SIDA LOOGA FAA'IDEYSTO TELEEFOONKA! l Furahaaga Guusha I FIKRAD #22

  Рет қаралды 58,116

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

4 жыл бұрын

#Ayub_Sakiin
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 400
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 4 жыл бұрын
Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..waxaan idin rajaynaa in aad wacantihiin. Nala wadaaga Ra'yigiina.Haddii aad ka heshid muuqaalkana ha hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale si ay uga faa'ideystaan. Sidoo kale nagala socda Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: ayubyusufsakiin Halkan ku dhufo si aad Channelka KZfaq-keena ugu xirnaatid: kzfaq.info/love/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg Mahadsanidiin!
@ayaanaxmed1430
@ayaanaxmed1430 4 жыл бұрын
Wcs ayuub wll waxa kaso hadasha dadka jamacadaha dhameyay iyo waxa la gudboon
@mohometahmetsolo5253
@mohometahmetsolo5253 4 жыл бұрын
Masha alllah
@ahmednur578
@ahmednur578 4 жыл бұрын
Masha allah ustaad wax badan ayaan kaafahmay ra'yigaaga mahadsanid Ayuub yusuf sakiin
@xamdiahmed8138
@xamdiahmed8138 4 жыл бұрын
Wcs mahdsanid ayuub runtii talooyin badan kaa faiday shugran in badan
@fartacabdulahi7326
@fartacabdulahi7326 4 жыл бұрын
Wcs Guulayso ustadi
@mohamudm3380
@mohamudm3380 4 жыл бұрын
Halkan waxa isugu imaada dhalinyarda badali donta dalka somalia 🇸🇴 inshallah. Much love &peace to y’all
@Apdalla78
@Apdalla78 4 жыл бұрын
Zxp aniga aadban kugu duceeya markaan wx kaa Faa ido aad ban kugu mahad celinayaa mudane dhaman dad ila midkaa wan salamaya🤝❤👈
@bintumohamed249
@bintumohamed249 4 жыл бұрын
Friendskana waxan ugu darayaa subxanallah alxamdulilah walahu akbar allahuma sali cala muxamed ha illawina markaa firaaqo hayso
@najmaaweli2030
@najmaaweli2030 4 жыл бұрын
Nlosheyda ninka wax bdn ka badaly ayub❤️ wa mhdnsthy wll
@aminashire1548
@aminashire1548 4 жыл бұрын
Imtixaan baa sabtida galayaaa ee iso duceeya dhamaan qf walba o fariintayda arka khayr bn idin rajayn dhmn😘
@cabdishakurmahdi5119
@cabdishakurmahdi5119 4 жыл бұрын
Allaha kuufududeeyo anigana talaada ayaan galayaa
@maimunsharif165
@maimunsharif165 4 жыл бұрын
Alle ha ku fududeyo Wll
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 4 жыл бұрын
Alle haku fudydiyo wllo sdo kle khyr bn ku rjynyaa
@aminashire1548
@aminashire1548 4 жыл бұрын
Waad mhdzntin dhmntiin walahy ilhy ha ino fududeeyo hawlaha aduun iyo akhiroba inzha allh
@aymanMoha6
@aymanMoha6 4 жыл бұрын
Guuleyso wll
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 4 жыл бұрын
Alla muxuu taleefanka Dan badan iga dhumiyey Ilaahow nooga dhig mid aan ka faaideysano Oo aan danteena uga shaqeyno Commentigan waxaan soo bixinayaa anoo wali daawan video ga Justa cinwaanka ayaa i qanciyey shukran wll ayuub😍
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Maskax macaan baad leedahay
@Abdirizakmx
@Abdirizakmx 4 жыл бұрын
Muqalkaada waan ladagay markaste oo aan damco inaan wax aan faaiido lahayn kuqabto talefonka Muqalkan Ayan dhagaysanaa si aan uga faa,iidaysto thanks you master ayuub
@alibulle7612
@alibulle7612 4 жыл бұрын
Runtii the best somali channel waa midkaada aad baana kuugu taxanahay keep going bro 🙏🙏🙏
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 4 жыл бұрын
Khayr allaha kusiiyo Ustaad yuusuf sakiin Waxaan daremaya shantii sano udanbese inan waqtigega ku lumiyey talefan iyo maalaa yacni in sha alah hada kadib waxaan rabaa inan is daba qabto wixi tagay wee idhaafen Qorshahana waan raaci donaa in sha alah Alle waxaan weedisanaya sugnaasho Xaqqa ku sugnaano جزاك الله خيرا أستاذى
@ustadhsalahdin5619
@ustadhsalahdin5619 4 жыл бұрын
My mentor Ayub yussuf sakin. Mashalah. Watching from Kenya
@anisadhageey9651
@anisadhageey9651 4 жыл бұрын
Jazakallah ustad wa runta wlhi baahidena ina ogtahaba la mooda thank you 🙏🏻
@qadriinachannel7631
@qadriinachannel7631 4 жыл бұрын
JazakallaaH Ayub Yusuf Sakiin👍
@user-oc1ds2gv2l
@user-oc1ds2gv2l 4 жыл бұрын
Waaaw caawy anaa huhoreeyo like me
@abdishakurccc3487
@abdishakurccc3487 4 жыл бұрын
Wax grd weyn ayaa thy wllo ayub Shaqadada hory nogu siwd
@halimaahme3612
@halimaahme3612 4 жыл бұрын
Masha allah thanks ustaad an wax badan ka faaiday
@drsdeka3431
@drsdeka3431 4 жыл бұрын
thanks sida wacan aaad talada isii ayub yusuf sakiin in badan mahadsanis
@F06r
@F06r 4 жыл бұрын
Thank you Mucalim ayoub yusof sakiin
@naimashukri8037
@naimashukri8037 4 жыл бұрын
Jazakllah manta dhan sugayay gorme ayu so dhig laha video
@khadrafarah8272
@khadrafarah8272 4 жыл бұрын
Masha allah 😍wll waad mahadsan tahy wllhi Maantaan ka fekerayay Mawduucan wakhtigiisii ayaa allah igu soo beegay Alx 💕 الله يحفظك ويعزك أخي الكريم 🌷بارك الله فييك وجزاك الله خيرا أيوب🌹🌹🌹🌹🌹
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا Ustaad
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 4 жыл бұрын
MashAllah ustaad👏🏻
@hasansomali2392
@hasansomali2392 4 жыл бұрын
Maashallaah ustaad ayuub macalinkayga guusha iyo horumarka jazaakallaahu khayr saaxiibksyga qaaliga ah horuu soco
@kingpk2189
@kingpk2189 4 жыл бұрын
Wax badan kaa FAA iday Thanks
@ziyechofficial9696
@ziyechofficial9696 4 жыл бұрын
Jazakallah khyr
@youcanwin9425
@youcanwin9425 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Xayakallah macalin yuusuf sakin mahadsanid
@alleyaqaan3429
@alleyaqaan3429 4 жыл бұрын
Mansha Allaah Alle haku xafido insha Allaah ❤️
@saynabxoosh9267
@saynabxoosh9267 4 жыл бұрын
Thank you so much brother jasaakalah keep going to your idea
@apdirahmannuhfarah2598
@apdirahmannuhfarah2598 4 жыл бұрын
My Dear Teacher of motivation Ayub yuzuF sakin Allah Keep You Teach Thank you anytime 🤘🙏🤘👩‍❤️‍💋‍👩🌷🙏👨
@marwamustafemustafe8143
@marwamustafemustafe8143 4 жыл бұрын
Mansha Allah my bro thank you wax badan baan ka fahamaya
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah macalin Yusuf sakiin xaqiqdi internetka 100% cunto karinta qurxinta guryaha sida ilmaha lodaryelo luqada waanka bartay hada waxan ka barta habka losameyo alabaha guryaha lagu qurxiyo oo gacanteyda kusameysto waxa iso martay wa an yutubka ka firsanjiray filin markasa channel kale ayu idhibaya waxan arkay wlhi anigo hooyo ah ilmo yar an heystay markasa manto dhan filin firsanaya waxan marku xajiga yimada irahda ala babyga imashquliyay mudo markan saas ahay ayan goan ka garay in an mobel ku mashqulo wan firsada lkn wa marka howsheyda dhameysto ayan wax faido leh ka dawada
@hafsoabdullahi3037
@hafsoabdullahi3037 4 жыл бұрын
Jazakallah ustaaad ilaah hka abaal mariyo wngan aad noso gudbinayso full respect
@anharahmed4162
@anharahmed4162 4 жыл бұрын
Ayuub wlh ardayad baan ahay aadna. Wax kaaga faa iday allaha Ku xafido ❤❤
@munamohamed4410
@munamohamed4410 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll jazakallah qayr
@fathiaabdallaabdalla1126
@fathiaabdallaabdalla1126 4 жыл бұрын
Thanks ustaad
@semsemmohamed8245
@semsemmohamed8245 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ايوب ilaahay haku barakeyo
@enghawamowlidabdi3694
@enghawamowlidabdi3694 4 жыл бұрын
Mzha Allah thanks ustaad
@muudinhomoha6329
@muudinhomoha6329 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ayub wx badan oo aan ka faidey ayaan kaaga deydey
@zumrabintumhamed6501
@zumrabintumhamed6501 4 жыл бұрын
ما شاء الله 😍جزاك الله خيرا 🙏
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad yuusuf
@naimahassan2718
@naimahassan2718 4 жыл бұрын
Masha allah thanks wll qaali
@fosiyaali812
@fosiyaali812 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey ilahay haku xiftiyo
@hafsohassan9129
@hafsohassan9129 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ku xifdiyo aakhiro iyo aduun Ayub yusuf sakiin
@ifrahinaabdi3488
@ifrahinaabdi3488 4 жыл бұрын
Msha alah tababaraha nolosha really wxn kgu mahadceliyo magaranayo 4sano ayN kudawanayaa waxad kamid noqoty familkyga iyo qeyb kmida isbdelkeyga eebe hkuu abaal mariyo jazakalah wll qaali🧡🧡🙏🙏🙏
@SOOYAALOfficialChannel
@SOOYAALOfficialChannel 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@gabadhaisjecel5930
@gabadhaisjecel5930 4 жыл бұрын
Mahadsanid keep going
@abdullahiahmed5256
@abdullahiahmed5256 4 жыл бұрын
Manshaalah maclin mahadsanid
@nimcocumar8733
@nimcocumar8733 4 жыл бұрын
Jazakalah macalin nolasheyda wax bdn aya kabadashay
@abdifatahmahamud4252
@abdifatahmahamud4252 4 жыл бұрын
Masha Allah wll qli Allah raali ha idinka noqdo adi iyo waalidkaaga qiiimaha badan ee wakhtiga qiima leh kugu soo barbaariyay Allah waxaan idinka baryaayaa idinka iyo dhamaantood muslimiint Inu Allah swtc Janada inagu kulmiyo Aad ayaad ugu mahadsantahay wakhtigaaga qiimaha badan eed nala wagaatay.❤️❤️❤️🙏🙏👈
@najmahussein2371
@najmahussein2371 4 жыл бұрын
Macalin ayuub thanks markasto wan kuu duceeyaa
@ilhaanbhussendhoore1433
@ilhaanbhussendhoore1433 4 жыл бұрын
Masha Allah walaal thank you so much waxbadanbaa kafaaiday
@talisoyarey8801
@talisoyarey8801 4 жыл бұрын
Mansha allh wall ad Ayan kutagera wadna mahadsanthy sida wanagsan oo aad nogu faidayso
@abdallaboss2328
@abdallaboss2328 4 жыл бұрын
Masha Allah wllkey Allaha kuxafido aduun iyo aakhiro ba mahadsanid
@sahracabdi9105
@sahracabdi9105 4 жыл бұрын
Mahadsanid abowe alaha ku xifdiyo
@miskiluuul2334
@miskiluuul2334 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH JZAAKALLAAHU KHYR WAX WAX WANAAGSAN BAAD NOOSOGUDBISAAA MARWALBA.
@eithoomar9710
@eithoomar9710 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad inbadan
@nimcakhaalid4095
@nimcakhaalid4095 4 жыл бұрын
mashalh waxbad bn ka faiday Ayub sakin
@baariproduction4498
@baariproduction4498 4 жыл бұрын
SANADKAN QOFKII DAREEMAYA INUU ISBADAL SAMEEYAY LIKE KUMUUJI
@sihaamzuusi1487
@sihaamzuusi1487 4 жыл бұрын
❤❤❤❤
@mahamedjaamac6961
@mahamedjaamac6961 4 жыл бұрын
Adigne soo duceeey
@mohamudomar6167
@mohamudomar6167 4 жыл бұрын
Masha allah wll waxbadan ayaa kafaaiday janalkada aadban kgu mhad clinayaa
@fowsiamohamedali7724
@fowsiamohamedali7724 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@maxameddeeqcabdi8923
@maxameddeeqcabdi8923 4 жыл бұрын
Mahadsanid jasaaka allah
@MohamedAhmed-or1ow
@MohamedAhmed-or1ow 4 жыл бұрын
Masha allaaah Jazakalaah khyr Ayuub markasto an dhagaysto vedo aad ledahay oo an wqx ka faaiido waan kuduceya horay usoco
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@shareefabdulle765
@shareefabdulle765 4 жыл бұрын
Thank u dear best teacher that I get today
@crazyfamily8267
@crazyfamily8267 4 жыл бұрын
Shukran walal
@bishaarasal1484
@bishaarasal1484 4 жыл бұрын
Wll runtii aad baad u mahadsantahy jazakallahu khayran
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 4 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah macalin Ayuub Yusuf ilahay cimrigaga ha raajiyo noloshayda wax wayn baa iska badalay Intan ku bartay 👏👏👏🤝🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@iimaanquruxqaaliqurux3675
@iimaanquruxqaaliqurux3675 4 жыл бұрын
thnks wll ayuup
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 4 жыл бұрын
Mashallah amazing
@sucaadaadan3766
@sucaadaadan3766 4 жыл бұрын
Ustaadkeenaa uyuub shukran inbadan
@amaaraaragsan4784
@amaaraaragsan4784 4 жыл бұрын
Masha allh my teacher keyga nolosha rabi haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba waad mahadsanthy kun iyo goow jeer mclin
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 4 жыл бұрын
Masha Allah ayuub thank you wll. Waxbadan aankaa bartay ayaa I anfacay. Sida inan sanad walba goal qorto hal midna ha ahaadee aana halkaas goal karumeeyo. Sanadkan goal kayga kowaad wuxuu ahaa inan 70% dhimo social media wayna iihirgashay.alhamdulilah
@bintumohamed249
@bintumohamed249 4 жыл бұрын
Shukran wallo wano dadalaysaye barakallahu fiik
@sahruujachannel
@sahruujachannel 4 жыл бұрын
Masha allah wll
@moalnruweyidaabdirahmaansh9994
@moalnruweyidaabdirahmaansh9994 4 жыл бұрын
جزك الله خير اخي ايوب
@abdiazizok5490
@abdiazizok5490 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرالجزا يا اخي
@liibaantaaakhiro
@liibaantaaakhiro 4 жыл бұрын
Shukran akhii
@sahraali6939
@sahraali6939 4 жыл бұрын
qosolkashanaad waakaa iga maqnaa oon islahaa kartidaadi awwey firfircoonidaadi awey ayuub shukran brother allah hakuu dhibyareeyo waxa niyadaada kusoo dhaca ee bilaa macdi ah ameen
@muniraabdirahman4759
@muniraabdirahman4759 4 жыл бұрын
Shukran Ustaad 😍Xaqiiqatan aad ayaad sameyn ugu Lee dahay Nolosheyda Allaha kaa abaalmariyo Dadaalkaaga❤😍
@cabdimuuse6008
@cabdimuuse6008 4 жыл бұрын
Thanks bro Nooso badi Arimaha jaceylka waa xiiso mcn bdn iyo Arimaha Guurka
@aminodaahir8937
@aminodaahir8937 4 жыл бұрын
Thanks ayuub sakiin jasaakalaah. Wll
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 4 жыл бұрын
😍😍😍😍 shukran
@mahadyare2414
@mahadyare2414 4 жыл бұрын
Wad duceysantahay Run ahantii wxbdn ayan ka faiday ayub mhdsnd ustaad❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahad san tahay mudane🧡💚
@whizzsaabeen4436
@whizzsaabeen4436 4 жыл бұрын
Mzha allaH ayuub saliin wanka faiday yqe allaha kuxifdiyo👏👏🔥❤
@drshibaaqmaxamed1708
@drshibaaqmaxamed1708 4 жыл бұрын
jasaakalaahu khayran jasaa
@TheQueen-yx9rq
@TheQueen-yx9rq 4 жыл бұрын
Thanks you brother alle ha ku daayo
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 4 жыл бұрын
Barnaamij lobaahi qabey mahadsanid walallkeen ayuub dhiiri galiyeheena
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 4 жыл бұрын
wcs Ayuub mahad sanid jasakallaahu khayiir
@aqoontaballadhanchenell5330
@aqoontaballadhanchenell5330 4 жыл бұрын
Ok dear teacher
@hindaxuseen7684
@hindaxuseen7684 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah jazakallaahu khayran ustaad wllhi aad baan ugu baahnaa talooyinkan 👍
@aden.a5495
@aden.a5495 4 жыл бұрын
Ma chaa Allah youssouf Ayoub sakiin
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 4 жыл бұрын
Mansha Allah video muhim ah
@samirhassan6221
@samirhassan6221 4 жыл бұрын
Masha Allah walal Aad ban u mahad santahy . Jassaa ka Allah khayr Ayuub Dhiirigeliye Nololeed Ayaa tahay
@amalabdi4035
@amalabdi4035 4 жыл бұрын
Man sha allah illahay ha ku barakeeyo ayuuboow walaal fiican wax laga faaiido
@naftadaahir911
@naftadaahir911 4 жыл бұрын
Masha allah jzklh qeyr wlh wax badan waka faide taladada weyna badashay nolasheyda 🙏
@hodanahmedmubarak8070
@hodanahmedmubarak8070 3 жыл бұрын
mansha alh If I had a chance every day I would listen to your encouragement
@faisocabdikharim7967
@faisocabdikharim7967 4 жыл бұрын
Mnsh Allaah khyr shugaran Yusuf sakiin💌💟💞😍
@faisocabdikharim7967
@faisocabdikharim7967 4 жыл бұрын
💗
@abdifitaahboy4877
@abdifitaahboy4877 4 жыл бұрын
M.allah tale fiican waaye
@bilanmohamed3903
@bilanmohamed3903 4 жыл бұрын
Jazakallahu khayr wll nolosheyda wx badan ayad kabadashay khayr allah kusiiyo❤
@MohamudAhmednuur-tu7cj
@MohamudAhmednuur-tu7cj Ай бұрын
Thank you so much
7 SHAY OO NOLOSHAADA KA DHIGAAYA MID AAN MARNABA CAADI AHAYN
17:43
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 54 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 80 МЛН
Noqo ardayga  kaalinta 1aad marwalbo/ baro sirta ka danbeysa
16:43
IQRA INSTITUTE Of TECHNOLOGY
Рет қаралды 8 М.
7 Caado oo ay Wadaagaan Dadka Guulaystay - Mubarak Hadi
14:25
Mubarak Hadi
Рет қаралды 82 М.
Time Blocking | Qaabka Ugu Carisan ee Waqtiga Lagu Maareeyo :
12:12
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 113 М.
UN-KA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 26 July 2024
27:28
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 2,8 М.
U DHAMEE GEBI AHAANBA CAAJISKA WAX AKHRISKA! I WADADA GUUSHA #8
19:37
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 94 М.
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
0:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 11 МЛН
I lost my kitten on the street😭 #cat #cats
0:32
Prince Tom
Рет қаралды 157 МЛН
It’S So Fun To Wash My Son’S Hair! #funny #baby#cute  #funnybaby
0:14
Amazing Children Toys
Рет қаралды 11 МЛН
Когда вода попадает в нос при плавании
0:35
Silver Swim - Школа плавания
Рет қаралды 3,9 МЛН