#SIDEED

  Рет қаралды 114,303

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

7 жыл бұрын

HADDA KADIB HAKA WEL-WELIN IN AAD ILOOWDID MAALINTA IMTIXAANKA MAADADA AAD SOO AKHRISAY.
KA DHIGO CHANNELKAAN RUKUNKAAGA SI AAD WAX BADAN U OGGAATID.

Пікірлер: 786
@qumanxasan6971
@qumanxasan6971 5 жыл бұрын
Nasiib ayan leyahy ani marka an ku dawday imtixan ayn galayay oon diyarinayay wan ku farxay taloo yinkagah wlhi
@zadaamxuseen602
@zadaamxuseen602 3 жыл бұрын
Anba sidoo kle ayaan manta
@hamdiqoje172
@hamdiqoje172 4 ай бұрын
M a anih waa ka baxay examkah 😂hamacded buu ah
@dallealiupdalla8343
@dallealiupdalla8343 5 жыл бұрын
Macalin aan xikmadiisa jeclahay 😍 Teacher oF saiCologists
@ileysfarah1586
@ileysfarah1586 2 жыл бұрын
1
@rizwanmoha3651
@rizwanmoha3651 4 жыл бұрын
Isoo duceeya exam final baan gali rabaaaye😭😭😭🤲
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 6 ай бұрын
Dhiirigaliyihii ugu horeye aan barto 😅xiligii school layda ahaa Thanks ustad Ayuub🏆🏆🏆🏆👏👏👏
@maankeycaalim5449
@maankeycaalim5449 4 жыл бұрын
Macalin ayuub aad ayaad u mahadsantahay cashirkaan wanaagsan runtii waxaad sheegto markii aan ku celiyo waxey ii noqdaa sidaan rabay thank you teacher
@wanaagabulshada8833
@wanaagabulshada8833 4 жыл бұрын
You are best teacher ❤️ maasha Allah
@dekaways1252
@dekaways1252 3 жыл бұрын
Wax hala aqriyo inta maanku gaajeesanyhy guuli waa wali 🙏🙏 Macalin ayub rabi hakubarakeyo dar alle kuujecelahy kuuna taageeraa teacher ❤️
@ayankuryachannel8220
@ayankuryachannel8220 6 жыл бұрын
Inta shegtay oo dhan anee ii hesta marka exam le so hor dhiga waan ilowa SaaS darteda waa ina raacco tilaboyinkan 20,1,2018 Aya exam galaya insha Allaah
@ifrahreermagaal5816
@ifrahreermagaal5816 Жыл бұрын
Taas anayihysatawll
@mariamalak3707
@mariamalak3707 7 жыл бұрын
wllky aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay maankaaga saN allaha kuu barakeeyo "chanel kaada hadda ayaan kuso biiray isla markiiba wax dareemay firfirconi aad uweyn . Allha kaa abaal mariyo cilmigaada aad sida san ugu faa'ideyneysid walaalahaaga somaliyeed wll mcn
@somaliaman8399
@somaliaman8399 7 жыл бұрын
wax wlpa oo loo pahan yhy waad ka hadashaa
@anabhajj1644
@anabhajj1644 7 жыл бұрын
Abdisalan Hassan
@saciidabdirahmanosman3871
@saciidabdirahmanosman3871 6 жыл бұрын
Somalia man Bbbb
@husseinsuleimanali6624
@husseinsuleimanali6624 5 жыл бұрын
waziirka waxbarashada ayaad tahay
@nasromaxamad3013
@nasromaxamad3013 5 жыл бұрын
Maxaa ka rabtaa haduu ka hadlo shaqadaada miyaa adi
@cabdifataaxxarbi7561
@cabdifataaxxarbi7561 5 жыл бұрын
Wlhi been mashegin
@yasmiin143ahmed8
@yasmiin143ahmed8 Ай бұрын
Hada Ayaaan rabaa inan imtixaan galo Shukran macalin
@xafsadarso5329
@xafsadarso5329 5 жыл бұрын
Macalinka noloshayda aad baad umahadsanthy macalin ayub🥇👨‍🏫
@zakiupdirahmandigale2880
@zakiupdirahmandigale2880 3 жыл бұрын
Macalin lagu faano baa da hy macalinkaayka ogu qaalisan baa da hy
@Iglan-vf7wb
@Iglan-vf7wb 6 жыл бұрын
Masha Allah yuusuf sakiin haa wlh vediokaan anigoo iga hadlayaa waayo maarkan examka ufadhiisto waxaa dhacdo su'aalo aan soo aqriyay hadan aaan hilmaamo aad baad umahadsantahay wll Allah Ku xafido
@queenznajwanita6558
@queenznajwanita6558 7 жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr yaa ayub wax badan ayaanu kaa baranay shukran
@laylalayla3658
@laylalayla3658 7 жыл бұрын
aad bad u mahadsantahay Ayub wll sidaan kujeclanay alle haku jeclado runti qofka kaliya nolasheyda hore usocsiiyay batahay alle kaso goow thx so much my dear
@cismaancabdi7249
@cismaancabdi7249 3 жыл бұрын
Layla good by
@sanaomar6594
@sanaomar6594 6 жыл бұрын
Mashallah Really you give me solution that I were searching for Alhamdulilah Thank u
@ameensiyat6162
@ameensiyat6162 2 жыл бұрын
Talaabo wayn ayaan qaadi doonaa inshaa allah😊
@wanaagabulshada8833
@wanaagabulshada8833 4 жыл бұрын
Farxad Allah. Hakusiiyo murugaha Allah hakaa qaado maasha Allah
@sumiyomaxamed450
@sumiyomaxamed450 6 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله ثوابك
@najaxmedia8006
@najaxmedia8006 6 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll waan faaiday thank you You good man
@amishaabdi182
@amishaabdi182 3 жыл бұрын
Masha allaah alle ha ku barakeeyo teacher good advice
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jazakallah illahow adoon iyo aaqiro allah ha kuxifdiyo talafecan ayad i se sey zxp gul ayan ku rijenayaa zxp adoon iyo aaqiro waligaa farxad kunow law alxamdulilah
@mariahussien2187
@mariahussien2187 7 жыл бұрын
Maa shaa Allaah, Alle kheyr ha kuugu abaal mariyo. Aad ayaan uga faa'iiday
@engyasinibrahimhassan4081
@engyasinibrahimhassan4081 5 жыл бұрын
Masha allah macalin waad nacayiisay eh alle ah ku caawiyo
@farahaguusha3231
@farahaguusha3231 7 жыл бұрын
aadban noogu faa.idaysaa video ga waana mid na caawi doona mahadsanid 100% Ustaad
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 жыл бұрын
waa isku daya insha Allah waana kugu soo jwb celi doona bil iyo bar baa Final exam ki baa iisoo dhaw iisoo duceeya waana mahadsantahay ayuub.
@madaxwaynahacomentiga2879
@madaxwaynahacomentiga2879 3 жыл бұрын
Aabay jawaabta
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 4 жыл бұрын
Mashallaah ustaad mowduuc muhiima ayaad kahadashay aniga ahaana si qaasa ii caawinaya mahadsanid jazaakallaah
@ahmedbil-bil3365
@ahmedbil-bil3365 5 жыл бұрын
ManshaAllah Allah haku barakeeyo Ayub yussuf sakin runtii aad ayaan kaaga faaiidey macluumad farabadan ayaan maa helay Waad mahadsanid 100%
@nimcomohamed6472
@nimcomohamed6472 2 жыл бұрын
Tnx teacher xqq wn kgu xernaa wligey wna Ku gulesty talooyinkga allh zve you where ever you are🤲🙏
@ugaasadsumayo509
@ugaasadsumayo509 5 жыл бұрын
Dhibaatada iheysato waatan Wlh Thnks Yusuf Zakiin
@hassani117
@hassani117 7 жыл бұрын
aad ayaad u mahadsan tahay yusuf sakin markasta aad ayaa looga faaida videos kaga alle miisanka xasanaadka hakugu daro wlo
@ikraanabdirashiidd1357
@ikraanabdirashiidd1357 6 жыл бұрын
Hassan Eman maansha Allah hadaba udiyaargaroobayaa wllo eewaan mahadsanthay
@omerabdirashid8562
@omerabdirashid8562 5 жыл бұрын
Hassan Eman
@siyaadmohamedismacil4238
@siyaadmohamedismacil4238 5 жыл бұрын
Waxbadan bn ks faidaysatye walal yusuf
@kankomma5234
@kankomma5234 7 жыл бұрын
Maa shaa Allaah, shukran walaal Alle ha kuu siyaadiyo
@naimanazirismail2033
@naimanazirismail2033 7 жыл бұрын
Mancha Allah zhpo ayub yusuf zakiin wlahi arimo ayaan kga faaidayztay Thankz ayub
@bilanmo3291
@bilanmo3291 2 жыл бұрын
Mansha alaah ustaaad noloshu kuma ciisho😇❤️🌹
@farahomar810
@farahomar810 2 жыл бұрын
Masha Allah Ayuub yuusaf sakiin mahadsanid sxp wax weyn baa igacawisay guuleso sxp
@sayidali5782
@sayidali5782 6 жыл бұрын
Wad mahad san tahay wll mowduuca waa mid kamida kuwa ugu fiican ee mowduucyada
@fatimaismail405
@fatimaismail405 6 жыл бұрын
Mahadsanid video gan dawaday isbadal wayn ayan helay wanan ku mahadcelinaya 🤗🤗🤗🤗
@qurux.dumarwacn9481
@qurux.dumarwacn9481 6 жыл бұрын
mansha allh wllky guulayso akhiro iyo aduunba .thnk u so much
@cadeissackadan6899
@cadeissackadan6899 2 жыл бұрын
Thank you for your encouragement
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 2 жыл бұрын
Thank you so much teacher
@abaadirmaxamedabaadir3226
@abaadirmaxamedabaadir3226 4 жыл бұрын
Masha allah macalin hadafkayga yaan garaayaa in sha allah thanks macalin
@asadboqorka2917
@asadboqorka2917 4 жыл бұрын
Run ahaanti mrka fiirsnyo vedioyadaada wxn dreema farxd saaid eh iyo inaa hda guulesn rbo cmo🤗🤗🤗
@fadumoabdullahi5389
@fadumoabdullahi5389 7 жыл бұрын
jasakallah walal illah aqiro iyo afuun ha kuu naxariisto aniga waan ku cusbahay channel kaan shukran marlabaad faaidada aad noo faa ideysay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mubarakrashid3662
@mubarakrashid3662 5 жыл бұрын
Illaahay wllkeen khayr hasiiyo AAMIIN wuxuu udadaalayaa horumarka bulshada illaahay dartii baan kuu jecelyahay yuusuf sakiin kumaAqaan laakiin waxaankaabarty hawada
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 2 жыл бұрын
sida aad mar walbo noo dhiira galineysi shukran ustaad wlhi waxaan kugu mahad celiyo garan mahaayo ustaad Allaha ku xafido farxa ku nolow waligaa
@mariamohamed5309
@mariamohamed5309 7 жыл бұрын
manta ayan arkay vidio yadada waxn rabaa inan bilaabo waxd nosoo gudbisay insha allah aan guulku gaadho mahadsanid wllky qli
@anisamohamedyousef5179
@anisamohamedyousef5179 6 жыл бұрын
Mahadsanid .Mr Ayub😘
@cabdirhmnjaama4605
@cabdirhmnjaama4605 6 жыл бұрын
mashallaH YusuF Waxn kaa codsanayaa inaad isoo ducaysid Waxn galayaa imtixaan
@xusni__mubbaarak6129
@xusni__mubbaarak6129 2 жыл бұрын
thank you my teacher wlhi macalin aan inta badan daawado wlhi waxaan kugu mahad celiyo garan mahaayo wlhi waxaan kuleeyahay guuleso mar walbo wlhi nolosheyda wax badan ayaa iska bedeley nolow ustaad ayuub yuusuf Allaha ku xafido
@mohameddahir8485
@mohameddahir8485 7 жыл бұрын
masha Allah shukran Allah hakuxifdiyo walal
@HassanMohamed-xw5zu
@HassanMohamed-xw5zu 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal runtii wax badan baa ii faaiidaysay Jazaakallah walaal allaha ha ku barkeeyo!
@maryancabdiaadan9247
@maryancabdiaadan9247 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@siciidsiciid1587
@siciidsiciid1587 7 жыл бұрын
my bro ayuup thankz alot ,and allah keep U
@samdajamac7590
@samdajamac7590 4 жыл бұрын
M.sh yusf saki wallahi waxbadan igacawizay ilahayi khayirhakusiyo🤲🙋‍♀️
@yaasmiinsharmaake2736
@yaasmiinsharmaake2736 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahasan tahay marwalba waad i dhilikalisaa wll markii aan intixaanka isoo dhawyahay ayaa ku fiirsadaa wll i laahay haku barakeeyo hamikaakahaku siiyo🙊
@wariyeabdikariimhusseinsio945
@wariyeabdikariimhusseinsio945 3 жыл бұрын
Thnks ayuub yuusuf sakiin dhiiro galintaada waa noo muhiim waana hirgali doonaa inshaallaah
@user-bw7jl5db2u
@user-bw7jl5db2u Жыл бұрын
Ilaaahey qeyr hakugu badalo 💕inshallah Shukran inbdn Waana caawisey runtii💯💌
@ramladahir7097
@ramladahir7097 7 жыл бұрын
Maashaa Allah Ilaahey haku barakeyo aad ayaan oga faaiideystey channel kaaga Ilaahey waxaan kaaga baryayaa wakhtigaad galisey in uu kheyr kugu badalo.Aamin
@suleqoahmed7676
@suleqoahmed7676 7 жыл бұрын
thanks brother qalbiga idijise
@hanilaki3105
@hanilaki3105 4 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay macalin wanka fi.idnay shukran indadan
@amrandaud7965
@amrandaud7965 5 жыл бұрын
Aada ugu faaiday thanks inbadan
@ahmedciyoon3861
@ahmedciyoon3861 6 жыл бұрын
Shukran ustaad ayuub sakiin ❤
@barwaqoaxmed1671
@barwaqoaxmed1671 7 жыл бұрын
wlo wad mahadsantahay jasakallahu khayr inbadan
@hamzejigijan8917
@hamzejigijan8917 Жыл бұрын
The best teacher ❤
@abdirahmanhussein3491
@abdirahmanhussein3491 6 жыл бұрын
Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro
@amaalahmed2006
@amaalahmed2006 7 жыл бұрын
alle haku barakeyo walalo fidyowyadada wax badan ayan ka faa idnay
@socdaalqeysyarr8461
@socdaalqeysyarr8461 5 жыл бұрын
wax walba oo dadka kusabsan wad kahadashaaa teacher hori usoco
@asiyafarah4674
@asiyafarah4674 7 жыл бұрын
ManshaAllh shukran wll aadbaan kuga faaiidaystaa videoyadada👍👍👍👍
@hayadahmed2638
@hayadahmed2638 7 жыл бұрын
Masha allah Alle miisaanka xasanaadka hakuugu dark wll
@miskimohammed5437
@miskimohammed5437 6 жыл бұрын
mash allah wallhi waa fikir fican mahdsanid
@ifkacadnaan8409
@ifkacadnaan8409 6 жыл бұрын
M.a Allaha ku xifdiyo badbaadiyaha dhalinta rabi kasokow 👍
@maryancabdiaadan9247
@maryancabdiaadan9247 2 жыл бұрын
aaammmin aaammmin
@najaxaadan5190
@najaxaadan5190 7 жыл бұрын
ayub abowe waa mahdasanthaya viedo adaban oga helaya tankale waxan ku wayadiin abowe luqada english ada baan ujecelahya marka sidan ugu dulqata mitalan an jecelahy masha allah abowe waxaq tiyadan qara waan shaqaaya o haben marka waxa samen ah waxa barshada xageda ma igu ken in waxa ilawo am see igu adkato luqada english mahadsanida wll tasi waa fakirkeega jwb mahdsanid
@umulkhayrcabdicasiis6261
@umulkhayrcabdicasiis6261 2 жыл бұрын
Insha allah iisooduceeya in allah darajada aan kuhaminayo igaadhsiiyo oo uu iirumeeyo aamin talooyin aad muhim uahna waan kaafaaiiday allah haku barakeeyo wll
@mohamedlkaise3985
@mohamedlkaise3985 6 жыл бұрын
mansha allaH zxp Ayup yusuf zakiin wllhi zxb xanjada aa iikordhisey iyo waxyaapo kale nin jiro ayaa tahay zxb . thankz in paddan
@user-oy7qi7pt3t
@user-oy7qi7pt3t 9 ай бұрын
Masha allah ustaad allah kubarakeyo
@aamiinmohamed6301
@aamiinmohamed6301 6 жыл бұрын
Mnshaa allah yusuf sakiin aad iyo aad ayaa nolasheyda wax ka badashey waxan kugu mahad naqo garamaayo ale haku daayo imri dheer
@alishaarab7838
@alishaarab7838 7 жыл бұрын
insha alaah ilahay ha ku xifdiyo wlalka
@rmnceman707
@rmnceman707 7 жыл бұрын
masha my bro my Allah grant u happiness
@hasanadan342
@hasanadan342 7 жыл бұрын
masha allah waad mahsan tahay waana wax ka faaidey runtii
@fartuncali1390
@fartuncali1390 2 жыл бұрын
Thank you teachers
@Rooda_sanaag
@Rooda_sanaag 2 жыл бұрын
Thanks abti wax badan ayaan kaa faaaiiday 4 years kadib ayaan daawanayaa tnx abti 🥰🥰🥰
@mohamedciise8730
@mohamedciise8730 4 жыл бұрын
Ayup yusuf sakiiN waad mahaDsantahay waayo mawduucyo aad soo diyaarisay ayaan raacay oo caado ka dhigtay Oon guul ku gaadhay xaga ardaynimada anoo kaalinta koobad ka galay galaskayga allaH keep u sakiiiN
@rahmaabdullahi252
@rahmaabdullahi252 7 жыл бұрын
jazakallahu khyraa akhi
@wardamohammed8023
@wardamohammed8023 7 жыл бұрын
masha allha wllkey aad iyo aad ayan umahadsanthy wllkey qali Jazakallha khayr hn
@al-najaaxonlineeducation5595
@al-najaaxonlineeducation5595 6 жыл бұрын
masha qllaah ayuub waad mahdsannthu sida wacan oo aad noogu faaiideyesidii waan tijaabiyay qodobadaan waan ku guuleystay
@aishaabdirashid4220
@aishaabdirashid4220 7 жыл бұрын
jazakaallahu. qeyra
@farhiaabdell8134
@farhiaabdell8134 7 жыл бұрын
Masha alaha walal wax bdn ayaa kaa faiday mahdsanid
@nawalmacalin8670
@nawalmacalin8670 5 жыл бұрын
Mahadsanid wallo nose gali video Kle oo lamid ah kuwan exam ayan gali rabaa
@xasancabdulahixasanxasanca1745
@xasancabdulahixasanxasanca1745 6 жыл бұрын
haa wan isku arkey wana mahadsan wll qali qeyr alle haku siiyo
@ismaaciilmubaarik9979
@ismaaciilmubaarik9979 2 жыл бұрын
Never give up teacher 🥰
@engabdinasirseera6681
@engabdinasirseera6681 7 жыл бұрын
Maansha allah ayuub nin wax naga maqanaa noo if tiimiyay ayaad tahay. wll dadaal kaaga halkaa ka sii wad. Ana waan kula tijaabinayaa insha allah intaad sheegtay. Walibana natiijada kasoo baxada waan kuu soo sheegi doonaa. Mahdsanid
@farhiyaabdille5405
@farhiyaabdille5405 7 жыл бұрын
I really like your videos
@gmdjm6922
@gmdjm6922 6 жыл бұрын
Mnzha allh ayuub yusuf wad mahadsantahay alleh fikrada hakuu barakeeyo
@cabdirisaaqhuseinhasan6918
@cabdirisaaqhuseinhasan6918 5 жыл бұрын
ayub yusuf skiin tnx pro allaha hku brkeyo wx wlba oo looo bhnyhy waad ka hdshaaaa masha allah
@farxiyomacalin9831
@farxiyomacalin9831 4 жыл бұрын
Mahadsanid waqti dheer kadib ayan dawada video gaaga wana mahadsantahay
@alahmadosman7387
@alahmadosman7387 4 жыл бұрын
Masha Allah wad mahadsanthy ayuub viedioga Malika dawaday Aya nolosheeda wax bdn labedalay Wan ku mahadsanthy
@axlaanqueenoffice2510
@axlaanqueenoffice2510 3 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@BishaaroAxmed-bf8ks
@BishaaroAxmed-bf8ks Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@diriguuleed4202
@diriguuleed4202 3 жыл бұрын
macalinkayaga khaska ah ayaa tahay ayuub intii aan vediogaga dawanayay marna ma khasaarin illahay waxan kaga baryaya inu muradkaga ku ziiyo aamin ayuub waxa tahay qofka qudha ee noloshayda gabi ahantedba badaley alla haku sharfo
@amiirasiciid4796
@amiirasiciid4796 7 жыл бұрын
masha allah wll aad baad umahdsnthy alle hakaa abar Mariyo ayuub view kaliya ma idhafo alle haku barkeeyo aqliga game walala
@ifraaxcabdiraxmaan1204
@ifraaxcabdiraxmaan1204 5 жыл бұрын
mhdsnid macalin wlhi waxan rajeynayaa inay taloyinkani I anfacaan kuna dhaqmo
DEG DEG CARABTII OO WEERAR KU QAADAY  ALFANAAN K’NAAN & SOMALIDII OO KACDAY
25:41
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO FREE COURSES
Рет қаралды 60 М.
🖍✏📝10 Talo imtixaanka Ka hor📝✒
11:29
Salmaan Maadow
Рет қаралды 50 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
#NOQO XIDIG: #31: YEELO HADAF: SIDEED KU DEJISANAYSAA AHDAAFTAADA NOLOSHA?
19:05
#SIDEED UGA SOO KACAYSAA HURDADA XILI HORE?!
16:40
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 89 М.
САМАЯ КРАСИВАЯ КНИГА
0:23
KINO KAIF
Рет қаралды 3,3 МЛН
Жду в тг: @kedrovaalyona
0:59
Кедрова Алёна
Рет қаралды 2 МЛН
Some muslims mistakes #muslimfemale #hijab
0:11
Asel Mustafaeva
Рет қаралды 14 МЛН
SMART idea and very USEFUL 📱 #camping #survival #bushcraft #outdoors
0:14
Ăn Vặt Tuổi Thơ
Рет қаралды 9 МЛН