Daawo. Dadka Noloshaada Neceb Sadex Kula Dhaqan

  Рет қаралды 38,657

Dr cafimaadka Qoyska

Dr cafimaadka Qoyska

4 жыл бұрын

Пікірлер: 90
@drabdilahi4159
@drabdilahi4159 4 жыл бұрын
Dr aadbaad umahadsanthy waligay ismaan lahayn cadow bad leday lkn imika cadowo dhowra ayaan yeeshay qaar xafada ila jooga iyo qar dabada ahba waliba kuwa guriga iigu daran dadka qof xunbay iga aaminsi yeen waxkale igumay nicin waxan xanunsanaya 5 sano imika dawona ma helin xanun calosha IBS kas o iga reebay Ragan saxipada ahayn oo aan mararka qaar gurigaba uga bixin انم النصر قريب imika guul iyo cafimad iyo horumar ayan iso carfysa commentiga aan maanta qorayo waligii ma baaba ayo lkn mar aan guul gaadhay ayaan akhri san doona insha lah dr adna kalmadaha aad sheegty wan samaynaya dhamaan umadda islaamka ii so duceeya inuu ilaahay icaafiyo wa malinti u horeysay aan dad ka codsado duco ....وب الله توفيق
@drcafimaadkaqoyska
@drcafimaadkaqoyska 4 жыл бұрын
King of Africa walaal caafimaad soo deg dega ayaan ilaahay kuu waaydiinay Naftada ilaali kuna noolow nolol xor ah. Jeclow oo ku xidhnow rabikaa waxad helidoontaa xasilooni, farxad iyo cafimaad waara insha allah
@drabdilahi4159
@drabdilahi4159 4 жыл бұрын
@@drcafimaadkaqoyska aaamiin aamin dr aadbad u mahad santhay ilaahay miisanka wanaagyadiisa hakuugu badalo sidaad dadka ula dadaalayso oo ad u barayso waxa aduun yada iyo aakhiro anfacay kalmadahaad so dhigtay wa kalmado xiligoodi aad iiso dhigty khayrbaan ku Rajaynaya marna Nolosha weynu wada kulmi guuuuul guuul
@sacdiyaali833
@sacdiyaali833 4 жыл бұрын
Ilahay ha Ku caafiyo walal
@zamzamjamac2571
@zamzamjamac2571 4 жыл бұрын
IlAahy caafimaad dagdaga haku siyo
@saidsalat284
@saidsalat284 4 жыл бұрын
king of Africa Albani illah caafimad taama haku siiyo wll adiga iyo intii muslim ah ee xanuunsan
@umucaaisha5790
@umucaaisha5790 4 жыл бұрын
Guuuuul kunoolaaw Dr insha allah👍💚
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Waa run wxd ka hadashay.Anigey igu dhacdey wan u aamusey markasey daaleen maxa yeeley siyabo dodban aya ley dhibey anigana danaheygan ka raacdey
@hamdiali4110
@hamdiali4110 3 жыл бұрын
SidAa fcn
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 4 жыл бұрын
Asc Dr, waan sameyey sidan mar hore dhanka cadaan aan la shaqeeyey qaar baa dad xun ah oo markkey ku arkaan in aad lasinaatey nolo shooda ka xun .kufri xasad waaye ee hala ogaado.
@user-bt6vb6fr9c
@user-bt6vb6fr9c 2 ай бұрын
Waligaa guleso diktoore❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 4 жыл бұрын
Jisakalaah khayr waxaan markasta soo jeedintaada ka helaa talooyin aan aad ugu baah nahay. Cimri dheer iyo Caafimaad qab ayaan alle kaaga rajaynayaa insha allaah. Guul iyo Farxad ku noolow ilaahay idankiis. Aduun iyo Aakhiroba Alle haku xafido. Khayr badan ayaan alle kaaga rajaynayaa insha allaah. Mahad sanid
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
L0 l
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
0
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
L0 L0 L0 L
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
L0 00
@macalinmaxamuud9705
@macalinmaxamuud9705 2 жыл бұрын
Wcys dhaqtar wad mhsanthy
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Igu dhig inan cadow gayga aan ka neefin ✅
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Subxaana laah hada cadowgu aadbu ubatay
@madiinamuusa8747
@madiinamuusa8747 4 жыл бұрын
Dr ka caafimad ka qoyska masha Allah ilaahay hayno ka daayo waxan ka faaiidna wax badan mahadsanid wllo qaali khayr badan Allah haku siiyo
@mahadhussein283
@mahadhussein283 4 жыл бұрын
Mahadsanid doctor
@zamzamjamac2571
@zamzamjamac2571 4 жыл бұрын
Ilaahay janda haku kugeeyo wll talo ficana nasisa
@saynabhirabe3984
@saynabhirabe3984 2 жыл бұрын
Maasha allaahi allaah hakuxafido walaahi waxbadan ayaat iifaa iideysay
@burcolyrics5206
@burcolyrics5206 2 жыл бұрын
Ustaad aad iyo aad ayaan kuufu kalsoonahaya caawana markii 10 ayaan kaa faaidayskay jasakalah
@fatimashafici7736
@fatimashafici7736 3 жыл бұрын
Waruntaa wll khayr alle hakusiiyo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
Absolutely
@deeqamohamed4679
@deeqamohamed4679 4 жыл бұрын
Thnks ditore wa run arintas wlhi wa sax
@shukrishiinasheikhsahal1361
@shukrishiinasheikhsahal1361 4 жыл бұрын
Dr runtii aad ayaa u mahadsantahay waxaan rabaa in aad aqriso quraalkan
@xamdimaxamud5606
@xamdimaxamud5606 4 жыл бұрын
Waa mahadsanthay dr guuleyso
@abdishakurkayse5022
@abdishakurkayse5022 4 жыл бұрын
Doctor xagaad jogta horta lilahy khyr haku siiye
@hodanc6255
@hodanc6255 4 жыл бұрын
Dhakhtar inu yahay sey ku ogaden qof an loba jedin cajib
@Hoyo_miaadNastexa
@Hoyo_miaadNastexa 4 жыл бұрын
Masha alah jazaakalah
@ikrammohs7363
@ikrammohs7363 3 жыл бұрын
Walha xaqiiq kahadashay thank you
@munafaysal1875
@munafaysal1875 4 жыл бұрын
Mnzha allh dr aad iyo aad ugu mahadsan thy sida ficn ee bulshada u dhirigeliso ale cafimaadka hakuu siyaadiyo
@bisharomaxamed1558
@bisharomaxamed1558 3 жыл бұрын
Thnks walal mcn
@bisharomaxamed1558
@bisharomaxamed1558 3 жыл бұрын
Thnks walal mcn
@shukriali3334
@shukriali3334 3 жыл бұрын
Jizakalaahu khayr walaal wax badan ayaan kaa faaiiday
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 3 жыл бұрын
Masha allah keep going
@farxiyoosmn6472
@farxiyoosmn6472 4 жыл бұрын
Aad&aad xaqiiiq dr thnks
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Wan ku salaamay aniguna
@bisharomaxamed1558
@bisharomaxamed1558 3 жыл бұрын
Ale haku xafido wllkey qali
@asiyamuuse3947
@asiyamuuse3947 3 жыл бұрын
masha allh thnks dr
@mukhtarabdukadir2049
@mukhtarabdukadir2049 10 ай бұрын
Thanks dr
@cabdixakiim4903
@cabdixakiim4903 3 жыл бұрын
Ayaan ku rajeyaa
@cabdixakiim4903
@cabdixakiim4903 3 жыл бұрын
Guul
@ayaanjama9129
@ayaanjama9129 4 жыл бұрын
Thanks DR
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 3 жыл бұрын
Masha allah waa run walahi
@nuuramaxamed9458
@nuuramaxamed9458 4 жыл бұрын
Shugran wllo
@qatraabdi4479
@qatraabdi4479 2 жыл бұрын
Mashalh keep going
@hhdismael1287
@hhdismael1287 3 жыл бұрын
Masha allaaha jiska khayer dr🙏🙏👍
@deqaali9727
@deqaali9727 3 жыл бұрын
Shukrn wll wa talo waxa ku oolah
@hoodoabdi2148
@hoodoabdi2148 4 жыл бұрын
Waa arin fiican
@cabdixakiinxuseenfaarax-ns3vr
@cabdixakiinxuseenfaarax-ns3vr Жыл бұрын
Man allh alle haku dhawro
@xiiscumar1928
@xiiscumar1928 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅✅👍👍👍👍👍
@mulkimire6250
@mulkimire6250 4 жыл бұрын
Asc doctors
@innocentgirl9984
@innocentgirl9984 3 жыл бұрын
Walahi tan Aniga ayee igu dhacday ciil badanaa
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Mxaa ku helay wll
@hodancabdi4111
@hodancabdi4111 3 жыл бұрын
Cadowgaga waxa logu dhashta dhux tagogo
@mulkimire6250
@mulkimire6250 4 жыл бұрын
Thank you so much dr.
@khaalidsports9758
@khaalidsports9758 4 жыл бұрын
Mahad sanid
@liibaanali2843
@liibaanali2843 4 жыл бұрын
Jazakumul Allah qeer wll
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 4 жыл бұрын
Aadbaad Umahadsantahay Waayo Wax Baad Iisheegtay
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 Жыл бұрын
Inta badan sadax ayan sameeyaa 1 qofkas in aan ka aamusa 2 in aan dhoola cadeeya 3 in aan yareeyo meelaha uu kubadan yahay
@sahracabdi4659
@sahracabdi4659 4 жыл бұрын
Maashaa allaah aadbaad u mahad santahay aqoon ayaa kaa koror sadey
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
noloshayda waan u madax banaanahay oo anigaa wata illaahay haduu ii fududeeyo maxaa iga quseeya qofka ixaasidaya
@ahmeddheere4937
@ahmeddheere4937 Жыл бұрын
A
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
oo muxuu iga rabaa marka hore?
@fadumoomar8651
@fadumoomar8651 4 жыл бұрын
Shugran Dr
@hamdinur9926
@hamdinur9926 2 жыл бұрын
Walal anigu wxba ma haysto Maskiin yar baan ahay Dad badn xaasina oo Aad ii neceb ban ahay🤲🥺
@ahmednodol1228
@ahmednodol1228 2 жыл бұрын
Asc
@hamdinur9926
@hamdinur9926 2 жыл бұрын
@@ahmednodol1228 wxs
@naimabashir6420
@naimabashir6420 Жыл бұрын
Ll0 Ll0 L00
@rahmohassan1192
@rahmohassan1192 4 жыл бұрын
Asc
@cilmisheekeeye4127
@cilmisheekeeye4127 4 жыл бұрын
Wcs
@abdishakurkayse5022
@abdishakurkayse5022 4 жыл бұрын
Wcs
@fartunhassan9480
@fartunhassan9480 2 жыл бұрын
Wcs
@xasanyare7660
@xasanyare7660 4 жыл бұрын
Thanks dr
@axlamsharaf3421
@axlamsharaf3421 4 жыл бұрын
Shugran wll
7 QOF HA SOO DHAWAYSAN
7:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 98 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,8 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 3,2 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Ogow Cadawgaaga Dhabta Ah
4:52
Wax Ka Barro
Рет қаралды 58 М.
Sida Loola Tacaalo Dadka Ku Niyad Jabiya | 5 TALAABO OO MUHIIM AH
4:53
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 433 М.
Sida loola dhaqmo dadka nacsiga madax maray! (NLP Techniques)
12:03
Sidee la iskaga ilaaliyaa dadka negative ka ah.
9:28
BARAARUJIN
Рет қаралды 3,6 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
Sidee Ku Garan Kartaa Dadka Caqliga Yar ama Caqliga badan?
3:14
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 31 М.
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31