"Soomaaliya, waxay ugu baaqaysaa Somaliland cadaabta nala galla" Gudomiyaha Ururka Rejo.

  Рет қаралды 9,650

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 77
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 Ай бұрын
Wlhi anigo reer koonfureed ah aya kulaqaba from koonfurgalbeed viva somaliland
@husseinhandule
@husseinhandule Ай бұрын
nin rageed real Somalilander
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Ай бұрын
Claahi dahab geesi qaran ❤❤❤❤❤legend Legend dhalay
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Ай бұрын
Waxaa la idinku qasbayaa in aad SOMALIA horta ku soo biirtaan oo aad shuruudaha maamul goboleed in aad tihiin marka la xaqiijiyo markaas baa itoobiya bada laga kireeynayaa, wax kasto canshuur ah na dowlada SOMALIA baa maamuleeysa. Wabilaahii toowfiiq.
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Ай бұрын
@@audijooyjoy7976 orada qabyaalada kala tag meesha
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Ай бұрын
Waa dahab ninkani maasha Allah ❤❤❤
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi Ай бұрын
Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇪🇹
@ahmeddeak
@ahmeddeak Ай бұрын
Allow cimroga iyo caqligaa uu barakee gudomiye abdilahi
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
A/dahab waa dahab hala taageero waa nin aad udslkiisa u jecel
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Ай бұрын
Dahab geei geesi dhalay réer xabaalo faqato u kala rar
@KhalidMohamed-z6e
@KhalidMohamed-z6e Ай бұрын
Masha allah wan ku wadanaa
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Ай бұрын
Waxba maad dhaafin gudooniye wanad mahadsantahay
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
Rajo guulayso noollow noolow❤❤❤
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Ай бұрын
Maashaa allaah geesi qaran allaah ha ku xifdiyo madax waynaha mustaqbalka
@josephyasid9142
@josephyasid9142 Ай бұрын
Run badanaa
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
Absolutely ❤❤
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper 28 күн бұрын
61 ilaaa 2024 waana 64 mushaakil iyo dil uun baa ka soocda
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz Ай бұрын
Cabdilaahi dahab geesi qaran codku waa Naga diyaar waxa cod Naga helaya cidii sharaftayada iyo qaranimadayada difaacaya ee xadowgan isasoo bahaystay Naga difaaca
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Libaah ninkaasaa siyaasiyinta somaliland isku dhaama
@AbdiqaniCaano
@AbdiqaniCaano Ай бұрын
Maamulka Soomaaliya
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc Ай бұрын
Axmed karaash haduu ceerigaabo yimaado maandheero liindhanaanta hakucabo
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliya😢mawaxay😂 somaaliland ❤ugu❤baaqaysaa❤nalaqax❤oo❤nalawaalo❤taa❤ma❤ogolin❤tiihore❤ayaa❤wixii❤agaqabsaday❤qomameeyaa❤
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Ай бұрын
Well said I salute all patriotic somaliland defenders
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
REER SOMALILANOW, KOONFUR DAD INAGA MA XIGAAN!!!!!.
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
1. Nimaan Qabyaaladda ka sariigan. 2. ⁠Musuq-maasuq aan ka xishoon. 3. ⁠Dowlad dhis damiin ka ah misna munaafuq
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money Ай бұрын
ayaga oo soo jeeda ayay riyo iyo marqaan kujiraan.
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Ай бұрын
Ninrageed ninrageed dhalay afkaaga caano lagu qabay buufi cayayaanka keep going
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
Xaqiiq hadalkaasu. Somalia taar8khdedu wa adoonti Oman 🇴🇲 & talyaani. Allaah baa Ciqabay. Meel Allaah ciqabayo looma dhowaado. Ee waa laga carara laga fogaada inta aad ka fogaan karto.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Karaash Wadani Iyo Ciro ayaa Been u sheegay
@2023faaliye-sv4xr
@2023faaliye-sv4xr Ай бұрын
madaxweyne guulayso gudoomiyaha rajo madaxweyne waanu kugarab taaganahay
@MaxamedAadan-z4p
@MaxamedAadan-z4p Ай бұрын
Cabdilahi dahab hadalkisu warun wuna arka halaqyanta dhumashada dhabarkumuqdo
@saidmm9953
@saidmm9953 Ай бұрын
Bal Itoobiya ka waran iyada. Mise jawaasiistooda qarsoon baad ku jirtaa?
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Ай бұрын
Ninkaan ma afhayeenka itoobiya?
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
Geesi qaran cabdilaahi dahab waxaan la jecelahay madaxweyne ama wasiirka arimaha gudaha somaliland mustaqbalka
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD Ай бұрын
Somaliland oo Awdal ugu baaqeysaa Awdal in ay cadaabta la galaan Sidaasi ayaa sax ah 😅😂
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Xasan dameer 3km kaalay
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 Ай бұрын
Nin Rag ah. Dadku yar iyo weyn hubka ha qaataan waddankana hala difaaco.Skuulada iyo Jaamacadaha saddex sanno hala xidho, Markaasaa cadowgu jilbaha ina qabsanayaan.
@amalos3435
@amalos3435 Ай бұрын
Waxn kuu rajey nayaa inaad ku guleysato Cabdilahi dahb taagero yaasha ciro waayo Ciro Somaliland uma socdo xusbigagu uu sobaxaya guleyso
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 Ай бұрын
Geeai geesi dhalay cabdilaaho dahab gudoomiye sare ee rajo garabkaagaanu taaganahy gobolka sanaag ma soo hawaysankaraan baroorwiish iyo badhyo culustoo diyaar ayaan u ahay anigoo ah nin reer gabilay ah
@Seyfulah114
@Seyfulah114 Ай бұрын
😂caddabta Nala gala Aaa😄
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
Mujahid dahab ragayga👍👍🫡
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 Ай бұрын
Ninkan dahab ma aha waa ina daamur
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz Ай бұрын
Waxan ka dhimanay waa warbaahinta ka gaabisay Ina difaacaan dalkooda side kuwa simalia been iyo bogorbagaandada ay wadaan aan beenin Karin waan dhaliilaynaa warbaahinta hadaan shacabnahay. Iyo xilibaanada
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 Ай бұрын
ISAAQ hawiye ku sheegaya qabyalad 😂
@saidmm9953
@saidmm9953 Ай бұрын
Hargrysa Marka la joogo Xamar waa la caayimkaraan waa la eedeeyn karaan Djubuuti. Lakiin Adis mayya. Sababta waa in hadava ey si dadban u hoostagaan. Inta caqliga leh taas wey og tahay dabaalna yeelkiis.
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Ай бұрын
Ceerigaabo goojace maaha karaasho iska fiirso
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
Ceerigaabo waa ssc khaatumo sxb
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 Ай бұрын
@@aducaleali2545 iska hadal car kaal
@warsameyaasiin2981
@warsameyaasiin2981 Ай бұрын
Waxaan jirin doonoow
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
Reer somaliland ha digtoonaadaan̈ waa lagu soo maqan yahay
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
Xasan xabaale qote iyo wu dhintay wu cararay dad ka liita waligay ma maqal😂
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 Ай бұрын
Waxaay moodayaan qolyaa laascaanod duulanka iyo rer kayaagaa deegan iyo waa dhulkayagi in ay maant adhaaftay oo jadi shalay loo haystay in dad iyo gobol somaliland xukumaadu kuu duushay waa beenowday in aad dawlada fadaralku dalka kuu soo duushay oo ay habqabiiil kuu dagaal gaalisayna waa cadeysteen xasan iyo xukumaadiisu hada waxa laysuu diilayaa somaliland iyo fadaralka somaliya yadoo dawladnimadooda iyo dalnimadooda laka yahay ee ree habeel waa soo dhaamatay wlhy baan ciidi iskaa yeelen ee rer kayaga halkaan yaala ama anaga deegan waa dhaamatay isaaq ahow, samaroon ahow , ciise ahow dhulbahaante ahow warsaangali ahow, muuse dheereye ahow iyo faqaashiini ahow, iyo beela kale deeganba dhiina lagaa yeeli maayo inuu yiidhahdo rer heb baan ahay oo ahalkan ban dagaa oo aniga mamul gooboleed fadaralka ah doonayaa hanyaari iyo shaqo xumo ciidina kaa yeelimaysee fadarlka somaliyana ma haystaa aqoonsi dawladnimo fadaral ah somaliland ma haysta dawladnimo somalild aqoon leh si faadaralka somaliya aqoonsii uu heelo ayaan dadka qabiilo iyo itaageerana iyo been iyo harowsii anagaa dawlaada war maa tihiidin labadi dalnimada somaliyeed ugu hooreyey waxay kala haystaan manta dalnimo la aqoonsan yahay dawlanimadana waxay kala noqdeen 1991 ki iyo 2012 ayey qolaa waliba dalnimaadeeda laa nooqotay yaan laa walaan ceerigaaba dagaal lagaa riidayaa waji kaluu lee yahay oo ah isbaaladhin fadaralka ah rer hebel uu dhimaan maysiide fiidin fadaral baa uu dhimaaneysaa rer baa nagu soo duuleyna yaan lagaa maqliin waa dhaamatay beenti mar baa kadhka wax lagu heelay oo waa soo dhamaadey
@user-co5qb5kp4j
@user-co5qb5kp4j Ай бұрын
Ninkani wuxuu u qalmaa inuu ururkiisu soo baxo
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Isaaqow cadawga Soomaaliya waaidinka musuq iyo musiibaba idinkey idinka yimaadeen
@mohamedfarah1058
@mohamedfarah1058 Ай бұрын
Cabdilaahi dahab waxad tahay nin waxad tahay nin hogaamiye ku haboon marka aan hadalkaaga ka qiyaas qaato
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
Ceerigaabo waa ssc khaatumo ama diid Ama ooy xayawaan sikhraansan
@siciidali4034
@siciidali4034 Ай бұрын
Kaalay haddii oo hoyadaa qof dhashay
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
@@siciidali4034 Sxb war jiraaba cakaaruu imaan waad arki doontaa waxyar sug Anaa ku tusaya inaad kabaha gacmaha ku qaadatee
@nuraali5514
@nuraali5514 Ай бұрын
1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo 2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo 3. Sool NAC ! Ok, Aabbo 4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo 5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo 6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo 7. Awdal caburi! Ok, Aabbo 8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo 9. Maxaa ku xiga?????????????? 10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar! 11. Maxaa ku xiga???????????????? 12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar! 13. Maxaa ku xiga??????????????????? 14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya 15. Maxaa ku xiga????????????? 16. Qoomiyad tirtirantay 17. Sababtu maxay ahayd???????????? 😢QABIIL😢 Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba. ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️ Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgeena iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto. Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan! Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa: 1. Dibigii madoobaa 2. Dibigii guduudnaa/ Casaa 3. Dibigii cadaa 4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢 Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba. Aamiin yaa Allah! ❤️Soomaaliweyn❤️ Soomaaliyeey, hadda maxaa Soomaali u xal ah?
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
Waxaa la yaab ah Beel Soomaaliyeed, oo aan lahayn dad runta ka hadla,labada gobol ee Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya war Beel Soomaaliyeed baad tihiin ee dadka dhiniciina ka raaca.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
26 JUNE, WAAD U DABAAL DEGTAAYE MAXAY AHAYD????????.HADA AYAAD 4.5 KU.DHAQANTAAYE, SOMALIYA MAXAAD UGU YEEDHI???.CAQLI DAAROOD BAA SOMALI KALA DIREY!!!!!!!.
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 Ай бұрын
@@mustafahassan2555 Soomaaliya oo dhan, waa ,meel qabyaalada ay meel xun gaysay, waxaa maamulka Hargaysa iyo Shacabka Inta badan, 99% waxa ka soo horjeedaan Qaranimada Soomaaliya, Soomaali inteeda kale waa dad jecel qaranimada Soomaaliya. Soomaalida wadaniyiinta ah ayaa guulaysan aakhirka. Gooni u goosatada, hal wada ayaa u furan,in si Nabad ah ay dadka Soomaaliyeed ka mid noqdaan, Dhulka Soomaaliya waxa uu ahaan, sidii 1960 gii cid awood u leh in ay wax ka badasho, ma jirto,SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
@elmiabdullahi1960 JAAHIL INDHA,LA,A!!!!!.1960 BAANU KUU NIMID, ANAGOO DAD KU MOODAYNA!!!!!.QARANIMADA AAD SHEEGAYSO, YAA DHISAY????.ANAGAA DHISNAY, MAXAASE NAGA GAADHAY?????.DAD ASN BINI AADAM BA AHAYN, BAAD TIHIIN!!!!.MEEL AAD U SOCOTAAN MA LEH!!!!!!!.XAAR BAA IDINKA DA,AYA!!!!!.MA ADAA QARANIMO YAQAAN, NACDALYEY!!!!!!.ETHOOPIA WAA CADOW, HADANA WAX BA UMA DIIDANIN, ANAGA HANA WAYDIISTAAN!!!!!.XAWAYAAN KA AYAA IDIN DHAAMA!!!!!.
@nasriina6617
@nasriina6617 Ай бұрын
Horta ayaad lahadleysaa aduuu ma adaa qayaaladi gudilin qof ku Haduunaba garaneen waxa ka hadallyo xafada da ayaa kaaqbaayald badan
@aducaleali2545
@aducaleali2545 Ай бұрын
Hhhhhhhhh cabaad wayn futo jilic yaa Ina muuse juudaan xagay kaaga taalaa xabadu ma badhida ilma abaarso beenta iyo maaweelada kadaa dadkaaga waxba kama celinayside murqaan land afkay kaga hadhay snm car furinta kaalaya futo jilic qaranka qaranka kulahaa kuwani waa ciyaalkii abaarso
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Reer laftinagaa malaga waayay dad runta isusheegaa mase riyo kunool ayaad ahaandoontaan
@mohamedowjama8447
@mohamedowjama8447 Ай бұрын
Cagli dahable
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
One absolutely can call you Abdilaahi Xaar and his Raja beel fake party. As long as you are bad mouthing and bashing somalia and other Somalis and cuddling and running into foreign enemies, , you will never succeed and go anywhere. It shows your lack of confidence , jealousy, vindictiveness and lack of imagination. Isku kalsooni ma lihidin adeer dadnimo kale iyo caqligiina habaar ayaa idinkaga dhacay. Takale Somalilanta aad sheegayso hadda hal reer kaliya ayaa ku hadhay marka ayaad qalldaysaan imika .
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
1. Nimaan Qabyaaladda ka sariigan. 2. ⁠Musuq-maasuq aan ka xishoon. 3. ⁠Dowlad dhis damiin ka ah misna munaafuq
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
1. Nimaan Qabyaaladda ka sariigan. 2. ⁠Musuq-maasuq aan ka xishoon. 3. ⁠Dowlad dhis damiin ka ah misna munaafuq
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 8 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Bulshada Hargeysa oo iskugu ssoo baxay Fagaaraha Khayriyada.
15:46
MM Somali TV
Рет қаралды 23 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 125 М.