No video

Soosaarida TRANSPLANTS KA BASASHA ee Beerta

  Рет қаралды 5,298

Farm Somalia

Farm Somalia

2 жыл бұрын

Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee beerashada basasha ee Soomaaliya ayaa ah sidii beeraleydu usoosaari lahaayeen TRANSPLANTS. Kaas oo muhiim ah sidii loo heli lahaa basal waxsoosaar fiican iyo faa'iido badan uleh beeraleyda Somaliyeed.
Laakiin TRANSPLANTS kaas waxay u baahan yihiin carro caafimaad leh oo weeds laga dhameeyay, nafaqo wanaagsan, waraab wanaagsan iyo maamulo kale oo muhiim ah oon fidiyowga uga hadlayno. Fiidiyowgaan waxaan kaga hadlaynaa sida loo soo saaro TRANSPLANTS ka basasha.
Fadlan kafaa'idaysta lana wadaaga walaalaha kale ee Somaliga kuhadla. Mahadsanidiin.

Пікірлер: 23
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Ай бұрын
Masha alahbasasha marar badanayey naga xumaata basasha wax badan ayaan kaa faideysa af soomaliga noogu bad markad no so gudbinaysa
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Allah haka abaal mariyo Ustaad• Run ahaanti abaal ayad noo gashey hdaanu nahey beeralayda somaliyed 🌽
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Aamin. Mahadsanid. Masha Allah
@mohamedisaq9484
@mohamedisaq9484 Жыл бұрын
Cali bashi you waad mahad santahay
@ibraahimciisealmania
@ibraahimciisealmania 2 жыл бұрын
M.a ustaad nosoo badi
@nuursalmani
@nuursalmani 2 жыл бұрын
Masha allah Ustaad alle ha abaal siiyo aad bad u mahadsantahay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Aamin walaalkey. Adigana sidoo kale
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 2 жыл бұрын
Ustaad shukran❤️🌽🍅🍓🌶🧄🧅🥕🥥🍈🍒🍑🥭🍍🫐🍓🍇🍉🍌🍏🍎🍎🍊🍋
@maxamuudqooje8069
@maxamuudqooje8069 2 жыл бұрын
khayr badan alaha ku siiyo ustaad
@mohamedfarah3620
@mohamedfarah3620 9 ай бұрын
xawilaad ayaa la dhehaaa
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
Shukran ustaad waa ku sugayney asbuucaan, jazaaka LAAHU khayraa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Alhamdullilah usbuucan waqtigii waan helay. Insha Allah saas ayaan kuwadayaa Insha Allah
@user-fv8yy8uv8i
@user-fv8yy8uv8i 16 күн бұрын
Inglishka naga daa
@salmaanmaxamad8822
@salmaanmaxamad8822 2 жыл бұрын
Asc ustaad rabi haka abal mariyo Sual seasonka ugu muhimsan ee la aburi karo basasha iyo khudrado idil hal cashar inoga samee ustaad
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS walaal. Video kasta oo aan uga hadlayo dalagyada waxaan kudaraa heerkulka kuhaboon. Khudaar kasta xilliga ugu fiican waxay rabtaa baarif fiican in ay kusameeyaan dadka wadanka jooga iyada oo waxyaabo badan lafiirinayo sida heerkulka , roobka, cayayaanka iyo waxyaabo kale Lkn Insha Allah mar’aan baaris fiican kusameeyay anoo wadanka jooga ayaan kasamayn doonaa. Suaashaadu Waa muhiim. Mahadsanid
@mohamuudalimursal3737
@mohamuudalimursal3737 Жыл бұрын
Wallal waxan u bahanahy macalumadka green house
@kamata850
@kamata850 2 жыл бұрын
cali baashoow buugaag beeraha ka hadlaayo ma samayseen ama manoo tilmaami kartaa buug naga cawiya
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal hadda maanan samayn wali Lkn Insha Allah Waan samayn doonaa. Kuwo English iyo Carabi ah oo badan wey jiraan Lkn Somali hadda ma’ogi walaal
@kamata850
@kamata850 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia hal iyo laba nooga tilmaan buugtaas an kusugnee kuwa somaliga mahadsanid
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 2 жыл бұрын
Asc ustaadkayga Ustaad waxan ahay arday dhigta kulliyada culuumta beeraha waxan ku jiraa year two Waxaan kaa codsan ustaad inaad wax nooga taatabatid course plant pathology wax noga iftiimi ustad insha Allah feedback noso celi ustad
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
Weeds afsoomaali waxaa lagu dhahaa Haramo .
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Waan u’aqaan sidaas dadka qaarna magacyo kale ayey uyaqaaniin Lkn English ka ayaa mar afku boobayaa qaarna Somali maleh
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia dhib ma leh afsoomaliga uun ku dedaal waayo dadka beeraha fashaa badi ma yaqaanaan English ka. Aad baad u mahadsan tahay ustaad.
How the UN is Holding Back the Sahara Desert
11:57
Andrew Millison
Рет қаралды 13 МЛН
Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka
23:20
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 36 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?
22:01
Farm Somalia
Рет қаралды 2,9 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 219 М.
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
8:31
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 966
NAFAQEYNTA BEERTA LAQASAAYO #ifiyahaumada #beer #beerta
12:06
IFIYAHA UMADDA
Рет қаралды 1,9 М.
Sida Loo Maamulo Nafaqada Nitrogen ka ee Beeraha Basasha
16:59
Farm Somalia
Рет қаралды 5 М.
Jawaabaha Su’aalaha Greenhouse ka
10:15
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 34 М.
Qaybii 2aad: Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
14:28
Farm Somalia
Рет қаралды 2,9 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН