Silsilada Taariikhda Masaajidka Qudus 1 aad|| Barakada ay leedahay dhulka Falasdiin

  Рет қаралды 60,715

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

7 жыл бұрын

Halkan ka akhriso maqaalka 1 aad ee silsilada Taariikhda Masaajidka Qudus 1 aad: gaaldiid.com/sermon/taariikhda...
Muuqaalkani wuxuu ka warramayaa taariikhda Masaajidka Qudus, gaar ahaana wuxuu ka hadlaya ahmiyada iyo barakooyinka ay leedahay dhulka Falasdiin, gaar ahaan magaalada Qudus.
Waxa muuqaalkan lagaga hadlayaa nusuusta ama daliilada Quraanka iyo xadiisyada ah ee kusoo arooray muhiimada wayn ee dhulka Shaam leeyahay iyo sida aanay marnaba uga go'i karayn dawladaha Islaamka.
Muuqaalkan waxa soo jeedinaya sidoo kalena qoray maqaalkeeda Shiekh Abdulaziz Mohamed Oogle.
Ereyada Raadinta:
1 Taariikhda Qudus
2 Taariikhda Masaajidka Qudus 1 aad
3 Waa maxay masjidka Almuqadas
4 Dhulka Falasdiin
5 Daawo sababta Yahuudu u qabsadeen Falasdiin
6 Waamaxay muhiimada ay Qudus u leedahay Islaamka?
7 Masaajidka sadexaad ee ugu khayrka badan.
8 Waayo Maasooniyinyu
9 Sahaayinada Yahuuda
10 Silsilada Taariikhda Qudus iyo Sheekh Abdulaziz Oogle
Nagala Soco:
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥Lasoo dag Gaaliid App
play.google.com/store/apps/de...
💥 Nagala soco bogeena Facebooka
/ gaaldiid
💥Nagala soco koontada Facebooka ee gaar ah. Abdulaziz Oogle
/ abdulazizoogle
💥Nagala soco Instgram:
/ gaaldiiid
💥 Nagala soco Bogeena rasmiga ah www.gaaldiid.com
gaaldiid.com/
💥 Nagala soco, bogeena Twitterka
/ hishaami
Waxaad booqataan sidoo kale boga Jawaabo, si aad isu diiwan galisaan ood noogu soo gudbisaan su'aashiina, idinkoo heli doona jawaabtaad sida ugu dhakhsaha badan, inshallah
.........................jawaabo.com/ ...............................
******************************************************************

Пікірлер: 87
@samiraabdikhalif_official1769
@samiraabdikhalif_official1769 5 жыл бұрын
Igula saliya xabiibkeena salalaahu calayhi wasalam. Liketana isaar inta wanaaga jecel👍
@deeqajaamacgobta4149
@deeqajaamacgobta4149 5 жыл бұрын
mnsha allah jasaakala khyr sheikh Abdaziiz oogle
@mahadcaananuug9532
@mahadcaananuug9532 3 жыл бұрын
Marsha alaahu sheekhow ilaahay.hakaa.abaal.mariyo
@nuuraayaan2702
@nuuraayaan2702 3 жыл бұрын
Mashaallah tabaarakallah sheekh barakallahu fiik wa jzkllahumu khayran
@yaasmiinaxmad6952
@yaasmiinaxmad6952 3 жыл бұрын
Jazaka allah khayr shikh
@mawliidabdilaahi982
@mawliidabdilaahi982 6 жыл бұрын
جزاك الله خير جزاء واحسن الله اليك
@saynabfaraxmaxamed2749
@saynabfaraxmaxamed2749 4 жыл бұрын
Mash Allah shiiqa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Be Proud Muslim
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ABDI ASIIIS OOGLE HORE USOCO . WARIYE SO TABIN WACAN OO DEGAN
@ayubmohamed7906
@ayubmohamed7906 3 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 жыл бұрын
Jazlal khayr
@yaasmiinaxmad6952
@yaasmiinaxmad6952 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Allaahu Akbar
@ahmedmaxamed4524
@ahmedmaxamed4524 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤jazaaaka allh khayr
@amiirabdalla1035
@amiirabdalla1035 7 жыл бұрын
Sheekh Allah hkaa abal mariyo, Khayr badan baa u hysa umada.
@kadraabdi7367
@kadraabdi7367 7 ай бұрын
Jazakallah kheyr huno
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Scw
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 3 жыл бұрын
Masha allah Ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay Allah ha ku xafido Insha Allah meel kasta ba kuwii kuwada kulma janatul fardowsa aclaah allah hanaga wada mid dhigo Insha Allah insha allaah insha all Bi idnillahi kariim
@ismailomar2373
@ismailomar2373 7 жыл бұрын
cafimad iyo cimri dhayr
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
AZIIS OOGLE . TABIN TOOL MOON AYUU LEYAHAY MASHA ALLAH
@mohamedsayid2591
@mohamedsayid2591 7 жыл бұрын
jazzaka llah kheyr walaal alle haku barakeeyo
@saed507
@saed507 7 жыл бұрын
Jazakallah Chayr Sh Abdulaziz
@ikraamiman130
@ikraamiman130 7 жыл бұрын
jazaakallah kheyr
@saynabmasha.allahmaxamed4587
@saynabmasha.allahmaxamed4587 7 жыл бұрын
Alle haku xafido shiikh
@cadeykutub7003
@cadeykutub7003 6 жыл бұрын
Insha Allah musliminta wa gulesaney saa insha allaaaaaah
@humeiraosman1310
@humeiraosman1310 7 жыл бұрын
jazakallahu kheir sheikh
@maryamaabdifatah9889
@maryamaabdifatah9889 7 жыл бұрын
maanshaaa allaah shiekh allaah hakubarakeeyo jazakalhuma
@sacidahmed1299
@sacidahmed1299 7 жыл бұрын
waxa inagu waa jib ah wllyal in kow u ducayno masjidkeena oo hada salad loodidey musliminta
@sajidahomar6386
@sajidahomar6386 7 жыл бұрын
masha allah allahu akhbar allahy akhbar
@aminaabdulahi8709
@aminaabdulahi8709 6 жыл бұрын
Manshallah allow muslimintaa Allah u gargaro
@zaedidres1393
@zaedidres1393 7 жыл бұрын
شكراا جزيلا اخي في الله♥
@user-vt3tn8hq1s
@user-vt3tn8hq1s 7 жыл бұрын
shukran shiek jazakallahu kheyr
@mahad5151
@mahad5151 6 жыл бұрын
masha Allah
@fadumokheire742
@fadumokheire742 6 жыл бұрын
Jasaka laahu qayr sheeq ilaahay ha barakeyo
@rayaanruun9568
@rayaanruun9568 7 жыл бұрын
jzkllahu qyral jazaa sheikh
@engatam4746
@engatam4746 7 жыл бұрын
SH.Jazaakalaah ilaahay Haku xifdiyo oo Ilaahay Janadiisa hakuugu bishaareeyo
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 жыл бұрын
Mashalah
@ismailomar2373
@ismailomar2373 7 жыл бұрын
sh mahad sanid qar allaha raxmanka ah hakusiiyo
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
jazaka Allah kheyr wll sheekh gaaldiid
@mowlakulmiye4134
@mowlakulmiye4134 7 жыл бұрын
masha'allah illah haku barakeeyo Sheikh Abdulaziz Jazakallah
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 жыл бұрын
Allah hakaa ajarsiiyo sheikh
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
امین یارب
@mohamedhashi1014
@mohamedhashi1014 7 жыл бұрын
mansha Allah
@hackerboy4498
@hackerboy4498 6 жыл бұрын
Thanks
@kaysaro7772
@kaysaro7772 7 жыл бұрын
barakallah sheekh
@abdikafi8927
@abdikafi8927 6 жыл бұрын
masha allh wll abdiAsis ogle tariikh xabibkena muxamed swc swc swc noo soo badi wll
@abdikafi8927
@abdikafi8927 6 жыл бұрын
wll qali waxan intas Ku daraya dhalintena somaal waxan idin leyahy iska daaya filimanta iyo social mideyaha oo barta dinten wansan oo alle agtisa maqanka Ku leh intasa film ka khyr badan oo nogu filan wa salamu calykum
@ahmedsouleyman3664
@ahmedsouleyman3664 Жыл бұрын
Oogle Taariikhda sida aad u shaqaysid wax badan ayaan diidey
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 жыл бұрын
jazakallahu kheyr
@ifrahmohammadmohammad1609
@ifrahmohammadmohammad1609 7 жыл бұрын
masha allaah
@hibaaqaxmed212
@hibaaqaxmed212 7 жыл бұрын
Masha allaha
@iqraaxmed37
@iqraaxmed37 5 ай бұрын
❤❤
@hamdiabdi8228
@hamdiabdi8228 7 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 7 жыл бұрын
Maashaa Allah jizaakallah qeer
@nouradiin8pac361
@nouradiin8pac361 7 жыл бұрын
wlalo wamahdsantahay sida wanagsan oo nogo so tawisay
@sacdiyomaxamed1232
@sacdiyomaxamed1232 7 жыл бұрын
الله أكبر
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 7 жыл бұрын
marka hore sheekh mahadsanid marlabaad waxaad darsigani markuu dhamaado inoogu xigsiisaa taariikhda faraacinada iyo cidda ay yihiin faraacinadu somalibaa mise waa ree yurub iyo dadka sheegaya in waxyabo badan oo somalida wadaan oo raadada ok thanks
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Nacad Baa Ku Dhacay Yuhuud
@xasanosmannur7072
@xasanosmannur7072 7 жыл бұрын
masha alah shiiq alaha kuxafido lkn waxaan kaa codsanaa in ad nosoo galiso tariikhdii tataarka thanks
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 жыл бұрын
xasan osman nur wallo taariikh tataarka sheikh mustafe ayaa 9xalqo ka diyariyey hlka ka dhegayso insha Allah shukran
@marwaannindheerbirtacalank1485
@marwaannindheerbirtacalank1485 7 жыл бұрын
😢
@maxamadcarfaaye6940
@maxamadcarfaaye6940 5 жыл бұрын
Ku sali nabi MUXAMAD SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@ibraahimckariim9097
@ibraahimckariim9097 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay aniga waxaan qabaa in aad inoogu darto ragii usoo halgamay masjidka vedio kooban noo soo gali waa codsi wll
@abdifatahnoor6775
@abdifatahnoor6775 6 жыл бұрын
Mashaa alah shukran halkaas kasiiwad
@burkadiikoow8047
@burkadiikoow8047 7 жыл бұрын
jazaakallaah
@adnaanabdi3565
@adnaanabdi3565 6 жыл бұрын
Allah,allah subxana allah
@zahroomar2832
@zahroomar2832 6 жыл бұрын
Adnaan Abdi e
@mohamedamingelduun2586
@mohamedamingelduun2586 7 жыл бұрын
sh adba u mahadsan thaay waxana ka cudsanya ina nu sobirisi ee ah silsilada Qudus incha allah السلام عليكم ورحمه الله يا دكتور نسالكم الدعاء
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 7 жыл бұрын
walaal qeyarbada alaah ha ku siiyo
@shukrishacnicismaan5671
@shukrishacnicismaan5671 7 жыл бұрын
mohamed amin Gelduun 0
@anabosmandiiriye8317
@anabosmandiiriye8317 7 жыл бұрын
Asc Sheekhuna Allah Hayna Xiftiyo waxan sugi la,ahay tariikhid Zubeyr 10 Allah ajar iyo xasanad haka siiye tana noo dhamaystir Hadad wakhti heshid aw bilahi tawfiiq
@farxiyacalixjmaxamudburco1532
@farxiyacalixjmaxamudburco1532 5 жыл бұрын
Masha allah allahaku barakeyo shiikh
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
الله اکبر
@abshirsalah7845
@abshirsalah7845 7 жыл бұрын
thanks brother
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 7 жыл бұрын
taariikhda ibnu qeeybtii 10aad ma suuroobiweeysey
@jamesbrownbrown7062
@jamesbrownbrown7062 6 жыл бұрын
masjid al aqsa ee barakaysan mawaxu aha kacbadii muslimiinta hore
@hindabintecafwan7851
@hindabintecafwan7851 7 жыл бұрын
🇸🇴
@munacali1284
@munacali1284 7 жыл бұрын
msha waxa diski aandonayay
@fowsiyofaragab1901
@fowsiyofaragab1901 6 жыл бұрын
Mansha allahu shiikh alkah ha kubarekeyo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Allaahu Akbar
@fathiahmed956
@fathiahmed956 7 жыл бұрын
masha allah
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 116 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Nabiyada iyo Rusushu sida ay ukala horeeyeen! Faa'do Wayn.
39:58
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 156 М.
Mustaqbalka Falastiin yaa ku guulaysan doona?
30:30
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 31 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22