Switzerland | Dad kunool Nolol Riyo u eg | La kala tag Orodna maaha

  Рет қаралды 55,028

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

2 жыл бұрын

Warbixintan waxaynu uga sheekeyneennaa Nolosha mucjisada ah ee ay ku nool yihiin Muwaadiniinta Dalka Switzerland oo dhaca Baramaha Qaaradda Yurub
Dib-usixid: Meesha aan ku sheegnay Caasimadda Switzerland in ay Geneva tahay, waa ku qaladnay, Caasimadda dalka Bern ... Mahadsanidiin

Пікірлер: 204
@kingaraash4585
@kingaraash4585 2 жыл бұрын
Itaal media wa Chanel an ad ujecelahay barnamijyadisuna ima dhafan manta inad kuso qadatid Switzerland o an mudo 7 sano ah an kunolahy ad ayan ugu faraxsanahay muuqalda vidoga iga muuqdana melo badan oo an malinkasta maro aya kujira gaar ahan kuwa kuyal magalada Basel xaqiiqa badan ayad ka shegtay lkn Geneva mahan casimada Switzerland ee caasimada Switzerland wa Bern keep going Team ITaal Media 😍
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Geneva waye Adi maakabadalay micnahha
@kingaraash4585
@kingaraash4585 2 жыл бұрын
@@zaek_adde1276 hhh waxad google ku qorta which is the capital of Switzerland kabacdi qoraal iso qor walalka
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 2 жыл бұрын
@@zaek_adde1276 berna ayaaa la dhahaaa casimada Aniga ayaaa Geneve Ku nool xitaaaa casimada labaaad ma ahan bro
@unitedero
@unitedero 2 жыл бұрын
See ku taga bro
@Zusan15
@Zusan15 Жыл бұрын
@@unitedero aniga dagan casimada waa berna waliba casimada labadna waa zurich aya la dhaha 10 sano Ayaan daganhay
@cuzeerabdullahiabdi5623
@cuzeerabdullahiabdi5623 2 жыл бұрын
وتلك الأيام نداولها بين الناس soo macquul ma ahan in aaan maalin sidaa aay yiheen sikafican aan noqono haaa waxwalibaaa waa awoodaa eebi wayne
@k.dagane117
@k.dagane117 2 жыл бұрын
Allow dalkena somalia san iyo si kawanagasan noga dhig wanba noqndono insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aishaoska5274
@aishaoska5274 Жыл бұрын
Waligiii yaaanu noqan
@user-mu9jd7zu7m
@user-mu9jd7zu7m Жыл бұрын
Impossible😂😂😂😂ila qiyaamuhu dhacayo saasay ahaanaysa
@hal-abuurnaasirbaarri6819
@hal-abuurnaasirbaarri6819 2 жыл бұрын
Cajiib. Dalkan waxa jooga walaalkay Khaalid, waan uga baahnaa warbixin.
@fadumashirwa1959
@fadumashirwa1959 2 жыл бұрын
Asc mansha allah thanks
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 2 жыл бұрын
30 sanno rag joogaa arkee 1 maalin shaqeeysaan sharcina heeysan
@AhmedMohamed-my5py
@AhmedMohamed-my5py 2 жыл бұрын
You're a great presenter, brother.
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
Glad you think so!
@dhuludugmedia1859
@dhuludugmedia1859 2 жыл бұрын
Maanta Magaladayda ayay Kashidantahay Welcome to Switzerland
@abdirizakahmedhassan4407
@abdirizakahmedhassan4407 2 жыл бұрын
Sxbow aadaanka salaada waqti walba ma lamaqlaa adiguse ma ku tukataa masjidka
@adensamater5874
@adensamater5874 2 жыл бұрын
Wax kale bad ilowdeed somaliyey waa meesha aduunka la isku dhuuqo rooti iyo farmasho wa zwiserland mesha intaad lacag soo dhacdo banging lagu dhigayo markaad bakhtidna laqadanayo hadhagii hadii anad inankaga ama gabadhada ku qorin meet kale oo sidaas ahina way jirtaa Lakin manta idin shegimayo horta lacag soo dhac an ku dhigee Maputo lacagtisi away zwiserka haysta hadad lacag haysatid dhalashadana waa lagu siin
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 9 ай бұрын
​@@adensamater5874adi maa joogo Switzerland
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 2 жыл бұрын
Dadka caynkaa u nool Hadana adder hadaad tagto walahay dadkoodu in ay iswada dilaan oo nafta is dhaafiyan bay rabaaa. Habenkina ma hurdaan. Alxamdulilaahi calaa nicmatil islaaam
@dahabizizy
@dahabizizy Жыл бұрын
Nimcatul islaamkas somalia wax ma utarty madan adu bada libyanisku so turin si ad rooti ad cunto swizerland uga heshid
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli Жыл бұрын
@@dahabizizy haa way ii tartay oo habenkii anoo aan werwer qabonbaan seexda Aakhirana alle ayan janno ka rajaynayaa Lkin aygu waa dad werwer ku nool Dusha sare ha eegin adder
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 жыл бұрын
Go forward ustaad Macluumaadyo xiiso iyo barasho ba ah Macluumaadyo ay ka muuqato dadaal tifatir baadhis iyo waqti badan mahadsanid
@bashirabdullah6522
@bashirabdullah6522 2 жыл бұрын
Msh Allah Horusocod wanaagsan Masuul 👍👍👍👍👍 Keep going
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Caazimada Switzerland 🇨🇭 waa bern Wadanka waxa zidaz u qurxiyey waa lacagaha africa iyo carabta laga dhaco 😅😅😅
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
Sxp wadankee jooktaa
@Elmi.451
@Elmi.451 2 жыл бұрын
C’est vrai walhi aniga waxaan joogaa Genéve hadalkaagu waa run balse marwalba caloosha ayaan kagubtaa Markaan arko Switzarland dalka ugu yar yurub oo nabadbuuxda iska nool iyo inagoo somali ah dhul iyo nimcadba ilaahay nasiisay hadana marwalba nabad raadinayna ilaa modo dhan 35 iyo inkabadan ba
@unitedero
@unitedero 2 жыл бұрын
Sidee kutaga bro halkas
@ismaciilshuceybcilmi4190
@ismaciilshuceybcilmi4190 Жыл бұрын
Wa sax sida ushegtay balse an kuxasusiyo dalkasii wuxu asal aha dhul diinta islamka lagu so dhaqay halkas ay barakadu u ku helay xiligi dowladi andulus islamka adunka u katalinaye dowladasii qabyalad ayey u burburtay islamkina sida ayu ukala burburay illa manta aan dunida joogno
@gudbiye5502
@gudbiye5502 2 жыл бұрын
Masha Allah aweys aar First comment liketa ha Ila dhaafin❣️❣️
@XiiqaayeBashiir
@XiiqaayeBashiir 20 күн бұрын
Ilaahayow riyadeeda iirumey 😊
@nuurcade2307
@nuurcade2307 2 жыл бұрын
Mach allh bro horey u soco idam alle
@MOHAMEDAHMED-fq6wc
@MOHAMEDAHMED-fq6wc 2 жыл бұрын
masha allh wax badan ayaa ka faidaa xaiiqatan
@user-ul1hq3xu4p
@user-ul1hq3xu4p 9 ай бұрын
Tnkz wn jcly warbixina adno so gudbiso❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsomali1241
@mohamedsomali1241 2 жыл бұрын
Gobolka aan kasoo jeedo ee SANAAG ayaa ka wayn dhul ahaan Switzerland 🇨🇭, Gobolka sanaag wuxuu ku fadhiya baaxad dhuleed oo dhan 54000 sq.km, sidoo kale wuxuu leeyahay khayraad badan oo dahabku kow ka yahay hadana wuxuu ku jira gobolada ugu liita Somalia ama somaliland, waligiis ma yeelan wadooyin laamiyo ah oo isku xira magaalooyinka gobolkaas, hadda ayaa la wada qaar kamida, sida wadada CEELDAAHIR-CEERIGAABO iyo CEERIGAABO-BURCO.
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 Жыл бұрын
Switzerland waxay dhahaan janadda Dunida Lkn Tan dhabta ahi waaa sanaag 🇧🇸♥️
@kamal-hassan
@kamal-hassan 8 ай бұрын
@@faaruuqdabaq3883xaqiiq sxb e mamul aynu leenahay ayaa fiican oo gobolkeenaa aynu dhisano
@cqaadirmaxamed4785
@cqaadirmaxamed4785 2 жыл бұрын
Love saaraaaaaa
@karira3487
@karira3487 2 жыл бұрын
Yuutubkaan xaqiisi mahelin nio codka ilaahay ayaa hipo kuu siiyay waxaan aad urabi lahaa documentry yada aljaziira iyo dw
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 11 ай бұрын
Masha Allah, Allaw soomalida Sidaa okale ka dhig
@camirxasancabdi394
@camirxasancabdi394 2 жыл бұрын
Ilaahoow nolosha iswezerland ii kas Walaal yaal amiin isoo dhaha fadlan
@Zusan15
@Zusan15 Жыл бұрын
Wllo walhi aniga 12 sano dagan ha isku imaan cidhidhii lcgtad ku shaqayso way badanthay lakiin siiday tahay dawlda adegag kiirda guuriiga unbad ku marayn 😢
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin 11 ай бұрын
​@@Zusan15ilaa meeqo cml Aya lagu shaqeya wll
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 10 ай бұрын
​@@Zusan15adi xaa kaagalay nolosha raaxada adi kaligaa baa isku rabtit ee haday nolol oolin adi maakasoo taktit ,mida kale anakoo 100 qof baa usoo soconaa
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 7 ай бұрын
Sxp hadda mataktay
@todobo7
@todobo7 2 жыл бұрын
Keep going
@calimaxamedraage8647
@calimaxamedraage8647 2 жыл бұрын
Walaahi waa sax laakin waa inaan mujinsa dadaal iyo wacyo galin anan ahy mida afka laga sheego
@faisalmahamud9140
@faisalmahamud9140 2 жыл бұрын
Grüss von Luzern Schweiz Greating from Lucerne Switzerland Salaan kaaga timid magaalada Lucerne Switzerland
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
O deutsch miyad kuhadashan hhh
@faisalmahamud9140
@faisalmahamud9140 2 жыл бұрын
@@Akhyaar142 haa
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 2 жыл бұрын
Ich grüße dich auch von köln deutschland...
@asmamahed5176
@asmamahed5176 21 күн бұрын
Madaxda daacadii waa saas 🎉
@user-bx6vg1kx8n
@user-bx6vg1kx8n 2 ай бұрын
Mashaa Allah ❤
@ahmedabdi6360
@ahmedabdi6360 2 жыл бұрын
Walal jarmalka kasohadal takes 👏👏🙏🙏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Walhy waan ku taageera documentary waa mid cajiiba fadlan replay iso gal❣
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
thanks Mustafe Dheelate
@abdishukuurahmed489
@abdishukuurahmed489 9 ай бұрын
Ma sha allah
@nasirbaabuu4160
@nasirbaabuu4160 2 жыл бұрын
Waa cajiib
@mdiinilovecity1282
@mdiinilovecity1282 8 ай бұрын
Ilaahow mar lee ige Switzerland 🇨🇭 😢😢
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 6 ай бұрын
Wadankaga kadhigo sidaa ookale tani dadbaa tabcaday dheel dheel kuma imaan
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 2 жыл бұрын
Manshalh inshalh soon ayaan tagi doona
@saafimedia3589
@saafimedia3589 2 жыл бұрын
Waa sax intaas oo dhan wadankas wey ka jirtaa lkn hal mid baad ilowday oo ah in ay tahay dowlad caloosheed ushaqeysato ah waana dowlada ka la iibiso hubka sharci darada ah waana meesha la dhigo lacagaha laga dhaco wadamada burburka ka jiro labada waji wey leedahay swis
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 5 ай бұрын
It's my dream country one day am there i.a
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Next canada kaso diyaari zxp xaga documentaryada wad ku horeysaa runtii
@mohasheikh4708
@mohasheikh4708 2 жыл бұрын
Adeer hadii xataa ayada oo saas nala siiyo waa waleynaa 🥺🥺🥺sorry
@engmahadismaaciil4738
@engmahadismaaciil4738 2 жыл бұрын
wlhy sxb aweys sheekada swizirland wan ka helay allow somalia noohagaji
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 2 жыл бұрын
M.a waa dalka kaliya Aan maqlo nawadiisa kaliya Allah u siyaadsho waan kahelay runti waxaa ku nool family 👪 keyga qaar ka mid Ah alx dhib kuma qawaan🥰🥰🥰🥰m.a
@xaajimayeofficial9167
@xaajimayeofficial9167 2 жыл бұрын
Nice us.taadii
@BaafoOfficial
@BaafoOfficial 2 жыл бұрын
ustaad aweys haji nor mahadsanid sida quruxda badan aad barnaamijyada nogu so gudbisid insha allah guuleyso
@mohammedahmednoh2263
@mohammedahmednoh2263 2 жыл бұрын
wadamada bariga yurup soo qabo sxp
@user-bx6vg1kx8n
@user-bx6vg1kx8n 2 ай бұрын
🇨🇭 I ❤️ love 🇨🇭 Switzerland 🇨🇭❤️
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Turkey baaajogaaa I. A Safarkeyga xigo Sweatherland waaye I. A magaalada jeneva 💋✋
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 2 жыл бұрын
Hhhhh wale caqli African waad ledahay maad wadankaga tagtid oo sidas kadhigatid
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
@@osmankhalifsheikhh1609 wadankeyga adiga ookale ayaaa burburiyay I. A waana usoolaabanaaa waana dhisidonaa
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@zaek_adde1276 hada xage jokta lpx
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
@@abdulahiibrahin sxb Somalia igaturtay 😭🥺
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
@@zaek_adde1276 Switzerland. Maa Somali kuu celisay mise wali Somali kama Soo tagin
@abdirisaqabdiqadir6991
@abdirisaqabdiqadir6991 2 жыл бұрын
Aweys aar waan ku salamay yaxye shiiqaaloow gendershe wye
@cabapoi9170
@cabapoi9170 Жыл бұрын
Allow ii Rumay in an tago switzerland 🇨🇭I.n coming❤
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын
Wll mafiicno
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
​@@cumarcabdisalan4223 sabab. Maxe Ku xun tahy. Ma shaqo ayee la heen mise . Sharciga ayee Ku xun tahy
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Inshaa allaa waan kuu rajrenaa
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
@@ishowspeed308 xage jokta adi zxp
@ishowspeed308
@ishowspeed308 Жыл бұрын
Somalia lkn Switzerland waa riyadeeda waana wadankaa ugu jeclahay
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 2 жыл бұрын
Riyo miyaa mise waa run Mahadsantahay
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 2 жыл бұрын
Horta wanaga Dowlada waxa kena Shacabka o nabada ku Dadala kasna ka dhasha Hogamiye Bulsho o Runta ku dhaqa o Dowlad xog Badan
@yasircarafat1382
@yasircarafat1382 2 жыл бұрын
Thank you
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 2 жыл бұрын
You're welcome
@adensamater5874
@adensamater5874 2 жыл бұрын
Zwiserland wa dad laysu geyey waa fransiis gobol laga so jaray talyani iyo jarmal waxa isu geyey boqor kii fransiis nablion qarnigii 17 naad sharcina ma bixiyan wa wadan xun waxba yaanu idin xayeysin yurub uun bay midyihiin waxay dheer yihin male
@shaandiyare678
@shaandiyare678 Жыл бұрын
ilove you Switzerland
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 9 ай бұрын
Adi maa joogo sxp
@qaalidalasow6894
@qaalidalasow6894 2 жыл бұрын
Austria soo sameey macalimuu
@maahirapdi2437
@maahirapdi2437 2 жыл бұрын
Mzul Dalka Ukraine WarBixn inooGa soo Diyaari....✋
@HAMZE470
@HAMZE470 Жыл бұрын
Wlhy Wan imandoona incha Allah ❤😢
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq 7 ай бұрын
Hadda mataktay
@jijiylejijiyle9999
@jijiylejijiyle9999 2 жыл бұрын
Wa gaarikarna
@faysaldhiidh4875
@faysaldhiidh4875 2 жыл бұрын
😂😉 runtii Wa aziibty dhulka riyada dhexdeeda aan lugu qancin really Swiss hh geneva aniga waxaan u aqaanay caasimada dalka se waa second city shtt
@abdikarinyusufosman4074
@abdikarinyusufosman4074 2 жыл бұрын
Waxaad ka booday sababta ay dhexdhexaad u tahay.waayo qoomiyaddaha ku nool ayaa ah seddex qolo.waa garmal iyo talyaani iyo faransiis oo seddexdda qoloba jaar la yihiin. Waxaad kaloo ka tagtay sidda ay isku maanulaan.adeer war bixintaadda waxa ka maqan baadhis aad baadh meesha ka hadlaysaa si aad war bixin dhan u soo gudbiso mahafsanid
@halimohussien9856
@halimohussien9856 2 жыл бұрын
Walaal wanku salaamay dalka wan u jeedaa waa dal aad u qurux badan maloo tegikaraa dalxiis aadn ayey ii cajabisay. Adigoo mahadsan walaalkey.
@Zusan15
@Zusan15 Жыл бұрын
Wllo Wadanda ugu quruxda badan ayaya ku jiirta Aniga dhawr iyo toban sano ayaan dagnahay majeceli inana wadan kale uu dalxiiso 😂 iygaon bad lahayn yahay dhulkoda siida quruxsaden ilahay dhulkeeni nabad haanoga dhigo
@Maxamedkhadar252
@Maxamedkhadar252 Жыл бұрын
@@Zusan15 walaal passport kooda mala qaataa Hadii la qaatana sidee lagu helaa macnaha shuruudaha kuxiran
@Zusan15
@Zusan15 Жыл бұрын
@@Maxamedkhadar252 wllo psaborka shaqa lagu qata lakiin xaga sharciiyada kuma fiicna ee shaqa tala raga singalka ayay uu fiicntahay hadd shaysaniysiid
@aminabdo3900
@aminabdo3900 2 жыл бұрын
sxb hantidii arabtaa iyo africa mesha ladhigto weeye Markaas waxaa jira tuug macruuf ah iyo tuugkalkaal
@mohamudzilingemiig2757
@mohamudzilingemiig2757 2 жыл бұрын
Shb waan qiirooday wlhy
@user-io5eo5ov2y
@user-io5eo5ov2y 2 жыл бұрын
Washiton 👋 war bixin noga keen📆🤏
@adensamater5874
@adensamater5874 2 жыл бұрын
Somalia dhulka ayan ku Nanna Lakin maskaxdena ayaa qabiil ku taal qof walba waa caloshii u shaqayste
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI NABADBAA NAAS LA NUUGO LEH
@DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck
@DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck 7 ай бұрын
Illohow I fufudee inaa taho switzerlan yaaa alllllaaaaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 жыл бұрын
Dalka Chocollatada,Dalka Bangiyada,Dalka Nabada,Dalka Quruxda,Dalka Qaniga Ah
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Itaal 😇
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 2 жыл бұрын
Somalia qabil ladagey
@mohamedfarahahmed422
@mohamedfarahahmed422 2 жыл бұрын
Barnaamijyada dalalka laga hadlayo aad baan u xiiseeyaa
@abdulahiMohamed2023
@abdulahiMohamed2023 Жыл бұрын
Waan so socda magaladeyda
@malyunwarsame6906
@malyunwarsame6906 Жыл бұрын
Genève waa magaalada siyaasada
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 2 жыл бұрын
Wlh madax aqligoodu dhafsiisaneyn aqalka sare sanatar maka noqda gorme so labandona cadaalad ayey heerkas ku gaareyn Alaah ha inatuso cadaalada
@hamidchanel3093
@hamidchanel3093 2 жыл бұрын
Walaal muuqal ka soo diyaari wadanka Filand
@rejaaden2418
@rejaaden2418 7 ай бұрын
Walaalkey anagu waxaan nahay tuke canbaar leh amaba isuma taliso cawaan ah😢😢😢😢😢😢
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
DADKII LAHAABA DHISTAY WAA NOLOL RUN AH
@adensamater5874
@adensamater5874 2 жыл бұрын
Bes haday sida tahay zwiserland aynu ku bedelano somalia waxan hubba inay somalia ka khayrad badan tahay zwirserland Lakin hadaynu ku badlands xitaa qabiilki iyo qurunku dhamanmayo zwirserland uun bu ka bilaabmi
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 2 жыл бұрын
Switzerland 🇨🇭 gaar ahaan 17 sanno jooga geneva casimadu Waa bern
@lafaHore
@lafaHore 2 жыл бұрын
War amaantaan run miyaa😂
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 2 жыл бұрын
@@lafaHore ugaas haa lkn hadana Waa dalka ugu badan ee dadkiisu is dilaan ama dabaq ha iska tuuro amma treen ha isu dhigee
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 2 жыл бұрын
Sweden ka sugayna wll
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 2 жыл бұрын
Haa waa if tiini iyo mugdi
@gahayrvlog1085
@gahayrvlog1085 2 жыл бұрын
wada uu mudan yahay dalka swisarland in lagu daba daydo laakiin maxaa lagaga hadlaa swisarland pro ii sheeg
@aamindayl6213
@aamindayl6213 2 жыл бұрын
germany kaso hadal fadlan ?
@mohameddaahirafrax1912
@mohameddaahirafrax1912 2 жыл бұрын
Anaka kuwo alle isku diry ayaa noojoogo zwesrland camal hadan noqonlahyn allow nagadhig sida sweser ld
@miircumar197
@miircumar197 Жыл бұрын
Cidba isma haystaan mana murmaan !
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Meesha aan ku riyooda waa janada Aduunkana Switzerland 🇨🇭
@yaseenahmed901
@yaseenahmed901 2 жыл бұрын
War anigaa 9 Sano ku nool amaanta laga shegoyo maba ka arkin
@kingaraash4585
@kingaraash4585 2 жыл бұрын
@@yaseenahmed901 xageed kaga noshahay Switzerland xaqiiqdi nolasha swiss qofka fahma shaqaystana wlahay aduun mel kale ugama bahna Ich wohne Basel Brüder
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 2 жыл бұрын
@@yaseenahmed901 kkkkkkkk. Kaaalay Ku dheh. Lakin walahi alhamdulilaah nolal wanag San waaa lagu haysa taaaa sxb waaa mar ka aaad ledahay sharci fican
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
Anaga ku nooleyn iskagana tagney. Magaalada Lussane) iyo Geneva ba sharci iyo shaqoba kahyney blse last 10kii sanee u danbeeyey maaha sidaa looga sheekeynayo Wadan Dadkale lacagtiibey ku noolyiin lacagaha caalamka iyo bangiyada Aduunka ayaa kuyaala ee iyada wax soosaar ahaan Germanay ayaaba kaga horeysa iyo Austria
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 2 жыл бұрын
@@yaseenahmed901 f Ayaan. u dhiibayaa mar kuuu. yimaado. shib ka eheh wuuu yaaabi donaa.
@ayaanfaray5842
@ayaanfaray5842 Жыл бұрын
Wallo sharci mabixisaa hadan ilmo kudhaloxita m isinayan
@maxamuudgurmad3752
@maxamuudgurmad3752 Жыл бұрын
Teena iyo toodu waxay isku jiraan inta waalida iyo miyir qabku isku jiraan
@shaandiyare678
@shaandiyare678 Жыл бұрын
Haa
@saidnour3093
@saidnour3093 6 күн бұрын
Ilahow haydilin anoon arag😢
@keynaanmedia5329
@keynaanmedia5329 2 жыл бұрын
hadaad dadkale nabad gelisid, adigana waa lagu nabadgelinaa
@hassanmohamed6153
@hassanmohamed6153 2 жыл бұрын
sxbow maa malin noo soo dhigto wadanka talyaaniga
@Ali_Hakimi
@Ali_Hakimi 2 жыл бұрын
🇨🇭🔥❤️🇸🇴
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
ADI maa joogo Swiss wll
@Ahmad17056
@Ahmad17056 2 жыл бұрын
Norway imaaw
@maxamedshuuriye7374
@maxamedshuuriye7374 2 жыл бұрын
Swerlnd isku Qabil miya mase waa kala qabil
@CaliyoShjowhar
@CaliyoShjowhar 12 күн бұрын
Soomaalidu wadankaan hadii ay imaadaa sida dadaka ku nool switzerland miyay ku noolaanayaan
@husseinabdirahman7081
@husseinabdirahman7081 2 жыл бұрын
wll iswirtherland nabad bay ku hormartay wadankaga hooyo aan mantay joogo nabad iyo hormar balaran shacabkiina aya nolka bahan yahay in ay wadankoda hormariyan qabyada iyo waxyabo kalo badan viva somali
@dahabizizy
@dahabizizy Жыл бұрын
Nabad keliya maha
@abdikadiribrahimali8868
@abdikadiribrahimali8868 Жыл бұрын
Waa gsslo anaga ayaa Ka nolol fiican allaahu Akbar dhaldhalaalkuu run moodayaa
@mukhtarabdi2711
@mukhtarabdi2711 2 жыл бұрын
MAYEE SOMALI AYAA QABIIL IYO QABYAALLAAD KU FOOGAN KANA REBTAY ADUUNKA
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
Swit❤
@hannadyare8482
@hannadyare8482 2 жыл бұрын
Dhisma Germany baa ka qurux badan intaay donta
@fadumomohamoud3371
@fadumomohamoud3371 25 күн бұрын
Asc aboowe waxaan rabaa inaan Swiss kaa waraysto waxaan joogaa Canada Waana joogi jiray Swiss ka
@Dheregcaddemedia
@Dheregcaddemedia 2 жыл бұрын
Niyad jabka nagadaa aweysow sxb
@malyunwarsame6906
@malyunwarsame6906 Жыл бұрын
Waar magaala madaxdu waa Bern
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 50 МЛН
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 528 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
Hereri  iyo Switzerland
24:50
Universal TV
Рет қаралды 98 М.
Bringing Down India’s Biggest Art Thief | Bloomberg Investigates
26:50
Bloomberg Originals
Рет қаралды 294 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 191 М.
Dalka Germany | jarmalka | macluumaad guud #OGAANSHO
10:19
OGAANSHO
Рет қаралды 226 М.