No video

YAA XIRIIRKA KA DAMBEEYAY _ JAAWABAHII AAD RAJEYNEESAAN WAA KUWAAN UMMU AHZAM IYO HASSAN SOYA

  Рет қаралды 86,860

Soya films Studio

Soya films Studio

Жыл бұрын

MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
HASSAN SOYA
FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND KZfaqR.
FOLLOW ME
/ hassansoya
/ hassan.alish. .

Пікірлер: 278
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
Hassan soya abowe gabdha gift 🎁 sii plz 😂😂😂
@AyaanUmumahir-wu6dm
@AyaanUmumahir-wu6dm Жыл бұрын
Hhh qofkalan kumodayay ma adigibaa😂😅
@SAHRA.BASHIRSahraBashir-gu7rn
@SAHRA.BASHIRSahraBashir-gu7rn Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@nimcoinamohammed6483
@nimcoinamohammed6483 Жыл бұрын
Willka asaga mudan
@nimcoinamohammed6483
@nimcoinamohammed6483 Жыл бұрын
@MaariaAbdi haa
@xariifad-magaalo1
@xariifad-magaalo1 Жыл бұрын
Abaaayo umu ahzab markiiisiii ugud 😂😂😂😂 wiilka gift isiii kkk
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 Жыл бұрын
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤
@user-ji2cj9iz2o
@user-ji2cj9iz2o Жыл бұрын
Laashki waaye quraanka💝🥰
@hassanabdinasir5847
@hassanabdinasir5847 Жыл бұрын
Haaaaa
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k Жыл бұрын
Ani waxaa iga oohiya xasuusta hooyo iyo qof dhibataysan oo waliba ah warid iyo dadka dhiban 😢😢😢😢😢😢😢 ilaahow kuu naxariiso hooyo hooyo
@hanadinho6104
@hanadinho6104 Жыл бұрын
Hassan Soya wixi jiro no sheega ha yaradaan. Ama haweynaadaan Labadiina waad isku nureysiin ❤❤❤
@nimco7011
@nimco7011 Жыл бұрын
Masha allah waxa tihiin dad aad uqurux badan qalbi wanagsan mar waliba wan idin daawada jira oo jooga waligiina faraxsanada waan isla kiin jeclahay balse waxan jecelnahay waxa qoran ayaa kaween hadii uu calaf jiro allaha isku kiin calfo
@kadra9957
@kadra9957 Жыл бұрын
Masha Allah Xamdi qurux, hadiyad 🎁 sii Hasan soya, wuu u qalmaa.🎉🎉
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah Xamdi qurux guulayso walshay qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabduqaadircawilmaxamed9071
@cabduqaadircawilmaxamed9071 Жыл бұрын
Xasan iyo hamdi labadina jaceyl ma idinka dhexeya Mana jeceshihiin in ad isguursatan jawaab inshallah
@aishdaud-xm8xo
@aishdaud-xm8xo Жыл бұрын
Ummu ahzab wiilka asaga sii gift ga wayo 400k congratulation
@SumayoAli303
@SumayoAli303 Жыл бұрын
zoyaa iyo xamdi dagaalka ma sida aad isku barateen nosoo galiya plz😊 fanny aa tihin 😂 wllhi waan idiin jeclhay labadiina ❤
@calamincraxman6533
@calamincraxman6533 11 ай бұрын
Mansha allaah xamdi qurux guuleyso inash allaah ♥️🫶🩸👍
@muhanadcade5164
@muhanadcade5164 Жыл бұрын
Gabdhaan waa gabar aad uwanagsn Hazan qalpigeeda ilaali please 2 years ago farxdan wy kamqanyd ❤❤
@user-ye7vz6gh1t
@user-ye7vz6gh1t Жыл бұрын
Guurkiina guur wanagsan Inshallah
@AbdikaniAbtidoon-we9xt
@AbdikaniAbtidoon-we9xt Жыл бұрын
SOYYA 400K, COMING SOON, ❤
@iqraaden8514
@iqraaden8514 Жыл бұрын
Maansh Allah umu axsab hadiyada 400k soya wan kasugeynaa abaayo ❤😂❤❤
@najmahassan2200
@najmahassan2200 Жыл бұрын
Wllh ani xita qof matga hada arko wa matagaa😂😂😂
@abuawes4550
@abuawes4550 Жыл бұрын
Wlle Lawadiina Ba Waad Mudan Tihiin Hadiyad Waayo Lawadiina Waad Isku Nuureysan Wllhi Umi Io Sooya ❤ Fraxad Ku Waara Eeep Idin Cafido ❤💯Farxadiina Waan jeclahy 🎉
@AHLAAMIITAMOHOMED123
@AHLAAMIITAMOHOMED123 Жыл бұрын
Wada jir ahaada waligiin guul idin rajaynaa wllo
@abdikhadarhassan-wz6py
@abdikhadarhassan-wz6py Жыл бұрын
Uma iyo Hassan majira wadaren Jacel od iskuhesan ilahi kacabsada sisaax oga jawaba wad Mahad santihii❤
@fazzuomar156
@fazzuomar156 Жыл бұрын
Mshallah farxada aad heysataan alle haydin siyaadsho wllshey iyo wllkey ❤
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
aabahaa ma ahan qofka aas dhahayso ninkaas. Respect muuji bro
@ayaanmaxamuud5480
@ayaanmaxamuud5480 Жыл бұрын
Msh Allah has an soya and hamda qurux alle walaahi waad isku soo baxaysaane alle hayskiin calfo mash allah♥♥♥♥♥♥♥♥
@merianobintiak8692
@merianobintiak8692 Жыл бұрын
Hamdiyey maadama aad isku wanaagsantihin Hassan asagana wu mudanyhy inad gift qurux bdn uga farxiso
@user-sb4rs9ez2o
@user-sb4rs9ez2o Жыл бұрын
Team soya keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂
@karamacadde4
@karamacadde4 Жыл бұрын
Xassan soya coming soom 400k insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedIbrahim4669
@MaxamedIbrahim4669 Жыл бұрын
🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯
@AminaJamac-hq5rh
@AminaJamac-hq5rh Жыл бұрын
Gabadha sii gift 🎁
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 Жыл бұрын
MASHA ALLAAH ABAAYO IYO ABOOWE WAA NISALAME XASAN SOYA XAMAR KOORME KU SOO LAWEY EE SOO JAWAB
@Qu681
@Qu681 Жыл бұрын
M.a wlshey iyo wllkey qali keep going ❤❤❤❤❤❤💯
@ahmedkadiye..
@ahmedkadiye.. Жыл бұрын
Xasan soya 400k guulayso pro.🙋‍♂️Pin 📍
@IstarApdullaahi-jy5ly
@IstarApdullaahi-jy5ly Жыл бұрын
Hassan Zoya Umu Ahzab gift sii❤❤❤❤
@hudiitha4465
@hudiitha4465 Жыл бұрын
ANaa daa wad siinayo😂😂😂 aabaha isug adi😂
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 Жыл бұрын
Hurdo aya isku diyariyay Xalay dhan Calls an kujeray Buty jcyl aan iidin Qabo ayan iidin dhawanayna ❤❤❤❤❤
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Жыл бұрын
Hasan sooya gabadha gift sii 🎁 😂❤
@CaashoCabdulahi-jt7xs
@CaashoCabdulahi-jt7xs Жыл бұрын
M.aAllh sister and brother keep going
@AHLAAMIITAMOHOMED123
@AHLAAMIITAMOHOMED123 Жыл бұрын
Umu ahzaab and hassan keep going my sis and my pro😊❤
@zeinabahmed2289
@zeinabahmed2289 Жыл бұрын
Umu axsaby majrtanka Cabulo intay cunan ayay afka katirtana adina sasa❤
@user-bg7qe8of6h
@user-bg7qe8of6h Жыл бұрын
Wilka asaga mudhan.gift❤
@user-fw2hy4wl7s
@user-fw2hy4wl7s Жыл бұрын
Masha allah keep going wllky mcn ina shariif
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
Aniga nolosheeyda aniga ayaa kalinimadayda xalista hooyo ulama tago waxwalboo eey noqoto waayo kaligay ayaa qurbe kunool waan baxaa waana soogalaa waayo waxba iima qabankarto waayna iga murugoonee 😢😢😢xitaa magafe anoo kujira xaalkaygu meel xun maraayey wan kaqariyey ilove you maamo waayo dhibka kulama rabo dheefta uunbaan kugu fiican hooyo waayo waxwalba oin ubaahnaa waad isoo siisay alle iikaadhaafo macanbadan ❤❤❤❤❤❤ malin uun waan kula kulmidoonaa inshalah malintasna waxaay noqondoontaa maalin dunida iigaduwanandoonta walidka baari haloo noqdo 😢😢
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Жыл бұрын
Ooh sorry wll qoralkda aad bu ismeyay l love you my mom😢😢
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Жыл бұрын
Allha nowda dayo mamoyinka
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
@@IfrahMoha-dr5lc amin walal
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Жыл бұрын
Wll waxa raba ina kuwydiyo luqada English rabay ina barso sen kubarab 😂😂😂
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
@@IfrahMoha-dr5lc qofna wax uu ugu talagalay inuu barto mabaranwaynaayo naftada wakhti usameey waliba hada aduunku waa uu hormaray waxwalba online lagu bartaaa goaan yeelo guusha waad gaaree oo kafogow kuwa malaayacniga iyo wakhti lumiska kadib guushu ayadaa albaabka kuusoo gargaraacee baryo laan buugaagta ingiriiska soo gado marka horena alifbeetada iska dhis kadib waxwalba waay fududaanayaan marka waxlabilaabayo waay adagyihiin lkn bilkadib waay fududaanayaan inshalah intaas sameey walal
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc Жыл бұрын
Masha Allah 🥰
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 Жыл бұрын
Xasan soya indhaha faraha hanaga galin wall inadertay xamdi qurux gift sii came soon 400k insha Allah keep going wall
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 Жыл бұрын
M a keep going walalayaal ❤walhi wn idin ku farxa adin ko isla jogo markan arko 🎉
@Axmed736
@Axmed736 11 ай бұрын
Aniga xitaa kal iyo laab
@xayboaxmed4691
@xayboaxmed4691 Жыл бұрын
masha allha walaky 🥰♥
@luckyboycabdala1777
@luckyboycabdala1777 Жыл бұрын
Soya sxbo filmkaas magicisa igu warersane isheeg taliye
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Жыл бұрын
Markan wa marki xasan sii hadyad hamdi ❤❤❤
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 Жыл бұрын
Haaah wa ka nahay raali wayoo wa idin jeclahy 🎉❤ allah idin dhaafo❤❤
@MohamedYusuf-yn1re
@MohamedYusuf-yn1re 4 ай бұрын
Hooyo mcn ❤ Haa
@habsaabdi6396
@habsaabdi6396 Жыл бұрын
Mnsha allah umu ahsap iyo soya wan idin jeclahay dar alleh guulaysta ❤❤❤❤🙏🙏🙏
@xayboaxmed4691
@xayboaxmed4691 Жыл бұрын
masha allha Walsh
@Cawohappy-et5dl
@Cawohappy-et5dl Жыл бұрын
filmku waa Ae dil Ha mushkil my Fav Film
@fatumagedidiriyefatumagedi4239
@fatumagedidiriyefatumagedi4239 Жыл бұрын
Umu ahzab dalhis ❤❤❤❤ mombassa ukahey please ❤
@user-qw7em6ey7b
@user-qw7em6ey7b Жыл бұрын
Su aal miyaaad is jeceshahiiin ❤🎉
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Жыл бұрын
Mansha alah
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 Жыл бұрын
400k subscribers 🎉🎉🎉 my brother 🎉❤❤❤❤
@hodahaji123hoda6
@hodahaji123hoda6 Жыл бұрын
A saga mudan u ken shariifka pLz 😍Hassan Soya Abaayo
@niciimaclnuur7772
@niciimaclnuur7772 Жыл бұрын
Mansha alaah wan idin tageraa
@iqracabdulahi
@iqracabdulahi Жыл бұрын
Yes hoyadey macana ka hekay yes abahey mcn yes walalahey kehelitan mahan kehelitanka nin ama naag maahan kkkk
@ifraaxcabdi8530
@ifraaxcabdi8530 Жыл бұрын
Suaashaydu waa sidee isku baraten labadinu❤
@queennataali5449
@queennataali5449 Жыл бұрын
Xasan hamdi qurux side isku baraten kaso shekeya😂❤
@MariaMariaaxmed-rk2ko
@MariaMariaaxmed-rk2ko Жыл бұрын
Okiyala weynta dhuni socda wayee gadyad siii😂😂😂🎉soya
@maryanfarah9678
@maryanfarah9678 Жыл бұрын
Habdiyey Hasan soya hadiyad siii
@iweydisababta7437
@iweydisababta7437 Жыл бұрын
The lady is a liar 100%with cheap pride. But haso is a legend MashaAllah truthful man
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Жыл бұрын
Maansha allah
@user-ot6hm6rh3u
@user-ot6hm6rh3u Жыл бұрын
Mashaalah😊
@saamiyasiman9742
@saamiyasiman9742 Жыл бұрын
Wiilka asa mudan sii uma ahzab😂
@Jamalosman665
@Jamalosman665 Жыл бұрын
Soomaalia hanoolaato inshallah ❤❤❤❤❤😂😂
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂hooyo masha Allah
@ifrahomar4588
@ifrahomar4588 Жыл бұрын
❤❤❤❤xamdi mansha allh
@warsameibrahim3371
@warsameibrahim3371 Жыл бұрын
Soya keep going wll
@haniindhoz7770
@haniindhoz7770 Жыл бұрын
Umu ahzaab. Waa markii siiye xasan soya gift sii
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 11 ай бұрын
Xasan soya gift sii xamdu😂😂😂
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 Жыл бұрын
Mansha allah labadan wlhi wan isla jecelahay mesha ka xaroda xamdi waa gabdha wanagsan
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 Жыл бұрын
Hasanoow gift 🎁 asaga mudan 😂😂😂
@zamzamahmed1021
@zamzamahmed1021 Жыл бұрын
Labdiin xiriri ma idinka dhexeyo ❤
@xayboaxmed4691
@xayboaxmed4691 Жыл бұрын
team Soya 🥰🥰🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
To good 👍 together ❤❤❤❤❤
@amiishamiish-sn9io
@amiishamiish-sn9io Жыл бұрын
Wiilka asagaa mudan ee xamday sii gift 🎁
@Axmed736
@Axmed736 11 ай бұрын
Aan kuwada salino xabiibkena Mohammed Scw ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤲🤲
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Жыл бұрын
Wllhi aniga iyo adiga isku mid waaye gawadhaan ❤❤❤🎉🎉
@NimoCumar
@NimoCumar Жыл бұрын
Xasan soya axsaab indhaha ka xir in ay kusoo saarto iyo inkale❤
@user-pm5eh7dr6z
@user-pm5eh7dr6z Жыл бұрын
Gawadha aya mudn🎉❤
@mohaaaawes6464
@mohaaaawes6464 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xassan sooya afsomaliga Gedo see waayo afsomaliga Gedo igadaaa kulaha kkkk abku qabto
@Azhar505
@Azhar505 11 ай бұрын
😂😂 Xassanow dhib badnidaa nio
@user-li9kl4ox7t
@user-li9kl4ox7t 11 ай бұрын
Hassan soya poqorada gifti siii❤❤❤❤❤
@shrashaass3395
@shrashaass3395 Жыл бұрын
M.a. good ilike it
@dianaandromams4049
@dianaandromams4049 11 ай бұрын
Haaaa abowe diyaar Ayaan unahay waa kuqanacsanahay
@QoftaShidan-re5dd
@QoftaShidan-re5dd Жыл бұрын
Wiilka asaa mudan 😂😂❤
@user-dd9fb2mm5x
@user-dd9fb2mm5x Жыл бұрын
He is funny bro ❤❤keep going sister ❤
@ayaansaciid372
@ayaansaciid372 Жыл бұрын
M.a wlhi 2din videodin wansugaa wll isfhansan walaalnimada hawaarto
@nuurtanajax8059
@nuurtanajax8059 Жыл бұрын
Wiilka isaga mudan isaga gjfti sii💘
@khalidabdullahi2545
@khalidabdullahi2545 Жыл бұрын
Shutter bidaar ayantan difaac logaley Hassan soya meel umasocdo 😂
@zahranoor5932
@zahranoor5932 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉400k soon
@falastinmohamed6966
@falastinmohamed6966 Жыл бұрын
Soya and xamda qurux waxan idin weydiina blz runtana ii sheega xiriir jacayl miyaa idinka dhexeeyo blz iiga so jawaba wlh wan isku kiin jeclahy sigaara soya wlh waa wiil naxariis badan xamda ilaasho
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 aar sooyaaa caadi ma tihid wllhi ilove you so much hooyo illaahow unaxriiso yaa Allaah
@anisocadey7696
@anisocadey7696 Жыл бұрын
M.a aboowe 1M❤❤❤🤴🏻
@MarwaanMohamed-ny5iz
@MarwaanMohamed-ny5iz Жыл бұрын
Wiilka asaa mudan
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
Umu you got 🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁❤️
@amira20134
@amira20134 Жыл бұрын
Plz Hasan soya Umu ahzab Gift sii❤️
@Safiyo-ue4fj
@Safiyo-ue4fj Жыл бұрын
Uma axsaab si xasa soya gift 🎁 ❤❤😂😂😂
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 2,5 МЛН
Deg-Deg Magaalo xeebeda Maydh oo lasoo qarxiyay cida degta,
3:10
HASSAN SOYAA OO UMU AHZAB KA DOORTAY 3 GABDHOOD🥱😱😱😱
30:43
Hazaam official
Рет қаралды 51 М.
WAY IIGU FAHANTAY IGA BADI 25 DOLLAR QAADO YOUTUBERKAYGA SHEEG
18:40
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 332 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН