No video

Sidee ku Sameeyaa $1000 Dollar Bil kasta Muuqaal ka Faaiida Badan Youtube wali masoo galin A TO Z

  Рет қаралды 24,284

Yaasir Marketer

Yaasir Marketer

Күн бұрын

Shirkadan Domainka ka iibsaday Waa shirkad aad u wanaagsan Halkaan hoose ka iibso
⬇ ⬇ ⬇
www.hostg.xyz/SHEXP
Course ka faaiida badan wali maasoogalin course kaan waxaana ku baran xirfada suuq geenta taas oo dadka ugu badan caalam ka ku shaqeestaan taasoo loo yaqaan Affiliate marketing
00:00 Fursad aad lacag ku sameen karto sidayda ookale
05:39 Tusaalayaal sida looga shaqeesto
09:26 Hadaba maxaa lagaaga baahan yahay xirfadan aad ugu shaqeesato
10:00 sida website kaaga loogu sameeyo Domain and Hosting
20:00 sida loogu install gareeyo domain kaaga wordpress
26:00 sida loo soo galsho Theme loo sameeyo website marketing
30:50 sida Administarator looga dhigo gmailkaaga
32:10 sida username and password login loogu sameeyo website kaaga
33:50 sida Logo website kaga logu sameeyo color kana loga badalo
38:10 sida Footer ka website kaaga wax loga badalo
44:00 sida amazon looga sameesto suuqgeen loo dalbado
56:00 sida Google search consol iyo Google analytic website kaga loogu xirto
1:05:00 sida post kasoo muuqda page ka ugu horeeya google loogu qoro website kaaga
1:24:28 Lacagaha Ka sameeyay xirfadan masha allah dhaha saaxiibayaal idinkana dadaala
Shirkadan Domainka ka iibsaday sidookale Linkiga Discount Badan oo 75 % ayaa lasocda
⬇ ⬇ ⬇
www.hostg.xyz/SHEXP
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
⬇ ⬇ ⬇
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
Digital Marketing :- Course kaan Muuqaalkaan waa Course Runtii aad iyo aad Qaali u ah hadii aad fahamto waxaa arki doontaaa adiga oo Maalma dhaw lacag ka sameeya insha allah sidookale Qeyba kalana waan kasoo wadaa
● waxaa ubaahan tahay Domain iyo Hosting waliba shirkadaan Services badan oo Qiima jabana waa kugu darin waana shirkad awood badan oo Security wanaagsan waa tan Hoose ⬇ ⬇. ⬇..
Shirkadan Domainka ka iibsaday sidookale Linkiga Discount Badan oo 75 % ayaa lasocda
⬇ ⬇ ⬇
www.hostg.xyz/SHEXP
●●●●●●●●●●●●●●●●●□□
Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
⬇ ⬇ ⬇
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
.
waamxay digital marketing,faa'iidada digital marketing,
baro digital marketing,digital marketing,
e-commerce of somali,sideeonlinelacaguga sameeyaa,sidee lacag loo sameeya,somalia,graphic design af somali,hargeisa,sida online lacag looga sameeyo,sida lacag loo sameeyo,sidee lacag loo abuuraa,lacag samee,websiteyadalaga shaqaysto,sidee lacag looga sameeyo internet
wwaamxay digital marketing,baro digital marketing,maxaad u baran digital marketing,marketing,lacaginternetkasameeyo,baro xirfad,lacag,yaasirmarketer,Sida loo sameeyo website,baro sida loo sameeyo website,sida loo sameeyo website wordpress,si fudud online lacag oga same,website lacag laga sameeyo,sidee website loo sameystaa,website lacag laga helo,Yaasirmarketer,Yaasir,Yaasir sida website,Sida website
sida loo sameyo website dhameystiran afsomali, cashro sida loo sameyo website, sida loo isticmaalo wordpress, website sidee loo sameya, ecommerce website sida ugu fudud ee loo sameyn karo, hab ka loo sameyo website casri ah, website ganacsi ah sida loo sameyo, sida waxbarasho sida loo sameyo,
Sida loo sameeyo website, baro sida loo sameeyo website, sida website lacag looga sameeyo, website, sida website loo sameeyo, lacag, sida loo sameeyo website wordpress, lacag samee, sidee online lacag looga sameeya, si fudud online lacag oga same, meeqe youtube lagasameeya, website lacag laga sameeyo, qaabka ogu fudud ee lacag loga sameen karo online, sida online lacag looga sameeyo, how to make website, website lacag laga helo, sidee website loo sameystaa, how to buy domain and hosting, best cheap web hosting, cheap domain hosting
sida website lacag looga sameeyo, sida loo helo free domain iyo webhosting, sida loo iibsado domain iyo webhosting, waa maxay domain name, waa maxay webhosting, sida online lacag looga sameeyo, sidee lacag ku heli karaa, ogaansho, website lacag laga helo, Sida domain
qulasada filimada, maxamed qadar, lacag samee, ogaansho, sidee website lacag looga sameyaa, sidee onlineka lacag looga sameyaa, lacag,
bilaash ah,

Пікірлер: 57
@user-cf1dr1nu4d
@user-cf1dr1nu4d 5 ай бұрын
Yaasir walal group noosamee whatsapa hadad awoodid
@bro-Abdi
@bro-Abdi 4 ай бұрын
Masha Allah waa vidoe ugu wanaagsanaa soo galiso mahadsanid wll. Waan bilaabi marka casharka fahmo. Xagee Kala soo xiriraaa yaasir.
@amiinmustafe8010
@amiinmustafe8010 5 ай бұрын
Waa ninka kaliya ee si bilaasha kubixiya coursseska iyada oo dad aan tayo ahaan gaadhayn ay kubixiyaan boqolaal dollar thanks bro keep goin alle haku sharfo🎉❤❤
@NolandArbaugh
@NolandArbaugh 5 ай бұрын
Inshallaah, waan kuu soo mahad Celin Doonaa, sidoo kale maadaama aad sabab iigu noqon doonto barashadeeda 1 waxaa leedahay ajarkeeda 2 waxaa leedahay abaalkeda 3 waxaa leedahy liminteeda
@Kaltun_kanza
@Kaltun_kanza 5 ай бұрын
Masha Allah Jazakallah wll yasirow 😊😊
@star-ut4ii
@star-ut4ii 5 ай бұрын
Jazakallah kheyr ustaad yaasir mukhtaar
@bashir871
@bashir871 5 ай бұрын
Alle haku sharfo ustaad runta itusoo itaabsiiya ayaad noo soo gudbisaa ,xaga youtube ro kale been sheegan sida darteedna lacagtay ka helaan aya xaran noqonasa ,alle haku sharfo ustaad sidaad noo garab istaagtay
@SHEEKOCARUUREED0987
@SHEEKOCARUUREED0987 5 ай бұрын
First one comment thanks ustaad
@fatximahad2891
@fatximahad2891 5 ай бұрын
Asc wall Mashallah jazaakallah teelifoon malagu samaysan kaaraa isoo jawaab adoo rali ah
@hamdahassan7756
@hamdahassan7756 5 ай бұрын
Masha allh waa inanka qudha jecelhy 😊 branmijaydiisa
@Menolookothers
@Menolookothers 5 ай бұрын
Masha Allah thanks bradar
@jablibaaxtutorial1279
@jablibaaxtutorial1279 5 ай бұрын
Ustaad impact wali waanu kaa sugaynaa😊❤
@user-xc3rx8my9w
@user-xc3rx8my9w 4 ай бұрын
Thanks dear teacher
@NaimoAbdinurMohamed-wy4kl
@NaimoAbdinurMohamed-wy4kl 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ilaahy hakaa abaal mariyo sidaa noogu hagar baxday🥰
@osman.a.kabayare1489
@osman.a.kabayare1489 5 ай бұрын
mahadsanid macalin
@Cmxsheekoxariiro-qu3jw
@Cmxsheekoxariiro-qu3jw 5 ай бұрын
Thanks sxp allaha ku sharfo
@suurtagal1977
@suurtagal1977 5 ай бұрын
Sxb mahadsanid, Waxaad ayadana muuqaal ka soo samaysaa eBay, iyo shirkadaha kale ee lamid ka ah.
@xikmadtv9165
@xikmadtv9165 5 ай бұрын
Thanks Ustad
@ZuubiyeBro
@ZuubiyeBro 3 ай бұрын
mansha allah zxp thanks
@daiidfaarah927
@daiidfaarah927 5 ай бұрын
Mahadsanid
@BashirAhmed-ex3uh
@BashirAhmed-ex3uh 3 ай бұрын
Maashaa allaah mudane
@Videofunny479
@Videofunny479 5 ай бұрын
Yaasir..zhp dropshipping ka wrn muuqal kasoo samee
@faclon.
@faclon. 5 ай бұрын
masha allah
@AHMEDHASSAN-qx9hl
@AHMEDHASSAN-qx9hl 5 ай бұрын
mansha allaah pro
@abdilatiif81
@abdilatiif81 5 ай бұрын
Ustaad course kii ugu daawashada badnaa channel ka aaway
@Abdalla-hiil
@Abdalla-hiil 5 ай бұрын
mahadsanid ustad sido kle noso same sida isla website-kaan google adsense logu xirto
@Podcast_avenue
@Podcast_avenue 4 ай бұрын
Wad mahadsantahay wll
@user-nt4pg8nx5w
@user-nt4pg8nx5w 5 ай бұрын
Masha allah
@user-zx2wl9ll6l
@user-zx2wl9ll6l 5 ай бұрын
guuleyso
@user-xp3sv2qg5u
@user-xp3sv2qg5u 5 ай бұрын
Zhp dropshipping full course kasoo samee 😢
@queenliza596
@queenliza596 5 ай бұрын
Thanks wll waxan ku weydin rabay
@CraxmanXashiCusman
@CraxmanXashiCusman 3 ай бұрын
❤❤❤waad mahadsantahay❤❤❤
@armaantachannel
@armaantachannel 5 ай бұрын
Sxib waxa tahay role model_ka aan ku daydo waxan jeclahay inan digital marketing lacago aan ka sameyo. Ino so badi muqalada sida u faaidada badan
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 5 ай бұрын
Thanks libaax dadaal
@SahruujiAhmed
@SahruujiAhmed 5 ай бұрын
Wll Xagge Kala soo xidhidha pls Iso sheeg
@QuraanOffice
@QuraanOffice 5 ай бұрын
Dropshipping muuqal kasoo samee 😊😊
@luckymanshorts8820
@luckymanshorts8820 5 ай бұрын
sxib Ebay na muuqaal kasoo samee
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 5 ай бұрын
Wll lambarkaga isoi dir
@kingzaaid9217
@kingzaaid9217 4 ай бұрын
Zxp Mastercard hada lahen na maxa sameya zxp
@oladkassimolad6280
@oladkassimolad6280 5 ай бұрын
Sxp perfect money lacagta ma ku iibsan kara
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 5 ай бұрын
Post Hore hadan qorin sidee ugu soodari karaa
@AnabSaeed
@AnabSaeed 5 ай бұрын
Manshallh
@user-nz9kw1tu8h
@user-nz9kw1tu8h 5 ай бұрын
Asc ustaad xagee kala soo xariiraa adoo mahadsan
@Elkhaziofficaill
@Elkhaziofficaill 5 ай бұрын
Sxbw webka maka dhigan kaaa bloog
@Abubdulahi44
@Abubdulahi44 5 ай бұрын
Zxb mobile iigad nin lcag hystaa tahay ee
@maxamedaxmedcabdi7892
@maxamedaxmedcabdi7892 5 ай бұрын
WAAD MAHAD SAN TAHAY SXP
@Shurie10
@Shurie10 5 ай бұрын
Mhdsnid Wll yasir sida aad nogu hgr bxdy Wxd kle oo noso gudbisa company Yada kle sida digistore an click bank
@maxamedaxmedcabdi7892
@maxamedaxmedcabdi7892 5 ай бұрын
HADUUNBAN KA HAYA VIEOGII LARABAY
@abdirizakyusuf9287
@abdirizakyusuf9287 5 ай бұрын
Bloger ma isticmali karaa sxb
@Talawg
@Talawg 5 ай бұрын
mahadsamid ustaadi abaalkeeda allaha ku siiyo
@abdifatahhussein5304
@abdifatahhussein5304 5 ай бұрын
Runtii goatkenaa tahay
@Shaacur
@Shaacur 5 ай бұрын
M.a❤❤❤🎉❤🎉❤❤🎉
@user-wz6qs9xk2x
@user-wz6qs9xk2x 5 ай бұрын
Mhdsnd ustad
@Moha-deeq.
@Moha-deeq. 5 ай бұрын
M.a
@keykey.co.
@keykey.co. 5 ай бұрын
❤❤❤❤🤴🤴🏅🙏🙏 Sxb addunka oyo aakhirada waxaan kuurajaynaynaa guul
@keykey.co.
@keykey.co. 5 ай бұрын
Sxb courseyada hal mar soo wada dhig adoo mhd san
$30 Maalinkasta Shaqeyso ( Blogging Full Tutorial )
14:20
Gelle Bashir
Рет қаралды 127 М.
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Koorso Xirfadaha Ugu Lacagta Badan.
44:56
Warsame Bade
Рет қаралды 45 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Sidee Lacag Looga Sameyaa Dropshipping| | Free Shopify Course A-Z
2:08:01