No video

Sidee Sweatcoin Lacagta loogala baxaa | $200 Payment Proof

  Рет қаралды 236,587

Gelle Bashir

Gelle Bashir

2 жыл бұрын

Na Gaarsii 100K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 SweatCoin sweatco.in/i/a... Check out this free app - It Pays to Walk 🚶
👉 Register Binance https: accounts.binan...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.co...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• App-ka Sweatcoin Lacag...

Пікірлер: 714
@abdalajaamac5692
@abdalajaamac5692 2 жыл бұрын
Sxp waxaanoo lacag ah anaga darteen ayaad kuheshay guul
@Qaraaxo
@Qaraaxo 2 жыл бұрын
@@kramovic6771 lol it clearly says this is an exclusive reward and not for walking
@abdallahassan104
@abdallahassan104 2 жыл бұрын
Sxb 2 su'aal ayaan rabaa inan kuweydiiyo 1) waxaan rabaa inan kuweydiiyo haddi crypto lugu soo daro sweat coin optionski horee ee ahaa whith-draw peypal iyo bank transfeeka mala xiri donaa 2) sxb video noga soo samee sida lcgta lugula boxo sweat coin Bank trnsfer
@amiinsiciid0
@amiinsiciid0 2 жыл бұрын
Taasan rabna wll geele
@bubg162
@bubg162 2 жыл бұрын
999
@1xbethacker997
@1xbethacker997 2 жыл бұрын
1. Maya adigaa xor qaabka doonto ayaad ila bixi kartaa
@naturallandscape757
@naturallandscape757 2 жыл бұрын
runtii waa programe fiicna aan dhib laheyn qof kii ka faaideysa iyo caafimaad
@maxamedabshir644
@maxamedabshir644 2 жыл бұрын
Asc ustaad aniga waaba isoobixi ladahay Meesha kore oo kuu ah İnfluencer hub waxeey iga tahay challenges saas darteed steps aad mareeydo waan keeni la ahay ustaad help me
@675messi
@675messi 2 жыл бұрын
Dadow caadiga iska dhiga appka xayeysinta iyo link ga aad raacden buu ustaadka lacagtas ku helay mesha ayeyba ku qorantahay adinkana invite isku wada dira un
@MaxamedshabelChannel
@MaxamedshabelChannel 2 жыл бұрын
teacher qaybta lugaynta information naga sii iyo qaabka lacagta loogu helayo macalin
@farxiyamaxamuud7522
@farxiyamaxamuud7522 2 жыл бұрын
Teaacherqaybtalugayntainformarionnagasiiiypqaabkalacahloogu
@farxiyamaxamuud7522
@farxiyamaxamuud7522 2 жыл бұрын
hwlalayomacalin
@khalidahmed4963
@khalidahmed4963 2 жыл бұрын
Thnks wll mcn lkn sii ficaan ma u fahmiin 😌
@amal_abdo
@amal_abdo 5 ай бұрын
Wr sa looga so saaro ma ogatey anba wxba kama fahmin qfka..😂
@the_kaarto
@the_kaarto 2 жыл бұрын
Ustaad Qaybta Influencer Hub nooma so baxayso kaligay maaha Dad Badan aya nahay wXa kaliya so baxaysa waa Challenges , friends and events so jawaab insha allah
@somalifunny_1
@somalifunny_1 2 жыл бұрын
Xqq kula qabnaa zhp
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Wn kaso hadli Dona inshallh
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Wn kaso hadli Dona inshallh
@the_kaarto
@the_kaarto 2 жыл бұрын
@@GelleBashir insha allah ustaad 🙏🙏
@the_kaarto
@the_kaarto 2 жыл бұрын
@@GelleBashir meelaha qaar waxan ku arkay 30 invite dir markas ayad noqonaysa influencer ma runna
@abwaankanbaal2281
@abwaankanbaal2281 2 жыл бұрын
Ustaad Challenge, Events labada option kaliya ayaa noso baxeysa 😂
@mohamedsaidubayd8697
@mohamedsaidubayd8697 2 жыл бұрын
Soo jawaab bashiir
@64yearsago59
@64yearsago59 2 жыл бұрын
Anigaa kula mida hhhhh
@khalidahmed4963
@khalidahmed4963 2 жыл бұрын
qoral ka ma ku arkin Influencer halka labada badaax please 🙏 😢 isheeg icawi wll mcn Somaliland jogaa wll qali thnks
@adnanmoha3896
@adnanmoha3896 2 жыл бұрын
Sido kle ani ima lhn
@Mohamed-sp8is
@Mohamed-sp8is 2 жыл бұрын
Isku midan nahy mzl
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
Mxa inga khaldan tolow nio ma xaga xamar baa laynaga block gay baryahan dagalka koonfurtu waa inagu badan ye 😂😂😂
@micrajoon868
@micrajoon868 2 жыл бұрын
@@tamerat. 🤣🤣🤣 Wll anigoo xamarta joogaba waa iga sidaa ee si guudbeey wax inooga qaldan yhn
@deeqmohamed3718
@deeqmohamed3718 2 жыл бұрын
Ustaad geelle, appkaaga iyo kaygu way kala duwanyihiin. Adi ma premium baad ka dhigatay?
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
May wll Kan cadiga ah weye
@zalmaanaxmed2934
@zalmaanaxmed2934 2 жыл бұрын
@@GelleBashir haa macalin isku mid maahee Linkiga saxda ah talegramka soo Dhig
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 2 жыл бұрын
Waa sax kaygu eee shaqeee qaybta lacagtu way ku furmu linking samee oo dadaal
@baxwalabdi9382
@baxwalabdi9382 2 жыл бұрын
Ustaad sual watà waxn fahmi la,ahy qeebt geeska lacagta laga fiiriyo ani wali infulence iima soo bixin challenge,Friends,events marka infulence away
@deqoaadenabdulqadir9636
@deqoaadenabdulqadir9636 2 жыл бұрын
haa mexey tahay ciladu
@GelleBashir
@GelleBashir 2 жыл бұрын
Wn kaso hadlaya inshallh
@sacdiyocalsow8894
@sacdiyocalsow8894 2 жыл бұрын
Haaa ani xitaa wa sidas plz ciyow kaso hadal teeda kale ani steps maba ii shaqaynayaan share lee sameyaaa
@baxwalabdi9382
@baxwalabdi9382 2 жыл бұрын
@@GelleBashir ok video xiga kasoo dhig ustaad mahadsanid
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 2 жыл бұрын
Sxb app lacag laga sameyo miya xog iga sii bro
@miisaanmediagroupmiisaanme5528
@miisaanmediagroupmiisaanme5528 2 жыл бұрын
Maansha allah geelle waa kugu hambalyeynaa dadaalka aad muujisay waa fursad fican thanks
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 2 жыл бұрын
Ustaad Mahadsanid balse anaga noo soo bixi mayso qaybta ay ku qoran tahay Influencer hub Waxa noo soo baxaya oo keliyaata challenges and friends waxaan rajeynaya inaad Noosoo jawaabi doonto.
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
Saaan uradinayi waan dalay
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
Kiluge umale naayi
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 2 жыл бұрын
@@arimahabulshada3437 May aniga xata kula mid ayaan ahay wll
@arimahabulshada3437
@arimahabulshada3437 2 жыл бұрын
@@abdurazack4u848 maku shaqenayo miyaa masuul
@mohamedabdikaafi8179
@mohamedabdikaafi8179 2 жыл бұрын
Zhp guleeadaw mesha markaad tagtid aad lacagta Kala baxaysid aniga malahan challenge friends events kaliya iso baxaya halkee wax Ka qaldan yiheen zhp
@farhiamahamuud2706
@farhiamahamuud2706 2 жыл бұрын
Aniga xitaa intaa unbuu ii soo saarayaa
@abdishakuuribrahimmohamed4451
@abdishakuuribrahimmohamed4451 8 күн бұрын
Sweitcoin waa wax run ah oo shaqaynaaya
@specialone6482
@specialone6482 2 жыл бұрын
Sida kaliya ee lagu helo coin badan wa invite inaa qof dhahdid halkii qof waxad kuheleesa 5 coin marka stepskana 1000kii waxad kuheleesa 1 coin Almuhiim invitation ayaa muhiim ah sidaa ayaa lacag kuheli karta walalka halkan inooga sharaxaya asaga dadbadan baa kuxiran linkigiisa ticraacayo kadibna sidaa ayuu coins badan kuhelaya lkn hadadaan caan aheen masahlana 😅 Mahadsanid
@cabdishakuuraxmad1090
@cabdishakuuraxmad1090 2 жыл бұрын
Sxb adi wali wax ma ka shaqeesay
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 2 жыл бұрын
100%
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Waa runtaa
@Sulub2233
@Sulub2233 2 жыл бұрын
Siden ula baxaa anoo Somalia 🇸🇴 jooga
@mahdiali7634
@mahdiali7634 2 жыл бұрын
Hanaga waalin lacgata anaga madaxeena aa ku qadanosaa anaga alle hana gaarsiiyo September
@xanidleabdi
@xanidleabdi 8 ай бұрын
2023 hada majirtaa blz iisoo jawaab❤❤
@frankribery3168
@frankribery3168 2 жыл бұрын
Macalin wllhi hdaa fahmay wana mhdsan tahay lkn kwrn locationka sweat coin ka hadii uu wadan kale igu xeran yahay markan lacagta labaxayana aan shegto wadan kale maliga aqbalaa mise
@daahirdayax4507
@daahirdayax4507 2 жыл бұрын
Masha allaah sxb adigoo mahad san igacawi barnamij kaan
@imaanjamac8856
@imaanjamac8856 2 жыл бұрын
$500 baa iigu jirta somalia waa jogaa Bank yada somalia makula bixi karaa
@apdirazhidweedhzame8804
@apdirazhidweedhzame8804 2 жыл бұрын
Waar zxp aniga apk kaaygu lacagta masoo dhigaye ma marka aad coins badan hesho ayay lacagtu isa soo dhigaysa
@aminamuseon-passivefounder
@aminamuseon-passivefounder 2 жыл бұрын
Mahadsanid Geelle Bashiir
@Cumar__dekh
@Cumar__dekh 2 жыл бұрын
Sxb lacagta aad labaxde waa invite ahaan ayee ku siiyeen ee mahan coins kada
@zekeriamusa5986
@zekeriamusa5986 2 жыл бұрын
somalia dadka ku nool viza card hesan maxa xal u eh
@adenhoch5674
@adenhoch5674 Жыл бұрын
Million golden game Side Lola bax wllo U so jawab zxb Allah ha ku daayo
@kheyralnisaatube46
@kheyralnisaatube46 2 жыл бұрын
Masha'Allah Ustaad gelle App kan caadi ma ahn
@khalifYusuf46
@khalifYusuf46 2 жыл бұрын
Asc bashir Gelle zxp influencer hub waan helay lacag $1000 baa ka helay waxa uu iga diidayaa lacagta in aan la baxo meel aan kala soo xiriiro fadlan igu caawi. Mahadsanid.
@caaqilkahassan1113
@caaqilkahassan1113 2 жыл бұрын
Sxp side influencer hub kugu so baxay isheeg mahadnsid
@misshappy8306
@misshappy8306 2 жыл бұрын
Walal meel an kala so xidhidho isheg
@hayaanmedia1230
@hayaanmedia1230 2 жыл бұрын
Bro appkan waxan isticmalayey ilaa 2019 ugu yaraan 6.9m sweatcoins ahna wan haysta mana kala bixi karo wax idea ah if u can give me thanks 👊🙏
@osamadaud2775
@osamadaud2775 2 жыл бұрын
Wx wln thy wllh 😂😂😂😂
@arjumfunny4340
@arjumfunny4340 2 жыл бұрын
Waar zxp lacag aya igu jirtaa zidaan ula baxaa
@aminfasail573
@aminfasail573 2 жыл бұрын
Meesha labad madax markaan ku dhufto waxa soo baxayaa challenge iyo friends and event marka cash ma wax uu soo baxaya marka inta u yar dhago ustaad mahadsanid
@kulmiyelyrics4566
@kulmiyelyrics4566 2 жыл бұрын
Marka aan soconayo talefanka jeebka magashan kara
@Mr_relax44
@Mr_relax44 2 жыл бұрын
Haa 🤣🤣
@ruthwanomerofficial1122
@ruthwanomerofficial1122 2 жыл бұрын
UsTad cash reward ma aragno mxaa xala?
@idinhazzadmaatahay4475
@idinhazzadmaatahay4475 2 жыл бұрын
Waa yaabanahY ani xitaa ma arko wlh
@ruthwanomerofficial1122
@ruthwanomerofficial1122 2 жыл бұрын
@@idinhazzadmaatahay4475 Haa wll weYnu ka war sugi inshaalllaH
@Abdiqaadirwayax
@Abdiqaadirwayax 2 жыл бұрын
ustadii waxßo ma arko
@road-tech358
@road-tech358 2 жыл бұрын
500 walking ah samey waa arke😍
@ruthwanomerofficial1122
@ruthwanomerofficial1122 2 жыл бұрын
@@road-tech358 wn ka badiyyba wll
@ahmedyoung9172
@ahmedyoung9172 2 жыл бұрын
Ustaad ilahay haku barakeeyo influencer hub nooma soo baxayso weliba kaligay ma ahan mxaa hal ah mrka 🤔🤔🤔
@saabirqays5017
@saabirqays5017 2 жыл бұрын
Zxp 30 follower markaad heshid buu si automatic ah kuu furmayaa
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
@@saabirqays5017 isiden ku heli karaa flowers wll
@Hosssam01
@Hosssam01 2 жыл бұрын
Waad mahad san tahay macalin Balse anaga qaabkaas nooguma soo baxayo Somalia
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 жыл бұрын
New Subscriber🙏👍♥️🌹🌹🌹🌹BOOWE, Shoukran!! Waanu dawakhnay!!! BAGAAD, noogu bayaamisey!!!🙏♥️💯🌷🌹🌹🌹
@Super_man44
@Super_man44 2 жыл бұрын
Labada boqoloo dolar waxeey kuu siiyeen invites ka aad sameeysay ee laguuma siinin stepska aad qaadday ayaa kuqoran.
@user-yl2ts4dx9l
@user-yl2ts4dx9l Ай бұрын
Adoo aadan heysan card bank kalama bixi kartid
@upaxsaidfarah5092
@upaxsaidfarah5092 2 жыл бұрын
Zxp hal mid aya kuwaydinayaa adigoon 30 qof invite green lama bixikartid miyaa lacagta plz taas no sheeg🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@miska4680
@miska4680 2 жыл бұрын
Asc wll aniga waxan ku galaa Ethiopia linkigaga ayan ka galay mana iisoo baxayso waxay ledahay it's not available in your country maxaan sameeyaa wll adoo mahadsan
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 23 күн бұрын
Mr. Gelle waxan ku waydina halki invite imisa coins buu u dhigma
@24sportsgames
@24sportsgames 2 жыл бұрын
mahadsanid sxb jasaak allah khayre
@shantacaddeofficial9160
@shantacaddeofficial9160 2 жыл бұрын
@Gelle Bashir nio Ani waa fahmay ee sida la isaga dhigo qof caan ah iisheeg si la iigi furu🥰
@Dalmarofficial123
@Dalmarofficial123 2 жыл бұрын
Sxp lacaga igu jirta Somalia jooga mana garanyo meel aan kla baxo
@fawziyaahmed3881
@fawziyaahmed3881 2 жыл бұрын
Asc ustad gelle aniga waxn joga Somalia paypalna kama shaqeyo blank malihi maxa fursad ah e ifuran thanks ustad
@cabdibasidanakhlan9821
@cabdibasidanakhlan9821 2 жыл бұрын
war heedhe waxan yaa fahmay sida loogala baxayo
@Ismael_xayo
@Ismael_xayo 2 жыл бұрын
Gelloow waxaad ii sheegtaa master card mala gula bixi karaa, mida labaad 1coin noomaad sheegin inta uu u dhigmee bal hadda noo sheeg walaal.
@user-uo2ri3jn1q
@user-uo2ri3jn1q Ай бұрын
labada qof markan ku dhufto wax kale ayaa iso baxaya i caawi pls pls😭😭
@khadarcabdilahi5007
@khadarcabdilahi5007 2 жыл бұрын
influence macalin ma hayno
@ismailahmed-qk3dz
@ismailahmed-qk3dz 2 жыл бұрын
SC MACALIN, waxan ku waydiiyay, Qof Somalia Jooga makala Bixi Karaa Account kiisa, Mise sida Google AdSense ka aya la rabaa inaad ku xidhato qof sibada jooga?
@abdirashiidyuusuf4643
@abdirashiidyuusuf4643 7 ай бұрын
Bashiir geelle wll halkeen kaala xidhiidhnaa
@mohaabdirizak4770
@mohaabdirizak4770 2 жыл бұрын
Geele pro waxan joga somalia waxan furtay sweatcoines marka influence hup wa ifurmay marka waxan arkay 100$ 980 invites kale samey camal sxb marka se wax ujiran
@adnanhussein7351
@adnanhussein7351 2 жыл бұрын
waryaa invites ayaad ku heshy ee socod kumaad helin taasna waa linkigii ay dadku raaceen
@yaasiinsiciid5675
@yaasiinsiciid5675 2 жыл бұрын
Geele bashiir intee kaala soo xidhiidhaa
@hadiyaaxmed8058
@hadiyaaxmed8058 2 жыл бұрын
Wllo wada mahad santahya wan waxban ka faidaya runti shugran wllo horaya usoco ♥️♥️♥️
@haji509
@haji509 2 жыл бұрын
inta sugaysay usmujiya😂
@adnaanali233
@adnaanali233 2 жыл бұрын
bro thnks a lot lkn mesha lacagta sida 25$ ama 50$ ama 100$ ma arkee see ku arki kraaa
@maariaahmed3344
@maariaahmed3344 2 жыл бұрын
Plz iso Jawaab bank Malihi sidokale paypil EEE mpsa mashaqeysaa
@hamdaamiizha7389
@hamdaamiizha7389 2 жыл бұрын
Sow socod uun lama rabo huno hadan xafada dhex soco socdo manay cadi eheen
@maxamedcabdiwaxid2134
@maxamedcabdiwaxid2134 2 жыл бұрын
sxb lacag wanshaqey 200
@abdiwalibidhaan5209
@abdiwalibidhaan5209 2 жыл бұрын
Ustaad ayadoo link-gayga layska diwaan gelin inta socodka bes ku samayo mala bixi karaa
@adnanhussein7351
@adnanhussein7351 2 жыл бұрын
ninkan wuxuu rabaa kaliya inay dad badan doo dajistaan oo uu lacag ka ssameeyo balo ku raacday
@fivestartradingcompany1581
@fivestartradingcompany1581 2 жыл бұрын
mudane lacataas waxba kama jiraan hoya baa loo dhacay dadka soomaaliyeed hada waxay ku jiraan xaalada abaaraha markaa horanay waxaa dhacay forex hadana waxaa ku soo shaqatay sweatco
@djzaami1717
@djzaami1717 2 жыл бұрын
Geele xagee kala soo xiriraa ugaas Wax bdn ayaan kugu xirnaaye
@wanbisakajk9517
@wanbisakajk9517 2 жыл бұрын
sweat coin waa qasaaro qashin ah bishi 5 dollar aya kasameyne adigo 10k steps 🚶‍♂️ gallay ee iska ilaliya
@mohammedhusein8923
@mohammedhusein8923 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@rahmadayibrahmadayib9874
@rahmadayibrahmadayib9874 2 жыл бұрын
Abowe inaan socdo miyaan lacag kuhali oo kaliya mise abow in dad inaa udiro soodagsadaan miyaa ikala saar wax iisoo dagsado waa waaye socodkeyga bas maleygu siinayo miyaa
@khadiijoxaaji6451
@khadiijoxaaji6451 2 жыл бұрын
iisheeg sedee like usameeyaa
@HubaalMedia308
@HubaalMedia308 2 ай бұрын
M.a ustaad afkaaga caano ogu qabay Wad noo hagar baxday walee
@lineup76
@lineup76 2 жыл бұрын
Mahadsanid seedi
@abwaanxasan2446
@abwaanxasan2446 2 жыл бұрын
Abwaan Xasan
@Golesame
@Golesame 2 жыл бұрын
Paypal anigaa haysto anoo somaliya jooga qofkii u bahan in loso bixiyo lacag ha ila so xariro Wan u sarifayaa lacagtisa mahadsanid igala so xirir whatsapp kayga
@anisaabdullahiabdi634
@anisaabdullahiabdi634 2 жыл бұрын
Intee lagala so xariira wll
@Golesame
@Golesame Жыл бұрын
@@anisaabdullahiabdi634 whatsapp kaga iso qor
@dekamohamud3740
@dekamohamud3740 Жыл бұрын
Wll laakiin lama baxi karo lacag badan ayaan igu jirta
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial 2 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay zxp keep going
@dahabowalaac5344
@dahabowalaac5344 2 жыл бұрын
No dadka caanka ah ayaa lacag kasameyn karo qaabka kaliya aad lasagna ku helikarto waa inaad dad badan link udirtaa socodka lacag lagu mahelo
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@bilecryptotoforex3998
@bilecryptotoforex3998 2 жыл бұрын
sxb nooso sarimahayo optionada lacag lagulabaxayo xaakakhaladan pro
@dhaxal-side
@dhaxal-side 2 жыл бұрын
Walaalka hal suaal ayaa qabaa su aashasna waxa waaye adoo infelwencer eheen sidee lacg kula bixi kartaa hadaa haysato 100$ lacg ka badan
@amiinoali2871
@amiinoali2871 2 жыл бұрын
Malaga yaaba lacag ta in ay qof kale udhacdo
@meryemabdulrahman4118
@meryemabdulrahman4118 2 жыл бұрын
Walaalo waxad iga jawaabtaan mar walba oo aad lacag kala baxayso ka shuruud baa inaad dadka soo invite garayso mise just waa hal mar invitation la lagugu xiraayoh
@ahmednolosha3639
@ahmednolosha3639 2 жыл бұрын
Geelow kawaran hadii magaca iigu qoran sweatcounka iyo magaca iigu qoran Paypal ay kala duwanyhiin mala bixi karaa lacagta mise igama yeelayo
@BAASHEBULZHAWI
@BAASHEBULZHAWI 2 жыл бұрын
Hada. Nooma sharixin sida lacagta loogala baxo, dadka badan koodu Somalia ayay kaadaawadaan marka marka aad Somalia joogtid qaabka lacagta loogala baxo ee (bank Transfer) Nala Soo wadaag Ustaad
@muhanadabdishire1605
@muhanadabdishire1605 2 жыл бұрын
Nio mid yuutuble ayaa nagu dhahay dadka canka ah ayaa faaido ku qaba ee dadka canka ahen faaido kuma qaban
@osmanmohamed2434
@osmanmohamed2434 2 жыл бұрын
Wll waxa noo faahfaa hisaa sida banka dalka ka furan mise kuwa online ka ah halka ifaah faahi
@maankacade5365
@maankacade5365 2 жыл бұрын
Sxbow cabbar ayaan ku fiir sady wnna fahmi la ahy
@falastiini143
@falastiini143 Жыл бұрын
Anigaa lay furay xagee kaala soo xidhiidh sxp
@ismaciilwayrax3098
@ismaciilwayrax3098 2 жыл бұрын
Asc wll waan ku salaamay waxaa jira meel ladhaho maalmo investment bal kawaran meesha waliga ma maqashay Walaalo waxaan jooga hargeisa markaa shirkadaa ladhaho maalmo investment waxay ku taala gedo somalia waxan udiray 140$ waxay idhaheen 40$ waa diwaangalin 100$ waa dhigaysaa si ay kugu noqoto 100$ kale toban cisho guduhuud markay gaadhay wakhtigii ayaan lahadlay waxay dhaheen bari ahayno ahaato bari way gadhay cidiba imay soo jawaabin whatsup iyo numbatadoodi lagama jawaabayo markaa sidaasaan kuwayay markaa iska hubiya
@user-jj1vo6eg4i
@user-jj1vo6eg4i 7 ай бұрын
Zxp kwrn ano Ethiopia 🇪🇹 joogo oo Bank iyo PayPal isticmalin kwrn hadii aan rabo inan lasooboxo makuu soodirsankaraa
@mrbeanfuny801
@mrbeanfuny801 2 жыл бұрын
Dad baan rabaa inay likn gayga iska diin waan gashaan waana waayy likn kigiii usdaad
@mariemomer1954
@mariemomer1954 2 жыл бұрын
Tobankii maalmood oo khayr badan ayaa lagu jiraa waanu ku ducaynaynaa ee wax somalia ka shaqeeya plz nala wadaag vedio yadaada oo dhan wn daawaday hal app oo isheeqayeey majiro ka shaqeeyana lacag kalama bixi kartid ee plz and plz shaqo la aanta jirta waad ogtahay dadkiina ay wada rabaan ee walaal plz sidan naga daa oo malin uun nosoo gudbi wx 100% somalia ka Shaqayn kara khayr helee waan rajaynayaa inaad soo jawaabto
@apdirahman5
@apdirahman5 2 жыл бұрын
Ustaad aapkayga iyo kaaga isku mid maaha miya wxa ku soo paxay iima soo pixinee
@m0stf33
@m0stf33 2 жыл бұрын
adoo iska lugaynayaa lacag helaysaa kkk waa yaab wllhi geelow
@Fowdi-uj8th
@Fowdi-uj8th 2 жыл бұрын
Ustaad sidee layskaka diwaangaliyaa
@guntane143
@guntane143 2 жыл бұрын
Rewards male kayga 2087$ ayaana marayaa
@asadali-cq9gj
@asadali-cq9gj 2 жыл бұрын
Fadlan waxan wakhtigiina iyo hamigiina ha ku ciyaarina waxani waxjira maaha anaa khibrad 8 sano ah online ka uleh waxan uusheegayana cilmi baadhis ayaan kusameeyey waxjira maaha beri ayay magaca bedelayaan markay natiijadooda gaadhaan kuwo horana waysoobedeleen
@AbdiFatahabtidoon
@AbdiFatahabtidoon 2 жыл бұрын
Sweatcoin hadii uu kuu shaqayn wayay oo aad dalka jogto ila so xidhidh wan kula xalin
@kaliali1095
@kaliali1095 2 жыл бұрын
Quf somaaliyo jogo talefan sidas maula cararikaro walaga dhacaa. Save ma ahn adima ka masuul ah telkas🤔
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 2 жыл бұрын
Hada waxaan kala baxay lacag 100 doller ah marka ayay i soo gaadho waan eegayaa dadka leh application kaga iyo kaayagu isku mid maaha ka diyaariya casharo linking socodsiiya waad mhdsnthn...
@hanabarbie4681
@hanabarbie4681 2 жыл бұрын
Wll aniga influencer nooma laha maxaa xal ah
@mo.dinaari5918
@mo.dinaari5918 2 жыл бұрын
Yaan layidn waliin wali appkani cadi uma shaqaynayo balse qofka intu link samaysto idhah iska diwangaliya oo ay dad badani iska diwangaliyaan kasuunba lacag helaya appkani cadi umusoo bixin yaan layidn waliin idnku lacag helimaysaan balse qofkad linkigisa iska diwangaliso uunba lacag helaya
@maxamuudcabdulaahicaligare878
@maxamuudcabdulaahicaligare878 2 жыл бұрын
Maxamuud cabdulaahi cali gare spkarb soodheh
lacagta tiktok laga helo
7:02
Gelle Bashir
Рет қаралды 97 М.
Sweatcoin Update | Sweat Wallet
9:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 27 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 10 МЛН
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 43 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Hosow Pro
Рет қаралды 162 М.
Digniin Dadka isticmaala  Sweatcoin | wax ka ogow |
11:01
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 233 М.
Sida Lacagta Loogala Baxo Sweatcoin | Sweatcoin Update
6:58
Eng Yuyu
Рет қаралды 15 М.
Cryptocurrency: Sida ugu fudud lacag looga sameeyo 2024
14:23
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 68 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 50 М.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 299 М.
My first investment: $200 ayaan ku sameeyey $14,000 !
10:30
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 52 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 10 МЛН