Sidee 100K Tiktok Followers ku gaari kartaa? | Tijaabada aan aniga ku gaaray!

  Рет қаралды 38,630

Eng Yuyu

Eng Yuyu

10 ай бұрын

100K oo Tiktok followers ah sidee ku gaari kartaa? Aniga 3 bilood ayay igu qaadatay inaan ku gaaro adigana ka yar ayaad ku gaari kartaa, Muuqaalkan ku ogow tijaabooyinka aan sameyay igana caawisay inaan si fudud ku gaaro.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #Tiktok #100kfollowers

Пікірлер: 58
@Alinabeerdon
@Alinabeerdon 8 ай бұрын
Kep Going 🎉
@sakicllaahi533
@sakicllaahi533 6 ай бұрын
Sifiican ayaa usharaxday sxb ❤
@boqoljirow3102
@boqoljirow3102 8 ай бұрын
Mahadsanid my brother
@user-bp8bq9di9s
@user-bp8bq9di9s 8 ай бұрын
Mahadsanid❤
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 9 ай бұрын
Shukran ustaad🎉❤😮😊
@SH4RM44K3
@SH4RM44K3 10 ай бұрын
Keep going 😎
@user-yr2pl7fd1r
@user-yr2pl7fd1r 6 ай бұрын
Haa wllkey soo geli muqaladaas ❤❤❤
@maslahheriye2619
@maslahheriye2619 10 ай бұрын
Thanks Engre
@xaliimashiino
@xaliimashiino 7 сағат бұрын
mahadsanid
@user-in6xo5tr9r
@user-in6xo5tr9r 9 ай бұрын
Wow ad ayan uga Haley farintada Walalo thank you
@MahadAhmed-ju7eo
@MahadAhmed-ju7eo 9 ай бұрын
Mahadsanid zxp😢😢
@user-xd1cs1di9e
@user-xd1cs1di9e Ай бұрын
Mahadsanid
@user-to5bm4ft8k
@user-to5bm4ft8k 8 ай бұрын
Haa zxp noo soobadi❤❤
@sudajibril7117
@sudajibril7117 7 ай бұрын
Mahadsani waa xoog fiican
@RaaxoCabdulle-vr9og
@RaaxoCabdulle-vr9og Ай бұрын
Thanks walal mcn❤❤❤
@zackchris2795
@zackchris2795 3 ай бұрын
Mashallah bro ❤❤❤❤
@Model.Poi4
@Model.Poi4 7 ай бұрын
😢🎉Keap goin 😊
@user-qp2ru5ts1t
@user-qp2ru5ts1t Ай бұрын
Noo soo badi wll
@caliahmed6056
@caliahmed6056 10 ай бұрын
Sxb video aan soo dhigay tik tok ayay igu qabsatay waan waan ka saaray lakiin way igu dhegan yahiin maxaan sameeyaa
@user-xp5ik5cm8w
@user-xp5ik5cm8w 7 ай бұрын
tnx pro 😢 haaa
@user-do6ij9kg5c
@user-do6ij9kg5c 7 ай бұрын
Masha allah
@maxamedxasan5579
@maxamedxasan5579 Ай бұрын
❤❤❤)100%Ok
@MAHMEDZALIPA
@MAHMEDZALIPA 8 ай бұрын
Wow
@CaashoCabdi-kc3je
@CaashoCabdi-kc3je 2 ай бұрын
Waad kumahad santahy wllkey qaali🎉❤
@Fuadfj1.
@Fuadfj1. 4 ай бұрын
Wax badanaa ka faidnay mudane Allaha ku sharfa 😊
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 4 ай бұрын
Asc wll waxan ku waydinayaa kwrn tiktok ayaan imaka bilaabayaa e account kayga ma waxaan ka sameeyaa soomaaliya mise qofkale oo dibeda jooga in u ii sameeyo ayaa waajib ah si aan akoonkaas lacag uga sameeyo
@yaskaosman
@yaskaosman 8 ай бұрын
Afiga madaama aan ku taageero adaan kusoo gudbinayaa😊
@abdinasirahmed6100
@abdinasirahmed6100 5 ай бұрын
Mahad santaha sxp
@kingxidig343
@kingxidig343 7 ай бұрын
@Zupeer-d5j
@Zupeer-d5j 5 күн бұрын
Please wll xilimaa lafurta liveka
@user-jl3fx8iz3b
@user-jl3fx8iz3b 5 ай бұрын
Sxp mid ayaa ihaysta ee somaliyey maxaa sabab u ah inuu account tiktok uu hawada ka baxo please arintidaadA ka dhiibo maxAa sababad isleedahay
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 10 ай бұрын
Kusoco pro😎🖐
@zakariarashidabdi1753
@zakariarashidabdi1753 7 ай бұрын
Ustaad tiktok ayaan qof kala waregay kadib dadka uu follow isaga follow gareeyay ayaan damcay inaan follow da kala laabto ileen dad wax fiican oo umada wax tar uleh so gudbiyo ma ahan dadki qaarne wey iso baxayaan oo wan kala laabtay qaarne imaba so baxayan hadane dadka followda ah aya badan maxa xal ah?
@Marwanaxmed-zr9fc
@Marwanaxmed-zr9fc 5 ай бұрын
❤❤❤
@RaaxoCabdulle-vr9og
@RaaxoCabdulle-vr9og Ай бұрын
Walaal dad badan see idawanka raan
@user-fe9qg9gt2k
@user-fe9qg9gt2k 8 ай бұрын
Plz wll sidee tiktok tarikhda dhalashada isaga bedelaa plZ noo so samee
@FatimaMohamed-sd5kc
@FatimaMohamed-sd5kc 2 ай бұрын
Horta ani tiktok maxaa ii geeyay shaqadayda maba ahane becouse tijaabo kasto aa sameeyo Victordom 😢😢😢
@user-sx2lv8ij5p
@user-sx2lv8ij5p 8 ай бұрын
Analytics maxaa laga wadaa
@user-pg2pk3ex2m
@user-pg2pk3ex2m 10 ай бұрын
Kepgin injeneere
@Qalidyare-fu2hi
@Qalidyare-fu2hi 8 ай бұрын
Wan fahmay wll
@thejoyoftheeyes9299
@thejoyoftheeyes9299 2 ай бұрын
Ustaad aniga Anlaysis imaso baxayo
@user-rl8rw9ny8l
@user-rl8rw9ny8l 10 ай бұрын
Asc taliye
@user-yi7gr2ko5c
@user-yi7gr2ko5c 8 ай бұрын
Wcs taliye
@ZumYo1
@ZumYo1 10 ай бұрын
Iima furna analytics
@HappyIcedTea-vx7nl
@HappyIcedTea-vx7nl 6 ай бұрын
😢😢😢😢
@ZamzamJamac-pp7cc
@ZamzamJamac-pp7cc 9 ай бұрын
Waxabo Maka fahamin ani
@layliinaqalbidhaya3030
@layliinaqalbidhaya3030 7 ай бұрын
Wll daga isoofiriya ma arko tiktok igasoojawab taas wllo
@najibtolka8
@najibtolka8 2 ай бұрын
😅😅😅😅
@wiilkariyadamohaveche7163
@wiilkariyadamohaveche7163 6 ай бұрын
Hye. Soodaa
@WayoAraag
@WayoAraag 10 ай бұрын
Kasohadal sxb
@Ahmedmahamed-jk1yw
@Ahmedmahamed-jk1yw 3 ай бұрын
Seeloosameeyaa
@clfataaxcismaan8251
@clfataaxcismaan8251 4 ай бұрын
Legen
@user-uj5gn1zr9e
@user-uj5gn1zr9e 10 ай бұрын
Aar Maan wah min wallhi intii ugu danbay sey
@user-gu3kc1km8b
@user-gu3kc1km8b 4 ай бұрын
Muxamad Sunni
@Dadihiyi
@Dadihiyi Ай бұрын
Mahadsanid
@AbdifatehAli
@AbdifatehAli 6 ай бұрын
❤❤❤
Sidee TikTok lacag looga sameeyaa? | Lacag ka sameey TikTok
6:10
SIDA LOO BADSADO VIEWS KA TIKTOK?.[ Step by Step ]
11:23
King Birqaaye
Рет қаралды 120 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
sidee tiktok lacag looga sameya 2024
18:09
FIKRAD TUBE🧠
Рет қаралды 15 М.
Guess The Muslim
26:22
DiaryRoom
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo | Sirar muhiim ah!
8:24
Cabeey Daahir
Рет қаралды 153 М.
U Edit Gareey Sida Maxkamada Messi Oo Kale || In Cap Cut Mobile
17:19
Какой ноутбук взять для учёбы? #msi #rtx4090 #laptop #юмор #игровой #apple #shorts
0:18
Сколько реально стоит ПК Величайшего?
0:37
Samsung laughing on iPhone #techbyakram
0:12
Tech by Akram
Рет қаралды 7 МЛН