Yaasiin Muuse Boqor #2/3- Halgankii SYL, Xilalkii Siyaasadda iyo Xabsigii kacaanka

  Рет қаралды 31,639

HANOOLAATO

HANOOLAATO

5 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 135
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 5 ай бұрын
Xaaji Muse boqor m geesi ah siyaasi ah, boqor ah Ilaahay ha u naxariisto. Reer boqor reer magac weyn ku leh taariikhda Somaliya.
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 5 ай бұрын
Mansha Allah this is also educating learning history" may Allah bless you mr ayaanle for your programme.
@abdirizakhassan6979
@abdirizakhassan6979 5 ай бұрын
Awoowe Yaasiin Masha Alaah si gobonimo leh ayaad u.hadashay ilaah haku dhowro. Awoowaha Abdirizak Guul
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 5 ай бұрын
Manshallah waa wareysi qiimo badan mahadsanidin yasiin iyo hanoolaato media.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Alaha u naxariisto awoowe Xaaji muuse boqor doraad baan is waydiinaynay war ninkaasi ma reer mudug buu ahaa ileen ninka half and half buu ahaa boqortooyada cismaan maxamuud madexdeena weeye marwalba masha alah❤
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
reer mudug maaha, reer bari weeye. Yaasiin waa cisman maxamuud iska dhala. aabihii waa reer boqor, hooyadii waa ina cisman Sharmarke, abdirashiid cali sharmaarke ina adeertii. muuse boqor waa reer boqor, hooyadii waa dir
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
@@easky363 waa ogahay wlaal taas lkn waxaan ujeedaa kursiga xildhibaan mudug buu ku matalayey xataa xiligii cinqilaabka cirro iyo cllaahi yuusuf uu ka dhicisoobay waxaa odayaashii lagala tashaday kamid ahaa awoowe xaaji muuse boqor beel ahaana meel makala jiraan majeerteen ka dhan marka arini timaado
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
@@abdullahiahmed581 reer mudug dad Sharaf leh weeye, khaas ahaan reer Cigale. Faarax Shirwac waa #1 afrika oo idil, aduunkoo idil.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
@@easky363 sharfanid walaale soomaali oo dhan baa dad wada goba waagaas ninyahaw dadku wada ibnu xalaal bay ahaayeen lkn hada mooji ciyaartii waa khaldantay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 ай бұрын
Wa waraysi Xiiso Xiiso oo xog badan xambaarsan Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinmoalim3883
@husseinmoalim3883 5 ай бұрын
He is well informed from noble family. He is politician and politicians always are politicking the narrative.
@alinor1363
@alinor1363 5 ай бұрын
Subx wangsan hanoolaato
@farhiyam3563
@farhiyam3563 5 ай бұрын
Alaha u naxariisto muuse boqor
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Farmaajo wuxuu qorsheenaayay in uu Siyaad Barraha cusub noqdo. Kuwa aan la fikrada aheyn Siyaad Barre wuxuu ugu yeeri jiray qaran dumis, Farmaajana wuxuu ugu yeeri jiray daneysteyaal.
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 5 ай бұрын
You and your kind deserve HSM, who is plundering the country and aiming to reshape the constitution in a manner akin to Djibouti's, seeking a presidency for life. I understand your disdain for Farmajo due to his Marehan tribe. However, Farmajo was the most positive development for Somalia since 1991.
@xasan127
@xasan127 5 ай бұрын
yaasiin nooloow walaal from galkacyo❤
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Caku majeerten maxaad marexan gar ugu dhigan weydeen
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 5 ай бұрын
​@@Light-q3r qabiil iska daaye ka bax jaahilnimada si eey u xoroobaan somalia iyo Palestine 🇵🇸
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
@@Ahmed_fc19 marexan kursiga ha laga ilaaliyo dhiigyacab weeye period ma qabiil ma aqaan balse they are treat to humanity killer abd xadid
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Kursigaaaa marexan ka ilaaliya dawlnimo waxey moodaan iney iyaga leeyihin oo wax hadli kaaraa jirin somali waxey ka dhigeen mid ay dilaan iyo mid ay xidhaaan
@abdiharman7451
@abdiharman7451 5 ай бұрын
way kala yaacday, hadii aan sidaas loo edbin soomaali yaa hayn lahaa, midba calan ayuu suran lahaa. sida maanta taagan. JAALE SIYAAD qof lamid ah allaha usoo saaro
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Wax dhaamo marexaan ma heysa duluf yahoow
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
@@Amiin-dk6tu away marexan ma is weydisey jaahilyahow ceeb ,fadeexad,dhiig islam ,xatooyo xoolo dadweyne = ma weydisey marexan maxaa loogu tuugsanaayaa gaajo iyo is dil iyo kufsi waaa nabsigey galeen somaki dhibka haysta waaa marexan haduuu odeygii dhiigyacab ahaa uu kursiga abbihi ma lehee uu nabad ooga dagi lahaa somalia maanta Ethiopia iyo qashan ma haweysteen farmjo oon waxba aqoon ooo dhiigyacab ah silent killer baa yimid same buu sameyey dagaal baa qaraka looo istaagey marexan dhib aan aheyn somali ma qabto no more
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 5 ай бұрын
​@@abdiharman7451hooyada iyo doonfaarki afweyne ahaa aya kala yaaciyay
@farhiyam3563
@farhiyam3563 5 ай бұрын
Alaha ku sharfo aabana aloow u naxariiso
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 5 ай бұрын
Ayanle Mahadsanid wareysiyo Taariikhiya weeye
@husseinahmedali8436
@husseinahmedali8436 5 ай бұрын
Mahadsanid
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 5 ай бұрын
Allaha u Naxariisto Xaaji Muuse iyo Xaashi Wehliye. Odayaalki Maslaxada ka shaqeynayey Hooyadey Allaha u naxariistee ayaa ii sheegtay Maalinti Madfaca lagu Dilay bilowgi Dagaalada sokeeye. Anigoo 10 jir ah. Wan Xasuustaa
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
BOQORTOOYO WAA MUUSE-BOQOR ALA YAA CIZAK CISMAAN-MAXAMUUD !!!
@user-bv2bd9zp7l
@user-bv2bd9zp7l 5 ай бұрын
Xaaji muse boqor alaha unaxariisto Dadaal nabadeed ayuu waday
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 5 ай бұрын
Osmanka iyo omarka ileen waxeey isku jecelyahiin waa sheeko fog ❤
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Siyad bare ninkasta ooo magac leh buuu dilayeye ileyn isaga magac ma lehyneee. :aqiran muse boqor iyo raggii magaca lahaaa waaa diley aqiro dhiigyacab siyad bare yaa cafiyey
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Ayeyda was siyad bare maxa ku dabo dhigay
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
@@Amiin-dk6tu kufsi baa lagu dhaley ileyn ilka yar waaa reer dhiig + wasid = ku dhashey
@abdihafidmuseomar9263
@abdihafidmuseomar9263 5 ай бұрын
Jaalle ninkaasi wuxuu ahaaba dhimay eh, maad iska dhaaftid somalidii hore sowtii necbayd mayd qufka.
@Samaanchannel
@Samaanchannel 5 ай бұрын
Mashallah waad mahadsan tahay for this amazing program
@cabdirisaaqmaxamed4650
@cabdirisaaqmaxamed4650 5 ай бұрын
Walahay wa ehelul zharaf yasiin
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
MARIIXAAN MIDGO WEEYE............MAJEERTEEEN WAY KA MASAYRSANAAYEEN.... BOQORTOOYO MAJEERTEEN LAMA GAARIKARO !!!!!!!!!!!!!!
@kingMoha707
@kingMoha707 5 ай бұрын
Mareexan soo kuwa ciilka Ku badey maaha mid kle see dalka oogu sinanaaa adoo jareer ah oo sazibar Ka yimid🖕
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
@@kingMoha707 MARIIXAAN AYAGAA MAANTAY CIILAN, SHALAYNA GUN AHAA.
@kingMoha707
@kingMoha707 5 ай бұрын
@@easky363 ilaa hada waxa ooyaya adoomahaygii waxa laga ooyayana waa aniga
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 5 ай бұрын
​@@kingMoha707saaxib quule maku soo dhiibnaa ma gaajaysan tihiin? Marexan gaajo😂
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Marexaan somali oo dhan buu mamulay majeerteen hobyo iyo ... ma ogi maxa hayaan
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
Adeeryaalow mareexan wa qabiil dhan ayaga dambi magalin kaliya xukunkii siyaad baro lee lo kaliye yeelaya Naga daayo habaarka nagu wadaan please
@yayeboosh9556
@yayeboosh9556 5 ай бұрын
Waryha labaad ee Sida Ahmed Xasan Cowke Taariikhda galaya. Waa Ayaanle Xussen Cabdi.🎉
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Siyaad Barre wuxuu ahaa 1969 odey wuxuu jiray 60 sanno, asaga ayaa ummada dhan u weyna wuu wada khiyaanay, inta kale ciidan iyo rayid wuu ka weynaa si fiican.
@abdimuse5589
@abdimuse5589 5 ай бұрын
Runtii Waa xad gudub wayn in Qof markii la doono la afduubto oo xoriyadda laga qaado oo haddana cuna qabatayn la saaro oo nolosha lagala dagaalamo.
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 5 ай бұрын
This gentleman what he tilling is 89% correct his late. father was peace makers and honest no feelings or jalysis person
@salaadcabdi6226
@salaadcabdi6226 5 ай бұрын
Adeerkeeyy salaaad cabdi gaajoooo allh unaxaristo I didn’t noe he was one of five first ministers in Somalia. 👌
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 5 ай бұрын
Masha Allah! Very eloquent and unbiased look back to a period of Somali history. Thank you for being so forthright and forgiving. It’s important to always put the sovereignty of the nation first. We are currently confused nation and lost everything because of tribal politics.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
❤❤❤❤ thanks 🙏
@mussaali5239
@mussaali5239 5 ай бұрын
I couldn't agree more. Very fascinating history.
@shafihussein4433
@shafihussein4433 5 ай бұрын
Xabadu waxay bilaabatay 30kii December 1990 maalin Axad ah school maxamuud Mire ayaan kujiray anigoon yar waana aan wali maskaxdayda katirmaynin
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Mareexan qaab darnaa nin baaa odey dibtaati ah iska wado oo xiro
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Shiikh Cali Jimcale the president we never had
@msalad6532
@msalad6532 5 ай бұрын
Kan waa zanzibaar
@samirr546
@samirr546 5 ай бұрын
Waan idin salaamay labadiinaba Dadka sharfan ee somalida ah in la xulayey oo la reebayey qiimahana laga qaadayey denbina loo samaynayey wax la dilo iyo wax xabsi lagu abaadiyo ardalada iyo doqomada aan cadaalada aqoona xilalka loo dhiibo geeljirayaashana aqoonyahanada lagu bedelo halkaa ka fahma!!!!
@deqafishingandmarineresour364
@deqafishingandmarineresour364 5 ай бұрын
Cabdinuur Darmaan waaye AUN
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
❤❤ MAHADSANID adeer ❤❤
@meheriboy6471
@meheriboy6471 5 ай бұрын
Shiikh cali suufi allaha unaxariisto lkn sacuudiga ayaa soo dhexmarey dhabarkana mareykan ayaa kataagna anaga ruushka waa kafaaidney diintenana waan heysaney
@saladomar8670
@saladomar8670 5 ай бұрын
Kan qabiil loo xayeysiyey wax maco badan eh maa soo kurdhin
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt 5 ай бұрын
It is true that MSB terrorized the elite of Mogadishu during his reign, which was very unfortunate and sad. However, at least MSB was not corrupt and contributed to nation-building, unlike the thieves currently leading Somalia. Please don't assume that I'm tribalistic. I am neither Marehan nor Majeerteen. However, I am confident that what I am saying is true, and it cannot be denied. All I can say is that Somalia is a cursed nation where its men prioritize power and wealth over genuine patriotism.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Maxamed Siyaad Barre madaxweyne maba la dhihi karo saa cidna maba dooran.
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
ilaahay uma naxariisto. dadkuu cunijiyaray. argagaxisuu ahaa
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Maxaa tiri ma ninka Wxaaas oo dhiig ah iyo burburkii somalia 🇸🇴 ka masuul ahaa baaad subxanalaah NABIGENA MAXMED SCW wuxuu yiri ninkii 1 qof dili waa nin aduuunka oo dhan diley siyad bare somali waaa dhameyey dictatorship baaa wadaankii ku burburey willlkaa Ina muse boqor iyo raggi qimaha lahaa iygoo gar ku jira baaa marexan iyo siyad bare ku dhufteen what hell are you talking about?
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
​@@easky363naxris qabilka marexan somali kama xishoonyaan Naga raali ahaada ma weydisanayaan indha cadeys Wali uyagaa ila quman shaley farmjo buu ahaa kii sidaan ogeyn president xasan sheikh iyo sharifkii keenay weraray indha adeg war kursiga ka ilaaiya waa ka daryaaaan
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Dowladii kacaanka ha dhihin, dowladii miltariga dheh, kacaan waxaa la dhahaa markii shacabka uu kacdoon sameeyo sida French revolution iyo American revolution oo dhacay qarnigii 18aad.
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
wasakh bay ahaayeen argagixiso ah
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
True they shall call it coup de tad
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
@@AhmedMohamed-tn5yg that is right and Maxamed Siyaad Barre should not be called president, he should be called hijacker.
@yareyare6316
@yareyare6316 5 ай бұрын
Yazi aw waxan ahaynin abaha granada run baad shevtsy
@mohamoudfarah197
@mohamoudfarah197 4 ай бұрын
Maxamed Siyaad Barre maxuu dhibay dadkii Somaliyeed Walee maalinta qiyaame ayaa waryaalaa.
@kingMoha707
@kingMoha707 5 ай бұрын
Waxaa marag madoonta ah in nidaamkii kacaanku somali bad baadiyay dibna ay oogu noqdeen halkii uu ka keeney major general Mohamed Siad Barre alah AUN mujaahid kii waynaa waxa markhaati ka ah car wakaase maanta somali dawlad hasamaysato somalina waxa taariikh u ah 21 sano ee kacaanka lkn kuwa dalka iyo dadkaba laga qabtay iyo waxii ay dhaleen baa pronbaganda la taagan iyo waa lana laayay 40 sano kadib Siyad dhimaye bal aqli keena✍️
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 5 ай бұрын
Kuman kun sano wixi la.soo dhisayey bey askartii siayd bare horbodayey burburiyen una wareen cadowgii dadka & dalkaba laga xoreyey wixi uun tababarey& dhashooddii & wixi iska ciilqabey ileyn dowlandimo sahal laguma heline ba is birsadey aduunka oo dhana in ay dadka & dalkaba wax kq boban bey raban dadkuna warabe bey wada noqden madama asakrtii na dhaxal sisey sharci la'aan oo dalkaba qodoba ay dalka ku lahan ba lahu wadey oo dastuur & shuruc qanun ma lahan dadkuna sharci laguma qadin ak47 ba lagu wadey, kacankuna qabyalad daran buu aburey a u na kow ka tahay waxa loo kici la'a yahay nidamkii dowliga ahana wuxu burburey markii dagalkii 77 la galey oo dowlad & xafiis maba jirin xamar mooye dalka inta kale militeri rasmiya ba lagu wadey marka siyad barre dowlad buu dhaxley isagase waxba lagama dhaxlin wuxuna cabsiyey webigii qabyada ee qeybi oo xukun ugu dmabyn "ayax teg eelna reeb" meel ay adag tahay in laga soo sawaaqsado buu dhigey une fajisto
@kingMoha707
@kingMoha707 5 ай бұрын
@@asamadhassan1419 caruur baa tahay kumanaan sano kulhaa dawlad BA ma jirine 9 sano baa xor la,ahaaa Iska seexo waxba ma ogide
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 5 ай бұрын
@@kingMoha707 Waa ku caqli celinayaa ee aqriska badi xisab ma leh inta badmareen badaha somalia soo marey qasatan magaloyinka seykac berbera bosaso moqdishu marka kismayo baraawe iwm Oo waxa kale oo jirey saldanado gumeysiga ka hor jirey wi I hadde gumeysiga la caqli ah waa yeelkiis Lakin somalidu waxay jirta qarniyo wana ka dheer tahay rer galbed & carabta xitaa oo jinsigodu wuxu galaa faraaciintii , marka iska seexo soc I al.media waa la isku najaraa
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 5 ай бұрын
Dadka Somalida hadaan la garaaco dowlad looma dhisi karo
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 5 ай бұрын
Baba government of 1960/1968 government were 96% educated nation and no tribalism hate Musa boger was his time honest feeling no jalysis somalia ex army ruler was spoiler Military rulers they worked to teaching Tribalism Military ruler never accept freedom this existing generation generation and the existing 4.5 tribal government parliament r following Military rule discipline learner's of tribalism following teahed by military discipline was teacher
@AbdiMajidAbdulahi
@AbdiMajidAbdulahi 5 ай бұрын
mhdsnd Yaasin sidaad noola wadaagtay taariikhda.
@mrali3601
@mrali3601 5 ай бұрын
Wa cajaib sida Somalida isu bedeshey iyo dariiqa khaldan aynu ku socono wax walbana qabiilka ku cabirayno Saxiib tinimo, wada shaqayn iyo in qaranka laga hor mariyo wax kasta, midnimo iyo dan guudna lagu shaqeeyo
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi 5 ай бұрын
1990 kulahaa Aabahey iyo hooyadey mcn ismaba aqoon 1999/5/10 ayaan dhashey hadana ahay sarkaal ka soo baxay special operations force Russia 🇷🇺 🫡
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 5 ай бұрын
1967-1969 Waxaa dhacay Doorasho la dhaho Vote khasaaro. Markaa kacaanku wuxuu ahaa Rajo & badbaado qaran.
@omarhassan7627
@omarhassan7627 5 ай бұрын
Kacaanku maafiyo arxandaran ayuu ahaa. Lacnatullaahi calayhim
@nouralihassan2482
@nouralihassan2482 5 ай бұрын
Wagaas aa ka hadleso lacag buuran oo bank la siku dhigo oo wadanka lagu maniple greyo ma jirin manta in loo kala dhuunto iigu shub anigaa kala dirayee waxaa la maryaa in da'a yarta so kaceeso ku fakara meel dha dhamo leh ban ka gali dowlada iyo systemka oo kala goosi ku fakaraya inta qado intaa ana leh lacag dheh dhul dhe dalka meel xun buu gali donaa hdan sidaa wax laga badalin
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Shuucinimo waa atheism yacni mulxidiin, Ilaahay, Aakhiro xisaab danbe janno iyo cadaab ma aaminsana.
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
YAASIIN WAA CODKAR WAA GEESI BOQORTOOYADA CISMAAN-MAXUUD NINA UMABAAHNA, MAJEERTEENA UMA BAAHNA DAAROODNA UMA BAAHNA. VIVA !
@mohamedjama849
@mohamedjama849 5 ай бұрын
Siyaad bare wuxu dumiyey damiirki dalka
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 5 ай бұрын
How did your dad make all that money if he an MP ?
@yayaabdi
@yayaabdi 5 ай бұрын
Muse Boqor!!! He was a politician & business man. & activist against colonial systems & socialism. There's nobody who could've compared him . He was the legendary prince of All time .
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 5 ай бұрын
Barnaamijka qeybtii hore dhegeyso, Aabihiis Muuse Boqor wuxuu ahaa ina Boqor oo hanti bay heesteen intii Talyaaniga wadanka imaan.
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
BOQORTOOYUU KA YIMID. DAL, WADAN AYAGU LAAHAAYEEN OO CALAN LEH BAA JIRAY, TALYAANIGA WEYDII. WAXAA LAORANJIRAY MAJEERTEENYA
@hagemotivationprogram1629
@hagemotivationprogram1629 5 ай бұрын
Awoowayaasha ayuu gadan jiray wll si kooban
@abdinasir2883
@abdinasir2883 5 ай бұрын
Waa Su’aal aan waxba laga faa’iideyn, lixdansano ka hor Abahaa xagee buu lacag ka keenay Dadka nool anfici mayso kii dhintayna Allahiis ayaa xisaabinaya
@abdiomar4517
@abdiomar4517 5 ай бұрын
marexaan duli ayey ahayen midgo midgo dhashey siyad bare iyo farmajo waa axmaqin
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 5 ай бұрын
😂😂😂😂 Waxuu halmar isku xejiyay shilin ma aanu dhicin iyo laba markab oo uu aabahay lahaa iyo warshad kalluumaysi😂😂😂 yaa iii qosla
@abdoshMo
@abdoshMo 5 ай бұрын
Ni abhiibii boqor yahay faqri xagee ku arkayaa hhhh
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 5 ай бұрын
sax. aabihii boqor wuu ahaa lkn waligii ma yellan maraaakiib iyo warshado. kuna darso markii talyaanigu ku soo xiray muqdisho wax hantiya ma wadan. muusena waakaa sheegaya in kaniisad lagu dhisay. way iska cadahay in isaga iyo cumar macalin in ay ku heleen lacagta mansabkii dawladnimo ee ay hayeen. @@abdoshMo
@abdiibrahim316
@abdiibrahim316 5 ай бұрын
Qaxooti xamar yimid inteey ka keeneen lacagta, yaasiin Nur bide intuu ka keenay lacagtii Oohan.😮😮😮
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 5 ай бұрын
Bililiqadii 91 kii kawaran
@abdiibrahim316
@abdiibrahim316 5 ай бұрын
@@abdifatahhassan168 Bililiqada Xamar bililiqaa ka horeysay.
@user-rd1sg8li6x
@user-rd1sg8li6x 5 ай бұрын
Beeni raad ma leh.. nacala zanzibriyiinta ku yaal.. sh cali jimcaale pakistaaani uu akaay .. From qandala ex majirtinya.
@hagemotivationprogram1629
@hagemotivationprogram1629 5 ай бұрын
Dufow mar aad hadshaba abtirka beenta jooji degmada hanaga ceebayne
@user-rd1sg8li6x
@user-rd1sg8li6x 5 ай бұрын
@@hagemotivationprogram1629 NACALA gracyada in Jamac walidii intu boqorka xirnaa uu talyaniga xirey.. Jamac Waldi waa RASPUTIN KA bari ex majirtinya.. Bal ninkaas isku sheegeya inu reer boqor cusmaan ka soo jeeda .. ma u egyahey SOMALI xanta wax weyn baa ka jiro
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
aadigaan raadlahayn midhibaanyahow
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
@@user-rd1sg8li6x midgihii mariixaan miyaad tahay?????????????????
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 5 ай бұрын
@@user-rd1sg8li6xAdiga daciif baad tahay Waayo waad isqarineysaa oo Halkaas baad wax ka caayeysaa. Allow Yaa ogaada sida aad u eg tahay. Innangumeed ciilan kuma xumid. Ninkaan aad wax ka sheegayso waa Inna Boqor oo hooyadiina uu awoowe u yahay Suldaan Keenadiid. He is noble person, so shut up your stinky mouth. 😅
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 ай бұрын
Yaa diley waddanimadii soomaaliyeed tolow
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 5 ай бұрын
AFWEYNE
@drbuux4429
@drbuux4429 5 ай бұрын
Soomaaliwaynoo isku duuban waayi mayno.
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 5 ай бұрын
Somalidii Oohin ayey wada barteen 😂😂😂😂😂 nolosha ha socoto naga daayaa waxaan
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Ma marexan dhiiga somaliyeed ku qubeystey baad tahay marexan iyo dhiig see la Kala yeelaaaa
@Eplhighlights1600
@Eplhighlights1600 5 ай бұрын
@@Light-q3r nolosha gadaal ha u celin ha socoto
@user-rd1sg8li6x
@user-rd1sg8li6x 5 ай бұрын
Ayaanlo dhashi JAAMAC WALADI RAADI .. OO WEREYSI KA QAAD
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Ilka yar 😋
@user-rd1sg8li6x
@user-rd1sg8li6x 5 ай бұрын
Waa dhashi ilmo jaamac waladi.. ninki mingiska ka tumu jirey madaxda majeerteen..
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
Iska amus reer muse boqor waaa la yaqaanayeee
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 5 ай бұрын
Eey munaafaq ah buu ahaa afweyne waddankana baa bi’iyey.
@user-rd1sg8li6x
@user-rd1sg8li6x 5 ай бұрын
Waa zanzibari dhalad ah.. nacala shydaan ku yaal maxuu go,aha been shegey
@easky363
@easky363 5 ай бұрын
adigu ma dabcasaraba tahay mise afweyniihii ilmaha fuuli jiray mise farmaajo sixiroole ???????????????????
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
​@@easky363😂😂😂😂❤ marexan waaaa midgo magac bey raadinayeen majeerten waa BOQORTOOYO HART MAREEXAAN REER WARDHEERE WEEYE #KABLAX
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 ай бұрын
​@@Light-q3rmareexan yuu magac ka tuugayey nacasyoow
@Light-q3r
@Light-q3r 5 ай бұрын
@@Amiin-dk6tu ma majeerten baad gaadhaaa ???
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 79 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 79 МЛН