No video

SULDAAN SEERAAR - JANO - OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 4,028,868

Suldaan Seeraar

Suldaan Seeraar

3 ай бұрын

ERAYADII: IYO LAXANKII DABJACAYL
MUSIC BY: HENOK ALTEBACHEW
CODKII: SULDAAN SEERAAR
CREATIVE DIRECTOR: ABDIFATAH KARIYE
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA

Пікірлер: 955
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 3 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️❤❤❤❤
@munasalad152
@munasalad152 3 ай бұрын
Adi iska bilow…Soo edebdaro maaha inaa soo dhageysato kadib nadhahdo heesta waxa kamacaan quraan 🙃
@mihammohan5052
@mihammohan5052 3 ай бұрын
anka
@Ceelaabe
@Ceelaabe 3 ай бұрын
Ma iibinaysaa KZfaq ka
@maxamedsucuudi
@maxamedsucuudi 3 ай бұрын
Aniga dee
@dualleyusuf3586
@dualleyusuf3586 3 ай бұрын
sick
@Othman_muhani
@Othman_muhani 3 ай бұрын
Niyadda Jamashadu Hageysa 🎉 Qalbiga U'janjeedha Kaaga❤ Cid Kalle Uma Joojinaayaayo Daraadaa Uma Jawaabayo😢 Dareen Jaahaagu Beeray Ayaa Igu Sii Jibaarmey Wadnuhu Jabaqduu Sugaayo❤ Adiga Juuqdaada Weeye😢 Naftaydu Janooy Naftaada Jeelbay Ka Heshaa Macaane😢 Intaad Mar Isoo Jaleecdo Soo Joogso Horteyda Kaalay❤ Jaceylka Adigaa Sameeya 🎉❤ La Jaarey Qulluub Ku Doontey Jamaalkaaguna Macaanto Ka Weyn Duniddaan Duljoogno❤ Waxaad Tahey Jowhar Luula🎉 Ka Jeestey Haween Dartaada La Jaanqaadkaaga Fiican Jiboodey Markaan Ku Eegay😢 Nafteydu Janooy Naftaada Jeelbay Ka Heshaa Macaane😢 Intaad Mar Isoo Jaleecdo Soo Joogso Horteyda Kaalay❤🎉 ❤🎉Axyaa Murti_100%❤🎉 Suldaanka Geeska 🎉
@xamdileylo5560
@xamdileylo5560 3 ай бұрын
woow 😮
@bushraone3946
@bushraone3946 3 ай бұрын
0:39
@shantageedchanel4945
@shantageedchanel4945 3 ай бұрын
The ❤
@planetrone8110
@planetrone8110 3 ай бұрын
Kaabax 🔥🔥🤩
@SahraCarmiye
@SahraCarmiye 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gb1vp4gi9z
@user-gb1vp4gi9z 3 ай бұрын
Wxan Dawanayan iyadoo tala 6 hours Hdaa iga danbayso like sar ❤ suldanka Geeska Legend 💙🔥
@user-bx8ps5vk5u
@user-bx8ps5vk5u 3 ай бұрын
Wakusaray brather ❤
@user-bz6gu5cj6s
@user-bz6gu5cj6s 2 ай бұрын
Happy 18 may maxaaaD love usaariwayday ooo uganoday
@GaabowMaxamed-hz1rf
@GaabowMaxamed-hz1rf 2 ай бұрын
zcw and Oklahoma
@MuraadAbraahim-hm7qg
@MuraadAbraahim-hm7qg 2 ай бұрын
Suldanm
@BarwaaqoKhadarismaciil
@BarwaaqoKhadarismaciil 25 күн бұрын
❤❤❤
@simanabdi1723
@simanabdi1723 3 ай бұрын
Quranku waa naxariis heesaha ha laska dhafo alle ha laga baqo oo akhiro ha loo noqdo
@user-mm4ec7ob8r
@user-mm4ec7ob8r 3 ай бұрын
Allah nodbidhfo wll dhman
@Abdikani0225
@Abdikani0225 3 ай бұрын
Wr niyow ninkan omar dabjacayl waaban ka yaabay wllhi waa underrated abwaan Heeso waaweyn buu laxankooda iyo eraydoodaba hal maskax ka curiyaa , suldaan isagana waa fanaaninta unique ah ee fankeena soomaalida Suldaan seeraar guhaad 🥰
@Allahwayn
@Allahwayn 3 ай бұрын
Underrated macnaheeda ma taqaan mise waad iska tiri walal😂
@najibabdi4913
@najibabdi4913 2 ай бұрын
@@Allahwaynninka mxd ku hysta underrated wa shey aan qimihi uu laha aan lasin yacni wxs xaqisi lama siinin wala xariqey cml marka waa amaan wxy ila thy wxs ku khaladey overrated oo ah ka badbadis
@JimcaaleYasiin-cy3fj
@JimcaaleYasiin-cy3fj 2 ай бұрын
​@@Allahwayngdusgsysgsgs😅😮😊😂😅😂😮😮🎉😅😊❤
@opdirahimhassan
@opdirahimhassan 2 ай бұрын
@@Allahwayn Inaader In wx LaySku Garabo ma xuma 🙌🏻❤️
@HamsoAhmed-xg1sx
@HamsoAhmed-xg1sx 2 ай бұрын
Waaw❤
@BonsaxpBedri
@BonsaxpBedri Ай бұрын
I'm from oromia always listening to this music. suldan serar is the first favourite art's
@Woabah
@Woabah 3 ай бұрын
Suldaan is showing levels to the music in Somalia; visuals are visualising and vocals are vocalising saxiib you made me dance with this one
@dj.rockets
@dj.rockets 3 ай бұрын
Layaab lyaaab suldaanka Umada 🙏🙏
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 3 ай бұрын
Qof kasto qalpiga wax ka dareemaya alle hawga reebo bdl khyr qabana habsiiyo Like 👍 hayla dhaafin
@SOMALICHANNEL3
@SOMALICHANNEL3 3 ай бұрын
HALMAR AAN NABIGEENA MAXAMED KUSALINO SCW SCW SCW ❤❤❤
@skyshooter4009
@skyshooter4009 3 ай бұрын
Like lacag maahan. Deen like kuuradsii wa calamadaha munafiiqnimo
@user-sp7ll5jo6v
@user-sp7ll5jo6v 2 ай бұрын
SCW
@faizahussein3351
@faizahussein3351 Ай бұрын
Scw Scw scw
@Samso-dy8th
@Samso-dy8th Ай бұрын
Scw
@MohamedOusman-og7rt
@MohamedOusman-og7rt 26 күн бұрын
Scw
@dondarwishsisco3358
@dondarwishsisco3358 3 ай бұрын
Magaca jano waa magaacn ulabaxay ilaahay amrkiis heestani samayn bay igu ledahay ❤️ Wixi xalkaas kujira love hala dhaafin commentiga My Jano Yaani ….
@sutmadfilms9080
@sutmadfilms9080 3 ай бұрын
Nafteyda Janoy Naftada 👩‍❤️‍💋‍👨 Jelbe ka heshaa macane❤ Inta mar iso jaleecdo 👫 So jooso horteyda kalay🫂 Wuf caleek waxana ka heesa Axyaa hooris Taliye pin iku qabo
@Sacad.Official
@Sacad.Official 3 ай бұрын
Hestani markay gadho isbuc gudihii 200k love isara❤
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 3 ай бұрын
Nafteydu janooy naftaada jalbey la heshaa axyaa hees suldaan seeraar sweet 😋 voice ♥️
@happylii2868
@happylii2868 3 ай бұрын
Janooy Best Hess . Love I saar Reer jiigiiga ahay 💙☮
@Mwalimujamal
@Mwalimujamal 3 ай бұрын
From Australia 🇦🇺. I say one love ❤ to somalia 🇸🇴. Togetherness we can take our country too far. Somalia xanolato
@anwar2848
@anwar2848 3 ай бұрын
Why say from Australia 😂😂😂
@user-tj1pp8ue3z
@user-tj1pp8ue3z 3 ай бұрын
Walal
@user-tj1pp8ue3z
@user-tj1pp8ue3z 3 ай бұрын
Says waayo
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
Lugahasn ujeedo iyo Australian faaraxoow jiig 😮😂😂😂😂😂😂
@libanlibanabdullahi
@libanlibanabdullahi 3 ай бұрын
2015-2024 wa 9 sano ayn ku raxeysnaya cokisa ala mxad fanantahy walhi suldanka geska 🙏🐐
@EisaHamad-qs1hm
@EisaHamad-qs1hm 3 ай бұрын
From Sudan 🇸🇩 one love Somali 🇸🇴 my fav arts suldannno thank you 🙏🏽❤️💙
@hanahassan5421
@hanahassan5421 7 күн бұрын
ناس السودان احلا ناس أحلا شعب 🇸🇩تحياتي من ا♥️🤍💚شعب صوماليلاند
@EisaHamad-qs1hm
@EisaHamad-qs1hm 7 күн бұрын
@@hanahassan5421 هانالاتووووو 💚🤍❤️
@EisaHamad-qs1hm
@EisaHamad-qs1hm Күн бұрын
@@hanahassan5421 هانالاتوووو ولال
@oldsongs2233
@oldsongs2233 3 ай бұрын
This vocal is vocaling again best singer suldaan seerar❤❤
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 ай бұрын
Somali super star sultan serar🐐🔥💯
@amiiraaxlaam9032
@amiiraaxlaam9032 3 ай бұрын
Fromm Somaliland dadka qalbiga xaadhan ❤😂👋👋
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 3 ай бұрын
dadka cuqdada midhan ah😅
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 3 ай бұрын
Abwaan omar Dabjacayl fanka casriga ah cidi kuma haysto ❤❤reer borama fankiibay nooleeyeen
@WardaMaxamed-kb3ys
@WardaMaxamed-kb3ys 3 ай бұрын
NaftayDu Janooy NafTaaDa💗🥺 Jalbay Ka Heshaa MacaaNe👍🏻😭 Intaad mar isoo jaleecdo💚🫶🏼 Soo joogso Horteyda KaaLay😢❤ Oov wxan hees way dhaafteyy🔥🔥🫶🏻
@aliosmanaxmed3651
@aliosmanaxmed3651 3 ай бұрын
Waxaan Dawnaya galab Axad ah 21 April Aydoo 5 hr kaliya taala Waa galab roobeed xamar Jawi degen waxaan waqti la qadanaya Qofka jeclaa Super star suldaan Sereer Fanaanka Ugu jeclhy Somalida guulayso
@maxamednuux7818
@maxamednuux7818 Ай бұрын
Ninkan qof neceb waligay ma arag walahi ilahay haku xafido al fanaan❤ from hargeysa, xawaadle❤❤❤❤
@CRFATE
@CRFATE 3 ай бұрын
Insdeerka ❤suldaanka from dhagaxbur ❤🎉
@Mahamettapdi0
@Mahamettapdi0 3 ай бұрын
HOME 😍
@Nuura_hagio
@Nuura_hagio 3 ай бұрын
dab iyo holac heestaan 1day 1 million🔥🔥🔥🐐
@faysalqurbo8322
@faysalqurbo8322 3 ай бұрын
SSG Somali Super star✌️❤
@user-lb5dd9ki6s
@user-lb5dd9ki6s Ай бұрын
Fanaan kaliya aa tageero codkisa io hesa soqado inaba cadi mahan ❤❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 2 ай бұрын
Suldaaan seerar guhaad, waxaad ka mid tahay dhif iyo naadirka wakhti xaadirka udub dhexaadka u ah fanka soomaaliyeeed. Heestan " jano " maalintaad tiktok soo dhigtay eed tidhi coming song waxan u sugayay siidii Hal nirig'teed sugaysa 😅. Markalaad codkaaga halaasiga ah ugu hiilisay mucaashiqiiinta iyo kuwa nolosha ku midoobay. ❤
@asedmossco3084
@asedmossco3084 3 ай бұрын
SULDAAN. S.G. heesaha amaanta haweenka inu number one yahay generationkisa ma ciidan 🎉❤
@khadroluulhassan392
@khadroluulhassan392 3 ай бұрын
Inta heestan ila sugaysay like isaara,suldanka Geeska.❤
@ShuaybMohumett
@ShuaybMohumett 3 ай бұрын
Boqorka codka suldaanka geeska gulyso brother waxan hees wy dhafaty walahi 💯
@manlykhoover3201
@manlykhoover3201 3 ай бұрын
What a banger 🎉 Fanaaninta aan ugu jeclay waxa ka mid ah. 1: Suldaan seerar 2: Iskalaaji 3: Awale Adan
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail 3 ай бұрын
Waad qabyaaladaysay daarood
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail 3 ай бұрын
Waad qabyaaladaysay daarood
@adnanyussuf3617
@adnanyussuf3617 3 ай бұрын
@@cabdishakuur__officail sxb awale ma darood ayaad ka dhiigtay lool
@manlykhoover3201
@manlykhoover3201 3 ай бұрын
@@cabdishakuur__officailNin isaaq ah ban ahay qabiilba ku hor cararaye
@zundiinahmed855
@zundiinahmed855 3 ай бұрын
Iyo nimcaan hilaac❤
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 Ай бұрын
Dhowrki sano ee laso dhaafay waxan isku arkay masuliyad ad weyn inan isisaaro marki an gabar xariir layeeshto Sido kale waxan isku arke inan naqde nin balanta ku wanagsan waxan kale oo an isku arke in an haa iyo mayaba dhihi karo oo gabadha an wax ka diidi karo kana yeeli karo aniga oo anan necbeyn cawa 22/6/2024 haben axad so galayso waxan ku suganhay Germany gaar ahaan magalada sharciga Bremen waxan jirto gabar an aad iyo aad u jeclahy balse hada an isku Yara dhacsanahay marki an error yar ku arke iyaduna rabte iney indhaha iga galiso marki an diidana shib unba kala dhahnay guuleyso nasabey👑♥️
@AbdiDayib-
@AbdiDayib- 3 ай бұрын
Boqorka geeska AFRICA suldaan seraar ❤
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 3 ай бұрын
Wow suldaan geeska hees iyo badh iga dheh waa markii iigu horaysay ee uu soo saaray hees ka hadlaysa marxalada aan ku jiro my king 👑 ilaahay ha igu kaa simo nabadna hanagu kulmiyo suldaankayga❤
@user-yn6et9tv1i
@user-yn6et9tv1i 3 ай бұрын
Wwwwwwww❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamda-860
@Hamda-860 3 ай бұрын
The goat of music somali🐐 ❤ Suldaan seeraar
@nimcaancabdulaahi2912
@nimcaancabdulaahi2912 3 ай бұрын
Suldanka umada wan ku wataa 🎉
@dondarwishsisco3358
@dondarwishsisco3358 3 ай бұрын
Niyadan jamashadu hagayso Qalbiga u janjeedha kaga Cidkale uma jojinayo Daradaa uma jawaabo Dareen jaahagu beeray Ayaa I’m gusi jibaarmay Wadnuhu jabqda uu sugayo Adiga jugtaada weyaan ❤️❤️❤️❤️ Axyaaa eryo acya fanaan axya maga Jano ❤️
@trustallah100
@trustallah100 3 ай бұрын
🥰🤴💋🫂😘
@dondarwishsisco3358
@dondarwishsisco3358 3 ай бұрын
@@trustallah100 🙏🏾❤️👑
@user-sx7cx9tf2u
@user-sx7cx9tf2u 2 ай бұрын
Naftay du jarabi naftada Hal bey kehesha mcne Itad mariso jalecdo sojogso horteyda kaly
@kiikofamily7856
@kiikofamily7856 3 ай бұрын
Suldaanka 2 minutes only talaa 🎉❤superstar Like hala dhaafin 21/4/2024
@user-ni4qc4qh9g
@user-ni4qc4qh9g 3 ай бұрын
suldaan seeraar guhaad macalin waxani hees baa dhaftay wlhi sharaf iyo karamo korkaga ha ahaato waxa tahay ninka fanka somalida nagu haya ❤ Jano iyo 1milyan
@fatmaali1684
@fatmaali1684 3 ай бұрын
Horeusoco brada❤ love
@Our_mame
@Our_mame 3 ай бұрын
Suldanka Geska 🔥👏
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 3 ай бұрын
Erayadii abwaan omar dabjacayl Laxankii omar dabjacayl Music henok atlabajew Codka the legend ina guhaad Song of the year
@Muna19699
@Muna19699 3 ай бұрын
Dareen jahaagu beeray ayaa igu sii jibaarmay❤
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 3 ай бұрын
Inta illa sugaysa video is muujiya🎉
@user-pq4qd6fd2n
@user-pq4qd6fd2n 3 ай бұрын
Suldaanka Geeska macalinka Codka Golg voice waan kutageraa zhp❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 21/4/2024 ❤❤❤
@najmamohamed2676
@najmamohamed2676 Ай бұрын
Suldankii wuuu tagay bes 😂😂😂bye
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 3 ай бұрын
Suldaanka Geeska macalinka Codka Golg Voive wn ku tageraa zhp❤🎉🎉🎉🎉🎉
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 3 ай бұрын
Suldaanka geeeska from ogadenia 👑
@Zakimohamed777
@Zakimohamed777 2 ай бұрын
Heestan waxan uqada qoftayda farixa marwalba iyaduna way iga codsan jirtey farixaaa love uu xaskaygi 😂dhax yarey
@NasridiinMohomed
@NasridiinMohomed 3 ай бұрын
Only ree godey singers can made like the delicious voice iam proud you a where Sbling❤
@user-dv7fm9iw7e
@user-dv7fm9iw7e Ай бұрын
❤❤❤❤
@FlubFeed
@FlubFeed Ай бұрын
100%
@ruunmaxamed8537
@ruunmaxamed8537 3 ай бұрын
Waa heesti u horeysen ku arko magaca jano ❤❤❤
@sakariyesayid
@sakariyesayid 3 ай бұрын
Inta heestan sugysay 👍❤
@jimcaaleabdilahi6447
@jimcaaleabdilahi6447 3 ай бұрын
Suldaan ka geesta waxkle weeye heestan ❤
@kinghalamadird8389
@kinghalamadird8389 3 ай бұрын
imtixan F4 galayaye isoo duceeya 🥺
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 2 ай бұрын
Nchaalah waad guulaysan saaxib qaaali. Dadaaal rabina gaasho.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 ай бұрын
What a lyrics 👏 suldan he's has incredible voice 😢
@fardosasharif3348
@fardosasharif3348 2 ай бұрын
Best song waye hestan ❤❤🎉🎉🎉🎉
@FlubFeed
@FlubFeed Ай бұрын
Heestaan wa cajab cajab
@user-we2ko9wz7k
@user-we2ko9wz7k 3 ай бұрын
Suldanka geeska sharaf io karamo hno 🙏❤️
@cumarmaxamed9478
@cumarmaxamed9478 3 ай бұрын
The best song 🎵 The best 🎶 Spoken 🎉😮 Another level suldaan
@Farhia_ali
@Farhia_ali 3 ай бұрын
SOODHACDEY. SULDAAN SEERAAN NIYADA. UMAJOOJINSAYO❤❤❤
@Awale.british
@Awale.british 3 ай бұрын
Suldaanka Fanka 🔥🔥🔥
@BilalAhmed-py4jk
@BilalAhmed-py4jk 3 ай бұрын
Qof jacel dab ah hayo lee faxmi karo hestan best of 2024 keep going abti
@xwestvibes1297
@xwestvibes1297 3 ай бұрын
The legend 1 and only s.s.G I salute you keep it up the good work
@mohandek
@mohandek 3 ай бұрын
Waaaw amazing 🙏
@YahyeMohamed-ro6rd
@YahyeMohamed-ro6rd 3 ай бұрын
Suldaan Guhaad Seerar Goat 🐐 ❤🙌
@lilsamiir1m
@lilsamiir1m 3 ай бұрын
Best Artist SSG ❤
@user-gf6lr9vh9s
@user-gf6lr9vh9s 3 ай бұрын
🎉🎉 yessir the goat suldan finna drop another fire song💪🏾‼️
@KHADARASKARI
@KHADARASKARI 3 ай бұрын
I can't wait 😮
@MohamadAwil
@MohamadAwil 3 ай бұрын
I can't wait......... ........... coming soon xitaa Nala kama tusin halakasa ka dareemayaa hees kala Kacsan inay tahay
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r 3 ай бұрын
Suldaan Seeraar Guhaad The King Of DDS And All Round The Somali Singers
@guledomar8304
@guledomar8304 3 ай бұрын
New Style 😮 Somali Zuper star All Singer S S G Suldaanka Geeska 🔥🔥🔥
@Jamalneigh35
@Jamalneigh35 3 ай бұрын
Ya salaam wow wow wow
@NALIFTIINSHE143
@NALIFTIINSHE143 3 ай бұрын
Yaaaaaa
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 ай бұрын
Abwan dhabjacayl fanankan heeso gar ah ayuu udhiiba ilaa soo arka bal like 👍
@ferdusabar9379
@ferdusabar9379 3 ай бұрын
Very beautiful song, you are my favorite artist, keep it up 🔥❤️❤️❤️❤️
@Juba7433
@Juba7433 3 ай бұрын
Suldaan seeraar alfanaanu fanaan
@jeymorecadekacede7729
@jeymorecadekacede7729 3 ай бұрын
Suladan wankasugeyni❤❤
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 2 ай бұрын
Suldaan Goat 🐐❤-------2024
@xufiyoxaf4272
@xufiyoxaf4272 3 ай бұрын
Laxanka Dab Jacyl La isku Raac iyo Dab iyo Holac yahay🥰🔥🔥
@abdikadirlamahelaan2499
@abdikadirlamahelaan2499 3 ай бұрын
Keep moving my boy 💕
@axmedagaaxnuug5731
@axmedagaaxnuug5731 3 ай бұрын
aabahay oo dil ku xukuman 1987 ayaa waxa ladilay 2walaaladay ah iyo hooyadood aabahayna wuxu ka quustay nolosha balse aabahay waa badbaaday wllkay iyo aabo ayaa qoskii ka soo hadhay, Qaranka somaliland waxan ugashaday tuutaha waxanan anigoo 25 jir ah oo ka baxay jamacada hargaysa kuuliya electrial engineering ayaa waxaan is qoray militry si aan Qarankaan wlladay u waayay u difaaco somaliland nimadu waa qadyad ku beeran dhiigayga ree somaliland guulaysta Happy 18 may. waa hees dareenkay ad utaabatay,
@brownieshuda5666
@brownieshuda5666 3 ай бұрын
Allaah macak kolka arko qof lilaalihi ka tahay wuxuu qabanayo waxa dhasha midho fiican oo aayo leh ilhy haku garab galo
@nimcoali5862
@nimcoali5862 2 ай бұрын
Rabi haw naxariisto wll somaliland way jirysa waliged
@sammy85855
@sammy85855 10 күн бұрын
Love somali songs from a pakistani ❤
@sharmahurie2168
@sharmahurie2168 10 күн бұрын
waxaa tahay jowhar luula ka jeestay haween dartaada la jaanqaadka fican jilbooday markan ku Eegay!🔥
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 3 ай бұрын
Kuleeel wye fire 🔥
@ugaaz
@ugaaz 3 ай бұрын
The Vocal is Vocaling Again.
@CabdiqadirsharifYussuf
@CabdiqadirsharifYussuf 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Woabah
@Woabah 3 ай бұрын
The one and only
@MohamedOsmanAden
@MohamedOsmanAden 3 ай бұрын
golden voice mahadsanid heestii marwada ayaaad dabka ksoo qaday
@XidigRamoz
@XidigRamoz 3 ай бұрын
Omer Dabjacayl Another Level 🔥
@AbdirahmanAhmed-yy1dd
@AbdirahmanAhmed-yy1dd 3 ай бұрын
SSG super star✅🦁
@cadceed_yt
@cadceed_yt 3 ай бұрын
Amazing🎉
@abdimoh
@abdimoh 3 ай бұрын
Dareen jaahaagu beeray ayaa igusii jibaarmay😍
@HassaM_Yare
@HassaM_Yare 3 ай бұрын
Suldanka geeska 👏👏👏
@MoHaMeTh444
@MoHaMeTh444 3 ай бұрын
Lyrics heesta🔥🌧 Niyadda Jamashadu Hageysa Qalbiga U'janjeedha Kaaga Cid Kalle Uma Joojinaayaayo Daraadaa Uma Jawaabayo Dareen Jaahaagu Beeray Ayaa Igu Sii Jibaarmey Wadnuhu Jabaqduu Sugaayo Adiga Juuqdaada Weeye Naftaydu Janooy Naftaada Jeelbay Ka Heshaa Macaane Intaad Mar Isoo Jaleecdo Soo Joogso Horteyda Kaalay Jaceylka Adigaa Sameeya La Jaarey Qulluub Ku Doontey Jamaalkaaguna Macaanto Ka Weyn Duniddaan Duljoogno Waxaad Tahey Jowhar Luula Ka Jeestey Haween Dartaada La Jaanqaadkaaga Fiican Jiboodey Markaan Ku Eegay Nafteydu Janooy Naftaada Jeelbay Ka Heshaa Macaane Intaad Mar Isoo Jaleecdo Soo Joogso Horteyda Kaalay 🖊YAQO😂❤️ PIN📌 📍
@Hafsa22296
@Hafsa22296 3 ай бұрын
❤😊
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 3 ай бұрын
Qofki u horeye dawanayan ahe i cumamada😅
@badrahassan9173
@badrahassan9173 3 ай бұрын
Waa marki labad ee aan dhagesto waxan jooga burco gara aahn xfda hodan qaylo siba xafda hooyodey waxay ih galisey jawi quruxbadan oo daren sayda watota suldan serear fanan an tagero
@dabshide3878
@dabshide3878 3 ай бұрын
Suldan Seeraar Fanz is muujiya ❣💯⚡
@Xamse.yare24
@Xamse.yare24 3 ай бұрын
Heesaha Quranka kamacaan❤
@salavtoreper2794
@salavtoreper2794 Ай бұрын
Astagfirullah gaalki ku dhashey ana waso
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud Ай бұрын
​@@salavtoreper2794hee😢😅😅
@ridwangibson2160
@ridwangibson2160 3 ай бұрын
Happy 18 may
@user-ym1gi2wf1z
@user-ym1gi2wf1z Ай бұрын
Boqorka codka suldan seraar ❤
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,9 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 133 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 12 МЛН
SULDAAN SEERAAR - DASTUUR - (OFFICIAL AUDIO 2024)
4:47
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 1,3 МЛН
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
SULDAAN SEERAAR - TISQAAD JACAYLKEENU [OFFICIAL VIDEO 2023]
5:27
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 6 МЛН
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
Suldan seeraar  feat Kiin Jamac -My love
3:30
Kiin Jamac
Рет қаралды 20 МЛН
ABDIJIBAR GACALIYE - FARXAD MALIN HA WAAYIN - OFFICIAL VIDEO 2024
4:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
Suldaan Seeraar Hayla daadagin Official Music Video 2020
5:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН