GABAR AYAAN IS RAACNAY QISO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed

  Рет қаралды 37,656

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

GABAR AYAAN RAACAY - LAAKIIN AABAHAY
#AyubAxmed

Пікірлер: 188
@caashojimcale924
@caashojimcale924 3 жыл бұрын
Maskiin. May allah make us those who understand the right of the parents.
@qamarabdirahman3621
@qamarabdirahman3621 3 жыл бұрын
Walalkey ilahey qalbiga ha u bogsiiyo aabihiisna allah haunaxaristo dhamaanten walidkeen ilahey janada guri haka siiyo aamin
@axmedgeedi8537
@axmedgeedi8537 Жыл бұрын
E
@axmedgeedi8537
@axmedgeedi8537 Жыл бұрын
Èè
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilaah ra jacuun aad baan ugu xumahay Walaahi thank you Ayuub like hala saaaro Qalbigeyga ayeey yaa batay it’s realiy sad♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abdiqadiromer8440
@abdiqadiromer8440 3 жыл бұрын
Subxaanallah subxaanallah 😢😭😭 Allaw naga yeel kuwa Waalidkod u baari yeeela inta ay nool yihin una duceeeya marka ay dhintaaan Aamin Aamin yaa rabi
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Subhana Allah. Waa qiso xanuun badan. Laakiin Wiilkaa Somaliyeey waxaan odhan lahaa wax kastoo dhacaa waa qadar Alle oo wax uu ka badali karayey maysan jirine. Ha dhibin naftaada una Ducee Aabahaa. Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu ka waraabiyo Aabo Janna fardawsa
@kawsarmohamedali6431
@kawsarmohamedali6431 3 жыл бұрын
Illahay waalidkay ha unaxariisto 😭😭😭😭😭 walahi qofkii haystaa wuxuu haystaa nuurka aduunka wehelka warwerka aduunyo iyo difaaca cadawkasta quruxda noloshaada walahi billahi intaasiba waa wax aan lanoolahay markaa hada kafaidayso janiskaa janadaan illahay ugabaryayaa inuu geeyo insha Allah 😭😭😭😭😭😭
@youtubefarah6584
@youtubefarah6584 3 жыл бұрын
Waa run
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 3 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
Amini yaa allah
@maqsuudmaxamed7620
@maqsuudmaxamed7620 Жыл бұрын
Hooyo mcn wn jeclahay ilahay ha idaayo❤❤❤❤❤❤
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 3 жыл бұрын
Waa qiso aad uxanuun badan 😭😭😭Allow waalidiinteen unaxariiso oo qabriyadooda unuuri Allow intaa noolnahay aan baari unoqonaa
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076
@drsalmacabdarashiidsaleeba4076 3 жыл бұрын
Aaaaamiin
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Aabahay macaane ayaa igala qaalisan cid walba❤️❤️💋Abahy waan u tagi lahaa wax walba haday dhacaan
@rooneygeedi1551
@rooneygeedi1551 3 жыл бұрын
Yaaa Allah abahay mcne unaxariiso 🤲🤲😭😭 hooyo mcnto ilahow idhowr🤲🤲❣️❣️❣️❤️❤️
@najaaxcabdoo1838
@najaaxcabdoo1838 3 жыл бұрын
Mashallah Wll Ayuub Xaqiiq Ayaad Ka Hadashay Wlhi Ma Ahan Xaqa Waalidka In Cidkale Laga Horeysiiyo Waalidka oo Caaq lagu Noqdo Waxa Ay Ka Mid Tahy Dunuubta Kuwa Ugu Waaweyn Sida uu Sheegay Xabiibkeenu صلى الله عليه وسلم ألا انبكم باكبر الكباير (الاشراك بالله وعقوق الوالدين ). Allah Waxa uu Dhahay Xataa Uf Haka Dhihin ولا تقل لهما اف ولاتنهرهما . Ka FAA idaysta Aabe Iyo Hooyo Intay Kuu Nool Yihiin. Inshallah
@Man.like.Abdiwadud
@Man.like.Abdiwadud 3 жыл бұрын
Suhaybsaajid waxad tahay qof wax yaalo muhiim ah ka hadla hore u soco wllo 💯💯🙏🏻
@cbdallahbbc8181
@cbdallahbbc8181 2 жыл бұрын
جزك الله خيرا يآأخي الكريم
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Yaaabi illaahow baariyaaal naga dhig illaahow dhaman walidiiinta muslimintaa u naxariiiso ustaad waxaa xaqiiiqaaa in qof walidkiisa Aan daryeelin awsan nolosha Aduun iyo Aaqiraba raaxo iyo guul arkayn qofka markaad aragto in awsan walidkiis daryeelay Adigane wax respect ama daryeel kuuma haayo kaliya wow iska kaa xiiseeyaa waan kaga mahad❤💐💯💯💯
@mrmk5771
@mrmk5771 3 жыл бұрын
Wlhi runta kahada Shay Allah ino xafido wali diinta odhan anakana Allah ina yelo kuwo walidkod baari unoqdo Insha Allah
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 Жыл бұрын
Ilahay abihiiis Ha u naxristo isaga na allah qalbiga Ha u qabojiyo
@calicabdullaahi2432
@calicabdullaahi2432 3 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso sida ay iisoo barbaariyeen anigoo yar ___.. ilaahow janadaada gali waaladiinteena
@farduusaabdisalan2874
@farduusaabdisalan2874 3 жыл бұрын
Ayub axmed Allah dartii ayanku jeclahay
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 3 жыл бұрын
Masha allah ilaahow Abaahay u naxariiso hooyadayna cimridherer iyo cibaado iyo caafimad sareecana sii
@sucadofarax6825
@sucadofarax6825 2 жыл бұрын
Subxanalah subxanalah walal ayuub Waa qiso xanuun Ilahey walidkeen dabigooda ha dhaafo Akhiro iyo aduunba inshalah
@bosska_channel5038
@bosska_channel5038 3 жыл бұрын
waxaann u Noolahay waa Dartood Wlahi, ilahay Cimri Dheer iyo Cibaaddo Suuban , Camal Saalaxaa Ayaann Salaadd Walba Rabi Wayne u Waydiiyaa, Ilahow Noo Barakee Walidiinteenn.
@mohansuudi4377
@mohansuudi4377 3 жыл бұрын
Masha allah Ayuub axmad dhiiri galiyaha aan ku faano 💗
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 жыл бұрын
alle hawnaxariisto isagana qalbiga haw qaboojiyo aamiin
@Amalhirad320
@Amalhirad320 3 жыл бұрын
Subxanallah that’s true nowadays ppl they don’t know how if parents is important value wlhi
@mydreamchannel3318
@mydreamchannel3318 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr jazaa walal ayub Ahmed
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 Жыл бұрын
Waliid ka wax ka qalisaaan Ma jiro😢 allah ha u naxristo hoyaday😢
@habibaali9801
@habibaali9801 3 жыл бұрын
Masha Allah my brother thank you SO much that is true💯👍
@axlaamdoodi8423
@axlaamdoodi8423 3 жыл бұрын
‏سبحان الله
@zeinabyussuf1991
@zeinabyussuf1991 2 жыл бұрын
(AABO INAAN KULA HADLAAN RABAA EE II IMOW ) nin weyni wadkii waa yaqaan illaahow naga dhig kuwa xaqa waalidka guto dhalinyarow tani waa lilcibrah
@abdimajidfarah7387
@abdimajidfarah7387 3 жыл бұрын
😭😭😭 wlahi waan ilmeeyay ax ilahaw noo wada danbi dhaaf Amiin yaa rab
@maherdjama3714
@maherdjama3714 3 жыл бұрын
Waa run macalin ayub waad Mahadsantahaý waa giso layable
@abuhamidalimualim3124
@abuhamidalimualim3124 3 жыл бұрын
بارك الله فيك شيخ ايوب محمد
@farhiyaapdirizak4708
@farhiyaapdirizak4708 3 жыл бұрын
Dar ilahyban kujeclhy wl❤
@mubarakapdi4876
@mubarakapdi4876 3 жыл бұрын
Asc wll ayuub aad baad u mahadsantahay wll ilaahay hanoo kaa daayo caqligana haku barakeeyo waa runtaa wll.
@kaltumabdirashidibrahim9946
@kaltumabdirashidibrahim9946 3 жыл бұрын
Walahi wax badan ba ka faidnay ilahey haka abaal mariyo❤🤍
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
😭 Subxanallah wa wax cibra qasho mudan
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 3 жыл бұрын
Jazakallah Ayuub Hore u soco walal.
@shukriaaden654
@shukriaaden654 3 жыл бұрын
Mashallah Suheb allah kuxiftiyo 💯💯💯💯
@aminismail6362
@aminismail6362 3 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah shukran brother true to your words.
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha Allah
@khaalidabdilahi9989
@khaalidabdilahi9989 3 жыл бұрын
وقضى ربك ألا تعبدوا الا إياه وبالوالدين إحسانا
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
Ilaahayoow waalidkeen aduun iyo aakhiro u naxariiso janadana ugu bishaareey 🤲❤❤❣💕
@cadaheyyare7994
@cadaheyyare7994 3 жыл бұрын
Masha Allah wall jakaakalah
@faatiyacali8008
@faatiyacali8008 3 жыл бұрын
Wlhi waa xanuun dadka igama duwana qof aan xiriir laleeyahay Jacaylka waalidka marna isbadali maayoh
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Suhayb saajid media❣
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 3 жыл бұрын
Ax ax 😭😭😭 Allaw u naxariiso walidkeeeen
@luulabdi7958
@luulabdi7958 3 жыл бұрын
xaqiiq waaye walky Alle ha ku xafido
@mizbil_faysal027
@mizbil_faysal027 3 жыл бұрын
Breakingheart 💔😭😭😭😭adban u jeclahay labadoda wllhi allow cimrigoda iidheree rabiyow 😫dadka qar wanblayaba hoyadood io abhod maqabkey dhigan 💔
@namiishaaqueen5674
@namiishaaqueen5674 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeyo ayub axmad
@kayfdegen6711
@kayfdegen6711 3 жыл бұрын
Abahy ilhy haa uu naxriisto hoyadynaa rabii haa ii daystoo 🤲🤲💋👑💋
@canabxaji241
@canabxaji241 3 жыл бұрын
Alla rabiyoow waa qiso xanuun badan
@fatimabushrabashiir7345
@fatimabushrabashiir7345 2 жыл бұрын
😥😪 رب إرحمها كما ربياني صغيرا
@quenraxma292
@quenraxma292 2 жыл бұрын
Wllken hada haw baari sameyo Aabihiis waqaf haw bixiyo hawso xajiyo hana u duceeyo allaha unxariisto Aabaha wllken qalbiga allaha u qabojiyo inagana alle baari haynaga dhigo
@munamohammed579
@munamohammed579 3 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@naimabashiir2071
@naimabashiir2071 3 жыл бұрын
That's true wllhi thnk u rabow Noda walidka intii dhimtyna u nxriso aamin
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah runtii waa qiso naxdin badan illaah waa lidiin teen ha ugar gaaro
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Masha allah walalkey igu qaliya hooyo iyo aabo wa qaali ☝️🤲
@HIBOQURUXSAN2745
@HIBOQURUXSAN2745 3 жыл бұрын
Walahi waa Qiso Xanuun Badan 😭😭😭😢😢
@khalidstudio2528
@khalidstudio2528 3 жыл бұрын
Wall kay waxaa thy qof wang san dad kana cilmi u kor dhiya dad kana ka dhiga waayo arag nolosha ku xayaad 🤴👏
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariiso aamiin Yaaaaaaa Allaah 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏
@horiyah6068
@horiyah6068 3 жыл бұрын
Allahu Akbar hooyo qof aan heesan aa dareemi karo buuska aay kujirto noloshaada hooyo waa darbi wax kasta kaaga aadan aabena waa maheen care your parents it’s your jannah❤️
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 жыл бұрын
Mashallah kuwaa xaqawalidka gartaa Allah hakadhigoo kuwayaaga iyo kuwamuslinkaaba
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 3 жыл бұрын
Subxanallah, Rabbi ha u raxmado aabbahaas. Dabcan waalidka marka uu na waco wax walba waa in aan joojinaa xittaa si kasta oo aan u mashquulsanahay. Mana jirto cid ka mudan waalidkeenna. Rabbi ha inna gaaransiiyo'e. Aaad baad u mahadsan tahay. Waanan kuugu hambalyeynayaa caqliga iyo garashada rabbi kugu galladay Ayub. Rabbi ha ku barakeeyo huuno.
@muhubom4515
@muhubom4515 3 жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan waad mahad san tahay macalin
@namiishaaqueen5674
@namiishaaqueen5674 3 жыл бұрын
Waalidjay ifka ugu jeclhy
@suleimanissack9509
@suleimanissack9509 3 жыл бұрын
Thank you brother
@suldananajmahappy37
@suldananajmahappy37 3 жыл бұрын
Aduuyadaan waxaan u jeclahay aabahy anoo abahay ii wacay maa wax kale ku mash quulaaa no no no
@Maryama_22
@Maryama_22 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ilaahayow ii dhowr Waalidkay Una dhowr intay u nool yihiin Una naxariso walidka Geriyodey
@ciiltireyussufali7826
@ciiltireyussufali7826 3 жыл бұрын
Waa qiso caajiib ah Ayuub Ahmed mahadsanid Walal qaali
@XARAGAALA
@XARAGAALA 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll ayuub
@munacabdi8787
@munacabdi8787 3 жыл бұрын
Aduunka walahi hooyaday u jeclahay la aanteedana dunidaan ma imadeen ilahay ka sakow ilahay waxan ka barinaa inan hooyaday ayadoo cafimaad qabtaa an dib u arkaa mar kale wan ka soo dheeraday wan oyaa marka arko qof hooyadiisa la jooga abaahay macan ilahay jano fardowso ha geeyo waa iga dhintay anigoo yar oo 8 jir ah aabo wan ku jeclahay jano fardowso allha nagu kulmiyo aaabo macan
@Dcm544
@Dcm544 3 жыл бұрын
Muna Allahuma Aaamiiin Qaali🤲🏻🤲🏻
@munacabdi8787
@munacabdi8787 3 жыл бұрын
@@Dcm544 qali aad u mahdsantahay🙏🙏🙏
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 3 жыл бұрын
Ilhay walidaky ha barkeeyo mom N bape ilhy caafimaad io cibaado suuban kuu waydiinya
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
wallhi waa qiso xanuun badan mahdsanid wllo qli
@user-yj9nr5mb3x
@user-yj9nr5mb3x Жыл бұрын
الله أكبر
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 3 жыл бұрын
Mahadsanid wl Rabi baan kamagan galay Waalid casinimo 😪 inta kusugana Rabi quluubtooda haku qooyo jacaylka iyo naxariista waalidkood🙏
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
Allah akbar
@raxmarazmi7093
@raxmarazmi7093 3 жыл бұрын
Ax waa qiso xanuun badan xataaa waligii qalbigiisa kama baxayso alle ha ka masaxo qalbigiisa 😭😭😭😭😭
@sahraramathan4371
@sahraramathan4371 2 жыл бұрын
Odaga geeri buu ku xukunaa, si kastaba wiilkaas ma is cafinaayo laakiin qadar baa socotay Alxamdulilaah Aabahay anigoo daryeelaayo iga dhintay aniga iyo walashay baa shacuurta uga qabeenay intaan masaajidka loo qaadin marka waalidkaaga hadey nool yihiin si fiican ula dhaqan si kastaba waalidka waa in baari loo noqdaa.walidiinteena Allah ha u naxariisto inta dhimatay iyo inta nool ba.
@Ahmedsomali53122
@Ahmedsomali53122 3 жыл бұрын
alxamdulilah waa sax weye walidka u daryeela wlhi hooyada iyo aabaha qof lamida ma heeleysid
@queensocial
@queensocial 3 жыл бұрын
Allow waalidkey baari i dhiga😭😭😭😭
@fariyaadaxmed2789
@fariyaadaxmed2789 3 жыл бұрын
Walalhy hooyo marka ladhaho waan iska ilmeeyaa Hooyo mcn ifka farxad iigu nolow
@abdulahiali-raad1802
@abdulahiali-raad1802 3 жыл бұрын
Aax waa Qisoo xanuun badan Runti Ilahay Hanaa Hanuuniyo
@amalabdi9344
@amalabdi9344 3 жыл бұрын
Masha allah
@bisharoabukar3116
@bisharoabukar3116 3 жыл бұрын
Asc Dear brother masha allah 😍 thanks allah Kuxifdiiyo amiin
@khaliilabdirizak1530
@khaliilabdirizak1530 3 жыл бұрын
Wlhy si kaste oo aan naag u jclhy marnaba ma dhacayso in aan ka jeclado walid key gabadh iska dhaf ee xita in aan la simo wayo ilhy iyo nabi mxmed markii laga so tago qaybta 3aad waxa iigu jira hooyo iyo aabo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@amiincabdoo7968
@amiincabdoo7968 3 жыл бұрын
One love Suhayb saajid
@sagalmaxamed7566
@sagalmaxamed7566 3 жыл бұрын
Alle hayina garasiyo xaqa waalidinteen😥😥😥😥
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
Subhanallah subhanallah 😢
@fadumoquruxwanaagchannel1601
@fadumoquruxwanaagchannel1601 3 жыл бұрын
Waa qiso murug xanbaarsan
@qadanbaashe8601
@qadanbaashe8601 3 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuna badanye 😭😭😭
@marianruun1157
@marianruun1157 3 жыл бұрын
😪😪😪😪😪 wlhi wa qiso xanuun badan
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariistee Aabahay cid aan ka jeclaa maysan jirin wuxuu sii mootan yahay 12 sano maalin uuna qalbigeyga soo galin ma jirto. Ilaahay waxaan uga baryayaa dhamaan Waalideen teen oo dhan inuu u naxariisto dhamaan toodba
@sacdiinaomar847
@sacdiinaomar847 3 жыл бұрын
Thankz ustaaad🥰🙏
@muunamuuse1360
@muunamuuse1360 3 жыл бұрын
Haye.wllo.qali.thanks.adevan
@husseinabdimohamed1075
@husseinabdimohamed1075 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo
@Degan15
@Degan15 3 жыл бұрын
Aabahey macan waan jeclaa waana jeclahay😭😭😭 isagoo laabteyda ku jiro ayuu geeriyooday, 5 november 2020 ilaa hada waan dareemayaa xanuun ifkana u jeclaa una jeclahay balse allah ayaa iga jeclaaday Allaha u naxariisto😪😪😪❤
@ifrahmousa1992
@ifrahmousa1992 2 жыл бұрын
Waa hadal.xaqiiqa ah walidkaa Cid ka wanaagsani ma jirto
@ayannaupdi7408
@ayannaupdi7408 3 жыл бұрын
Ax ax 😭😭😭😭
@clwahaabnadaara6405
@clwahaabnadaara6405 3 жыл бұрын
waa qiso cjiib ah 😭
@abdirazaaqahmed2813
@abdirazaaqahmed2813 3 жыл бұрын
AyubAxmed marwalba waan dhegystaa dhiirigelinta iyo qisooyinka cajiibka ah ed nala wadaagto allah haku xafido bro
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
Thank you 🙏
3 QOF NOLOSHAADA KA FOGEE - DURUUF ᴴᴰ┇Ayub Axmed
6:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 58 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,7 МЛН
QOF MARKUU KU QIYAANAYO SIDA LAGU OGAADO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
12:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
SU'AALO - SAAXIIBTAY MA OGA💔 MAXAAN SAMEEYAA -TALO Ayub Axmed
15:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 39 М.
NOLOSHAYDA QISOOYIN IGA YAABIYEY ᴴᴰ┇Ayub Axmed
9:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 33 М.
7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.
16:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 24 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 152 М.
SHEEKO TIME - QISO PRT 1
15:37
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 34 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
SIDEE KU GARTAA QOFKA II QALMA ᴴᴰ┇Ayub Axmed
10:14
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 70 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 6 МЛН