Пікірлер
@Bulsho-edit
@Bulsho-edit 12 сағат бұрын
Sxp dhoor mar ayan ka codsaday in aad lambarkaga isoo qorto lakin weli wan kusugoyaa
@user-lb4iq2ks5k
@user-lb4iq2ks5k 16 сағат бұрын
Bro Memo coins kasoo samey Mahadsanid
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 16 сағат бұрын
🔥
@Aqoonkaabb
@Aqoonkaabb 21 сағат бұрын
Anigu waxaan gaaray 82m in kastoo aanu waqti badan igaga bixin hadana wAn iska dhaafay sababto ah waqti xadaysan ma leh
@liibaan-790
@liibaan-790 23 сағат бұрын
Sidee ustd ugu gadan karaa coinka aan rabo mahadsanid
@anisohassanabdulahi1999
@anisohassanabdulahi1999 23 сағат бұрын
Anigaa isku dayaayo dalka joogo waa laga ogolyahay inaa facebook lacag kasameesid result ga waa idinla soo wadaaga inshaa-Allah ❤
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 Күн бұрын
Doodadu waa xayeysiin aya u saaran cajiib qodobo lagu qanci karo nooma so gudbin . Dhanka crypto iyo airdrops ka wa ka jiiftaa legend.
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 Күн бұрын
Kuwini wa tuug 5 cisho ayaan ku ogaaday inay tuug yihiin
@deenshow1
@deenshow1 Күн бұрын
350,000,000 ayan marooyaa😢
@WaabariCali
@WaabariCali Күн бұрын
Wa fake nio wan ka caajisay 😢
@Maida489
@Maida489 Күн бұрын
Wall microphone. Codka aad ku duubatit intee ka helaaa plz jwb😢
@queenxalii8248
@queenxalii8248 Күн бұрын
Dollar tub kasoo hadal run mise beem
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Күн бұрын
Qof aan passport haysan kwrn
@user-fw3ue1ul5y
@user-fw3ue1ul5y Күн бұрын
Waan ku wateya legend ❤❤
@xamsebulshawi2196
@xamsebulshawi2196 Күн бұрын
Waxpa islama hysid sxp nin Iformation badan hya matihid
@salaheymohamed
@salaheymohamed Күн бұрын
Xadhaal yuusan kaataagin zxp❤
@STWGRIFIN_YT
@STWGRIFIN_YT Күн бұрын
War adiga waxaad ku naxsan thy ads nio wax cadayn kale ma hysaa😂😂 ads weligeed ba xayysiin la samynayyeey 😅😅😅😅
@cabdullahisiyaadhussein9122
@cabdullahisiyaadhussein9122 Күн бұрын
sosamee mcl
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Күн бұрын
Ma Xuma Lkn Dhalinyaro wax aad Aqoon Ha iska Gelin Haddii kale waad ka shalaayin😢😮
@SadaamAli10
@SadaamAli10 Күн бұрын
Nio sidaan miyaa qabiir crypto ku tahay suuqa wad aragty siduu u dhiig baxay adunyada dagalo ayaa laga baqaya marka hadii uu suuqa sifican usoo laabto waa qasab suuqa wala keenaya hadaba premarket bybit buu yalaa goordhow binance qeebtisa premarket baa lakeenaya markii coinkan suuqa lakeeno oo cirka galo videogan haka saarin lee 😂😂😂😂
@Omarroshid
@Omarroshid Күн бұрын
Walaal fikirkayga ayaan Ka hadlay kaliya hadii uu sax noqdo waan arko doonaa lkn muuqaal aan dhigay kama saaro.
@SuldaanAli-d2o
@SuldaanAli-d2o 2 күн бұрын
Sosamey
@jamaosman5995
@jamaosman5995 2 күн бұрын
Waxa kale oo aad muqaal ka soo sameysaaa coins xalashaasha ah iyo kuwa xaraanta ah
@jamaosman5995
@jamaosman5995 2 күн бұрын
Oky meelaha laga iibsan karo video ka soo sameeyey markaan somalia joogano iinsha allaha guul baan kuu rejeenayaaa ustaada
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 күн бұрын
Ustaad maga trump kasoo hadal ma xaaraanbaa mise aaa xalaal
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 күн бұрын
Maga trump kasoo hadal ma xaaraan mise waa xalaal
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 күн бұрын
Ustaad kasoo hadal maga trump ma xaaraan mise wa xalaal
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 2 күн бұрын
Maga trump kasoo hadal ma xaaraan baa mise waa xalaal
@yahye7738
@yahye7738 2 күн бұрын
:hal su aal ayaan ku widiina wll adoo mahdsan binance ayaan leeyhy oo verified ii ah lkn passport kii ayaan iska badalay binance gaas ma iska badalaa misa waa caadi oo wax dhib ah oo dhanka passport la aanta ah ma iiga imaanayaaan?
@Omarroshid
@Omarroshid Күн бұрын
Binance hadii xitaa passport Ka dhacdo wa inaad update gaaraysaa walaal
@Updy_kani
@Updy_kani 2 күн бұрын
Notcoin waa scam bay dadku dhahayeen sidada oo kale kadibna run buu noqday qof danbe ha aaminin
@Omarroshid
@Omarroshid Күн бұрын
Notcoin wuxu ahaa project Ka micno badan midkaan walaal, baritaan badan samee waad Ogaan Kartaa waxwalba.
@Updy_kani
@Updy_kani Күн бұрын
@@Omarroshid wax ay is dhaamaan ma leh notcoin anoo ku dhex jira waa scam maqlay kadibna sidaas baa dhacday
@WaabariCali
@WaabariCali Күн бұрын
Ma ads iyo game ayuu laha kaasi zhp ​@@Updy_kani
@Updy_kani
@Updy_kani 2 күн бұрын
Bitcoin 3dollar buu cawa gaaray anoo baarbaaraya hada arkay ciil baa i qabtay isla markiiba 55,000 bu ku laabtay
@abdalla_guul
@abdalla_guul 2 күн бұрын
Sidaas ayaan is dareensiiyay waana sabbta faraha uga qaaday 😊
@GullethShakunda
@GullethShakunda 2 күн бұрын
Thanks lph
@luckypoi9435
@luckypoi9435 2 күн бұрын
wllka link mayaalo😢😢
@luckypoi9435
@luckypoi9435 2 күн бұрын
wllka link mayaalo
@luckypoi9435
@luckypoi9435 2 күн бұрын
wllka link mayaalo
@luckypoi9435
@luckypoi9435 2 күн бұрын
wllka link mayaalo
@luckypoi9435
@luckypoi9435 2 күн бұрын
wllka link mayaalo
@motivationsnature8946
@motivationsnature8946 2 күн бұрын
Sxb soo smee adoo coin ku iibsanayo.
@fosiyamukhtar9222
@fosiyamukhtar9222 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@binAliNor
@binAliNor 2 күн бұрын
mashallaah waad ku mahadsan tahay caawimaadada ee maka soo samayn kartaa in aan binanciga lacagta iigu jirto in aan kusoo celiyo wallet kayga waafi kolba hadaan ku iibsan karo faaidadayda maku soo ceshan karaa waafi mahadsanid
@zakiomar470
@zakiomar470 2 күн бұрын
Nooga soosamey sxp meelaha laga iibsado intusan Binance imaan
@Naafac12
@Naafac12 2 күн бұрын
Ani taskiga bes aa sameeya waqtina maba iiga lumo sababtoo ah shaki aaba iiga jiro