Sida loo xusho lamaane wanaagsan.

  Рет қаралды 28,765

Xamda Xaaji Oktobar

Xamda Xaaji Oktobar

2 жыл бұрын

Ma tahay guur doon? Baadi goob ma ugu jirtaa qofkii aad noolasha la wadaagi lahayd? Barnaamijkan ayaan uga hadalnay daawasho wacan.

Пікірлер: 223
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 жыл бұрын
Alxmdulilaah lamanaheyga ilahey aya ii dooray sababto ah asiga ayaa talo saartay wuuna iwaafajiyay qeyrka waxa rajena in qof waliba ilahey siiyo qofkiisa owlad bariyal ah oo caafimad qaba Allaha nasiiyo inta heesatana Allaha ubarakeyo
@sweetness2213
@sweetness2213 2 жыл бұрын
Masha Allah role model wanagsan ayad u tihid bulshada. Ilaahay hays ku kii barakeeyo
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 жыл бұрын
Mashalaah alaha idin xafido dadka wanagsan ee wax laga faido badana lama arko mashqulkoda badan, nagu so dhaqsada weekgi hal muqal noso galiya hade macqultahay insha allah
@hanoush101
@hanoush101 2 жыл бұрын
Mashallah best couple ever walaha i love you guys for the sake of Allah...thank you for your advices Mashallah🥺❤🙏
@umuahmedamiin6823
@umuahmedamiin6823 2 жыл бұрын
Halkan Waxaan ka salaamayaa foosiya xaaji oktoobar Walashay oon jecelahay weeye Mashallaa Reer Nasirna Salaan sharaf baan idin leeyahay Mashallaa Alla ha idin xifdiyo 👏👏👏❤😍✅
@abdirazakfaarah3594
@abdirazakfaarah3594 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin Xamda iyo Naasir wa brnaamij faido Leh.
@fariid8
@fariid8 2 жыл бұрын
Masha Allh shiiqa iyo shiiqadiisa aad baad iskugu nuureysan Allah idin barakeyo 🥰
@geedi1132
@geedi1132 2 жыл бұрын
guulaysta qoys somaliyeed muslimna ah oo qurux badan baadtihiine alle ha idin barakeeyo
@iissa7685
@iissa7685 2 жыл бұрын
Asc...I am enjoying this. Mansha Allah. Viva from Togdheer, gobolka Raga.
@warish9081
@warish9081 2 жыл бұрын
Mashaa allaah hamda qurux iyo walaalkeey nasir aad ban idiin salaamay illaahay haydin xafido inshaa allaah 😘😘😘
@umumiskiinchannel9389
@umumiskiinchannel9389 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah gabadh caqli badan ayu Alle kugu daray calaf Allow gabdhahena ka yel kuwa sidaas wax u cabira,Allah isu kin barakeyo isku gabooba samirkinana Allah xoojiyo xamda caqliga Allah ku siyadiyo dumaashi Masha Allah
@asadawed1151
@asadawed1151 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah walaashay Hamda haji October iyo dumaashigay Nasir Cafceed ilaahay qoys wacan habalyo teer mustaqbal wanaagsan Mashallah
@sadiaali3464
@sadiaali3464 2 жыл бұрын
Maasha allah lamaane wanaagsan oo nasiib badan
@rodaadam3498
@rodaadam3498 2 жыл бұрын
Maasha allah allahuma baarik
@zuhuraabukar584
@zuhuraabukar584 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 жыл бұрын
Maasha alaahu maasha alaahu maasha alaahu labadiinaba aadbaan idiin jeclahay mida kalo heybadu iyo aqligu Waa mid ilaah kuu hadiyeeyo ee leeyskama. Reedin karo ee ilaah ku shugriya Naasir cadceed iyo marwo dumar xamda xaaji oktoobar alaha idin xafdiyo aaaamiiin aaaamiiin yaarabi iisoo duceeya duriyada inuu sidii a ilaah iiga dhigo idinkana il jini iyo mid insi idinka xijaabo hooyo soomaali Ascww
@laylaciise4010
@laylaciise4010 2 жыл бұрын
Masha allah wax badan baan ka faiday , shukran
@ubah_cx
@ubah_cx 2 жыл бұрын
Wallo hore socode masha allah from Birmingham
@sadiahirsi3250
@sadiahirsi3250 2 жыл бұрын
Mahadsanidiiin💯❤
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 2 жыл бұрын
Mansha ALLAH waa topic wax laga koraysanayo aniga iyo xaajigeeya aya shaah uu karsanay lamana ku wad dawanay su.aalo badan waan is weydin oo xasuuso hore nala galay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Masha allah allah haydin barakeeyo
@shamsaali3764
@shamsaali3764 2 жыл бұрын
Maa shaaAllah Baraka Allahu fiikum
@shamsaali3764
@shamsaali3764 2 жыл бұрын
Alle dartiis baan idin jeclahay Xamda hadalkeeda waan jeclahay shaydaanka iska naar kkkkkkkkk😂
@anisamohamed6019
@anisamohamed6019 2 жыл бұрын
😂😂😂 jaw jaw wa iga qosliseen wlh my Family alha idin xafido❤ Dhira galintiina Adban uga hely m.a🙏🥰
@SG-wk3is
@SG-wk3is 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah Allahuma bariik lamana qurux badan Alle farxada Alle ha idiin siyaadiyo Aamiiin yaa Allah 🤲🏾😊👍❤️
@hothen777
@hothen777 2 жыл бұрын
Mashallaah qoys qurux badan ayaa tihiin ilahay haydin barakeyo xamada meelo badan ayaan iska yara matalna sida dokha iyo waxa maskaxda uu qofku ku haysto ilahay hamigayga hay rumeyo amiin I dhaha ❤❤❤❤❤❤✌👏
@malyuunfaarax5869
@malyuunfaarax5869 2 жыл бұрын
Mashaa allah illahy haydin barakeeyo xamdi iyo cabdinasir
@zumayazuuzu4557
@zumayazuuzu4557 2 жыл бұрын
Msha.allh dumashidey Hamda iyo wllky Naasir isku waara Taladiina waan qaatay insha.allh Alle ha isiiyo sey wanaagsan
@fadumokheyrat8741
@fadumokheyrat8741 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahy haidin barakeyo
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 2 жыл бұрын
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
@mayamedmoussamaya4010
@mayamedmoussamaya4010 2 жыл бұрын
MashAAllah tabarakAllh waa mas'uuliyadii oo couple ah, wa couple ixtiraam, wanaag, diin, farxaad iyo hab dhaqan wanaagu ay ka muqaato....etc. run ahaanti wan lamanee ku dayasho mudan Eebe ha idin xifdiyo wan idin jecelahay 4 the sake of Allah
@leylaguure329
@leylaguure329 2 жыл бұрын
Masha allah alle hayni barakeeyo saas isugu farax sanaada weligiin
@Roda511
@Roda511 2 жыл бұрын
M.A Allah ha idin barakeeyo xamda iyo naasir
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Mansha allah hambalyo lamaane qurux badan
@sameratime7149
@sameratime7149 2 жыл бұрын
Mshallah ilaahey ha idin barakeeyo
@farxiyomahamed5773
@farxiyomahamed5773 2 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay ha isku kiin barakeeyo 💙💙💙
@fardousadan9298
@fardousadan9298 2 жыл бұрын
Maasha Allah family qurux iyo diin iyo ďaganaan ku dheehantey lamaanaha sidey ila tahey si kastood qof fiican u raadineysid hadana calaf ayaa jira ilaahey ha idin xifdiyo
@mukhtarsaleban90
@mukhtarsaleban90 2 жыл бұрын
Dumarka ta ugu wanagsan ee aad xulan karta waa gabadha ku dhahda ha i daarin ana kuma daaree Runtii xaaskayga sidasi ah waligayna waxba iskugumanu iman
@XamdaXaajiOktobar
@XamdaXaajiOktobar 2 жыл бұрын
Maashallaah ilaahay ha isku kiin barakeeyo.
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 2 жыл бұрын
Masha allaah tabarallaah
@koos1302
@koos1302 2 жыл бұрын
Masha allah
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 2 жыл бұрын
Masha allaah allaha idin xafido
@aaminokaltun4440
@aaminokaltun4440 2 жыл бұрын
Masha allh alle haydin barakeeyo xamda iyo Naasir ubad kana alle haydin xifdiyo
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 2 жыл бұрын
Masha allaah guulaysta walalayaal
@umalkhyr1507
@umalkhyr1507 2 жыл бұрын
Mshaa allah alle haydin barakeeyo lamaane qali ah xamda and Nasir
@hodanganje7053
@hodanganje7053 2 жыл бұрын
Masha Allah ale ha idin barkeyo anigan wan heysta qof wangsan ale ha idayo inta an heysan ale ha siyo
@amuunosman2434
@amuunosman2434 2 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah family qurux badan alle ha idin xafiido barakooba ❤❤🥰
@fihiimacumar6989
@fihiimacumar6989 Жыл бұрын
Aad baan idiin taageera lamaane sharaf leh boqorad Xamda iyo saygeeda mansha alah🎉❤
@fatimabinsayid1323
@fatimabinsayid1323 2 жыл бұрын
Mansha allah ❤️❤️
@yaasmiinali4169
@yaasmiinali4169 2 жыл бұрын
Mansha allah ilahay haysku kiin barakeyo
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 2 жыл бұрын
Manshallh lamane and tagero xamda and nasir 🙏🙏❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@nimcooslo1459
@nimcooslo1459 2 жыл бұрын
Deeqsinimada waa attractive hadii la waayana farxaada ayaa yaraaneeso hadalka wanaagsan waa sadaqo af xumada ma waanagsan thanks my family ❤️
@siciidaxasan4401
@siciidaxasan4401 2 жыл бұрын
Masha allah alle ha isku kiindaayo hamda iyo naasir farxad ku waara
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Maansh allah tabarakallah
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Mahadsanidin family 👪 ❤
@nuuneycabdullahiyare5270
@nuuneycabdullahiyare5270 2 жыл бұрын
Maasha allah❤️❤️❤️❤️❤️💯🙏
@beerlulainaaabdi1731
@beerlulainaaabdi1731 2 жыл бұрын
Masha allaah qeybo badan inoo so sameeya arimaha familka aad baa logu baahan yahay Xamda❤️ Naasir❤️
@fadumoali8999
@fadumoali8999 2 жыл бұрын
Mash Allah walashay iyo walaal ka alle hayidin xafido aduun iyo akhriba
@waris674
@waris674 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰
@Khadro8796
@Khadro8796 2 жыл бұрын
Masha allah family qurux badan illaahey ha idin xafido
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 2 жыл бұрын
Naasir markaa arko waxa wajigisa iiga dhex muuqda qanacsanaan jaceyl iyo naxariis uu xamda u haayo ilahey ha barakeyo lamaane walba oo nolosha isku darsady is aaminay isku kalsoonaada inta hesan Allaha siiyo anaga heesanana Allaha noo barakeeyo
@Yasmin00882
@Yasmin00882 2 жыл бұрын
Mansha alha isku wara
@gogosoufi6731
@gogosoufi6731 2 жыл бұрын
Mzha allah✌
@kaltuuncali6513
@kaltuuncali6513 2 жыл бұрын
Maansha alllh qodob mihiima weeye jasaaka allh lamaanaha ugu akhlaaqda fiican ❤
@XamdaXaajiOktobar
@XamdaXaajiOktobar 2 жыл бұрын
Mahadsanid, walaal
@roodajamac2521
@roodajamac2521 2 жыл бұрын
Mansha allah
@madiinaaliabdi3658
@madiinaaliabdi3658 2 жыл бұрын
Xamday abyo ino soo badiya
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 2 жыл бұрын
Xamda iyo cadced wad mahadsantihiin😍😍😍😍😍
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waxaa tihiin dad ku dayasho mudan Allah idiin dhowro cadowgiina Allah qabto hore usoco kuwii isku waara Allah idiinka dhigo Allahuma Aameen
@Asli256
@Asli256 2 жыл бұрын
hamday wad qurux badatay mnsha allah wllo wad yar naaxday umushi ka dib☺️illahy ha idiin barakeeyo qoska wan idin jecelahy waliba adiga hamday xajigagunq waa qof ad is fahamteen allhuma barik taqwa yarna alle ha ka dhigo tii walidka ficane dhalay ku dayata oo anfacda from hargeisa wllo
@redroses4071
@redroses4071 2 жыл бұрын
Barnamij iyo badh buu ah 🥰🥰🥰🥰
@fatimaaden5278
@fatimaaden5278 2 жыл бұрын
M.a..lamanahan...wan firiyaa iney waxsodigaan allah ha idin barakeyo
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
Mash.alh my family farxda alh haidn siyaadiyo waa ku mahdsantihiin sida wanaaga iyo dagaanta leh noku sheekeyseen💥💥💥💞💞💞💞🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤anagane nolol farxd leh iyo lamaano wngsn inuu allh nawaafajiyo noo so duceeyo hamda and dum nasir🙏🙏🙏
@ayaanmowlid3969
@ayaanmowlid3969 2 жыл бұрын
Masha allah family aan jecelhy alle ha idiin xifdiyo if iyo aakhiraba
@asiyaraygalmashaallah6026
@asiyaraygalmashaallah6026 2 жыл бұрын
Masha Allah may family
@halimaahmed9660
@halimaahmed9660 2 жыл бұрын
Masha allaah sida laysu xusho wa idiinookale waayo gur wagayaan lamaanaha wanaagsan waalabadiina waxii isdoonayaa hayduku daydeen loloshu waa isfahan hadalkii ookoban laba macalin baadtihiin dadka wiigiiba labagoor usoogala casharada isfahanka usharaxa wadsalamantihiin❤️💖😍💋🌹👍
@farduussiciid6932
@farduussiciid6932 2 жыл бұрын
Mansha allh
@safiyoisse947
@safiyoisse947 2 жыл бұрын
Mash aallah
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
Eebe ha idin karaameeyo xamda naasir ❤🙌
@khadramahamed482
@khadramahamed482 2 жыл бұрын
Asc masha allah keep going team hargeisa soomaaliland
@fatxisheekhburaale3858
@fatxisheekhburaale3858 2 жыл бұрын
Wcs walalataal,aad baan oga faiidney,waad mahadsantiin,balse xamdaay codkiina wuu yara hooseeyaa bal xal keena ,dhanka cod gudbiyaha
@sunduscabdilaahi6837
@sunduscabdilaahi6837 2 жыл бұрын
Mansha Allaàaah tabaaraka waan ka helay barmishkiina ka qoskanah Soo waan sugaynaa inshallah
@najmocabdi4816
@najmocabdi4816 2 жыл бұрын
Alle.ha idiin xafido familka quruuxon
@ashomire4492
@ashomire4492 2 жыл бұрын
Masha alllh❤️❤️❤️❤️❤️
@xubisamatar7527
@xubisamatar7527 2 жыл бұрын
Mssh allh
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 2 жыл бұрын
Walashay gabadheeday wan kusalaamay
@xaliimosalaan3181
@xaliimosalaan3181 2 жыл бұрын
Masha allh family qurux badan
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 жыл бұрын
Wcs masha allaah lamanah saalan saare ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Isku waara idam ale 💖❣️💕🌷💞🌺🌺🌹🥰🎄
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 2 жыл бұрын
Mashaa allah waxaad tihin Qoys kudayasho mudan aad baad umadsantihiin A/nasir & Hamda ❤️❤️❤️💕🙏
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Masha allh best couple lamanane aan Tagero ayaa thy keep going
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 2 жыл бұрын
Guuleysta allah idin dhowro
@boqorexaashi4873
@boqorexaashi4873 2 жыл бұрын
Mashallh family
@farduusmuuse2498
@farduusmuuse2498 2 жыл бұрын
Jaskalaa xamda iyo Nasir. ♥️
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haidinxafido
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 2 жыл бұрын
Marki ugu honesty een xamaday imaado bartada
@hothanabdi0114
@hothanabdi0114 2 жыл бұрын
Xamda xaaji actober noogu xigsii umusha wlo thnk
@xafsaxirsi4160
@xafsaxirsi4160 2 жыл бұрын
Mashalh 🥰🥰🥰
@ifrahmohamed9333
@ifrahmohamed9333 2 жыл бұрын
Maanta idinkusoo biirey aadna waxaa uga helay deganaanta iyo xasiloonida familygan ka muuqata mansha allh mansha allh 😘
@sundusomar1960
@sundusomar1960 2 жыл бұрын
M.a best couple allha hyskukin barakeeyo
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH 2 жыл бұрын
Mansh Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@wacdiiyow
@wacdiiyow 2 жыл бұрын
Waan idin ku faanaa , lamaane aad kudayasho u mudan baad tihiin walaalayaal guulaysta
@maryammohamedmohamud8079
@maryammohamedmohamud8079 2 жыл бұрын
wall ii soo duceeye arin baa leeyahy murada
dhibaatada aan kala kulmay google-ka
25:25
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 39 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 18 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 64 МЛН
Vlog-ga maanta: Maxaad ka aaminsantahay talaalka caruurta. (MMR)
19:14
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 33 М.
nolosha dalka Switzerland 🇨🇭 part 5 su aalo iyo jawabo
24:56
HANNAH'S CHANNEL
Рет қаралды 195
Beerta xayawaanka Safari park Vlog
13:36
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 10 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 42 МЛН