South Africa Dalka ugu Hodansan uguna Saboolsan Afrika

  Рет қаралды 35,652

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Жыл бұрын

Mid ka mid ah waddamada ugu hodansan qaaradda afrika, uguna kor-ukaca wanaagsan heerka dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada, Caafimaadka, Tacliinta sare iyo xitaa siyaasadda, laakiin weli la daalaa dhacaya, dembiyada la xiriira isir-naceybka, midab-kala sooca, Daroogada iyo dhaca oo si xadka ka baxsan ugu baahsan waddanka.
Waddan shartiisu iyo kheyrkiisu ay is hareer socdaan … South Afrika

Пікірлер: 50
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 Жыл бұрын
Aad baad umhdsnthy mzl casharkaan barri buu igu qornaa oo layga rabay
@hawakiin6410
@hawakiin6410 Жыл бұрын
South African in ey sidaas u hormarto waxa usabab ah waa cadaanka wadanka maamulo
@farid-fx3359
@farid-fx3359 Жыл бұрын
Itaal media intaan dhagaysanayay wax badan ayaan ka ogaaday aduunka keep going ITAAL MEDIA
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
South Africa waxaan Booqday bilawgii 2004kii waana Wadan lagu Laayey Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed oo Qabay yididiilo Nololeed oo ay kujireen Rag Rixinkay ah Aun. Ninka Madoow haduu Dilo 50 soo Galootiya 2Habeen kabadan Jeil kuma jirayo taana waxa sababay Sharci Nejis nejis dhalaya oo uu Jideeyey Diin laawihii ( Nelson Mandela) Sharcigaasoo ah " Dont talk to me talk to my Lowyer"waxaanan kasoo shubay tue.mon.8sep.2009.waa Captankii Easten cape,Mother wel Nu11ka Omapk oo din leh Waqtigu inoo wada Wacnaa Insha Allah din.18:52pm.7feb.2023.holland.
@abdullahinorhussein5595
@abdullahinorhussein5595 Жыл бұрын
Zxp m.a rajo ayaa lenahy allha ngu amaansado nolol usoo doonane danuun capetown aya jogaa
@omarnuh
@omarnuh Жыл бұрын
Allahuma Ameen Yaa Rahman Yaa Rahim Capetown waa Magaaladaan kasoo Baqoolay gaar ahaana Kaliija Location, Dukaankii Caan baxay ee Kunsi waa Wadan Mooryaan Raga waxa Dilay ( Baqdin Shimee lagagu tegaa & Dhafar Qaadiro) waa shaqo Nane Stop ah oon lahayn Jimce & Holiday Aar Locationa.O pk.vr.00:40am.17feb.2023.Nl.
@abdaleabdillahi6485
@abdaleabdillahi6485 10 ай бұрын
War shp wa meel adag oo bila amni aha 2007 ila 2016 ban joogay
@S88mustaf
@S88mustaf Ай бұрын
Wadanka kaliya ee rer yurub latartama lkn dowlada aysan xakamaynkarin tuugada
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 9 күн бұрын
Model ❤
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 Жыл бұрын
Maansha allah
@hamsecadaani7004
@hamsecadaani7004 Жыл бұрын
Like tii 1aad
@abdullahinorhussein5595
@abdullahinorhussein5595 Жыл бұрын
Danuun capetown ayaa joogaa allha nagu amaansado
@maxamedcarabCilmi
@maxamedcarabCilmi 3 ай бұрын
Sxb shaqooyinka wadanka iiga waran inaan imaado ayaan rabaa e fadlan
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Жыл бұрын
Sixid k.afrika kuma labanlaabmayso dalkeena waayo iyagu waa 1.220k km2 Somalia 1.115 283 km2 dhulka guumaystuhu bixiyay maaha inaan dadyow kle kutirino
@farxadanoloshachannal1003
@farxadanoloshachannal1003 Жыл бұрын
Ugaas tnks
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
adigaa mudan sxb
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 Жыл бұрын
Kudarsoo waa wadanka ugu badan HIV AIDS aduunkoo dhan Waana dhanka madow ee South Africa
@nimandinimo1653
@nimandinimo1653 Жыл бұрын
Itaal media ❤️
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 Жыл бұрын
Itaal media guuleysta
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Thanks 🙏
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
You’re welcome 😊
@muusemaracade3228
@muusemaracade3228 Жыл бұрын
Asc bro
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
wcs Bro
@MohamettHassan-uq4fo
@MohamettHassan-uq4fo Жыл бұрын
Masha allah Waxan dhagaystay Dhamaan Video Yada Waxan Ugu Jeclahay Video Baqdaad Ad Kaga Hadkaysay Keep Going bro waxad Tahay Qof Wax garad Jigjiga Halmar imow Fulldudumentry ka Diyaarisid
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 Жыл бұрын
Dalka labaad ee ugu xeebta dheel dhalka somalia ma ahan miyaa sidaas baa maqlaye
@richhome3678
@richhome3678 Жыл бұрын
Somalia iyadaa ah dalka ugu xeebta dheer Africa mise taas ma ogid?
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
@Moha Yare somalia Number one ah
@SomaliAbdi18
@SomaliAbdi18 Жыл бұрын
Bud baa leyla gafay waa isaga soo cararay😳😅😅
@yonisyooyoo858
@yonisyooyoo858 Жыл бұрын
Zxb xafadaha basro noso Dhig adoo kahadleso 🙏
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine Жыл бұрын
Mahadsanid sxb se inaad ku dartay ahayd heer HIV aids ka oo aad u sareeyaa
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA Жыл бұрын
aad iyo aad, waa runtaa
@ManojKumarSondhiya41
@ManojKumarSondhiya41 Жыл бұрын
💗😫😫😫
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 Жыл бұрын
Johanspug kuma jrto miyaa caasimadaha koonfur africa
@fuaadxuseen3375
@fuaadxuseen3375 Жыл бұрын
10020000 klomitir side mayagaba iskudhow Somalia da aadsheegeso Ethiopia mayada jex kagagadheysa swdiga Somalia qaaradweeyn nogadhigey
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Total area of somalia is 637,657 km square
@MotivationRight1
@MotivationRight1 Жыл бұрын
Somalia waa dal weyn Ethiopia iyo Kenya Dhulka ey naga heysato hadii laysku daro waa Dhul aad u weyn
@suparmisuparmi9710
@suparmisuparmi9710 Жыл бұрын
😊😊😊🇪 💞
@4kt486
@4kt486 Жыл бұрын
🙊🙊💫💫😏
@ruqiyomacalim2839
@ruqiyomacalim2839 11 ай бұрын
So 8
@toujoubi3045
@toujoubi3045 Жыл бұрын
💕🆗🆗 🙋🙋🙋
@jobs6479
@jobs6479 Жыл бұрын
💤 😉
@eilyascali7460
@eilyascali7460 Жыл бұрын
Yaa ka reeb dheeer?
@khayr.shorts
@khayr.shorts Жыл бұрын
madagaskar jasiirada yar ee Tansania ku dhow
@CabdiSalaam-xy8ip
@CabdiSalaam-xy8ip Жыл бұрын
@@khayr.shorts waa musanbiiq dalka udhaw madagashcar
@dacorshorts5102
@dacorshorts5102 Жыл бұрын
😵😵 😇😇😇😶😶
@vortalgaming5630
@vortalgaming5630 Жыл бұрын
➿➿➿
@rarayt6975
@rarayt6975 Жыл бұрын
🙎🙎 💓 😆😆
@Red-kz8nu
@Red-kz8nu Жыл бұрын
😁💖💖
@ayushverma4180
@ayushverma4180 Жыл бұрын
🙅 🙈🙈🙈💔💔
@mageusil3881
@mageusil3881 Жыл бұрын
😩🆕🆕 💝💝
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Cabdulahi Axmed oo laga soo Tarxiilay Dalka Tanzania
17:14
Universal TV
Рет қаралды 15 М.
Safaarada Somalida ee South Africa
9:41
Sola Portal
Рет қаралды 8 М.