Sidee u fakaraan naaguhu ?

  Рет қаралды 24,386

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
........................................................................................................................
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

Пікірлер: 68
@MaxaadYare
@MaxaadYare 4 ай бұрын
Ilahy cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo walhi anoo da yar iga soo gaartay oo wareer san ajar iyo xasaanaad ale hakaa siyyo ustad kayga ❤
@user-gk8dy9bu7q
@user-gk8dy9bu7q 4 ай бұрын
Thanks brother 😢
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
DR. Xaliye I like how you encourage those guys am hoping they understand you
@nuurabdullahi6074
@nuurabdullahi6074 Жыл бұрын
Alxm darbiga masotabanayo waqti ficn ayan dashi oo xaliye nolyahayi keep going ustad wankusalami wlhi aniga marka ayada bilawi rabo danyer isogarti
@Abucubayda24
@Abucubayda24 Жыл бұрын
Xalliye mahadsanid Ragii aadbaad ugu hiilisay
@user-eu3of9qi6n
@user-eu3of9qi6n Жыл бұрын
Walaahi nikaan run ayuusheegeyaa Somaliaye
@abdullahijama9171
@abdullahijama9171 8 ай бұрын
Macalin talooyin ad u sareysa ayaa bixisay thank you
@keeyowcomedian0197
@keeyowcomedian0197 Жыл бұрын
🖐️100% wankudawada DR
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h 4 ай бұрын
Ha sido kale wax badan ka faa iday
@ibrahimmohamed6102
@ibrahimmohamed6102 Жыл бұрын
Ustaad Allaah ku xafido
@Gio19910
@Gio19910 Жыл бұрын
Shaqsiga mudan billada u sareysa soomaalida maanta nool🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@engsoobe8433
@engsoobe8433 Жыл бұрын
Dr waa tan ugu weyn tusaale boqorka iyo boqorada
@engsoobe8433
@engsoobe8433 Жыл бұрын
In aad boqorka iyo boqorada
@user-hm8cp1es5s
@user-hm8cp1es5s Жыл бұрын
Xaaliye. shekadada ayaan kee helaahay🎉🎉
@abdirahman125
@abdirahman125 Жыл бұрын
Macalim , Shahaadada PHD ayan ka qaatay casharadaada
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 Жыл бұрын
😂
@abdiduran6061
@abdiduran6061 Жыл бұрын
Buug noo soo socda sxb
@sadiqadanfarax61
@sadiqadanfarax61 Жыл бұрын
@@abdiduran6061 waa balan sxb
@MohamedAbdullah-zh8le
@MohamedAbdullah-zh8le Ай бұрын
Man sha Allah sxb
@Ciyaalka
@Ciyaalka Жыл бұрын
Keep going 💪 pro
@mustafecismancabdi3602
@mustafecismancabdi3602 Жыл бұрын
Waxan jecelahay inad ka sheekayso waxa kugu dhacay iyo aad 6 sano daanyer u noqotay
@lakicadde1206
@lakicadde1206 8 ай бұрын
💯 & 💯 fikradahaga wan ku faaiday ustad xaliye horay usoco
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid Жыл бұрын
Well done dr xaliye
@suleimanabdirahman5295
@suleimanabdirahman5295 Жыл бұрын
Macalin keep going
@UsaameIbrahim-dm6go
@UsaameIbrahim-dm6go 4 ай бұрын
wanku salamay macalin
@self-motivationmohamedahme7100
@self-motivationmohamedahme7100 Жыл бұрын
Mclnka nolosha Iyo shaxda nolosha
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 Жыл бұрын
Waan ku salamaya macalin
@callmedaddy8830
@callmedaddy8830 Жыл бұрын
Legend xaliye
@mariansado1603
@mariansado1603 Жыл бұрын
Istakfouralah allah dadka ha kabto allah ha ku sohadeyo wll akhiro ka fiqire 😔😔
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 Жыл бұрын
Hhh wlhi inta badan xaqiiq buu kahadalaa adiga runta miya ku dhibaysa😁😁
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
@@yusufhuseinyusufdaad9607 yusuf wa jugu raac sanahay runtu ka hadlay dadka runta we dhibtaa
@Dhuxul9
@Dhuxul9 4 ай бұрын
Runta ayuu ka hadlay
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf Ай бұрын
Wll hi hadee mclin xaliye Wu saxanyhu,shaxda aan fahano reer faaraxyaal
@mustafecismancabdi3602
@mustafecismancabdi3602 Жыл бұрын
Ama video ka shekenaya sida aad barnamijkan ku keentay
@dottut7132
@dottut7132 Жыл бұрын
Ana Dr Xaliyan fiirsada nagteydana Fatxiyo Obsiye, 😂😂😂.
@abdifatahdahiradan5490
@abdifatahdahiradan5490 Жыл бұрын
Waleee waad iskadhib qabtaaan
@xamdacabdiraxmaan1373
@xamdacabdiraxmaan1373 Жыл бұрын
Hhhhhhh
@boqoradda1750
@boqoradda1750 11 ай бұрын
Labadinuba wa qaldantihiin
@user-su3xe5km4s
@user-su3xe5km4s 4 ай бұрын
Madaxan Wayn Bilash uma Wayno Sababto Ah Aqligaygo Kale Ugu Jira proH😎
@KhadadAhmed-jx2el
@KhadadAhmed-jx2el 2 ай бұрын
Madax Wayne ku xigeen usii diyaari gursigaga xaliye
@abshirgeelle9228
@abshirgeelle9228 Жыл бұрын
Hhhh xaliye kabiir waayr
@xakojr7782
@xakojr7782 Жыл бұрын
Macalimuuuuu
@maxamedclaahi-wh9bf
@maxamedclaahi-wh9bf 8 ай бұрын
Howshu wa socotaa
@user-vq1ku2zo8e
@user-vq1ku2zo8e 10 ай бұрын
5:37
@user-jd2zn4sq2h
@user-jd2zn4sq2h 4 ай бұрын
Shaxda fahma
@user-hm8cp1es5s
@user-hm8cp1es5s Жыл бұрын
Hello xaaliye. Xana.ayaan uu baa hanahay
@saydcumar8131
@saydcumar8131 Жыл бұрын
Kkkkkk
@Cleanposts
@Cleanposts Жыл бұрын
Boqor inaad noqo waxaad u baahan thy inaad baratid xirfado bdn lkn naagto waxey u baahay thy kaliya iney noqoto ninka naag tiisa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Ustaad awoowe salaan sare
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir Жыл бұрын
gebdhuhu waxeey jecelyihiin🤣🤣🤣🤣🤣
@user-oh1ft1lz3o
@user-oh1ft1lz3o 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@nuurabdullahi6074
@nuurabdullahi6074 Жыл бұрын
Hhhhh helo ar xalimo caloleyi dibadana
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Sidee naaguhu u fakaran xey thy ma fikirkoodaa la wadaagtaa mise adi naagbaa tahay
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 Жыл бұрын
Khadiija kuusey meesha ka bax Wa lagu garanaya ina xanaqsantay Halkan laba xinin yodka unba logu talo galay 😂😂😂😂😂😂😂
@asmaceline6893
@asmaceline6893 Жыл бұрын
Tu fatigue pour rien 😅
@nuurabdullahi6074
@nuurabdullahi6074 Жыл бұрын
Boqorka nagtisa that's all
@nasromohamed7803
@nasromohamed7803 Жыл бұрын
adigalee daaleysid
@MaxaadYare
@MaxaadYare 4 ай бұрын
😂😂 sir baa fakatay
@BaristeMuxiyediin
@BaristeMuxiyediin Жыл бұрын
Macalin Waan kuu xiisoo Waan ku salamy 😂
@xamdacabdiraxmaan1373
@xamdacabdiraxmaan1373 Жыл бұрын
Xaliye ha daalin ragu kumaqli mayaan naagna kama maarmaan wana laysu abuuray
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@fuadmohamud4801
@fuadmohamud4801 Жыл бұрын
Qarnigi dhirta laga fuulayay ayaa la maraya Khadiija kuusey ee waxba niyada ha isku dhisin wa lagu bahanyay Cimrigaagu uu socda ee ka kac meesha 😂
@zekiadam9535
@zekiadam9535 Жыл бұрын
Xaqiiq waan maqalna sister
@mnb496
@mnb496 Жыл бұрын
Naaag baa ku dhex martay orod waalo...
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Dr xaliye waa khabiir Ku takhasusay xaliimooyinka iyo Sida ay u fikiraan
@ahmedmaxamudcumar3745
@ahmedmaxamudcumar3745 Жыл бұрын
Macalin xaliye sxb casharkada Facebook usoo dar oo halagaa arko intabadan Facebook ga please 🙏
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 65 М.
Sirta  AABAHAA Kaa Qariyey !
18:30
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 52 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Calaamadaha Daanyeernimada ! #Xaliye
28:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 29 М.
Beenta naaguhu ragga u sheegaan markasta part 1
13:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 35 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 198 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 80 М.
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 76 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 44 М.
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
Sidan u xali dhibaatooyinkaaga.
14:46
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 30 М.
Casharada aan ka bartay Fashilka Nolosha !
20:22
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 23 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 32 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 358 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,4 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,4 МЛН