KHADAR KEEYOW | DALJIR | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 3,215,586

Y3A FILMS

Y3A FILMS

4 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 3 800
@MohamedBiibshe
@MohamedBiibshe 4 жыл бұрын
Waaa Heestii Sanadkan I Liked The Way Loo Duubay Fikirada Geesinimada Leh Iyo Walalkeyga Khadar Keeyow Fariinta Baraarujinta Leh We Are All Somalia 💪🏽🇸🇴
@zackvaandhe090
@zackvaandhe090 4 жыл бұрын
FANAANKAYGA ADNA MID TANO KALA KA SUGAYNAA ❤🤞
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 4 жыл бұрын
Mohamed biibshe tageero buuxdo alfanaan 100
@yassernasser1748
@yassernasser1748 4 жыл бұрын
Hero
@boyfit9811
@boyfit9811 4 жыл бұрын
Heesta copy waye
@mohajabir58
@mohajabir58 4 жыл бұрын
adeer tan nimcaan iyo rasta soo daawo waxasa hees laga dhaha😘😘👌
@najiibkaraama
@najiibkaraama 4 жыл бұрын
Cod kasto macan waxaa ugu macan kalaamka Alleh Qur'anka kariimka 👍❤ Somalia way israacday hal dowlad noqotay Hambalyo sanadguradena 60 Aad🇸🇴💙🌎
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar bro
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 жыл бұрын
Heestaan copy waaye watch here 😂 😂 kzfaq.info/get/bejne/nb6kpMWaspqRaZc.html
@mohamedabdi2433
@mohamedabdi2433 4 жыл бұрын
Haaa wlhi
@kingvon724
@kingvon724 Ай бұрын
Dfghj 4:27 😊😊😊fhg 😢😮😅😂
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow 4 жыл бұрын
Dalkeyga hooyo Dunidaan u jeclee Dagan jaaw belo jaaw Dagan jaaw jaaw jaaw Difaaciisa Dhiig inaan daasho Kama daalee Daljirbaan ahay Dib u noqoshiyo Daan daansi ma aqaan Dagan jaaw beelo jaaw Dagan jaaw jaaw jaaw Daruufuhu Makaraan dusheydoo Dowladeydaan Difaacanayaa Shumacan dameyn iyo Adaa ii daaray nuurkee Daa in haduu i oofsado Intaad iga danbeeyso Daryeelka u badka iyo Dalka hooyo u is taag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdihafit2266
@abdihafit2266 4 жыл бұрын
Sxb nolow
@ahmedabdirahman3736
@ahmedabdirahman3736 4 жыл бұрын
Nice from my hargeisa
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 4 жыл бұрын
Waw 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@xassangantal8059
@xassangantal8059 4 жыл бұрын
Horay usoco pro
@loulouamour2828
@loulouamour2828 4 жыл бұрын
Thanks bro. Nice song,nice voice and fit body
@farxiyofiska3747
@farxiyofiska3747 4 жыл бұрын
Heestan xasuus bay ii gaalisay wllky iga yar ayaa askari dalkiisa hooyo difacanaya ah wlhi wan oyaay marka heestan dhagaysatay waayo wllky ban u xiisay mudo shanbilood ah codkiisa ma maqal igu so duceya isaago nabada in alle nuuso celiyo ama an akhbar ka helno wllku waa Qaali 😭
@cagayarcudon8077
@cagayarcudon8077 4 жыл бұрын
Allaha kuu soo nabad celiyo walal
@ismaildhagacade3481
@ismaildhagacade3481 4 жыл бұрын
Alaha ku xafido meshiis shaqa qaran baasugeese
@nasriinajama6687
@nasriinajama6687 4 жыл бұрын
Allh kusahlo abayo😭
@fartaqalbi1742
@fartaqalbi1742 3 жыл бұрын
Alle haku soonad celiyo wll qali
@mahadmuhidin8703
@mahadmuhidin8703 3 жыл бұрын
Insha allah allah ku soo celsho
@maryanlaki6247
@maryanlaki6247 4 жыл бұрын
Wlhi isma lahayn hees sidaan u qiiro bdn waliba dareen wadanimo xambaarsan uu fanaan soomaaliyeed qaadaayo ayaad daawani khadar keyow wlhi emotionally together 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilove love love My country Somalia
@ismaaciilapraham3268
@ismaaciilapraham3268 4 жыл бұрын
Qoortadaba kuqosle anoo qiiro i heyso markan arke 😂😂😂🖕
@hanadyare3007
@hanadyare3007 4 жыл бұрын
Wllo,dhalain,taa dhaan wa wadaa muwadiin ee laam siyo janisii xaqidii wllo
@kazulkitimohamud9355
@kazulkitimohamud9355 4 жыл бұрын
Copy wye
@HAPPYFAMILY-in1sl
@HAPPYFAMILY-in1sl 4 жыл бұрын
Kkkkk waa hees talyaani ah
@mofaarah8536
@mofaarah8536 4 жыл бұрын
X.og
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 4 жыл бұрын
ilahay awlaad baariya hakugu deeqo ee like ta iisara ❤💋💋
@maxamedshiiqmaxamedshiiq7822
@maxamedshiiqmaxamedshiiq7822 4 жыл бұрын
Heesta waaa beelo wax yare ka eegey beelo wadani ah
@hayatimohamet8801
@hayatimohamet8801 4 жыл бұрын
@@faadumolibanfaadumoliban3108 nac naclay naa ka leexo wiilka waad u quudhiady xasidadiya nin dahab waya casiyaya😠🖕🖕🖕
@fathimasharmarke4840
@fathimasharmarke4840 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hassancade4837
@hassancade4837 4 жыл бұрын
Amiin
@ismacilmohamud5263
@ismacilmohamud5263 4 жыл бұрын
Amiino 🤲🏼
@ifraaxbashiir5120
@ifraaxbashiir5120 4 жыл бұрын
waxa ilahay mahadis ah inaan cawo heestan dawanaaayo anigo hada liga so badalay difaaca furinta hore waqtiga somalia waa 2.54 Am waa habenimo wan ku nasanaya dhageysiga heestan
@diiwaanchannel5462
@diiwaanchannel5462 4 жыл бұрын
Guleyso inta nolol jirto
@nashadomar6659
@nashadomar6659 4 жыл бұрын
GuuL garabkaga ahatey
@rottyricchali7179
@rottyricchali7179 4 жыл бұрын
👑👑👑👑👑
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 3 жыл бұрын
Guuleeso abaayo allena haku amaansado
@naruuraomeryosef723
@naruuraomeryosef723 3 жыл бұрын
Love u so much abyo adiga intiin kula midkaa madaxooda ayaan ku harsanaa ilhy kasugoow
@zayyed8152
@zayyed8152 3 жыл бұрын
Markay 1milyan gaarta like haliisaro
@libaxafarxada2488
@libaxafarxada2488 3 жыл бұрын
Waydhaafte pro
@shukriitaahmet4816
@shukriitaahmet4816 3 жыл бұрын
@@libaxafarxada2488 Ma dheero pro 1.4M ayaa la marooyaa
@koylavlogs3022
@koylavlogs3022 4 жыл бұрын
Hadii aad heestaan daawaneeso hadane comments aqrineeyso, keeygana aragtay ilaa hadane aad aqrineeyso adigoo amusan qalbigaan kaa salaamay ❤️😍 waxaan sheegay hadeey run noqotay. Like dhac kusii walaaladeey aan jeclaa❤️❤️❤️
@ismacilmohamud5263
@ismacilmohamud5263 4 жыл бұрын
🙌🏻
@cabdilaahixasan9106
@cabdilaahixasan9106 4 жыл бұрын
Ismacil Mohamud waad iga hayaysa mclin🙏🙌
@mahadahmedali8373
@mahadahmedali8373 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@sacadanzhaxmaanqabooje8006
@sacadanzhaxmaanqabooje8006 4 жыл бұрын
Kkkkk
@shamsock3263
@shamsock3263 4 жыл бұрын
Waa hees qaaliya oo wadata dareen dhaba keenyo nolow
@exclipse6877
@exclipse6877 4 жыл бұрын
Agah waanba oyaye ilinta baan ceshan wayay’ cidanka somaliyeed guuleysta waligiin 🇸🇴🇸🇴💪💪
@hudacawil9149
@hudacawil9149 4 жыл бұрын
Amiin
@sowdaali5510
@sowdaali5510 4 жыл бұрын
Amiin
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
carlos alix Indeed !
@rumancabdi1534
@rumancabdi1534 4 жыл бұрын
Amiiin
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 4 жыл бұрын
@@hudacawil9149 sw Sahro
@abdallaroble836
@abdallaroble836 3 жыл бұрын
Meeshaan waxa kaliya like saari karo qofkii abaal weyn iyo qiimo u hayo ciidankeena qaranka somalia 🇸🇴🙏🏾
@coldblood2536
@coldblood2536 4 жыл бұрын
A stylish artist, Body fit His voice is like paradise And he is the most successful artist in the whole country in last several years, keep it up Keyow we will support you , Toronto loves you man 👨 Full respect ✊
@itssagal5981
@itssagal5981 4 жыл бұрын
How can u compare his voice and a paradise!!!! Are u serious?🤔🤔
@realblekmo9149
@realblekmo9149 4 жыл бұрын
What paradise bro.. are you dumb
@fardowsamacalin8776
@fardowsamacalin8776 2 жыл бұрын
Subxana laah how can u say his voice is paradise please go back to yr Allah this is dambi
@coldblood2536
@coldblood2536 2 жыл бұрын
@@fardowsamacalin8776 😂😂😂 okey
@absherqasim9005
@absherqasim9005 Жыл бұрын
​@@fardowsamacalin8776
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Intiina qiirotay liketu wa dhankina axsan hees alfanan keeyow🥰🇸🇴👍
@mohmmedmustafe9287
@mohmmedmustafe9287 4 жыл бұрын
wlhi waan la qiirodey hestaan hadaad wadankaaga jeceshahy like saar❤❤❤
@Maanka14
@Maanka14 4 жыл бұрын
HESTAN MANTA 803K AYE MAREYSA WAXAN URAJENA 1M VIEW'S MARKE GARTANA LIKETA ISKUMUJI WLL MAHADSANIDIN💞❤🙏
@atriplex2065
@atriplex2065 3 жыл бұрын
1M Views pro maantaa DAAWANOOYAA😭😭
@ahmedosmanafrika5265
@ahmedosmanafrika5265 3 жыл бұрын
💖💝🇸🇴👌🤤
@drakeshadow435
@drakeshadow435 2 жыл бұрын
2 𝐦𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐕𝐢𝐄𝐰𝐬 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐛𝐫𝐨𝐭𝐡𝐞𝐫
@Goojacadegangs
@Goojacadegangs 10 ай бұрын
3M ayay maree 23.9.2023😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 9 ай бұрын
​@@Goojacadegangs❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😊😊😊😊😅😢😢😢😢😢😢😢
@prettyhodan666
@prettyhodan666 4 жыл бұрын
Qadar wlh wllkey mcn heesahiisa wlh wan la ilmeya wllkey igweyn cml ujeclhy Allah ika xfdo bowe😭😭😭
@queenasiili5394
@queenasiili5394 4 жыл бұрын
Dib u noqoshiyo daan daansi ma aqaan jaaw degen😥 durufuhu makaraan dusheydo dowladeyda difacanaya🇸🇴 Shumac aan dameyn iyo ada iidaray nuurkee, daa in haduu I oofsado intaad iga danbeyso daryeelka ubadkeniyo dalkaga hooyo u istaag🤝💙
@ladanhooyo143
@ladanhooyo143 4 жыл бұрын
Kaw tani waa cope caadiya heestii anshax buu koobiyeeyey
@abdiqafarderowmursal9249
@abdiqafarderowmursal9249 4 жыл бұрын
People say laughter is the best medicine. this song must be curing the world and the enemies of Somali should see how somali forces are well armed and ready to fight against their enemies. One love all Somali people. Congratulations keyow for showing us that Somalia is a blessed country and home of Africa. I salute for you.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
thank you👍
@hoddy1368
@hoddy1368 4 жыл бұрын
We slowly coming back and trust Allah if we respect him and honor his word we will be strong again
@hoddy1368
@hoddy1368 4 жыл бұрын
Maria Mohamed unfortunately without protection there is no hope for us we are killing each other faster then a virus we need to learn to love the flag and the people and by training people from young age to be independent and aid our own people nothing will ever help
@kittsmohamud
@kittsmohamud 3 жыл бұрын
We should stop fighting amongst ourselves before anything else.
@cabdallacalixirsi1168
@cabdallacalixirsi1168 2 жыл бұрын
PPLPLPPPPLL
@hamzefaizal2618
@hamzefaizal2618 4 жыл бұрын
Mantan ogaadey inuu dhiig somaliyeed igu jiro weligey hees somalia leedahey ma dhageysan from hargeysa somaliland
@nimcaanahmed629
@nimcaanahmed629 4 жыл бұрын
Markii hore ma orom bad ismoodaysay waad nacebaysey
@Zaahirhazzan
@Zaahirhazzan 4 жыл бұрын
@@nimcaanahmed629 😂😂😂
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 жыл бұрын
@@nimcaanahmed629 😂😂😂😂
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 4 жыл бұрын
Nimcaan Ahmed hhhhhhhhhhhhhj oromo miyuuuu ismoooday? Reeer waqoooyi waxaaa iskaaaga qaldan sooomaaalinimada iyo goooni isu taaaga.
@ilyaaskhadar2757
@ilyaaskhadar2757 4 жыл бұрын
@@nimcaanahmed629 mayee heesiihiisu daawanayay takale yagaaba ah hoygii afka iyo fanka
@saidmohamed8186
@saidmohamed8186 4 жыл бұрын
My favourite somali singer.Waw! The best in east and central Africa.He plays the same league with Diamond platnmz
@maryanahmed1064
@maryanahmed1064 4 жыл бұрын
🦸‍♂️🥰🍇😄
@vedioEditing1
@vedioEditing1 4 жыл бұрын
@@maryanahmed1064 1
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 4 жыл бұрын
After 3 Minute Come HERE♥️
@Maria_farah
@Maria_farah 4 жыл бұрын
O maxad iguyeri wayday ana
@iamaxadofficial1412
@iamaxadofficial1412 4 жыл бұрын
Mariza Josof 🤣🤣🤣🤣
@sadiaabdullahikhalif9054
@sadiaabdullahikhalif9054 4 жыл бұрын
🙄halkaan majogtaa
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 4 жыл бұрын
@@sadiaabdullahikhalif9054 Haa Wlshy 😂
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 4 жыл бұрын
@@Maria_farah Hada Imow Ina Hooyo Subscribe Dhac Igu Sii♥️
@mohametilkacaze2792
@mohametilkacaze2792 4 жыл бұрын
iLaa intaY 1 million ka gaarayso Taabo 👍👈 poowe/paaYo ⬇️
@dontstresscalljessdontstre8110
@dontstresscalljessdontstre8110 4 жыл бұрын
Full respect to my boy ,all the way Ottawa Ontario ,Canada 🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@cabdishakuur7421
@cabdishakuur7421 3 жыл бұрын
Hestan 1Mhadey garto like ha ila dhafin🙏🙏❤️
@arjaawi1432
@arjaawi1432 4 жыл бұрын
Ninka kaliya ee naga so barejeyay abdirsiaq anshax heestii"military jeceyl galay🇸🇴🇸🇴viva qadar keyow ....👍
@zahraahmed6708
@zahraahmed6708 4 жыл бұрын
Waxba musan bareejen isku erayo iyo isku mcn midna mahan erayo aya lagu kala tagy anshax tiisa top ah
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
@@zahraahmed6708 Qabyaalad Aad ugu hiilinee tan ayaa ka qurux badan kun jeer
@abdiqadirmohamed4763
@abdiqadirmohamed4763 4 жыл бұрын
Anshax heestiisa ayaa ka wacan ereyo iyo laxan iyo qaabka loo jilayo marka keyaw heestiisa la barbardhigo Waxaan kugu darayaa heestan khadar waa hees hore oo talyaani ah music iyo laxankaba wuu soo minguuriyay ereyada ayunba somali ah "Bella Ciao song" ku qor
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔khadar keeyow
@kingadesh3388
@kingadesh3388 4 жыл бұрын
Markii ay gaarto 1M like iisaar plz haday wadanimo kugu jirto
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 жыл бұрын
Heestaan copy waaye watch here 😂 😂 kzfaq.info/get/bejne/nb6kpMWaspqRaZc.html
@somaking6709
@somaking6709 3 жыл бұрын
All people who dislike are haters pompklat ❤🇸🇴and proud to be soma somalia hanolato cadawgoda hajabaan the1 and only qadar keeyoow big respect 👊🏿💯👏🇸🇴soma from belguim
@meenamoh6084
@meenamoh6084 3 жыл бұрын
Amazing song, handsome singer, good actor, beautiful video, meaningful lyrics, beautiful somalia...😍😍😍😍😍😍
@mohadelariyo6464
@mohadelariyo6464 7 ай бұрын
Great❤
@Nasrohani
@Nasrohani 4 жыл бұрын
what a song on fire 2020
@ubaxtabliiq7207
@ubaxtabliiq7207 3 жыл бұрын
Liban
@cabdikariim6256
@cabdikariim6256 3 жыл бұрын
@@ubaxtabliiq7207 isaaw2 was
@CaatoBoy-d3u
@CaatoBoy-d3u 27 күн бұрын
24 vus
@rahmuujaali7339
@rahmuujaali7339 4 жыл бұрын
Hees dareen gooni wadata🥰waxaa dareemi kro qofkii muwaadin ah🇸🇴✊hdaa awoodo 1m like bn saari lhaa kaligey 👌heesta sanadka👏fanaankeena khadar keeyow👏iyo dhamaan teamka heestan quruxda bdan kwada shaqeeye mahad baad nga mudantihiin👏🇸🇴Mnshallah
@fatmamussa7991
@fatmamussa7991 3 жыл бұрын
Im so proud of my hooyo land God bless my somalia❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hoddy1368
@hoddy1368 4 жыл бұрын
This song is so good I wish it was compulsory for men and women to serve in the army for at least 2 years before the age of 30 it would teach people love for the country and protection from the enemy 🙏
@hoddy1368
@hoddy1368 4 жыл бұрын
Why Why Why Why Joe 'Groper' Biden yes we see that in countries like South Korea/north Korea and turkey because of wars they have been in
@abdiwelisayid9441
@abdiwelisayid9441 4 жыл бұрын
Inta heestan la #Qiirooty ismuujiya ♥️♥️♥️ One love Somali weyn..
@samataryare4388
@samataryare4388 4 жыл бұрын
First like Ku saraynoqdeye qofkii kowaade hadiyad maxa leyahay 😬😬
@abdiwelisayid9441
@abdiwelisayid9441 4 жыл бұрын
@@samataryare4388 Thanks brother mine u deserve more than reply my brother
@calinuurbeso4553
@calinuurbeso4553 4 жыл бұрын
2222
@salahqeysmedia1552
@salahqeysmedia1552 4 жыл бұрын
Heestii Taliyaaniga aheyd ee "Bella ciao" Money Heist filimkii ahaa ku jirtay waad iga so barajeysay Xaqiiq. Legend Khadar Keeyow
@sabnishabdishakur9341
@sabnishabdishakur9341 4 жыл бұрын
Wa sax wa hesti bella ciao
@abdifitahfeysal9572
@abdifitahfeysal9572 4 жыл бұрын
Hestan waxa laha ururki kaso horjeday xisbigi fashiyinta ee xukumi jiray talyaniga uu hogaminyey" Binito mussolini"tan iyo1922ila1943marki danbena waxa lgu daldaly magalda Milano.kadib marki kacdon xilka lgaga qaday.
@abdirahimabdullahi4624
@abdirahimabdullahi4624 4 жыл бұрын
Somalida wada var waayey wlh Bella Ciao waaba heest taliyaani
@mohanjacaylowoffcial5400
@mohanjacaylowoffcial5400 4 жыл бұрын
Nio filimkaas see ku heli karaa saxab qali filim season na badan miyaa macnaha taxane miyaa nio xageesa ka soo dagsadaa
@xasanmuuse4447
@xasanmuuse4447 4 жыл бұрын
Heestan magaceeda dhabta ah waa ( La mattina Appena Alzata) macnahedu waa subaxii hadaan kacay ..Waana Talyaani heestu waxana la qadey xiligii faashistaha amaUna dagaal kii labaad ee Dunida waana hees xoriyad Dirir ah.................la mattina mi sono alzato ., O bella ciao ,.Bella ciao Bella ciao ,. Una mattina mi sono alzato., E ho trovato l'invasator. O partigiano portami bortami via . O bella ciao ciao ciao 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰 music iyo erayo la soo copy gareyey weeyi heestan anoo milano jooga ayaan markasta dhagaysan jirey xataa ciyaalka school ka ayaa xafladaha iyo xusaska kinasadaha ka qaada hadii ay arki lahayeen ragii qortey erayadan ee qadeý sida ( la casa Papel iyo shacab waynaha Italy waa ay ganaxi lahayeen....
@CabdirahmanYare-o1b
@CabdirahmanYare-o1b 6 күн бұрын
Ala heeeta Waxay Kujirta Buuga Qaran Soomaliyed wlhi khadar keyow waxan kuleeyahaw Qaran Nimada in tahay wax fiican dalkaaga Hooyana wan in aad dafacdaa khadar keyow Guuleyso ✊💪 Soomalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@araheyhiddig7088
@araheyhiddig7088 4 жыл бұрын
Beautiful voice and scene. Thanks keeyoow & Y3A PRODUCTIONS
@hannadhawrsan8057
@hannadhawrsan8057 4 жыл бұрын
Qalbigah ka damqadey wlhi walaaldey😭ilaahey wadankeena nabad ha inoo dhigoh iam from somaliland/one love wllheyga
@fruuinahashi2864
@fruuinahashi2864 4 жыл бұрын
Thanks sister
@omarpalloti5929
@omarpalloti5929 4 жыл бұрын
Keyow legend wlhi waa iga ilmesiisay 😢😢 ilaahey Haku xafido captain ❤️🇸🇴❤️❤️
@mohamedkalif3728
@mohamedkalif3728 4 жыл бұрын
Wlhi waa hees dareen leh dalka anaga Aya iska leh difacisa neh anaga Aya loga bahan yahay GUUL SOMALIWEYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❣️❤️❣️❤️
@yamzyu5008
@yamzyu5008 4 жыл бұрын
@khadarKeeyow makes being a soldier so coool even better than in the movies🤗
@sharafartshennamekaupsalon6549
@sharafartshennamekaupsalon6549 4 жыл бұрын
Heestaan wxaa dareemi Kara naagtii Askari qabo iyo ninkii askariya 😭😭😭😭my husband Askari wye 🙏🙏
@fuadaden421
@fuadaden421 4 жыл бұрын
Allaha kubarakeyo wllo
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 4 жыл бұрын
Alha cimri dheer ha siyo xajiga wall
@cabdiqadiryare1294
@cabdiqadiryare1294 4 жыл бұрын
Dhiigeena ayuu difacayaa adiga kaligaaga mahan abayo waa geesi
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Ilaahey ha xifdiyo asaga iyo askarta kale ee wadanka noo difaacaba
@hassan.a.kainaan6018
@hassan.a.kainaan6018 4 жыл бұрын
Taas aan been aheen
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 4 жыл бұрын
😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Wax aan dhoho ma aqaan lkn dareenkayga so jiidatay Mahsanid khadar keyw 🇸🇴💪😥😭😥💪🇸🇴
@careesjimcale8322
@careesjimcale8322 4 жыл бұрын
Gabalka nanadir Madhavi kary
@bilamina.k.6217
@bilamina.k.6217 4 жыл бұрын
So emotional thanks qadar keyow my favorite young somaali musician.....nolow inbadan viva somalia iyo cidanka xoga dalka #DANAB
@abdisamadmohamedisse4000
@abdisamadmohamedisse4000 2 жыл бұрын
This song deserved to represent todobaadka xoriyada ( Somali independent week 26 June- 1st July) Guuleyso brother Khadar
@eliasmaska7969
@eliasmaska7969 4 жыл бұрын
Heestan Inta Aminsan InaY 1week Uqalanto 1M Like IsaaaRa 🇸🇴💙👍👇
@mushtaaqmohamed1883
@mushtaaqmohamed1883 4 жыл бұрын
Horta rer xamaroow calankiina maxad melwalpo kala roortaan xataa hadii aad soo dhigto hees jcl ah way kula hor rorayaan adeer isku kalsonada waxay kalsooni daraad intaas leegi
@tuugajabsadayoutubka6180
@tuugajabsadayoutubka6180 4 жыл бұрын
@@mushtaaqmohamed1883 Buuqa yaree Adeer Shuubaa Taheee
@luizfabio3279
@luizfabio3279 4 жыл бұрын
@@tuugajabsadayoutubka6180 kaxishow Lph
@Zaiimsafraye
@Zaiimsafraye 4 жыл бұрын
@@tuugajabsadayoutubka6180 sxp iska daay waa qof dumar hala tirsan
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 жыл бұрын
Heestaan copy waaye watch here 😂😂😂kzfaq.info/get/bejne/nb6kpMWaspqRaZc.html
@whizzymanwhizzyman9602
@whizzymanwhizzyman9602 4 жыл бұрын
Inta hestaan marakey dageystay qirotey ona iliin kaimatey lyk saar ❤️👅 👄 kadar keyow sxb Somali hanolato hda tahay Somali onaa diig ledhay lyk mi comments guyz mxa maxad ceeli udiraya Y3A keep going we are watching you guyz🌹🥀🌹🥀🌹🥀🌷🌷
@hariselmi4952
@hariselmi4952 4 жыл бұрын
Wooooow daljir ban ahy difacisa waan idhimana 😘💯👑🇸🇴❤️❤️❤️❤️💯u is taaaag 🇸🇴👑👑👑🇸🇴
@user-zn6wp3te6q
@user-zn6wp3te6q 28 күн бұрын
Sheeko sheeko
@fartuunabdikadir87
@fartuunabdikadir87 4 жыл бұрын
Thanks khadar keyow xaadaa na kicisay wlh thank you so much
@caalamka7026
@caalamka7026 4 жыл бұрын
Quraanka hadaad jeceshahay like saar
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 4 жыл бұрын
Wow like jeceleda. Quranka xita wa xiigsatay
@cayuushppe920
@cayuushppe920 4 жыл бұрын
hadaad jeceshay Nabiga Scw scw scw kusali 🙏🙏🙏
@mr.hassan6699
@mr.hassan6699 4 жыл бұрын
Inta kasoo daahday heesta😀😀 What an encouragement song✊✊
@cabdinaasircumar2774
@cabdinaasircumar2774 4 жыл бұрын
Codka 100% stlka 100% qurux 100% khader best fanan ❤️💯
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 4 жыл бұрын
Amazing😮 Lkn Sabab ay illaa hada 1milyan Ugaari La'adahay Meeday Soomalidii Damiirkeedu Noolaaa😭
@collineest9827
@collineest9827 4 жыл бұрын
Way gaadhi
@habiibofficial1052
@habiibofficial1052 4 жыл бұрын
Woow!!! Woow!!! Wooow!!! WAHAT A SONG 💪💪💪🔥 I FEEL MOTIVATED ... WAXAAN CML NOOLA IMAADO HADII KLE FANKA NAGA DAAYO 🙏🙏🙏
@kabtanayuubkiiruntaahaa1251
@kabtanayuubkiiruntaahaa1251 3 жыл бұрын
mansha allah waa HEES wadani ah oo u qiimo badan KHADAR KEEYOW muwaadin dhab ah jir oo joog karaamo iyo sharaf korkaaga ha ahaato
@mohamudadaan1221
@mohamudadaan1221 4 жыл бұрын
Keyow thank you bro keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👌
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 жыл бұрын
*Leader of kings Keeyow* waxan ❤ *Hadaa taagero dhaba u tahY like ha ila* *dhafina wllYal* 😭🙏
@aslam8475
@aslam8475 4 жыл бұрын
1 Million markay garto Isoo boqo Ooo like 👎👎👎👍👍👍 Dalkada HOOYO 🇸🇴 U istaag oo dafac👆 Khadar keyew legend 🇸🇴 All camera mans legend's 👆
@abdilowmohamad3349
@abdilowmohamad3349 4 жыл бұрын
aniga xitaa waan rajeynay💖aa inaan inaan noqdo militiry somaaliyed insha allah dalkeyka iyo dadkeyka ayaan dufaa cayaa🇸🇴🇸🇴 dowladayda ayaan dufaa cayaa🇸🇴🇸🇴💖
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Inshallh
@farhiaabdirahman7952
@farhiaabdirahman7952 4 жыл бұрын
Wow Khadr keeyow nolow intey nolol jirto my bro👏👏👏👏👏👏👏
@queenquruxsan3394
@queenquruxsan3394 4 жыл бұрын
Gacaliyahayga ♥️♥️♥️♥️♥️sidan udhira galiya ilen dalkisa ayu dadal iyo shaqo adag u haaya😭😭😭😭😭😭allow i xafid o nbd haka dhigo dhaman gesiyasha dalkoda dadal ugu jirn
@yusra11_
@yusra11_ 4 жыл бұрын
Amen abayoh🤲🤲🤲🤲🤲💚
@queenquruxsan3394
@queenquruxsan3394 4 жыл бұрын
@@yusra11_ shukrn♥️sis
@yaxyemoha571
@yaxyemoha571 4 жыл бұрын
TaageeraHa Khadar Keeyow Like Dhac ku zii Hadaad Ka Hezhay Heestan Zideyda 👊👊👊
@haniye3693
@haniye3693 4 жыл бұрын
Khadar waan kugu fanaa hadan bagage dhalinta somaliyeed oon xaduudaha kala lahyn 😍👏👏🇸🇴❤️
@xalimosacdiyo4873
@xalimosacdiyo4873 2 жыл бұрын
Ayyy daLjire daacad aH👨‍✈️🙋‍♀️
@baxarospubg4789
@baxarospubg4789 4 жыл бұрын
This is the only Somali song that makes me feel emotional 😢😢😢 WALLAH 😭😭Viva All Somali’s
@Sakariajama
@Sakariajama 4 жыл бұрын
Daa,in Haduu i Oofsado😭 Intaad iga dambayso😑 Daryeelka u Padkeeniyo 💆👯 DaLkaga Hooyo U Iztaag😶 Keyow Legend🤗
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 жыл бұрын
Keyow 🙏🇸🇴♥️ love ya hunno you're the best daljir🇸🇴🇸🇴
@ofb8512
@ofb8512 4 жыл бұрын
Khader is king of kings when it comes to music god bless you
@dalmaridow7040
@dalmaridow7040 4 жыл бұрын
Www Wlhi heestan intaan dhageysanayay aad ayan uqiiroday lkn waxan qabaa tani waa heesta ugu shidan 2020/2022 qadar kenyow nº 1 pro jiroo jooooog waliga 😍😍😍😍
@sakijama6949
@sakijama6949 4 жыл бұрын
Waa hesti ugu horeysay aan comment kabxiyo run ahaanti cadi mahan hestan wa wadani
@yahyeqase9988
@yahyeqase9988 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🙏🏿 khader sxb al bad ugu mhdsn thy misa ino dhiragalisy kuwa kalana wan ka sugayna
@abdulrahmanadam947
@abdulrahmanadam947 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 hanolato❤
@makeupartistreemmakeup7373
@makeupartistreemmakeup7373 4 жыл бұрын
Wlhi askartena somaliyeed waxay nohayan qof nohayo majiro alle haa xafido ayago subaxi beexen oo gurigoda katagan aya laga yaba in meedkoda laguso ceeliyo illyow noo xafid askarta wadankena😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🇸🇴💎
@nashadomar6659
@nashadomar6659 4 жыл бұрын
Amin wll
@mohaentertainment
@mohaentertainment 4 жыл бұрын
2:37 Pm JuLY 2 2020 Maalin khamis ah Ee so dhacday heestaan✌
@jaylani7424
@jaylani7424 3 жыл бұрын
Waaw keep going Khader keeyow
@fartaqalbi1742
@fartaqalbi1742 3 жыл бұрын
Waa hees markaad maqasho dhiigaaga kacinaayo runtii wll khadar keeyow alle haku daysto
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha heesta 😂😂😂💯💯💯🙏🙏🙏👇👇👇❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 3 July 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid
@francepoy8481
@francepoy8481 4 жыл бұрын
2 july waye maanta 😂
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@francepoy8481 adiga ayee ku tahay umaleeynaa
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌👌♥️👍👍👍👍👍
@abdulfattahblack1300
@abdulfattahblack1300 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@mukhtaarahmed532
@mukhtaarahmed532 4 жыл бұрын
Khadar keeyow wiilsoomali nimada waxa ka yaqaan
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 4 жыл бұрын
Money heist yaa xusuustay, bella chaio: professor, tokio, barlin iyo nairobi
@roshniinacabdullahi8706
@roshniinacabdullahi8706 4 жыл бұрын
Ani filmkaaz meel xun iiigaga goay
@quruxsancdey6630
@quruxsancdey6630 4 жыл бұрын
Iyo denfer .Lisbon 🤣✌
@iftiimiye
@iftiimiye 4 жыл бұрын
maanta qeeybtisa ugu danbeeysay fiirsaday wan sugi la’ahay qeeybaha kale
@vizhwaziwiilqaran4298
@vizhwaziwiilqaran4298 4 жыл бұрын
Laxanka in laga dhuuntay ahyd ileen waa la is wada ogyahee
@aar_v6108
@aar_v6108 4 жыл бұрын
Lacaza de papel
@djanasboy879
@djanasboy879 4 жыл бұрын
Woo mashaa allah wlhidaa waan ilmeyay illaahow wadankayga nabat iga dhig viva cidankayna Somaliyeet
@valeriab6710
@valeriab6710 4 жыл бұрын
Uu istagaa wilkaan! Thenk you is so sweet!
@Mohaabdi1122
@Mohaabdi1122 4 жыл бұрын
Mrkay 1M Garto Like Iska Saar Oky Team Khadar 🤝🇸🇴🥰
@ceyntekhan6120
@ceyntekhan6120 4 жыл бұрын
KHADAR KEYOW TIGGER OF SOMALIA LEGEND WA KUWATA
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 4 жыл бұрын
Dalkayga hooyo dunidaan u jeclahay 🇸🇴❤✊
@osmanibrahim655
@osmanibrahim655 3 жыл бұрын
Masha'ALLAH inaba Caadi maahin Heestaan wallaahi Waa Hees Qiiro iyo wadani nimo ka buuxdo only waxaa dareemi Karo Ruux wadani dhab ah Masha'ALLAH
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Khadar keyow hees dareen xanbarsaN 😣🇸🇴🇸🇴💪💪
@liverpoollifestyle434
@liverpoollifestyle434 4 жыл бұрын
I'm from england I love somali music❤🇸🇴
@mohajamacofficial
@mohajamacofficial 4 жыл бұрын
Somali Baan Ahay Maad Iska Dhahdid Intaad Like Raadianyso
@raamyareraamyare8595
@raamyareraamyare8595 4 жыл бұрын
Welcome my friend 👍
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 4 жыл бұрын
Thank you
@carfaayeofficial9908
@carfaayeofficial9908 4 жыл бұрын
Welcome on board @Liverpool Lifestyle
@abdirahmanshaam7347
@abdirahmanshaam7347 4 жыл бұрын
Welcome ynwa the champions
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 4 жыл бұрын
Legend Khadar keeYow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dalkeyga Hooyo DunidaaN ujecLahy♥️🙏🏻
@abdalepeshd1243
@abdalepeshd1243 4 жыл бұрын
Heestaan inta kaheshay like iisaara haday somalinimo kugu wayntahay🇸🇴💪
@anwarofficial6897
@anwarofficial6897 4 жыл бұрын
Musica 🎷inta ugu horeysa markaad dhageysatay (hadii uu money heist kugu soo dhacay🥰) like isii 😂😂😂😂😂😂
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 4 жыл бұрын
Haa wlhi isla markaa maqlay money heist so xasuustay
@abdikarimsharmarke1518
@abdikarimsharmarke1518 4 жыл бұрын
Wax la cuno miya money heist 😥🤣
@warwaaqsame3697
@warwaaqsame3697 4 жыл бұрын
Money heist heesta waa looga horeeyay heestaan 1944 la qaaday
@lein9427
@lein9427 4 жыл бұрын
Bellaciao baa laga so copyiyye
@ozilyobo2639
@ozilyobo2639 4 жыл бұрын
Abdikarim Sharmarke 🤣🤣🤣🤣
@AliAlbaana
@AliAlbaana 4 жыл бұрын
1 day 1 Millone dawasho mudan tahay share gareya 👍
@Shuraim102
@Shuraim102 4 жыл бұрын
Ha wlhi Legend tahy 👌❣🔥
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Subscribe ii saar bro
@zahuurachannel6808
@zahuurachannel6808 4 жыл бұрын
Lama Boy Lp subscribe ii saar
@juujuumk4985
@juujuumk4985 4 жыл бұрын
Waa shergareeyay wlhi marki kowaad aan dhegaystay
@nasrocabdi718
@nasrocabdi718 3 жыл бұрын
Libaaax labo mahan 😍😍
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 жыл бұрын
Legend Khadar ✊❤❤
@shaficicabdimadoobeabdi1511
@shaficicabdimadoobeabdi1511 4 жыл бұрын
Masha Allah wlaahi waan Qiirooday 😭🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙💙😭😭💋💯
@cinemashaaticariiri6574
@cinemashaaticariiri6574 4 жыл бұрын
I am from thailand 100 like lee rabaa intii wadani ah
@samiiranuur535
@samiiranuur535 4 жыл бұрын
Nihaaw🤣🤣
@abdirahmanbashir9001
@abdirahmanbashir9001 3 жыл бұрын
Hhhhh
@lonewolf101official9
@lonewolf101official9 4 жыл бұрын
❤😱 Hees dareen io qiiro bdn ay ku jirto wye wlh🇸🇴💪
@yassirsonna5374
@yassirsonna5374 4 жыл бұрын
Inta money heist soo dawatey is muujiya El professor, Rio,Nairobi, Tokyo, hilsinki,Moscow, oslo,denver,Stockholm, Arturo, alison parker,
@Bb-zm4pj
@Bb-zm4pj 4 жыл бұрын
Amazing Wlh Hees Tilmaameyso Wadaniyada Qiimaha ee Leedahay Caadi Ma ahan 🔥❤💙🇸🇴
@Ayanba26
@Ayanba26 4 жыл бұрын
Money heist qofki dawaday wuu fahmi Kara musican like ✍💯
@mohanunez3658
@mohanunez3658 4 жыл бұрын
scropian Grl belachau belachau chau chau miyaa
@ismailmohamed4494
@ismailmohamed4494 4 жыл бұрын
Bella ciao Bella ciao money heist
@asmabashir5858
@asmabashir5858 4 жыл бұрын
Bella chao chao 😁🤣🤣🤣🏃‍♀️🏃‍♂️🏃‍♀️🏃‍♂️
@khuzalidofficial5328
@khuzalidofficial5328 4 жыл бұрын
Beli chaw beli chaw beli chaw ..manyhaist soxasuste Runti....Season 5 ayu nogadigi rapa keyow😄😄
@khuzalidofficial5328
@khuzalidofficial5328 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/hch6n7SGza-anIU.html
@mudugaawiboy7830
@mudugaawiboy7830 4 жыл бұрын
Oh wlhy waan qiirooday allow guul ayaan kaa barinay 👏
@xidigahaaddis9860
@xidigahaaddis9860 4 жыл бұрын
Waa walalkeey cabdi wahaab waxa heerkaa maraaya y3A hormar balaaran ilaa caalamka insha allah
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
In ey million gaareyso Hadaa aaminsan tahay Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@cabdiqaadirmaxamuud1729
@cabdiqaadirmaxamuud1729 4 жыл бұрын
Wale waa run pro
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 36 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 38 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII DHUUWOOY 2020
6:17
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 7 МЛН
GENERAL ama FANAAN | Khadar Keeyow DALJIR | Reaction
13:24
ArimaHeena
Рет қаралды 125 М.
Hees Cusub Qadar Keeyow Dal iyo Duunyo 2017 HD
5:41
AdemStudio
Рет қаралды 978 М.
KHADAR KEYOW DALJIR KING CK REACTION
10:06
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 299 М.
Khadar Keyow Oo Wacdaro Yaab leh Ka Dhigay Nairobi Somali Culture Festival
6:54
KHADAR KEEYOW - WAA 1 KOW (Official Music Video) 2023
5:34
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 13 МЛН
Sharma Boy "Laftii nagaa " (Official Music Video) 2024
3:41
Sharma Boy
Рет қаралды 12 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 186 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 84 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 231 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН