No video

SIDA LOO XIRTO QORAALKA IYO CODKA WHATSAPP-KA

  Рет қаралды 159,481

Cabey Hassan

Cabey Hassan

3 жыл бұрын

Halkaan kala dag Whatsapp GB------apkfasak.com/g...
------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN----------
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
AMAZON GERMANY: www.amazon.de/...
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
SWITZERLAND: www.tectake.ch...
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
----------------------------------------------------------------------------------------------------------
#BOYA M4 PRO KIT
#CAMERA CANON 70D
#CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

Пікірлер: 524
@nalkahussen7234
@nalkahussen7234 3 жыл бұрын
Wax walbo od soo ban dhigte wlh wan ku fa,ide shukran abwe hormar wacan ayan ku rajeyna🥰🥰
@kingnali7181
@kingnali7181 2 жыл бұрын
M.a
@hanaanahmed1731
@hanaanahmed1731 3 жыл бұрын
From Tik tok l'm here for WhatsApp Detail 😂😂😍
@caashoxuseen1737
@caashoxuseen1737 3 жыл бұрын
Masha Allah aad iyo aad wlhi wan dhowahy
@mohanadhassan6286
@mohanadhassan6286 2 жыл бұрын
😂😂
@officialeciy
@officialeciy 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@maymuunsalaad7241
@maymuunsalaad7241 3 жыл бұрын
Mash,allah wll wax badan ka faaidey kheyr ilahey haku siiyo from tiktok 😘❤💯
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 3 жыл бұрын
Wll what’s up Gb ima so Daagayo meelo kale ayuu igaynayaa e bal iso fahansii
@abdulwadudalio3443
@abdulwadudalio3443 2 жыл бұрын
Great mind. Only IT professionals can relate this. We love you 💜
@hamda_diamond3626
@hamda_diamond3626 2 жыл бұрын
Gb hadu yahy halka contectska so fur ka dib halka ugu saraysa ta ka hosaysa taabo sax la dhig
@XasanJabriil-rn2pd
@XasanJabriil-rn2pd Жыл бұрын
Xasd
@abdirahmanyahye1730
@abdirahmanyahye1730 3 жыл бұрын
Shukran bro Waan kuu mahad celinayaa waayo waxyaabo badan ayaan kaa faa'ideestay horay usii soco wllo
@amalabdikadirabdikarim8556
@amalabdikadirabdikarim8556 3 жыл бұрын
Walal cabeey walhi waxbadan aaka faaidaa😊 shukran 😙🤗
@mxzeshahimruun6885
@mxzeshahimruun6885 2 жыл бұрын
From tiktok yaa iLa mid ah😅
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 3 жыл бұрын
Aad iyo aad wllkee 💯🥰❤
@hoodahashi5434
@hoodahashi5434 2 жыл бұрын
WHAT'S APP KA B MIYA WLL CABEY
@abtiyotube8444
@abtiyotube8444 3 жыл бұрын
Pro social media video soo dhigmaya ubaahanahay 🥰
@cabeyhassan8038
@cabeyhassan8038 3 жыл бұрын
Maku fahmin bro
@abtiyotube8444
@abtiyotube8444 3 жыл бұрын
@@cabeyhassan8038 animation ka wdaa pro
@Caydid66
@Caydid66 2 жыл бұрын
From Tiktok Mudane
@beenmasheekto6807
@beenmasheekto6807 3 жыл бұрын
From tiktok wan sugaaye
@casiisacadey6049
@casiisacadey6049 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllky anigu waan fahmaya wadan ku mahadsantahy 🙏
@abdimalikmahamud278
@abdimalikmahamud278 2 жыл бұрын
Yes from TikTok
@kamaaludiin773
@kamaaludiin773 3 жыл бұрын
from tiktok
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 2 жыл бұрын
From Tiktok ✊😊 meshan dantydah baa ikenty
@Mass998
@Mass998 2 жыл бұрын
I am from Tiktok bro, what is the best camera for vlogs... I prefer Canon and what Lenses do I need to buy.
@liingacade3944
@liingacade3944 3 жыл бұрын
Mahadsanida wll mcn ♥️♥️
@mouminmoussa6963
@mouminmoussa6963 3 жыл бұрын
From tiktok wllo
@shorts_relaxing1148
@shorts_relaxing1148 3 жыл бұрын
Waxa badan ban ka faa iday maqaaxidada ana tayda so booqo asxbtadana iso booqda dhe hurdo wacan iyo music dagen ban u hayeye
@nasroshukri3729
@nasroshukri3729 2 жыл бұрын
From TikTok wan ku tagera abawo keep going 💕
@istahilcaydid6649
@istahilcaydid6649 3 жыл бұрын
from tiktok wllkay dankeschön
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Maaansha allah thanks wllka❤
@2naag915
@2naag915 2 жыл бұрын
From TikTok 👋👋👋👋
@sucaaddaahir562
@sucaaddaahir562 3 жыл бұрын
Thnkz mclinoo wax pdn ii faaiideyse wlhi 🥰🥰Anigoo kazoo raacy tik tok
@nimconadar7850
@nimconadar7850 2 жыл бұрын
From TikTok nowad shekada 😂
@simanmhamedali4149
@simanmhamedali4149 2 жыл бұрын
From tiktok waan dhawnahy wll 😍
@mohamedabdulkadir2526
@mohamedabdulkadir2526 Жыл бұрын
Wallo ma ilahn GB sitting ma ilahn marka sidee yelaa marka waxa rabaa in an farintada la arkin marka isoo sheega sida layelayo waa mahsanthy
@kasimsheikh1157
@kasimsheikh1157 2 жыл бұрын
Asalamu aleykum how I can download the WhatsApp GB on the iPhone thank you let me know please
@umaayu9995
@umaayu9995 2 жыл бұрын
Walaahi wax badan ayaan ka faiday. Shukran bro.
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 2 жыл бұрын
Jizakallah qeyr
@cabdiibrahimmaney9284
@cabdiibrahimmaney9284 Жыл бұрын
Legend legend dhafay aathy pro keep gowin
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal Cabey Hassan
@intisaamabdullahiomarali6825
@intisaamabdullahiomarali6825 2 жыл бұрын
M.a abwe kugu fanaa wlhi wx bdn kaa faaiday 💋💋❤❤
@asmocumar7796
@asmocumar7796 Жыл бұрын
Thanks wll waka faideystey
@ikraanabdilaahiabdi9075
@ikraanabdilaahiabdi9075 2 жыл бұрын
from tiktok 👑
@tahlilnur3572
@tahlilnur3572 2 жыл бұрын
Waa kaaga mahadcelinayaa sharaxadada iyo fahamsintada
@mohamedsalat2740
@mohamedsalat2740 3 жыл бұрын
Shukraan wllka waan kafaiday wax baadan Asante.
@MOHALYRICSMA12m
@MOHALYRICSMA12m 2 жыл бұрын
From tiktok
@zagalzagal60
@zagalzagal60 2 жыл бұрын
From tiktok bro thanks
@HH-cf6ut
@HH-cf6ut Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@nasrinacreatives6505
@nasrinacreatives6505 2 жыл бұрын
Keep going pro
@ayanabdikarin9233
@ayanabdikarin9233 2 жыл бұрын
Am from tiktok bro
@nuuramuumin2976
@nuuramuumin2976 2 жыл бұрын
From tiktok welcome wlky
@sumayahassan4547
@sumayahassan4547 2 жыл бұрын
I'm from tiktok tagero kuahaye caanka🌹❤🌹❤❤
@daadinho9290
@daadinho9290 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirahmanmohamed3303
@abdirahmanmohamed3303 2 жыл бұрын
From Tiktok
@ABDULLAFJ
@ABDULLAFJ 3 жыл бұрын
Aad iyo aad masuul guuleyso Cabey
@bahjoomar9285
@bahjoomar9285 3 жыл бұрын
What's appka cadiga no so samey nh
@mohamedabdulahi5296
@mohamedabdulahi5296 3 жыл бұрын
Thank you it's very helpfull
@hannaabdi3763
@hannaabdi3763 3 жыл бұрын
Shalay dhan baba baarayay wan ka wayay ilee hada so dhigtay🙄
@mursalsaidasal8775
@mursalsaidasal8775 2 жыл бұрын
From TikTok
@dj.maska.1045
@dj.maska.1045 2 жыл бұрын
Wlahi wan kafa iday pro tnks all video like sraa
@sergiodukan8326
@sergiodukan8326 2 жыл бұрын
From tiktok kamaal guruuf❤❤ keep moving forword bro mine🙏🇸🇴🙏
@tahlilnur3572
@tahlilnur3572 2 жыл бұрын
Suaal year dhamaan hadii aan Tig wada saaro aniga ma arkayaa inta online ah iyo marki ay wax isoo qorayaan pls jawaab igasii
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 3 жыл бұрын
Wali wan ku sugooyaa sida lo so dagsado I phone 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘
@faysalbotaancarab6019
@faysalbotaancarab6019 2 жыл бұрын
Zhp ani tageero aya ku ahy hada wx kabaray ĺike ii saar
@axmedibraahim2825
@axmedibraahim2825 3 жыл бұрын
Of course bro tnx a lot
@aminahahmett189
@aminahahmett189 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllky mcn keep going
@cabdiraxmancaliadan3323
@cabdiraxmancaliadan3323 10 ай бұрын
From tiktok legend 🙌
@zuuzaanmacalin5729
@zuuzaanmacalin5729 2 жыл бұрын
From tiktok dee akhii
@seyga_dollar2466
@seyga_dollar2466 3 жыл бұрын
From tiktok is muujiya
@ayanabdiladif2189
@ayanabdiladif2189 2 жыл бұрын
Form tik tok keep going hn thanks
@sungul6877
@sungul6877 3 жыл бұрын
Asc walalkey wan wareray bal ii caawi waxan oo dhan inta ku xiirtay ayaa hadi leyso waco marka so galo unba miss call ugu imana telka maxa qalad Gb waba wax walan
@kiinabbas3816
@kiinabbas3816 3 жыл бұрын
jizakallahu kheyr wllkey shalay aaba arkaye meshan mana aqan lkn manta ada ifaahfaahiye shukran abwe
@sadaamfashion1394
@sadaamfashion1394 2 жыл бұрын
Casey from tiktok
@idirisnuur4016
@idirisnuur4016 3 жыл бұрын
First comment ⛓⛓
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Wllkay sida state lo dhereyo noso geli wax ka badan 30minit
@ahlaamqueen2687
@ahlaamqueen2687 3 жыл бұрын
Wll waad mahadsanthy lkn marka iska xidho fariiima ha la iiso diro ima soo garayaan saas miyaaa labada u sareeya iska xiray
@queensucaad4743
@queensucaad4743 3 жыл бұрын
Status side lo qariya inaad daawatay qofka Status kisa mida kale inaad qadka .mar hore kuugu danbaysay video nogaso samee aboowe thank you so much ♥
@sooyaabdilahi
@sooyaabdilahi 3 жыл бұрын
1 hide view status 2 freeze last seen Labadaa meelood ee magacaas leh ayaa kaa qarinaysa wllo furo
@hibosead
@hibosead 7 ай бұрын
​@@sooyaabdilahiwaxad i Sheegta hadad taqano whatsap busineska fariinta qofka inad eegtay lo qariya
@husnicarif7606
@husnicarif7606 2 жыл бұрын
Mahadsanid in-badan Adaan ooga faa'idey, Hal ciladaa jirta, lama arkayo dadka iney online yihiin iyo in kale
@osmanibrahim5068
@osmanibrahim5068 3 жыл бұрын
Yes I'm from TikTok Thanks 👍
@rodayusuf3062
@rodayusuf3062 3 жыл бұрын
Maansha allah waan kaa faa iisnay noosoobadi casharada wll
@zeynuuyuusuf4978
@zeynuuyuusuf4978 2 жыл бұрын
Apowe ayfoon wataaa sideen ugu sameystaa wana u bahanhy di dhaqsi igi soo jwb wlll mcn wladhada cml ah
@fadumasaid1580
@fadumasaid1580 2 жыл бұрын
Thanks walalkey from tiktok ☺️❤️🥹
@belacabdiabuukar5061
@belacabdiabuukar5061 3 жыл бұрын
Yes form tiktok ahy wll
@xamseiid8047
@xamseiid8047 3 жыл бұрын
Zxp waad mahad santahy tan you farmach zxp horu mar ayaan ku rajaynayaa
@ibraproduction2786
@ibraproduction2786 3 жыл бұрын
M.a haa macalin meesha ka imaanay
@user-ri9yj8wt7d
@user-ri9yj8wt7d 5 ай бұрын
Tnk sxb qaali
@zaamicadechannel611
@zaamicadechannel611 2 жыл бұрын
MshlH wllakey Waxan Rapa inaad soo sameyso Sawirka isaran Wths apka seex Hal Rux utusi akaraaaaa
@haykalraygal6070
@haykalraygal6070 3 жыл бұрын
FROM TIKTOK😂
@abdiwalimohamed5350
@abdiwalimohamed5350 2 жыл бұрын
Sxb fiiri whatsapka qof markaan qoraal uqora ma udhacaaya online ma tihid ayuueeyahy online ayaana ahay eee vedio iiga soodiyaari waa codsi
@abshirmohamed2088
@abshirmohamed2088 3 жыл бұрын
Walal cabey hal video naagusoo samey sida iPhone nada loogu soo degsado GBwhatsupp thnks
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 2 жыл бұрын
Wll waxaan ku waydiin lahaa suaal taaso ah marka aad iska xidho second tick wuu kaaga digagayaa oo wuxuu ku odhanaa mode wuxuu khatar ku yahay massege yada laguuso dirayo. Waa maxay sababta uu adiga kuugusoo diri waayey igasoo jawaab wll qli
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 2 жыл бұрын
Thnks wll
@alibariire5235
@alibariire5235 Жыл бұрын
Bro keep going
@farduusmohamed2179
@farduusmohamed2179 2 жыл бұрын
Asc wllo waxn ka imi dhanka tikTok ga wl lkn qof iga maqanse uogankara dhaqdhaqa talefonkisa mahadsanid wll
@nasramohammed9545
@nasramohammed9545 3 жыл бұрын
Keep going wall qaali waaan dhawahy wall
@sacdiyammuuse4289
@sacdiyammuuse4289 3 жыл бұрын
Tit tok ayaa ka imty iso dhaweya
@Nana-mt6te
@Nana-mt6te 2 жыл бұрын
Suaal wll plz iso jawab labada whatts app maa isgu miidba labarku misee way wll isojawaba plz
@hanidheman2652
@hanidheman2652 3 жыл бұрын
TikTok Kama Iman inta la kala Jan qaday
@mamiinamcnto244
@mamiinamcnto244 3 жыл бұрын
Wllkay waxaan kaa rawaa A10s Ayaan wataa Gbwhatsapp wuu iididanyahay inuu iiso dago talo isii dear pro
@bashiirbb5445
@bashiirbb5445 3 жыл бұрын
Nio su’al a ku weydiyay jwb mlhn miya? Su’asha aqri kana so jwb mgrty? iPhone 📱 malahan miya jidki a na tuatay
@suleekhaxuseen1930
@suleekhaxuseen1930 2 жыл бұрын
Wllo adigo mahadsan whatsab GB wanlasodagay markan isidhahdo galilanbarka anrabo inaanku isticmalo hadan lasodag bulileyahay ciladumaxay tahay ? Shugran🙏🏻
@cabdiraxmanyare9110
@cabdiraxmanyare9110 2 жыл бұрын
From titok ismuujiya😂🥰
@zsh2214
@zsh2214 2 жыл бұрын
Cabey Maasha Allah Jzk kheyr for your help laakiin always android aa Sahra daa plz iPhone ka sidee looga sameeyaa Sharaxaadan oo kale?
@hodmanibrahim4459
@hodmanibrahim4459 3 жыл бұрын
Wllkay waxaa idhibay payment method ka iphoneka 12 markasta aanwax sodajesto wuxu igeeya dhinaca payment ka plz nogasoo same video adoo mahadsan wll
@cabdimahadmaxamad3587
@cabdimahadmaxamad3587 3 жыл бұрын
Tiktok kama imaaan weligey kula joogay wll cabey keep going
@jiggaboo183
@jiggaboo183 2 жыл бұрын
Haa saxiix waxan ka imaday tiktok gaga
@kowsarclaahi9332
@kowsarclaahi9332 Жыл бұрын
abowe Ani saan igayahy manarabo sidee ubadali karaa plz 🙏 isojawab wll mcn
@bashirhaji3777
@bashirhaji3777 3 жыл бұрын
aniga iphone haysa. mana isticmaalo whatsapp GB mahaaysto sidee whatsaapka caadi lagu sameyn karaa
SIFUDUD KU OGOW NUMBERKADA  WAXA LAGU SAVE GAREYAY
6:26
ISMAIL'S PROGRAM
Рет қаралды 79 М.
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 59 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 31 МЛН
Sidee loo helaa Whatsapp status daawasho badan🙄
9:12
Jeego media
Рет қаралды 86 М.
WHATSAPP QOF KALE SIDEE ULA SOCAN KARTAA
4:38
Cabey Hassan
Рет қаралды 198 М.
8-DAN FARSAMO KU ISTICMAAL WHATSAPP-KAAGA😱🤩
6:26
Muraadso
Рет қаралды 60 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 98 М.
sida fariimaha whatsapp ee ka delete loo soo ceshado
2:21
kaydiye maal
Рет қаралды 36 М.
GB WHATSAPP SIDEE IPHONE LOOGU SOO DAGSADAA
5:07
Cabey Hassan
Рет қаралды 61 М.
CAPCUT CASHAR-KII 2AAD SIDA MUUQAAL LOOGU HAGAAJIYO
7:20
Cabey Hassan
Рет қаралды 18 М.
5 meel oo aad ka qarsan karto Whatsapp-kaaga.
5:13
iM252
Рет қаралды 867 М.