SIDA LOO DUUBAY HEESTII DALJIR EE KHADAR KEEYOW (BEHIND THE SCENES)

  Рет қаралды 329,039

Y3A FILMS

Y3A FILMS

3 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 405
@somalitiktok32
@somalitiktok32 3 жыл бұрын
*Hadad jeceshahay in heesaha dhan behind the scene kood in laso bandhugo like ta saar*
@jamadadwarsame1054
@jamadadwarsame1054 3 жыл бұрын
kHz x öå HaHa sol m till 1 r u gin 1fdf Ubuntu ibland lågkonjunkturen
@AbdallahHFarah
@AbdallahHFarah 3 жыл бұрын
Y3a Best Production in Mogadishu, waan Wataa Team soo Jeedoow, Alfanaan Keyow, Wadankaa idiin Baahan.🙋‍♂️
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 3 жыл бұрын
Askari manuuxsado hdy abeeso cuneyso xitaa hduu digtoonow galo wlh askari dhabaa garta midaas allow dalkeena noohagaaji cdwgana nagaqabo wlh heestan dhiigeyge kicisaa team y3a production wn umhd celinayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@alishabbe7932
@alishabbe7932 3 жыл бұрын
7:16 markee mareysay wlhi xadaa I istagtay wlhi wan jeclahy wadankeyga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somali hanolato
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 3 жыл бұрын
alisha bbe xax bbe ma kacstyi😂
@itsmeozil16
@itsmeozil16 3 жыл бұрын
@@mahadgesle2369 😠😠😠
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 3 жыл бұрын
Mascuud abdukadir waar nagta wa lagu kaacyi😂
@mohandek
@mohandek 3 жыл бұрын
@@mahadgesle2369 somali Kan cml iskaga jura dhib yanloqadaniin walalayaal
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 3 жыл бұрын
AMRA BK hooyada qadada waayinti aad ahyid ka waas😂
@aslam8475
@aslam8475 3 жыл бұрын
Director ' Maxamed sojedow ayaa ugu mudan mahad celinta kubad🙏thanks you so much sojedow🙏kama marna cidankena Somaliyeed aaaad ba u mahad santihin u shaqenta dalkina hooyo🇸🇴Y3A sido kale respect 🙏💙💪 all full respect Somali hanolaato
@daahirmaxamed9231
@daahirmaxamed9231 3 жыл бұрын
Y3ᴀ ᴛʜᴇ Bᴇsᴛ Pʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ Iɴ Sᴏᴍᴀʟɪᴀ ♥️🥰💪
@abdisamadabdulahi5973
@abdisamadabdulahi5973 3 жыл бұрын
Keeyow hori u soco zxp wn kugu fanaaa zxp
@maanhassan2945
@maanhassan2945 3 жыл бұрын
Wllhi ani ahy reer s/land hadana hadii laydhaho somliya NAFTA u hor wn uhuri lahaa wyo wn jcl love somliya wllhin wn Iman lahaa lkn family wxay WADA Hogan s/land oo CId uima joogto lkn wn jeclhy😍😍❣❣❣❣🙏💏 wllhi daljyga s/land wn ka jecelhy somliya
@Avacado.A
@Avacado.A 3 жыл бұрын
Khadar keeyow waa qof iska farxad badan walahi. Ciidanka xitaa wey is fahmeen. Masha allah ilahey hakuu saa'idiyo farxadaas.🔥🇸🇴
@abdiazizahmrledbunowbunow9953
@abdiazizahmrledbunowbunow9953 3 жыл бұрын
Team y3 production tagaraa eneahay keyow 100% kuaminsanahy
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 3 жыл бұрын
Guul iyo Midnimo Dalkena somalia 🇸🇴 ❤️
@cabdalecaan706
@cabdalecaan706 3 жыл бұрын
Pest protection in somalia Y3A protection keep going pro
@nimcanabdullahi3488
@nimcanabdullahi3488 3 жыл бұрын
Correct your vocabulary please not protection say production
@Kiiney2883
@Kiiney2883 3 жыл бұрын
Waxan kahelay qaabku usharxayo directorka msha allah Mahamed sojedo guul iyo hormar urajeynaa shaqadiisa aad ufiican tahey
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 3 жыл бұрын
Subscribe isar abayo
@sbolast7975
@sbolast7975 3 жыл бұрын
M.a soomalia 🇸🇴❤️🇸🇴 dhalin aa usooo baxday wllhi 😍😍hormar wacan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@drsiqruush8084
@drsiqruush8084 3 жыл бұрын
Wlhi waa qirodaa markaa arko Askartena somaliyed iyo lamada calankeno buluga ah🇸🇴🇸🇴 Ilahow dadkeyga iyo dalkeyga nabad yeeel🤲
@nadiifochanel9550
@nadiifochanel9550 3 жыл бұрын
Subscribe isar abayo
@queenkafisa5959
@queenkafisa5959 3 жыл бұрын
Y3A production is the best producer of the city🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@updiweli3679
@updiweli3679 3 жыл бұрын
Walahi bilahi marka hestan dawado inaa millitry Somali noqda kufakeraa inkastoo weligee Somalia tagin hadne qalbigaa kajeclahy Allow midee Somalia
@soumeyasalah5789
@soumeyasalah5789 3 жыл бұрын
War khadarow huno adu Askari bad kuwacantahy mashallah 😁♥️♥️
@abdirahmanarale
@abdirahmanarale 3 жыл бұрын
Wow❗ Y3A productions keep going💯
@hajirabdisamed4216
@hajirabdisamed4216 3 жыл бұрын
Best production in Somalia y3A keep going
@ahmedhassangure6937
@ahmedhassangure6937 3 жыл бұрын
Masha Allah, video gan iyo heestaanba million likes ayee uqalmaan. Mohamed Soojeedow sxb wlhi talent ayaa leedahay director aan caadi ahayn.
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 3 жыл бұрын
Wlhi inaba caadi ma ahan wlhi Masha allah Y3A horay usoco wll guuleyso waligaa waana rajeynaa inaad sobadin doonto videoskan okale
@qurankareem4385
@qurankareem4385 3 жыл бұрын
Mashaa alaah mahamed soojeed khadar kenyaw walhi waa idin wataa From FaroHeena
@abdirahmanadan2838
@abdirahmanadan2838 3 жыл бұрын
Y3A best Wllhi especially M.Sojedo insha allah keep going
@amniabdisalam5167
@amniabdisalam5167 3 жыл бұрын
Y3A M.a Horey uscda 👏👏👏
@kskey7476
@kskey7476 3 жыл бұрын
dubis mey iiikenen mise taba bar saxan 😂😂😂
@goldenboy8627
@goldenboy8627 3 жыл бұрын
Legends mohamed sojedow, keyow & Y3A❤🔥
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 3 жыл бұрын
Msha Allah horumar wacan Y3A, Mohamed sojedo iyo khadar keyow horey usocda
@djqadarlyrics7838
@djqadarlyrics7838 3 жыл бұрын
Y3a Production Keep Going My Bro Bin Isar
@mohabarqadle3459
@mohabarqadle3459 3 жыл бұрын
The best production in somalia y3A marwalpa muqalo tayo leh ayaa soo bandhigtiin waana kumahadsan dadaalka aa wadiin i.a waad kamira dhalin doontiin lkn marnaba haga niyad jabino
@successspark27
@successspark27 3 жыл бұрын
It was Amazing Video! All The Best Al Fanan Keyow.
@najmodhuhulow170
@najmodhuhulow170 3 жыл бұрын
Horumar wacan Y3A production team horey usocda dhmntn 👏👏👏
@abdirahmanholat1284
@abdirahmanholat1284 3 жыл бұрын
Wooow, Best production mann keep going 💪🏼💪🏼❤️🔥
@robleali6099
@robleali6099 3 жыл бұрын
Y3 production adban idin tagera brothers guuleysta mar wlbo 🤩😍✌💫🙏
@khalidsoofadhiiste4204
@khalidsoofadhiiste4204 3 жыл бұрын
Masha Allah onther level congratulation khadar keeyow with team and director mohamed soo jeedow👍👍👍👍👍
@abdiyarechanel2638
@abdiyarechanel2638 3 жыл бұрын
Soojeedo legend filimada wuu codeeyaa filayaa y3a horay usocda
@nuurkaskey2437
@nuurkaskey2437 3 жыл бұрын
Heesi waqti lagali ye Y3A wax malaga qawan karo iyo keeyow horey usocda Y3A keeyo horey usocda
@zultanadke4154
@zultanadke4154 3 жыл бұрын
Another level Y3A go Head bro
@kingshadal3899
@kingshadal3899 3 жыл бұрын
Wooow sojedo saxiib....this is so cool. Am happy for you keep up the great job y'all doing..
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
Congrats keyow,sojeedo iyo Y3A
@kiinhasan4287
@kiinhasan4287 3 жыл бұрын
Y3A Beast production 👏
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Duubis mey ii keeneen Tababar Sax ah mey ii keeneen 😂😂😂 My fav Fanaan ❤️❤️❤️❤️
@Yourgirlchanne1
@Yourgirlchanne1 3 жыл бұрын
Best productıon In somalıa ❤️🦋
@moustaphamk6597
@moustaphamk6597 3 жыл бұрын
Y3A best wlhy keep going brother
@aaminaosman7189
@aaminaosman7189 3 жыл бұрын
m.a walalahey abdiwahab y3a iyo wll keyow iyo moha soojedow wadkabaxsateen guul wcn👌👏🙏
@qaasim.moh.2015
@qaasim.moh.2015 3 жыл бұрын
Masha Allah Nice Vedio Keep Going Mr Qadar Kayow iyo darag tiga samey
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 3 жыл бұрын
Keep Going Y3A
@hindamohamed3245
@hindamohamed3245 3 жыл бұрын
Mansha allah wan ka helay sida lodubay hesta funny😂😂keep gonig keyow
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 3 жыл бұрын
Thanks team Y3A productions waxaad nosoo gudbisan muqaalo diyaarsan oo aad u qurxoon ❤
@axmedkachannel2499
@axmedkachannel2499 3 жыл бұрын
Y3A the best production Maxamed soojeedo the best director Keep going ❤❤
@shafieamohamud631
@shafieamohamud631 3 жыл бұрын
Muuqaal Cajiib ah waa mahadsan tihiin laga bilaabo direcorka team Y3 Iyo fanaan Keyow
@hamdiabdikarem8940
@hamdiabdikarem8940 3 жыл бұрын
Wwww Team Y3a production keep going
@cabdicasiiscaliislow386
@cabdicasiiscaliislow386 3 жыл бұрын
Y3A hormar wacan ayaa idin leeyahay keyow guul ayaa ku rajeynayaa
@hamarfilms9643
@hamarfilms9643 3 жыл бұрын
Y3A keep it up!
@legendamiin114
@legendamiin114 3 жыл бұрын
Heestan wa hesta kaliya an kadaalin dhagaysigeda🙏 keep going wll keyow🙏🤘
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 3 жыл бұрын
Waaw masha allah team y 3 A hamblyo iyo bogaadin runtii
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 3 жыл бұрын
Wwww wlh waan qiiroday allow dalkena nabad noga dhig Ciidankena soma jestayaasha ah mhdsidin Y3A iyo maxamed sojedow iyo fanaankena mhdsinidin kuligin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@amranaxmed6067
@amranaxmed6067 3 жыл бұрын
Keep going y3A
@anisomohamed3161
@anisomohamed3161 3 жыл бұрын
3:52🤣🤣🤣🤣🤣 siduu dhahayaa Keyow funy
@faraxzanomer9400
@faraxzanomer9400 3 жыл бұрын
Y3A mxaalaga sogapshaY ishegabal I like This Song ❤❤
@ibraahimhasan9477
@ibraahimhasan9477 3 жыл бұрын
Y3A QUXINTA MUQAALKA NO 1 SOOJEDO QABEYNTA KHADAR KEEYOW BEST FANAAN
@khadroabdullahi1838
@khadroabdullahi1838 3 жыл бұрын
Y3A masha Allah gacn la hupo
@shukridhicis5211
@shukridhicis5211 3 жыл бұрын
Y3AbestProduction🥰
@xasancllaahicraxmaan8568
@xasancllaahicraxmaan8568 3 жыл бұрын
Keep going y3 iyo keeyow
@captainmastana1691
@captainmastana1691 3 жыл бұрын
Great keep going walalka 🙏🇸🇴❤️
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 жыл бұрын
Good job well done Y3
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 3 жыл бұрын
Waa ay mahadsanyihiin bahda Y3A iyo director-kaba. Shaqo adag baad ku qabateen qalab maalgelin yar, waxa aan rejeynayaa in aad hormuud u noqotaan in dalku yeesho filming industry oo hal'abuur badan inoosoo boxo.
@adnoabdi2267
@adnoabdi2267 3 жыл бұрын
Besti video wlhi 100%❤️
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Mashallah hore u soco 🇸🇴💙🇸🇴💙🤝🌹🌹✅✅🙌🙌👍👍
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 3 жыл бұрын
Y3A Gacanta alle haku barakeeyo👍👈
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 3 жыл бұрын
Great job guys keep going
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 3 жыл бұрын
Mashaa allaah excellent 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdirays4526
@abdirays4526 3 жыл бұрын
Mansha allH Y3A BEST EVER 🇸🇴🇸🇴
@zakizakir1602
@zakizakir1602 3 жыл бұрын
Wow❤🙏 best Production
@c.rashkavicxasanaviccageyv6716
@c.rashkavicxasanaviccageyv6716 3 жыл бұрын
Sojedow legendary baa tahay horay usoco
@taliyeseewa36
@taliyeseewa36 3 жыл бұрын
Mahamed sojedow qabiir 💯 Y3A gacan fadhiso🔥📷
@ikhlaasmoumen7319
@ikhlaasmoumen7319 3 жыл бұрын
woow Y3A nin tgy
@faisamahamud7684
@faisamahamud7684 3 жыл бұрын
Masha allah wlhi ad ban uga helay inaba caadi han horay usocda Somalia ilahay nabad ha noga dhigo❤️❤️❤️❤️🥰🤲🤲🤲🤲🤲
@kariimaahmed3560
@kariimaahmed3560 3 жыл бұрын
Horay u socda y3A♥️♥️♥️🙏
@muqdishaawiboyoffiacal3836
@muqdishaawiboyoffiacal3836 3 жыл бұрын
Thankz team kadar keenyow
@aweysabdlla4160
@aweysabdlla4160 3 жыл бұрын
Y3 keep going bro
@safwanaabintuahmett2297
@safwanaabintuahmett2297 3 жыл бұрын
Hhh qadar wlhi funny waye kulaha duuwis mey ikenen mise tabobar sax aye ikenen hh wanku wataa wilkena alle naga kama qaado lov u
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
Guuleyso wll khadar fanaan aan ku faano guuleyso wll mcn❤🥰🥰🙏
@iamkaasimjr7870
@iamkaasimjr7870 3 жыл бұрын
Y3A horey u soco wll mar walba waxaaa umada tustaaa quruxda dalkeeena
@khadarmohamet9427
@khadarmohamet9427 3 жыл бұрын
Soojeedo keep going wll
@bundukiman1949
@bundukiman1949 3 жыл бұрын
Legend always legend keeyow
@alifarahjama1802
@alifarahjama1802 3 жыл бұрын
loved and patriotic ❤
@muniitaalove2582
@muniitaalove2582 3 жыл бұрын
The best video
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Y3A LAGEND QURXITA MUQAALADA SOOJEDO ISKU DABAREDE KHADAR KEEYOW FANAAN BUUXA
@bakayproductionchannel846
@bakayproductionchannel846 3 жыл бұрын
Sidaan halo tageero minitariga muqalada iyo heesaha halagu dhiri galiyo keep going keenyow
@wllzaanto1341
@wllzaanto1341 3 жыл бұрын
keep going lagend keeyow
@somproduction427
@somproduction427 3 жыл бұрын
Top quality walee muqal qurux badan o wakhti badan laga so shaqeyey
@viliplazana5688
@viliplazana5688 3 жыл бұрын
y3A w0w kp going 2020 👌🔕🎤🤗👈
@somrssaciid2449
@somrssaciid2449 3 жыл бұрын
Thnks pro keep going
@yasminali74
@yasminali74 3 жыл бұрын
dhiba laga so maray wlhi ugu danbeyn hees mcn aye noqotay
@ayanxusen7898
@ayanxusen7898 3 жыл бұрын
Is the recpect fanan ialh haku xafido walal gafkaga iyo geridadu isma halelan
@mrilkacase918
@mrilkacase918 3 жыл бұрын
Inta Ila tagerto qadr keyow like isaar
@yaasiinamoore3064
@yaasiinamoore3064 3 жыл бұрын
Y3A shaqo adag qabateen special thnkz dirictor mohamed soojeedow
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaann
@asliahmed8232
@asliahmed8232 3 жыл бұрын
Maansha allah aad baan idiinku faraxsanahay una dhiirigelinaynaa Muuqaalada wacyigelinta ah ee aad soo ban dhigteen halkiina la sii wada.
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 3 жыл бұрын
Wlhy dhib waxan laga marin lama dheefsado khadar waa kurafaaday heestan🇸🇴🇸🇴
KHADAR KEEYOW | DALJIR | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 3,2 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 48 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 90 МЛН
Khadar Keyow Oo Wacdaro Yaab leh Ka Dhigay Nairobi Somali Culture Festival
6:54
GENERAL ama FANAAN | Khadar Keeyow DALJIR | Reaction
13:24
ArimaHeena
Рет қаралды 125 М.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
Showga Ciidda Live Music | Khadar Keyow | Astaan HD 2020
1:08:31
SAXAAF IYO ADNA OO LAQIIRODAY HEESTA QADAR KEYOW DALJIR || REACTION
17:21
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 720 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 216 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 173 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН