Soomaalida Xaafadda Islii oo loogu baaqay in ay ilaashadaan Hantidooda iyo Guryahooda.

  Рет қаралды 9,671

Somali cable

Somali cable

9 күн бұрын

Soomaalida Xaafadda Islii oo loogu baaqay in ay ilaashadaan Hantidooda iyo Guryahooda,Xili Dalka kenya ay ka taagan yihiin qalalaase Siyaasadeed.

Пікірлер: 23
@user-yc3cy1in3f
@user-yc3cy1in3f 8 күн бұрын
Soomaaliyeey isku duubnaada oo madoowo waadin duceyneyna aniga reer muqdisho and ahay arinta keenya waan ka naxay soomaali ayaa lagu socdaa
@truecomment3650
@truecomment3650 7 күн бұрын
Guul iyo Gobonimo Soomali meel walboo ay joogto.❤🇸🇴☝🏿
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 7 күн бұрын
Guul
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 6 күн бұрын
❤❤❤
@elmielmi4397
@elmielmi4397 7 күн бұрын
Ganacsiga islii baa loo socdaa hanti ilaashadda soomaali boob &dhac baa socda Kenya.
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 7 күн бұрын
Subhana Allah war hoy ilaahey ka Baaqa mafakaneysaa imisaa Eastleigh hotiina lagu dhacay dulmigaas ayaa ilaahey kasoo jawaabey
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 күн бұрын
WALAAHI CABSI BAA IDIN SOO WAJAHDEY LAAKIIN QOF AAN GANACSI KU LAHEEN DAARDHEERINA UGU OOLIN KENYA MUXUU DIFAACI MA MAAL DADEED BUU U DHIMANAYAA AMA U DHAAWACMAYAA
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 күн бұрын
WIXII CASH IDIIN AH ILAASHADA GURYAHA KENYAN IYAGAA ISKA LEHE JIIROOW LAASCAANOOD ISKUULA NOOGA FUR KEENYA HANOO SOO RARINE
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 күн бұрын
IDINKAA XOOLAHEENII KU SHUBEE KA XAAB XAABSHA
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 7 күн бұрын
Ciidamo kakeena Itobia Ogadeen dulmigii iyo xoolihii aad kenyaka kadhacdeen iyo somalida tabarta yar ayaa cuqubadeeda soo baxdey mar aduunku waa saan Sheekh jiir cun ooyey tuugo
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 7 күн бұрын
Qosol baan kudufte. Anagaa ugu wadinsan kula haa. Adiga waa qoxotii oo shale imaate baad kikuyu oo wadanka majority ka ah la tartami rabtaan. Hadaan kikuyu isku daaba taan kursiga kamukuunji waad gefeysiin
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 6 күн бұрын
Somaalida dhan Qaxooti ma aha bal Somaali da North Eastern kenya iyagoo dhulkooda daggan baa lagu dul sameey halka kikuyu ay kasoo guureen Congo
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 7 күн бұрын
Ganacsi qofka ku lahayn mesha dabaqna oga dhisnen maxuu kala duubana dadka lacagihi wadanka laga soo dhacay ku dhistay ganacsiga dabaqyada waligisna aan logu naxarisan dugsi ilmahisa iyo guryaha kiradooda mesha waxba kama galin borsadisa ha kanqaato mesha ha cararo
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 7 күн бұрын
Beenale yaal waaye!!! We want change in kenya!!! This are all corrupt people that benefited from the old system!!!
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 күн бұрын
Ma kikuya la siman tihiin umada beenta ka daaya beeni raad malahee jahli iyo isla qabweni aan ilbaxnimo ku dhisneen baad maalgelin Aan cilmiyeysneen ku sameesee waayo dunida dad idinka xoolo badan baa ku nool dal Aan dalkooda aheena sidaan daaro ugama dhisaan kiiniiyoo deriskiisa ahna waad soo barakiciseen cadowna baylahda uga dhigteen markaasaad ku faaneysaan dharaadan lahay dheer kuu.a dedo waanu idin daawaneynaa waxa idinkala raaca iyo cida koobka qaada horaa loo yidhi mukulaal minankeeda joogta miciya libaaxley baroorta waxa idinka keena meesha yaala
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 7 күн бұрын
Baxa Xamar taga ee Xassan tuug LA dagaalama. Kenya waddankiini ma aha. Qabiil ha idin dhawdo. Noqda noqda
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 7 күн бұрын
Adigu nacasnimada Ayan layabe war inagu reer Kenya beynu nahay waligen xamar iyo Somalia manan arkin EE adigu xamar haku deeqdo
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 7 күн бұрын
@@MohamedNoormohamed-lc4rg runtaadi waaye, awoowe haadaa jareer la leeyahay ahaa Soomali yaan ahay lee haku soo beerlaxawsanin. Sawaaxili san weyne
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 7 күн бұрын
Somali kenya minority bai kuyihiin
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 7 күн бұрын
Bal Mee muqdisho uguuran oo disaan!!!
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 6 күн бұрын
Qabiilka 6 aad e ugu badan
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 121 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 77 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 54 МЛН
YAA DILAY XAASKIISA
31:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 47 М.
Shamuurey oo 5-bilood kadib Dareewalnimadiisii dib ugu laabtay.
7:54
XOG CUSUB:TAGSIILIHII SOMALIYEED EE KU EEDAYSNAA ''KUFSIGA''
33:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 58 М.
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO C qaadir DulyarI 14 07 2024
17:06
Somali cable
Рет қаралды 330
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 349 М.
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 69 М.