Sidee Ayaan Naftayda U Cafiyaa? |Su'aalaha Kabasho| |01|

  Рет қаралды 31,189

Hamda Hussein

Hamda Hussein

5 ай бұрын

Weli ma iswaydiisay sidii aad naftaada u cafiyi lahayd? xilqaddani waxay ku siinaysaa tallaabooyin aad qaadi kartid si aad naftaada u cafidid.
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸

Пікірлер: 140
@sucaadmahamed1057
@sucaadmahamed1057 5 ай бұрын
Kabasho noloshayda waan ku anfacay xanuuno badan oo dhinaca maskixiyanna ayaan caafimaad ugu helay markastoo an ku xasuusto wan kuu duceeya waan rajaynaa maalin inaan wada kulmi doono❤
@MohamedAhmed-hf1du
@MohamedAhmed-hf1du 5 ай бұрын
Macalimad hamada ilahey dartiis baa ku jacelahay❤ ilahey hortiisa baa marqaati kaga noqon donaa wanga nosoo gudbiso dartiis😢
@Salma0704
@Salma0704 5 ай бұрын
Video gii basarka aad baan uga helay Wllhi. If you could share more of those kinds of stories it’d be amazing ♥️♥️
@ladnaomer3541
@ladnaomer3541 5 ай бұрын
Aadbu runti no cawiyy I would like mre of tht stories
@ruqiyashjama9865
@ruqiyashjama9865 5 ай бұрын
In badn waxn u aqany in gaalada uun stressku ku dhaco ilaa aan aaminy inu stressku xanuun yahy Dadka somaliya jooga ee la leeyhy jin baa hayana ay 50% ay stress la dhiban yihiin ilaaahy hka abaal mariyo waxd ii tahy role model inshllah inan barto waxd barty❤
@Roro__ruun
@Roro__ruun 5 ай бұрын
Dear hamda so laabasho wacan Madama season cusub ad no so fasixi wayday ani Ramadanta duco ito dareen ban muraajaco ahaan u dhagaysan doona❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Masha Allah mahadsanid wll Hamda
@nastehokhaireh8673
@nastehokhaireh8673 5 ай бұрын
Jazak Allah kheir hamda hussein
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 4 ай бұрын
Ina adeer waan ku raaxaystaa Codkaaga runtiii, Aftahnimo aqoon iyo waayo aragnimadii oo qof ah baad tahay aalle ha ku barakeeyo❤
@fowsiahashi
@fowsiahashi Ай бұрын
Mnsha allah wll
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaadatii
@fardawsaibra1082
@fardawsaibra1082 5 ай бұрын
Welcome back dear hamda❤
@marwanhussein2901
@marwanhussein2901 5 ай бұрын
Golden voice ❤walashey mcn....
@faluuzaabdullkadir8959
@faluuzaabdullkadir8959 5 ай бұрын
Welcome 🤗 back reeer kabasho 🎉🎉
@Ayaan-Mohumed
@Ayaan-Mohumed 5 ай бұрын
Welcome back gacalo.❤
@ahmeddhifo8660
@ahmeddhifo8660 5 ай бұрын
mahadsanid wllashay ❤
@loulaahmed3343
@loulaahmed3343 5 ай бұрын
Mashallah thank you so much dear sister
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 5 ай бұрын
Great to hear your amazing voice again hamda ❤
@fathahassen2125
@fathahassen2125 5 ай бұрын
Welcome back my sweet
@ifkapea2559
@ifkapea2559 5 ай бұрын
Inshallah 💘🙏 kabasho saan ubartay alxamdulilaah adna jazakalah ❤❤❤
@RoodaAbdi62
@RoodaAbdi62 5 ай бұрын
Welcome back hbbti hamda Hussain ❤😊
@nazraabdiaziz7166
@nazraabdiaziz7166 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@hafsawasiro7284
@hafsawasiro7284 5 ай бұрын
Mahadsanid ilahey haku xifdiyo Ustaad hamda❤
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 5 ай бұрын
Welcome back sister ❤🎉
@tuuney10
@tuuney10 5 ай бұрын
Baraaka allah❤🎉
@cherrysmartgenz
@cherrysmartgenz 5 ай бұрын
Masha allah guulayso wlshie
@zakiyacusman1442
@zakiyacusman1442 5 ай бұрын
Shukrn ustaad hamda ❤❤
@Karen56899
@Karen56899 5 ай бұрын
Golden voice my fav channel ❤
@Saydomar66
@Saydomar66 5 ай бұрын
Thank you walashey. From burco ❤
@ikramfarah541
@ikramfarah541 4 ай бұрын
Mahadsanid Ducaqabto❤
@user-pj6bp6np8t
@user-pj6bp6np8t 5 ай бұрын
Ma sha Allah, you're God send. May Allah Sub'Xaana'hu Wa'Tacaala Bless you
@mustalifomahamudali1963
@mustalifomahamudali1963 5 ай бұрын
Kabasho❤iyo ustadah hamda so noqosho wacan❤
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 5 ай бұрын
Welcome back hamda dun wanaaageeey❤
@UgbaadAhmed-fd1sj
@UgbaadAhmed-fd1sj 5 ай бұрын
Aad ayan kaga faiday wlshy alle khayr hakusiyo❤❤❤
@user-nb5vw4rj6r
@user-nb5vw4rj6r 5 ай бұрын
Mnzhalh hmada wlshy alle haku barakeyo
@amalmohmed6489
@amalmohmed6489 5 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@user-iw6zc7db8b
@user-iw6zc7db8b 5 ай бұрын
Soo laabasho wanagsan wll hamdaay abaal aan dhamaan ban kuu hayaa qalbigana waan kaaga duceeyaa ❤❤
@osama6333
@osama6333 5 ай бұрын
I can't wait season 2 ❤
@user-bi1ed7rz5p
@user-bi1ed7rz5p 5 ай бұрын
Aad iyo Aad ayan ugu farxay soo laabashada kabasho 😢🎉
@umalkhayromar8253
@umalkhayromar8253 5 ай бұрын
Jasaakallah macin aad baad umahadsan tahay waakaa faa idey allah haku barakeeyo
@amiramuhammad6472
@amiramuhammad6472 5 ай бұрын
So laabasho wanaagsan huuno gacalooy wan ku xiisney ❤
@Asmaahmed19
@Asmaahmed19 5 ай бұрын
Soo laabasho wacan hamda.
@isahakabdullahi4255
@isahakabdullahi4255 5 ай бұрын
Hamda good to see you back ❤️
@Maryama_22
@Maryama_22 5 ай бұрын
Xabibti waa mahadsantahay 🎉❤ Kabasho + Duco iyo Dareen Labadaa waa ku faide.
@hoodo9260
@hoodo9260 5 ай бұрын
Waan ku faraxsanahy soo laabashadaada Gacalo
@abdifatahosmanali4615
@abdifatahosmanali4615 5 ай бұрын
Ustada Hamda Huzein Alle haku barakeyo. Kabasho wax badan ka bartay Wana ku faide .
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 5 ай бұрын
Masha Alah hamdaay ilahy haku barakeeyo wllo adun iyo aakhiraba muraadkaaga Alaha ku sahlo dar ilahy ayan kujecaldey barashadi aan kubartay xasiloni nafed iyo faraxd ayan kuhelay ❤
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed 5 ай бұрын
Alhamdullah inaan marlabaad codkaagii Maqley waan kuu xiisney codkaagii casharadaadii mahadsanid huno Hamdaay❤😊
@Iamabddi
@Iamabddi 5 ай бұрын
❤❤❤ mahadsanid nolosheyda❤❤❤
@Udgoon754
@Udgoon754 5 ай бұрын
Hadalkaaga daganaanba kudaremaa io dhirigalintaada waliba iskubadalaa shukran abyo❤✨
@user-gv1nr1qq7r
@user-gv1nr1qq7r 5 ай бұрын
Mahadsanid hamdaay huuno waxan ka faiiday waxbadan wlhi kabasho
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz 5 ай бұрын
You are my therapy you are my motivation I love how to encourage thank you so much ❤😢
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 5 ай бұрын
Shukran 👍👏
@user-vq4mw6fe2w
@user-vq4mw6fe2w 5 ай бұрын
Allah dsrtiiss ku jacelahay walal Chanelkada Allah aqoon tada kuu barakeeyo
@iidoyuusuf5662
@iidoyuusuf5662 5 ай бұрын
Wllshy qaliyey mahadsanid ❤
@user-fg4jw3dv4g
@user-fg4jw3dv4g 4 ай бұрын
Mahafsanid abyo ❤
@shukrijama4063
@shukrijama4063 5 ай бұрын
Allah ha kaa abaaliyo Hamda walal Kabasho noloshayda wax badan ayay ka bedeshay xanuuno badan oo nafsiyan ahna waan ka bogsaday, go'aamo adagna waan qaatay alxamdulillah fudayd badan ayaan dareemayaa hada. Markaan ku xasuustaba waan kuu duceeyaa Intaan noolayna waan kuu ducayn insha Allah walal shukran inbadan❤
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 5 ай бұрын
I love you deeply, because you made me more motivation.
@user-up6yj4pv4x
@user-up6yj4pv4x 5 ай бұрын
Masha allah podcostigaaga wehel buu ii ahaa afartii bil ee lasoo dhaafay Mahadsanid ukhii ❤🎉
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 5 ай бұрын
Masha Allah waa inbadan ayaan ku nafisaa sido kale talooyinkaga wacan wax yaalo badan ayey iga badaleen mahadsanid abyo hamdi 🧕❤️💯👏
@wardanasir8240
@wardanasir8240 5 ай бұрын
Ilaahay khayr farabadan hakusiiyo markastoon cidloodo chanalkaagan soo raadiya thank you❤
@fadumoqurux8841
@fadumoqurux8841 5 ай бұрын
Thank you lovely 💕♥️
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 5 ай бұрын
❤❤❤❤ xafidaka laah
@zahraabuukar9211
@zahraabuukar9211 5 ай бұрын
Waku farahsanahy so laabashadada🥰
@user-ot7lh2cv8y
@user-ot7lh2cv8y 5 ай бұрын
Walashey meel aankaala soxiriiro iisheeg
@user-pj6bp6np8t
@user-pj6bp6np8t 5 ай бұрын
Marsha Allah
@Zaynab_033
@Zaynab_033 4 ай бұрын
Hamdaaay walalo alle ha ku jeclaado😢❤
@Queen-iqra-dhawrsan
@Queen-iqra-dhawrsan 5 ай бұрын
Welcome maqnasho badan kadib Ku xiisay macalin mahadzanid wydimihii igu tagnaa dhaptii jasaka allah mclin ❤👸
@Miss-sagal
@Miss-sagal 5 ай бұрын
Jazaka Allah khair dear Hamda Hussein. Waxaan umalayn jiray xanuun dhanka ruuxda inaan leeyahay, oo waxan igu habsaday uu yahay il ama jin, balse wlhi markaan dhagaystay KABASHO waxaan dareemay inaan helay daawadii aan raadinayey. Waxaa mahad iska leh ALLAH oo ila kulmiyey KABASHO , xamdaaay walaal rabbi haka abaal mariyo sidaad maankayga u cushay 😭❤🙏
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 3 ай бұрын
Jasakalah
@HamdaSharaf-rq4kr
@HamdaSharaf-rq4kr 5 ай бұрын
Erey kuma cabiri karo , sidaan u baraarugay ee ay wax badani iigu iftiimeen ammintii aan kabasho wax ka mida dhagaystay , Dear Teacher alle haku xafido❤❤
@munafaisal6775
@munafaisal6775 5 ай бұрын
Good to have you back, sis! 🩷
@user-qv2fb2si3b
@user-qv2fb2si3b 4 ай бұрын
Waa xaqiiq taasi waa dhab
@Rahmatii0
@Rahmatii0 5 ай бұрын
Wcs wll Soo noqod wanaagsan 🎉
@khapip
@khapip 5 ай бұрын
M.a wll hamtha ❤
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 5 ай бұрын
Axmed/sidiiq texting from Birmingham ❤ First to comment
@AbdimalikAbdullahi.
@AbdimalikAbdullahi. 5 ай бұрын
Saaxiib ma Birmimgham ayaad joogtaa ?
@dragonboy1707
@dragonboy1707 5 ай бұрын
Shukran abayo hamda waxbadhan ayad iga cawisi
@user-bn4mg1pb2z
@user-bn4mg1pb2z 3 ай бұрын
Hamda love you abayo mahadsanid 👍♥️
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 5 ай бұрын
Jazakallah khayr wll ilaahow kaa abaal mari wax badan baan ka faaiidey barnaamijtaada thanks waxkabadan ban kuugu abaal gudilahaa hadaan ku arkilahaa mase awodo bedel keedase duco ayaan kuugu bedeley markastoon kusoo xasuustona waan kuuduceyaa ilaahuun baa ogaa culayskaan kusugnaa intaaanan baran channel kaagan barakaysan wll khayr badan hel💌💌💌💌💌
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be 5 ай бұрын
Mahadsnid queen 👑 hamda ❤😊
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 5 ай бұрын
Ustad buga rajo uganda 🇺🇬 ama Kenya 🇰🇪 qofjogo halkuuu kahelaa
@ApdaLE73
@ApdaLE73 5 ай бұрын
Aadpan uGu Farxy so Laapashada kapasho😢❤
@aminaabdullahi5660
@aminaabdullahi5660 5 ай бұрын
Waqti xanuun badan aan dareemayo nafteyduna hoos udhac iyo dhaawac xiriired ilaso darseen ayaan kabasho heley nafteydana waan ku anfacay wehelka nolosha ayey ii ahaayeen xalaqoyinkaaga aad baad umahadsantahay waana ku faraxsanahy inad dib inoguso laabatay so dhawow waa lagu sugaye
@TufahAbdihakim
@TufahAbdihakim 5 ай бұрын
Finally xamdi way so laabatay
@user-nq2wn2li7v
@user-nq2wn2li7v 5 ай бұрын
Thanks
@siidcumar5437
@siidcumar5437 5 ай бұрын
Mahad sanid ustaad. Alle kahusharfo
@Buugagta
@Buugagta 5 ай бұрын
One love
@user-ee7mp3qi6e
@user-ee7mp3qi6e 4 ай бұрын
Hamdaay wlle wn ku jeclhye Allena hku jeclaado❤
@nastexa6091
@nastexa6091 5 ай бұрын
M.a❤❤❤❤❤
@haawoaweis6627
@haawoaweis6627 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا جزا ❤❤❤ Abaayo thank you so much for this lecture and all of your lectures, it gave me peace in my self 💕 💖 ❤️ 💗
@Garaadbadan
@Garaadbadan 5 ай бұрын
M.a macalin 2023 bishii 7 ayaa bilaabay daawashada barnaamijkaada wax weyn ayaa iska key bedelay lkn wali talaabo horay waa u qaadi kari lahay😢
@saynabjimcale
@saynabjimcale 5 ай бұрын
Kabasho waa dhiig joojin uun lkn horay inaad usocoto hadaad rabto tarabi ku dhagaysta oo nolosha kula qorsheeya aad gacalo. Lacaga baa lagu bixiyaa horay usocodka😊
@ZakimahadZakimahad001
@ZakimahadZakimahad001 5 ай бұрын
❤❤❤
@Kawther-fx2xf
@Kawther-fx2xf 4 ай бұрын
Abayo alle inuu cafinayaa iyo inkalaa la murugaysnahay maadamo intaa danbiyo iga dhaceen aan dhahay allaw mardanbe u laaban maayo hadana ku laabtay waxasna waa heeso dhagaysiga aan daayay dhahayna allaw inaan ku laabanayn ayaan balan kuu galayaa taasaa hada ciqaab aduun igu noqotay 😭😭
@hudahassan3360
@hudahassan3360 5 ай бұрын
Abayoy wan ku tabnay so noqosho wacan allha noka barakeyo waad nadaweyse waxa inta kusii racinaya inan kuduceyo marwalbon codkaga maqlo rabiyow u aqbal ❤
@Ubah59
@Ubah59 5 ай бұрын
Wanku jecelahy gacalo ilahay haykaa xifdiyo❤
@luqmanahmed3191
@luqmanahmed3191 5 ай бұрын
💯
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir 5 ай бұрын
Ustaad mar inaad Ka dhawaajisaa rajeeynaa inaad buug qoristiis KU guda jirtid marka hadii oow soo baxe halkee Laga helaa
@Ugaasoabdirizak
@Ugaasoabdirizak 5 ай бұрын
Welcome back hamda ❤
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Buugagta
@Buugagta 5 ай бұрын
@ZaynebCismaan-uk6le
@ZaynebCismaan-uk6le 5 ай бұрын
Inteen kaa helaa hamda hussein wllo ❤❤
Sidee Ayaan U Aqbalaa Diidmada |Su'aalaha Kabasho |02|
20:39
Hamda Hussein
Рет қаралды 31 М.
Sidee Ayaan u dhisaa Naf-Araggayga? |Su'aalaha Kabasho |03|
26:51
Hamda Hussein
Рет қаралды 30 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Qiso Idamaqday oo Qof walba oo dariim leh ka damqan doono.
10:01
Nimco Barako
Рет қаралды 4,7 М.
Horowmari dabeecadahaaga si aad uyeelato qofnimo aad u saraysa
5:23
Sofiane Abraham
Рет қаралды 3,9 М.
Sidee Loo Barta Naftaada? Muqaal aad Ubahan tahay | Salim Omer
14:40
Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾
9:19
Nasro’s channel
Рет қаралды 6 М.
Episode 42: Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living | Kabasho|
28:45
Hamda Hussein
Рет қаралды 47 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН