Sidaan UJOOJI Daawashada Muuqaalada P*rn-ka iyo SIIGADA

  Рет қаралды 13,872

Omar Roshid

Omar Roshid

Ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.link/wtw90d
JOOJI Daawashada Muuqaalada P*rn-ka.
✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
✔️ You can Contact me Here:
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com

Пікірлер: 102
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Ha Noqon Faarax oo kale, wali jaanis haysataa Go'aan ka qaado caadadan xun.
@user-nk6kp3pi4h
@user-nk6kp3pi4h Ай бұрын
4 years ago aa igu danbese
@NasiaAliAhmed
@NasiaAliAhmed 22 күн бұрын
Wll surveo faaiida laga helaa aala dhahay ka soo hadal
@cabdifitaaxCismaan-q1x
@cabdifitaaxCismaan-q1x 18 күн бұрын
Ok
@Hogaanka252
@Hogaanka252 Ай бұрын
Dhalinyaro ani hal talo bis iga qado hadii ad shanta salald masajidka ku tukato adigo khushucsan hubala dib danbe uguma labana doontid🥰
@zakihassanosman3570
@zakihassanosman3570 17 күн бұрын
Xaqiiq wlhi anigaa sameeyay sidaas 2months alx
@lionacademy8211
@lionacademy8211 12 күн бұрын
Sax wlhi ❤❤❤❤❤
@munirmohazy7
@munirmohazy7 18 күн бұрын
4years Ma sameynn alhmdullhie wlhie 😢
@lionacademy8211
@lionacademy8211 12 күн бұрын
MashaAllah markii hore imisa sano baad waday
@CabdiqadirMohamed-nk8ed
@CabdiqadirMohamed-nk8ed 23 күн бұрын
Waxa jeceshahy allh ku siyo wall sida walahaga ugarab istageysid wall❤❤
@Globalexplorer-ri5tf
@Globalexplorer-ri5tf 21 күн бұрын
Wr nio wxa ma adiga aya smeyn jiry😂 anigiyaba iga shekynysaye anwys wad mhdsnthy kaabe, keep moving ♥️
@YahyeAhmedkilwe
@YahyeAhmedkilwe Ай бұрын
Waa balwad wax isga dayen karta inaa nafta mashquuliso iyo inaad soonto
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Haa walaal waa sida ugu wanaagsan la iskaga jari karo balwad kasta oo xun.
@user-sp5ot9yz3f
@user-sp5ot9yz3f Ай бұрын
Alxamdulilah malinti 4 ii socdo waxa daremoya xasiloni iyo kalsoni lkn mais celin kari lkn waxa rajena bishan ina dhamesto😭💔
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Waad ka guuleeysan kartaa walaalka ha isdhiibin, go'aan kaaga ku adkayso dib dambe ha ugu laaban waxyaabaha ku fududaynaaya iska ilaali.
@Weliwaqal
@Weliwaqal Ай бұрын
Kuguma filma iraadadaadu ama doonistaadu ee wa inad qaadata go,aamo Laga naxo Waxd kle gasha nidar adiga iyo alle idin dhaxeeya nidar kaso an ahayn soon iyo salaad balse waxd ka dhigta lacaga waayo maalku wu inagu culusyahay agteena Inta waxa ku so raaca sababha keenaya waxan dhamantod mesha ka Saar Khyr ayan ku rajaynaya zhp keep going pro
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 29 күн бұрын
Ha isdhiibin
@abdinajibabdullahi9719
@abdinajibabdullahi9719 18 күн бұрын
Haye taliye wali ma wada mise wa ku labatay
@Akhii_Muumin
@Akhii_Muumin Ай бұрын
Hore u soco akhi
@MohammedAbdinasir-sx8qz
@MohammedAbdinasir-sx8qz 29 күн бұрын
Thank you for your information keep going
@AhmedCade-zw1hb
@AhmedCade-zw1hb Ай бұрын
Good luck ❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 12 күн бұрын
Mahadsanid wll
@CiiltireGemar
@CiiltireGemar Ай бұрын
Waaw😅 Omar roshid M.a ✅👍🤝 Thanks 👍
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Mahadsan walaal, Guuleeyso.
@djamalkhan1316
@djamalkhan1316 26 күн бұрын
Good luck
@zakiyare5066
@zakiyare5066 15 күн бұрын
Tnks zxp
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 Ай бұрын
Malaayiin jeer mahadsanid sxp
@IbrahimMayoow
@IbrahimMayoow Ай бұрын
Good
@Safiirka09
@Safiirka09 Ай бұрын
1 week alx ❤
@user-fx5zv4eu5f
@user-fx5zv4eu5f Ай бұрын
7 bilood madaawan goo aan dhaba ka qaatay mudo 1 sano ah baan kusoo dhex jirey alaah mahadleh hada waan kabaxay
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Dib ha ugu laaban walaal, guuleeyso
@KABAROMAANTA
@KABAROMAANTA Ай бұрын
Waxaan ku hubaa hadda cibaadada badiso waad ka maarmi😊
@CabdifataxMaxamuud-lc7ku
@CabdifataxMaxamuud-lc7ku Ай бұрын
Zxb mahadsanid😢
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Mahadsanid walaal guuleyso
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 17 күн бұрын
Alxamdulilaah
@DonPandaJR
@DonPandaJR 28 күн бұрын
Subxanallah💔
@KOBCIYE0
@KOBCIYE0 Ай бұрын
guuuleyso sxb ❤
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@mrmohamoudAbdikaafi
@mrmohamoudAbdikaafi Ай бұрын
wll lanbarkaaga I soo sheeg
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s Ай бұрын
Haa waa arin wanaag san sxb
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-tq8qp5ld9r
@user-tq8qp5ld9r Ай бұрын
Sxp waxaa iga kalifo heesaha dhibaatoyinka heesaha
@Ashraf22-p3m
@Ashraf22-p3m 23 күн бұрын
15/7/2024 maalin isniin sacada 16:33 qalas😢 fariintaan waxaan dib usoo aqrindonaa after guul i.a
@EFURAAT
@EFURAAT 18 күн бұрын
Kadib 2 isbuuc warka isii pro ma sameesay mise guul kuu bidhaantay
@Ashraf22-p3m
@Ashraf22-p3m 18 күн бұрын
@@EFURAAT wan wadaa dagaalka aan nafteyda kulajiro I.a guul
@AZPE805
@AZPE805 Ай бұрын
3seddex malin maroya alx😢
@apdirahmanmahmuud
@apdirahmanmahmuud 23 күн бұрын
Sido kle Ana challenge ha noo ahaato
@caskaztyle-vk5sq
@caskaztyle-vk5sq 22 күн бұрын
​@@apdirahmanmahmuudmalinti rabadn soo gashay aya igu danbaysay alx alle aya mahad iska leh
@MacsaroGamer
@MacsaroGamer 17 күн бұрын
Hadana ?
@cabdiraxmaanmuqtaar6483
@cabdiraxmaanmuqtaar6483 Ай бұрын
Runti cadadan aad uxuntahey waxad umaleysa inaa iska dey karto lkn waxaa arkeysaa adigo ku dhex dabalaneyso
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Haa waa caado adag sida looga dhax baxoo, balse dadaal iyo alle talasaarasho ayaad oga bixi kartaa walaal.
@abdisamadabdullahi198
@abdisamadabdullahi198 14 күн бұрын
Sport iyo shaqo Wa labada mel ad laga bixi kartid
@Farasle15
@Farasle15 10 күн бұрын
Sxb please isheeg sidaad thumbnail ka ku sameyso sababto ah wu kaso jidasho badan yhy kuwa yutubers ka kale
@cfataaharabin772
@cfataaharabin772 Ай бұрын
Zxpow, ado nin dhalin yara enternetka & mobile hysta wllahi sidaad iskaga daysaa 17m vidio aad dhagaystaa kaagama filna war anni naf ahan iyo ruux ahaan waan burburay wllahi even waaxy igaarsiisya inaan kashakiyo inaan wllanhy Allah wixii cadada kujira haka goyo😢
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Walaal waad Ka bixi kartaa, caado kasta oo xun kaliya goaanka nafta inaad Ka qaadato Ku xirantahy iyo Alle inaad utalo saarato. Mana waalnid walaal isdaji naftaada ha ciqaabin, waad Ka baxaysaa hadii Alle idmo goaan ka gaar brother.
@KhaloCabdi
@KhaloCabdi Ай бұрын
Sxb ta kkowaad Caado wanaagsan sameyso hadii aad ku laabato 1bil Cuntada yareyso ama energyga kadibna nafta tababar sii sida kubada ciyaar gym tag saalad suneyaal ah tugo Buugag akhri quranka akhriso weak kasta 30 bush ap ah la jar 3 cisho ba mafahantey mobilkaaga dhanka tiktoka clear data dheha kadibna football ka mhuqalaada kusaabsan daawo Insha allah alle haynaga nabad geliyo amin❤
@MaxamedAbuukar-nn7zo
@MaxamedAbuukar-nn7zo Ай бұрын
Sxb sax waaye 😂
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@CqafaarCrihman-jz4fn
@CqafaarCrihman-jz4fn 27 күн бұрын
Ani tiktok kaliya kadawadaa
@hakiimzack9320
@hakiimzack9320 24 күн бұрын
Ciil i qqbto after😭😭
@vaatosshelpy
@vaatosshelpy Ай бұрын
1week alx😊
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
dib ha ugu laaban, guuleeyso
@s.s.sportstvlive6728
@s.s.sportstvlive6728 Ай бұрын
Ma aaminsani in Qof dhalinyaraa OO Caqligiisu Taam yahy uu Waxas ku Mashuulaayo isagoo Heli Kara Gabdho Xalaala OO Wakhti Quruxbdn UU la Qaadan Karo 😊
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 23 күн бұрын
wlhi maalmaan garanayaa aan maalin walba oon ka imaado schoolka aan daawan jiray Balse mahada ilaahay imika waan iska daayay kadib markaan dadamiyay holaca iyo dibaatada ay leedahay
@user-ji6lu9rf5e
@user-ji6lu9rf5e 19 күн бұрын
18/7/2024 saacad 12:10 GO.AAN QAATAY I.A
@ugaasyare9898
@ugaasyare9898 16 күн бұрын
5 Malin ayaa kaso waregatay go aankagu masidiiba mise wadku laabatay
@CashaCabdi-tp7oz
@CashaCabdi-tp7oz 12 күн бұрын
Only farax and la hdlaysaa 😂
@user-eo6bu3fi5w
@user-eo6bu3fi5w Ай бұрын
Sxb anigu Waxn iska daayy 4bil ka hor alxm sxb markasta aan dareen keygu kaco push up ayaan sameya waxn dawada Xaliye iyo ninka la dhaho Money way🤟
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Haa nafta waa inaad boojeysaa oo damaca mugdiga Ku horseedi raba aad hoos udhigto, guuleyso walaal
@Maanka.127
@Maanka.127 Ай бұрын
Wllhi 42 bari masa meynin waxaana rajeenayaa inaan dib dambe u sameynin
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Guuleyso walaal, haku laaban markale.
@Maanka.127
@Maanka.127 Ай бұрын
@@Omarroshid mahadsanid sxp
@AbdiSalanShueb
@AbdiSalanShueb Ай бұрын
Ogow dunuubtaada oo bata waxay kugu sababi karaan inaad noqto iimaan la'aan 😢
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Waa xaqiiqo midaas walaal, alle dhamaanteen ha inoo wada dambi dhaafo.
@AbdiSalanShueb
@AbdiSalanShueb Ай бұрын
​@@Omarroshidwalaahi dhalin badan kuma baraarugsana Dhibaatooyin ka laga dhaxlo dunuubtaada oo badata 😢😢😢
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Haa walaal, haddii intaan ay fahmi lahaayeen waxbdan baa u hagaagi lahaa dhalinyaro badan.
@realog2022
@realog2022 Ай бұрын
Macalin adaaba saqa jaaan ah maxaa Ku tusay
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Macalinka lama caayo walaal.
@realog2022
@realog2022 Ай бұрын
@@Omarroshid macalin runta maaa diidan tahay waxaas oo dhan ani waxaan go ,aan ķá qaaday 2023 ilaa iyo hada ma daawan alxm thanks love ustd sharaf iyo karaamo kor kaada ahaato
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Mahadsanid walaalkeey guuleeyso, dibna ha ugu laaban.
@Lovow
@Lovow Ай бұрын
Storyteller, Ha sameynin faarax 😂😂😂😂
@Royybabyy-cee
@Royybabyy-cee Ай бұрын
I didn't understand any of this shi but i enter cuz i saw ice spice
@abdiali4991
@abdiali4991 23 күн бұрын
Aflamtasi waa bilaa nolol iyo kalsoni sidad sheegtay
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Ай бұрын
Ninbaa laga sheegay muxuu diin dhabay😂
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Faarax cml ha noqon iska ilaali.
@UgbaadXasan-th3cw
@UgbaadXasan-th3cw 22 күн бұрын
Cudarku ma faarax oo kaley ayuu haystaa😂❤
@ONPASSIVEOES
@ONPASSIVEOES 17 күн бұрын
Xaliimooyinka qaar way ku jiraan😂
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 Ай бұрын
Nio zhp walhi dhalainyaro badan baa ku ibtilaysayy caadoyinka xun ilhayyy haynag madeebeyo
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Aaamiin dhamaan dhalinta alle haka dulqaado waa dhibaato jirta oo qarsoon
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
Anigo 6 bilod anan samayn ba dib ugu laabty hda wan kasoo kabanaya
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Haa hubaal waad kasoo kabsan kartaa brother haddii aadan dib ugu laaban
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
@@Omarroshid nio waxa iga qaldn magranyo 5 waqti salaadaha waxn ku tukadaa masjidka inta badn social media wxan ka isticmala youtub iyo whatsap kaliya habynki wxan seexda salada cishaha kadib 2:40 hdane wan dhaafi la.ahy o marki an ka maqnaado 1 bil ama 2 bil anigo ku jiro ban is arkayaa hada 24 cisho masamyn ee talo wllnimo igu darso kaape
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
brother way dhacdaa mararka qaar balse waxaa muhiim ah inaad iska ilaaliso waxwalba oo ku dhaweyn kara inaad ku laabato hadane adiga waa inaad ahaato qof soo jeeda oo marwalba ay naftu damacdo inay ku laabato aad maya tiraahdo. 1. Dunuubta badan iska ilaali, sida heesaha oo kale way fududeyan inaad ku laabato. 2. Social Media haba daawan waa mesha ugu daran. 3. Asxbaata xun ee waxyabaha kusoo dira jar ayaga dhan. 4. Guurso hadda awoodo (waa sida ugu wanaagsan)
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi Ай бұрын
@@Omarroshid mahadsanid waano wax ku ool leh bad isiisay ala yacizak sxb hada bil aya i xirmi rabto wana iska dhaafya guur ma awoodo hade 👏
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Ай бұрын
ADOO NAAG NOOL HELAAYA MAXADKU FALIH TU QAAWAN MOBILE LAGA DAWANAYO TU DHAQ DHAQAAYSAH HELAYSA OONOOL EEEH LA RAAXAYSATIDEH😂😂😂😂
@Abdizerlyrics
@Abdizerlyrics Ай бұрын
😂😂
@user-pg4vk3kw1n
@user-pg4vk3kw1n Ай бұрын
Mhdsnd
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 12 күн бұрын
Waba xoolo midkan channel iska leh. Dad maa hada waxan tosaysa o waa sii fafinaysa mise? Wtf maxa kaso qadane nagtas sawirkeda? Damer yahay kalabka ah🤬
@HayanStudio763
@HayanStudio763 Ай бұрын
Maia khalifa Miyuu Ku qoray
@Omarroshid
@Omarroshid Ай бұрын
Faarax Inaan waydiino waaye 😂
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 34 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 5 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 9 МЛН
Si caqliyeesan ila xisaabi waqtigaada Todobaadlaha ah?
14:52
Salmaan Maadow
Рет қаралды 23 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 129 М.
Isku Qasab Karti is geli Qof cusub noqo
9:45
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
Waxaad Gubaysaa Noloshaada Iyo Mustaqbalkaada |
16:31
OGAANSHO
Рет қаралды 100 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН