Sidee ayay u shaqeeyaan xaakimada Canada. Xaakim Somali ah ayaa ka waramaya.

  Рет қаралды 27,332

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Пікірлер: 63
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@Kiama17
@Kiama17 Жыл бұрын
He is a man of wisdom. I saw an another documentary and he does charitable work in Somalia. Enjoy your retirement brother.
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@Kiama17
@Kiama17 Жыл бұрын
@@m.k.7788 waa geesi gesi dalaay Willgan Somaliyeed. Laakiin ninka caadanka dilay wilga Somali Ina maxkamad la saaraa
@waxcusub6455
@waxcusub6455 Жыл бұрын
Haaye haaye haaye. Mahadsanid wariye ruug cadaa ah.
@Burco.
@Burco. Жыл бұрын
Barnaamijyadda C/Salaan Hareeri marnaba ima dhaafan Haaye Haaye Haaye Waanku Salaamaya Suxufiga Ruug-Cadaa Ah
@xaanjaamaccilmi4589
@xaanjaamaccilmi4589 Жыл бұрын
My Pro Mohamed Husein Cilmi Hory uzoco wll🤝❤️🌍
@sav1167
@sav1167 Жыл бұрын
Asc hereri wan ku slmya wxn codsnya in muuqaal aad ka soo sameyso ireland 🇨🇮
@bilowdham7151
@bilowdham7151 Жыл бұрын
Allaha ku daayo Xaakim wll
@nassermohamed8837
@nassermohamed8837 Жыл бұрын
Abdisalaan hereri hore u soco
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 Жыл бұрын
Let's go 100k coming sooon insha Allah Keep going
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
Spectacular program 👍👏
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 10 ай бұрын
Justice of the Peace
@abdiwalimohamed9962
@abdiwalimohamed9962 Жыл бұрын
👍
@wizzkarteismaildeysane8668
@wizzkarteismaildeysane8668 Жыл бұрын
From somali
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 Жыл бұрын
Keep going bro good job
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, Qoraalkaadana Afsoomaaliyeey Sii soco = keep going
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Boowe= Aboowe = Walaalkoow Bro, Brother
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Shaqo Wanaagsan
@saywalaahi4867
@saywalaahi4867 Жыл бұрын
Mudane hereri iyo haawadaay. Waxaanu jeclaan lahyn. Wareysiyada noocan ah inaa soo badiso dadka successful ka ah
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Xukumayaashsha ✔ Xukume ✔ Kanada ✔
@Masago2025
@Masago2025 Жыл бұрын
Waa su.aale islaamnimo miyaa looga dhaqmaa kanada iyo kutaab quraan,sunah... xaw wax kuxukumi rabaa axadkaan intaad noo shahay ilaaheey u tooba hala dhaho xadka waad kabaxdaye
@hassanmusse8345
@hassanmusse8345 Жыл бұрын
Caddaalad ayaa loo haahanyahay iyo inaan lagu xadgudbin qofna.Canada iyo soomaaliya iyo meelkale oo looga dhaqmo waxaad raadinayso ma jirto xataa sacuudi acaraybiya. Mana ogid meel uu diinta kaga baxay ninkaasi ee aduu ha danbaabin, hana dhexgalin dadka iyo rabbigood.
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 Жыл бұрын
MOHAMUD HUSSEIN HOPE YOU YOUR NEXT STEPS WOULD BE EASY AND COMFORT
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, Qoraalkadana Afsoomaaliyeey
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Dhacdo ✔ (Afsoomaali) kiis ❌ Case= keeys (dhawaqqa )(ingilish)
@yaasiinahmedaadam
@yaasiinahmedaadam Жыл бұрын
Hee so
@mustafemk829
@mustafemk829 Жыл бұрын
Muqaal cajiiba
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
garsooraha somaliyeed waan so dhawaynaya garsooraha somaliyed, waxaase iga suaal ah mesha uu kashaqaynayo waa maxkamad local ah oo dal canada layiraahdo baa leh waana dala aanan ku dhaqmin shareecada islamka oo waxaa dhici karta in ay xeraar ka dhigtan wax aanan shareecada ku banaanay una badan xukunada carime cases ka ubadan sida dilka,kufsiga, iyo xatooyada oo uu afkisa ka sheegay in uu lakulmay cases nocaa oo kale ah ayada quraankana waxa ay leedaha وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنْزَلَ اللَّهُ فَأُولَئِكَ هُمُ الظَّالِمُونَ see laysagu keena muga waa waabe😳
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Waxa adduunka naga reebey waa adiga oo kale oo ka maseyrsan geisha dadka Soomaaliyeed. Halkee Shareeco lagu xukumaa?. Sacuudifa xataa laguma xukumee. Aamus, dibusocod baad tahaye.
@Masago2025
@Masago2025 Жыл бұрын
@@CmonNowTellme hadaadan shareecada islaamka rabin in leysku xukumo maxaa xega ood heysaa ma kitaab iyo nabi cusub??
@caddeeye
@caddeeye Жыл бұрын
Somaliya oo dal muslim ah ma lagu xukumaa xeel islaam?? Waa Maya!! Waliba waxad arkaysaa nin gabadh kufsay amma si xaaraan ah ku uureeyay ,ka dib la dhahayo ha loo meheriyo !!!!!! Kii dadka laayayba waata wasiir laga dhigay
@Masago2025
@Masago2025 Жыл бұрын
@@caddeeye somalia qaabka ay madaxdu nagu maamusho min mdaxweyne ilaa g.ye waaxeed maahin qaab sharciga islaamka raali ka yahay lkn saas ay tahay macnaheedu maahin inaan loo baahneeyn kitabka iyo sunaha leysku xukumo ,, qof walba wxaw shaqeeystay maalin aw xisaab keeda helaayo ayaa jirto
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
@@caddeeye ayada oo aan laysku qasin habdhaqanka madaxda somalia iyo sharciga jamhuuriyada somalia hadii aan kugu jawaabo sida aan arkay ee ku qoran dastuurka faqradihiisa u horeeya, somalia waxaa lagu xukumaa xeerarka ay soo meel mariyaan xildhibanada ay qabaailkooga ergo kamid ah doortan, xeerkaa ay meel marinayan barlamaankuna waa in uusan baal marsanayn shareecada islaamka taas oo asal u ah dhamaan xeerarka inoo qoran in aysan baal marin, marka somalia waxa lagumaamulaa sidaa, shareecadana waxba kama qabto oo xeerarku waa heshiis bulsho, heshiiskuna waa in uusan baal marin shareecada.
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
40k
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 Жыл бұрын
Xaakim means judge , saasmiyaa somali Ahn🤔
@naasirsomali4786
@naasirsomali4786 Жыл бұрын
AF SOMALI Garsoore
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Qaadi
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Жыл бұрын
*AR MAJEERTEENAA* 😃😃😃
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 Жыл бұрын
Ma majeerteen baaa 😀
@fivestartiktoks4280
@fivestartiktoks4280 11 ай бұрын
Jahil
@amosnaftali2495
@amosnaftali2495 3 ай бұрын
@@awilyusuf6553 Haa
@Bravootv799
@Bravootv799 2 ай бұрын
Masha allah walle majeerteen meelkasto waa galeen reer kartileh
@cabdirisaaqsale
@cabdirisaaqsale Жыл бұрын
Waar heedhe harari oo chanal noo furay wlhy chanalo badan baan ka go.ay oo aan herari media u go.ay
@awilcirro7461
@awilcirro7461 Жыл бұрын
Hareri io somali baa ka dhiman Kaasna kusoodar
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
iyo ✔
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Asalaam caleykum waraxmatullahi wabarakatuh Somaleeeeey, inta is jiijiideno, Somalia map waxaa lagudarey Ethopia Halkaan kafiiriya: 👉 kzfaq.info/get/bejne/eMqDaMeYv8XUgKM.html 👉 kzfaq.info/get/bejne/pa1hrLOXr6rXn5c.html Ee hurdada kakaca oo aynu iskaashano, qabyaalada iyo wadan qaybsiga joojino, haddiikale maapkaas fiiriya. Khaladka dhan waxaa leh inaga (Soomaali iyo qabyaalada qurunka ah) Mahadsanidiin, Good program
@abdimohamoud6730
@abdimohamoud6730 Жыл бұрын
WmHWMN and talk on the same age as my friend I am sure it would have to be 6 and I would like to have you in the future and for
@amiraosman5350
@amiraosman5350 Жыл бұрын
Lahjadii reer adeerkay buu ku hadlayaa
@shukrihassan5987
@shukrihassan5987 Жыл бұрын
Yaaah lahjad mudug buu ku hadlayaaaa
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 Жыл бұрын
Waaba reer mdug ninkani
@farxaanomar6357
@farxaanomar6357 Жыл бұрын
Waa reer mudug reer bursalax waa mulkiilaha school ka rajo
@ibrahimmohamed5868
@ibrahimmohamed5868 Жыл бұрын
Abdisalaanow wll facebook gaada link inta noo so dhig mhdsnd
@ilkacasemusse5656
@ilkacasemusse5656 Жыл бұрын
Fadlan supuscarb usaara wariyaha
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 57 М.
Xabaalaha Edmonton, Canada by Hereeri
40:50
Universal Somali TV
Рет қаралды 21 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 25 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
WAREYSI : TRUCK-LE SOMALIYED OO KA WARAMAY WADIDA GAADIIDKA WAWEYN.
18:15
FIRST IMPRESSION | What it’s REALLY LIKE being BACK IN CANADA after 3YEARS living in SOMALILAND 2023
14:52
Nin dhulal dheer Iyo dharaaro badan u soo dhaxay dhalashada Canada
9:16
Somalida iyo waxa  ay ku doortaan magaalada Toronto.
14:13
Hereri Media
Рет қаралды 86 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 25 МЛН