Dhaqaatiirta Isbitaalka Ex Digfeer "Marxuumad luul Jirkeeda inta badan uu gubnaa ".

  Рет қаралды 169,342

Somali National Television

Somali National Television

2 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 288
@fatumaali5834
@fatumaali5834 2 ай бұрын
Xanun badana ilahow cadabka akhiro ka ilaali jirkeda ya rabi😢
@jameslucky2034
@jameslucky2034 2 ай бұрын
Gabadhaas waa shahiiday allaha u aqbalo
@fatumaali5834
@fatumaali5834 2 ай бұрын
@@jameslucky2034 aamiin ya rabi ilahow shuhadada iyo salixinta janada daris kaladhig ya allh
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 2 ай бұрын
The hospitals need to record everything like the name of the person who bring the patient, the clothes she/he was wearing and every detail that can be helpful in case something like this happened.
@ajm13131
@ajm13131 2 ай бұрын
Somali maad ku hadashid ama English fiican libaaxow 😂
@SacdiyoMohammad-sz5jn
@SacdiyoMohammad-sz5jn 2 ай бұрын
​@@ajm13131hhhh walhi
@shamisali4599
@shamisali4599 2 ай бұрын
Ilahey cadalad agtiisa tala adeer kan gabdha dhalah waxan leyahay adeer dhikar yusan kuğu dhicin ha is ku imaan anigo gabdhas aqoon sidee udhaqmayan madaxa igu xanuunay adeer arinkaga ilahey udhiibo hana cafin adun iyo aqiiro maxkamada ilahey waxba inkiri karina farahisa ku marqati furayan is kadaa waxan baris mahan dowlada farah bari kartay ninka inta uu ka qiranayo soo bari kartay lkn meshan waxey ku dhisan tahay qabyalad 😢ila meresana waye is kaga tag arin kaga ilahey ku dhameyn
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
WAA TALO FIICAN LAAKIIN OGOW ISAGU WAA NIN CIIMRI KUJIRA WUU IS XEJIN KARAA LAAKIIN ILMAHA SAQIIRADA AGONTA AH AYU UQALBI DHISAYAA WAAYO MASEXDAN LADHAHAY IYAGO DHAHAYA NINKI HOOYO GUBAY MALA GUBAY. XAQA RABI ALLAHA SOO SAAREE
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 ай бұрын
Abaha ilahay qalbiga ha uqabojiyo wa abe qalbi adag caloolxumo bdn bu uso jogay arxan daraday gabadhisu ku dhimatay iyo cadalad darada hada lagu wado ilmaha yaryar ayaa yaguna qalbi jab ka qaday arintaan Rerka wiilkan dhalay ilahay yeysan ka fogan intaytay gacan ku dhiigle difacayaan anigu waxan ka yabay ninka cabsina lama muqato xata hada sidii maxbuski uma eka
@khadijac9841
@khadijac9841 2 ай бұрын
👍​@@hoodoqarandabaraani6555
@fahm3d88
@fahm3d88 2 ай бұрын
Allaah baa caadil ah markhaati lama joogikaro reer xaas ah oo hurigooda jooga marka ninkii dhig in Kira maliibaanayo
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 2 ай бұрын
Rarkah eykadhalaray luul rabigod hatalah sartan ilahaay nah khalbigah hakhabojiyo amiin Markah cadalad nah waa xagah rabigen intuh nolyahay nah sayid calih ajar iyo xasanad bah usocdah luul cabdicasiis Ee ilamaheedih iyo abahed rabigey khalbigah hakhabojiyo amiin
@user-ff2xw5dp9x
@user-ff2xw5dp9x 2 ай бұрын
Doctors why they don't asked questions her when she was alive what exactly happened to her 🤔 that will make everything easy
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 2 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله واصحابه اجمعين
@baynaafrah4467
@baynaafrah4467 2 ай бұрын
​@@aminaaden-ox6ke
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 ай бұрын
اللهم صل على الحبيب المصطفى صل الله عليه وعلى اءله واصحابه وازواجه وسلم تسليما كثيرا كبيرا.
@AshaOmar-ln5yv
@AshaOmar-ln5yv 2 ай бұрын
​@@aminaaden-ox6kepp😊😊😊😊😊😊😊😊😊p
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 ай бұрын
Xaasid sanaa kaas gabadhoow ku raaxey sanaayay oo ilmo caloosha ugu sitay ayoow dab u quuray 😢War hala gubo inta dab lagu shido😢😭
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 2 ай бұрын
Cadaalad haday jirto Dambiiluhu 100 hadal oo isburinaya ayu shegay mesha cadalad ban olin
@MohamedAbdikadirAden
@MohamedAbdikadirAden 2 ай бұрын
Walal eedesanaha wxu xaq u leeyahy In u doodo lakn cadalada wa LA marsinayaa
@cousinbro1580
@cousinbro1580 2 ай бұрын
Waxaa la yaabanahay Soomaalida waxa aay cadaalada u yaqaanan yaa yiri eedeysanaha ma hadli karo waxaa arkee dad kuleh dowlad ma jirto haduuba ninkan qoslaayo oo ma neeftaa laga xiri lahaa war degdeg aan iska deeyno
@AbdiazizzAbbulahi
@AbdiazizzAbbulahi 2 ай бұрын
​@@MohamedAbdikadirAdendood an dhamaneynin maxkamadan waxaa ladhahaa racfaan waxa lagawadaa court of appeal ninkan dilaa waaye maxkamad hore aya kuxukunte marka shekada waa fududahy lkn sida ilamuuqato ninkan mesha ufadhiyo maxkamada uu musuqmaasuq kamuuqdo
@user-in6ci5oq3n
@user-in6ci5oq3n 2 ай бұрын
@shadowonyt669
@shadowonyt669 2 ай бұрын
Dadkan illah waa u jeedaa allow adaa wax og ee soo if bixi cadalada luul alle how naxariistee
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 ай бұрын
Subxanallaha 😢😢 illahyow adun iyo akhiraba Hana cadabin…familiganaa qalbiga u qabooji xaqooqadaa sii ya Rabi. Went medical school and doctors explained 💯👌manshallah….-Well educated and truthful Doctor’s manshallah! Qorta hadii laga goynayo wax walba na aad ku wayeyso Cadalada iyo runta lagu dhintaa…wlhi illahay na Makhraj ka wanagasan ayuu ku furayaa 👌💯
@astolafisto5660
@astolafisto5660 2 ай бұрын
Nin saas ulabisan miya xabsi kujira hasugina ini ladilo labiskaas kishegaya ini uu xor yahay 😢😢😢 ilahey umaqan luul inshallah
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 2 ай бұрын
Waayaab maxaa udiiday lebiska subxaanalaah war maqaldame waa alaah wiilkaana inshaa alaah lama dilaayo
@astolafisto5660
@astolafisto5660 2 ай бұрын
@@aaminojubooy9203 halket kuaragte nin xabsi kujiro lolabisayo wll Kan inti kahoreyse lasohor keeno maxkamda waat aragtan filaya darka loxiro So why Kan lougulabise mise gurigu joge ee xabsi kumujirin? Atho qabil dinac digayo kasohdal ama afkaga qabso ilahey intaa kabaqdid
@Qamar-u6h
@Qamar-u6h 2 ай бұрын
@@aaminojubooy9203nin gabadh walashaya gubay bad lasoo tagan tahay la dili maayo talow damiirka kugu jira waa noocma
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 2 ай бұрын
@@aaminojubooy9203siilkaga ku sheeg nayaa asaga iyo adiga ba waa niila dilayaa urtooy
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
​@@aaminojubooy9203 Ado dumar ah Mapa ninka usi hilini inu adi ku gupa fcned wlhi😂
@KayseKayse-bx3hc
@KayseKayse-bx3hc 2 ай бұрын
Ninkaa waxba hala warwareegina wuuba qirtaye
@smaliwolf
@smaliwolf 2 ай бұрын
Kiiskaan waad ku wareeerteeene maxkamada islaamka maala geeyo
@user-jc8kz2cc6e
@user-jc8kz2cc6e 2 ай бұрын
Alle cadaalada asoosaro aaaamiiin Aaaamiiin
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Ай бұрын
Somalia horumar dhinaca hey'adaha dowladda gaar ahaan kuwa caddaaladda aa ka socda Alhamdulilaah.
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 2 ай бұрын
1)Maxaa loo dhaariyaa dhaqtiirta? sababt oo ah maba yaqaaniin qofka loo keenay 2) abuukaatuhu qofka uu wax weydiinayo ugu horeey waa inuu u sheegaa inay is dejiyaan su'aalaha la weydiinayo xataa sida goormee ka baxday jaamacadda sanadkee iyo jaamacdee waxaa ka wanaagsan in iyada oo qoraal ah loo gudbiyo qofka su'aalaha weydiinaya
@user-ny6zh2dz1g
@user-ny6zh2dz1g 2 ай бұрын
Digfeer Dr shacab ah kashaqeyo cadeyn Kuma siin karo waayo waa miskiin bajaaj raaca istaaf maleh bastolad isku difaacana maheysto Ciidan ma aha sidaas darted maslaxada nabad qabkiisuu fiirsanaa
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 ай бұрын
Yaa ku weydiiyay waxaas oo dhan 👎🤮
@user-tx5wy6tc2s
@user-tx5wy6tc2s 2 ай бұрын
​@@Dr-Hashimi fikirkisu ka hadlayde
@ibrahimelmi9448
@ibrahimelmi9448 2 ай бұрын
Personal attack maa u aragtay @Dr Hashimi
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Waa suurtogal, midna ku dar inta badan waa isku reer bay yihiin / qabiil illeen waddanka gebigiisuba ayagaa xaaraan ku haaysta !!!
@amalahmed2929
@amalahmed2929 2 ай бұрын
Ader xaran kuma hestaan we udhasheen​@@boosteeyorooble5287
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Cadaalad Insha Allah 🇸🇴
@bulohus8548
@bulohus8548 2 ай бұрын
Somalia Dadka Jooga !madax iyo - Shacab waxaa ‘ Halkaas dhigay waa - Kitaab ka Allaah Ee ‘Ay marayaan ! Aysana ku Dhaqmayn !!?
@SafioMohamedAbukar
@SafioMohamedAbukar 2 ай бұрын
Waalidkii dhalay hadii sii dhageysanayan sidey noqonayan
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
😢😢😢😢 maaragtay
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 2 ай бұрын
In sifican lo baro dan ba kujirta madama dhimasho mesha tal labada dhanba lkn xaga labada dhan wa in la sobro xagana alle ma qarsho
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 2 ай бұрын
soomaalida deg deg bay wax ku dhigeen . natiijadii oon lagaadhin qaylo uunbay afka kusii dhufanayaan meeshu maxkamad inay tahay way iloobeen . ninka falka inuu gaystay waa la gyahay balse wax kale baa labaadhayaa oo ah qasadkiisu gabadha inuu gubo inuu ahaa iyo inkale waraysigana waxaa lagu ogaan karaa waxuu sheegayy inay isdabaqayaan iyo inkale
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 2 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilehi raajicuuna run walba oo lasheego ma ahan mid aa aminidoontaan ee hadaalinina mumada cadaalad waa tii ale
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
ILAAHAYOOW KUWAN XAAKIMIIN MA AHANE CARADAADA KU RID ILAA MAALINKII LAGUBAY LUUL AILAA HADA DIRAC NOOCAY GASHNAYD ILAAHAY QALADIISA IDINKU DHACDAY
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 2 ай бұрын
Adeer nidaamka cadaalada sidan u shaqeeya, wa in wax kasta oo cadaalad lagu gaadhi karo la kaashada ka dibna go'aan lagaso saara
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 2 ай бұрын
Ani wxn la yabanahay dhaqtirta waxa ka wada muuqda cabsi mar alalee marka dharkay wadatey la weydiiyo wat isku dhex yacayan oo dhahayan ma xasuusano 15 sano qofkan arkay dharku watan xasustaa iyaguna gabadh ay shalay cisbitalka loogu kenay ayanay xasuusan wah Muda kale iyaga dhan in qori lagu hayad modaa cabsida ka muuqata
@axmedweyrax6556
@axmedweyrax6556 2 ай бұрын
Dhaqtar walbo oo howl Galo hal dhar oo hal nuuc ah Buu qaata
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 2 ай бұрын
Wxan ka hadlaa marka la weydiiyo marxumadu dharkii ay gashneyd markii cisbitalka la keenay Dhaqtarada dhamantood ma xaduusan karno ay leyihiin
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 2 ай бұрын
Cabsi ma aha balse taas waxa sabab unoqon karta isbitalka wa isbital mashqul badan dad badan beyna qabtan 24 saac walbo kumana fikirsana beri kamaalin laweydiin doono nuuca dharka taas awgeed qofka wax muhiim ah uma arko inu dhar nuucoda ogaado kumana so dhaceyso
@a.m4980
@a.m4980 2 ай бұрын
Hooshaas waxaa qabto kalkaaliyaasha ayagaa kajeexo oo kabadala
@honabdirizak3972
@honabdirizak3972 2 ай бұрын
Sxbow adaakufiicnaa in maxkamada lagunsoohor istaajiyo msrkaas ayaad kajawabinlahayd, teeda kale waxaad ogaataa dhaqatiirta cfmdka qofka kuma mashquulaan shaqsi ahaantiisa ee waxay focus saaraan oo latacaalan xaalada bukaanka siday kaga badbaadin lahayeen dhibka uu kujiro
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 2 ай бұрын
يا ظالم يا ظالم يا ظالم يا ظالم لا تحسبن ان الله غافلا عما يعمل الظالمين يا ويلك من ربك
@KhadarAbdulahi-tk7gz
@KhadarAbdulahi-tk7gz 2 ай бұрын
ALLAAH ALLAAH
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 ай бұрын
Ninkaasi waa dil hadu shidaalka patroolka suuqa kasoo gaday oo qudha intaasa ku filan, mooryaan reer muqdisho
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 2 ай бұрын
Ilheya ha u naxaristo walalsheyan lul cabdi casii 😢😢😢😢 cadalad ma jirte
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 2 ай бұрын
Ilaahay uga baqa luul dhiigeeda daalimkaana toogta
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 2 ай бұрын
Ilaahayow hanagubin aakhito iyo aduunba
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 ай бұрын
Aamin
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 ай бұрын
Allaahuma Aamiin.
@khadijac9841
@khadijac9841 2 ай бұрын
Aamiin yaa RABI 😢😢😢
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 2 ай бұрын
masaakiin cabsanaaya weeyaan dhakhaatiirtu Allow xaqa luul soo dadaji
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 2 ай бұрын
😢😢
@calixasan6688
@calixasan6688 2 ай бұрын
Haaah yaa allaah wllhi xanun ayeemartay wax ay galbsatay malahan 😭😭😭😭😭😭😭😭
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 ай бұрын
Cadaab aduun wee aragtay miskiinta allaha u naxariisto ninkas allaha kasoo saara xageeda😢
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 ай бұрын
Xaasidsanaa maskiinta hore iyo gadaalba wa ka gubey ninka dila
@user-qq6il7mj1g
@user-qq6il7mj1g 2 ай бұрын
Sidaan an arkaayo ilama qumano illahy cadalad hakeeno
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 2 ай бұрын
Raxmaanku xaqa haw hiiliyo,
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@mustafNune
@mustafNune 2 ай бұрын
Somali aragti aya iga deqday
@yumna4675
@yumna4675 2 ай бұрын
Judge asked good questions nd doc explain it well lugehed hosa maguban io hal kilkish bes aa kagubate...qof marku guri gubana sogalo lugaha kagúbta that point no1 no2 idaha jifto lagube that why hal kilkish ka gubanin 3. Shidal sa kene guri asa gacantis kugube tirki geya if not Allah kajasina iskadafa
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali 2 ай бұрын
Yaaa Allah hadi wadanka cadaalad sax la heli lahaa. Qabiil iska deyn laheyn. Qabiilkeena Somalia noqde😢
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 2 ай бұрын
Aduun hadaad ku fakato ,aakhira yaa ku fakin
@FAIBAR1
@FAIBAR1 2 ай бұрын
Muuqaalkiisii hore wuxuu dhahay cuud bay dabka dabka Ku shidan jirtay hadana wuxuu leeyahy guriga anaa gubayey
@hassanadanhussein1932
@hassanadanhussein1932 2 ай бұрын
Maxaa
@bulohus8548
@bulohus8548 2 ай бұрын
Labada dhaqtar !! Wiilka ‘Ayaa Run - Sheegaya , Gabadha bilaash bay u timid meesha !!!
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 ай бұрын
Gabadhu ma dhaaran sababtoo ah magaca Ilaahay ayaan ku dhaartay magacee!!
@AliAhmed-ny4nt
@AliAhmed-ny4nt 2 ай бұрын
Ila meereyso Jama Adele la baxaday xaakinow xaar qaado
@istahiljimale7422
@istahiljimale7422 2 ай бұрын
Kuwaan dhaqaatiir uma eko bekanta soolama wareyso inta aan lajiifin ama ladaaweyn.
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 2 ай бұрын
Waa ku ku raadsanaa shaqadooda ma qabsan si sax ah waayo cadeemahooda laka garanayaa
@najwaabiib4663
@najwaabiib4663 2 ай бұрын
Waa qabsadeen yaa kuu sheegaya mooryaanta yaa ka badbaadinaya
@libananjalo6186
@libananjalo6186 2 ай бұрын
Waqti dhumisaan arkooyaa
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 ай бұрын
Dhibta ugu weyn qof waliba wuu baqayaa 😢😢 wadankeena dhibtaas baa jirta
@user-mk2se6rd5e
@user-mk2se6rd5e 2 ай бұрын
Subxana llah 😭😭
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
Qof jamacadu so barty ilapay oo warqad ka aqrinayo mx waye runxan dhaqtar uma eka allow ada cadalad haya😢
@fartundahir4910
@fartundahir4910 2 ай бұрын
Waxan waa been waa dad lacag lasoosiiyay
@Degaliah
@Degaliah 2 ай бұрын
Adu jamacad maad kaso baxday? Halkaasa laga daremayaa inaad waxba badan ee sheeg inaad wali jamacad aaday
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
@@Degaliah wn dhigta
@Degaliah
@Degaliah 2 ай бұрын
@@BilanQaldane ok dadka intabadan dakhtarnimada bartaa hadalka mayaqanaan anu madhigan lakiin asxaabtay iyo familkeyga in kamid arkay tabtaa wiilkaas ayay hadaad wax waydiisu book waayn uunbay ku akhriyayaan 🤔
@BilanQaldane
@BilanQaldane 2 ай бұрын
@@Degaliah waligay ma maqal lkn ka gudup
@baazi420official2
@baazi420official2 2 ай бұрын
War doctor meeqo suaal ah ayay weydinayaan inta suaal oo hal daqiiqo lagu weydiiyay xitaa danbiilaha lama weydiinin
@anabh5771
@anabh5771 2 ай бұрын
Waa laga nixina
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 2 ай бұрын
Ninwalbo fikirkiisa hadii wax lagu qasaasi lahaa cid hari laheed somalia majiri laheen marka wiilkaan shareecada lagu xakumaa ee sugta
@user-ey9dl5ig2h
@user-ey9dl5ig2h 2 ай бұрын
Oo hada Weli lama Xukumin miyaa Anagoo indhehena Shan ah Maa la rabaa in caro nalooga shubo😢
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 2 ай бұрын
Maxkamada derejada koobad ba hore Dil ugu so xukuntay Tanna wa maxkamadii racfaanka oo uu racfaan uso qaatay
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 2 ай бұрын
Welcome to muqdisho😢
@aqlimamuhanad5637
@aqlimamuhanad5637 2 ай бұрын
Walahi sidho daqtar usharaxe inlagube amuqate
@yasinhabad545
@yasinhabad545 2 ай бұрын
Talo xaga isbitalada aan sii lahaa ayaa ah qof bukaan ah oo jir ahaan u dhawacan haduu imado in lasiiyo form ama laga buuxiyo dibka sogaray siduu kugaray ugu yaraan arinta jirta ayee waxbadan ka caawin laheyd maxkamada
@JJAbdi
@JJAbdi 2 ай бұрын
Kkkkkk qof tacbaan ah miyaa formlaga buuxinaa mise gar gaar caafimaad loo samaynaaa waa iga qoslisay walaahi
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 2 ай бұрын
Mashiinka beenta iyo Runta lagu kala ogaado waa in sidcali lagu xiraa ee maxkamadu deg deg aduunka ha uga soo gataan ,sidaani si ma aha mashiinku haduu qaali yahayne waa qaaraameynaa xitaa
@SaaraHaji
@SaaraHaji 2 ай бұрын
Xal kale majirto mashiinkas isku dardarena
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 ай бұрын
XASBUNALLAH WANICMAL WAKIIL SABABTA KIISKAAN LOO MEERMEERINAYO MAXEY TAHAY NINKAAS LABADA NAF GOOYEY ILLAAHEEY INTAAD KA BAQDAAN XAQIISA MARSIIYA AMA WEJIGIISA NAGA QARIYA !😢
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 ай бұрын
Wll marqaati dil oo been ah iska ilaali! Ma adiga ayaa ogaa dilka? Sidee ku tiri dad ayuu dilay
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 2 ай бұрын
GARSOORE WAA IIAAHAY😢
@adarosman1420
@adarosman1420 2 ай бұрын
Maxkamadaanwaxbayqarinaysaa kulahadhawackalemajirkedakuyalaysalo arkaadhawackale waba qofbisladee Ilahow cadaaladkeen😢😢.
@Abdulnashville
@Abdulnashville 2 ай бұрын
Sayid Ali kor iyo hoos wakujiraa casekan asaga kaabe ka ah qisas ama xabsi dheer inuu kumuto ayaan urajynynaa inshlh 2 ehelna xaqooda kalahelan si cadaladnimo kujirto
@yumna4675
@yumna4675 2 ай бұрын
I like the judge when he asked laba jer qeb lugahed magubnen miya maxa sababe there something wrong guri gubana hada so gasho lugta wa kugubani
@aliahassan3067
@aliahassan3067 2 ай бұрын
Allah xitaaa hadey qurxiyaan qabiiilnadooda oo dowlad isku ekeysiiyan mxy moden in dadku lasocon
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 ай бұрын
Cadaab buu sabab u noqday ninkaa. Asagoo og buu gas ⛽️ soo gatay, asagoo og sameenta ayuu fal ku dhaqaaqay
@elijah4984
@elijah4984 2 ай бұрын
Slm,war dadka o dhan wa wala hawiyez,xakim,doctorada,shacabka,edeysanaha,dhibanaha😊
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Maxkamada ALLAAH bayna ka shaqeyn doonin Hawiye!!!
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 2 ай бұрын
Waxan weligay ma arag oo ma maqal subxaana Allah waa maxay imtixaankan noocan
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 ай бұрын
Maamulka garsoorka banaadir waxaan ogaysiinaya in aan ahay nin aqoon u leh sida lagu ogaado falalka dhaca ama waxa ku horeeyey falka ama waxa ku dambeeyey falka marka hubsiino kadib garsoorka waxaan ka codsanayaa aniga oo ah nin somayeed in sayid cali macalin dauud uu falka muujinayo in uu si gardara ah u galey oo abaal la, aan ah in ay ka gudaan wuxuu gestey ayaan ka codsanayaa hadaan ahay dadka aqoonyahanada somaliyeed mid kamid ah mahadsanidiin mudanayaal
@Abdulnashville
@Abdulnashville 2 ай бұрын
Markan dhagaystay 3 qeybood Dooda ugu fiicnyd waxay ahayd last one dhihikaraa oo Doctors mugleh lakenay mshlh casekan kas ama kas la aanba Siid Ali wakujiraa sababto ah asagaa usabab ahaa dhimashada dabka dhacay hadusan ahayn 1st Degree Murder waa ugu yaran waa 2nd Degree murder una qalma in 25sano xabsi loodiro Diyana lagaqaado wayo falka uu geystay waa ARGAGAXIS uurkutalo ku ah xataa caruurta 6ilmod oo usan uturin aggonimo plus rajanimo isugudaray waxana rajaynynaa in xukun cadalada uudhaco finalka inshlh asagana allaha ufudueeyo danbigas in aduunka loga gudo ayaa fcn 2 reerna is xafiyan inshlh wsw
@bashiribrahim4005
@bashiribrahim4005 2 ай бұрын
Somalia waxa ay leedahay rajo hadii sidaan live loo wada fiirsado waxa dhacay
@xikmadkororso3201
@xikmadkororso3201 2 ай бұрын
Jaamacad turki ah tabarkana muqdishaa lagu qaadanaa ilahoiw umadeena u gargaar dadkaa qaliin lagu tababaranaa yaab waaye
@hillowdiriye
@hillowdiriye 2 ай бұрын
SidAli gabadhan luul wuu gubey maxa loogu wareegwysanayaa ninkii gubey Waa loo jeedaa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 ай бұрын
Wll marqaati dil oo aad ogayn iska ilaali! Ma adiga ayaa u jeeday dilka?
@drsnimcobeerlula1942
@drsnimcobeerlula1942 2 ай бұрын
3 degree of burning ayaa la dhahaa guba shada guud ahaana sadexdaas ayaa loo qaybiya😢
@degelkhayr
@degelkhayr 2 ай бұрын
Ninkaan hala baaro oo halaga soo saaro suu gabadha udilay meel miyuu kuxiray intay saas oodhan ugubanaysay
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 ай бұрын
😢😢😢
@mohamedSagal
@mohamedSagal 2 ай бұрын
gaas mar hadii lagugu sayro adoo dhar qabo oo lagugu daaro dab waa bes hal mar buu diirka kaa dagi ilaahay baan ka magan galnau dab oo dhan aduun iyo akhiraba
@hadiilchocola
@hadiilchocola 2 ай бұрын
Cadaalad ilaaahay baa haya hadii aaad xaqa marxuumad luul qarisaana waxa jiri doonta maaalin Alle hortiisa aanay qarsomi karin indhaha ayaa laydinku wada hayaaa dhamaan garsoorka Just for luul🥹
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 ай бұрын
Waxaan run ahayna sheegayo afsomaligu wa isu qasanyey mararka qaar
@dibjir.m
@dibjir.m 2 ай бұрын
Number aa lo jarey kulaha gabadha gubatey marka isbitalka lageyay ! warhayaay !!
@asiya_0248
@asiya_0248 2 ай бұрын
A'aa woo kudaayay Siidcali waa la tooganayaa.
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 ай бұрын
Acuudubillah war wuxu miyaysan xishoonayn .Adeer Luul Samir iyo iimaan allaha kaasiiyo
@cismaanguure927
@cismaanguure927 2 ай бұрын
Soomaalida waxay caan ku noqotay burburkii dalka ka dhacay dartii shahaado zuur lacag qaadanaya oo dhaaranaya marka hadduu marqaatiga ahayn goobjoog falka arkayey dilkaa marxuumadda eedaysanaha looma xukumikaro ilaa isaga uu ka qirto,
@aminaanassfamily
@aminaanassfamily 2 ай бұрын
Ila meereeso waaye waxaan
@mohamudjamalsidow7708
@mohamudjamalsidow7708 2 ай бұрын
Miskintan cuquwo aya laga galay xaqeda ALLE ha uso dhiciyo
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 ай бұрын
Waa gardaro garbage oog ilahaw xaga u hiili oo luul u naxariiso yaarabi
@naajuum
@naajuum 2 ай бұрын
Dadkan lawareesanayo may naf is gashan uf😡
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 ай бұрын
SOMALIYEY I AAMINA REERKAN SIXIROLAYAL WAAYE WAXAASO CASHAR AH ILAYN SKUL MA AHA MESHANE AABE CCASIIS QALBIGISA IYO LUUL AHU WAL LAHED LO DAN LEYAHAY SI MARWALBA IYAGO MURUGEYSAN AY BAXAAN ASH HADU AN LAA ILAAHA ILA LAAHU WA ASH HADU ANA MUXAMADOOW RASUULU LAAI
@bushra445
@bushra445 2 ай бұрын
Maxkamada islaamka waxey rabta 4 qof oo mar qaati ah markii uu gubayay hadii la wayo walasi deyna
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 ай бұрын
Waxaa keeni kara in ay gubneyn dhinaca hoose ee cagta layiraahdo in dabka uu oga horeeyey xaga kore uu ogayimid kadibna kutala gal uu jiray lugaheeda uu gaarin shidaalka iyo qaar jirkeda kamid ah oo yar waxay muujinaysaa in dabka lagu riday meelo si kutala gal ah
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 ай бұрын
Teeda kale waxay ahayd qofkaas qof lagu fiirsadey dabka waxaa muujinaya in jirkeeda uu wada gaaray intii badneyd waxa kaloo muujin u ah in uu dabka maqaarkeeda kore dhaafey uu kariyey gudaha lakabyada mana ahan dab ey dhexmartey ee waa dab kubilowdey jirkeeda taasna waxaa muujin u ah in uu qofka hadii uu waalneyn uu ka ordo ololka ama dabka magalayo dabka qofka fiyoow marka waxay taas muujinaysaa hadii uu qofka fiyoobaa in dabka lagu rogey korkiis ee uusan dhexgalin
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 2 ай бұрын
Gabadhu ma jamacada jigjiga baan kasoo baxay beey tidhi mise Aana mooday ?
@Maxamud-zl4pr
@Maxamud-zl4pr 2 ай бұрын
Filimkaan musasal aan dhamaneynin miyaa
@abdiwarsame7975
@abdiwarsame7975 2 ай бұрын
Waxaan hada ma maxkamad baa Subxanalah
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 2 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh waar ninkaan yaameesha keeny Debi badhis miyaa mise waa caking
@SuldanoAli-oe6ub
@SuldanoAli-oe6ub 2 ай бұрын
Meshan qiilka oo radiinayo mawoxow dhihi rabaa luul dabka uma dhiman wa yaaab maxaa dhaqatirta lo wareerina wa yaaab😢
@ramlajei5674
@ramlajei5674 2 ай бұрын
Yac somalia mel cadalad taalo maahan 😢Illahey abahas qalbigisa hau qabojia
@garaadosman3813
@garaadosman3813 2 ай бұрын
Waxay muujinaysaa teeda kale dhowr qof oo meel joogta hadii uu hal qof ololsanyahay ama gubanyahay in uu joogtey meel ka gooni ah kuwa dabka ka badbaadeyna ey jogeen meel ka gooni ah meeshas gubatey waxay muujineysaa in qofkaas ey meesha kugaarey dabka looguna tagey meesha taas waxa muujinaya in loogu tagay meesha waa in hadii uu olol sanaan lahaa guriga qofka muu galeen sidaa darteed hadii uu kudhex ololsamey qof waa qof lagu gubey meesha kaligiis asaga oo kusugan goobta la ololiyey waana kutalagal waxaas waxay kudhaceen intaas oo dhan waa muujinta iyo helista falka iyo sida lagu ogaado
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 2 ай бұрын
Ilamerayso iyo is indhatir cad
@nesterooymohamed6782
@nesterooymohamed6782 2 ай бұрын
Dadkan maalacyanigaa OO makhratiga ahayn eee way gubnayd uun leh maxakamadan iyo makhrati kusheegan aan is dhaamin malinkasta waxay soogudbinayaan kuwa leh way gubnayd waa nalookeenay niyow wamaxay ismadhaantadani WAAAR NINKAN WUUU GUBAY XAASKIISA EE CADAALAD AYAY RABTAA MARXUUMADII HADII AAD LAJIRTAAN DHIIGYACAB KA DILAY SIIDAAYAY
@Adkahaji
@Adkahaji 2 ай бұрын
Daqiqada 9:07 soo kuma haboonen garsooraha inu codsado iga raali noqda ka dib markaasi u saxo wixi ka qaldamay
@anabh5771
@anabh5771 2 ай бұрын
Ninkaan halo qaado meelaha kale oo maxkamada islam la jirto
@user-jn8cb2yx6t
@user-jn8cb2yx6t 2 ай бұрын
Kan carbka weyn wba ncay garsore kle mala wyey
@fartundahir4910
@fartundahir4910 2 ай бұрын
Gabadhaan kiiskeeda wala duugay dadka markhatiyada ah waaa kuwo lacag la soosiyay
@shamkehade5972
@shamkehade5972 2 ай бұрын
Intee nabad ka imanesaa cadaaladi iyo xaraantii ba la banaystay dulmigii baa dhaqan noqday alle ka cabsigii baa yaraadey
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 2 ай бұрын
War maxakamada nimanka ka shaqeya waaba yahuud caadi ah maalin walba dood lee malgu jura ninka iska sii daya ama dila nacala ha idinku dhacde awala xaaraan eheden wx xalal ah mitihidin munafiqinyhyw😢😢😢😢
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money 2 ай бұрын
Waxaan cadaalad ma ahan umadda jiliinka kadaaya ninkaan waa dambiile intaan inaad haaysaan na waa calaaad darada dalkan somalia la oran jiray kajirta
@Duqabto
@Duqabto 2 ай бұрын
Waxaan la dhahay San karo mahee ilahay xaqa ha keeno dharkee gashanayd ma hadlaysay iyo jamacadeeka soo baxday
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 22 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Raalli Gelin Iyo katabatag Muxaadaradii Xalay || Sh Maxamed Umal
13:15
Sayidcali Macalin Daa'uud oo su'aalo adag lagu hor weydiiyey maxkamadda racfaanka.
21:05
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 22 МЛН