Sidee lagu helaa visaha dalka malaysia || qarashka ku baxaya qofka jooga

  Рет қаралды 7,079

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

10 ай бұрын

Sidee lagu helaa visaha dalka malaysia ,admissionka jaamacdaha ,nolosha guud iyo waliba xogo kale oo muhiim ah .
Yool academy waxa ay kaa caawin kartaa
Hawlahaas oo dhan
Iyo waliba in aad hesho scholarship-yo.
Numberadan hoose kala xidhiidh
+60 11‑3995 0255
+252633725321

Пікірлер: 43
@asadcade7762
@asadcade7762 10 ай бұрын
Mashallah waa muuqaal aad u waxtar badan ❤ jazakumullaah.
@raxweynpoi3562
@raxweynpoi3562 7 ай бұрын
Waad kumahadsnthy mubarak sxp aad ayaan ugu xirnhy chanalkaga wax bdn kaafaidey ❤warbixin waxbarasho dalka turkiga kuxiiji❤
@hassan2abdourahman451
@hassan2abdourahman451 10 ай бұрын
Masha Allah ustaad sheekh Mubarak Hugur
@hamzeathenmhomed3046
@hamzeathenmhomed3046 9 ай бұрын
Thanks ustaad Mubarak hugur
@abdikaremabdilahiarab8275
@abdikaremabdilahiarab8275 10 ай бұрын
Mashallah keep going shb
@shirdoonofficial
@shirdoonofficial 10 ай бұрын
Msha allah wll mubarak aad bad umahadsan tahyy❤
@AishaAhmedG
@AishaAhmedG 10 ай бұрын
Ma sha Allah!
@user-cf9uq1tj1f
@user-cf9uq1tj1f 10 ай бұрын
Mashallah keep going 😊😊
@cumaraden-jc7mf
@cumaraden-jc7mf 10 ай бұрын
Masha Allah bro
@faysalosmaanofficial7842
@faysalosmaanofficial7842 3 ай бұрын
Ramadan Kareem shp
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Good information
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 Ай бұрын
Mahadsanid
@abdiwahidahmed6795
@abdiwahidahmed6795 10 ай бұрын
mashallah xog fiican weeyaan
@AmiinMacalin-im3tf
@AmiinMacalin-im3tf 8 ай бұрын
Mubarak wa muqaal ad uficcan 1:40 ❤❤❤❤
@abdullahihared8482
@abdullahihared8482 9 ай бұрын
@mubarak Ugu Horeyn Mahadsanid. Waxaad Ku Xijisaa Dalka Turkey 🇹🇷
@user-tc5cy8db2m
@user-tc5cy8db2m 3 ай бұрын
This is good news zxp video kasoosamee ardaygu mashaqaysankaraa isagoo arday ah
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 9 ай бұрын
Mubarak hugur hadalka wiilka ka sug kolba waad ka yara dhex galeysaa inanka markaa hadalka waa la iska sugaa. Mahadsanid
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 9 ай бұрын
Waa talo fiican
@khayreali7576
@khayreali7576 9 ай бұрын
Ustad qofka markuu hadlayo lagama dhaxgalo udaa ilaa intuu dhameynayo Markaa dhe waxaad odhaneysid
@Fandhaal1
@Fandhaal1 9 ай бұрын
Hadalka sug sxb don't rush
@zihambaba4021
@zihambaba4021 4 ай бұрын
Hadalka wll ka sug xog muhiim ah isagoo wada ayaa ka dhex galaysa. Qayb labaad kaso samee
@jipriilpro5243
@jipriilpro5243 10 ай бұрын
saaxiib wa mahsan tahay waxan jecel laha ina kuso xijiso india
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 3 ай бұрын
Asc wll xaruntiina muqdisha kutaala lambarkooda iisoo dir
@ayuubabdisamadabdilaahi6154
@ayuubabdisamadabdilaahi6154 9 ай бұрын
India kusoo dar ustad❤
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 3 ай бұрын
jaamacadaha lagu dhigto maadi miyaa mise diini iyo maadiba
@jesshalan6325
@jesshalan6325 5 ай бұрын
Kan wax waray sanayaa qaab daranaa ninkiiba afkii sii buu dukhsi ku noqday
@Arafo-eg6um
@Arafo-eg6um 6 ай бұрын
Sxb hadan jogu Djibouti siden inlasuxidhidha
@user-hw8pk7df7i
@user-hw8pk7df7i 3 ай бұрын
Ninka hadlka ka ka sug waxan bal daya nio
@maxamudalish1957
@maxamudalish1957 5 ай бұрын
Wll xagee kala xiriina
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 9 ай бұрын
Hadalkaba ka sugi maysid waad ka dhex galaysaa codka videogana Khalkhal baa ku jira mawduucuna aad buu muhiim uyahay
@Weightlossandskinccare
@Weightlossandskinccare 6 ай бұрын
Wllo wiilka hdlka ka sug
@amalismail7772
@amalismail7772 6 ай бұрын
[walaalayaal dadka suaalaha idin waydiinya uga jawaaba.] suaal? sideen ku tagi karaa malaysia anoo jooga hargeisa,school socondery dhamys tiray scholarship universaty ugali karaa ayaanse laxidhiidhaa oo aan caawimaad ka heli karaa ileen magaranayo sida loo samaysto visaha ee?.😟🙁
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Wll online ka baadh ,wakhtigan la joogo xog kasta si sahlan ayaad ku helaysaaye ,hadaad intaa wax ka badan u baahatana waa lagu caawin insha allh
@RahmaHussien-sz1yo
@RahmaHussien-sz1yo 2 ай бұрын
Thanks , wll waxan joogaa jijiga waxana haysataa passporka ethiopianka sideen Ku imaan Kara ,waxabarasha ahaan waxan haystaa high school and nursing college third year certificate
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 2 ай бұрын
Instagram ayaad fariin noogu reebj kartaa wll @mubarak_Hugur
@abdullahihared8482
@abdullahihared8482 9 ай бұрын
Please Turkey 🇹🇷 Kasoo Sameey
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 9 ай бұрын
Waayay
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 7 ай бұрын
Halkee lagala xidhiidhaya anaa raba inaan tago malysia cidna kama garnayee wiilka contact kisa isoo dir
@nusayba-arab
@nusayba-arab 2 ай бұрын
Ma tagtay wll
@FastAddnolike
@FastAddnolike 2 күн бұрын
wll matagtay malaysia zxp
@kamiladeria-nj4wv
@kamiladeria-nj4wv 8 ай бұрын
Xagee lagala xidhiidhi kara
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 8 ай бұрын
Instagram wll @mubarak_hugur
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
SADEXDEE XISBII AYA SO BAXAYA IYO HESHIISKA ISBAHAYSIGA
1:41:24
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 4,3 М.
Sheikh Caan ah Oo yiri Minisota Somali ayaa iska leh …….see more
6:02
Jaamacad free ah .bishiina qaado.$850 dollar,#scholarships kenya
18:19
Faahiye_podcast
Рет қаралды 30 М.
waxbadan ka ogow somalida malaysia ku nool noloshooda | part 1
11:54
Ciise Gubta official 1
Рет қаралды 14 М.
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 22 МЛН
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,9 МЛН