3 QOF NOLOSHAADA KA FOGEE - DURUUF ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 37,251

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

3 QOF NOLOSHAADA KA FOGEE
#AyubAxmed

Пікірлер: 160
@maxamedismaaciil6694
@maxamedismaaciil6694 3 жыл бұрын
Waakuduceyay wll aadba kujclahay wll
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
Qof kasta oo idinka mida Allaha ii aqbalo ducadiina intaas uun igu kaalmeeya Allaha noo wada dambi dhaafo
@maxamedismaaciil6694
@maxamedismaaciil6694 3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia insha allah wll imika casarba tagaya waakuso ducaynaya wll waxa tahay qof lagu daydo wll
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia illahay waxan kaga baryayaa in aduunyada farxad ad kunolato illaahayna raali kaa ahaado aduun iyo aakhiraba umurahagana allaha kusahlo o kheyr ah
@carafaadgymr8162
@carafaadgymr8162 3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia wllo alle ha ku sharfo 😻😻😻
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia amiine walaalo some to you
@farhiyaabdi5738
@farhiyaabdi5738 2 жыл бұрын
Ayuub waa nin maskax badan jazaaka allah wllo qli
@xaliimosacdiyo3288
@xaliimosacdiyo3288 2 жыл бұрын
ماشا الله هذه حكمة ومو عذة
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 3 жыл бұрын
Hadal wanaaggu waa sadaqo! Aad baad u mahadsan tahay. Rabbi nagama yeeelo dadkaas, noloshheennana alle ha ka ilaaliyo. Aad baad u mahadsan tahay Ayub. Barkow huuno
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
Shidalka nafteyda Ayub Ahmed barnamijka waxan kusuga sidii roob abaar dheer macalinka nolasha nolow walal qali jarmlka kasosalamaya Ayubow love you sake of Allah 🕊
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Like like Ayuub we love uuuu♥️💕💕💕💕😄ishaad Ka ttay
@hamze1234
@hamze1234 Жыл бұрын
Ayub Ahmed sxb ina aan si wayn u tageero thy hore usoco wax badan kaa faaiiday ..oo iga qarsoonaa ama aanan fahan sanayn .legend keep going🥀💞
@Mo.osman20
@Mo.osman20 3 жыл бұрын
Sxb aduunka waxa yaalo wax aan kuugu abaal gudo ma aqaan wax bdn baa noloshyda ka badashy fikir walbahaar murugo bay noloshyda qeeb kamid ah eheed waxaan daawaday vediogii ahaa SIRTA KUJIRTO 4ta AROORNIMO waxaan subax walba kici jiray waqtigaas aniga oo ilaahay baryi jiray wax walba oo iga maqnaa waan helay waxaan ka baahna owlaad waxaan ka baahna waxyaabo bdn waad idhiiri galisay maanta alxm everything i have alhamdullilah second mahada adigaa iska leh thank you you are a part of my life
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha Allah Alle hakuxiftiyo
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 3 жыл бұрын
Alla maxan ogahay dad badan oo nolosha igu nacay imikana dahab aan la ahay waa aduunyo wlhi ilahay khayrka hayna garan siinyo ilahay miisanka xasanadka hakugu daro wll
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Allah haku barakeyoo walalkey ayub axmed
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Jasaakumullahu kher Mahadsan my teacher dear
@abaganaabagana5828
@abaganaabagana5828 2 жыл бұрын
Asc. Maashaa Allaah. Ayuub Eebooboow. Qeyr. Allaha ku Siiyo. Dhamaan waxaad sheegtay. Wlh. Waa Xaqiiqo.
@zuhaabdi9327
@zuhaabdi9327 3 жыл бұрын
Mar kasta wn ku duceya wllo illahy hku sharfo labada daarodba
@kobeychannel3628
@kobeychannel3628 3 жыл бұрын
Tnxs walal qalii jazakallah kher
@indhocitizen539
@indhocitizen539 3 жыл бұрын
Wllkay Alle wxn kaga baryay Inu misanka xasandka Kugu darro♥️💯
@raxiimacabdilaahi207
@raxiimacabdilaahi207 3 жыл бұрын
Mmsha allah wl Allaha Ku xafido Adigiyo familykaba
@munamohammed579
@munamohammed579 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@FA-by8wp
@FA-by8wp 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi, Manshaa allah every time tolooyin maad u wanaagsan🙏🙏🙏
@engjubbaismail1978
@engjubbaismail1978 3 жыл бұрын
3 qof noloshaada ka fogee :1. Qof waalidkii caasi ku ah. 2. Qof aan sir kuu qarin karin. 3. Qof duruuf adduun kugu nacay. Qofkaasi soo dhaweyn malaha.
@suleimanissack9509
@suleimanissack9509 3 жыл бұрын
Shukran.
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 2 жыл бұрын
Mashallaah
@azmaraaj3977
@azmaraaj3977 3 жыл бұрын
I support more my brother I wish u happiness life Allah protect eveil eyes Successful insha Allah
@jowharad1437
@jowharad1437 3 жыл бұрын
Aad ayaaan kuu jecelhy ilhy amarkiis ❤ If iyo aakhiroba ilhy haku barakoeyo wll
@umlkhayrabdiumlkhayr743
@umlkhayrabdiumlkhayr743 3 жыл бұрын
Masha Allah Jazaka Allah khayra
@fatimaxayaat1184
@fatimaxayaat1184 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllky ayuub Ahmad Allah karaameeyo
@zakifayzalmedie1288
@zakifayzalmedie1288 3 жыл бұрын
Waad mahad zanid
@aishahassan9644
@aishahassan9644 3 жыл бұрын
Walaahi waa sax Waxaa hubaal ah hadaa waalidkaaga Baari u tahay waa hubaa waad guulesanesaa runtii
@habibaali9801
@habibaali9801 3 жыл бұрын
Masha Allah my brother thank you SO much🙏👑🌷🌟🏆💯👏👍👌
@aadanwarsme1140
@aadanwarsme1140 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll macan jazaakallah
@aishahassan9644
@aishahassan9644 3 жыл бұрын
Ilaah ha ka awaal mariya janada fardow
@munamohammed579
@munamohammed579 3 жыл бұрын
مشاءالله تبارك الله
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 3 жыл бұрын
Jaskumulahu khyrn intad u howlantahay bulshadada intad fikirkeda dhisayso ama aad tosinayso😍❤💯thanks you wllky Ayuuub
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 3 жыл бұрын
Jazaakallahu khayr ustaad
@ciilowomarmohamed7679
@ciilowomarmohamed7679 3 жыл бұрын
Jezakuma Allah qeer bro
@munnaabdala9332
@munnaabdala9332 3 жыл бұрын
jizaakallahu kheyr walal
@maxamedismaaciil6694
@maxamedismaaciil6694 3 жыл бұрын
Macalinka nolosha alle ha ku xifdiyo aakhiro iyo adunba
@fadumoduranfudumocdy1960
@fadumoduranfudumocdy1960 3 жыл бұрын
Sax waye thanks walaal
@dekohassan8259
@dekohassan8259 3 жыл бұрын
Masha alaah wlle mahadsanid
@aqyaarabdullahi9487
@aqyaarabdullahi9487 3 жыл бұрын
Waa sax masha allaah
@canabxaji241
@canabxaji241 3 жыл бұрын
waa mahad satahay wllo
@hoodoyousuf5606
@hoodoyousuf5606 3 жыл бұрын
Msha allah wllo allah keep you
@SomaliaStudioRap
@SomaliaStudioRap 3 жыл бұрын
Masha alaah
@seynabmaxamed953
@seynabmaxamed953 3 жыл бұрын
Thanks wll qaali
@abdirahmandaacad2474
@abdirahmandaacad2474 3 жыл бұрын
Thanks my teacher
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 3 жыл бұрын
Ayuub Allah ku xifadiyo mashallah
@raxmomaxamed9104
@raxmomaxamed9104 3 жыл бұрын
Walal illahey haku dhawro cimri dheer caafimad iyo cibaado suuban allaha kusiiyo macalinka nolosha
@aishahassan9644
@aishahassan9644 3 жыл бұрын
Man sha laah
@rahmojeen1187
@rahmojeen1187 3 жыл бұрын
Manshalah motivationkaga aadbaan u tageera runtii alaha ku barakeyo
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Labada qof ee ah midka weldulela ah io kan duruufta umaleyo inu qofka lo qorey waxn ka necbahey maba arkyo wlhi caasi walideynka tiisa asga arkayo somhn cidkle ciqabtas magareyso allh naga koriye
@apdiqanimohamed2991
@apdiqanimohamed2991 3 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcoxasan1266
@nimcoxasan1266 3 жыл бұрын
Mnsh allh wll Nala jecel wnaga jasaku laahu khayran
@saidaluul9032
@saidaluul9032 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah illaah hakaa abaal mariyo mahadsanid
@sabiqazakaria3160
@sabiqazakaria3160 3 жыл бұрын
Been mahaa💯💯
@sumayoabdulahi87
@sumayoabdulahi87 3 жыл бұрын
Thank u for you shared
@munnaabdala9332
@munnaabdala9332 3 жыл бұрын
masha allaha walal allaha ku xifdiyo
@munamohamedsitey7276
@munamohamedsitey7276 3 жыл бұрын
insha allh wllkey alle haku barakeyo wax badn ba ka faiday🙏🙏
@nimcocali697
@nimcocali697 3 жыл бұрын
Run badanaa ustaadkan mnsha allah
@abdinaasiraadan9670
@abdinaasiraadan9670 3 жыл бұрын
Keep going my ustaad
@cabdullahiyusufcabdulle973
@cabdullahiyusufcabdulle973 3 жыл бұрын
M.a allah ha xafido
@farxiyaibrahim7112
@farxiyaibrahim7112 3 жыл бұрын
Waa run taa wllkay
@khadarmohamed8161
@khadarmohamed8161 3 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyay like please suhayab
@zainabelmi9058
@zainabelmi9058 3 жыл бұрын
Asc wll Ayub
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 3 жыл бұрын
Waxaan aad kuugu raacsanahay oo aan qirayaa ''3Daa aragti ee aad aadka u faahfaahisay sida xigmadaysan'' Waa in uu qofku ka fogaado. Waxaa ku jirta badbaadada ruuxa shaqsiyadiisa....Maanshaa ALLAAH.. Aadbaad ugu mahadsantahsay baraarujintaa ama ka digidaa wanaagsan.....
@cabdiwahaabmaxamed525
@cabdiwahaabmaxamed525 3 жыл бұрын
Manata waxaan noqday qofkii ugu horeeyay daaway
@areysadam5171
@areysadam5171 3 жыл бұрын
Ahlu jana allh kaa dhigo wllky mcn
@mrmk5771
@mrmk5771 3 жыл бұрын
Thanks brother
@Muna2187
@Muna2187 3 жыл бұрын
Waa sax wllo
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 3 жыл бұрын
Mnshaa llh
@kush_kusheey1984
@kush_kusheey1984 3 жыл бұрын
Xaqiiq ♥️🥰
@azhaarosman2660
@azhaarosman2660 3 жыл бұрын
Shukran risaladada
@ayaanabdi349
@ayaanabdi349 3 жыл бұрын
That is true my brother
@KINGCABAAZ
@KINGCABAAZ 3 жыл бұрын
Keep going ayub axmed
@zihaamabdirazak963
@zihaamabdirazak963 3 жыл бұрын
waad ku mahadsanthy wllo video qiimaha badan ee aad nala wadaagto
@maxamedsayid4870
@maxamedsayid4870 3 жыл бұрын
Wll waad mahadsanid axmed suhayb saajid su al sida loo ilaaliyo bicda dharka
@ashaburale3279
@ashaburale3279 3 жыл бұрын
Mashaallah
@ciiltireyussufali7826
@ciiltireyussufali7826 3 жыл бұрын
Alle haku siyaadsho cilmigada
@keyfladan673
@keyfladan673 3 жыл бұрын
My wlky ayub thanks inbdan insha allaah next video iyo qisada wan ka sugeynaa insh allaah
@husseinabdullahi5728
@husseinabdullahi5728 3 жыл бұрын
Suheyb guleyso ustaad
@ikrancali1671
@ikrancali1671 3 жыл бұрын
Wan ku faraxsanahy inan ahay qofkii u horeeyay waan ku tageera wllky keep going
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 3 жыл бұрын
Bidaar love
@maariyaxajiabshir7938
@maariyaxajiabshir7938 3 жыл бұрын
Wallhi aniga ah qof aan sir qarinkarin wiilka aanxirirkalahayn wuigatagay anigana waxn iswaydiinjiray sawapta Lkn Wallhi aniga igama ahayn rufyanimo kaliya farxad darteed asxabtayda ulawadagijiray Lkn asiga inay sir ahaato ayuujeclaa Lkn hada walagasogudbay mnta ogaday wll suhayb allahakaaralinoqdo i.a waanoqonayaa qof sirta ilaliya allahaigadhigo qof wanaak san
@namiishaaqueen5674
@namiishaaqueen5674 3 жыл бұрын
ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ
@leggendabdihakinmoh703
@leggendabdihakinmoh703 3 жыл бұрын
Saxiiq
@niconiconi6355
@niconiconi6355 3 жыл бұрын
Maansha Alaah ilaahey ha ku xafido adiga iyo reerkagaba Anigu hada kahor Ayaan lacag ini iga weeyn kuraacay walow aankala tagnay waxan kunacay ragii iyo guur dambe lacagtu farxad magoyso
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 3 жыл бұрын
Huuno Waa Cashsr aad baratay Ee horay u soco Qaali. Maanta khibrad ayaad ka haystaaa. Mida kale Waa Wax ku qoornaaa Ee Rabi Talaadada u dhiibo
@faadimoyousuf711
@faadimoyousuf711 3 жыл бұрын
Rabi haku dembi dhaafo
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 3 жыл бұрын
Of course
@aishahassan9644
@aishahassan9644 3 жыл бұрын
Hadal xikmad leh
@youngtaawul5323
@youngtaawul5323 3 жыл бұрын
Reality ka hadashay ustaad❤❤❤
@Muna2187
@Muna2187 3 жыл бұрын
Illahey intii xun bari ha ka dhigo
@indhocitizen539
@indhocitizen539 3 жыл бұрын
Am first 🥰🙏
@bedriafaisal6663
@bedriafaisal6663 3 жыл бұрын
I like❤
@faniofficial6546
@faniofficial6546 3 жыл бұрын
Powe wlHya wax garad tahay allHa sharF iYo ciso ha ku siiYo
@nouserthischannelknowjustn834
@nouserthischannelknowjustn834 3 жыл бұрын
Aad baan kujeclahay wllo
@jamamohamedhirsi6804
@jamamohamedhirsi6804 3 жыл бұрын
Waan kutaagersanahat
@sucdifarah467
@sucdifarah467 3 жыл бұрын
Ilahey hanaga Magan galiyo
@jaarikpro9138
@jaarikpro9138 3 жыл бұрын
Shuran wlo
@Saajidshow
@Saajidshow 3 жыл бұрын
Macalin video yada inta I soo gaadhay waa iska jira dadkaas xoogaa dhanka kale maad noo eegtid Umadii dhan ba shaki naga gali rabee
@laylacali9992
@laylacali9992 3 жыл бұрын
WAS
4 IS BAR - QOF LA ISTECMAALO HA NOQON ᴴᴰ┇Ayub Axmed
3:53
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
3 ISKU QIIMEE - ISU NIYAD DHIS ᴴᴰ┇Ayub Axmed
14:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 65 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 59 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
12 LAGU GARTO MARKA QOFKU BEEN KUU SHEEGAYO ᴴᴰ┇Ayub Axmed
13:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
NAFTAADA 80% ᴴᴰ┇Ayub Axmed
9:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 26 М.
GABAR AYAAN IS RAACNAY QISO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
8:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
XARIGA ISKA JAR - CHANGE YOUR MINDSET ᴴᴰ┇Ayub Axmed
16:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
قصة إنسان ترك شيء لله وانصدم بعوض الله له | فهد البشاره
21:55
3 GUUSHA LAGU GAARO ᴴᴰ┇ Ayub Axmed
15:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
5 90% Qofka Farxad ka raadiya xor ma aha
12:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 91 М.
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 4,3 МЛН
我说我不是故意的,你们信吗
0:25
侠客红尘
Рет қаралды 19 МЛН
Никогда не убивай это существо! 😱
0:28
Роналду совсем другой! 😱
0:45
КиноСклад
Рет қаралды 8 МЛН
My daughter always appears at the most critical moments
0:35
昕昕一家人
Рет қаралды 31 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 15 МЛН
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 4 МЛН