEERA WALAASHAY HUSSEN OG😂
8:29
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 14 М.
Hamaster Kombat sidee loo isticmaalaa? Step by Step | Eng. Abdishakur
10:57
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 17 М.
Meme coins 5-ta ugu fiican || $100 ayaa ku billaabi kartaa !
16:46
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 14 М.
Hamster Kombat sidee loogu xirtaa Tonkeeper? step by step Eng. Abdishakur
26:34
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 18 М.
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 79 М.
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 67 М.