Пікірлер
@miloak656
@miloak656 5 сағат бұрын
Mahadsanid ustad sawirka back gronk wu isarmi waye mobile banan ku sameyen labada sida logu sameyen Computer ka iyo mobile ka mahadsanid bro guulayso🎉
@fahaddahirtohow
@fahaddahirtohow 2 күн бұрын
Bro ma iga cawin kartaa qeybta messages ka marka an la hadlo supplier ka farinteyda not send ayey noqoneysa ma ii dirmeyso.
@mahamedmuhumed5863
@mahamedmuhumed5863 2 күн бұрын
account numberku waa kee Ustaad aniga (#) calaamadaas ayaa Ka buuxda EE macaan sameeyaa
@nimcoahmedhassan785
@nimcoahmedhassan785 3 күн бұрын
Ustad Ani waan waayey linkiga😢
@nuurcadechannel4233
@nuurcadechannel4233 3 күн бұрын
Thank 🎉
@laxameeye
@laxameeye 4 күн бұрын
Taliye beenta daay
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 5 күн бұрын
Wana Ku so boqday Asxbta kuxiran wlalkeen iso booqda youtubleey aan ahay mahadsanidiin
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel 5 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waaaw thanks a lot wlhi walal shrf badnaa thy si Sagan ayaad usharaxdy dadka kle boobsiis woxooda dhan hal mka fahmysid
@Linejuice-tv5tp
@Linejuice-tv5tp 6 күн бұрын
mahadsanid ustaad ilaahay haka abaalmariyo waxa badan kaa faaida ❤
@1122cabdifitax-nv8vl
@1122cabdifitax-nv8vl 6 күн бұрын
Asc
@khalidmahdi-z1o
@khalidmahdi-z1o 7 күн бұрын
Sidee lacagta loogala baxayaa markaa 😂
@SaciidmaahirMaah
@SaciidmaahirMaah 8 күн бұрын
Yuyy
@IbrahimOsman-ig3rg
@IbrahimOsman-ig3rg 8 күн бұрын
Sxb gogal ads iga caawi adi rali ah sxb
@CabdiwahaabNewsMaxamed-ng1db
@CabdiwahaabNewsMaxamed-ng1db 9 күн бұрын
Thanks pro ❤
@user-ft1wc9bn5u
@user-ft1wc9bn5u 9 күн бұрын
Keep going my pro
@engineeryiriisow
@engineeryiriisow 9 күн бұрын
Yaasirow bro lacagta imisa beri ayey pending kujireysa
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 9 күн бұрын
Sxp companyga ayay ku xiran tahay aad suuq geeyaha u tahay profile kiisa ka eeg
@hassankahie6139
@hassankahie6139 9 күн бұрын
Qeybta canshuurta waxa doona gelinayaa miyaa
@hassankahie6139
@hassankahie6139 9 күн бұрын
Insha-Allaah waan isku dayaya lkn su'aal isweydiinaya Gmail vpn miyaan u isticmaala wll lkn aan Gmail somalia isticmaalin, lambarka waan gartay,
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 9 күн бұрын
Sxp waxba iskama galin waxay kala yahii n laba shirkad waligood na ma is ogaan karaan
@abdazizmahmoudabdi3272
@abdazizmahmoudabdi3272 10 күн бұрын
Sxp fadlan iga caawi happy Cargo ciwaankooda
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 9 күн бұрын
Kuwa iskadaa sxp kuwa kale oo badan ayaa jiro
@AbdullahAbdi-ie5dz
@AbdullahAbdi-ie5dz 11 күн бұрын
Ninka kaliyaaaa uqalmo in 1 million gaatho thanks ustaad
@NUSROBOY23
@NUSROBOY23 13 күн бұрын
@alisakaawa1142
@alisakaawa1142 14 күн бұрын
Mahadsanid bro
@elmakaniko
@elmakaniko 14 күн бұрын
Aad ayaad muuqaalkan ugu mahadsan tahay soo gudbintiisa sxb🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassansiad2392
@hassansiad2392 14 күн бұрын
saaxib mobelka themekan kuma qurxoona
@The_fun_Tv1
@The_fun_Tv1 14 күн бұрын
2:51 2:54
@MohamedIdiris-b2k
@MohamedIdiris-b2k 14 күн бұрын
Orod waqtigaad naga lumisay
@Mahath-c9
@Mahath-c9 15 күн бұрын
Wax iiga dhib badan maan arag 4saac iyo dheeraad baan u fadhiyey ugu danbeyn Waan sameeyay. Mahadsanid.
@user-ln5cg6il3m
@user-ln5cg6il3m 10 күн бұрын
Wll anna igu cawi
@Jamaalali-lc2ck
@Jamaalali-lc2ck 15 күн бұрын
Zxp markaan raaco sidaada natidhi waa iga diidayaa oo waxa uu isoo qorayaaa side. This site can't be reached zxp
@FaisoXuseen-w4i
@FaisoXuseen-w4i 16 күн бұрын
Waa iifunyahay lacaagna waan dhitay walal trx Maxakale xiga la iga raba ama lacagta le dhigana saas ayaa macaash ama qasaaro ku hela
@mandeqmanka8335
@mandeqmanka8335 17 күн бұрын
Tnx zhp ❤
@Sataar-l2y
@Sataar-l2y 17 күн бұрын
Rabi ajaar haka siiyo wax badan baan ka fahmaay runtii
@NicimaSaleeban
@NicimaSaleeban 18 күн бұрын
Thanks ustad wn saxy wnu ishaqeyey
@SakiIsmail-y1l
@SakiIsmail-y1l 16 күн бұрын
Sxp ani ima shaqenayo maxa sameeya wuxuu idiidaya mesha lagu kala oganayo inaa repot tahay ee nabarada ah
@NaturalsWorld-jd7td
@NaturalsWorld-jd7td 21 күн бұрын
Thanks zxp
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 21 күн бұрын
Adaa mudan wll
@FatmaMuqtar
@FatmaMuqtar 21 күн бұрын
Masha,allah
@najmasidow6194
@najmasidow6194 21 күн бұрын
Ustad pintrest sida affilliate lacag loga sameeyo nosoo gali teeda kle sida click aply nagusoo celi ani wn fahmi waaye videogii hore 4 mar ayan dawadey weli sidii larabey ma ihiii
@khalafgeesi-lo6mf
@khalafgeesi-lo6mf 21 күн бұрын
Macalinkaygi wlhi wax badan bad I Bartay Aqoonta allaha ku barakeeyo hal mid ban kugu dari lahaa inad noo so badiso video-yada wax tarka leh dhamaan muqaladaada wa itud oo i taabsii ❤
@Arsenalfan2023
@Arsenalfan2023 21 күн бұрын
Macalin Alle Hakaa abaalmariyee waxaan rabaa Temblet iyo canva intee kahelaa. Fg: linkiga aad nosodirtay ayaan kasameystay Wepside
@axmed356
@axmed356 21 күн бұрын
Thank you sir Allah khayr haku siiyo😊😊
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Linkigaan hoose kasoo gal Telegram t.me/yaasirmarketer
@Libinside231
@Libinside231 22 күн бұрын
Linkyada qabka lo apply graynayo ma no dhamaystirtid Ustad
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Sxp step by step course ka muuqaalka aan ku dhex tilmaamayo daawo
@bashiircabdalle644
@bashiircabdalle644 22 күн бұрын
Sxb qaabkee account looga samaystaa
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Sxp course ka muuqaalka aan ku dhex tilmaamayo daawo
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 22 күн бұрын
Wll yasir step walba waa maray hada imacti ban kaso sogaya inay iso aqabsho canva linki ban meel laga so xiiro iso sheeg wad mahad sanatahay
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Sxp canva 80% waa free kaliya waa markaa background ka remove gareen ayaa lacag ah taasna waxaa isticmaasha website ka looyaqaan Removebg
@MohamedAdan-nl8um
@MohamedAdan-nl8um 22 күн бұрын
Shukran ustaadi
@ABDULLAHIBILLOWHASSAN
@ABDULLAHIBILLOWHASSAN 22 күн бұрын
Sxb xagee kabaxdey nio
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 22 күн бұрын
Wlaal wan iska mashquulay
@hamzemarket-ju6cc
@hamzemarket-ju6cc 22 күн бұрын
Ustaad guuleyso 🎉🙏