3 DHABTA JIRTA WAJAH QOFNA HA ISKU DAALIN

  Рет қаралды 85,393

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

3 dhabta jirta wajah, runtajirtee kharaar oo adag ayaa ah wadada aan ku horumari karno.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 220
@m.13mediaproduction40
@m.13mediaproduction40 2 жыл бұрын
Macalin alleh janad alleh ha inagu kulmiyo muslinka dhamaantii
@abdifatahahmed4862
@abdifatahahmed4862 2 жыл бұрын
Summery 1: Qofka an ku cajabin Wakhti haku lumin 2: Hadafkaga Gaadh talada Allena ku Qanac 3: Nolosha Casharo ka Baro Waan IDIN jecelahay Dhamantiin ❤️🥰❤️🥰
@wolfox_yt1780
@wolfox_yt1780 Жыл бұрын
Åka e
@maaido8268
@maaido8268 Жыл бұрын
T
@MunaYassein-vp6vj
@MunaYassein-vp6vj 3 ай бұрын
Xaqiiq wllhi
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
Video walba oo Aad soo duubto oo aan wx kafaaidin majiro Alle haku sharfo wll
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 2 жыл бұрын
Thanks ustad markasta mxe uga muuqata ina ka hadasha Isla markas waxa qalbigega ku jiro cajiib !! your the one and only dhirigaliyaha nafteda iyo dhaman dadka🙏
@khadardaacad9873
@khadardaacad9873 2 жыл бұрын
14 person m.a tnkz mclin❤️
@aliizamohan702
@aliizamohan702 2 жыл бұрын
Masha allah walal ayub wax badan ayaa kaa barty alle ha kaa abalmariyo dhirigalintada🙏💙
@maxamedamed4180
@maxamedamed4180 2 жыл бұрын
Runtaa
@nimcoomar9239
@nimcoomar9239 2 жыл бұрын
Wll waxaa rabaa inaad kasoo hadasho sxbka xun sida looga fogaado ee marba waji kuu muujinaya guulahagana ka xumaada
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad , Allah ku sharfo🤲🤲🤲
@252soomali
@252soomali 2 жыл бұрын
Illahay janada hagaa waraabiyo wll ayuub♥️♥️
@BaroEnglishwithSadio
@BaroEnglishwithSadio 2 жыл бұрын
MashaAllah ustad. Asxapta waxan idinku cashumaya barashada LUQADA INGRISIIGA WELCOME💖🙏
@omarsugule8534
@omarsugule8534 2 жыл бұрын
War ninyahow waxaa burinaa waxa naga maqan……….good job!!!
@khadroahmednur8296
@khadroahmednur8296 2 жыл бұрын
Jazakallaahu alfa khyr wll sidaad noo dhiiri galiso Illaahay hakugu abaal mariyo
@zuhaybmukhtaar897
@zuhaybmukhtaar897 2 жыл бұрын
AllaH Ha Ku XafidoH MacaLinkaygiH
@faawaynchannel5889
@faawaynchannel5889 2 жыл бұрын
Ustaad wa mahadsnatahy maalma dhow aya kuso biiray kanaalka waxbadan ayan ka faiday runti Ee Ustaaad meela kala xariira maheli kara ado Raali ah
@abdinajibmohamed8794
@abdinajibmohamed8794 2 жыл бұрын
Ayub masha allah ustadi xafidahullah wlh wxbdn kafaideystaaa
@hamdimohamedadan7867
@hamdimohamedadan7867 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid wll wllhi waxbadan baan kaa faaiday Alle hakaa abaal mariyo
@somalilegend7588
@somalilegend7588 2 жыл бұрын
I.a ustaad khayr allah hakusiiyee waan kaa sugaynaa ducooyinkaa i.a nahadsanid 😍😍😍😍😍😍
@ayanmohamedeman4817
@ayanmohamedeman4817 2 жыл бұрын
Masha Allah wllky ayuub جزاك الله خير
@najmoismailiman2187
@najmoismailiman2187 2 жыл бұрын
Thanks Ustaad Eebe haku xifdiyo
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 2 жыл бұрын
Mash allh best teacher of Somali ustaad an MOTIVATION excellent allh kuxafido
@queentaska9133
@queentaska9133 2 жыл бұрын
Masha Allah waxad tahay walal aan wax badan ka faaiidey Rabi ha ku xafido
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 2 жыл бұрын
الحمد للهilaahay hakubarakeeyo naf iyo maalna alaha kubarakeeyo
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 Жыл бұрын
Legend you are i want to become like you very soon i want to transform the lifes of millions of somalis to reach their potentiality
@user-wt7qm2ql1g
@user-wt7qm2ql1g 7 ай бұрын
Subxaanaka yaa cadiimu, Allah yaziidek alfahm, cilm mashaallah jezaakumullahu khayren jeza
@zakariyemacalinmaxamuud77
@zakariyemacalinmaxamuud77 2 жыл бұрын
m,a wlhi waxbadan ka fIDEY XAQIIQ THNKS MAHADSANID
@drraxmoofficialchannel6132
@drraxmoofficialchannel6132 2 жыл бұрын
Masha allah wa xaqiiqo midas jazakallahu qeyran
@ayanothman4963
@ayanothman4963 2 жыл бұрын
Masha'Allaah. Jazaakallaahu Khayran wllkay 🙏
@faatimajamaaal6456
@faatimajamaaal6456 2 жыл бұрын
Mnsha allah ustaad allah hku shrfo
@samiramohamed251
@samiramohamed251 2 жыл бұрын
masha allah wll allaha ku barakeyo waan ba ku dharar sada vido ga xiga ee aad soo glneso waqtiguu yahay
@munocali3093
@munocali3093 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah hakuxifdiyo
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu 9 күн бұрын
Ilaahow werwerka iyo walaaca farabadan Ee iga haysta Iga kor Qaad😢waan Qalbi jabanahay Lkn Waan aqbalaya Hubaalna waa ka Gudbayaa😢
@hipoabdillahi1259
@hipoabdillahi1259 2 жыл бұрын
mnsha alllh nolosha dhan waaba imtuxaan mahdsanid ustaad
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Ustaad masha alah ilaahay ha ku xifdiyo waayo arag waxaa tahay waxyaabo badan soo ogaaday
@adanmaxamed93
@adanmaxamed93 2 жыл бұрын
Ustaad wad mahad santhy 💯💯💯💯
@fadumaali7263
@fadumaali7263 2 жыл бұрын
Masha Alah alxamdulilah a-laha ku xifdiyo ayuub
@hamdakafiya5482
@hamdakafiya5482 2 жыл бұрын
Masha allah jazaka allah kheir ustaad ducooyinka wan ka sugyna
@deeqodaganibrahim7634
@deeqodaganibrahim7634 2 жыл бұрын
Mashaa alllah tabarkallaah mahadsanid walle
@faizaadan8152
@faizaadan8152 2 жыл бұрын
mansha allha wllo ayub max badan ayan kafaiday
@abdirizaksuldan7392
@abdirizaksuldan7392 2 жыл бұрын
Wcsww ustaad sharf badn wll qali ayuub jazakallh qyer alle ha ka abaal mariyo alla yaxfdkumaa 🙏🙏🙏🙏
@sumayosaciid5783
@sumayosaciid5783 2 жыл бұрын
" maşallah tabarakallah wall adigoo mahadsan Duadaa noo soogeli
@deeoqodagan-pv2vu
@deeoqodagan-pv2vu Жыл бұрын
Wllhi waad mhdsntahay ustaad wax bdn ayaan kaafaaiiday oo aan kabartay nolosheyda oo idilna iska badalay shukran inbdn cimridheer io cibaado suuban kurajeynaya l.a dhiirigaliyeheyga💯🤲🏻
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku barakeeyo farxad aan fhamaan ku waar🎉
@anfacmaxamed8155
@anfacmaxamed8155 2 жыл бұрын
Masha allah ducooyinkaaa aadban ugu bahanahey
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Maashallh teacher Alle haku barakeeyo 🥰
@cabdiwasaccabdiraxman3444
@cabdiwasaccabdiraxman3444 2 жыл бұрын
Asc first person Thank you very much
@hooyomcnallownoodaa944
@hooyomcnallownoodaa944 Жыл бұрын
Msh allh alle khayr ha kusiyo
@khalidabdi9408
@khalidabdi9408 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllky ayuub
@habonibrahim1795
@habonibrahim1795 2 жыл бұрын
Thank you Ayub Ahmed keep going
@sucadaacabdi4782
@sucadaacabdi4782 2 жыл бұрын
Yes anigaa uhoreyo mahadsanid ustaad
@ikranmohidiin4546
@ikranmohidiin4546 2 жыл бұрын
Masha Allah macalinka nolosheyda alle hakaa abaal mariyo insha allah
@maryanawessmaxamed4289
@maryanawessmaxamed4289 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub allah ikaa xafido
@ubahmohamed6925
@ubahmohamed6925 2 жыл бұрын
Mansha allah ustataad
@galeahabudelah7779
@galeahabudelah7779 2 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay usatada 🙏❤️
@hoodoabdilahi154
@hoodoabdilahi154 2 жыл бұрын
Bast my techear ayuub waa qof ka noloshyda badaley wlhi Alle haku xifdiyo
@laylacabdi5635
@laylacabdi5635 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigeliye
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 Жыл бұрын
Alhamdulilah wan xasuusta nimcooyinka aanhysto e wayn wanan nafisa
@nuurabdirahman4850
@nuurabdirahman4850 2 жыл бұрын
First comment runtii wn kufaraxsanahay I like this channel ❤🥰✌
@safiyoxuseen1967
@safiyoxuseen1967 2 жыл бұрын
Sax waye masha allh wll
@qaaliyeey3729
@qaaliyeey3729 Жыл бұрын
Alxamdulillaahi Rabbil Caalamiin Thank you ayuub
@hodanabdi2863
@hodanabdi2863 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@samsamali4206
@samsamali4206 2 жыл бұрын
M.a thank you our teacher ❤️
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Alxmdulilaah calaaakii xaaalaaa😊
@hamzamoktar5186
@hamzamoktar5186 2 жыл бұрын
Mansha Allaha horay usoco huno
@nashaadmohammud9567
@nashaadmohammud9567 2 жыл бұрын
Abti mahadsanid in badan
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 2 жыл бұрын
Mansha allh horay usco walaal
@shamsahussein1045
@shamsahussein1045 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah
@aminomar6529
@aminomar6529 2 жыл бұрын
Jazakallah khyr, Thanks
@drqeyria8874
@drqeyria8874 2 жыл бұрын
Aadaa u mahad santahay walal ayuub
@hassanmucalim6811
@hassanmucalim6811 Жыл бұрын
Mashalaah ayuub
@midowgaafrika3151
@midowgaafrika3151 2 жыл бұрын
Masha Allaah jazakalaah kheere
@aahonoor1028
@aahonoor1028 Жыл бұрын
Maashaa allaah aad baan ugahelaa dhirigelintada
@hodanaadan1403
@hodanaadan1403 2 жыл бұрын
mnsha Allah thank you a lot 👍teacher
@hanaabashiir3205
@hanaabashiir3205 2 жыл бұрын
Ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo wlahi walaal wax badan kaa faaiiday Allaha kaa abaal mariyo
@katrakhalif9798
@katrakhalif9798 2 жыл бұрын
Macalin mahadsanid🌷🌷🤗
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allah thanks 🙏
@malikbuntu5177
@malikbuntu5177 2 жыл бұрын
Ustad qeyr allaha ku siiyo alxamdulilaah waxba igama haleysno lkn xabsi aanku jiraa iso duceey
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdilahiosman7840
@abdilahiosman7840 2 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantahy wll
@faraxmaxamed2731
@faraxmaxamed2731 Жыл бұрын
Shukran wll
@walaalmubarak1269
@walaalmubarak1269 2 жыл бұрын
manshalah qodob baad ka hadashay allaan ku dhaartaye
@hindabashiir7682
@hindabashiir7682 Жыл бұрын
masha allah shukarn wllky darilahay ayaan ku jecelahay wlhi wayo taloyin fican ayaan ka faiday alle swt jantu fardow sa haku gu arsaqo insha allah kheyr 😥💌😍
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Maan sha allaah baaraka mahadsanid
@nicimaraage2081
@nicimaraage2081 Жыл бұрын
Dhiirigaliyaha noloshayda ayuub alle haku barakeeyo aduun iyo akhiraba 🤲
@umuyahye5389
@umuyahye5389 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@habibajibril1677
@habibajibril1677 2 жыл бұрын
Thanks for your advice brother
@hoodoshiiqiye8480
@hoodoshiiqiye8480 2 жыл бұрын
Masha allah wll hore usoco
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ayaanibrahim9306
@ayaanibrahim9306 2 жыл бұрын
My teacher ❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Thanks for sharing Ayub
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 2 жыл бұрын
Hormar wacaN wllka✊❤
@roblehfatouma1651
@roblehfatouma1651 2 жыл бұрын
Keep going brother thinks
@aliaamoha8229
@aliaamoha8229 Жыл бұрын
Thank you for your amazing motivation
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 2 жыл бұрын
Mi role modeL thanks macalin🙏🙏🙏🙏🙏
@shukriahmed78
@shukriahmed78 2 жыл бұрын
Mansh allaha wllo
@abdullahiibrahimisack5518
@abdullahiibrahimisack5518 Жыл бұрын
Shukran ustad
@safiadanahmed5035
@safiadanahmed5035 3 ай бұрын
Shukran bro
@fadumaomar9358
@fadumaomar9358 6 ай бұрын
Jazaa kalaah qayra
@YussufMohamed-bg4mf
@YussufMohamed-bg4mf 2 ай бұрын
M a saxib Allah ku hifdiyo
@shamsomaxamud950
@shamsomaxamud950 Жыл бұрын
macalin wax badan aakafaidey guleso marwalba wlll qali nolashu kumacisho❤😥❤❤👏🥰
8 MAXAA XAL U AH NOLOSHAYDA?! MA KU DAASHAY❤
9:09
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 60 МЛН
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan
16:13
Dr cafimaadka Qoyska
Рет қаралды 38 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 7 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO FREE COURSES
Рет қаралды 60 М.
GABADHAA JECESHAHAY - HA ISKU DHEJIN ᴴᴰ┇
11:56
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 91 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 83 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 131 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН