No video

Sida loo Qariyo Online WHATSAPP | How to hide your WhatsApp online | Farsamo Qarsoon

  Рет қаралды 319,985

Eng Yuyu

Eng Yuyu

4 жыл бұрын

Muuqaalkaan waxaan ugu hadlayaa sida loo qariyo online ka whatsapp ka xitaa hadii aad ku sheekeysaneysid.
{Halkaan kala dag App-ka}
👇👇👇
play.google.co...
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ @engyuyu
Igala soco:
Facebook: / eng.yuyu​
Instagram: / eng_yuyu​
Twitter: / engyuyu7​
===================================
#ENG_YUYU #Farsamo Qarsoon #HIDE_WHATSAPP_ONLINE

Пікірлер: 207
@EngYuyu
@EngYuyu 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso
@samaahirahmed3359
@samaahirahmed3359 3 жыл бұрын
Wll appka aniga ima shaqaneynaayo ila hasoo hadal hadaad fariinteyda aragto si aad I caawiso rabi haku sharfee
@bulshoofficial1088
@bulshoofficial1088 3 жыл бұрын
Ok
@mustafabdi4055
@mustafabdi4055 3 жыл бұрын
What’s up kada maheli kara
@saynabmuuse8053
@saynabmuuse8053 2 жыл бұрын
Wll thnks
@hamdiahmed4098
@hamdiahmed4098 2 жыл бұрын
Wll waxaan rabaa Aduu Last seen ku furan sidee offline luuga dhega oo Saca dheer sheegeyso Last seen Adigu Siwalba Qadka u isticmalayo mit rabaa igu caawey🙏
@fardusa411
@fardusa411 2 жыл бұрын
Mahadsaniiid walahay waad icaawisay sabasgarabna Waan kuu saaray maadaama icaawisay😍
@hamdihaaji3884
@hamdihaaji3884 4 жыл бұрын
Mahadsanid abowe sidaad nooga caawiso Markasto horey u soco💖👍
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
adigaa mudan wlshey
@bahjamaxmad3052
@bahjamaxmad3052 3 жыл бұрын
Aaaad umhdsnthy eng waa bahi aan qaby oo aad iga xalisy thanks😊
@najmaabdirahman1964
@najmaabdirahman1964 3 жыл бұрын
😅wlhi wx pdn ka faidee tnx wllky horana usoco
@foredcompany8639
@foredcompany8639 2 жыл бұрын
Thankz zhp horey usoco🥰
@nimconita8282
@nimconita8282 2 жыл бұрын
Thanks brother
@buurjooge
@buurjooge 4 жыл бұрын
Qeeybta Last Seenka lasoo Booday Ayaan ka mid ahay😂😂
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
hhhh. waan ogahay iney dad noocaan ah jiraano
@saxarla7207
@saxarla7207 3 жыл бұрын
@@EngYuyu mahadsanid Markii qoraal lagu sheekeysanaayo ayaad naga caawisay markii la isla hadlaayo wuusheegaa inaad online tahay bal kaasna nagasoo caawi insha allah
@EngYuyu
@EngYuyu 3 жыл бұрын
Marka lagu hadlaayo hadda Calling kaliya ayuu dhahayaa oo masheegaayo inaad ku hadleyso iyo inkale.
@MohamedHassan-oi1yi
@MohamedHassan-oi1yi Жыл бұрын
​@@EngYuyuwalaal waxaan doonayaa inaad iga caawiso adoo mahadsan inaad ii sheegto sida itel 16 sida loo root gareeyo waan isku dayay laakiin waan way ii suurta Gali wayday khayr allaha kusiiyee iga caawi
@getalifeinrobloxyt7520
@getalifeinrobloxyt7520 3 жыл бұрын
Mahadsanid Gallo ban ku leeyhy
@abdijabaribrahim285
@abdijabaribrahim285 3 жыл бұрын
Sxp wad mahad santhy wlhi waba sii isticmala sxp hore u soco bro
@kowsarmohumed3466
@kowsarmohumed3466 4 жыл бұрын
Masha Allah aboowe qaali aada umahad santhy waxaan ka mid ahaay dadka ku wareersan marlabaad wanku mahad celinaa pro horay u soco
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Adigaa mudan wlshey guuleyso
@warsanwacaneey4893
@warsanwacaneey4893 4 жыл бұрын
Jazaklh wllky
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Wajazaak wlshey
@saamiya272
@saamiya272 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal qaali Really aad ayaan ugu baahnaa.🙏
@drck1895
@drck1895 4 жыл бұрын
Waan ka faa'iday Mahadsanid bro😍
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
adigaa mudan bro
@xulkacade1412
@xulkacade1412 2 жыл бұрын
@@EngYuyu apka makacisa mise sawirkisa kama haayo wllow
@najmociise5887
@najmociise5887 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay kan la so dagsanayo nosoqor adigo mahadsan
@zakariye2037
@zakariye2037 3 жыл бұрын
Thanks Alot bro
@cshakurclaahi8797
@cshakurclaahi8797 2 жыл бұрын
waan ka faa,iday mahadsanid pro
@iqraabdikarim3149
@iqraabdikarim3149 4 жыл бұрын
Masha allah eng waad ku mahaadsanty sida nooga jahil bixisay😍
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
adigaa mudan habo
@sacadanasir9286
@sacadanasir9286 4 жыл бұрын
Tankz wllo ♥️👉
@ramlomaxamed1394
@ramlomaxamed1394 4 жыл бұрын
Masha allah aadbn ugu faaiday mhdsnd
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Adigaa mudan wlshey, guuleyso
@ismaildeeq5862
@ismaildeeq5862 2 жыл бұрын
Wllky illaahay haku barakeeyo
@abdirahmaandayibosman702
@abdirahmaandayibosman702 3 жыл бұрын
M.a wax badan qof og thank you
@LabeentaBulshada
@LabeentaBulshada 4 жыл бұрын
Eng. Mahadsanid, sirtan aad ayey ii anfacday.
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb
@lugayar9163
@lugayar9163 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@UsaamaCabdalleMaxamed
@UsaamaCabdalleMaxamed Ай бұрын
Thanks zxp
@kaaficilmi9417
@kaaficilmi9417 4 жыл бұрын
Masha Allah
@user-ff5gh3ld1z
@user-ff5gh3ld1z 2 ай бұрын
Thanks❤
@HIGLOTV
@HIGLOTV 2 жыл бұрын
Thanks
@jadenmehmetofficiel9964
@jadenmehmetofficiel9964 3 жыл бұрын
Thanks you brother
@ezmaildrahmn2695
@ezmaildrahmn2695 3 жыл бұрын
Mahdznid bro i liked it
@sahrocilmi2496
@sahrocilmi2496 3 жыл бұрын
thanks bro
@ahmednuur6095
@ahmednuur6095 4 жыл бұрын
Mansha allah hore u soco bro
@caaqilskms1674
@caaqilskms1674 2 жыл бұрын
Mahad sanid sxb hal sano kadib manta ayan Dawanayanaa wana ka Faidestay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@xamdishirwac1932
@xamdishirwac1932 2 жыл бұрын
Mhdsanid 👏wll qaali
@samiiraquruxsalmacadey5234
@samiiraquruxsalmacadey5234 2 жыл бұрын
Tnx 🥰 🥰
@ramlamoha9236
@ramlamoha9236 4 жыл бұрын
M.a wllkey waad mahadsantahy sida aad noogu faaideeysay
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Adigaa mudan wlshey, guuleyso
@muztaph5234
@muztaph5234 3 жыл бұрын
@@EngYuyu hye app sherka adsodhahdy awy
@adamfarah201
@adamfarah201 4 жыл бұрын
Thanks my pro
@sumayoxasan3943
@sumayoxasan3943 3 жыл бұрын
Thankz wll 🙏
@salmamaxamed620
@salmamaxamed620 3 жыл бұрын
Thnks pro keep going
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
Wllo WhatsApp notification wu iga xiran yhy ima so dhacayo fariinta ila WhatsApp glo ma arki karo tas ma iga cawin krta 😌
@mohamedibrahim-fk5sn
@mohamedibrahim-fk5sn 4 жыл бұрын
Masha allah bro hore usoco thanks bro, asxaabta waxaa idinku rabnaa walaalkeen in la dhiro galsho meel fcn inuu gaaro
@muyokela3109
@muyokela3109 3 жыл бұрын
Barnamijkayga soo booqda please waxaad arkaysa. Casharo fiican oo whatsappka iyo thanks
@HonYuuYeapthiYousuf123
@HonYuuYeapthiYousuf123 Жыл бұрын
Zxp mcn zidee online loogu fura wats appkga pro
@nastexodahir1739
@nastexodahir1739 2 жыл бұрын
Waw mahadsanid wll qli
@ifraxabdulahinoor9246
@ifraxabdulahinoor9246 4 жыл бұрын
Ha wlhi ana jeceyl what'supkeYa in an la arag
@abduleosman4982
@abduleosman4982 3 жыл бұрын
Zxpow yaa ka jakirysaa
@NaciimoLuuley
@NaciimoLuuley Ай бұрын
APKA magaciisa sifican Maloo arko😊❤
@nimcohassan5127
@nimcohassan5127 2 жыл бұрын
Thanks huno qali appka magaciisa ii sheeg please❤
@itsmeyahye4904
@itsmeyahye4904 4 жыл бұрын
Thanks for sharing! ❤🎥👍
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 3 жыл бұрын
In bdn mahadsanid waa kaa faaidey wl
@engzaakirsalah2614
@engzaakirsalah2614 2 жыл бұрын
Yuyu jalafey thanks
@ZakariyeAadan-rz4gp
@ZakariyeAadan-rz4gp Жыл бұрын
Zxb qali waa mahadsantahay
@ubahmohamed933
@ubahmohamed933 3 жыл бұрын
Thks wll
@zapirienmohamed3126
@zapirienmohamed3126 3 жыл бұрын
Masha Allah wall
@abdirisaaqmohameddahir3260
@abdirisaaqmohameddahir3260 4 жыл бұрын
Asc wll ma uktahay inaa diinta islaamka wax kasheekty sbbto ah eraya hi waa eray ka horsoo jeedo diin teena islaamka waa iga cudsi iska daa eraya hi tana waa iga waano mhsnd
@hanuushqurux
@hanuushqurux 10 ай бұрын
شکر ن یااق❤
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 4 ай бұрын
Tnkz
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 4 жыл бұрын
Mahad sanid abti❤
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Adigaa mudan abti ❤
@lakiyariisay5216
@lakiyariisay5216 2 жыл бұрын
Pro ilaa hada iima xirmin anika waa sameeye saa sheektay ila soo hadal please
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 2 жыл бұрын
shukrn
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 3 жыл бұрын
💐🌹💐♥️🌷warfiican♥️⚘❤⚘💖🌺💖🌺
@shaficiabdullahiroble5538
@shaficiabdullahiroble5538 2 жыл бұрын
Thanks libx
@user-hl3wv9on2g
@user-hl3wv9on2g 4 ай бұрын
M.nllh wll
@SharmaarkeNuur-j3x
@SharmaarkeNuur-j3x Ай бұрын
Adaa mudan sxp
@user-et2jd8mx4r
@user-et2jd8mx4r 7 ай бұрын
Tanks pro
@fadumoaxmed8661
@fadumoaxmed8661 2 жыл бұрын
Mhdznit wllkaY
@user-vl4oe9vd3k
@user-vl4oe9vd3k Жыл бұрын
Thanky pro
@zhimaali1288
@zhimaali1288 Жыл бұрын
Wr APPKA LA YIDHAHDO TMWATSAPP KSOO HADl wll Mise garN mysid appkaaas
@abdullahiyussuf2320
@abdullahiyussuf2320 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Thnk u
@kevsermohamedkevser4743
@kevsermohamedkevser4743 3 жыл бұрын
Thanks 👍
@mukhtaarafrah705
@mukhtaarafrah705 3 жыл бұрын
mahaddanid sxb
@user-jy4kh1xr8v
@user-jy4kh1xr8v 25 күн бұрын
Ples iso qor mel kaal so hadlo wll🎉
@abdijabaribrahim285
@abdijabaribrahim285 4 жыл бұрын
Mahad sanid bro
@cashacud1164
@cashacud1164 3 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@cabdinuurxasan645
@cabdinuurxasan645 Жыл бұрын
Sxb isma badalayo online buy Soo qorayaa moobilka Samsung galaxy A12 Ka soo samee ima shaqeynayee whatsabka online Ka sida layskaga qariyo
@abdiisse1338
@abdiisse1338 2 жыл бұрын
iPhone 📱 Apple store kiisa kuma jiro App kaan bro see kale oo looheli karah
@yaasuuyusuf7741
@yaasuuyusuf7741 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay
@hhdismael1287
@hhdismael1287 3 жыл бұрын
Waa mahad san tahay wll 👍
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 4 жыл бұрын
Hore usoco imbow❤👍
@EngYuyu
@EngYuyu 4 жыл бұрын
Thanks bro
@bintumaxamuud1016
@bintumaxamuud1016 3 жыл бұрын
Horay usoco walal
@muhacabdi9259
@muhacabdi9259 3 жыл бұрын
Wllo abdhikayzhanka magiciiza izheeg
@aladaaladaala6494
@aladaaladaala6494 2 жыл бұрын
Wad mahad San tahay
@muhudinfarahmohamed3210
@muhudinfarahmohamed3210 2 ай бұрын
apanka ii soo dir
@Noooowey5
@Noooowey5 4 жыл бұрын
Zxp isar wan kusarey pro iso qabo
@ifraaxapdilaahi6951
@ifraaxapdilaahi6951 4 жыл бұрын
Mhdzanit wllkaY😍
@aliishiine3552
@aliishiine3552 2 жыл бұрын
Wlle shukansi kaa go'an😂😂
@ifrahmohamedabdulle3018
@ifrahmohamedabdulle3018 4 жыл бұрын
Wow
@abdallailkacase9334
@abdallailkacase9334 2 жыл бұрын
Hehehe wx cusub bn rabnaa wxan wn naqn
@husseindahirali4391
@husseindahirali4391 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahy sxp lkn manseejarka in aan kusaxdaan rabaah qaabkee u isticmaalaa?mase lagu saxankaraah dhamaantood?
@mankamuu9506
@mankamuu9506 Жыл бұрын
wxa lugu,sodiro,slide leyskaga,xira
@duniyojama1463
@duniyojama1463 3 жыл бұрын
wll maso galin kartaa sida la isaga xidho wax yaabaha ay Whatsapp gruppku sodiran si aysan maskaxda telka kaga galin mahadsanid
@cabdulaahibinabacali3203
@cabdulaahibinabacali3203 2 жыл бұрын
haa wall
@user-wz2lj4iq4e
@user-wz2lj4iq4e Жыл бұрын
Zxp away abkii uma jedee
@Meelsan
@Meelsan 3 жыл бұрын
Wlaalka GB WhatsApp ayaan kaarabnaa inaad Noo sharaxdid
@bulshoofficial1088
@bulshoofficial1088 3 жыл бұрын
Keep going my pro
@draishatohow9374
@draishatohow9374 8 ай бұрын
Sida aan u arki lahy online hiden last seen noso sheeeg
@nimcomaxamudnimco659
@nimcomaxamudnimco659 3 жыл бұрын
Wll waxan arkay whts marka qofka lasheekeysanyo sawirkiisa sarn marka uu kama qanyahyna waa bilaa sawir ma ofline buu kadhigay qofkaa? Jwp pleas
@Amiin.jaamac-bw6fo
@Amiin.jaamac-bw6fo 11 ай бұрын
Haa
@AbdirashiidSalad-sq8og
@AbdirashiidSalad-sq8og 10 күн бұрын
bro apka magaciis dee
@updirachietahmet1701
@updirachietahmet1701 3 жыл бұрын
WllkYow whatsapp notifitions ka wuu iGa xidhan yey wll sideen uxalIn karaa wll
@ibtisaamibtisaam2091
@ibtisaamibtisaam2091 11 ай бұрын
Hbo MHD snd wan kudhibana taas
@saciidahappisaciidahappi4660
@saciidahappisaciidahappi4660 2 жыл бұрын
Sucaal ayaan wataa my bro waxan rabaa qofka la shekeysaneyso Markan qoral uqoro alaamada buug manaqato sidee qof oo kadka ka maqan yahay cml iga caawi plz plz my brother
@asadcabdalla5430
@asadcabdalla5430 2 жыл бұрын
Linkigis ka firso meshas ayad of ka dhigeysa
@AishaAhmed-b1r
@AishaAhmed-b1r 25 күн бұрын
Asc
5 meel oo aad ka qarsan karto Whatsapp-kaaga.
5:13
iM252
Рет қаралды 867 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 59 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 13 МЛН
SIDA LOO XIRTO QORAALKA IYO CODKA WHATSAPP-KA
4:42
Cabey Hassan
Рет қаралды 159 М.
sidee waafi dhaxdiisa mastercard loo furtaa?....
10:43
Cali marketer official
Рет қаралды 366
SIDA  SAXDA AH LOO MAAMULO WHATSAPP GROUP
13:45
SOSEN
Рет қаралды 31 М.
SIDA LOO QARIYO ONLINE WHATSAPP | ISKA QARI JACAYLKAAGA
4:10
Careef Cabdi
Рет қаралды 133 М.