Soomaaliya oo markale isku dayaysa heshiis la dhexdhigo Jabuuti & Eritrea, xogaha hoose & Sharuudaha

  Рет қаралды 44,480

Gaylan Media

Gaylan Media

18 күн бұрын

Soomaaliya,oo markale isku dayaysa heshiis la dhexdhigo Jabuuti & Eritrea, xogaha hoose & Sharuudaha 2-da dhinac

Пікірлер: 59
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 17 күн бұрын
Afewerki waa u daacad Somalia 🇸🇴 balse ismaaciil Cumar Geele maaha dacaad. Eritrea 🇪🇷 wuxuu u diidaya in uu la heshiiyo , wuxuu diidan yahay in Somalia dowlad xuugle ay ka dhigto Somalia 🇸🇴. Ismaaciil Cumar Geele waa cadow.
@superfun1819
@superfun1819 17 күн бұрын
Allahaa hishiisiyo Ethiopianan Somalia Eritrea 🇪🇷 jabuti. British Empire cadoow isagaa dhiigay east Africa 🦁. Somalia hanolato Ogaden region somali State. Eri Eth ha walaaleeyo
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 16 күн бұрын
Ma dooneyno itoobiya ma maqli karno
@suldaanofficially
@suldaanofficially 17 күн бұрын
Somalia Guul isha allahh
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE 17 күн бұрын
Xayeysiinta waa Tiro beel fadlan Kala Dhima . Muuqaal aan 10 min Dhameyn Ayaa 3 Xayeysiin soo Galeysaa.
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 17 күн бұрын
Eritrea maxay Natartay ayuu Hassan Oran Jiray 6marnna Asmara latagay kkkkkkkkk caqliga Siyaasiga Somaliga
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 17 күн бұрын
Absolutely 💯 agree
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 17 күн бұрын
Ismail cumar geelle waa sharaf ah maleh wuxuu ka ganacsadaa hubkii iyo kala dilka umada soomaaliyeed he hasn't have any moral
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u 17 күн бұрын
Geelel waa cadowga soomaliya
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s 17 күн бұрын
Wa run
@abdinassernumbercontact8883
@abdinassernumbercontact8883 17 күн бұрын
Siyaasad guudka lakama fiirsho Cadow guelleh kuma ah soomaliya. Koonfurna cadow kuma ah galbeed ee dhagayso galiya fikirna haa ka dhiiban.
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 16 күн бұрын
Dawlad tabcaan ah oo leh waxaan heshiisiinaynaa isiyaas iyo geele oo 40 sano oo khibrad ah u leh geeska Afrika
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
ismaacil cumar geele wa daalim weyn oo soomaali kala reebay oo haderna reer ssc uso dhigtay oo firdhiye sifiican umaalay intu afduubtay
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 17 күн бұрын
Somali diid shisheeye kalkaal maxaa kale
@user-xe8kf3hw8w
@user-xe8kf3hw8w 17 күн бұрын
faqashtii way u dhamatay wllee somaliland iyo itobiyaa guuul guuul
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 16 күн бұрын
Uf uf war itoobiya somali makala jecla ilahay ma qoree Hadi ay imadan dhulkiina way idin wasi
@alikofi2469
@alikofi2469 17 күн бұрын
Xasan dhiqo o la heshin wayay deni aya 2 dal heshisinaya. Tan kale dagalada ka socda somaliya mu wax kaqabto
@abdiaden5291
@abdiaden5291 16 күн бұрын
Xasan sh siyaasi ruugcadaa ah waaye
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 17 күн бұрын
Ma ninka mamul gobaleed isaga uu xukumo la heshiin waayay yaa laba dowladood heshiisin
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 17 күн бұрын
Warkaaga marwalba waxa kadhexmuuqda xisaab qaldan oo aad uliidata Isbitaal tag oo qaliin soomar
@adanabdi5249
@adanabdi5249 17 күн бұрын
N iyo N
@User7654suy
@User7654suy 17 күн бұрын
Maasha Allah 🎉Gaylan Media Warar fiican baa ka hada shaa 🙏
@MohamedAhmed-ks3fv
@MohamedAhmed-ks3fv 17 күн бұрын
ASC, Warye Waxa Kugu Cannoqotey Wareysigi Ad Layelatey Fahad Yasin : Marka Ka Waremeysid Wadanka Djibouti ,,Maxa Geele Ugu Magacawda Wadanka Djibouti .Ismael Omar Geele Wa Madaxweeynaha Wadanka Djibouti ......
@daakabdi3848
@daakabdi3848 16 күн бұрын
madaxweynaha somaliya muxuu ka heshisiinaa eritrea iyo jabuti muu isgu putland oo uu xukumo la heshiiyo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
xasan sheekh wuu wareeray wuxu iskudarsaday aqoon xumo iyo jileec ilaahay wadanka kaqabto shacabki diyaarada lagu duqeynay wax kahadlay maleh
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 16 күн бұрын
Hogaanka Ruuxiga ah❤ Eriteria waaa walalaha Khaaska ah Somalia 🇸🇴 dhacdooyinka Geeska Africa Eriteria waxaay 💯 % taageero amni iyo dhaqaaleba siii saaa somalia 🇸🇴 Halka IOG uuu ka dhiigeysto shacabka somaliyeed Alle Ha dhaafiyo Dhiigya cabka Djabuti Waa 40sannno dib U Horumar iyo Dhaqalaba😂
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 17 күн бұрын
Afwarki wuu og yahay in aan xasan la amini karin.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 17 күн бұрын
ismaacil horor wuxu raba inu ssc khaatumo kadhigto adoomo u isagu maamusho ee reer ssc si alaale iyo si loogalo lama garanayo waxay noqden kuwo laga dhex adeegto oo codowgoda qacal u arka
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 16 күн бұрын
Geaka Africa gelle ALLAH kasaro.somalia wixi ladagi laa thaxi waa gelle
@jamahadhiye4823
@jamahadhiye4823 17 күн бұрын
Farmajo wuu ku saxnaa xiriirka Eritrea marka la eego khatarta soo jireenka ah ee Ethiopia markasta laga filan karayey, haddii hassan sh ku gulaysto inu heshisiyo Eritrea iyo jibuti waa guul kale oo Somalia gaadhey.
@abusultan011
@abusultan011 17 күн бұрын
Afawarke Xasankii shalay caayayay oo jabuutina laga maamulo uma muuqato inuu ka yeelayo... Takale waxay guul iyo dhibco siyaasadeed u noqonasaa Xasan Sh taa oo aanay Asmara jeclayn.. Siduu Geelle dhibca guusha u seejiyay Farmajo Afawerkina wey u muuqataa inaan si fudud dhibca looga tirsan.
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 17 күн бұрын
Hhhhhhhhhhh soomaaliya iyada yaa heshiisiinaya waayaabe maxaa hawlo isdabayaal
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Salugla
@Salugla 17 күн бұрын
Hassan muu Somali heshiisiiyo doolaalo dheeraa mise indhihiisu hoostiisa ma arkaan
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 17 күн бұрын
Illahey farmajo haso celiyo amiin dhaha dadow
@Sumadeena
@Sumadeena 17 күн бұрын
Farmaajo is brilliant and smart Leader. While ismail is shortsighted old man and now he desperately panicking because of MOU. Urur samaale ideology is not working.
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 17 күн бұрын
Somalia danaheeda garanmeysa miya
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 17 күн бұрын
ASC GEYLAND MEDIA WAAD SALAMATIHIIN SALAAN KADIB WAA IN HORTA ISMACIL IYO HASSAN SH MEESHA LAGA SARAA MARKAAS AYUU DHAQANGELI HESHIISKA LABADA DHINACA
@Mash_huurMohamed
@Mash_huurMohamed 17 күн бұрын
- Farmaajo Wuxuu ahaa Macalin Siyaasadeed oo fahansan marba Dabayshu dhinacay usocoto. Laakiin Xasan wuu ku dhex wareeray , kii uu shalay caayayay buu daba ordayaa.😅😂
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 17 күн бұрын
Waa runtaa, Xasan wuxuu luuq luuq Imaaraad mar maro wuxuu laasimkii ku soo dhacay jidkuu Farmaayo qaaday sanadkii 2017: Jidka aado Turkiga, Qadar iyo Eritareeya oo ah dalalka ugu roon Soomaaliya. Imaaraadna ka haray.
@mahamedabdilaah
@mahamedabdilaah 17 күн бұрын
hi
@mohahussein1761
@mohahussein1761 17 күн бұрын
😂😂😂, Gaylan😀 guulaha siyaasaded e Xassan Sheikh aya ku dhibaya😂 war Farmajo nin Abiy boorso ku wato o qofku Abiy la socdo iska racaya ayu aha ,Jabutina khalad bu ka galay ee ha isku dayin ina so dhistid😂 kulaha Xassan ba sidan iyo sidaas ku ololeeeyay😀 ma curubad u shekaynaysa? malin walba QAC ba socota😂.
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 16 күн бұрын
Hasssan DhiiiQo miyaaa wax Heshiisiiin Wadi kara hhhhh
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 7 күн бұрын
War ismaacil cumar waxa udana inu laheshiiyo madaxda daarood iyo dawladaha ay hogaaminayaan waana dadqaranimo iyo dawladnimo hibo uleh waxna tarikara jamuuriyada djabuuti agtoona lagu colaadinkarin dad somaaliyeed naftoodana uhurikara khater kasta oo jabuuti lasoo gudboonaata
@omar_asad
@omar_asad 17 күн бұрын
Ç
@user-hg7sx8bv7w
@user-hg7sx8bv7w 17 күн бұрын
Haa hadii laguqanco sidaxda dalba
@OmarHerer
@OmarHerer 17 күн бұрын
Ma la hubaa warkaga
@user-qh9yb3pk3b
@user-qh9yb3pk3b 16 күн бұрын
Ilama aha wakhtigan xasan munaafiq mana dhacayso tani
@MahatAbdullahi-yw7xi
@MahatAbdullahi-yw7xi 16 күн бұрын
Anaga mxaa nagagalee jubuuti iyo Eritrea
@MubYus
@MubYus 17 күн бұрын
Wax baan heshiisanayaa marka aad leedahay adiga oo xaalada aad ku sugan tahay la wada og yahay, danta aad ka leedahay waa maxay ?
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 16 күн бұрын
Muqdisho ha qaraxdo waligeed viva republic of somaliland
@khalidchannel9971
@khalidchannel9971 17 күн бұрын
Eygan eygu dhalay been badanaa Wuu suuroonaya ee inoo warami maayo
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 17 күн бұрын
Caydu waa wax xun oo kugu noqonaysa ee aratidaada ka dhiibo wixii khalada
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz 17 күн бұрын
Subxaana Allah Allah ka baq waa lagu waydinaya kalmada aad dhahday maxaad se u fiirsanaysa warbixintisa hadaad rayigada aadan si macquul ah aad u so gudbinaynin
@bashiraden3094
@bashiraden3094 17 күн бұрын
Cayda waa xaaraan dee maserka jooji huuno
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 17 күн бұрын
Adigaa ey ah yaa wasakh
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
KALAMAAN 27 JULY 2024
11:00
KALAMAAN
Рет қаралды 4,7 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 14 МЛН
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 84 М.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Galaydh Media
Рет қаралды 25 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 27.07.2024
20:09
VTV Somali
Рет қаралды 7 М.
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН