Sida lagu Helo Deeqda Waxbarasho ee Turkiga & Tan Bangiga Islaamka (IsDB)

  Рет қаралды 18,804

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Waxaa la furay Minxada Turkiga iyo tan Bangiga Hormarinta Islaamka sanad kastana bilowgiisa ayaa la furaa dalbashada deeqahan waxbarasho.
Hadaba waxaan ka hadlaynaa deeqahan iyaga ah. Waxaana kawareysanayaa Cabdicasiis Sh. Maxamed oo turkiga wax ka barto, helay deeq ay isla bixiyaan turkiga iyo IsDB.
muuqaalka wuu dheeryahay hadaba qeybtaad rabto ka daawo adoo ku dhufanayo waqtiga ciwaanka kusoo jiito ka horeeyo sidan hoore:
0:00 Hordhac
2:55 Siduu ku helay!
10:14 Dulmar 2da Minxo
15:10 Shuuradaha
21:55 Qaab Loo Xareeyo
23:10 Markaad Hesho Kadib
26:35 Su'aalaha asxaabta channelka ku xiran.
Linkiyada laga xareysto minxooyinka:
Tan Turkiga:
tbbs.turkiyeburslari.gov.tr/
Tan ISDB (Islamic Development Bank)
www.isdb.org/ar/scholarships
Talaalo Talaabo saad u xareysan laheyd minxada turkiga link-gan daawo:
• Baro Sida loo xareeyst...
Ka raali ahaada tayada Codka iyo muuqaalka waa Zoom oo aanan kontarooli karin.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 106
@ogaansho
@ogaansho 2 жыл бұрын
Masha allah Cabdul Aziz
@Fandhaal1
@Fandhaal1 2 жыл бұрын
Omar inshar Mid kamida KZfaqrtiina Dunida gaar ahan somalida kana mid ah Kan ugu codka iyo soo jeedinta Badan Runtii muda Dheer Baan Ku gu xidhana Illah waxan ku waydiina Caafimaad, Cibaado suuban, iyo cimri Dheer Kuma jecelan / kuma taagero Qabiil Base waxan ku jeclay Ilahay Dartii
@djamalkhan1316
@djamalkhan1316 2 жыл бұрын
Ok thanks
@hibaqxusen4587
@hibaqxusen4587 2 жыл бұрын
@@Fandhaal1 aamiin
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Asxaabta sharafta leh ka raali ahaada tayada muuqaalka iyo codka oo hooseeyo waa mid online-ka aan ku duubnay. Hadduu kugu dheeryahay qeybo ayaan u qeybiyey timeline-ka ku dhufo qeybtaad rabto inaad daawato. Linkiyada laga xareysto minxooyinka: Tan Turkiga: tbbs.turkiyeburslari.gov.tr/ Tan ISDB (Islamic Development Bank) www.isdb.org/ar/scholarships Talaalo Talaabo saad u xareysan laheyd minxada turkiga link-gan daawo: www.youtube.com/watch?v=jCiK4... Mahadsanidiin.
@aqoonsichannel6098
@aqoonsichannel6098 2 жыл бұрын
Aadbd umahadsanthy engineere suaal aan adigakuweydiiyo ma waqti cayiman ayaa lafuraa scholarshipka sanadkasta.?
@abdirazaaqabdale2613
@abdirazaaqabdale2613 2 жыл бұрын
Wad mahadsthy ustaad
@ayoubkey5276
@ayoubkey5276 2 жыл бұрын
Eng Abdul Aziz meel anka laxareeye ma isheegi kartaa number instragm
@zuhuurizuu8345
@zuhuurizuu8345 Жыл бұрын
Wll waxan ku weydina link kowad ayan xareystay kan labaad muxu ka hadlaa,labadoda kee muhiim ueh in la xareysto🙌
@amiinriyaad2628
@amiinriyaad2628 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay Ustaad 🙏🏽💖
@apdilahifarah9421
@apdilahifarah9421 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@mohamudabdisalaan6155
@mohamudabdisalaan6155 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 2 жыл бұрын
M.a mahdsanid dhamntin A.aziz ayo ustd abdewali Jazakumullah khair
@mohamedmohamudhussein2411
@mohamedmohamudhussein2411 2 жыл бұрын
Maasha allah wiil wax badan og. Mahadsanid Eng sida quruxda badan ee aad noola wadaagtay.
@sahroaadamduraan2942
@sahroaadamduraan2942 2 жыл бұрын
Jzaakallahu khyran
@aqoonsichannel6098
@aqoonsichannel6098 2 жыл бұрын
Jasaaka laahu khayr ustaad
@cuud5134
@cuud5134 2 жыл бұрын
Jizakallah walaalkey
@xamsexayd2851
@xamsexayd2851 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin sxbyaaal
@iqradahir8605
@iqradahir8605 2 жыл бұрын
M.a horumar wacan ustaad
@Cnazirmoha
@Cnazirmoha 2 жыл бұрын
Ustaad cabdiwali iyo cabdicasiis aad ayaad umahadsantihiin waxbadana wan idinka faaiidnayd Allah haydinka abal mariyo
@mohamedabdi-lo1mz
@mohamedabdi-lo1mz 2 жыл бұрын
Thnks
@siciidcabdiraxmaan7448
@siciidcabdiraxmaan7448 2 жыл бұрын
Thank
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 жыл бұрын
Mashaa alllaaah w Wll malaysiya noo soo raaci wll
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 10 ай бұрын
Ilaahy ha ii fududeeyo waxan xaraystay jaamacadda malik sucuud ee ku taalla caasimadda sucuudiga Ustaad adiga iyo wllkaas klana ilaahy ha idin xafido
@ZudaysKhabiir-fm3fz
@ZudaysKhabiir-fm3fz 2 ай бұрын
Iso qabo zxb War bixin kaa rabaye
@cabdiismail9467
@cabdiismail9467 2 жыл бұрын
Shaqo wacan ustaad
@abdirazaaqabdale2613
@abdirazaaqabdale2613 2 жыл бұрын
Allaha idin xfdyo
@Entertainers2
@Entertainers2 2 жыл бұрын
Teach apdiwali wllhi aadpad umahadsantahy inbadan ayaan raadinayey inaan macluumad dhameystiran helo aadbad umahadsanthy mahasanid teacher
@faadumoabdalla5645
@faadumoabdalla5645 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustad
@ahmeddey3968
@ahmeddey3968 2 жыл бұрын
Abdiwali khaliif walal qali xagen kaala soo xidhiidha fadlan
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 10 ай бұрын
Alxm waxkasta oo waraaqo ahna anaa raadsaday marka ardaydu waxooda harraadsadaan
@abdirazksomo88
@abdirazksomo88 2 жыл бұрын
waa saxiix keep gion bari waxaad xarysataa wax laga wareynaa adiga wax kadhxguuxaya xareyso yanan laguu xareenin rabina tala saaro
@hassanfaatih8054
@hassanfaatih8054 2 жыл бұрын
Aad u mahdsanitihiin walaalaha aqoonta dhiirigilya waana dad loo haaya abaal dheeri ah
@anfacharuuse7119
@anfacharuuse7119 2 жыл бұрын
Meel aan kala xariiro cabdulcasiis yaa igu caawin kara adinkoo mahadsan muxtaaj ayaan u ahay
@aminfasail573
@aminfasail573 2 жыл бұрын
Cabdicasiis social media nala wadaag ustaad
@noromarmahamud2508
@noromarmahamud2508 2 жыл бұрын
Thnks sir Wxan idin weydina Joint program ISdb qofka major fields u baran karo wey xadidan yihin tusale ahn Aniga wxan bartay cilmiga beraha Minxada turky wan xareyay Taqasusaad bdn wn ku arkay blse ISdb program yda la i ogol hyay mida ka burslari kuma arkin Sameyn nuce ah ayay igu yelan karta in an Ka tago short programska ISbd
@Isbedel2023
@Isbedel2023 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid waa muuqaal aan u baahaneyn in aan si fahfahsan wax ugu ogaano barnaamijkaan schoolarshipka Turkiga iyo Islamic ga kun iyo kowjeer mahasanid iyo cabdi aziiz
@ZudaysKhabiir-fm3fz
@ZudaysKhabiir-fm3fz 2 ай бұрын
MIYAAD HESHAY WLLO
@bashkakaafi5830
@bashkakaafi5830 2 жыл бұрын
Minxooyika noo soo badi
@aminfasail573
@aminfasail573 2 жыл бұрын
Ka soo hadal training dalka dibadiisa lagu tago iyo sida lagu helo walal ustaad
@abdiwali____hazard5019
@abdiwali____hazard5019 2 жыл бұрын
Wll aniga waxaan dhamaynayaa dugsiga sare sanadka 2022 waxan rabaa inad ixaraysaan scholarship wll
@sakariyemacalincali2141
@sakariyemacalincali2141 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahadsantihiin Lkn saaxiib waxaan kaa codsanayaa in aad barnaajim jaamacada ashar al sharif dad badan oo dhalin yaraa ayaa ubaahan ashar barnaajim kanoo kalaa nosoosamee mhdsnd
@mariamyusufroble741
@mariamyusufroble741 2 жыл бұрын
Wxaan kamid ahaaa ardada sanadki horay xareystay
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 2 жыл бұрын
Mahashey Hee wll
@hanihassan5954
@hanihassan5954 2 жыл бұрын
Shu aasha aaan qabo waxy thy hdii aan luqada garaneynin ma ibaraayaan.? Mida kle waxaan rabaa master inaa apply gareeyo da deyda wxaan ku jiraa 20____30 marka waa sidee ayadana
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 2 жыл бұрын
Sido kale Sidee lagu helaa deeqda waxbarasho ee Wadamada kle
@noromarmahamud2508
@noromarmahamud2508 2 жыл бұрын
Another question Wxan taby in la iga jawabo Wxan xareyay mudan an dheren ka hor minxdada turkiye burslari o hda furan Gunanadki proramka wuxu iso ban dhigy two options o kala ha Madama u jiro joint program o ah iska shiga ka dhexeyo Burslari iyo islamic development bank 1: ha hdi an dorto it means i apply both 2: mya only turkiye Burslari Mya adaya dorta madama midka joint program weli usan furmin Dib ka xaree ayn is dhahay One user sida la igu shegay wa lgu xaren kara blse ani al ready maya ayan dortay hal mid kleya unba qimeyn la igu sameyna another user kwrn ustd
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 2 жыл бұрын
Aadiyo aad baadu mahadsantihiin labadiinuba .
@RaadMedia
@RaadMedia 2 жыл бұрын
Halaga faa'iideysto
@abdikarimmiremohamed6800
@abdikarimmiremohamed6800 2 жыл бұрын
Ustaad aad baad u mahad santhy Ustaadi waxan rabah inaan xaraysto darajada mastarka waxad inoo shgty shahaado dusi sarena in la iskaga baahan yahay hdii aan ku xaraysto shahado dugsi sare oo puntland ah wax caqabad ah miyay igu keenaysa
@guuleedmohammed4921
@guuleedmohammed4921 2 жыл бұрын
Asc, wllo Waxaan inoo sameeyay 'English language' waad soo bookhan kartaan magacii su waa "ARBUSH YARE".
@faaisacraxmaan6567
@faaisacraxmaan6567 2 жыл бұрын
Asc wllo mahadsaid hal su aal Lee ma la xaraysankaraa baasa boor la aan
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
Dhib maleh anaga marwalba wixii na anfacyo inan waqti ku bixino waa noo muhiim, ENG waxan ku waydinayaa Malaysia deeqo waxbarasho ma bixiyaan
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Haa
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 2 жыл бұрын
Hadiiba qofka la aqbalo interview sideeya ayu galayaa Maadama ad ka dhawaajiseen in Interviewga lagu kala hadho
@saacidmaxamed2875
@saacidmaxamed2875 2 жыл бұрын
Interview micnaha Xaqiijin Waaye pro
@mohamedmohamud549
@mohamedmohamud549 2 жыл бұрын
wllo tiiba caribiga maaahe Bangiga islamka linka kale oo english ah ma heleysid
@salmaankan5404
@salmaankan5404 Жыл бұрын
Wll xagaan kala xidhiidhi karna wiilka ?
@publichealthcareer251
@publichealthcareer251 2 жыл бұрын
Mobile malagali karaa wuu igadiidayaa?
