No video

SIDEE AYAA UU LACAG GAADHAYSA 17,000$ UGA SAMEYAY HAL MALIN FOREX !?

  Рет қаралды 19,436

Abdo

Abdo

Ай бұрын

Muuqalkenan Maanta waxa aynu ku werysan dona Awale abdirahman Alwaash (Adkow) oo ah Forex trader sido kalena ah Hage ama bare dhalinta bara qaabka ay uga shaqysan lahaayen suuqan Forex , sidoo kale waxa aynu ka warysan doona sidee lacag looga sameya forex trading , sido kale waxa an ka warysan dona ICT cocept waxa uu yahy , iyo sidee aya uu uga sameyay 17,000$ hal trade .
Daawsho wacan ;

Пікірлер: 126
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 Ай бұрын
thanks Abdo for having me on🙏
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
U welcme bro 🙌
@mohamedyasin9501
@mohamedyasin9501 Ай бұрын
Nio cawalow ha u gafin moalimuu waa aabaha somaliya ee forex from IML academy ilaa hada waxa oo nahay tusaale zxp faanka iyo bootada naga yareeey hada ani ahaan ict baa ku trade gareynaayay last 2 years moalimuu source walbo meeshoo ka keeeno woo sheegi jiray
@mohamedyasin9501
@mohamedyasin9501 Ай бұрын
Aabaha lama hor ordee caga dhigo
@mohamedyasin9501
@mohamedyasin9501 Ай бұрын
Aa ku saxo Ha dhihin moalimuu ict kuma trade gareeyo FVG = imbalance oo ugu yeeraa SSl or BSL =Liquidty oo ugu yeeraa
@mohamedyasin9501
@mohamedyasin9501 Ай бұрын
Hadalkaaga isqabadsii cpi soo baxay lacag aa sameeyay iyo news kuma trade gareeyo intee ku raacnaa . News waa waa lagu trade gareen karaa badaa b/e tahay xitaa loss waa galeee hadoo market ka fake move sameeyo
@Hassasi
@Hassasi 15 күн бұрын
The real the goat of tha is moalimu abaha for ex
@ayuupsports122
@ayuupsports122 Ай бұрын
Cawale is the best montership
@abdirahmannuhbashiir7127
@abdirahmannuhbashiir7127 Ай бұрын
The best of ICt Goat 🐐 in Somalia
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor Ай бұрын
keep going 🎉
@abdirahmanmahdi6894
@abdirahmanmahdi6894 Ай бұрын
Best video
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi Ай бұрын
ICT hadan Nahay we are Algorithm Diid ama yeeL Adkow the legend Him self.🔥
@fariin3624
@fariin3624 Ай бұрын
Did you mean we are like Banks
@Samiir881
@Samiir881 Ай бұрын
guulayso ustaad awale😍
@quudimaanka8692
@quudimaanka8692 Ай бұрын
Hore u soco sxb
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Ай бұрын
Real goat 🐐 guulayso
@user-bd2tj9hh4i
@user-bd2tj9hh4i Ай бұрын
Masha Allah ❤
@libanabdimohamed517
@libanabdimohamed517 Ай бұрын
Legend 🦅
@keyseabdisheikh8541
@keyseabdisheikh8541 Ай бұрын
Moalimu wa ustaadka ugu weyn ee forex dhanka somalida
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Usheeg ma ogee
@Mucaaad-ali
@Mucaaad-ali Ай бұрын
Mentor of mentor Adkow family ☑️📿
@AhmedHassan-jz6zn
@AhmedHassan-jz6zn Ай бұрын
Mentor waa adke Cilmina waa ICT 🔥
@najiibhakiim6689
@najiibhakiim6689 12 күн бұрын
Moalimuu waa mentorkayga waana jeclahay janagalayaal ceeb maaha inaad ICT tahay lkn halwax aan idiin sheegee nin forex lacag kasameeya arday wax labarayo lacag kama raadiyeen
@zadeupdy5671
@zadeupdy5671 2 күн бұрын
lacagtaas wuu sameyy sooo daawo
@abdifatahda3774
@abdifatahda3774 Ай бұрын
Millionnaire ❤❤❤
@Hodobulale
@Hodobulale Ай бұрын
From Adkow fx Academy salan sare ustaad
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 Ай бұрын
Ustaad Cawaale abaal buuxa baan kuu hayaa. Hore u soco masuul.
@maxamed331
@maxamed331 Ай бұрын
Dalxa cawaale waa tagay
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 Ай бұрын
Malin dhaw wiil anu isku ICT nahay ayaan kulahaa " ustaad awale maa podcast lga qabto mm"
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 Ай бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in aan aad soo booqato channelkeyga ❤
@SadiaGarma
@SadiaGarma Ай бұрын
Warka channel lahow bal video iska soo gaabi waad ba cusubtahee
@abdirahimhaaji4940
@abdirahimhaaji4940 Ай бұрын
Rag shaqeystay moalimuu and Adke yaan lgu hamsaamin Idinkuba wd sameyn kartaan my teachers c.wali and cawale😊
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
But our teacher moalimuu is more knowledgeable than you teacher and if we are the student of moalimuu we are top of strategies that exist in world
@user-jd6xn7mj7q
@user-jd6xn7mj7q Ай бұрын
anba waan rajeenaya in dadko dhan halkaas u wareegaan ICT marka xaqiiqada la sheego waa cilmi lkn qofkasta waxbaa u shaqeeya ee halagu ixtiraamo wixiisa ustaad thanks
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
awoowe dadka ixtiraam waxaa kugu jirta maskaxdii qofka ku cusub trading ka, war heedhe istiratijad kasta waay shaqeesaa ee systemkaaga baro suuqaan waxaa khasara qofki aan system u gaara sameesan isagu, bes
@pilotkaduula
@pilotkaduula Ай бұрын
Fariid academy iyo cawaale ma wllo baa
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Fuck your mentor and your strategy ict
@Shaafici78
@Shaafici78 Ай бұрын
Waaa xaraan wll
@koshinomar3144
@koshinomar3144 Ай бұрын
May wll qayb kamida hadad isticmaalkeeda ayaa xaaran ah
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 10 күн бұрын
kzfaq.info/get/bejne/i5iZe7meytCopZ8.htmlsi=Vmw8aJ6V-q4EA1wh
@pruvessor
@pruvessor Ай бұрын
ICT is the Best
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Ict is the worst
@rashka_49
@rashka_49 Ай бұрын
Iman Gadhzhi ayan so xasuustay wich one / Main account 😂 khaamo ayad igu disheen
@BINGO707_
@BINGO707_ Ай бұрын
🎉
@mohamedyasin9501
@mohamedyasin9501 Ай бұрын
Nio cawalow ha u gafin moalimuu waa aabaha somaliya ee forex from IML academy ilaa hada waxa oo nahay tusaale zxp faanka iyo bootada naga yareeey hada ani ahaan ict baa ku trade gareynaayay last 2 years moalimuu source walbo meeshoo ka keeeno woo sheegi jiray
@queenliza596
@queenliza596 Ай бұрын
Mocalimuu cashiradisa waa free
@Inaabdullaahi319
@Inaabdullaahi319 Ай бұрын
Hadey free yihiin waxba lagama fahmaayo casharadiisa waxa dadka forex nacsiiyay oo wareeriyay waa asaga casharadiisa
@queenliza596
@queenliza596 Ай бұрын
@@Inaabdullaahi319 adi ma baratay
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Ай бұрын
@@Inaabdullaahi319moalimo basic uun ka dhigo brother ❤ dadaalna waad fahmiye
@ayuubyare-oh2sq
@ayuubyare-oh2sq Ай бұрын
Ben maha moalimo wa abaha forex somalida wana nin qibrad u leh
@حمسي
@حمسي Ай бұрын
Hdn nahy team moalimuu we are Humble ICT ama TITI ula baax systemka yaga 10% kaliya ka tihin cawaalow 😂😂😂
@user-jd6xn7mj7q
@user-jd6xn7mj7q Ай бұрын
idinkaa ka ah ict 10% o magacyada badlay kk kaliya macalinkaaga macalinkiisa so sheeg ileen 3 sanu kaa horeyyay uun eehh
@guuledxuseen4474
@guuledxuseen4474 29 күн бұрын
Codka woxooga wayara go'go'ayaa zhp mahdsanid
@abdoworld7111
@abdoworld7111 28 күн бұрын
xoga cild dhanka voice aya jirtay wn hagjin dona mahdsnid wl
@KingXadis
@KingXadis Ай бұрын
Lechenow anakaa liveka ku jirnay moalimuu ma oran ict iskadaaye wuxu yiri qofki barana hadabarto lkn wuxu shegay melahay ku xuntahay sxp 😂😂 ict sxp uma baahni team moalimuu ict wax ayhada uga bahanyihiin ma jirto midakle sxp wax kala saar strategy walba way shaqaysaa hadad waqti galisana million dollar balaga samaynkara moalimuu asagaba suqa million dollar kasameyay 😂😂 marka muxu uga bahanyahay ict tankle ict waxaba laga so copy yeyay midaanki richard d wyckoff qayb kamida diid ama doon
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh Ай бұрын
Midna ku darso moalimuu wxuu yidhi The ict is a good guy waxna waan kasoo bartay wwaxna halaga barto
@KingXadis
@KingXadis Ай бұрын
Exactly janagale ​@@gurey_muzeh
@user-jd6xn7mj7q
@user-jd6xn7mj7q Ай бұрын
@@gurey_muzeh moalimu miyaa dhahay waxbaan ICT kaso bartay hadu baranayaa dheh mm
@queenliza596
@queenliza596 Ай бұрын
🤣
@Nadiir_Yare
@Nadiir_Yare Ай бұрын
big legend janogale runta waa taa ucadeesay🤣😅
@user-rc7oj3tm7k
@user-rc7oj3tm7k Ай бұрын
runtii awaale waa guulaystay lkn teacher lacagta mentershipka nagayarkhafiifi
@abdulfilms
@abdulfilms Ай бұрын
Abdo sxp caawale dib noogu soo celi aaan su aal ku waydiino hadaY macquuul tahay
@somnaturalcure7794
@somnaturalcure7794 Ай бұрын
moalim last year casuumaad ayuu ka helay shirkada weyn FTMO
@waryaosman4055
@waryaosman4055 Ай бұрын
Codka ka hagaji podcastiga sxb
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Hye wl mistake yar aya jiray dhankas IA nagu qata
@someditins
@someditins 18 күн бұрын
Voice kiina wuu liita dib u habeen ku samee wlka
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Ай бұрын
Moalimou iyo adke labaduba waa rag guulaystay ee idinka wadadooda raaca ki aad jeceshahay lkn midna ha dhaleecaynina waayo ma gaadhaanba 😂
@keifapdikafi7560
@keifapdikafi7560 25 күн бұрын
Intaas hdii la garan lahaa fiicnan laheyd somali compare iyo dhaliil meel daran ka tuureysa😂
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
They are both successful but always mualimuu is the best of all the strategy that exist in world and don't get me wrong I have seen both strategy
@abdikadir1374
@abdikadir1374 Ай бұрын
Xageee lagu bartaa reer Nairobi
@mohamedtahir-qf2uu
@mohamedtahir-qf2uu Ай бұрын
Elite academy
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Moalimuu channel
@afkaarproduction
@afkaarproduction Ай бұрын
Moalimuu waa ninka kliya ee 1 day 170,000$
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Usheeg ma ogee
@mukhtaarindhoh9998
@mukhtaarindhoh9998 21 күн бұрын
@@Islamic----------habits525 Zxp macaLinka macalimuu xagan kaLa xidhiidha adoo raaliya
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said Ай бұрын
War Forex. Waxa ka wacan suuqa Cryptocurrency e halka imaada aanu idinso dhawayne
@behijabi1611
@behijabi1611 Ай бұрын
Currpto dadka ma bartaa wll
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said Ай бұрын
@@behijabi1611 may wll balse halkad ka baran kartan ku sheegaya
@Mohamed.Indho.
@Mohamed.Indho. Ай бұрын
@@Abdalla-Saidwaa halkee wll bal noo sheeg
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
You lai
@Yoolpodcast-
@Yoolpodcast- Ай бұрын
Microphoneka un inaga yara hagaji sida kale wa Aboosto 🎉
@Tokyo22222
@Tokyo22222 Ай бұрын
The Room Have ECO
@abdoworld7111
@abdoworld7111 26 күн бұрын
IA wl wanu hagajin
@Nugaal125
@Nugaal125 Ай бұрын
Golden news ayuu tareed gareeye sxb aniba meeqa mar 20k ka qabtay 5 minute 😮
@xamiidali7615
@xamiidali7615 Ай бұрын
Eeeeh Waaweynka Strategydee
@mohamedxoriye6019
@mohamedxoriye6019 Ай бұрын
Aan kula soo xariiri wll contact isee
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 Ай бұрын
Podcast ka codka ka hagaajiya
@abdoworld7111
@abdoworld7111 Ай бұрын
Hye wl mistake yar aya jiray dhankas IA nagu qata
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji Ай бұрын
why 90% dad ka maxay ugu qasaraan forex ?
@chaesthetic_park
@chaesthetic_park Ай бұрын
cuz of they start with wrong mindset
@LightningFx-fv8ji
@LightningFx-fv8ji Ай бұрын
@@chaesthetic_park %90 people they are wrong that is in your mind don`t think that cuz Forex its SCAMMER
@MohamedDeks-su9rd
@MohamedDeks-su9rd Ай бұрын
Halken kabartaa ict ya icaawin
@juniorbeed3745
@juniorbeed3745 Ай бұрын
Asaga aya bixiya instgramkiisa kala hadal awale updyrahman course waaye wa la furtaa
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Sxb mcn ict strategiyad kafiican oo ah strategiyad miidi oogu ficneed ee suuqa forex logaa shageysto bilaash kubaro adigoo lacag bixiin KZfaqka taag waxaad kuqoortaa moalimuu kubilaaw videoga deer ee kaahadlayo forex ilaa damaad then strategiyada itee kakoobantaby oogow miidwalbana faahan iskuxirkoodanah faahan 1000 trade oo tijabo ah sameey and your ready to go😂
@Jeebadag
@Jeebadag Ай бұрын
Nin CPI trade garenaya waa Gambler ee ma ahan trader
@abdiqanibashiir6480
@abdiqanibashiir6480 Ай бұрын
Tradeka wuxuu qaatey maalinta CPI ka horeysey T.p dheereystey 100 pip saas weeye ee sell stop iyo wxaas ma isticmaalin
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
You nailed it waalahi waad sheegtay
@heydarraage-yr1vt
@heydarraage-yr1vt Ай бұрын
ICT wa risky concept dadka indicator ka isticmaalo ayey dhaantaa, hadaanu nahay ardayda moalimuu wax aan uga baahanahay majirto. LAW AND ORDER STRATEGY intaa u jeedo waxkle oo aan u baahanahy majirto system keena wxa ka tihiin 10% .
@Mohamednaik-hr9wr
@Mohamednaik-hr9wr Ай бұрын
Labadhaba tijabi abti and speak for yourself marka😂 nin labadaba somari ayaa kulahadli haayo
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 Ай бұрын
Strategy macna badan maleh, waxa ugu muhiimsan waa discipline.
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Usheeg Baal saxib macan 10,000 bees ayaa lasameeyay meel kasta ayaa lalasofadisanaya moalimuu nah 100,000 kaabaan ayuu haltrade kasameyaa meel intuu soofadisto na madaho intas ayaan sameeyay
@Islamic----------habits525
@Islamic----------habits525 22 күн бұрын
Jawaad lasiin lahaa midii ogu ficneeda ee lasiin lahaa ayaad sisaay were are students of moalimuu and we are top in the forex market
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 128 М.
HOW I BECAME A MILLIONAIRE AT 21 YEARS! MEET FOREX TRADER FLOSSIN
35:18
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 91 М.
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 644 М.
Ka fogow isticmaalka ereyadan marka aad wax iibineysid
7:08
Somvato Institute
Рет қаралды 17 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН