No video

Silsiladii Aqoonyahan Qaybtii 8aad Abwaan Abdi Baag Jwb A Muxiyadiin Shaahid

  Рет қаралды 97,599

Jigjiga TV

Jigjiga TV

Күн бұрын

Kalasoco Jigjiga tv

Пікірлер: 28
@maxamedcaraale5602
@maxamedcaraale5602 2 жыл бұрын
Maah in abwaaniinta ladhaliilo waayo gabaygani ceeb maleh anigoon weliba abwaanka aanan garanayn waxaan leeyahay keep going abwaan
@nimco-fw8nw
@nimco-fw8nw Жыл бұрын
Keep going abwan abdi bagg boqortoyo wil adanqer cabdile❤❤❤❤
@mastardacad615
@mastardacad615 Жыл бұрын
Ma wallkey Allah hakuxafido abwaan cabdi Baga kibigoyin zxb sareer kusoco
@user-hp3jn4un8c
@user-hp3jn4un8c Жыл бұрын
100
@cawilcadde3749
@cawilcadde3749 2 жыл бұрын
Abwaan masha allah nurti wacan baad waxku cabidhay isha allah kan inaaka jawaabo buu u qalmaa ee aana ka aamusin
@user-lm3po3oe4h
@user-lm3po3oe4h 2 жыл бұрын
السلام
@cabdullhishoole1908
@cabdullhishoole1908 2 жыл бұрын
Gabago meeshoow kajabanyahy sheeg sxbkeeyoow
@user-ot4pk5rq3j
@user-ot4pk5rq3j Жыл бұрын
Run walaahi waa qamiil waxa dilay
@libanmuhammad4308
@libanmuhammad4308 4 ай бұрын
Murtida waa abiyo O'Day ka so gaar wle🔥
@user-dj4nv8cd8d
@user-dj4nv8cd8d 5 ай бұрын
Mansh Allah Abwan cabdi baga huray usco saxib ❤❤❤❤❤❤❤
@yuusufxassan25
@yuusufxassan25 5 ай бұрын
M.a abwaan cabdi baaga
@soulfultunes1122
@soulfultunes1122 2 жыл бұрын
Kkkk waxn gobey ma aha ee ciyarta mesha ka daya
@abdidude9732
@abdidude9732 11 ай бұрын
Waxaan gabay wudhafaye magac kale halobixiyo abwaan guleyso
@tamaamabdi8236
@tamaamabdi8236 2 жыл бұрын
Abwaan Abdi baag sxb sare
@mohameddheere8643
@mohameddheere8643 2 жыл бұрын
Gabaygani wuxuu diday gabaygii muxiyadiin shaahid lkn gabay maha waxani waa hees baan is iri anigu makaad dubaysaan gabayyada waxanookale hala shir imanina abwaanintow
@naciimacqadir8114
@naciimacqadir8114 Жыл бұрын
Hhh gabay cajiba weye maxad gaby utaqana
@mmogiire203
@mmogiire203 2 жыл бұрын
War waxan gabay ma ahee wallayalow gabay markaad sodaynaysaan qofka marka hore kadhagaysta kadib haduu shuruudahay gabay yeesho siidaaya lkn wiil waxkasta gabay wiilkano waa nin wax iskudayaye lkn waaa heestii Sharma boy oo gabay loorogay ookale
@asmaamahamedali1698
@asmaamahamedali1698 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 11 ай бұрын
Haa sax waa jacbur xitaa xaraf sax ah kumuu socdo... Abwan Shaahid heysku dherarin bn leenahy wiilkanow.
@libanmuhammad4308
@libanmuhammad4308 4 ай бұрын
Gabaygu maxa ka taqna murtida waa hadba siday wx lga hadlay u socta eryada loo dhigaa
@omardayiibali3774
@omardayiibali3774 2 жыл бұрын
Abwankayga
@soulfultunes1122
@soulfultunes1122 2 жыл бұрын
Waxan gobey ma aha
@HappyDrums-jw3rt
@HappyDrums-jw3rt 2 ай бұрын
He
@ABDIABSHIRAbdiabshir-tg7pq
@ABDIABSHIRAbdiabshir-tg7pq Жыл бұрын
100%0
@ayaangobaad2461
@ayaangobaad2461 2 жыл бұрын
00
@cabdifitaxcalixuseen5764
@cabdifitaxcalixuseen5764 Жыл бұрын
Sxb waa sheeko kani gabay maaha
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 7 ай бұрын
1234567890
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
gabay aabo abwaan cali ubad
10:51
dhimbil studio
Рет қаралды 29 М.
ONLF 2009 Part 2
10:43
Dhagaxbuur23
Рет қаралды 144 М.
AMB AXMED CIISE | SIDAY SOMALIA, ITOOBIYA OGA GUULAYDAN KARTO?
22:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,4 М.