Vlog-ga maanta: Maxaad ka aaminsantahay talaalka caruurta. (MMR)

  Рет қаралды 33,068

Xamda Xaaji Oktobar

Xamda Xaaji Oktobar

2 жыл бұрын

Waa muuqaal aan kaga hadlayno tallaalka caruurta+ sheeko ku saabsan waagii aan yaraa ee miya aan tagay wixii aan kala kulmay.

Пікірлер: 209
@abdifataah4458
@abdifataah4458 2 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الله khayr farabadan kuli Muslim ☪️ &somali ba❤🖐
@jama-ahmed4159
@jama-ahmed4159 2 жыл бұрын
Talaaalka aad baan uga danbeeya Waanan ugu Dadaalaa Caruurtayda❣💯
@hidaya9227
@hidaya9227 2 жыл бұрын
Mash Allah My sister and my brothers I am happy to hear that you're have a little. Gril mash Allah beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 жыл бұрын
Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wll aniga caruurtayda dhamaan way qaateen talaalka sanadka ah wax dhib ah kuma arag Alxamdulillaah allaah Subxaanuhu watacaalaa ha ina xafid dhamaanteen 🤲🏽🤲🏽
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 жыл бұрын
Mashallah allaha idiin barakeeyo.
@yasminmohamed5885
@yasminmohamed5885 2 жыл бұрын
Alaha sowjkaaga kaaga dhigo mid ubadkiisa oo idil korsada maansha allaah
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Masha allah qoys aadvuqurux xabadan xamda iyo naasir allah haydin barakeeyo
@fadumonoor5371
@fadumonoor5371 2 жыл бұрын
Mash allah mash allah mash beautiful family ❤❤❤❤❤❤
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH 2 жыл бұрын
Mansh Allah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@fadumoroble6365
@fadumoroble6365 2 жыл бұрын
Masha allah soo barbaar ban leeyahay Taqwoo
@ridwaanali2076
@ridwaanali2076 2 жыл бұрын
Masha Allah lamano aan dar illahay iskagajeclahay
@Makaftanto
@Makaftanto 2 жыл бұрын
Masha allah
@halimahussein4269
@halimahussein4269 2 жыл бұрын
Mansh Allah congratulations
@iqramohamed5194
@iqramohamed5194 2 жыл бұрын
Mansha allah alle ha idin barkeeyo
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 2 жыл бұрын
Mash allh lamnha qurux bdn
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahay ha idin barakeeyo Amiin
@faisashire7763
@faisashire7763 2 жыл бұрын
Hooyo waaa cajaaib ManshA Allah
@xaliimosalaan3181
@xaliimosalaan3181 2 жыл бұрын
Family qurux badan keep going
@kabarotv8104
@kabarotv8104 2 жыл бұрын
MANSHA ALLAH GOOD FAMILY
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 2 жыл бұрын
Mashallaah Alle haydiin xafido hasoo galin wajigeeda waliga
@hiboabdi1084
@hiboabdi1084 2 жыл бұрын
Mashallh Allha ina barakeyo❤❤❤❤🌹
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Mansha Allah fmligayagii nolada
@hamnamohamed592
@hamnamohamed592 2 жыл бұрын
Masha Allah so cute family 👪 wannidin salaamay indr iyo dumaashi Taqwayarna habo sobarbaar
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 2 жыл бұрын
Mashaallah
@malyunahmed1408
@malyunahmed1408 2 жыл бұрын
masha allah wan idinka mahad celinaya sida wanagsan ee ad uga hadashan talalka anigu hoyo ayan ahay waxan joga somaliya dhaman ciyalka wan talalay somaliyana waxa laqata afar talal dhaman wan wada siyey cudurna kuma arkin hamday carurta talal una dhame talalka marlabad mahad sanidin
@sadiaali3464
@sadiaali3464 2 жыл бұрын
Masha allah famil qurux badan
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 жыл бұрын
Mansha Allah family aanjeclahy alle haisukiindayo farxad kuwaara axbabii❤
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Viva reer bicidyahan mashallah ❤️ my bloody...am proud to be Reer bicidyahan
@halimaahmed9660
@halimaahmed9660 2 жыл бұрын
Xamda inantu maboorsaa kadaaya sidaa xabaara alle ha idiin daayee kuwokale oo khayr qabana boqorku ha idin siiyo 💖❤️💕💋🌹👍
@sadiahassansaman5213
@sadiahassansaman5213 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@munaabdi7360
@munaabdi7360 2 жыл бұрын
Masha alaah nii bara keeyo
@habibajamac9941
@habibajamac9941 6 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@khadragermany9675
@khadragermany9675 2 жыл бұрын
Maashaa allha hanbalyo hooyo mcn so barbar
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 2 жыл бұрын
Great family Guulaysta
@khadramaxamad3186
@khadramaxamad3186 2 жыл бұрын
Masha allaaaah 🥰💞💟♥❤💖
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Masha.Allah xamda cadey iyo xaajigeeda iyo taqwa yariisay Masha.Allah ❤👌💋
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 2 жыл бұрын
Manshallh Beautiful family xamda and dumashi nasir and baby taqwa ale ha idin dhawro 🙏❤️❤️🙏🙏🙏💕💕🙏🙏
@umalkhayromarabdi7082
@umalkhayromarabdi7082 2 жыл бұрын
Mashaallah Mashaallah hanbalyoh family 👪aad uqurux badan ilaahay haysku kiin daayoh
@nimcoabdi2609
@nimcoabdi2609 2 жыл бұрын
Asc xamdi iyo naasir qoys quruxbadan masha allah ha idin barakeeyo walal ana iga so duceeya live idinka sidi allah ducada idinku aqbalay inu ana igu arsaaqo awlaad
@bezani
@bezani 2 жыл бұрын
O my Lord! Do not leave me alone, while You are the best of inheritors. (The dua of Zakariya (A.S.) Surah Al-Anbiya, Ayah 89) رَبِّ لَا تَذَرْنِي فَرْدًا وَأَنتَ خَيْرُ الْوَارِثِينَ Read that dua after every salaah as much inshAllah and may Allah bless you with righteous kids wllo🤲🏻
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 2 жыл бұрын
Allaha kugu arsaaqo awlaad baari ah abyo mcn
@nimcoabdi2609
@nimcoabdi2609 2 жыл бұрын
@@bezani amiin my brother thank u
@maida9959
@maida9959 2 жыл бұрын
Owlaad saalax ah. allah hakugu arsaaqo. Insha allah. aamiin aamiin yaarabi
@Shukri127
@Shukri127 2 жыл бұрын
TAQWA HBR TALAALKA ALAH 'KU SAQIRO.
@munaabdisalan3197
@munaabdisalan3197 2 жыл бұрын
Mansh allah qoys qurux badan ilahay hayni xifdiyo Aniga Waan siyay ilmahayga alxamdulilah wax dhib ah ma arkin sanad kadib siiya MMR waa muhim talalka waa nasiib ilahay sharkiisa inama tuso aameen
@umucabdisalan2357
@umucabdisalan2357 2 жыл бұрын
Wll halka sano maa la siiyaa mmr
@awoqali4151
@awoqali4151 2 жыл бұрын
Anigu shaley ayan soo Siyey alx wax dhiba kuma arkin inyr oo xumada intana wey isheegtey nursetu
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah hadin xafido baby
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ family 👪
@Had1a__
@Had1a__ 2 жыл бұрын
Taiwan yare HBR good luck
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 2 жыл бұрын
Mash Allah Hooyo fcn guul
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah waxaa tihiin famil aad u wanaagsan ku dasho mudan talaalka MMR dadka wey ka cabsadaan cudur ilmaha u keenaa ayeey yiraahdaan aniga Allah ayaan talo saartay dhibna kuma arag runtii alxamdulilaah sidaa ayaan kugula talin lahaa
@umukahindaggen3398
@umukahindaggen3398 2 жыл бұрын
Allaah swtha inii biiriyo saalixadna ha iniiga dhigo
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Masha allaaah
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah
@Gaanimedia273
@Gaanimedia273 2 жыл бұрын
Barakooba idan alle
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 2 жыл бұрын
Mash allh ilaahay hidindaayo
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 2 жыл бұрын
Maashaa allaah gabadha ka illaasha inaad dadka tustaan talaalkana kadaaya
@queenmj8688
@queenmj8688 2 жыл бұрын
Asc xamda iyo nasir taqwa yar ma qabo inaad tustan alle ha idin xafido🥰
@aminaabdi6818
@aminaabdi6818 2 жыл бұрын
masha Allah abaayo ❣
@sadiyadahir3958
@sadiyadahir3958 2 жыл бұрын
Woow naasir ileen reer mudug buu ahaa hambalyo wll
@abdulahiyussuf8936
@abdulahiyussuf8936 2 жыл бұрын
Mansha allh
@fadumommohamed9454
@fadumommohamed9454 2 жыл бұрын
Laxamulilah hadi aad Owlaad alla idi❤🇸🇴👈n siiyey👪💑🧑‍🤝‍🧑👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👦‍👦 qaarkaloo duceeysan allaha idin siiyo
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*Cawa Waa Habeen Jimca*🔮 *Insha Allah* *👉 IXasuusi Aan ku Xasusiisay Khyrka* *☝Allah Drtis* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *❣❣❣ اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد* *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥* *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa & Islaaaaxa Umada Muslimiinta & Walalaha Cafi*✍📖 🌟 *👉 Ku Sallinta Nabiga💖 C.S.W💖 Waxay ka mida tahy🌷🌴* 👉♦️ *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga badan uuguna* 👉♦️ *Qiima badan loona Baahany* 👉♦️ *Qofka Muslimaka ah inuu* 👉♦️ *Badasado kuna dadaalo* 👉♦️ *Inshllh Ka Faaidaysi Wacan* ❣❣❣ *Wllfilh Khyrka Jcl* *Baarkallahfikum* 📝☕
@habonqurux7490
@habonqurux7490 2 жыл бұрын
Labadan qof masha alllh waxay tusaale fiican u yihiiiin sida laba qof oo kla qabiila nolosha iskula fahmi karan farxi karan ❤️🌹🤍 masha allllh my dadkygii quruxda badna 🥰🥰🌹
@xamdisalaad3308
@xamdisalaad3308 2 жыл бұрын
Masha allh xamdi io xajigeda so dhawada
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 Жыл бұрын
Toppers
@mohamedmahadmuuse7815
@mohamedmahadmuuse7815 2 жыл бұрын
Ilahay ha inii daayo
@amalsuldaan7305
@amalsuldaan7305 2 жыл бұрын
Manshallh
@user-pg8jx3dg9z
@user-pg8jx3dg9z 2 жыл бұрын
Alxm Ainga inta ilmaha ijoga dhaman waan siyay Allah waxaba Igama yelin alxm Canada 🇨🇦 ku nolahay halkana ku dhalay
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 жыл бұрын
Talaalka waa caadi abaayo e ha qaadado taqawa.
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Wiilasha waan talaalay inkastoo aan dib u dhigay talaalkooda. Gabadhana qaar ayaan talaalay qaarna wali ma talaalin waliba MMR waana sadex jidh.
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 жыл бұрын
Wcs masha allah waxan idin rajenay kuwo baadan oo dinata barata yaarbi
@inaamohmed8189
@inaamohmed8189 2 жыл бұрын
Mach allh mmr,/ (Measles mumps rubella) fist dose around 9-15 months Second 15,mths-6 yrs waxa u ka illiy inta xanun e laga muday wana wacnthy in important mamoyinku ogyihin u u leyahy ubadkoda
@biyaayo
@biyaayo 2 жыл бұрын
Welcome galkio🇸🇱❤️
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 2 жыл бұрын
U daaya taqwa waa magac fiican maasha allaah anigaba magaceyga waa taqwa 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Hamda gabar aan Tagero ayaa ayaa thy keep going sister lkn Mar walbo video noso gali pls
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 2 жыл бұрын
Allah idin dhowro
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 2 жыл бұрын
Alle ha daayo taqwa yarey 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah, ilaahay ha idiin xafido ilmaha insha allaah. Vaccineka very important waaye waa sax, but vitamins kana waa very important also. Baby ga banaanka gee especially in the morning (every day) si ay qoraxda u qaadato. Hooyadana haddii aad breast milk siinayso i would recommend to take your vitamins ( prenatal or vitamin d and a) just opinion I am not a doctor or specialist thanks.
@dekomohamed9139
@dekomohamed9139 2 жыл бұрын
farxada Allah idiin siyadsho
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
asc nasir iyo hamdi hana tusinina taqwa markay weynaato ban arkaynaa insha allah
@kri4412
@kri4412 2 жыл бұрын
Manshaa alaah habarbaariyo inanta aan waxwalba u ahay ilaahayoow kadhig taqwo mid idin anfacda alaahna caabuda
@kri4412
@kri4412 2 жыл бұрын
Ayeeyday cibaado tarab xirsi faarax unaxariiso raxmatan waasaca
@kri4412
@kri4412 2 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 2 жыл бұрын
Dumaashideen🥰
@dahirnoor4202
@dahirnoor4202 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Allah bless your beautiful family amin yaa Allah
@abdirahmanahmedabdi3919
@abdirahmanahmedabdi3919 Жыл бұрын
Eedo waan idinsalaamay adiga iyo xamda waa nadiifo yaxye ashkir
@abdirahmanahmedabdi3919
@abdirahmanahmedabdi3919 Жыл бұрын
Waxaankaloo salaamayaa inanta aan ayeeyada u ahay taqwa
@habibajamac9941
@habibajamac9941 6 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@sanaomar7789
@sanaomar7789 2 жыл бұрын
Casimadii Taalo Buur😂😂😂❤️❤️❤️
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 жыл бұрын
Taqwa magaca fiican
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Masha allah aniga waa talaalay wax dhib Kuma arkin
@maida9959
@maida9959 2 жыл бұрын
Haku durin MMR cunug sanad ka yar insha allah
@khadra.mohamed6739
@khadra.mohamed6739 Жыл бұрын
sanad wala duri kara soma abayo
@amal7302
@amal7302 2 жыл бұрын
Mmr ka ilaa sadex jirka ha talaalina aniga saas aan sameeyay alxamdulilaah
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Msh allaH naasirow xaraabaadaa ka dharagty alle haydin xafido kkkkkkkkkk Xamda waaba qosol miidhan
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh sarmaanta adhiga waa cunaaa
@ubah_cx
@ubah_cx 2 жыл бұрын
Masha allah wallo wasn't idintagare from Birmingham
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
👨‍👩‍👧❤
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 2 жыл бұрын
Hooyo waa qaali wataas kursigii hore isga dag ee kii dambe tgty
@hothanabdi0114
@hothanabdi0114 2 жыл бұрын
Waa markaan dhashay
@hiboaadan7739
@hiboaadan7739 2 жыл бұрын
I used love love bariiscad with caano shah kkkkkk
@simanmohamed3343
@simanmohamed3343 2 жыл бұрын
Xamdiyeey waadnaga soo daahdaa nooso dag dag wakuu xiisayee video yada nanacsii ani maba nacaayiyee
@zamirajamaofficial929
@zamirajamaofficial929 2 жыл бұрын
Wn idin salamey my family wlashay xamdi,seedi nasir iyo inantan h.yarka u ahayba fikir ahaan teyda MMR wuu u fiican yhy caruurta wllo lkn ilaa 18month-24month markey taqwa gaadho siiya insha allah
@nasraabdilahi7564
@nasraabdilahi7564 2 жыл бұрын
Kkk nolaada
@najmaabdullahi9255
@najmaabdullahi9255 2 жыл бұрын
MMR ha iska siin abayo just wait then markii ay 2year amaa 3 year gaadho sii waa facts research bdn kusamee i did it wlhy there is plenty of evidence so kadaahi
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Asc waxan idiinka faiidatnaya shanbooyada qaaliga ah waxa kubadan kiimikada lagu daro waxad arkaysaan dumarka aduunka jooga in ay timuu kadateen tima beena kuwada xidhan. Waxan idiin fa iidaynaya shanbooga cheap ka ah isticmaala sida £1 shampoo ga qiimihisu yahsy isticmaala .somali warka ma maqashan
@Sumayo987
@Sumayo987 2 жыл бұрын
Isku waara
@fadumoali8999
@fadumoali8999 2 жыл бұрын
Asc xamda anga 5caruur ah dhamaantoodo way qaateen ilahay latalosaaro waxaa jirta wadankii hore ee aan deganaa iyo uk waykala talaal badan yihiin wadankan ayaa talaalo badan halkan markan imi afar iyo sadex irbadoodo baa lagu muday istiqaaro tuko inta aanada balanta qabsan kadib haday Shar utahay waad ka walaaci
@lulahmed7756
@lulahmed7756 2 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo habo soo barbaar amiin
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 2 жыл бұрын
Asc abaayo aniga cunug baan kudhalay wadamadaan kuwakalena kenyaan kudhalay kuwaan kenyo kudhalay talaal way qaadan jireen wax dhib ahna kuma arag mid kaan halkaan kudhalay hadalada qaar baa ku adag waA carab kaje ma amar ilaahay baa mise waa talaalka alaahu aclam
Sida loo xusho lamaane wanaagsan.
32:28
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 28 М.
Muhimada Talaalka Caruurta- Dr farah Bede
10:39
Universal TV
Рет қаралды 2,4 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,4 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 64 МЛН
Vlog London  iyo sheeko qosol ah🥰
11:40
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 29 М.
Shampoo kaa kaxaynaya jajabka iyo daadashada  timaha.
10:49
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 30 М.
Beerta xayawaanka Safari park Vlog
13:36
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 10 М.
SHEEKH MUSTAFE OO SILAYAAB LEH USHARXEY TALAALKA
2:18
SAAD SUUBAN
Рет қаралды 2,6 М.
JADWALKA TALAALKA CARUURTA IYO HOOYADA
13:35
Dr. Mane
Рет қаралды 34 М.
Talaalka caruurta|child immunization |qaybtii labaad.
6:28
Yasma Ali
Рет қаралды 1,9 М.
dhibaatada aan kala kulmay google-ka
25:25
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 39 М.
Dr Farah Iyo Talaalka MMR
6:03
Somali cable
Рет қаралды 1,3 М.