MY 1ST VLOG CENTRAL LONDON FIKIRKIINA KA DHIIBTA (TIJAABO)

  Рет қаралды 22,207

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

3 жыл бұрын

NIN REER-MII AH OO MARKII U HORAYSAY VLOG LONDON KU SAMEEYAY. DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 352
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
Dhamaantiin waa idin mahad celinayaa sida sharafta iyo karaamada leh waqtigiina qaliga ah aad noo siiseen, waxaan idin soo wadnaa barnamijyo iyo waraysiyo kale oo aad u xiisa badan, ha u daymo-la'aanina la'aantiin waa abaar.
@americanman2024
@americanman2024 3 жыл бұрын
ManshaAllah shukran bro
@americanman2024
@americanman2024 3 жыл бұрын
Sxb marwalbo adigan kugudaysada
@somalivedioshorts9157
@somalivedioshorts9157 3 жыл бұрын
absulutely Waad kuficanthy sameynta vlog inaad socoto OO mela kala duwan kuqabataa, sidoo kale camera📷 360° degree dhaqaaji with slow motion. Waad mahadsantahay MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA
@abdullahiabdallemohamed7676
@abdullahiabdallemohamed7676 3 жыл бұрын
Vlog yada soo badi abdixafid oo magaalada soo soc,soco halmeel ha istaagine🐐
@dooyow3328
@dooyow3328 3 жыл бұрын
Anigu waxyaabo badan baan kugu biirin lahaa inti ilaah iga garadsiiyo ee xageen kaala soo xiriiraa oon aheen commentiga halkan. Maadaama uu qoraalku ila dheeraan karo. Mahadsanid
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAAH WAA MUUQAAL QURXOON SI WACANA WAAD U SOO DUUBTEY AQOON YAHAN GUUL WACAN IYO MUUQAALO KALE OO BADANBA WAAN KAA SUGAYNAA INSHA ALLAAH
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Saxiibka waa u camiree haye
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
Suldaan Cawil Bile waad ku mahadsan tahay sida xushmada ay ku jirto aad odayga walaalkaa ah aad u qadarisay, sharaf iyo karaamo ku noolow aduun iyo aakhiraba aamiin
@fartundiri9634
@fartundiri9634 3 жыл бұрын
Cawil adiga ma musse biixi maa adeerka ah weli hargeeyso kuu nooshahay🤣🤣🤣🤣
@abdiwelisayid9441
@abdiwelisayid9441 3 жыл бұрын
Keep going my favourite journalism Run ahantii aad ayad uso dubtay mashallah... waa muqaal qurxoon.
@naimaabdullahi9165
@naimaabdullahi9165 3 жыл бұрын
The best vlog and the best journalism Somali runti aan arko allha ku xifdiyo wll
@queenoflove6860
@queenoflove6860 3 жыл бұрын
Best vlog allah ku xafido abti waan kugu xeranahay meshaada kasiiwad mansha allh hormar wacan kurjynaa
@naimaismail7266
@naimaismail7266 3 жыл бұрын
My everything wllkay abdihafid allaha kubarakeyo nolow wllkay somalinimo I’m from London west London
@anisomohamud6496
@anisomohamud6496 3 жыл бұрын
masha Allah c/bdihafid keep going
@hafsahiiraan8730
@hafsahiiraan8730 3 жыл бұрын
Mnsha allh abdihafid wariye aad uwngsn keep going bro alaha kuxafido
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 3 жыл бұрын
Mashallaha Allaha ha ku xifdiyo my bro
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
perfect boss keep going . gacantada wey wacantahaye
@AliAhmed-bb8zi
@AliAhmed-bb8zi 3 жыл бұрын
Mashallah vlog qurux badan noso badi vlogyada inshallah 🙏🏾
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
Wow! This vlog was great! More please
@amalmusa6230
@amalmusa6230 3 жыл бұрын
Manshallah Abdihafid keep going.its amazin
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 жыл бұрын
Go Forward
@umullkhayrhassan3897
@umullkhayrhassan3897 3 жыл бұрын
Masha allah keep going bro Allaha ku xafido waa vlog best ahan really
@muxuboyusuf1794
@muxuboyusuf1794 3 жыл бұрын
Maan sha allah ilhay haku xiftiyo horay u soco wll
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 3 жыл бұрын
Masha allaah abdihafid maxamuud jaamac alaayaxafidak
@qureshahmed3313
@qureshahmed3313 3 жыл бұрын
Mansha Allah aad iyo aad ayay gacantadu u fadhida Cabdixafid ilahayow ku xafiid huuno 🙏🙏💖
@aizamewada3739
@aizamewada3739 3 жыл бұрын
Masha allah
@Hana-997
@Hana-997 3 жыл бұрын
Doing quite good so far , keep going bro you have the best tools !
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah abdihafid horw usoco
@iftnmj3580
@iftnmj3580 3 жыл бұрын
Soo badi vlogs ka mudane..wa good kani👍
@dilaasuujino
@dilaasuujino 3 жыл бұрын
Mashallah Waye Masuul Vlogyo Badan Noo Soosamee
@salmaanaxmed1850
@salmaanaxmed1850 3 жыл бұрын
Cabdi xaafid walhi nin cajiiba ayaad tahay Alle akhiro iyo aduunkaba haku sharfo Qofka aad si gara u jeceshay way fcn tahay inu ku ogaaado🥰🥰
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 3 жыл бұрын
masha allah walalkay waa sifiican horay usoco👍👍👍👍
@MBOsman
@MBOsman 3 жыл бұрын
Abdihafid keep going. Halkaa ka hay. Abid Vlog-ii qosolka badnaa ayaad soo duubtay. Cunto ayaan cunayey waan ka kacay sidaan u qoslayey.
@amiin8690
@amiin8690 3 жыл бұрын
Waa best valog balse aayar magalka soc soco mudane
@tablikhpoi6152
@tablikhpoi6152 3 жыл бұрын
masha allah adeer isku day gaaku waa perfect hore usoco
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 3 жыл бұрын
M.a cabdi xafiid my king alle ha,iikaa xafido wllkey keep going waan kuwadana gar iyo gardaraba
@fiideeycali
@fiideeycali 3 жыл бұрын
Masha,allaaah hore u soco sxb wuu wacan yahay
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 3 жыл бұрын
Nin weyn oo soomalinimadu ku weynthy waqti dheer baan ku dawaneynay waana ku tagannhy wllkey cabdi xafid😍 xaqiiq waa wayo arag da,ayar allaha inoo daayo ragan iyo inti la mid ah😍
@naciimoahmed6828
@naciimoahmed6828 3 жыл бұрын
Masha aallah walaal
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
Maaha Allah qormar wacan Abdixafid 💓💞♥️♥️🌹🌹
@yasmiinaxmed6843
@yasmiinaxmed6843 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@OmarAhmed-tn5xq
@OmarAhmed-tn5xq 3 жыл бұрын
Legend abdihafid wariye farta ka xiran keep going bro
@fartawarka7284
@fartawarka7284 3 жыл бұрын
Khatar baadku tahaye keep going
@illahowmahad7998
@illahowmahad7998 3 жыл бұрын
Mash allah walal horey u soco wey fadhida gacan tade
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Aad iyo aad sodhaawoow brother.
@famousking447channel5
@famousking447channel5 3 жыл бұрын
thanks, abdihafid keep going 👏🏽
@hanaibrahim4721
@hanaibrahim4721 3 жыл бұрын
masha allaah alla ha kuxafido
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Dhag dhag waaye
@ciiroliban4290
@ciiroliban4290 3 жыл бұрын
Wa ok eh hore uh soco👍👍👍👍🇸🇴
@pablojnr339
@pablojnr339 3 жыл бұрын
I love this guy very open guy mashallah
@nurtoawad3063
@nurtoawad3063 3 жыл бұрын
Mansha alaha nice, go ahead bro 👌
@drbotanchannel8006
@drbotanchannel8006 3 жыл бұрын
Msha allah gacantadu wa fadhidaa
@abdalaali7548
@abdalaali7548 3 жыл бұрын
Mansha alaah hore usoco ugaas
@farhiya2410
@farhiya2410 3 жыл бұрын
Manshallah gacantada waa fadhida wariyaha sanadka waan ku salaamay horey usoco ✌️
@mulkiartan7005
@mulkiartan7005 3 жыл бұрын
Masha allaah soo badi mudane madaxweyne
@sacadabdirahman2521
@sacadabdirahman2521 3 жыл бұрын
masha allh xaqiiqdii waad ku fcnthy eee halkaa kawad hawsha
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 3 жыл бұрын
London waa qurux masha Allah jwaiga kasii daran kawi macaan♥️🥀💐💐💐
@mahdisaidkheyre3622
@mahdisaidkheyre3622 3 жыл бұрын
Super vlog weriye abdihaafid
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
Mahdi mahadsanid saxiib
@sadiasiman693
@sadiasiman693 3 жыл бұрын
Maashaallaah wariya Abdixafid gacantaada waydagan tahay illaah hakuxifdiyo walaal macaan waxaan kuleeyahay horay usoco 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤙🤙
@Falazvibe
@Falazvibe 3 жыл бұрын
wllkey Abdihafid guleyso ❤️
@allamaganmedia
@allamaganmedia 3 жыл бұрын
Sxp wan ku salaamay cagjar agtiisa ka soo salaamaya
@taamirbinxaaji1050
@taamirbinxaaji1050 3 жыл бұрын
Abdihafid istanbul noogu imoow in aan kula kulmo ayaan rajena bro i.a mida kale vlogg somalida markay samenayaan wey soocdaan magaalo to magaalo ayay tagaan lakiin muhiimadu waa in qofka vlogga duubaya in uu hadlo laguma caajisaayo. vloggagi kgu horeeyay waad ka baxsatay m.a nooso badi vloog-yada guul iyo gobanimo madaxweynaha mustaqbalka🇸🇴🇹🇷🇬🇧🙏🏻😍🙏🏻
@waliyofurniture8493
@waliyofurniture8493 3 жыл бұрын
Masha allah madaxwayne hore uu soco brother
@cabdiqaadirbasto8107
@cabdiqaadirbasto8107 3 жыл бұрын
masha allh wll an jeclhy madaxweynaha mustaq balka soo dhawow
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 3 жыл бұрын
Manshaa alaah guulayso huuno
@osmanabdikadir2872
@osmanabdikadir2872 3 жыл бұрын
Very outstanding
@mruun3542
@mruun3542 3 жыл бұрын
Maansha Allaah noo Soo badi waan u xiisay London runtii Shepher Bush noo Soo suub Iyo meesha hindida ka buuxdo
@mumtaasmalyuun1748
@mumtaasmalyuun1748 3 жыл бұрын
Best wariye waaku wataa
@redgamer5017
@redgamer5017 3 жыл бұрын
Masha allaah
@abdullahiroble8043
@abdullahiroble8043 3 жыл бұрын
Legend is a legend 💯
@bahjamashaallaah3857
@bahjamashaallaah3857 3 жыл бұрын
Labiskaaga cadima ahen Masha Allah walaalke hori usoco
@Mataanahaubax
@Mataanahaubax 3 жыл бұрын
wll aan aad u jeclahy masha allaah waa uu qurux bdn yahay
@ashosamatar7526
@ashosamatar7526 3 жыл бұрын
Legend hore u soco walalkey qaali Abdihafid
@arbazdahir8858
@arbazdahir8858 3 жыл бұрын
Mash allah sxb wd kenty hore u soco cid la dhalaty ma jirto bro🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jooncawiif3099
@jooncawiif3099 3 жыл бұрын
Adday soomaali yeed oo aannan warkiisa ka dhargin way fadhidaa gaccan taadu horay u soco
@bartashidan
@bartashidan 3 жыл бұрын
intaas uun baa la sameeyaa, ee saaxiib horey u soco wax waliba waa isku day!
@lilabdi2629
@lilabdi2629 3 жыл бұрын
Saxb hore u soco big respect ❤️❤️
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 3 жыл бұрын
Waad shidantahey keep going mudane
@xasanmaxamud5071
@xasanmaxamud5071 3 жыл бұрын
Woow masha allah✌
@saharamuse1965
@saharamuse1965 3 жыл бұрын
Manshalah maanshalaaah
@huskaabukar362
@huskaabukar362 3 жыл бұрын
Keep going
@sadiyosambul5533
@sadiyosambul5533 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@kabtankamaalin6674
@kabtankamaalin6674 3 жыл бұрын
Keep going weriya sare
@cashoshafici1920
@cashoshafici1920 3 жыл бұрын
Mashaa allaah wllo horay usoco
@mustafeofficial8814
@mustafeofficial8814 3 жыл бұрын
M.a vlog yadan oo kale noso badi wll😍🙏
@libaanmedia7583
@libaanmedia7583 3 жыл бұрын
Keep going abdihafid
@abdiaziiztamaam8909
@abdiaziiztamaam8909 3 жыл бұрын
m.a guulayso MW Mustaqbalka.
@anwarmaxamed4105
@anwarmaxamed4105 3 жыл бұрын
Keep going legend
@drsnasroahmed9460
@drsnasroahmed9460 3 жыл бұрын
Masha allah waa muuqaal qurux badan
@shamsomahmudfarah5370
@shamsomahmudfarah5370 3 жыл бұрын
Wa idin salamay adi rer kaga allaha idinxafido
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 жыл бұрын
Welldone
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Wa very nice madax waye
@ahmedyare7654
@ahmedyare7654 3 жыл бұрын
M.a sxb muuqaalka aadbuu u sareeyaaa kib going
@faizasheikhnoor6253
@faizasheikhnoor6253 3 жыл бұрын
Waa muqaal aad iyo aad uu qurux badaan my brother or president Abdi hafid
@sadaksaidmoha1336
@sadaksaidmoha1336 3 жыл бұрын
Abdihafidow walking ku dar tagnaashada badan ka daaa adaa kuso dhaweyneynaa we love u our legend
@xusencabdishakur4306
@xusencabdishakur4306 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo ustaad abdi-hafid
@DeeqaDahab
@DeeqaDahab 3 жыл бұрын
Masha Allah Vlog aad u shidan weeyan noo soo badi magalada London waan u soo socda Insha Allah
@mohamed_abdullahi5657
@mohamed_abdullahi5657 3 жыл бұрын
Wall aad baan kuu tageraa horay usoco
@daadiraboosto102
@daadiraboosto102 3 жыл бұрын
Saxib horay uu soco wan ku tagera
@mahaddhagacade1602
@mahaddhagacade1602 3 жыл бұрын
Legend Abdi hafiid❤️🙏
@queenikran1591
@queenikran1591 3 жыл бұрын
Qurux waaye mansha Allah xoogaa socsoco oo marba meel si aan u aragno.london waxaan tagay 2013.mall qurux badan oo wayn ayaan kusoo wareegnay magaciisa waan ilaabay.guulayso I am in USA 🇺🇸.
@hanisaid6096
@hanisaid6096 3 жыл бұрын
Waimanayaa insha alaah
@updates1692
@updates1692 3 жыл бұрын
Absolutely perfect
@Salmaannoor704
@Salmaannoor704 3 жыл бұрын
Masha Allah wallkey waa shidantahay keep going
@Tawakeljamaal21
@Tawakeljamaal21 3 жыл бұрын
The best VLOG
@xamdiabdulle5820
@xamdiabdulle5820 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@abrizakbashir7659
@abrizakbashir7659 3 жыл бұрын
Masha allah allah ku sharfo waxa thy qof an iska jecelahy ina iska dawado muqaladisa your first vlog is so good lkn next vlog waxa sameysa ina socsocto si melaha lo ar arko thanks waxa thy qof igu qaliaya 💯🙏🤝
MAXAAD KA OGTAHAY SIYAASADDA XAMAS AY LA CIYAARTAY ISRAEL?
10:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
MADAX BANAANIDA FALASTIIN: GODOB | GARNAQSI | AMNIGA ISRAEL?
22:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 47 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 45 МЛН
LONDON VIEW 24 HOURS AYEY IGU QAADATEY IN AAN LONDON MUQAAL KA SAMEYO :
9:22
NOOCYADA GURYAHA LONDON IYO SIDA LAGU HELO
8:55
Bashir Tani
Рет қаралды 10 М.
WAR CULUS: MADAX BANAANIDA FALASTIIN OO FOOL AH | AMNIGA ISRAEL?
19:37
Vlog London  iyo sheeko qosol ah🥰
11:40
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 29 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA XAMAS | HIZBOLLAH | ISRAEL
21:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
+1000  LONDON WALAY  Fadlan ku yaaca waa codsi.
5:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 622 М.
WASIIR CAWAD: KHILAAFKA DFS | PUNTLAND EEDA WAXAAN SAARAYAA XSM
20:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
DOORASHADA UK OO SOOMAALIDU WACDARO KA DHIGTAY GUUSHA YAA LEH?
13:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 47 МЛН