Sideed Uga Dhigi Kartaa 2024 Sannadkii Ugu Fiicnaa Noloshaada

  Рет қаралды 50,922

XOGGOOB

XOGGOOB

6 ай бұрын

Muuqaalkan Waxaan ku xusnay Qaabka Ugu Habboon Ee Aad U Dajin Kartid Qorshaha Sannadka
Xalqadan waa Xalqadii affaraad ee Sharxidda Buugga 48 xeer ee awoodda
Xalqadihii Hore:
Qaybtii 1aad: • Sideed U Yeelan Kartaa...
Qaybtii 2aad: • Sideed Gacanta Ugu Dhi...
Qaybtii 3aad: • Ha Noqonin Qof Mar Wal...
Barahayga Bulshada:
Instagram: khair_uddin1?ig...
TikTok: www.tiktok.com/@khair_uddin1?...

Пікірлер: 108
@qaraami_
@qaraami_ 6 ай бұрын
Bilawgi sanadki wx badn ban qorsheeyay lkin weli qol mugdi ah bn ku jiraa waana sameeya dhamaan caadooyinki aan rabay inaan tirtiro, lkin wxn dreemayya markn muuqaalkaan daawady inuu weli dhamaan, Sanad cusub🎉🎉 alhmd❤ fadhiga ka kac❤
@BINSOMAL
@BINSOMAL 6 ай бұрын
Ma adiga iska hadlay wlo mise wax uun ba sheegi ?
@Inspireyourfuture8.
@Inspireyourfuture8. 6 ай бұрын
Masha Allah run ahaan tii waa muuqaalki ugu fiicna aan abid daawado aad ayaad umahadsan tahay wll🤍
@MahamedAhmedAli-fs9pp
@MahamedAhmedAli-fs9pp 6 ай бұрын
Ma sha Allah walaal alah ku sharfo illahay hamigeyga ha ii rumeeyo
@Dalmar1234
@Dalmar1234 6 ай бұрын
جواك الله خير الجزاء وأحسن الله اليك🤲💝
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 ай бұрын
M.A SXB KHAIRUDIIN GUULEYSO🎉
@Kheirdoon784
@Kheirdoon784 5 ай бұрын
THANKS SXB KHEIRODIIN
@MohamedZiyad-go6nx
@MohamedZiyad-go6nx 6 ай бұрын
Masha alaah
@axmedcalimaxmed
@axmedcalimaxmed 6 ай бұрын
Runtii markaan maqlay talooyinkaaga aad ayaan ugu farxay mahadsanid wll marwalbo sidaan noogu faa,iidee anna waan kula socona insha,allah
@MohamedAhmed-ly4yg
@MohamedAhmed-ly4yg 6 ай бұрын
Wow 👏 amazing topic thank my friend ❤️
@samatalis4915
@samatalis4915 5 ай бұрын
Mahadsanid Saaxiib 🎉🎉
@hawamoussamoussa8742
@hawamoussamoussa8742 6 ай бұрын
Khayr alle haku siiyo wll wad mahadsantahy aad bad igu faaiidaysay wll
@MohamedAbdullahi-wk9bs
@MohamedAbdullahi-wk9bs 6 ай бұрын
Aad iyo aad baa umahadsan tahy zhp❤
@DiyaaroBuluugle-qw4eb
@DiyaaroBuluugle-qw4eb 6 ай бұрын
Maasha alaaah
@fouadabdi8364
@fouadabdi8364 6 ай бұрын
Waw wll horay u soco khyrdiin 🎉
@user-tk5if8lq1f
@user-tk5if8lq1f 6 ай бұрын
Muuqaalo joogta ah insha allah❤❤❤
@xafsokhadarxasan
@xafsokhadarxasan 6 ай бұрын
Thanks❤
@japouti_poi
@japouti_poi 6 ай бұрын
Muuqaal faidadiisa wta m.a mahadsanid wll khayrudin jazakalah ❤
@khaalidkaraamo
@khaalidkaraamo 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 5 ай бұрын
Mahadsanid wll 🎉🎉🎉
@user-pw7cc5sq3o
@user-pw7cc5sq3o 5 ай бұрын
Keep going shp one day will reach 1 million subscribers ❤
@user-vo9pb4ij9r
@user-vo9pb4ij9r 6 ай бұрын
jazakallah kheyr
@anisoadam1056
@anisoadam1056 6 ай бұрын
Mahadsanid wall
@raxiimaabdirahmaan1233
@raxiimaabdirahmaan1233 6 ай бұрын
Khyr bdan❤
@mohamedabdoo-lg5jn
@mohamedabdoo-lg5jn 6 ай бұрын
Mahadsanid pro
@nazerkayd
@nazerkayd 6 ай бұрын
thnks sxb
@Faadumoburaale
@Faadumoburaale 6 ай бұрын
Mahadsanid wll
@quutahatechnology
@quutahatechnology 6 ай бұрын
Pro mahadsanid ❤
@mustaqiimabdulaahi9717
@mustaqiimabdulaahi9717 6 ай бұрын
جزاك الله خير 🤍
@cawocisman3519
@cawocisman3519 6 ай бұрын
Thnk wll 🎉❤
@user-eo2kv9iu8c
@user-eo2kv9iu8c 6 ай бұрын
Mahadsanid sxp
@abdiyusufhassan2427
@abdiyusufhassan2427 6 ай бұрын
Jazaka Allah u kheer ❤❤❤❤❤
@MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu
@MaxamuudSheikhMaxamed-dk8fu 6 ай бұрын
Masha allah wllo❤ mahadsanid
@SakakgKg
@SakakgKg 6 ай бұрын
Shukran wll ❤❤
@CarabTech
@CarabTech 6 ай бұрын
Thanks pro❤
@WllZaki-wk6ts
@WllZaki-wk6ts 6 ай бұрын
Mahadsanid wll qaali
@zakiabdi9599
@zakiabdi9599 6 ай бұрын
Hormarkuu rajeenaa sxp
@xafsacabdilaahi-wo2re
@xafsacabdilaahi-wo2re 3 ай бұрын
Haye wallo❤❤❤
@Xogtamaalmaha
@Xogtamaalmaha 6 ай бұрын
Hore u soco zxp
@calicabdulqaadir423
@calicabdulqaadir423 6 ай бұрын
Run ahaantii waa muuqaal qiimo BAdan mahadsanid wll
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 6 ай бұрын
جزاك الله خير
@maryanadow1054
@maryanadow1054 5 ай бұрын
Thanks walal
@user-lp1ml5xy8s
@user-lp1ml5xy8s 6 ай бұрын
Masha Allah Alle hakaa abaal mariyo mudane ustaad❤❤❤
@rahmaibrahim4742
@rahmaibrahim4742 6 ай бұрын
Thank you for your advice
@BilanMahammed
@BilanMahammed 6 ай бұрын
Thank you for your advice bro 🌼💐🫡🙏
@abdiyusufhassan2427
@abdiyusufhassan2427 6 ай бұрын
Thanks my brother.
@zihamabd-qn8uo
@zihamabd-qn8uo 6 ай бұрын
Thnks my brother
@muzcapupthiegeh9620
@muzcapupthiegeh9620 6 ай бұрын
mancha allh lph hore u soco .....................
@user-qx8sg2ht8e
@user-qx8sg2ht8e 6 ай бұрын
Illaahay Qeyr haku siiyo walaal Aad iyo Aaad Ayaaa kaaka faaiiday Mahadsanid🙏
@CaadilhassanMaxamed
@CaadilhassanMaxamed 13 күн бұрын
Thanks 🙏👍
@maxamedak3213
@maxamedak3213 6 ай бұрын
Aad io aad respect to you 🫡
@Wabarmedia1
@Wabarmedia1 6 ай бұрын
Wll so badi muuqlada wax tarka leh
@user-cp2mv3bx6v
@user-cp2mv3bx6v 6 ай бұрын
Mahadsanid wll ajar Alle hakasiyo video gaada quruxda badan🙏
@user-xv9jk7md8j
@user-xv9jk7md8j 6 ай бұрын
Thanks bro 😊
@user-he5hp1yu6j
@user-he5hp1yu6j 6 ай бұрын
Mahadsanid walaalo ❤
@user-xd5cf8yv5q
@user-xd5cf8yv5q 6 ай бұрын
Insh allh waxaan rajeynyayaa in aan kafaaiidaysto thnks wll
@CabdigalladAbsullhi
@CabdigalladAbsullhi 6 ай бұрын
Think you pro
@quantumleapsuccess368
@quantumleapsuccess368 6 ай бұрын
Thank you for sharing this.
@naldonfilms
@naldonfilms 6 ай бұрын
thanks wll xikam
@user-ow3ji6nl9p
@user-ow3ji6nl9p 6 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤
@user-or5ei9ch4i
@user-or5ei9ch4i 6 ай бұрын
Waa mahadsantahay pro
@user-sq3zp5yq9p
@user-sq3zp5yq9p 6 ай бұрын
mashqul badan ka bacdi wad solabatey ustad ⚡
@user-mf8oz6im4d
@user-mf8oz6im4d 6 ай бұрын
Shukran ❤
@deeqmuumin2597
@deeqmuumin2597 6 ай бұрын
Tkanks my atecker
@user-zc9nx8gp7s
@user-zc9nx8gp7s 6 ай бұрын
Xshukran zcp
@user-si5dg7qr1s
@user-si5dg7qr1s 6 ай бұрын
Thank 😢
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be 6 ай бұрын
Waad mahad santana
@Abukaatetooxoow
@Abukaatetooxoow 3 ай бұрын
Saaxib waa mahadsantahay Muuqaal kaanne ilaa cumrigeyga intikadhiman waan daawadoonaa sidaan ugaharimaayo sababtoo ah Muqaalkaan Qofka aa ugahadlowsid waa aniga Sanad walibane waxkabadan Aanqor sheeyaa Manasameeyo Laakin maanta Ayuusoo Af jarmay Qorshaxumaheyga saaxib sare Waxaan kuleeyahay sidaan ugu adeeg diinka iyo dalkaba Waamahad santahay kun iyo kow jeer saaxib sare❤
@عبدالواحد_معروف
@عبدالواحد_معروف 6 ай бұрын
Muuqaladaada wan jeclahy sxp horumar wcn sxp
@fatimaaden2209
@fatimaaden2209 6 ай бұрын
Shugran wll😊
@user-ee6vq8el1h
@user-ee6vq8el1h 6 ай бұрын
أقسم بالله العظيم إستفذت وجزاك الله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedXussien-jw7dc
@MohamedXussien-jw7dc 6 ай бұрын
Sheeran CaaNow ❤❤❤❤
@mohameddeeqabdullahiaxmed266
@mohameddeeqabdullahiaxmed266 6 ай бұрын
Guul io guboniimo 🎉❤
@CabdiwaliYuusuf-ql1pb
@CabdiwaliYuusuf-ql1pb 6 ай бұрын
Zxp waxan haystaa lacag ee mashruuc isheeg
@kingamke
@kingamke 6 ай бұрын
Updated 2024
@IqrocabdiIqrocabd
@IqrocabdiIqrocabd 6 ай бұрын
Haa
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 6 ай бұрын
Waxyalo bdn kaa faidny saxb wad mhdsanthy
@ayanna3457
@ayanna3457 6 ай бұрын
@OGAALKA-DAHSOON
@OGAALKA-DAHSOON 6 ай бұрын
Asc sxb waxan raba inan kula so xidhiidho xageen kaaso qabtaa?
@SalmaanClaahi-ei8yl
@SalmaanClaahi-ei8yl 6 ай бұрын
nio zxp maad ka soo muuqatid you tube kaaga
@SuadosharifMohmett151
@SuadosharifMohmett151 6 ай бұрын
Mahadsnid ❤
@user-zq7nx5fb5x
@user-zq7nx5fb5x 6 ай бұрын
Wll
@zamzamfarid
@zamzamfarid 6 ай бұрын
Sxp qeybti 5 mee sodadaji sxp❤
@aichalareine
@aichalareine 6 ай бұрын
🎉❤❤❤
@user-qy9np2co1p
@user-qy9np2co1p 6 ай бұрын
😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@axmedcalimaxmed
@axmedcalimaxmed 6 ай бұрын
Talooyinka aad isiisay waan ku dhaqaaqi doona haduu alle idmo
@user-yx9wh1hy4p
@user-yx9wh1hy4p 6 ай бұрын
Allah yax fadak
@MuminxushXush
@MuminxushXush Ай бұрын
Asc
@xafsahasan4386
@xafsahasan4386 6 ай бұрын
Hami baan leyahay wlalayaal isoo duceya inuu ii rumeeyo
@daacadofficial372
@daacadofficial372 6 ай бұрын
Sxp editing maa course noosoo duubtid
@FatimamuseOmer
@FatimamuseOmer 6 ай бұрын
Waan yeelayaa sanadkaa 2024😂😂😂
@user-zm6le1je7j
@user-zm6le1je7j 6 ай бұрын
Waa faker fiican alx ka faaiista dadka caqliga la saaxiibka
@MuzTh4PhoWww
@MuzTh4PhoWww 6 ай бұрын
thanks zxp waxathy Dhiiriliye luagu xirnado ka ugu wanagsan🎉❤
@eng.abdiwahaab5134
@eng.abdiwahaab5134 6 ай бұрын
😅😅
@MaxamedadanCali-lx5bd
@MaxamedadanCali-lx5bd 5 ай бұрын
Waxaan ka socdaa waabari media
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub 6 ай бұрын
Por wan ku tagera walhi wax badn oo qaldanan hada way saxmen wallka 😊
@user-fk5pt5kt3m
@user-fk5pt5kt3m 5 ай бұрын
M...........A....sxp❤❤
@khdijaadan8512
@khdijaadan8512 6 ай бұрын
Hadalka bob siska kadah. Hadalka dagan ba ficaney. Walalo
@Ayuup1Ayuup
@Ayuup1Ayuup 6 ай бұрын
Kas wxas o dhan dajisto hala diro nio😂
@apdulaahisiciid2972
@apdulaahisiciid2972 6 ай бұрын
Yᴏᴜ ᴀʀᴇ ᴛʜᴇ Bᴇsᴛ ᴛᴇᴀᴄʜᴇR ʙᴜᴛ ɴᴇᴠᴇR ɢɪᴠᴇ ᴜᴘ
@saniimcade1496
@saniimcade1496 6 ай бұрын
𝚃𝚑𝚊𝚗𝚔𝚜 𝙿𝚛𝚘❤❤
@xafsokhadarxasan
@xafsokhadarxasan 6 ай бұрын
Thanks❤
Dhabar ADAYG Meelaad ka noqoto ma joogtid
9:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
Sideed Uga GUULAYSAN Kartaa Cabsida? - Xeerarka Awoodda
11:10
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН
Siduu DOPAMINEKU U Burburinayaa Noloshaada? - Atomic Habits
21:38
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 131 М.
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Salim Omer
Рет қаралды 47 М.
10 xikmadood oo noloshaada  badali doona .
13:57
Mubarak Hugur
Рет қаралды 11 М.
Sideed Gacanta Ugu Dhigi Kartaa Hoggaanka Awoodda✊??
11:25
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 5 МЛН