"Dadka Qaar magaca Somaliland marka ay maqlaan Xasaasiyada ayaa ku kacdo" Raisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federalka Saalax Axmed Jaamac.
Пікірлер: 13
@somsessl131017 күн бұрын
Guard your country, protect your people, and bring peace, for the stability we have is unmatched; you won't find it even in 100 years."
@mcnncm131817 күн бұрын
Qac baa ka yeedhay mooryaan isbaaro munaafaq iyo xaasidka
@firdowsmusay-ze9gs17 күн бұрын
waxan ma masuul ba wa cadowga soomaaliyede bal fiiri wuxu kuhadaaqayo see xil loogu dhiiba qof kaso hojeeda qaranka iyo midnimada soomaaliyed
@aminafgh212717 күн бұрын
waa bilaa hambalyo beraa lagu soo eryi ee ogow
@AbdulDelta117 күн бұрын
Muuse biixi miyuu qancinayaa ?😊
@user-yi2dx6yv3n17 күн бұрын
Waxad matadhaa ma jirte caloshada u shaqeyso Tarikhda murkacateyna waa tii lixdankii xamar lagu tagey i somaliland guul ayey gaadhey
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv17 күн бұрын
10ban jeer kabadan ban kucesh tey ninkan hadalkiisa lkn 1960kii kuwii xilka lodhiibey oo Mahamed Ibrahim cigaal ahaa isna sidan unbuu uhadlijirey reer kan 1904 gii dagaalkii ay darood kula jireen bey wali kujiraan Wuqooyi yiga ay donayaan in ay somali kula qeeb taman waa isaaq bes ah wayo Dhulbahante iyo warsangeli iney qeebtii wuqoyi lasiiyo ma ogola hadana waa wuqoyi bey kudodayaan marka ay gorgor tamayaan KGS hadaa na hay waxaan leenahey somaliyey isaaq wan kamaran naye ay nu iska tuurno ama ay nudabar goyno xalkele majiro 34sano waa jiil dhan cimrigiisa ay dhumiyeen
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv17 күн бұрын
Hargeysa inu calankele ka taag nado adiga ayaa usabab ah aa iska tag salahow mid nimada nocan ah uma baahnin munaafaqada wala isku fahmey majirto mana jiridonto konfur iyo Wuqooyi ga isaaq in wax loqeebsado cuqdada iyo tariikhda beenta ah intaas ha igaga ekaato
@arapoofficall207217 күн бұрын
Halyay saalsx hanoolaado
@solokilimber381817 күн бұрын
Hooyda wase guul darood sharmuta kudasha 😂😂
@farhanshuuriye506017 күн бұрын
Caado qaate iska xamaalo
@somsessl131017 күн бұрын
The flag of Somaliland was established and is based on the principle of prosperity, and it shines as a light for us. Stop the envy and negativity."