@user-pl6ts5cg5v
@user-pl6ts5cg5v 11 ай бұрын
Master scholarship ayaan rabay ustaadii 😢
@muztafephilips9676
@muztafephilips9676 2 жыл бұрын
Wll dowlad deganka somalida ban joga blse passport kaygu wa ethioipian turkigana inta badn somlida bu cawiya iyo islamka lkn itobiya mrku arkoba amu nadiida
@diinaarihshorts6993
@diinaarihshorts6993 2 жыл бұрын
Nio hadii aan jaamacad turkiga ka diiwaan gashanahy ma xaraysan karaa pro
@saacidmaxamed2875
@saacidmaxamed2875 2 жыл бұрын
Haa lpx
@legendmrmaracade8868
@legendmrmaracade8868 2 жыл бұрын
Lkn ustd labada minxo sanadkii ilaa meeqo ardey ayey qaabilaan ?? Ama maba lahan tiro gaar ah oo ilaa inta qofood ay ku qancaaan bay qaatan? MHD SANID
@arafatkahin4617
@arafatkahin4617 2 жыл бұрын
Aad uu mahdsan tahy lkn linkga ayo
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Videoga hopstiisa fur oo ka fiiri
@myfowsy8079
@myfowsy8079 8 ай бұрын
Schoolkodana mrabno balyda ilma lagu kufsadaa schoolada lagu xerenayo
@saki7952
@saki7952 2 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin labadiinuba. Eng Abdi wali iyo walaalkeenna kalaba. Eng Abdi wali waxaan jeclaan lahaa inaad muqaal kasoo sameeysid minxada jaamacadaha wadanka Sucuudiga. Gaar ahaan jaamacada Malik Sucuud, Jaamica islaamiya, Malik Fahad, Jaamica Qassiim, Jaamica Xafar Al batin, iyo Jaamicatul malik Abdulaziz. Mahadsanid. Muhiim maahan inaad dhamaantood ka wadahadasho lkn kuwa waa wayn iyo shuruudaha aqbalaadooda iyo qaabka loo xareeysto, ayaan jeclaan lahaa inaad nala wadaagto.
@dhambalsugetv5710
@dhambalsugetv5710 2 жыл бұрын
Walaalow way xidhmeen dhamaan jaamacadahaasi, hadii aad rabto qaab xerayntooda youtubka way ku jiraan iyagoo carabi lagu sharaxayo.!
@saki7952
@saki7952 2 жыл бұрын
@@dhambalsugetv5710 ayagoo luuqad Soomaali ah lagu sharaxayo ma aragtay
@dhambalsugetv5710
@dhambalsugetv5710 2 жыл бұрын
Waxaa ka wacan adiguu carabi ahaan ku dhagaysta eray kasta oo aad fahmi waydana qaamuuska ula noqda, kuna sabra. Xufru baadin ayaan arkay iyadoo lagu sharaxayo Afsoomaali.
@saacidmaxamed2875
@saacidmaxamed2875 2 жыл бұрын
Sxp google ka Ogaan Kartaa Shuruudaha jaamacadahaas
@sacdiyocumar1821
@sacdiyocumar1821 2 жыл бұрын
Walaal Abdiwali Waxaan Rabay inaan xareesto Scholarship-ka Turkiye Burslari dhamaan Documents-ka la iga rabay wey ii diyaarsanyihiin Lkn waxaa Caqabad igu noqotay faculty-ga aan rabo sidii aan ku heli lahaa sida hada Abdi aziiz Uu ka Dhawaajiyay Waxa dhahay Waa laga heli karaa dhamaan faculty walba oo niyadaada kuzoo dhaco Marka aniga waxaan rabaa information Technology ( iT ) Mana ku arkin marka waxaad iGa Jaahil bixisaa Faculty-ga information Technology ( iT ) Ma waxaa jiro magacyo kale oo laa yaQaano ? Fadlan Hadii ayba dhacdo inaad fariinteyda aragto ii soo jawaab
@Anshaxa007
@Anshaxa007 2 жыл бұрын
Wll linkiyo ama ciwano fooqa ku Qoran Commenkaga K hor lga yabo inay wx ka Cawiyan
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 жыл бұрын
Wll wa computer software or information technology sidaa baa loo qoraa wll
@warsidemedia619
@warsidemedia619 2 жыл бұрын
Waxan jecelahay in aad Kasoo hadasho dalalka kale dalalka Europe
@khadarkaraamoh9813
@khadarkaraamoh9813 2 жыл бұрын
Su.aal ayan qaba cidi iga cawin karta Labada scholar ma xaraysan karaa ta turkeyga iyo ta bank islamka?
@saacidmaxamed2875
@saacidmaxamed2875 2 жыл бұрын
Taa Jeceshahay Xareysan Kartaa lpx
@cmant__kudhigle4622
@cmant__kudhigle4622 2 жыл бұрын
Ethiopia malaga heli karq
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 2 жыл бұрын
Walaal majiro wax ladhaho Islamic Bank dhamaan bangiyada aduunka majiro wax xalaal kushaqeysta
@Shafie211
@Shafie211 2 жыл бұрын
Tas macnahedu ma inana labaran ba?
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 2 жыл бұрын
@@Shafie211 waa labarankaraa macluumadka kusabsan bank yada iyo wixii lahalmaala balse yaanan la adeegsan ereyga islamic bank maxaayeeley majiro islamic bank sax ah oo waafaqsan shareecada islamka
@cabdiwali4
@cabdiwali4 2 жыл бұрын
@@mohamedsharif2030 Maxaa marka iska galay waxaad sheegaysid iyo mowduucaan , minxo ayaa laga hadlayay ee xalaal iyo xaaraan lagama hadlayn.
@adanmohamed1191
@adanmohamed1191 2 жыл бұрын
Walaal su aasheyda waxay tahay daraasaatka islaamiga ah malaga helaa jaamacadaha turkiga mahadsanid
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Haa laakiin af turki ayaa lagu dhigaa sida la ii sheegay faaiido maleh.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Maxaysan fa,iido u lahayn hadii Afka Turkiga Lagu dhigo diiniga dabcan carabina waa Ku jiraa
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Diinta luqadda quraanka (carabi) in lagu dhigto ayaa wanaagsan.
@adanmohamed1191
@adanmohamed1191 2 жыл бұрын
@@cabdiwali shukran akhii Anigaba waxaan aad udaneynayaa jaamacadaha sacuudiga iyo wadamada carabta laakiin maadaama ay tahay jaanis in lahelo inkale ayaan weydiinayay waan ogaaday hadana aad iyo aad ayaad umahadsantahay ilaah ajar iyo xasanaad haku siiyo
@jamaalapdikadir3620
@jamaalapdikadir3620 2 жыл бұрын
Natiijadada dugsiga sare 70% haday ka hooseyso mala aqbalayo miyaa wll
@Abeer20
@Abeer20 2 жыл бұрын
Shaadada dugsiya sare 70% kayar lama ogola
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 жыл бұрын
69.90 neh sxpow hhhh
@sucaadosamara9066
@sucaadosamara9066 2 жыл бұрын
Hadii u passapor ka iga lumay , National ID maku imaan karaa anigo passapor wadanin ma safri karaa
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Maya. Qof walbo oo safrayo waa inuu baasaboorki visaha loogusoo saaray wato. Haduu kaa lumay cidi kuusoo saartay ayaad ka codsan mid kale oo badiil ah.
@sucaadosamara9066
@sucaadosamara9066 2 жыл бұрын
@@cabdiwali mhdsanid ustad lkn hadi aan iqaamo ama daganaansho ka heesto dalka aam u safrayo kwrn visaha maka maarmi kara?
@axmedburaale4064
@axmedburaale4064 2 жыл бұрын
Qofka wata 65% mxaa lasamaynkaraa
@saacidmaxamed2875
@saacidmaxamed2875 2 жыл бұрын
Isku day lpx
@mahamedwarsme9283
@mahamedwarsme9283 2 жыл бұрын
Mid bangi mafuran thy hadawll
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Haa
@mahamedwarsme9283
@mahamedwarsme9283 2 жыл бұрын
@@cabdiwali kuliyadaha education caadi miyaa mise
@AhmedAli-zk7cv
@AhmedAli-zk7cv 2 жыл бұрын
Salam bro aad baad ugu mahadsan tahay sida fcn eed barnaamijka usoo diyaarisay wiilkaas meel lagala xidhiidho ma heli kartaa contact address thanks.
@skshorts7508
@skshorts7508 2 жыл бұрын
jamacado wax looga barto si lacan la'aan ah kzfaq.info/get/bejne/ja-dadOJttiVj2g.html
@ahmetqadi2054
@ahmetqadi2054 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdikirinmohamed1378
@abdikirinmohamed1378 2 жыл бұрын
Sido kale Sidee lagu helaa deeqda waxbarasho ee Wadamada kle
@e_daani417
@e_daani417 2 жыл бұрын
Aawe linkiga
Su'aashan ma is weydiisay intaad Muraayad Hor Istaagtay?
11:13
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 21 М.
Sadex xirfadod oo bilash | lacago badan ad ka samen karto$!
8:16
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 49 МЛН
Qayb labaad Sida layskugu xiro Laptop iyo Mobile
5:32
Eng Qamaan
Рет қаралды 3,4 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 129 М.
waraysi || deeqda Waxbarasho ee dalka turkiga.. Axmed Saciid Axmed
19:11
Fursadaha ay helaan ardayda Soomaaliyeed ee jooga Sacuudiga
14:48
Hoyga Fursadaha Nolosha
Рет қаралды 7 М.
Faa'iidooyinka Wax Akhriska & Saan ku Bilaabay!
13:31
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 34 М.
Qaabka ugu fudud ee loo xareysto visada shaqada dalka Australia 2024
12:09
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН