7 Dumarku yeysan kaa arkin ha is Dhaawicin Adigu

  Рет қаралды 45,783

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 164
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 2 жыл бұрын
Hadda ayaan niyada Ku haayay walaalkaaga Ayuub Axmed video cusub muusoo dhigo Allah Ku xafido walaal qaali mar waliba waad noo FAA"iid eysaa
@user-yv6vu4qb7m
@user-yv6vu4qb7m Жыл бұрын
See
@jabshefabrication2106
@jabshefabrication2106 2 жыл бұрын
Xabiibkeena igulasalliya (صل الله عليه وسلم )
@keefcabdi5585
@keefcabdi5585 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@mkstudiochannel9513
@mkstudiochannel9513 2 жыл бұрын
Scw
@c_m_c3800
@c_m_c3800 2 жыл бұрын
Scw
@asmarabdillahi1372
@asmarabdillahi1372 2 жыл бұрын
Zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw
@ibraahimmaxamuud3571
@ibraahimmaxamuud3571 2 жыл бұрын
@maxamedcisman9111
@maxamedcisman9111 2 жыл бұрын
Runtii waxaad soogudbisaa Muqaalo dhaxal gal ah Hadii aan kula kaftamo waxaadba dhistay reera badan amba xariira badan Maxaa yeelay waxaad kaga hadshaa xaqiiqdu sida ay tahay Angu koley waxaan lashir tagi donaa xoga Fara badn oon halkan kahelay Hadaan kudhaho Mahadsanid waan kuugafay ee janatul firdowza Allah nagu kulmiyo Keep going
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 2 жыл бұрын
MashAllaah Ustaad guuleyso Tallooyin fcn baad noola wadaagtay
@dheemanaxmed1882
@dheemanaxmed1882 2 жыл бұрын
Mansha allaah maclin ayuub Allaah hakuu barakeeyo caqliga iyo cilmiyaba guulayso aduun iyo aakhiro 🥰🥰
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a *ustaad* xaqiiqda baa ka hadashay runtii allah ku sharfo❤
@zoo47be53
@zoo47be53 2 жыл бұрын
I.a wey noqoneysaa marwadeeyda ilaa Jannada rabi kalama hareyno Macalin 👑
@user-qk2zo2kw2l
@user-qk2zo2kw2l 7 ай бұрын
Ayuuboow ogoow raaligalinta dadka waahadaf iyo yool aanlagadhayn iskadaa ilaahy raaligali kolay waayimaayo wuxuu alle iiqoray inanyarna iimahayso evan taaguursandoono mustaqbalka ishlh waankukalsoonahay ilaahay inaanu naga qadaninayn naagmacaankeeda tan hadaankuwaayo aakhiraan helaya ishlh ❤waankugukalsoonahay Alloow
@zakariyeraage6183
@zakariyeraage6183 2 жыл бұрын
Masha allah teacher 🙏
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher.🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
@abd-fataxxassan6558
@abd-fataxxassan6558 2 жыл бұрын
Manzha allah walalo ayuub axmed waad kumahad santahay talalaada aadka uqiimaha badan iyo waanadada ilahay xasanaad iyo ajar Hakaasiyo 🤲🤲😊🔥❤️🙏🙏🙏🙏
@ismaelhassan8677
@ismaelhassan8677 Жыл бұрын
Asc walaal waad mahadsan tahay mar walba waan la socdaa barnaamijyada aad u qalinkan waad ku mahadsantahay
@suldanismailofficial5155
@suldanismailofficial5155 2 жыл бұрын
Masha Allaah Tnx In bdn
@shukrishacni5266
@shukrishacni5266 2 жыл бұрын
Thanks teacher 😘💕
@samaphale5362
@samaphale5362 2 жыл бұрын
Sharaf ayaay ii tahay inaan maanta anigu ugu horeeyo
@moyaleguyo9802
@moyaleguyo9802 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 2 жыл бұрын
Asc Rome Italy 🇮🇹 yaan si dhow kalasocda sxp sare 👏
@fadumoxusen6736
@fadumoxusen6736 2 жыл бұрын
Shukran wll
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a wll ayub axmed ilaahay hakubarakeeyo 🤲
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
mahadsanid macalinn❤️❤️❤️❤️
@mahdiali5566
@mahdiali5566 2 жыл бұрын
Masha Allah masoo samaynkarta xidhiidhka fog LDR macluumad guud ka xun ka wanaagsan sida lagu wanaajinkaro
@mohamedwadani23
@mohamedwadani23 2 жыл бұрын
Legend Guuleeyso Sxb Wax badan ayaan kaa faa'iday Jazakallah Kheyr.
@AXMATO_
@AXMATO_ 2 жыл бұрын
Thanks Teacher Waad mahadsan tahey
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
MZHA ALAAH💖💕🌷 USTAAD AYUUB AHMED🌷💕💖
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
First view 💝💝💝
@zakiphotogrphst9943
@zakiphotogrphst9943 2 жыл бұрын
Firs coment💓👍👍👍
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 2 жыл бұрын
My teacher alle haku dhwro 🥰 😍 ❤ 💖
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 4 күн бұрын
Good points Masha Allah
@caliyohuseen2213
@caliyohuseen2213 2 жыл бұрын
Ustaad ani cool ka ahy 90k ragga lee wax u sheege meeh dumarki ustaad naga so karbax tnx
@gabsheali
@gabsheali 2 жыл бұрын
masha allh walaal suheyb allaha ku xafido
@karaamaofficial2756
@karaamaofficial2756 Жыл бұрын
Aad ayaan ugu xidhanahay casharadada wax badana waan ka faaiday Ustaad ayuub allah yabarik
@faizaabdirahman303
@faizaabdirahman303 2 жыл бұрын
Masha allah macalin shukran🥰
@AliHassan-xq2zz
@AliHassan-xq2zz 2 жыл бұрын
Allah ku barakeyo bro
@issaabdikadir2132
@issaabdikadir2132 2 жыл бұрын
Best 👌 teacher
@amsproduction4288
@amsproduction4288 2 жыл бұрын
Mhadsanid ustaad ayuub
@maxamadhappy4433
@maxamadhappy4433 2 жыл бұрын
Thank you so much
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Keep going ustaad
@yusufahmed4030
@yusufahmed4030 2 жыл бұрын
M.a Wll, Macallin ,dhiirageliye Aan in badan ka faa'iidaY Waana ku tixanahaY Muuqaaladaada quruxda badan Aadbaad U MhdsnthY Ustd Ayuub
@Karimadde1
@Karimadde1 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed Thanks pro
@Khaire.10
@Khaire.10 2 жыл бұрын
Abti aadbad umahadsantahy ayuub axmed sharafiyo karaamo korkaaga ha ahaato🥰💚💚💚🙌👏
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maasha allah my teacher 🙏🙏🙏 Mahadsan 🌹🌹🌹🌹🦁🦁🦁
@ilwaadyusuf8619
@ilwaadyusuf8619 2 жыл бұрын
Mashallah hada ayd cagta sartay arimahn rabny cadald thnks suhyb
@ninwaalan2163
@ninwaalan2163 2 жыл бұрын
M.a walal 👏
@khadarmaxamuud4626
@khadarmaxamuud4626 2 жыл бұрын
Keep going my Teacher
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Wcs wr wb ustaad ayuub allaha kubarakeeyo
@AliHassan-xq2zz
@AliHassan-xq2zz 2 жыл бұрын
Thanks bro
@osmanm6672
@osmanm6672 2 жыл бұрын
Merci
@Yufeeyy
@Yufeeyy 4 ай бұрын
THANK U maclimu qodbka 6aad ani bu isaameyi 👏lkn cavio
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you brother
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 2 жыл бұрын
Mashallah
@caishahussein4803
@caishahussein4803 2 жыл бұрын
masha allah shurkan walal
@abdinuurhassan7763
@abdinuurhassan7763 2 жыл бұрын
Thanks legend
@abdirahmanmahamuud9010
@abdirahmanmahamuud9010 2 жыл бұрын
First
@feysalabdirahaman929
@feysalabdirahaman929 2 жыл бұрын
Hadiba aad ku aragto qiyaano horey usoco gabadhaha way badan yihiin
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 жыл бұрын
Tnkz macalimuu
@MohamedAhmed-ql9eo
@MohamedAhmed-ql9eo 2 жыл бұрын
M. A ustad
@NaifFxTrader
@NaifFxTrader 2 жыл бұрын
M.a # ustaadkeyga nolow abidka
@keefcabdi5585
@keefcabdi5585 2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله اخي الكريم❣👏
@cabdishukuurjama1439
@cabdishukuurjama1439 2 жыл бұрын
Ayuub dhiirigalin baanu u baahanahay
@inakhaliph194
@inakhaliph194 2 жыл бұрын
Thanks wllo qali lkn waxaan jecelahay in aan erey kula wadaago si gaara diyaar ma iitahay wll
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔❣
@Fikradwadaag1
@Fikradwadaag1 2 жыл бұрын
Wax badan baad noo faa'ideysey Allaah ha ku xafido wll
@djbakarhonestj6404
@djbakarhonestj6404 2 жыл бұрын
wxi kuso mary inuga shekey videoga danbe insha allah
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 жыл бұрын
Thnks
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 2 жыл бұрын
m,a wlhi waxbadan ka fa iday markan shey ku guldaresan rabo adunba motivation kaka dhagaystaa
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Good point
@aminahassan5142
@aminahassan5142 2 жыл бұрын
🥰Ilaayeey kasa koow dbiiri galen aad ii tahy😇
@HassanAbdulahi-lv7uc
@HassanAbdulahi-lv7uc 6 ай бұрын
Sxb ayub gabadha hadii aay ku dhaheyso mxaad iso waci laadahy hal habeen hadii aad wacin ka dhageyso khalad ama aay is moojineyso xanaaq mxaa lagu tilmaaami karaa
@nimcohaybe7546
@nimcohaybe7546 2 жыл бұрын
Thanks we waiting kii waanadii hablaha
@abdirazakaj50
@abdirazakaj50 2 жыл бұрын
kkkkkk
@khalifaomer6404
@khalifaomer6404 2 жыл бұрын
Wll bal su'aasha iga jawaab hadii aay dhacdo gabdh aad horay isla so sheekesan jirten aay mar labaad kuso noqoto noloshada oo marka horeba iyad oo so bandhigtay inad kala tagtan hadana kugu tidhado tii hore wan khaldemay. Hadana waxan reeba inan kula qaybsado noloshada inta ka dhiman wll ayub baal ariinkas seed u argeta pls iga soo jwb
@o__a4036
@o__a4036 2 жыл бұрын
Legend
@abdiwahidkassim9775
@abdiwahidkassim9775 2 жыл бұрын
Walal ayuub waa mahadsantahay
@abdiwahidkassim9775
@abdiwahidkassim9775 2 жыл бұрын
I need your guidance where can I contact plz
@abdiazizisack7276
@abdiazizisack7276 2 жыл бұрын
Mahadsnid macalin👍
@suhaylaimaan1798
@suhaylaimaan1798 2 жыл бұрын
Dumarkana ha hiloobin wll noo soo badi anagana xaq ayaan ku leenahay channel kane
@axmedsahal4739
@axmedsahal4739 2 жыл бұрын
Protherkie 👀 ⚘win forever 🔥🤛
@hasanhaykal9189
@hasanhaykal9189 2 жыл бұрын
wax badan ayaan kaa faaiiday wlh Allaha kuu naxariisto👐
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
Wali waa noolyahay 😂😂😂
@mohamudabshir7481
@mohamudabshir7481 2 жыл бұрын
@@sacadxikmaawi3585 naxariistu mar kaste wa furan tahy
@hasanhaykal9189
@hasanhaykal9189 2 жыл бұрын
@@sacadxikmaawi3585 waan ogahay lkn nolol iyo geeri naxariis Allah waa loo baahanyahay
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
@@hasanhaykal9189 lkn erey qof dhintay oo nolosha gabi ahaan waayey waa laga qurux badan yahay inaad qof nool oo wali xaadira u isticmaasho.....
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
@@mohamudabshir7481 😂😂😂😂😂
@abdirahmanheraye0668
@abdirahmanheraye0668 2 жыл бұрын
Thank you so much teacher ❤❤❤
@arjun_gamer4
@arjun_gamer4 2 жыл бұрын
Ramadaanka Waxaa Ka Dhiman Maalmo Gaaban Ilaaheey Caafimaad Hakugu Gaarsiiyo Walal Subscribe Iisar Ilaaheey Dartiisa 🙏
@leyloabdullahi4420
@leyloabdullahi4420 2 жыл бұрын
Ameen Yaa'Allaah
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 6 ай бұрын
Aamiin
@abukardj201
@abukardj201 2 жыл бұрын
Fʀᴏᴍ ᴛɪᴋᴛᴏᴋ 🤟❤️
@azmarbbf2911
@azmarbbf2911 2 жыл бұрын
Kᴇᴇᴘ ᴜᴘ
@abdullahijumale3242
@abdullahijumale3242 8 ай бұрын
Asc br sln sare waa runtaa
@lishko6383
@lishko6383 2 жыл бұрын
🤔ar nio ninkan ayub laleyahay aqliga intan leeg halkuuka kenay waan layabe
@Mss_mriama
@Mss_mriama 2 жыл бұрын
Wllo masha allH dheh💙🙏🏻
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 2 жыл бұрын
Say masha alah
@mazzinmohamed5291
@mazzinmohamed5291 2 жыл бұрын
Dumarka qaar waxey jacel yihin ninka aan u naxarisan kuwa aqliga badane waxey arkan qofka wanagisa
@fahmisahal2775
@fahmisahal2775 Жыл бұрын
Great, Isha ayad ka turtay
@kiinali6791
@kiinali6791 2 жыл бұрын
Ustadh qisoyinki wanka sugeynaa😊
@AliHassan-xq2zz
@AliHassan-xq2zz 2 жыл бұрын
Mash
@sahraaden5262
@sahraaden5262 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllkey in badan ajir Allah kaa siiyo saad noogu faa’ideysid mar waliba. Mida kale abowe,xagee su’aalaha laguugu soo diraa?
@suhaibalimohamed8190
@suhaibalimohamed8190 2 жыл бұрын
Keep going bro from burco
@homeofcomedy6035
@homeofcomedy6035 2 жыл бұрын
Ad iyo ad ayaad umahadsantahay wll qali
@daarul-iimaan4533
@daarul-iimaan4533 2 жыл бұрын
Gabadhu hadeyba ay iga qaldan tahay, weligey xita la hdli maayo hadeysan iyadu i iga raali gelin qaladkeediii..
@nastexoxassanmohamed1143
@nastexoxassanmohamed1143 2 жыл бұрын
Thnkas ustd lkn challengaa raga bas miya leh miyayn xaq ku lahen hda dumr nahy
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Wcs wll
@deeqoibrahimdeeqodagan1202
@deeqoibrahimdeeqodagan1202 2 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@marufabdaalla1921
@marufabdaalla1921 5 ай бұрын
@abdirizakfoad8758
@abdirizakfoad8758 2 жыл бұрын
Wll sheekadaa dhaqaalaha next video kaga soo sheeke fdln
@yaxyeibrahim7343
@yaxyeibrahim7343 2 жыл бұрын
Qalad ayee iga heshay hadaa ka amuso waxa ahy qof isku kalson hada ka aamusin neh waxa ahy qof aan isku kalsonen😎 qodobka 1 kuma qancin
@abdyfatahahmt6704
@abdyfatahahmt6704 2 жыл бұрын
Tʜɴᴋᴢᴢ ʙʀᴏᴏᴏᴏ
@cabduqadirsheq5697
@cabduqadirsheq5697 2 жыл бұрын
M.a
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Keeping sustaad
@mohammedsomaliofficial4631
@mohammedsomaliofficial4631 2 жыл бұрын
Thanks Ani marwalbo goanka sifudud kuqata maxa talo eh
@sacadxikmaawi3585
@sacadxikmaawi3585 2 жыл бұрын
Runtii waa shaqsi noloshayda wax badan ka badalay....ilaa maanta
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 82 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 49 М.
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 9 МЛН
7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn!
11:28
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,4 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 18 М.
Ha noqon Hablaha Walaalkood !
16:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 149 М.
7 Gabar markaa ku aragtid qalbiga yeysan kaa jabin
13:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
Facaa Sida Looga Soocmo
8:46
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 44 М.
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 4,2 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 3,1 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН
Какая Милота ❤️
0:10
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,2 МЛН