No video

SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 4,978,442

Suldaan Seeraar

Suldaan Seeraar

6 ай бұрын

Suldaan Seeraar
Heesta Isma Ogi
Ereyadii & Laxankii: Omar Dabjacayl
Music: Henok Altebachew
Camera: CJ Amiin & Idiris Dabcasar
Editing: Idiris Dabcasar
Afro Waqal Furinle Pro

Пікірлер: 1 500
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 ай бұрын
Suldaan Geeska Mashallaah 🎉best love ❤ song wooow
@maxamadmaxamudmuxumad7542
@maxamadmaxamudmuxumad7542 6 ай бұрын
Goat 🐐 Somalia 🇸🇴 Suldanka geeska halygay jigjiga ❤
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 6 ай бұрын
Waqalka ❤
@kaliilmuhmed8881
@kaliilmuhmed8881 6 ай бұрын
Team Waqal❤
@dhuuxshatta1266
@dhuuxshatta1266 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤​@@c.raxmaanmaxamed4280
@user-pv6dt4ws9z
@user-pv6dt4ws9z 6 ай бұрын
Dabjceel iyo suldaank geeska waan waashayan Dabjceel xariir axmed iyo cawale adan dagaal miyaa kadhixiyah
@shamishussein9268
@shamishussein9268 6 ай бұрын
Waad heestay Suldaanow Anaguna Waan dhagaysane Ya Rabi Dambi Dhaaf🥹
@user-su6kn4jv3v
@user-su6kn4jv3v 5 ай бұрын
Amiin 🙏
@safiyajaamac3608
@safiyajaamac3608 4 ай бұрын
DKhskd🎉
@HaniAhmed-vw4ir
@HaniAhmed-vw4ir 2 ай бұрын
​@@user-su6kn4jv3vaa1¹1Zsz@@@😊😊
@user-mm8hj4bg6g
@user-mm8hj4bg6g 27 күн бұрын
aamiin wll
@aishafuaad1
@aishafuaad1 6 ай бұрын
Waqtigan hada la joga ma jiro waqti aan ka farxad badanhy alx❤ilahay qof kasto qof jecel ha usahlo 🤲
@amuushindho
@amuushindho 6 ай бұрын
Farxdaada illahay ha ku siyaadiyo abaayo anagna farax dhamaystiran allow😢
@user-fl7yj9gh2b
@user-fl7yj9gh2b 6 ай бұрын
Amen zhp anigah igu horeysi ❤😂
@XaawaAadan-sr2dj
@XaawaAadan-sr2dj 5 ай бұрын
Aamiin alle farxadada kahu siyadiyo wll❤️
@Abdiquduus169
@Abdiquduus169 4 ай бұрын
Ilahow. Anagana
@cabdalemaxamed
@cabdalemaxamed 12 күн бұрын
Heesaha waxa macaan qurkaanka kariima like isaar markaad aragto qoraalkayga😮
@dj.rockets
@dj.rockets 6 ай бұрын
Suldaan Seerar Guhaad🐐
@hawaabdiaziz9487
@hawaabdiaziz9487 6 ай бұрын
Wadnahaygan Kuu Maahsanee Muhasha Taahaya Maya kama sugayoon Rajuu wali malaystaye adigo Iftiin muujin Kara Madow ha ii quurin 😢❤
@sagalhaaji2166
@sagalhaaji2166 6 ай бұрын
❤❤❤🎉😮hfhhf
@ifraahmahamed5757
@ifraahmahamed5757 6 ай бұрын
Ax 😢
@user-sy1bo6st5g
@user-sy1bo6st5g 6 ай бұрын
Jah❤
@MumtaazIbrahim
@MumtaazIbrahim 3 ай бұрын
😊😢
@FadxiyaAbdillahi
@FadxiyaAbdillahi 2 ай бұрын
K😊Kawadaa 😢❤​@@user-sy1bo6st5g
@terencecreative1
@terencecreative1 11 күн бұрын
Here as inspired by Nasra Comedian coz of Somali Nite
@raage4231
@raage4231 6 ай бұрын
Hestan wxn dhagesanaya 24/1/2024 Soo bixitankedi hestan 2 malin kadib Time 25:17 Habenimo 😢 Goobta yaaqshid mogadisho Somalia Alle wxn ka rajyna masafada noo dhaxeysa aniga iyo boqorada aan jeclhy inuu Alle na kulmiyo qoysna noqono riyooyinkenna noo rumeyo Qof walpo Iga dambeyo wxn Alle u waydina wuxu jecelyhy inu siiyo Peace an Love ❤️✌🏼
@Faizaelmi8
@Faizaelmi8 6 ай бұрын
Dhamanteen allaha ino wada sahlo qalpiyadeena wxa ku jiro🥹🤲🤲
@NastehoIssaBassey-he4em
@NastehoIssaBassey-he4em 6 ай бұрын
Amiiin I.a
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 6 ай бұрын
Ameen wll macaan waad heliyi inshallah ❤
@HooyomcntHooyomcnt-zu7os
@HooyomcntHooyomcnt-zu7os Ай бұрын
😢😢😢😢
@asuudimohamed1983
@asuudimohamed1983 Ай бұрын
25:17 sacad eh masoo baxde
@amaalmaxamedcabdi1760
@amaalmaxamedcabdi1760 6 ай бұрын
Suldaan seeraar waa fannaan bulshadiisu u simantahy walhi qabyaalad aan aqoon ilahyna hibo u siiyey cod halaasiya ❤alle hku sharfo wll
@abdallaeid045
@abdallaeid045 16 күн бұрын
~Wadnaheeyga kuu maahsanee muhasho taahaayo ~Maya kaama sugayoo rajuu weli maleeystaaye😩 24/07/2024💔
@user-qn4yf7ik1y
@user-qn4yf7ik1y 6 ай бұрын
Marka suldaan seraar heestii dhageystiid waxad dareemeysa jacel qiimo leeh fananka shanta somaliyeyay the legend ❤🎉
@maazimborama2066
@maazimborama2066 6 ай бұрын
Realy ❤
@MumtaazIbrahim
@MumtaazIbrahim 3 ай бұрын
Aad iyo aad
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 6 ай бұрын
One day iyo 1M🎉 Ayaa inoo balana team suldaan serar guhaaad🫡
@Hakaar24
@Hakaar24 6 ай бұрын
Ax yaa jecel ❤🥹 Walal hadi oo jecel ku hayo sideyda oo kale like ha ila dhaafin ❤️‍🩹🥺 inta is jecel ilahow isasa sii 🤲
@cadnisalaad6132
@cadnisalaad6132 6 ай бұрын
😢💔
@osmin52
@osmin52 6 ай бұрын
Amen qaali amen
@carawaali97
@carawaali97 6 ай бұрын
​@@cadnisalaad6132ghffghhrf❤😂 D bgn 😂gfhn❤
@samiiracabdilaahi3674
@samiiracabdilaahi3674 6 ай бұрын
ÈeèeèeeeeeeeqEeeeeeèeeẁEeeeEEEEeqwèeeeeèeeee ÈeèeèeeeeeeeqEeeeeeèeeẁEeeeEEEEeqwèeeeeèeeee ÈeèeèeeeeeeeqEeeeeeèeeẁEeeeEEEEeqwèeeeeèeeee ÈeèeèeeeeeeeqEeeeeeèeeẁEeeeEEEEeqwèeeeeèeeee ÈeèeèeeeeeeeqEeeeeeèeeẁEeeeEEEEeqwèeeeeèeeee eeereee3eeeee
@choueibhassanchoueibhassan8045
@choueibhassanchoueibhassan8045 5 ай бұрын
Amine 🤲🤲
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 6 ай бұрын
Intii ilatageera Suldaan seraar guhaad likta haygu cimamadan
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 6 ай бұрын
Suldanka geeska best song 🎵 Inta kalinimada kujirto in ay ka baxdo rajaynysa wayna tabate hesku hala ismujiyo inta Ila midka ahmicno noloshu ha I yelaate fuli muradkayga❤❤❤❤
@Saraa_Qurux4033
@Saraa_Qurux4033 6 ай бұрын
Allow Qof walbo qofkow jclyahy Calaf ugu dar Ane kan jclhy allow ii door😭❤️🤲🏻
@ibrozethebest5060
@ibrozethebest5060 6 ай бұрын
aamiin aamiin
@angeladuminica6943
@angeladuminica6943 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@AbdirahmanSalad-yd2nb
@AbdirahmanSalad-yd2nb 4 ай бұрын
❤️‍🩹💋🥰✨💍
@user-qi8vz8jw8e
@user-qi8vz8jw8e 3 ай бұрын
Amiin
@user-rf3lc8vw2n
@user-rf3lc8vw2n 6 ай бұрын
🥺 isma lahaYn Qofad jecesheY aya mrnaba ku dhihi dona inakala kaxee ama muradso ana wan muradsanayaaye 😢 xanuunkan dareemayo Qof bini adamo dareema miyuu jiraa 😭 ilahaY waxan kagaga baryaya cafimad dheer iyo inad nin oodhan eska dhaafto si ad hamigaga urumeYso madamo anigo ifka kugu jecla ad iga tagteY wxn ku dhihi laha nin kasto kuso mara wa nin damacsan uun sidu inan nimadaada ku moodsiin lahaa 🥺 guul wacan Qofki an jeclayow😢 🤲🤲
@maryan4436
@maryan4436 4 ай бұрын
Time hills don’t worry
@CumarAwar-wo4nz
@CumarAwar-wo4nz 6 ай бұрын
Taariiqa Kuma ilaabi doona sk sk 2feb 2/2024 anigo siminaar ku jira ma ilaabi doona suldan legend ❤
@abdirizakmohamed8282
@abdirizakmohamed8282 6 ай бұрын
Ismaogi intaad maqantehee kalay midigteydaa, murugaan dareemee iifur magantadaa, adunko marqatiga kuidhi wey wad imirataayee, micno nolasha haiyelatee fuli muraadkeygaa😢❤️🥰❤️❤️❤️…..
@Lyrics_Bage
@Lyrics_Bage 7 күн бұрын
Suldan Marwalpa wan dhageysta heesihisa kamana xiiso dhaco Funs Suldan Like Ta Ha iga Ilaawine bye 🖐😊
@zamiyoabdiraxman8935
@zamiyoabdiraxman8935 6 ай бұрын
Isma Ogii intad Maqantahee kalay Midigtaydaa 😭❤️🫀
@MahadShiine-is7fr
@MahadShiine-is7fr 6 ай бұрын
Hi brother. Aduumknkoo muqraatiya Ku idhi ((way)) Waad I maritiye .. Micne nolozhu Hay I yeelaTe fuli Muraadkyga ❤......))) 😢 I LOVe My Xalimo wallah....😢😢😢❤❤❤😂😂😂
@BudowGacal
@BudowGacal 4 ай бұрын
Yes
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 6 ай бұрын
Fanaan la tageero oo murti oo nuxur leh waa suldaan seeraar iyo nimcaan iyo xariir 🎉 intaan hadey fanka kabaxaan wax la dhageyso ma laha
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn 6 ай бұрын
Sharma boy ad Ilowday TaLiye..goat fanka dhaLinta manta😂🐐
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 6 ай бұрын
​@@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qnCiyaalka Waa Laga Xidhayaa Inay Heesaha Sharma Boy Dhagaystaan😂
@user-or2dv7ql6r
@user-or2dv7ql6r 6 ай бұрын
@@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn Sharmaboy waxa loogu talagalay wixi 15 kayar inay dhagaystaan xita uma wacna inay dhagaystaan ka yari xirfadisa waxa wacnan lahayd inu si wacan uga faa'ideysto wax dhaxal galna la yimaado inta daba lux uku jiro
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 6 ай бұрын
Wlhi waa inta fanka gabigisaba kanool waan kula qabaa
@feysalxasan7900
@feysalxasan7900 6 ай бұрын
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn sharma hees murti leh ma qaado rab ayaa la dhahaa taas
@Inasheikhnour
@Inasheikhnour 21 күн бұрын
Waxn dhageysanayaa hestaan 19 july 2024 galabnimo jimco ah xajigeyga o iga maqn mudo bil ah ilahy nabd haigu ka so celiyo wxn ino rajeyn mcn nolol tan uqurux bdn iyo awlaad salixin ah amin❤
@mohamedahmed-tk5zj
@mohamedahmed-tk5zj 6 ай бұрын
Wankuqirodaay wlh hestaan.legend my favourite fanan❤❤.nosobadiii walalkaa.somaliaa nabad Allah hanogadhigoo.
@MohamedAhmed-qo1dt
@MohamedAhmed-qo1dt 6 ай бұрын
Camera 📷 100% Édité. 100% Erayada 100% Laxanka. 100% Hit Song 🔥🎧 from Djib🇩🇯🇸🇴
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 3 ай бұрын
Camara 50% dheh
@savaanaboy8295
@savaanaboy8295 6 ай бұрын
Adigoo iftiin muujin kara Madoow ha ii quudhin😩Emotional😭
@patrioticnasriinahmed2353
@patrioticnasriinahmed2353 6 ай бұрын
Micne noloshu hay yeelatee fuli muraadkayga😢😢ala ma anaa sameeyay heesta❤❤
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 6 ай бұрын
Isma ogi Intaad Maqantehee kalay Midigteeyda Murugaan Dareemee Mar Uun Iifur magantaada❤ Aduunkoo Marqaatiya Ku idhi wey Waad iMirataaye Micno Nolosha❤ Ha ii yeelatee Fuli Muraadkeyga😢 Heestan Si gaar ah Bay ii Taabtaye😢
@yaaskayare4127
@yaaskayare4127 6 ай бұрын
😮
@MahadShiine-is7fr
@MahadShiine-is7fr 6 ай бұрын
Thanks man wxd Aaminsanthy love ka ❤😊🎉😂😂 Ciidagale jcyl Helay miyaa hhaha😂😂😂😂
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 6 ай бұрын
@@MahadShiine-is7fr Kkk wad iga qoslisee jcylku ma ciidagale uun bu ku dhacne😀
@owjamaowtahir9488
@owjamaowtahir9488 6 ай бұрын
Amal ali waan ku jecelahay Micno noloshu Hay yeelatee Fulu muraadkayga❤
@vicool20
@vicool20 4 ай бұрын
Am Kenyan not Somali but I Endorse this song 200%
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 4 ай бұрын
Im somali kenyan bro one love from dandora hip hop city
@honbisle866
@honbisle866 3 ай бұрын
1 blood 1 nation
@beautiful1423
@beautiful1423 3 ай бұрын
I wish u understood the meaning 😢u would love it more😊
@CaDnaanmaHamEiD
@CaDnaanmaHamEiD 3 ай бұрын
​@@beautiful1423p P P P P
@user-gq8tq9iq5m
@user-gq8tq9iq5m 2 ай бұрын
​@@ZakariyeMaxamed-vj5otzw.
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 3 ай бұрын
Wadnaheyga kuumaahsanee mohoshataahaaya mayakaamasugayee rajuuwelimeystaayee adigoo iftiin muujinkara madow haiiquurin❤
@officialrahmani_
@officialrahmani_ 6 ай бұрын
Hees way dhaaftay magac kale ubixiya somaliyeey❤🔥
@cabdikariin_adem2825
@cabdikariin_adem2825 6 ай бұрын
Adigoo iftiin muujin kara Madaw hay quudhiin😢😢 Only legend suldaan nin nolosha fahamayaa 🎉🎉
@kingabraham-nk1vn
@kingabraham-nk1vn 6 ай бұрын
Allaah is one 😢
@munahssn1230
@munahssn1230 6 ай бұрын
Goat ka fanka inu suldaan yahy maqofan ogaynba jiraa🔥❤️‍🔥😩❤️❤️❤️
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 6 ай бұрын
Waa ereyo emotional kaa dhigaya xaqiiqdii qofka hestan loo diro horuu ka cafinaya jclkisa❤🥺
@abdulaahiali8528
@abdulaahiali8528 6 ай бұрын
Waan ku jeclahay Sowdo Apdikhadir🎉❤ Isma ogi intaad maqan tehe kalay midigteyda 🫂❤️‍🔥
@sowdocabdulqadir3148
@sowdocabdulqadir3148 6 ай бұрын
Sidookale Nolosheydii Abdullahi cali Barre ❤❤❤
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp Ай бұрын
@@sowdocabdulqadir3148yoow💀
@riyaancqaadir9589
@riyaancqaadir9589 6 ай бұрын
Adoo iftiin mujin kara madow ha ii qudhin😢❤
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 6 ай бұрын
Naf jacaylku maamulo Ayaa abid ku maamusta Oonad tahay mid ay dooratoo Maalin ku ilaawin Kaana maarmi Karin Oo intaa maanka kugu haysa Waana mala awaal Ileen xiskaad noqotay muudkiiyee Muuqaaga oo qudhaa Kashu milil ka saaraaye Kuu macsuun qalbigan kaa martiyey nolol macaankeedleh Isma ogi intaad maqantahee Kaalay midigtayda Murugaan dareemee Ee Mar uun ii fur magantaada Aduunkoo markhaatiya ku idhi waad I miratee Mico noloshu ha ii yeelayee Fuli muraadkayga❤❤❤ Wadnahaygan kuu maahsanee Muhasho taahaaya Maya kaama sugayoo Rajuu weli malaystaaye Adigoo iftiin ii muujin kara Madow ha ii quudhin 😢😢😢😢 Mana lado habeenkii dharaar hadalkii waa mooganahee Kolba mowjado aad leedahaan Soo mirkacayaaye Maxaad dheer tahay dumarkoo Intaa kuu malmalay ruuxdayda 😢
@AbdirahmanHassan-qe1mq
@AbdirahmanHassan-qe1mq 3 ай бұрын
Isoo dir wllo adayoo qoraal ah
@sakariyecumar7599
@sakariyecumar7599 6 ай бұрын
Heestan waxaad pa mooda iney iga hadleyso wllhy inanta aan jeclade iyaddana indha iima lahan haddu calaf niskeen daro mxad dumar dunidda dheeran donta NAJMAAY C/LAAHI C/QAADIR Micno nolozhu ay yeelate fuli muraadkeygaH🥰
@quruxsan3304
@quruxsan3304 6 ай бұрын
Jah alla Najma nasiib badana mar un way ku fahmi samirka un badi abowe rabi haisku kiin calfo
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 6 ай бұрын
Waar jacaylki baaxada lahaaba ku haye wan ku daremi karaaye ha ka niyad jabin bariban kula mid ahaaye ugu danbayn wan hantay taan u jiidgalay ee ducaan guudka kuu sudhay ee adna dadaal ha yaraysan calafkuna wa halkiiisa❤.
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 6 ай бұрын
Suldaan seeraar(isma ogi) Naf jaceylku maamulo ayaa Abid ku maamuusta Oona tahay mid ay dooratoo Maalin ku ilaaweyn Kaana maarmi karin oo intaa Maanka kugu haysa Mana mala-awaaline xiskaad Noqotay muudkiiye Muuqaaga oo qudha kashuu Mirir ka saaraaye Kumacsuun qalbigan kaa martiyey Nolol macaankeed leh Isma ogi intaad maqantehee Kaalay midigteeyda Murugaan dareemee mar uun Iifur magantaada Aduunko marqaatiya ku idhi wey Waad Imirataaye Micno nolosha ha ii yeelatee Fuli muraadkeeyga Wadnaheygan kuu maahsanee Muhasha taahaaya Maya kaama sugayoo rajuu Weli malaystaaye Adigoo iftiin muujin kara Madow ha ii quurin Mana lado habeenkii dharaar Hadalkeed waa mooge Kolba muujad aad leedahaan Soo mirkacayaaye Maxaad dheerta dumarkoo intaa Kuu miir ma leh ruuxdaa Isma ogi intaad maqantehee Kaalay midigteeyda Murugaan dareemee mar uun Iifur magantaada Aduunko marqaatiya ku idhi wey Waad Imirataaye Micno nolosha ha ii yeelatee Fuli muraadkeeyga What asong suldaanka geeska iyo guud ahaanba caalamka (isma ogi)another level💯ereyo qalbi taabad ah oo laxan cajiib ah lagu laray❤sawt muujinaaya dareen dhaba oo mubixo ku gelinaayo💯music degan oo isna si muxibo ku dheehantahay loo tumay👍keep up our Somali king Suldaanka ummadda soomaaliyeed hormar wacan👏
@qaliahmed5526
@qaliahmed5526 5 ай бұрын
@MumtazMohamedAli
@MumtazMohamedAli Ай бұрын
❤❤❤❤thank you
@ahmedilyaas1978
@ahmedilyaas1978 6 ай бұрын
Macno nolosha ha ii yelate fuli muradkayga ❤
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 6 ай бұрын
Heesaha jcyl ka mrkan dhageysto ilaahey Amarki qof aan aqon ban iska jeclaada❤😂
@HoodohamseHoodohamse-ov9rq
@HoodohamseHoodohamse-ov9rq 6 ай бұрын
Adooo ifriiN mujiinkaraaa madow hay qudhiN😢❤
@HoodohamseHoodohamse-ov9rq
@HoodohamseHoodohamse-ov9rq 6 ай бұрын
Isma ogii intaad maqantahay 😔 ❤
@user-ni1zb3el3d
@user-ni1zb3el3d 6 ай бұрын
Xiiligan maa heesahaan oo kale la so qadaaa jah😢
@HALAMADRID20232
@HALAMADRID20232 6 ай бұрын
Abwaanka heesta heestaan asagoo caadi ah ma saneene ugu yaraan wuu marqaansanaa erayo macaankooda aad yaabayso walahay
@axmedQadarmaxamed
@axmedQadarmaxamed 6 ай бұрын
Asc
@nashaadcalifarax8481
@nashaadcalifarax8481 5 ай бұрын
aad iyo aad ereyo wey dhafen walhi
@MuqtaarAbdulle
@MuqtaarAbdulle Ай бұрын
Hestan wxan dhageysana anigu buufisa ihayo lkn waxey igu abuurtay jcl wan ku xiisay qofteydi gaabshe4161❤❤❤❤
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 Ай бұрын
Maanta Kaliya heestan 15jeer ayaa dhagaystay 13/6/2024 tani waa heeestay dhaaftay❤
@YurupApudy
@YurupApudy Ай бұрын
AMBA WALAAHI AX YAA JECEL
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 Ай бұрын
@@YurupApudyisku siba inaloo haya ba filaya😂
@AnshaxArts
@AnshaxArts 6 ай бұрын
Eryada iyo Laxanka Da.yark❤i Dab jacayl aha yaa ku fara yaraystay Cajiib Fankaii waa la xafiday walee❤❤🙏🙏
@Kingciska4
@Kingciska4 6 ай бұрын
Heestan waxa dawatay 53k 15hours marka ay 1million gaarto baa comment soo boqonaya 😂please liked isaar sii aan usoo xasuusto commentga 😢 👇🏻
@user-bx9de3sv5n
@user-bx9de3sv5n 7 күн бұрын
😂
@ruqiyo3947
@ruqiyo3947 6 ай бұрын
Inta heestan tiktok ka so raacday is muujiya ❤❤🎉👋😁
@YuusufMaxamad-dp3rh
@YuusufMaxamad-dp3rh 5 ай бұрын
mod aquurin
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 6 ай бұрын
Izma ogi intaad maqantahee😢😢 Kaalay midigteyda🙄🙄 Best song Magaceyga muniir yare Ku sugan somalia Idin zalaamaa dhalin yaro🤚 Hada iga danbeyzo like👍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
Suldaan Seeraar Guhaad And The Unique Melody Of Omar Dab-Jacayl ❤🔥
@samdon2222
@samdon2222 5 ай бұрын
please put this song on Spotify i need it in my car ride 🥺❤️
@samiiracabdilaahi3674
@samiiracabdilaahi3674 2 ай бұрын
Geirror
@samiiracabdilaahi3674
@samiiracabdilaahi3674 2 ай бұрын
🥺💗💔
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 6 ай бұрын
Wadnahaygan kuu mahsane muhasha taahaya Maya kaama sugayoo rajuu wali malaysta😌❤
@randaclaahi7756
@randaclaahi7756 5 ай бұрын
Adigoo iftin muujin kara madow haiiqurin😢😢😢
@LovelyAcorn-tc3qy
@LovelyAcorn-tc3qy 4 ай бұрын
Ayaa dinbalamiyadee😅😅😅
@IqraxaamudNuur-hu8eh
@IqraxaamudNuur-hu8eh 6 ай бұрын
Suldaanka geeska wlhi waxaan ku aqoonsanyahay boqorka Fanka iska leh boqorka quruxda mash allah illahay haku daayo codka wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaadirmahmedofficiall2515
@abaadirmahmedofficiall2515 6 ай бұрын
Hestan exteyda aan 2021 kala harna uu diray kuley waxey kuso jawabi dunta alla oog😢jacelko waa dareen xanun ah marna naxaris ❤
@xilwaaniabdalla7857
@xilwaaniabdalla7857 6 ай бұрын
Bisinka maka qosanwydy Wakhti fog lagasoowarege😢❤
@elias-kw4we
@elias-kw4we 6 ай бұрын
Sxb naftada ka dhadhici xaqiqda kuna fakir sidas ku samen lahyd is badal dhab ah never give up broh
@gabdirahman
@gabdirahman 6 ай бұрын
Tasho
@AyaanAhmed-xn8ib
@AyaanAhmed-xn8ib 6 ай бұрын
Hadu jecal dhaaba jiirao qofna qofka kale kama taago ogow💔😭
@amuushindho
@amuushindho 6 ай бұрын
Sida jecshahay apowe😢waa ku dareemi karaa
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 6 ай бұрын
Mana mala awaaline xiskaad noqotay moodkiiye muuqaga oo qudha kashuu milil ka saaraye ku macsuun qalbigan kaa marriyay nolol macaankeed leh❤❤😢
@ayaanqalnjo6455
@ayaanqalnjo6455 6 ай бұрын
❤❤❤
@Muntas-on4jp
@Muntas-on4jp 4 ай бұрын
Suldan sere ala mcn heesan mana lado habenki kolo ba mojada ledah soo miirkacyo ❤😢 maxad dheretahay dumarko❤ku malesa ruxud❤😢
@MO_FLAVA
@MO_FLAVA 6 ай бұрын
Somali music legend suldanka geeska afrika 🔥🔥
@YaasmiinAbdisalaan-yb8fx
@YaasmiinAbdisalaan-yb8fx 6 ай бұрын
Amazing 😮wadnaheeyga kuu maahsan ee muhasha taahaya mya kaama sugaayoo rajuu wali maleystaayee adigoo iftiin muujin kara madow ha ii qurin 😢heart touching song 🎵🎶🫂😭😭♥️ hees waa dhaftay midaan walee waxaad ba umaleysaa iney aniga iga hdleyso😢
@ayaanqalnjo6455
@ayaanqalnjo6455 6 ай бұрын
❤❤❤
@user-qu3lp8zi9r
@user-qu3lp8zi9r 5 ай бұрын
😢😢😢
@kingbeegsade
@kingbeegsade 6 ай бұрын
Walahi anoon soo fiirin baan dareemay inoow abwaan deb jeceeyl erayadaan leyahay waa halka abwaan ee aan meel cad uga soo heray ereyadiisa hore u soco abwaan
@user-eq5ms5nv9l
@user-eq5ms5nv9l 6 ай бұрын
😢😢😢😢
@ziyechomar-pc4ym
@ziyechomar-pc4ym 4 ай бұрын
Fananka kaliya e aan ku nafiso hesihiisa markan kali ahay❤
@najuuu-
@najuuu- 6 ай бұрын
Adhigo iftiin mujin karaa madhow ha ii qurin😭💔😢
@xamdaabokor588
@xamdaabokor588 6 ай бұрын
Suldaan seeraar guhaad (suldaanka geeska)❤
@saadsuleimanmohamed9802
@saadsuleimanmohamed9802 6 ай бұрын
😢
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 6 ай бұрын
Naf jaceylku maamulo Ayaa abbid ku maamuusta Oonad tahay mid ay dooratoo Maalin ku ilaawin Kaana maarmi karin Oo intaa maanka kugu haysa Mana male-awaaline xiskaad Noqotay moodkiiye Muuqaaga oo qudhii Kashuu milil ka saaraaye Ku macsuun qalbigan Kaa martiyay nolol macaankeed leh Isma ogi intaad maqantahee Kaalay midigteyda Murugaan dareemee Mar uun I fur magantaada Adduunkoo markhaatiya Ku idhi waad i mirataaye Micno noloshu ha ii yeelatee Fuli muraadkeyga Wadnaheygan ku maahsaane Muhasho taahaaya Mayo kaama sugayoo Rejuu wali maleystaaye Adigoo iftiin muujin kara Madow ha ii quudhin Mana leddo habeenkii Dharaar hadalkeed waa mooge Kolba mowjad aad leedahaan Soo Mir kacaayaaye Maxaad dheertahay dumarkoo Intaa kuu malmalay ruuxda? Isma ogi intaad maqantahee Kaalay midigteyda Murugaan dareemee Mar uun I fur magantaada Adduunkoo markhaatiya Ku idhi waad i mirataaye Micno noloshu ha ii yeelatee Fuli muraadkeyga ❤ I dedicated this song love of my life Deeq ❤
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 6 ай бұрын
Heees waa dhaaftey an halkan waxan u marinaya heestan marwadeyda maardiya mohamed naf jacaylku maamula ayaa abid ku maamuusta oonad tahay midey dooratoo maaalin ku ilaawin❤ kaana maamri karin oo intaa maanka kugu haysa mcn 1/02/2024/10:48 pm 🫂☝🖇
@ShaymaXuseeen
@ShaymaXuseeen 6 ай бұрын
❤❤❤❤ ragged dheh❤
@ShaanbalCiise
@ShaanbalCiise 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-ny7sc8ff4b
@user-ny7sc8ff4b 6 ай бұрын
iisoo duceeya exam gali rabaa jacaylna wuu i hayaaye😢
@DIGAALE380
@DIGAALE380 6 ай бұрын
Suldaan seraar 🎉best love ❤ song woow team suldaan seraar😮is muujiya👍🎉
@user-qq4fo8wn8p
@user-qq4fo8wn8p Ай бұрын
If that didn’t happen,maybe I wouldn’t be like this today 😢
@turanashkir7192
@turanashkir7192 6 ай бұрын
Hestan xiligedi by timid legend Suldan thank you man
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 6 ай бұрын
‏وجودك سببًا كافيًا، تجعلني أعلم أن للحياة وجهٌ آخر يستحق كل هذا السعي، والحُب حبيبي محمد 🎉♥️. 22.01.2024 ❤❤
@HadiyabintunuurCilmi2020
@HadiyabintunuurCilmi2020 2 ай бұрын
Nabiga ku Sali the best parson ever so far in the past few years
@MaxamedRashiid-mu8nv
@MaxamedRashiid-mu8nv 2 ай бұрын
Scw❤
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf Ай бұрын
Sçw sçw sçw ❤ LKN wll soomafiicneen in nabiga magaciisa scw qolkaan lagu sheegin,🎉
@khadradaher1622
@khadradaher1622 Ай бұрын
Scw
@marianahmed5462
@marianahmed5462 Ай бұрын
Scw ❤
@maidanorali5924
@maidanorali5924 Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم plzz Mezhan music weeye haku so mention gareyn subanehen
@MunaMohamud-fd3zp
@MunaMohamud-fd3zp 20 күн бұрын
Isma ogi intaad maqan tehe Kaaley midigteyda❤ Micno nolosha hay yee late Fuli muraad kayga🥰😍 Noloshaydii mahadsanid ❤❤ wn kaa gudomey ereyadan quruxda badan🖤🩶
@Saabiriiin_xaragoo1337
@Saabiriiin_xaragoo1337 Ай бұрын
Naf jacaylku maamulo aya abid ku maamuus ❤ Wadnahaygan kuu mahsane muhasha taahaya Maya kaama sugayoo rajuu wali malaysta❤ Isma ogi Intaad Maqantehee kalay Midigteeyda Murugaan Dareemee Mar Uun lifur magantaada Aduunkoo Marqaatiya Ku idhi wey Waad iMirataaye Micno Nolosha Ha ii yeelatee Fuli Muraadkeyga ❤ Waa haben talada ah taariikhdu thy 18/Jun 6/ 2024 saacadu 2:33 Poqorkaygii c/salan ku jeclhy hada waan kala fognahay waxan rajayn inaan hbn labtaada ku dhagaysan doono ilhy ha igu kaa simo gacaliye ❤❤❤
@updyrahmaan2557
@updyrahmaan2557 6 ай бұрын
One of the legend suldaanka. Geeska ✊️🙏
@user-ru8re2zw8q
@user-ru8re2zw8q 6 ай бұрын
Waxan hees wey dhaftay yaqee❤❤❤❤❤❤ wa ku wata runti fanankega
@user-fe4qd2yp7f
@user-fe4qd2yp7f 2 ай бұрын
mana la do habeenkii❤ dharaar hadlkeed wa mooge kolba mawjadad leedahay soo mirkacayaaye😢 mxaad dheer tahy dumarko kuu malmalay ruuxda😊
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 Ай бұрын
Adigoo iftiin muuji kara madow ha iiquurin😮
@engmanoor689
@engmanoor689 6 ай бұрын
Micno noloshu ha iiyeelatee Fulimuraadkeeyga❤❤ Legend sulfaanka miraculously vocal
@emranmuhumed-bh1ud
@emranmuhumed-bh1ud 6 ай бұрын
Suldaan Seraar guhaad leganka deganka soomalida horay usoco brother ❤🙌
@user-cs3jc2he5n
@user-cs3jc2he5n 6 ай бұрын
Masha allah hees cusub suldan serar on si ada utagero aya hatana qabsaday baraha bulshada heestu wayab axey xanun badna naf jacayl ku mamulad abid kumamusta
@feysalhaashi
@feysalhaashi 6 ай бұрын
Isma oga intaad ka maqan tahee u kaalay midigtiisa axyaa hees qalbiga taabaneesaa adiga oo iftiin muujin kara madaw ha u quurin 🖤😢🖤🖤💔
@user-bp4xo9nn9d
@user-bp4xo9nn9d 6 ай бұрын
Hees lama dhihi kare magac kale ha loo yeelo ❤❤😢
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 6 ай бұрын
This song made me watch 10 times a day lol, the beat, lyrics waxkle suldaanka geska 👌🏾🔥
@user-mx3gk9xj7c
@user-mx3gk9xj7c 2 ай бұрын
I felt the same runti it's something else he is my fv singer 🫡😍🤴
@Abdihakiim143
@Abdihakiim143 5 ай бұрын
Wlhi heestaan gabi ahaan aniga ayay iga hadlee balse qofta aan jeclhy iima jeedo maryam love you ❤ Balse kaama rajo dhigo doono inta ay nafta igu jirta😢 ❤
@user-rn8vl3ow2s
@user-rn8vl3ow2s Ай бұрын
Suldaan xodiga Afrika iyo fananiinta ❤👈
@faizaahmed08
@faizaahmed08 6 ай бұрын
Wadnahaaygan ku maahsanee muhasho taahaya mayaa kama sugaayo rajuu Wali malaystayee❤
@AbdifatahKariye
@AbdifatahKariye 6 ай бұрын
Suldanka Geeska x Dab Jacayl x Waqal Team🔥🔥
@somaliyameni202
@somaliyameni202 6 ай бұрын
Murugaan dareme mar un kaalay 😭😭😭 qof kasto laga maqan yahay waan salamayaa
@FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh
@FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh 2 ай бұрын
Anoo dhabtiisa ku jiifa oo waqti adag na dhexyaalo ayay noo baxysa 😢13/may/2024salaasa
@karevlogs8246
@karevlogs8246 6 ай бұрын
Location berbera suldaan seeraar guhaad goat 🐐 greatest of all time
@Jama143
@Jama143 6 ай бұрын
No D jabouti🇩🇯
@abdirahmanibrahim1579
@abdirahmanibrahim1579 6 ай бұрын
Waaw Zouk Love ❤️ France 🇫🇷 music 🎶 🎵 ❤️ ♥️ 👌 I loved this song ❤️
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 3 ай бұрын
Heesta magaceeda iyo Aniguba meel baan iskaleenahay oo hadba waxaan arkayaa aniga oo aan is ogeyn laakiinse Kusoo cel-ceshanaaye♥️🥰
@mohamedalahi2708
@mohamedalahi2708 6 ай бұрын
BERBERA SOMALILAND ❤🤍💚 MASHA ALLAH 🔥💯
@Inaxaaji65
@Inaxaaji65 4 ай бұрын
Armeey jabuuti tahay halkani🤔
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist 6 ай бұрын
East and central Africa favourite Somali Artist ❤
@Itsmonayan
@Itsmonayan 6 ай бұрын
I wish i can go to one of your concerts 🥺literally my fav singer 🥹❤️
@khaalidm0h1
@khaalidm0h1 6 ай бұрын
🥰💘
@user-xd5rl2jb9x
@user-xd5rl2jb9x 6 ай бұрын
❤❤
@chakirahmed4273
@chakirahmed4273 6 ай бұрын
Phone number 📞📲
@chakirahmed4273
@chakirahmed4273 6 ай бұрын
Isoo Qabo
@Abdifataax-zi9xk
@Abdifataax-zi9xk 6 ай бұрын
1/2/2024 HABEEN TARIIKH LEH SAACADU TAHAY 2:10 WAXAN KUSUGANAHAY CAASIMADA LIIBIYA ANIGA OOJCYL IYO QOFKAAY NAFTAYDU RABTAY ANAN MAQAL MUDO BADAN WAXAN DAREEMAYA CIDLO JCYL IYO DAREEN BADAN "ISMA OGI INTAD MAQAN THY MURUGAAN DAREEMAY oo markhaatiya was imirataaye fuli muraadkayga😢❤😢😢 isoo duceeya in ilahay iirumeeyo hamigayga *liibiya* iyo rafaadkedana dhaafo😢❤
@user-wi5bq2ej9b
@user-wi5bq2ej9b 6 ай бұрын
Ax ilahay haku dhaciyi wll 😢
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 ай бұрын
Abwanada rer hargaysa ha laga hadho halke heesaha wayo suuqa iyaga haysta hees kaso soo baxdaba iyaga sameeyay bal hadal kasi ayaa igu racsan like 👍 isar
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 21 күн бұрын
Abwaan dhab jacayl waxan modayay rer hargaysa lkn maahalkn
@carabcishqiofficial7890
@carabcishqiofficial7890 6 ай бұрын
Ereyada iyo laxanka waa Another level Lkn musiga Adam inuu tumo aheeyd ♥️
@yacinali5446
@yacinali5446 6 ай бұрын
Wa henok macalin
SULDAAN SEERAAR - JANO - OFFICIAL VIDEO 2024
3:58
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 26 МЛН
SULDAAN SEERAAR - DASTUUR - (OFFICIAL AUDIO 2024)
4:47
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
SULDAAN SEERAAR MEEL KASTOO XUBMAHAYGA KA MIDAA KU TABAYAA
4:44
Captain jees
Рет қаралды 3,8 М.
Suldaan Seeraar Hayla daadagin Official Music Video 2020
5:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Igu Weynida Amiin Yare Iyo Shaadiya Sharaf
3:30
Maame - Topic
Рет қаралды 80 М.
SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:12
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SEERAAR - TISQAAD JACAYLKEENU [OFFICIAL VIDEO 2023]
5:27
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 6 МЛН
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 66 М.
SULDAAN SEERAAR - NOLOL QABOOW - OFFICIAL VIDEO 2024
4:18
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 12 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН