Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo | Sirar muhiim ah!

  Рет қаралды 153,444

Cabeey Daahir

Cabeey Daahir

2 жыл бұрын

Muuqaalkaan waxaa ku baran doontaa sida ugu fudud ee laag looga sameeyo tiktok.
Sida TikTok Lacag Looga Sameeyo | Sirar muhiim ah!
sirar muhiim ah.
Thanks for watching.
Please Subscribe to Our Channel.
Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale
hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya
"Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
【 Subscribe It's Free 】
goo.gl/UQ97iE
Halkan Kaga Biir Cinwaanadena Social media ha
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
🔗igala soco facebook
goo.gl/fdXkZn
🔗 igala soco instagram
goo.gl/i36rqU
🔗 igala soco Twitter
goo.gl/Rkg3po
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Hadii Aad Maclumaad Dheraada Ubaahato Halkan Nagala Soo Xidhiidh
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
Email : Cabeeydaahir@gmail.com
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
©©©©©©©©©©©©©©©©
© MAHADSANIDIIN ©
© DHAMAANTIIN ©
©©©©©©©©©©©©©©©©

Пікірлер: 190
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 2 жыл бұрын
Hadaad sida aniga oo kale lacag jeceshahy muuqaalka like saar.😅
@queennafta_uroonali8722
@queennafta_uroonali8722 2 жыл бұрын
Mar horaa saaray🤣🤣
@tahira__tkkie8077
@tahira__tkkie8077 2 жыл бұрын
Wsry wll lkn sde lcg ugu samena somli anba jgahe plz tas kso hdl❤🥰
@MotivationRight1
@MotivationRight1 2 жыл бұрын
Mar horaan saaray pro
@naciimauk5050
@naciimauk5050 2 жыл бұрын
😉😉😉😒
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 жыл бұрын
Cabeey wll waxaan haystaa 35k folower c.fund iigu xidh aan lacag ka helee
@queenlovelychannel6823
@queenlovelychannel6823 2 жыл бұрын
Murug iyo Wal Wal dareemaaya isoo duceya all muslim
@nazriboy2572
@nazriboy2572 2 жыл бұрын
ALLE haku caafiyo wll QALI
@Aqoonkororsi
@Aqoonkororsi 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku caafiyo
@hadiaahmed132
@hadiaahmed132 Жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll
@joisjan697
@joisjan697 4 ай бұрын
Wara nooshahay😂 hadaan Ku arke😂
@suhaybahmet8500
@suhaybahmet8500 2 жыл бұрын
Lacag 💰 markaan arkayba 👀 horaan usoobooday 🏃‍♂️
@abdallaofficial9945
@abdallaofficial9945 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt 11 ай бұрын
Hakufin hee😂😂
@anasmohaclahi7874
@anasmohaclahi7874 2 жыл бұрын
M.a allah lpheyga waa kilib qurux badan waye wow
@aishamohamettcadey6278
@aishamohamettcadey6278 Жыл бұрын
Mnsha allaH wll Si saafi ah bd noogu sharaxdey Keep Going 😘
@user-ni6rx6pb7t
@user-ni6rx6pb7t 2 жыл бұрын
Mr cabeed waligaa laguma arag adoo sanad guuro dhiganaya. Fadlan kasoo jawaab.waa inoo muhiim hadaanahey taageerayaasha set groups.
@cabdullaahicali703
@cabdullaahicali703 2 жыл бұрын
M.a suaal ku haboon youtoberkasta.
@mo-pp9iq
@mo-pp9iq 2 жыл бұрын
Sandguro mxy ah mawdoca oo ka hdlaayo iyo wxd sheegyzo ismalhn nio
@saniyainacagayare9369
@saniyainacagayare9369 2 жыл бұрын
Thanks wllo waxa badan Ka faaiday
@lovely-ls5xp
@lovely-ls5xp 2 жыл бұрын
Gacantaa iga ga dhacday anoo lacagta wadankayga dawanaya
@MotivationRight1
@MotivationRight1 2 жыл бұрын
WAAN ku wataa legend geyna guuleyso
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 2 жыл бұрын
Keep goin wll cabey dahir
@aadammaxamed3691
@aadammaxamed3691 2 жыл бұрын
Hy I me Dama
@IqraIqraibrahim
@IqraIqraibrahim Жыл бұрын
Waae
@FIKRADAHADUNIDA11
@FIKRADAHADUNIDA11 2 жыл бұрын
Thanks bro
@naturemusician3709
@naturemusician3709 2 жыл бұрын
Walalka waa lagu waayay halkee gashay ma taajirtay legend
@maviagangster677
@maviagangster677 6 ай бұрын
Mahadsanid walal
@rafiifprettygirl2797
@rafiifprettygirl2797 2 жыл бұрын
Macali dahir iyo canab ayaan kusheega
@marwahasanofficial6990
@marwahasanofficial6990 2 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰🥰
@shakallrelaxation9666
@shakallrelaxation9666 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdixakiimxasan8303
@abdixakiimxasan8303 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@mukhtarduale7701
@mukhtarduale7701 2 жыл бұрын
Wcs bro thanks u alot
@kafiyacooking3629
@kafiyacooking3629 2 жыл бұрын
Mashaa allah wll hore usoco
@nimcodahir1220
@nimcodahir1220 2 жыл бұрын
Masha weysan laheen iga dheh
@AbdikafiSaleban-fp4xr
@AbdikafiSaleban-fp4xr 5 ай бұрын
OK 👍 mahadsanid
@faadumoismaciil841
@faadumoismaciil841 2 жыл бұрын
Conis ka sidee u ibsan karah wllo isheeg
@hiigsocilmiga9653
@hiigsocilmiga9653 2 жыл бұрын
Thnks
@nazriboy2572
@nazriboy2572 2 жыл бұрын
Mazhallah MAHADSANID WLL QALI cabey
@arimaheena125
@arimaheena125 2 жыл бұрын
Bbb
@mustaphi1139
@mustaphi1139 2 жыл бұрын
Set groups keep going
@khadarKmc
@khadarKmc 2 жыл бұрын
Isoo booqo thanks 🙏😊
@abdimidiaproduction665
@abdimidiaproduction665 2 жыл бұрын
Keep goin cabeey
@BUUQ__SIRAATE
@BUUQ__SIRAATE 2 жыл бұрын
aboowe malamahan dhan waa kamaqantahay youtube mazadhacay
@khadarshube8673
@khadarshube8673 Жыл бұрын
Thanks
@cfitaaxcismaan8142
@cfitaaxcismaan8142 2 жыл бұрын
Soomali ayan joga sxb maka sameyn.karaa
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 2 жыл бұрын
Daacadiyoo qof 💯💯👑
@SakariyeXuseen-sk9td
@SakariyeXuseen-sk9td Жыл бұрын
Sidee loo helaa creator fun
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 2 жыл бұрын
Waan ku salaamay sxp
@Trusfrated02
@Trusfrated02 2 жыл бұрын
Mhdsnid wllky....Spotify sida loo samesto ma so galin kartaa mize wadankapa ma loo ogolo codsi wllky🥰
@Abutamer84
@Abutamer84 2 жыл бұрын
Mahad Sanid Sxb Malaga sameen karaa Tiktok Lcg Adigo Jooga Somaliya??
@ikhlasabdullahiqayre9362
@ikhlasabdullahiqayre9362 2 жыл бұрын
Qof qaali igu ah ayaa samigiis thy❤️❤️❤️❤️
@AxmadDhuudhuu
@AxmadDhuudhuu 29 күн бұрын
Waar waxa garamay zidee Samuel ziilyow😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-nz4cq7lh1j
@user-nz4cq7lh1j 2 жыл бұрын
Cabeey dahir pro van ban ku ahy ....🖐️❣️
@xasancade8662
@xasancade8662 2 жыл бұрын
Ok sxb😰🙏
@ahmednuur8135
@ahmednuur8135 Жыл бұрын
wad mahad santhy
@sakidhugad1541
@sakidhugad1541 2 жыл бұрын
Sidee lo arkaa lacagtada
@xamsemaxamedaxmed4144
@xamsemaxamedaxmed4144 2 жыл бұрын
Pro wll kay ayaa jooga dalka GARMAN markaa ciwaan maiisoo samayn karaa ana maistic maali karaa oo makasamayn karaa Lacag
@NAZRIGA.OFFICIAL
@NAZRIGA.OFFICIAL 2 жыл бұрын
Qofka somalia joogo lacag kama sameyn karo miyaa
@ashahusseun9922
@ashahusseun9922 2 жыл бұрын
Kenya ilowdwy😂😂
@khalidalvaro9788
@khalidalvaro9788 2 жыл бұрын
Welcome back Legender
@madoweynchannel6625
@madoweynchannel6625 Жыл бұрын
Eng wll mahadsanid Mastercard miyaa lagula bixi karaa lcagta tiktoga?
@shuebsaid3481
@shuebsaid3481 Жыл бұрын
Sxb nmbarkadi ayn ubahanyahaaaa
@xuseencabduqaadir2405
@xuseencabduqaadir2405 2 жыл бұрын
Wll waxa rabnaa sidee loo soo dajiyaa kinemaster ugu danbeeyay oo original ah
@yaazirproduction4070
@yaazirproduction4070 2 жыл бұрын
Tiktok xumadayna kaso hadal wlll❤❤❤
@taakowofficial4216
@taakowofficial4216 2 жыл бұрын
Sidee aan ugula baxaa
@hawo2975
@hawo2975 2 жыл бұрын
Canada
@hawo2975
@hawo2975 2 жыл бұрын
Makujirtay
@Kismayo-Videos
@Kismayo-Videos Жыл бұрын
Isoo booqo walaal.
@Cabdisamas
@Cabdisamas 2 жыл бұрын
Plz wll waxaa ig caawisa sida loo soo muujiyo muuqaa kale magaciisa yacni hadda video kaan aa daawaneeno meesha ka karoose sida looga soo muujiyo vedio kale magaciisa
@Fariiha_tayo100
@Fariiha_tayo100 2 жыл бұрын
Shukran walaalkey wax badan kaafaaiidey live hadaan soogalin tiktok maka shaqeyn kari 45k ayaana marayaa flowers iisoo faaiidey plz
@nasiimamaxamud4812
@nasiimamaxamud4812 2 жыл бұрын
Abyo ila so hadal maheshay
@abdilahi.jarami4448
@abdilahi.jarami4448 2 жыл бұрын
Keep Kung
@Xarbistudio
@Xarbistudio 2 жыл бұрын
💯💯💯👍👍👍👍
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 Жыл бұрын
Muuqalada originalka maxa ka wada
@rafadchannel
@rafadchannel 6 ай бұрын
❤❤❤😊😊
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@amiiracadey1144
@amiiracadey1144 2 жыл бұрын
Wll wax noo soo galisaa sida geft loo bixiyo live ka aniga ma shaqenayo plz
@quwahgaming7516
@quwahgaming7516 2 жыл бұрын
Waxaad ka soo hadashaa greator fund sidee u sameesan karaa ciwaan tiktok ah 6da wadan aa sheegtay mid ka mid ah anigo somalia jogo
@todaysgeneration5205
@todaysgeneration5205 2 жыл бұрын
Zxp HAl mid mkaa codsadaa please 🙏 ISO jawaab
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 жыл бұрын
bro waxaan joogaa Germany Waan haystaa cardkii sidii aan ugu furan lahaa waad noo shegtay balse waan fahmi waayay waxaan kaaga baahanahay garab islaanimo waankuu sheegaayaa ciwaankayga iyo passwoodkiisa waxaan rabaa inaad card'kayga iigu buuxbuuxiso Waxaan haystaa 40k follower 18 Sano waanka waynahay Wallaahi billaahi waa iga dhab markaa walaal intaa si aad iigu caawiso halkeen kaala soo xidhiidhaa
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 жыл бұрын
@khabiirkhadarkhibra3029
@khabiirkhadarkhibra3029 2 жыл бұрын
Nio ila hadal
@hungryman1738
@hungryman1738 Жыл бұрын
@@khabiirkhadarkhibra3029 sxb isku taxluuji side qof paswardkaga ugu dhibee
@hafsahappy719
@hafsahappy719 Жыл бұрын
Wll Germany hadad jogto ishg Mel an kaga so xariiro arin muhiim ayn ku weydinaa ado raali ah
@Rz_flims
@Rz_flims 2 жыл бұрын
Wll cabeey melankala soxariirno noosheg wll
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
Wadnka ina jogto un miya lmbr ma ku sameysan kartaa wdnkas ah
@cabdinuurjamame2609
@cabdinuurjamame2609 2 жыл бұрын
sxb waxan rabaa in aa.n ogaado in ujiro ablagayshan ludiyaariyo khudbo oo ninkale aqriyay waxan rabb afkiisa in aa.n ka qoro madhicikarata sxbw
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Walal magacyga wa c/nasir sacid iwu cawi sabiscarab
@raxmaa8543
@raxmaa8543 2 жыл бұрын
Wllo ma isheegi kartaa sababta aan tiktok loogu qorin talefan Numberkaga Meherada ganacsi
@hibakismail9988
@hibakismail9988 2 жыл бұрын
Somalia jooga midha kama samayn karo
@sheekhbalad5585
@sheekhbalad5585 2 жыл бұрын
Qaaabka lacagtaa heshid ugula baxayso tiktoka marka aaaad lacag ka hesho
@jawuriyomuxudiin4321
@jawuriyomuxudiin4321 Жыл бұрын
Iku cawii tiktok
@ifraahmohamedadde
@ifraahmohamedadde 2 жыл бұрын
Walaal shuruudaha youtubka 2021 fidiyoow ka hadlaayo no sogali
@saariin9298
@saariin9298 2 жыл бұрын
War waxwalbo oowanagsan waad uqalantaa wll
@mohomedcosta271
@mohomedcosta271 2 жыл бұрын
Nollsha poy
@skillscraft1487
@skillscraft1487 2 жыл бұрын
Background naga badal in dha ha ayuu igaxanuunjiyee walaal
@mohanaz_5590
@mohanaz_5590 2 жыл бұрын
Side loga samey lacag ta bor sidena Acount lo sameysataa
@mohamed5013
@mohamed5013 2 жыл бұрын
Asc wall Aniga account tik tok waa beec waxaana ku qoron somaliamafia
@yaxyooleibraahim7888
@yaxyooleibraahim7888 Жыл бұрын
wll mahad sanid🥰
@XamseMAWLIID-j6v
@XamseMAWLIID-j6v 4 күн бұрын
Xamse 6
@Fanproj.com3
@Fanproj.com3 Жыл бұрын
Lacag see loo hela tiktok
@nuurcabdisalaamaxmed562
@nuurcabdisalaamaxmed562 2 жыл бұрын
MACALIN, siddee Gift Loo iibsadaa???
@kingamiirofficial3674
@kingamiirofficial3674 2 жыл бұрын
Keep going zxb qali lkn zaxib waxan rawa ina noqdo yutuper garab ma isiine zxb mcn waa walalkaga somaliyed
@amoorinhoproduction1627
@amoorinhoproduction1627 2 жыл бұрын
Creat found kasoo hadal
@SalmanDacar
@SalmanDacar 2 жыл бұрын
Anoo Africa joogo account dalalka 6 da ah maku xiran karaaa sida youtube iyo Facebook?
@bugshowyare1398
@bugshowyare1398 2 жыл бұрын
Haa zxp
@walalmohalyrics4306
@walalmohalyrics4306 2 жыл бұрын
ᴀᴅɪ ᴍᴀxᴀ ᴜ sᴀᴍᴇʏɴ ᴡᴇʏsᴀʏ 😂😂
@hiboyaasiin298
@hiboyaasiin298 2 жыл бұрын
MA ARAGTAY
@khadiijamaxamed6498
@khadiijamaxamed6498 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@marwaibrahim1285
@marwaibrahim1285 2 жыл бұрын
Sideee logala sobaxaa haddi aad somaliya joogto
@adaanxasancabdiadaanxasanc9306
@adaanxasancabdiadaanxasanc9306 2 жыл бұрын
Aadan
@jaamaclove496
@jaamaclove496 2 жыл бұрын
Zxp qli Adoo raaliya waxaad noo sosamesa Facebook id sidee losameya id card Facebook pls noo soo sheg
@AbdirizakAli-tr7eb
@AbdirizakAli-tr7eb 3 ай бұрын
ani uk maajoogaa misemarekan,spain hoyadaa wase
@faadumofiikooni1337
@faadumofiikooni1337 10 ай бұрын
Masheege marka 😂
@Lamahurantv
@Lamahurantv 2 жыл бұрын
#Lacagaa dadkaan isu keentay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Wlal Wan Ku Salamay Waxan Ka mid ahah Dhakinyarda Tiktokta Isticmalo Waxa igu Xidhan 105.3k Waxan Raba inan Lacag Ka Sameyo Muqalada Ayan Codeya KZfaqka Ayan Ka Kena Wana Codeya M Ka Sameyn Kara Lacag? Lkn Somaliya ayn Joga Ax
@naciimauk5050
@naciimauk5050 2 жыл бұрын
Haa waa ka sameyn kartaa haddi aad account Lee dahay
@walalcr9751
@walalcr9751 2 жыл бұрын
Wllhi waxan ka bartay school ka kama baran king of KZfaq 🤞❤
@rayaanmohammed6653
@rayaanmohammed6653 2 жыл бұрын
Marka wllo anigu dhibicda aan qof siiyo Ma lacag aan anigu leyahay ban siyay
@kurtunchannel9693
@kurtunchannel9693 2 жыл бұрын
Creator fond waa noce side buu eegyahay
@thestrongperson519
@thestrongperson519 2 жыл бұрын
Akhas oo somalia kuma jirtee🤔😔😰👊
@mohamedqays1440
@mohamedqays1440 2 жыл бұрын
Qaabka xayay siinta zxp
@umudarwiish.2546
@umudarwiish.2546 2 жыл бұрын
Tiktok iiba anaa Raba hadaad hayso iisoo sheeeh
@nuurcabdisalaamaxmed197
@nuurcabdisalaamaxmed197 2 жыл бұрын
Master car La'aan siddee Loo Diraa walal Qaali
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
DEG DEG AMAR ALLE LAAKIIN!!
13:06
KHUBRA MEDIA
Рет қаралды 2
FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE
33:42
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 87 М.
RAYAN BAJAJ IYO NIN  CADAN ISKU RARAN RASMI RAYS OO MOWLID BANAANKA KA MARTAY
15:09
ANIGA MIYAA DOQON AH ?...
9:25
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 47 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
30 CISHO LACAGTAAN KAGA SAMEEYAY TIKTOK | CREATIVITY PROGRAM BETA
8:44
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН