SURPRISE IN CENTRAL LONDON!! BY HAMI OFFICIAL 🤣🤛❤️

  Рет қаралды 7,496

Hami official

Hami official

Жыл бұрын

Пікірлер: 149
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Жыл бұрын
Abaayo kheer alaha kusiiyo abaayo waxaan kaacodsaday inaad iisameysid lingi lingi maxaad kaleedahay💞💔🙏💔💔🙏🤲🙏💯💞🤝💞
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Hada ayaa pin ku qabanaa walaal qaali keep going
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🥰💞🕋
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Scw scw mahadsanidd my abaayo mcn sidokle qeer alle hakusiiyo ❤️❤️❤️
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
THE BEST PERSON EVER THE MOST BEAUTIFUL WOMAN
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
🌹🥰🥰🥰🥰🙏❤️❤️❤️❤️🫶🫶👭🌹🥰🥰
@myrajochannal2
@myrajochannal2 Жыл бұрын
Masha allah gawartey hani habo sodhawow hambayo telefoonka cusub illahey haku barakeyo mamo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰❤️❤️❤️💋❤️
@myrajochannal2
@myrajochannal2 Жыл бұрын
Abaayo maryan congratulation 20k subscribe 👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤🌹🌹
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd abaayo mcn❤️❤️🥰🥰
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Mashallah mashallah habo sobarar
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Жыл бұрын
Hooyo iyo aabe qaali ah ayaa tihiin Allah haidiinbarakeeyo dhamaan qoyska
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
Mnshallah
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Жыл бұрын
MASHAA ALLAH ALLAH YAXFADAKM I LIKE KEEP GOING SISTER 👑👈
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Thank you so much my sister queen 🥰🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@fardowsaabdullahi2996
@fardowsaabdullahi2996 Жыл бұрын
Abayo landan mad iwaded
@adnomahudin7561
@adnomahudin7561 Жыл бұрын
Masallah ayo qurux ❤️🥰
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Жыл бұрын
Mansha allah
@absiroyaberow4775
@absiroyaberow4775 Жыл бұрын
Masha Allah hani quruxeey illahey ku xafiido ayey mcn ilahey ha ku dhaafo aabe mcn iyo hooyo mcn.
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Жыл бұрын
Amin yarabi ducada nagu sadar habo
@saciidoabdulkadir2377
@saciidoabdulkadir2377 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Жыл бұрын
Amiin yarabi Allah haunaxariisto dhamaan waalidiinteena inta geeriyootay
@umuhamza9346
@umuhamza9346 Жыл бұрын
Masha Allah maryan aad ayaan ugu faraxsanahay in ilmaha laga Farxiyo
@sahraahmed6435
@sahraahmed6435 Жыл бұрын
Maansha allah hani cadey gabarta walashey jir ee joog hayehee walashey iyo walalkey hakuugu faanan ilcadawna kuma aragto waxbarashada meel fiican kagaar diinka salDa iyo ixtiramka waalidka
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd abaayo mcn Amiiin yaarabi 🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🫶🫶🌹🌹
@Hannah-sg4sr
@Hannah-sg4sr Жыл бұрын
Wow your daughter is so pretty congratulations to her I’m so excited for her 😀😀😀
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
thankyou so much I really appreciate your comment ❤️❤️
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Жыл бұрын
Hani mcn badan habo alaha kuxafido bari alaha kadhigo waba tahay sidii hoyadaa ayaa dacad utahay iyo maskiin 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😘😘😘❤💯
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🤲🤲🤲🥰❤️❤️❤️👸👸👸👸🥰🥰❤️🙏🌹🌹
@faadumocadey3386
@faadumocadey3386 Жыл бұрын
Aaamiin yarabi
@deeqoxassan6003
@deeqoxassan6003 Жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@armaan7724
@armaan7724 Жыл бұрын
Congratulations 🎉🎈 from naciimo officiële
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Thank you so much my brother 🥰🥰
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Жыл бұрын
Masha Allah Habo mcn Allah ha ku dhowro ❤❤❤❤❤❤
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🥰🥰🥰
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s Жыл бұрын
Asc masha allaah alahakudhaafo waa shaweesatay adoo yar masha allaah tabaarakallaah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd walaal qaali ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🌹🌹
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa abaayo maryan ilaahey haku daayo caruurtada sharafey haniyey hanbalyo tefonkaga habo mcn 🥰🥰🥰🌹
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
❤️❤️🥰🙏🌹🙏🙏🥰❤️🥰🥰🌹🙏🙏🌷🌷🌷
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 Жыл бұрын
Maasha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰💘💘💘💘💞💞💞💗💓💓💞
@hamdiali6199
@hamdiali6199 Жыл бұрын
Mashaa allaah haniyey rabbi hakaa dhigo gabadhi wax wanagsan kudawata HBO mcn ❤️❤️❤️🌿🌹🌹🌹🌿🌺🌺🌺🌿💐💐💐🌿🌺🌺🌺🌿🌹🌹🌹🌿💋💋💋🌿💝💝💝🌿🥀🥀🥀🌿💖💖💖🌿👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@sahraahmed6435
@sahraahmed6435 Жыл бұрын
Maansha allah walashey nooso duceey
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Sidokle xabiibti 🤲🤲❤️❤️🌹🥰🥰
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 Жыл бұрын
Maasha Allaah waxaas hooyo iyo aabe lagaa dhahaa
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd my abaayo mcn ❤️❤️❤️🥰🥰
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
😃😃😃😃
@naciimomaxamuud3754
@naciimomaxamuud3754 Жыл бұрын
Masha allaah wa is ku egtihin
@simaan8126
@simaan8126 Жыл бұрын
Mashalah alha ku xafido ❤️❤️❤️🌹🌹👍👍🌹
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 Жыл бұрын
Manshalaah ❤️💯✅
@momhodanofficial1022
@momhodanofficial1022 Жыл бұрын
Mashaa Allha ilahay haa idin xafido
@naciimoofficial
@naciimoofficial Жыл бұрын
Masha alaa xabibti xafidulaa ♥️👍
@hiigsiofficial401
@hiigsiofficial401 Жыл бұрын
Masha allaah habo allow kagadhig midku cimriya ❤️❤️❤️
@aishaabukar6477
@aishaabukar6477 Жыл бұрын
Masha Allah hampalyo waankula faraxne
@happyfamilychannel1363
@happyfamilychannel1363 Жыл бұрын
Mashaallah abayo
@muhidin5571
@muhidin5571 Жыл бұрын
مبروك 🥳
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Mashaalaah 👍👍👍👍👍
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Жыл бұрын
Habo iyo abayo wa nisalame iyo abti
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Waaa kaa qaadnay habo mcn
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Asc abayo maryama mashallah mashallah mashallah 💋💝❤💞🥰🤝👍👍👍👍👍
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Wcs abaayo mcn mahadsanidd 🥰🥰🥰❤️🌹🙏🙏🙏🙏🥰❤️
@queensalma1263
@queensalma1263 Жыл бұрын
hambalyo 20k maryaneey 200k kabadan aa ku rajeynaa xabibti 💓
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Inshallah allah xabiibti mahadsanidd ❤️❤️❤️🥰🌹🌹🥰🌹🌹🌹
@rahmamahamad1040
@rahmamahamad1040 Жыл бұрын
Masha Allah habo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
🌹🌹🌷🌷🥰❤️❤️❤️❤️
@shankasharafshankasharaf1086
@shankasharafshankasharaf1086 Жыл бұрын
M.a hbo mcn wankula faraxnay allaha ku barakeyo 🥰🥰🥰🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd abaayo mcn sidokle xabiibti queen 💋❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🌹🌹
@canabhassan2354
@canabhassan2354 Жыл бұрын
Masha Allaah 😍💐
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
❤️❤️🌹🌹🥰🥰🥰🥰🌹❤️❤️🌹
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
Aamin aamin
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 Жыл бұрын
Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary nuur canal habo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd sharfeey 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@samiasaydali3226
@samiasaydali3226 Жыл бұрын
Masha Allah maryan Cadey Adiga iyo gabadhaha hbryar u ahay wan idiin salamay wan kugu hambalyena 20k iyo ka bdan ku rajeyna 100k mardhow insha Allah 🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd my abaaydey mcn inshallah allah coming soon 100k❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@saramahamed1901
@saramahamed1901 Жыл бұрын
Maasha allaah gabadheyda qaaliga barasho wanaagsan hbo mcn gefeliciteerd met je nieuwe telefoon veel plezier ❤️🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Dankjewel 🙏 habo mcn 🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌷🥰🥰🙏🌹🥰❤️
@haninora533
@haninora533 Жыл бұрын
Wcs Amiiiin Yaa Rabillcalamiin 🤲 Mashallaah Tabaarakallaah sami Ayo macan salan kal iyo laab fariideey quruxeey Allaha ku xafido Allaha ku barakeeyo soo dhowoow wlashey Adigana noolooow ❤️❤️❤️☀️🌻✨
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Masha allah habayar mcn mahadsanidd manta comments aniga aya aqrinoyo Amiiin habayar mcn sidokle ❤️❤️🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@Afnaan181
@Afnaan181 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah habo waan ka qaadnay salaanta 💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
🌷🌷🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🙏🙏🙏❤️❤️
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
uk inaa imado waye maryan
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Inshallah allah alle haku samo keeno
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 Жыл бұрын
maasha alaah alaha kuxifdiyo habaryar qurux badan ❤️❤️❤️❤️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn 🤲🤲❤️❤️🥰🤲🤲🤲
@fartuunqalbisafi6745
@fartuunqalbisafi6745 Жыл бұрын
Masha Allah habarir ilahey haku barakeyo carurtada hani maryan oo yar waye Masha Allah ❤️ love you mcnto ❤️💋
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd habo mcn I love you too ❤️❤️❤️🥰🥰🥰💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌷❤️❤️❤️
@shukricabdi568
@shukricabdi568 Жыл бұрын
Masha allh habo allh kubarakeeyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🌹🌹🌹🥰habo mcn
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Жыл бұрын
HAMBALYO HAMBALYO from USA ❤️❤️
@shukriabdulaziz6897
@shukriabdulaziz6897 Жыл бұрын
Masha Allah abayo maryan adiga iyo gabadhada ba meqa dhal ayaad tahy
@amaanahajacelka3336
@amaanahajacelka3336 Жыл бұрын
M a sisters guleyso🥰
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
🌹🌹🌹🙏🙏🙏❤️❤️❤️🥰🥰🙏🙏🌹🌹🥰❤️
@ugaasadchannel5019
@ugaasadchannel5019 Жыл бұрын
congratulations 🎊 20k intaa ina kabadan kuu rajeen habo mcnto com soon 50k insha allah
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd habo mcn inshallah allah wakareynaa ❤️❤️❤️💋🥰🥰🥰🥰🌹🌹🙏🙏🙏
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Жыл бұрын
MashaAllah TabarakaAllah maryan cadey illahey habarakey qabadheyda aan habaryarta aan uhay LOVE ❤️❤️❤️ you habo and thanks for the good advice that you give to our girls I appreciate ❤️❤️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Thankyouu so much habo sidokle ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🌷🌹🌹🌹🙏🌹🥰💋🌹🥰❤️
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Жыл бұрын
Masha allh hampalyo 2️⃣0️⃣k
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
Wcs
@ifraaxcabdi4142
@ifraaxcabdi4142 Жыл бұрын
Abayo maryan masha alah
@caisha3740
@caisha3740 Жыл бұрын
hambalyo hambalyo 20k abayo mcn 🎁🎉🌹❤
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd abaayo mcn ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@naruurah674
@naruurah674 Жыл бұрын
Hani mashaa Allah soo dhaww
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Wadhawahay ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🌹🌹🌹
@user-jm2es2cw4e
@user-jm2es2cw4e Жыл бұрын
allahuma. baarik xabiibti illaahey hakuu barakakeyo ilmahaga iyo zowjigaga iyo caafimaatkina gawadhada curada samideyda waay
@user-jm2es2cw4e
@user-jm2es2cw4e Жыл бұрын
mabruuk mobelka hani
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd walaal qaali ❤️❤️❤️🤲🤲🤲🥰
@hamzaahlabahla4224
@hamzaahlabahla4224 Жыл бұрын
Igudar xabadan😂
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂🥰🥰🥰❤️❤️🌹🌹yah wa iska shiftay hada isku keysheki lahan wax kale ayee ah aaleheed habo mcn ❤️❤️❤️🌹😂😂🙏🙏
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 Жыл бұрын
Oh sorry wallahi farxadi gabadha aay faraxday iyo sideey ucabirtay dareenkeeda ayaan la,ilmeeyay wallahi
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd abaayo mcn wallhi qof qaali ayaatahay alle ha kubarakeeyo xabiibti 🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🫶❤️❤️
@araweeloibrahim3971
@araweeloibrahim3971 Жыл бұрын
mnshllah walalo ilahy haku barakeyo habo maryam gabadhu waa adoo yar mnshllah 🥰 waxan maqli marka gabadh iyo inanteedo isku eeg la arko heblaayo way is dhashay 😂 ilahay haysu kiindaayo habo iyo wlshy
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🙏🙏🙏🌹🌹🌹❤️👸👸👸🥰❤️❤️🥰🥰🥰🥰mahadsanidd abaayo w❤️❤️🥰🥰🥰
@jiyaaahmedjiyaa5392
@jiyaaahmedjiyaa5392 Жыл бұрын
Wcs abyo maryan abyo muraada leyahy iso duceya adiga io asxabta abyo😥🤲
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Inshallah allah muradkaga oo macsi laheen alle hakusahlo abaayo
@jiyaaahmedjiyaa5392
@jiyaaahmedjiyaa5392 Жыл бұрын
@@hamiofficial9884 amiin abyo
@umuqaali8031
@umuqaali8031 Жыл бұрын
Maasha allah walaashey maryan iyo gabadhaan habaryarta u ahay waan idin salaamay qurux ley waaye allah idiin xifdiyo farxada gabdhaha waan jeclahay hal gabar ayaa allah iigu deeqay wiilasha marwalba waa u qanjiiriyaan kkkkkkk
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
😂😂😂arwilasha waxa dhahdaa sodoh maryan ma ogolo in gabadhah lo qajiiriyo alle hanoo daayo ilmaha xabiibti ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@faizakarar9234
@faizakarar9234 Жыл бұрын
Hani welcome maamo from london
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd habo mcn aniga maanta comment aqrinooyo ❤️❤️❤️🥰🥰🌹🌹
@RahmoJelle
@RahmoJelle Жыл бұрын
Salamulaha habo mcn barasho wagsan soodhawow habo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🙏🙏🥰🌹🌹❤️🥰🥰
@sahuur3269
@sahuur3269 Жыл бұрын
Maryanay abaayo mcnto abayada somaliyeed ee marwslbo lingi isamey kuleh aad usameysid dhor maree kugu so celcelisay abayo ilaah dartiis ugusameey anigo alle dartis ku jeclashay ilaah haku sharfo sharafey inaa iso jawaabti dontaa rajenaa by
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Waa usaaray xabiibti qaali 🌹🌹🌹🥰🥰❤️❤️🙏🙏🙏🙏🌹🌹 abaayo pin aya ugu qabtay ❤️❤️❤️
@sahuur3269
@sahuur3269 Жыл бұрын
@@hamiofficial9884 shikran xayati alpi wlhi ma aqaan abyo lkn nafteydaan ka so qaday mahino
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Isoo booqda Walalahey
@queensadi8787
@queensadi8787 Жыл бұрын
masha allah hani qurux allaha ku dhowro 🤲 aad ayaan ku salamaya mamo❤🥰❤🙏
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Wakaqatay salantada quruxda badan xabiibti ❤️❤️❤️❤️❤️
@habibtyhabibty7285
@habibtyhabibty7285 Жыл бұрын
Abayo mashallah waan oyaay wlh Allah hakubarakayo curada mashallah tabarakallah aniga wilkayga hada aya lex sano jiraa
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 Жыл бұрын
Hambalyo habo I phoneka alaha kuu barakeeyo ay maryana 20k hmbalyo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Amiiin yaarabi mahadsanidd abaayo mcn Amiiin ❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@naciimoofficial
@naciimoofficial Жыл бұрын
Abayo wa kurabay intee kalasoxariiraa
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Spnka keyga wakan abaayo igalasoxarir maryanca7
@xamzecade4338
@xamzecade4338 Жыл бұрын
my sister Allah hakuu barakeeyo Taleefoonka👸❤ Jah aniga waan maseeray hello momy maryam😓😂🙋‍♀️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Oo Xamze cade Mamo ha maserin inshallah allah wa heli adigane 😂🥰🥰❤️❤️❤️
@xamzecade4338
@xamzecade4338 Жыл бұрын
@@hamiofficial9884 Ooh habo wiil ma ahan Gabadhii aad uduceyn jirtay oo Aabeheed Villand Sharci la aanta ku ahaa wye Waan kaa kashtay😂🙋‍♀️
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
@@xamzecade4338 waa igatey setahay kawaran habo cafimaad
@muniiramanka7809
@muniiramanka7809 Жыл бұрын
Asc abayo macn hombalyo 20k waxn ku rajeynay wax ka badan
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Mahadsanidd my abaayo mcn 🥰🥰🥰❤️❤️🙏🤲🌹❤️
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 Жыл бұрын
sodhawaw habo
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Thank you habo mcnto ❤️❤️❤️❤️
@sahuur3269
@sahuur3269 Жыл бұрын
Waxey ilowday gabafheydi in sodoh yaalked ku jiraan ani mugo waaso socdaa so d oh nimaa isku so jafjafaa fro sacudi
@farhiaahmedali5529
@farhiaahmedali5529 Жыл бұрын
Maryan abaayo London nagu salaan austaria
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Haye igusalan adigane Australia 🙏🥰🥰🥰
@farhiaahmedali5529
@farhiaahmedali5529 Жыл бұрын
@@hamiofficial9884 diyaar waaye xabiibti
@cabdifitaax3835
@cabdifitaax3835 Жыл бұрын
Wllo iphone dalka london imisa ayuu ka joogaa
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 Жыл бұрын
Walaal telefoonkaan muuxo jooga 10050 pound
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Жыл бұрын
Wcs m.a
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 Жыл бұрын
Mansha allah
Vlo qurux badan by Hami Official
11:18
Hami official
Рет қаралды 1 М.
Vlog qebtii part two iyo London eye 👁️ by Hami Official
24:05
Hami official
Рет қаралды 6 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 24 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 151 МЛН
NOOCYADA GURYAHA LONDON IYO SIDA LAGU HELO
8:55
Bashir Tani
Рет қаралды 10 М.
Shopping 🛒 day Tesco ayee ka shidan tahay maanta by Hami Official
9:53
MY 1ST VLOG CENTRAL LONDON FIKIRKIINA KA DHIIBTA (TIJAABO)
8:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Vlog LONDON Xariir Axmad Iyo Guri barwaaqo
10:14
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 35 М.
Qadada maaanta waa bariis sab kusoo dhawada reer Hami Official
10:07
Hami official
Рет қаралды 2,1 М.
LONDON VIEW 24 HOURS AYEY IGU QAADATEY IN AAN LONDON MUQAAL KA SAMEYO :
9:22
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 24 МЛН