No video

SIDEE LOO HELAA FIGRAD GANACSI

  Рет қаралды 32,486

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

#Horumarsamee

Пікірлер: 116
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Figrado ganacsi ayaa muuqaalka badhtamihiisa kujira inshallah ka Faa’idaysta. Follow me on Instagram instagram.com/zakariyecaawiye
@cabdullaahicabdi5236
@cabdullaahicabdi5236 5 жыл бұрын
Sxb numberkaada ii sheeg
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 жыл бұрын
Bro aad ayaa ugu mhd snthy sidaa nooga faa ideysay allaha haku xafido
@djkaraamaofficial890
@djkaraamaofficial890 5 жыл бұрын
Sxb findhici ama istakiin af English maxaa lagu dhahaa
@mariamsheikh7125
@mariamsheikh7125 5 жыл бұрын
Asc mahadsanid walaal contact email maledahey I have fikrad ganacsi and I have questions
@mrhersare7888
@mrhersare7888 5 жыл бұрын
Fadlan number kaaga ma isiin kartaa si aan kuula soo xiriiro mudane
@Ariijiina
@Ariijiina 4 жыл бұрын
Wlhi wiilkan waa inaa laga dhigaa wasiirka ganacsiga somalia Masha Allah.
@kowthermohamed7695
@kowthermohamed7695 5 жыл бұрын
Masha allah wlhi waxa hamikeyga yahay in industry yar sameyo taas oo export xita sameso dadka ugacay somalida ayaa ka midtahay xaga ganacsika allaha ku xiftiyo wllo
@somalinownews2030
@somalinownews2030 5 жыл бұрын
WAA MAHADSANTAHAY WALL MAGACYGU WA CUMAR MAXAMED WAXA JECLAN LAHA INAD RADISO QALABKA BEERAHA SIDA LAGU HELO QALBKA BIYAHA LAGU CABIRO DHULKA IYO GREEN LANKA SIDA UGU FUDUD EE LOO KENI KARO WADNKII HOYO
@entertainmentchannel2171
@entertainmentchannel2171 5 жыл бұрын
#Teamsakariye_Abdillahi inta tageerta like isaara
@zicitzamadon7661
@zicitzamadon7661 3 жыл бұрын
Msha allh sekeriye aadbad umahadsnty
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha Allaah Jazakumullaahu Khayr
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Absolutly waa dhirigalin qimo badan wax badan baa maskaxdayda ka guuxaya figrado ganacsi ah balse dhaqaale ayanan uhayn wan ku rajo waynahay inan malin uun gaadho insha allah
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 5 жыл бұрын
Waad gaari huuno ee jiyada kheyr u sheeg
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
@@omar-farouqabu-muctasim7865 Shugran wll
@bulshochanel8359
@bulshochanel8359 5 жыл бұрын
Wll waad mahadsantahey Allaha kubarakeeeyo
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 5 жыл бұрын
@@ayaanmohamud6032 adaa mudan sharaf...Allahna amuurahaja ku sahlo😍
@RaygalMedia
@RaygalMedia 5 жыл бұрын
Waa inagu jira wll lakiinse wali muu helin fursadahi u suurto galin laha soo saarista Bastada iyo Bariiska inshallah waxan rajaynaya inay soo bixi doonan ilaahay swt Nabad ha noosiyadiye nabada horumar lagu gaadhaye
@umumohamedamiin2732
@umumohamedamiin2732 5 жыл бұрын
Masha Allah illaah lacag ha isiiyo fikrado badan waan hayaa ee aan adi inta badan aan kaa faaiday
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 жыл бұрын
Your Idea 💡saved me 😍🙏
@taqwatube1372
@taqwatube1372 5 жыл бұрын
Saxiib guulayso
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 4 жыл бұрын
Maansha ALLAAH wll JASAA, AKA LLAAHU khayr aad bad umahad santahay wll qorsha yaal badan oo aan damac sanaa ayaad igu dhiiri galisey 👍👍👍👍👍👍👍
@macrufhis7439
@macrufhis7439 5 жыл бұрын
Ustaad aan jecelahey sakariye alla yacizak pro
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Thank you prother
@bulshaawideeq2802
@bulshaawideeq2802 5 жыл бұрын
jasaakalaah khadr alleh dambigaaga hadhaafo
@djao2212
@djao2212 5 жыл бұрын
Masha allah wall shukran
@dhoofdhoore9693
@dhoofdhoore9693 5 жыл бұрын
ilaahay ha ku xifdiyo zxp
@barashadabaaburta839
@barashadabaaburta839 5 жыл бұрын
Kheyr allaah kusiiyo waad dadaaleysaa ummada wax usheegeda halkaa kasiiwad. Noocyada fikradahan oo kale lacag ayaa dadka lagaga qaada oo dad ayaa kushaqeysta adiguna bilaash ayaad ugusoo gudbineysaa
@cabdixakiimcumaroomar1059
@cabdixakiimcumaroomar1059 4 жыл бұрын
Asc wll magacga waa Ahmed ibraahn mxamud waanku salaamay wll sakariye .wxaan doonayaa inaa Sameeyo goop ganacsi oo ah tusaale diwaan Galiyo dadka skills ku shaqeeya oo dhan una Sameeyo meel ku kumaan skills taasina ka helo qofka stoo maalintaa shaqeeya aan ka helaayo iyaguna helayaan lacag. Hadaba mxaad igula talinlahd se immisa barashada ku baxaya . Mahdand sakariye
@sahraudug1udug19
@sahraudug1udug19 5 жыл бұрын
Wllo mudo badan waxan ku fikirayay wali ima hirgalin poultry baan jecelahay in aan yesho ilaa yarantaydi marki aan reer yeshay gurigaygi baan makhsin dayirka dhexdisa aan ka dhisay oo shub ah baan dushisa ku dhaqay digaagi waxan jecelahay in aan yesho dhul waay oo aan ku dhaqo hadu aleh yidhahdo in soo duceya in aan hamiga ku gulayisto
@ibrahimmohammedaligedi3786
@ibrahimmohammedaligedi3786 5 жыл бұрын
Jazāk Allāhu Khayran
@nasteehomoh8037
@nasteehomoh8037 2 жыл бұрын
Abwe blz waxan jeclahy carwo inaan furto lacagna waa heystaa see udalbadaa dharka an rabo blz nagu caawi😥😥😥
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 жыл бұрын
Walahi run
@maxedxusenfidaar3815
@maxedxusenfidaar3815 5 жыл бұрын
msh allh allaha ku barakeyo Zakariye waxaan ahay wiil joogo wadankii gaar ahaan xamar ma hesto wax maal gashiya lkn fikrado badan ayaa iga guuxaya marka seen ku gaaraa hormarkeyga
@haweeyacali1704
@haweeyacali1704 5 жыл бұрын
Shukran sakariye
@bellabeauty997
@bellabeauty997 5 жыл бұрын
Plz subscribe igu caawiya walalayaal waad kahelesaan janalkay Soo booqda (anab beauty and fashion)
@samojecelabdi2067
@samojecelabdi2067 5 жыл бұрын
Sakariye mahadsaid walal waan jeclahay taladada wanagsan👌👌👌❤
@radiomeelsare4177
@radiomeelsare4177 5 жыл бұрын
Hore usoco wll qli
@mohamedaadan9520
@mohamedaadan9520 5 жыл бұрын
Haa taa waan arlay
@abdiazizsheikhahmed5745
@abdiazizsheikhahmed5745 5 жыл бұрын
first like igu qabta
@hazanaj966
@hazanaj966 5 жыл бұрын
masha allaH wll sakariye hore u soco King
@aamiincxaakincilmi9344
@aamiincxaakincilmi9344 5 жыл бұрын
Suuasha igaa soo jawaaab waalal ski daagdagah hadaad waakhtii uu heesho suuashu waxa weeye side wabsaat wax lugu kala iibsado loo asasa walaal kasoo jawaab fiikrkana iguu caawii
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 жыл бұрын
War nio Sakariye walal asc walal maad iga caawisid sidaan dhar jumlo ah china uga dalban lahaa ilahay khayr haku siiye
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@Caliciid-xh2cr
@Caliciid-xh2cr 5 ай бұрын
qalabka dhismaha
@cilmiyare5222
@cilmiyare5222 5 жыл бұрын
Thanks zxb mahadsanid inoo soo badi barnaamijka
@tallowanaagsanqaate3310
@tallowanaagsanqaate3310 5 жыл бұрын
Asc bro mahadsanid aqoon balaadhan ayaad u leedahay ganacsiga talooyinkaaagana wan kaaaga mahadcelinaaya
@abdirahmanwarsame9111
@abdirahmanwarsame9111 5 жыл бұрын
Fadlan cidii rabta warshad findhicil qiimaynteeda iyo sawiradeeda ayan haya wan la wadaagi kara cidii diyaar u ah. Ila so xidhiidh.
@bulshodhis1344
@bulshodhis1344 5 жыл бұрын
Xagee lagaala sooxiriirayaa?
@yaasinharbi5071
@yaasinharbi5071 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@abdirahmandayib9345
@abdirahmandayib9345 5 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay dhiiri galintaada iyo afkaartaada ganaci walal.
@somfishchannel3218
@somfishchannel3218 5 жыл бұрын
شكرن لك الله يسعدك ويوفقك ويحفظك allh Haku dhooro wll qaali thanks
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 5 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad alaha Ku sharfo
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Manshaa allaah walaal allaah haku barakeeyo aduunka aakhirana janatulfardaws aamiin jisaakallaahu khayran
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba inshallah
@hassanbano9425
@hassanbano9425 5 жыл бұрын
Aryaa he anigu mahyo lcag ee side ban uzmyn kraa zhp
@garaadyare8980
@garaadyare8980 5 жыл бұрын
Tomatoda marka ad rabto in ad ganacsi ka bilowdid maxaa lo bahnan karaa ustad hadad fursadeda ad heysid hal mowduuc oo gooni ah nooga so diyaari
@user-cb3oo4pu9m
@user-cb3oo4pu9m 5 ай бұрын
Airbnb sidee saami logu darsadaa wll
@kafiabdille9845
@kafiabdille9845 5 жыл бұрын
Mahadsanid inadero khayr ala haku siiyo
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
mashallah zakariye wll mahadsanid
@SamiroOmar-bi6wp
@SamiroOmar-bi6wp Жыл бұрын
Wllo anay igu xuntahay ee see wax ubilaaba
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 5 жыл бұрын
mahadsanid mudane zaki
@fardowsamohamedmuse2579
@fardowsamohamedmuse2579 5 жыл бұрын
Illaahey haku xifdiyo wlle wad noo faa'ideysay
@Kartimaal1
@Kartimaal1 5 жыл бұрын
Aadbaad umahadsantahay wll
@yaxyecarab7793
@yaxyecarab7793 5 жыл бұрын
Shukran wll
@abdirahmandahirjamac3937
@abdirahmandahirjamac3937 2 жыл бұрын
Sxb mudo ayaan radi nayay sida taman dhada usamayn lahayn
@ahmedhusein9189
@ahmedhusein9189 5 жыл бұрын
Waaw good idea
@haniabdiqadir5654
@haniabdiqadir5654 5 жыл бұрын
Mahsanid wall
@abdirisak8771
@abdirisak8771 4 жыл бұрын
Masha allah cashr qurx bdan waaye allaha kushrfo wall dhalintee maanta wx haysta waa shaqo laan Aan kusaale mabilaabi karaaa gancsi anigoon wx lacag ah haysnin???????????????????????????????????????????????
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Abwe ganacsigey ku xiran thy
@moarbe9583
@moarbe9583 5 жыл бұрын
Zakariye nasab kaamil ah
@zupeersaleebaan5351
@zupeersaleebaan5351 5 жыл бұрын
Mahadzanid
@alibarre7650
@alibarre7650 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@umumohamedamiin2732
@umumohamedamiin2732 5 жыл бұрын
Walaalow dadkeeno dhibtay qabaan midka wadan lagu sameeyay waxay ka jecel yihiin midka dibada anoo yar ayaan xasuustaa bariis jowhar ayaa jiray dadkane magadan girin midka dibada ayee isticmaalaan midine waxaa sameeyo midigmaalka lkn waxaa lagadaa midida dibada
@bellabeauty997
@bellabeauty997 5 жыл бұрын
Asc mahadsanid zakariye
@mustafahassan7907
@mustafahassan7907 5 жыл бұрын
gooood
@libaaneonline4046
@libaaneonline4046 5 жыл бұрын
Mhdsnid mudane zakariye sxb malmahan wa naga sohabsantay
@ilbuurmedia5473
@ilbuurmedia5473 5 жыл бұрын
Wll sekeriye waa ku salamay 700 dollar maxaa ku qabankaraa
@axmedmaxamed7340
@axmedmaxamed7340 5 жыл бұрын
Thank you huunno.
@fartoonfq3657
@fartoonfq3657 5 жыл бұрын
thanks
@khaalidbosskah3855
@khaalidbosskah3855 5 жыл бұрын
Thank you sir
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
Somalida wexeey u diidaan dadkidu wexeey soo saraan waa in daawo loo helaa
@bulshaawideeq2802
@bulshaawideeq2802 5 жыл бұрын
iyo kawaalidkaaba
@hodanish1235
@hodanish1235 4 жыл бұрын
Wad mahadsantahy wll mechine findhicilka iso ogow qiimaihiisa
@mustafabdulkadirqadar8153
@mustafabdulkadirqadar8153 5 жыл бұрын
Wlhi Aqii Wax Walbo Waxaa Lagu Her Galin Karaa Waa Amaan South Africa Inaga Ayaa Ka Amaan Xun Waayo Ganacsi Yar Hadii aad Sameyso Yaanba Nafta Lagu Dhaafin Weye
@rujaalnuur979
@rujaalnuur979 Жыл бұрын
Sxb 4000ban haysaa ganacsi noocee ah banku bilabikaraa
@abaasmustafkerow4050
@abaasmustafkerow4050 5 жыл бұрын
Asc akhyaarta chanelka ugu dhigan
@nrx8684
@nrx8684 5 жыл бұрын
Walee waa in maskaxda la shiilaa
@engjubbaismail1978
@engjubbaismail1978 5 жыл бұрын
wll Gacaliye Zakariye numberkaaga baan ubaahnaa xaggaan kaala soo xidhiidhaa.
@mohamedabdi2897
@mohamedabdi2897 4 жыл бұрын
Zakarie Amni bay ku xiran yihiin waxaas oo dhan
@mohamedabdi2897
@mohamedabdi2897 4 жыл бұрын
Wali waxan dhaafi lanahay nin baa la dilaye ninkee qiima leh oo waxba galabsan oo ugu aarna
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 жыл бұрын
Sax
@Idiris-Mohamoud-Abdi
@Idiris-Mohamoud-Abdi 5 жыл бұрын
Sidee suuqyada aduunka uga soo gadan kartaa alaabta adoo wadanka jooga?
@onelovesomalioodhan1770
@onelovesomalioodhan1770 5 жыл бұрын
Zakariyoow Anaaa hada kahor raadiyay fikradaas siday kuhirgali lahayd hadana nio anigoo mawduucaas kahadhaybaan arkay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Maxaa sababay inaad kahadho walal?
@onelovesomalioodhan1770
@onelovesomalioodhan1770 5 жыл бұрын
Fikrada fidndhicil samaynta Nio horta arday baan ahay markaa waxy ila noqoty inaan wakhtigeeda sugo
@nashad999
@nashad999 4 жыл бұрын
Anigu waa aqaana sida loo sameeyo bastadan waxanan barta cuntada balse waxaanan aqoon sida loo bacayn karo siday ayaamo u gaadho ama billo
@mohameddalmar5602
@mohameddalmar5602 5 жыл бұрын
Sxb wad mahadsantahay aniga waxan haystaaa 1000 doolar ee sidee ugusameyaa ganacsi ilatali wll qali
@kamg3450
@kamg3450 5 жыл бұрын
Asc wallo halke Kala so xidhidhna.
@ahmedmahamoud4005
@ahmedmahamoud4005 5 жыл бұрын
Somali maxamed subscribe ayan idinka raba Idinko mahdsan
@jeekey5762
@jeekey5762 5 жыл бұрын
Muden wax ka raba book furaha ganacasig ka sed ku helaaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal maktabadaha buugaagta gada magaalada aad joogtid ka raadi
@xasanbasriwarsame8379
@xasanbasriwarsame8379 5 жыл бұрын
AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY WALAAL. MAANTA DADKU WAA LABA, 1 DAD HANTI HAYSTA OO AAN MASKAX FIKIRAYSA IYO KU DHAC AAN HAYSAN 2. IYO DHALINYAR MASKAX SHAQAYNAYSA HAYA OO AAN HANTI HAYSAN. SIDOO KALE IN LABADAN LAYSKU KEENANA LAGUMA GUULAYSAN.
MASHIIN GANACSIYO BADAN ANFICI KARA
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO
14:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 82 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 17 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Challenge matching picture with Alfredo Larin family! 😁
00:21
BigSchool
Рет қаралды 41 МЛН
WAXAAN SAMEEYAY $1700 IMISA CASHUUR AH?
5:05
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 457
Sidee loo bilaabi karaa mashruuc lacag la'aan - Hamse Habiib
6:18
Razeen Training Center
Рет қаралды 34 М.
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
SAAB TV
Рет қаралды 19 М.
3 FIGRAD GANACSI OO DALKII LAGA SAMAYN KARO - WERSHADO YAR YAR
9:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 29 М.
Sideed ku heli kartaa Fikrad Ganacsi oo Macaash keenta
6:34
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 82 МЛН