Taariikhda magaalada Kismayo

  Рет қаралды 85,950

Warbaahinta Puntlandes

Warbaahinta Puntlandes

7 жыл бұрын

Пікірлер: 189
@aminahmeds569
@aminahmeds569 10 ай бұрын
Kismayo waa magaladii ninkii iigu Horeeyay ee aan jeclado ayaa xafada calanlayi kayimid .markaa reer kismayo waan jeclahayi ❤
@Somowgurey
@Somowgurey 4 ай бұрын
Ninkaaz amaaan aniga ahay leeee
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Duqa magaalada kismayo waxay ahayd in laga dhigo Cabdifatah haaji Ibrahin uunlaaye waa nin waxqabad lagu yaqan Aabihiis haji uunlaaye waxbadan usoo qabtey kismayo
@omarnuh
@omarnuh 6 жыл бұрын
Mansha Allah: Kismayo City is my Hometown. Jubbaland waxay kamid tahay Meelaha ugu khayraadka badan Somalia. Bad & Beriba, waa meelay ku'kulmaan Malaay,Macsaro, & Moordi. Aad buu unasiib badan yahay Ninka kudeegaana kuna haysta Nabad, Caafimaad & Camal. Allaw Nabada noo dhuuji guud ahaan Somalida. [Kismayo kistaada & karbuunadaada.] Kismayo haw daymo la'aan.Mustaqbalka dhow waa Caasimadda ii Qoondaysan inaan Masalaha dhigto Insha Allah.Jubaland waxaan urajayn Horumar taama & Nabad gelyo Waarta Insha Allah.. Wabillahi Tawfiq. May Allah Guard Somalia.14:00pm.sun.4feb.2018.holland.
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Omar Nuh karbuunadada ayaad ka ilowday
@youtellme6403
@youtellme6403 6 жыл бұрын
I was living in kismaayo from 1991 till 1992 it was a beautiful city
@islampeace1423
@islampeace1423 2 жыл бұрын
Are you indian
@mahadhashi3983
@mahadhashi3983 6 жыл бұрын
Ninkii reer Kismaayood ah ayaa garanaya waxaan ku dhashay tuulo layiraahdo Buulo Xaaji, Kismaayana waa meesha aan aduunka ugu jeclahay ilaahow inoo nabadee. AAMIIN
@adoontiiallahadoontiiallah4122
@adoontiiallahadoontiiallah4122 5 жыл бұрын
Masha Allah buulo xaaji wainaan u noqonaa waa meshaan ku dhashay
@ilhaanhussein8189
@ilhaanhussein8189 5 жыл бұрын
Haa buula xaaji waa CAAN WA LA KASAAA
@ilkacaseliglig7475
@ilkacaseliglig7475 5 жыл бұрын
Hhhh sxp ciise mohamud miyaad tahay 😂😁😀😂
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Waxaa isweydiin leh dadkii Kismayo kudhashay anigo kale iyo dad badhan qurbaha kunolnahay gurigii abe iyo walaal ka dhinteen qofa kunol hada anagana baraf dhex joogna
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
@@aaminacalibadiye8862 kusolawo lkn aniga wan kamaqanahay kismayo Nairobi jogaa
@Agz4rmTheAve234
@Agz4rmTheAve234 6 жыл бұрын
odagan waa laga badiyaa waxaa fiicnaan leheed Ahmed somow cabdiqaate qiilmawaye abshir Shire iyo dadki kismayo KU dhashay in lagala xiriiro
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 6 жыл бұрын
Masha llah Wariye hareri aad & aad bad ugu mahadsan tahay barnaamijyada aad ka sameyneyso dhulka somalida wana taariikh la xasuusan doono faidan ay leh dadka somalida ee dalkoodii ka hayaamey anse barnaamijyadadu yididiilo gelineyso in ay dib ugu soo noqdaan ama ay soo noqdaa mn 100% waad ku mahadsan & universal tv & teamkagaba My beloved country
@abdihassan3836
@abdihassan3836 7 жыл бұрын
Cabdisalan Hereri aad buu mahadsan yahay muqaalka iyo fikirkiisa wanaagsan ee Naga siiyo Gabi ahaan gayiga Somali. Cabdisalan Hereri waxaan kula kulmay Hotel Safari, Jigjiga 2016.
@Mm-qs1kf
@Mm-qs1kf 5 жыл бұрын
Masha allah allow quruxda iyo nabada u siyadi i love wllhi kismayo❤️❤️❤️
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
KISMAYOOY weliga jira madama abahey iyo walaalo gurigey ka dhinteen xoog lagu heysto gabdhan ku dhalatay isbatalkii Kismayo 8/15/1991 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@khalidmohamud357
@khalidmohamud357 5 жыл бұрын
Walaal kismaayo dad an lagareenin Aya jooga
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
Wll iskumid ayan nahay isbatalka weyne kudhashay
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Mareexaan uun baa beentaan qulquliyo wax la dhaco majiro guri xoog lagu heystane majiro
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
@@saynabsaynab930 abaayo mareexan inaan ahay maadiga hubaa?
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
@@aaminacalibadiye8862 aniga wax xun sheeg ayagaan ku arkay laakiin dadkii oodhan way fahmeen hada
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 жыл бұрын
Mansha allah wlh kismaayo aadban ugu xiisay
@abdikhanihaji2448
@abdikhanihaji2448 6 жыл бұрын
Wallahy magalada aan kudashaay waataas.. left kismayo in 1999. Here I come reer caalanleey kismayo
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
Isku mid ayan nahay calanley kudhashay
@user-ms2vm6fl3v
@user-ms2vm6fl3v 5 жыл бұрын
الله يحفظ كسمايو مواليد كسمايو - حافة علنلي
@dugsiiyeofficial6762
@dugsiiyeofficial6762 3 жыл бұрын
Kismaayo 1997 ba igu dambeesay
@aligeoraphy3175
@aligeoraphy3175 2 жыл бұрын
Aniga ku dhashe calanley waxa igu dambeyse 1992 waxan tagi raba 2022 Insha Allah allow Umada somaliyed mid ka dhig Qabyalad down
@Abdikarim_baayo
@Abdikarim_baayo 10 ай бұрын
Same like you team Jimco jug hhh
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 7 жыл бұрын
Wlhi waxaa muuqaalkaan kadaawanaayaa Kuala Lumpur Malaysia manta waaan iska ooyay magaaladaydii kismaayo allow nabad allow kismaayo Magaaalo qiimo leh ayay ahayd 🙏🙏🙏
@wiilwaal5844
@wiilwaal5844 6 жыл бұрын
mustafa kosovo xaafadee sxb aniga shaqaalaha
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 6 жыл бұрын
ka kaalay kuala Lumpur kana qayb qaado horumarka ur hometown. Ur brother from Hargeisa.
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 жыл бұрын
mustafa kosovo kismaayo waa magaladi xaafada calanley
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
Xafada shaqaalaha
@adanhassan8231
@adanhassan8231 5 жыл бұрын
@@wiilwaal5844 xafada shaqaalaha
@omarali4314
@omarali4314 5 жыл бұрын
Such a beautiful place may god give us a peace
@samatarqiiqeey1358
@samatarqiiqeey1358 Жыл бұрын
Jibta guriga lugudhuftay abo laha deqo darod ladhihi jiray frm m.j
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 6 жыл бұрын
Mashallah qurux.
@zrmaxamed8734
@zrmaxamed8734 3 жыл бұрын
Masha allah adar tima jilac godomiyaha wan xa suusta xafad baa wada dagnanjirnay caruurtisa dugsi wada dhigan jirnay waa qof wanagsan Xasuus baa halay 7 sano jirbaa ahaay
@naajmamohamed7950
@naajmamohamed7950 7 жыл бұрын
Woow MnshaAllah waan u xiise kismayo ..xusuus xafada calanley
@khalidmohamud357
@khalidmohamud357 5 жыл бұрын
Sido kale rer calanley an ahay gaar ahaan rer majengo
@ocroafff5527
@ocroafff5527 2 жыл бұрын
I was lived in barware in 1991 very beatifull city
@abdimst86
@abdimst86 6 жыл бұрын
Kalmadaa qaboojiyaha ayaan ka helay. Waa af somaali sax ah
@Galad866
@Galad866 6 жыл бұрын
waan uxiisay kismayo
@gattuza7488
@gattuza7488 2 жыл бұрын
Waxaa farxad ii ah in aan legend aad u weyn hal guri aan ku soo wada kornay❤🙏
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 5 жыл бұрын
MAJERTEEN KISMAYO WALIGOOD BAY DAGANAYEN GANACSATADA UGU BADAN MAJERTEEN BAY AHAYEEN
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
dhulkan ugaaska 27 e ogaden ba galamadow kasaray 1832 buugag na laga qoray ugaas nuur cuburiye
@mohamedaden3259
@mohamedaden3259 Жыл бұрын
Saaarta caaad baaa iiii soooooo carfeysaaa iyo xiligiiiii waraaafka masha allah
@omarali4314
@omarali4314 5 жыл бұрын
Look at that, haven on earth but no one sees the beauty of this place
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
This city belongs to the hawiye tribe. Anyone having some funny dreams about this city will find otherwise the hard way inshaallah
@anazabdikadirmohamed4009
@anazabdikadirmohamed4009 3 жыл бұрын
@@sevenscounty409 hhhhh
@mohamedkudinmuuri2786
@mohamedkudinmuuri2786 3 жыл бұрын
Haaye haaye haaye 🇸🇴 legend
@elmnycollin1508
@elmnycollin1508 6 жыл бұрын
HAAYE HAAYE HAAYE
@abdullahiabdiraxmaan4807
@abdullahiabdiraxmaan4807 6 жыл бұрын
dadka leh gudoomiyu magaalada mayaqaano waa kuwo marin habowsan waa nin deegaanka ah ciise maxmuud (mj) oo reer waamood ah ilaa iyo doowladi cabdulaahi yuusufna mayor kismaayo ka ahaa 2007 asagoo mayor ah anaaba kisnaayo joogay!
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdiraxmaan warda ba a dowladii cadulaahi yusuftii dhaweyd baa adaaba u qirey in uu soo galooti yahey kuwii 1991 soo galeyn ayaanba qaatiyaan laga taaganyahey ma mid cabdulahi yusuf dadkii daganaa ee xoriyadii markii la qaatey alta juba daganaa baan ka hadleynaa
@abdullahiabdiraxmaan4807
@abdullahiabdiraxmaan4807 6 жыл бұрын
sahraa shidoo wll 2007 buu yimid kuma oran ee mayor buu ahaa baan ku dhahay xilliga uu yimid iyo inuu ku dhashay midoodna aaqiro la ii soo taagi maayo waxaanse kuu sheegayaa in reeekiisu uu deegaan ku yahay kismaayo 1960 xildhibaan kismaayo ka soo gala lahaayeen isku reerna ma nihin!
@abdullahiabdiraxmaan4807
@abdullahiabdiraxmaan4807 6 жыл бұрын
kismaayo waa meel ayaan daran qabiilkuna ragaadiyay ilaahay faraj qeeyr ha u furo
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Kismaayo asal ahaan yaa adeegaan u leh
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
Kismaayo qola gaara ma leh waa meel umada somaliyed wada dagnthy qola kstna lga helo
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
Dalkeenu waa qani dadkiina waa gaajo laakiin tasi wa dhamaneysa waxba lafahmay. Allow nabad noogu dar iyo dad Diintooda Islaamka ku dhaqma. Ameen
@user-fq5ip4kp4f
@user-fq5ip4kp4f 10 ай бұрын
Kismayo 2007 ❤❤❤❤Love you ❤❤
@ahmedabdi9227
@ahmedabdi9227 6 жыл бұрын
wa magaaladii aa kusoo barbaaray ma hilmaaami doono waxa ay bartay wax waliba aan maanta kaaray
@user-fq5ip4kp4f
@user-fq5ip4kp4f 10 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Kismaanyo mjertenka ayaa ugu badna degaanka siuba raga reer bariga
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 6 жыл бұрын
Sorry Hereri Galti Aan kismaayoshaqo ku laheyn waaye waa kooyto Shineema Ummaada Ama Nazionale ayuu kuu sheegi waaye.. Sorry.
@geeska
@geeska 6 жыл бұрын
Ciil iyo murugo barwaaqadaas aanaan ka faaiideysan karin, bal arkay dhulka quruxdiisa BAD iyo WEBI yaaba heli karo dad nasiib leh maahine?
@jimmyrandy8251
@jimmyrandy8251 3 жыл бұрын
pro tip: you can watch series at flixzone. Me and my gf have been using them for watching a lot of movies recently.
@ariace5725
@ariace5725 3 жыл бұрын
@Jimmy Randy Definitely, been watching on Flixzone for months myself =)
@MrBajiyo
@MrBajiyo 6 жыл бұрын
Kismaayo wax shaneemo Xamar la dhaho kuma oolin. Ogayga waa ku dhiiqday meeshaas. Sadex Shaneemo magaalada ku yaalay oo la kala dhaho Jubba, Umadda iyo Ayaan. Shaneemada uu shaneemo ku sheegay waa shaneemo Jubba.
@mohamedcarab8903
@mohamedcarab8903 3 жыл бұрын
Shaneemo umada baa ladhanaa waxaa laga yabaa in uu ilaawey
@theexploredalmar3088
@theexploredalmar3088 6 жыл бұрын
Sarta jiibta waxeey kutaala xafada shaqaalaha xasuus habayartey daganeed agteeda aniga xafada aargo kismaayo Cadey big miss
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
the Explore dalmar waa aargada ka xagee reer calimukuli mise farmashiyihi reer mohamed ciise mise bakharki iyo biibitadi rer mohamed muumin
@awyuusufhaaji203
@awyuusufhaaji203 5 жыл бұрын
@@saidojama1170 waxasan gaja uga dhamanay
@mohsmoos3686
@mohsmoos3686 2 жыл бұрын
👍👍
@fatahalpha1695
@fatahalpha1695 5 жыл бұрын
Kismayo wa 4️⃣ xafadood kulaha
@e-tech104
@e-tech104 5 жыл бұрын
if this city is built it could rival luxury cities like Dubai
@Refuge359
@Refuge359 5 жыл бұрын
Lashashka waa Kuwa Habeenki lagu guuro Dhuuxusha . malaay kuye
@qaalidcasiisali1830
@qaalidcasiisali1830 7 жыл бұрын
mashaa allaAh kismaayo
@farhannuut4000
@farhannuut4000 7 жыл бұрын
waa magaalada soomaaliya ugu fiican uguna nolosha fiican beerihii xoolihii badii waa magaalo cimiladeeda aad bay ufiican tahay kismaayo waa caasumadii sedexaad dalka dalka kenya daris latahay waa magaalada hadii ala idmo aan kunoolaan lahaa
@sahancyber648
@sahancyber648 7 жыл бұрын
Farhan Nuut sxb dadka dhulka dhagaxa jooga waxaas ha maqashiinin
@qaalidcasiis5951
@qaalidcasiis5951 6 жыл бұрын
Sxb waan kudhashey kismaay waana karan waxaana kudhashey xaafada calaley gaar ahaan xaafada masheengo
@Agz4rmTheAve234
@Agz4rmTheAve234 6 жыл бұрын
cascasey kismayo wuxuu yimi 1967 guri uu lahaa xeenwade Buu ka kirestay qol iyo bersed illmihiisa dhulka Buu derin u dhigey oo uu KU seexin jirey odagi xeenwade baa wuxuu shaqo ooga doonay shirkad la dhahayey guju of eey la haayeen odayal majirten ah oounlaaye ka ahaa madax waardiye ayaa looga dhigey markaas baa kacaanki baa dhashay Ninki waxaa loo dhiibey ingi oo eheed raashinka meel la keeni jirey markaas Buu bilaabay dhicid iswaal nimanki Soo dhaweyey Buu ka dhacy dhulka waxaa ka mid ah meesha la leeyahay hotel Buu ka dhistay waxaa lahaa unlaye dhulkas marka cascasey jisaar ilaahey ogyahay Buu ahaa ee faanka beenta daaya
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
StaffAve 234 walee xaqiiqdaad sheegtey uunlaaye dhulkiisi sharcigi uu talyaaniga u gooyey oo dhulkaas ilaa Nairobi ayuu la yimid dhulki dowlada xooga ugu boobtey odeygaas hotelka ka dhistey
@idmanasad8384
@idmanasad8384 3 жыл бұрын
Gurigeenii guri burwaaqo kisima faanoole igu salama asxbta
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 6 жыл бұрын
Khurux badanaa waa meeshaa ku dhashay dowlada waxa garan kars khofka kusoo koray jawi dagan waxan ku farxad ciidanka saanada malitari haysta aabahey saraakiishii ciidanka xooga ayuu ahaa waxaa fahmi kara xero ciidan khofkii kusoo koray xero ciidan malitari xusuus gaara dalkii hooyo
@chadraadenmohamud1673
@chadraadenmohamud1673 6 жыл бұрын
Wa mahadsantihin
@chadraadenmohamud1673
@chadraadenmohamud1673 6 жыл бұрын
Gomentika ad ka jawabtan
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
gumoomiyuhu ma magaalada ayuuna aqoon mise xoogaa illow ah baa jira
@barkhadmahammed1569
@barkhadmahammed1569 7 жыл бұрын
waa marexan
@MaxwellYearick
@MaxwellYearick 3 жыл бұрын
Murusade leh
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@MaxwellYearick Kismaayo miya murusade leh kkkkkkk
@user-nj1yk6jy2r
@user-nj1yk6jy2r 6 жыл бұрын
Ogaden captured kismayo from the natives 1800s
@karim102
@karim102 6 жыл бұрын
ا لفوز who are the natives ? Your tribe?
@user-nj1yk6jy2r
@user-nj1yk6jy2r 6 жыл бұрын
karim102 non Somalis were the natives but now the city belongs to them she only
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 6 жыл бұрын
U should do a little more search instead just claiming nonsense
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 6 жыл бұрын
ا لفوز Ogadeen were the natives plz do research back in 1800 there were european who recorded the natives were all Ogadeen people.
@hotmess2766
@hotmess2766 5 жыл бұрын
@Mousta Samatar how is today kismaayo walal & Why did the Ogadeen leave Kismaayo?
@tornadoboy1026
@tornadoboy1026 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@itsmebalqiis8960
@itsmebalqiis8960 5 жыл бұрын
Talaada dheer waxaa ka soo horjeeday niin uu dhasheey Talyani maanaa usaan qaxiin ee maanool yahaay
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
Gadoomiyayaha shineemada la weydiyey magaceeda wuu akhoon waayey ku waxaan u maleeyaa shineemo xamar in la dhaho waa gadoomihii magaalada kismaayo
@QEU9
@QEU9 6 жыл бұрын
Hussein Ismail nationale ayaa ladhahaaa. Kismaayo magaalo Absame
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Mareexaan go gedo no kismaayo rabsho gedo geey
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@QEU9 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@mohamedaden3259
@mohamedaden3259 Жыл бұрын
Hotelka Hassan pasto meeh hareeri
@hamdiahmed8583
@hamdiahmed8583 6 жыл бұрын
wlhi xusus ayan galey caawa marka dawadey fidowgan waayo waa meshii an ku dhashey kismaayo lkn mudo man areg waxaa igu danbeyse 1997 carurnimadeydii siiney ayan degenaa calan lee na marwlba waa adi jirey runtii xusus gaara ayey ii ledahy
@wiilwaal5844
@wiilwaal5844 6 жыл бұрын
ahmed aden iman sxb sido kle anna aad baan ugu xiisay xaafdeydana waxa ay ahayd shaqaalaha lkn iimikadan guulwade usoo guurnay
@sidibeamadou490
@sidibeamadou490 6 жыл бұрын
ahmed aden wll setahay
@hamdiahmed8583
@hamdiahmed8583 6 жыл бұрын
sidibe amadou fican waa qofma wlal
@sidibeamadou490
@sidibeamadou490 6 жыл бұрын
ahmed aden iman Facebook iso qor plz ado raliya
@hamdiahmed8583
@hamdiahmed8583 6 жыл бұрын
sidibe amadou sxb Ahmed Aden ayaa igu qoran Ahmedgurey1outlook.com sawir blackday ayaa iisaran bro shaqada Gif of Givers mogdisho intaa ka firi sxb
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
wiil waal ani xamar baan daganaa lakiin adeerkay kismaajo caan buu ka ahaa magaciisana waa cas caseey hodeel ka ugu wayn buu lahaa
@wiilwaal5844
@wiilwaal5844 6 жыл бұрын
amina hasan hoteelka magaciis JUBBA miya cabdullahi simbir miyaa kkkkkk
@abdisamaddheere9765
@abdisamaddheere9765 6 жыл бұрын
Cas caseey hada xaafad ay noqotay walal
@halloyeelo6480
@halloyeelo6480 6 жыл бұрын
Cascaseey cidaanan garaneyn Rer Kismayo maaha
@theexploredalmar3088
@theexploredalmar3088 6 жыл бұрын
Aheeey hotel cascaseey waa lagu yaqaana xafada iskufilan ama cascaseey
@mohamedjamal3222
@mohamedjamal3222 5 жыл бұрын
cas casey waalaguu yaqaan waa reer kismaayood caan ah oo waliba dooladii siyad bare ku jiray
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 жыл бұрын
Tima jilic nolow masuul
@fadumina231asma9
@fadumina231asma9 6 жыл бұрын
Hada madama ayeey mamul saxa heestan waa ineey daadka ababulan iska wax uqaabso camal in lasameyo wayo
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
War hindidan shiicada hanagu socelinina
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 5 жыл бұрын
odaygaan waa reer muduga xooga ku haysto magaalada..waxaa duq magaalo ka noqon kara..bajuun, gaaljecel, ajuuran, jareerweyn iyo shiikhaal..laakiin axmadoobe iyo odaygaan waa taabsadeen kismaayo ..waa in ay magalada cadaalad heshaa ..sheekadaas ma sii soconeyso
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 3 жыл бұрын
Ma reer mudug baa meezha ka nqon kra duq magaalo wr magaala ciize riyoole baa mdx ka ah
@mohameddeeq9150
@mohameddeeq9150 5 жыл бұрын
Odaygan Isaakh in laga mamnuuco eheed koonfur lana xiro baastarka wariye maahan oo ku caasiyay Somaliya 🇸🇴 Kismaayo waa deegaan Hawiye ee joojiya magac yada Daarood ee aad ubixinesan.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
Harti ayaa ila boqol saano degena magaladha oo koobicyeey awal baajun baa leh magaladha
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@ss tvi hhhhhhh yaa maanta duuqa magaladha kismaayo kaa ah sheeg?
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@ss tvi hadal badhan lama raabe yaa cawa odeey magaldha kaa ah?
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs hartigan aad shegeyso dhulkoodi 65% isaaq baa kaqatey sxb. Kismayo wardey baa lahaan jirtey ogaden baana kaqaatey 1800kii ee beenta jooji.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@koorabelayo4035 hartiga dhulka laga qateey waa kee.?? maa tulada ceynabo miy kuu muqmuqda kkkk dhulbahnta garadag ayaga magta sagarada kaa qaaadhi jireey marki ingriska darawshiti iyo matidi xasuuqeey ayu tuulo laa wareegey oo ceynabo laa yirahdo dhulka 65% shegeeyso waa kee soo cirif ila cirif ila gaalkaacyo kaa taaliya kkkk wardeey magalalo inteey noqon baa laga kaacsheey meel eey kaa soo galan magalada maa naqan badankooda waa nfd beey degaan manta
@mohamedaden3259
@mohamedaden3259 Жыл бұрын
Shaleemo ayaaan
@aminahasan1394
@aminahasan1394 6 жыл бұрын
said Ali dhul kaan waa dhul ilahay oo dad badan dagaan haduu af waamo ku hadlo seebuu harari ufahmaaya marka soomali waxay ladagi ladahay waa unaa leh ama anaa leh marka isdaji
@wiilwaal5844
@wiilwaal5844 6 жыл бұрын
amina hasan wlshy kismaayo ka xaafadee ayad deganeedeen
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 6 жыл бұрын
amina hasan Axmed Somow
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 6 жыл бұрын
Amina xasan macha Allah waa gabadh aqli badan jir oo joog ragii soomaaliyeed dhakada qabyaaladbaa ka cunty waar nimanyahow dumarka aan xilka udhiibno from hargeisa
@shiiqyare4747
@shiiqyare4747 2 жыл бұрын
Farmajo walalkis
@saidali9435
@saidali9435 6 жыл бұрын
Sida ii muuqataa waxba ninkaan magaaladaan kama yaqaano, ee cabdisalanow dadkii dhulkaan lahaa oo ku dhashay raadi , afka uu ku hadlayo gudoomiyuhu ma aha afkii waamo ama kismaayo .
@waranle961
@waranle961 6 жыл бұрын
said Ali Ogden qaxoti buu ku yimid maagalo Harti bay aheed
@QEU9
@QEU9 6 жыл бұрын
said Ali harti hakaa saarto kismaayo absamaa leh hadana anaa usareeya suldaan Cali sokor mataqaanaa? Hartigaad sheegeeyso anaagaa kusoo dhoweeynay taariikhda dib uraac
@abdullahiabdiraxmaan4807
@abdullahiabdiraxmaan4807 6 жыл бұрын
ninkaa gudoomiyaha kismaayo ka ah ee la wareeysanyo waa nin ciise maxamuud ah oo reer joore ah umaleeyn mayo in taarikhda kismaayo cid kaga haboon eey jirto!
@taatiko3299
@taatiko3299 6 жыл бұрын
Godoomiyaha aad buu uyaqaan kismaayo
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
Walal intaan xasuusto magaalada afkaas uu ninkaas ku hadllayo uunbaa looga hadli jirey
@seinababdullahi5552
@seinababdullahi5552 6 жыл бұрын
That is true Ogaden captured from natve people, like gaaljecel, cowramele, baadicade, hawiye that people belongs kismaayo. Ogaadeen came kismaayo 1800s.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk harti baa 1800 kismaayo magaalo kaa dhigeey waxad shegeeyso waxba kama jiraan
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs kismayo hartigan aad shegeyso waxa keeney abdurisaq xaaji xuseen hooyada wase dadka beenta kadaa. Kismayo wardey iyo booran baa lahaan jirtey oo gaalla madow ladhihi jirey ogaden baana kakiciyey 1800kii.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@koorabelayo4035 taaarikhda hadan heyn orodo hooyada uu sheeg eeeyga kuu dhaleey waase boraanta aad shegeeyso xaage weeligod kuu joogen kismaayo maa saas ayad kismaayo kuu garaneeysa??? dadka malka laha oo loo adeegi jireey oo hantilayashi aha bal yee ahayeen marka abdirizak haji husein 1964-1967 miyu harti oo 1820ki kismaayo magalo kaa dhigeey oo bajuun ugu timid asigu keneey??? bal waxad noo shegeeyso eeg gaal madowga aad shegeeyso miyu kuu dhici jireey ineey soo fidaan ila xeebaha soomaaliyeed waxa degaha kaa garaci jireey boqortoyada ajuuran kadibna saldanada geeledi marki dambana beelaha marexaan masaas ayad taarikih kuu taqan alow ale Maxad kaa taqan kismaayo adigo booran ah iyo dadki degaana??? zero!!! ogaden yusa kiciyeey yana duq magalo kaa aha ila ebed bal soo sheeg?
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
@@SNUFFED2ROLLs taariikhda beenta ah dadka kadaa duliyahow. Jubada hoose waxa lahaan jirtey kana talin jirtey wardey oo boqortoyadi waaq dhoobey laheyd. Xitaa magacyada dhulka waamo waa magacyo wardey. Wardeyda waxa dagaal kusoo qaadey oo jebiyey isbaheysigi laodhan jirey ajida ee kakoobna beelweynta absame iyo beelaha dirta layidha sida biimaalka. Hogaamiyihi ajida waxu ahaa suldaan abdi ibrahim oo ahaa ogaden tolomoge. Dagaalo isdaba joog ah baa dadki ajida kuso qaadeen wardeyda ilaa lawada barakiciyey oo looqixiyey kenya ilaa ugandha, buugag farabadan oo laga qorey waxay xusayan ogadenku dadkasi iney ulaayeen sidi iney jihaad kujiraan oo kale, intoodi badneyd wardeyda waa lalaayey intii soo hadheyna waxa qeybsadey oo qarameyey beelaha maxamed subeer iyo cawlyahan oo xitaa ogadenka manta degan afmadow iyo qooqani buaale 30% waa wardeydi la ogadeneyey, marka majerten iyo hartidan aad shegeyso waagas majoogin xitaa. Marexan oo kuligin waxa timaden dagaalki labaade adunka kadib ee beentiyo khiyaaliga dadka kalatag indha adeyd baad rabtaa taariik aadan waxba kulaheyn inaa sheegatide.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 жыл бұрын
@@koorabelayo4035 wardeey wexeey degenaayen afmadow degmada kismaayo harti baajun ayu ugu yimid cid kaale uu ugu yimid majirto waredeeyga aad shegeeyso afmadow aya laga kaacsheey dinaac xeebta meel eey kaa soo galan anigu taarikdha kismaayo kuma arag degamada afmadoow in wardeey laga kaacsheey oo eey ogaden kaa kiciyeen cid walba weey oog taheey mantana weey yar degaan balse badankooda wexeey degaan Kenya. Kismaayo haadu qof sheegan kaaro waxa sheegan kaaro bajuun waxana kuu xiga harti kismaayo manta ninka duqa kaa ah wqala yaqan ninka weeligi duuq kaa ahan jireeyna wala yaqan waxba waredeey kismaayo haa kuu rixin wardeey xeebta meey deegi jirin xolo daqaato aye aheyn weeligod dadka xeebha deegi jireey weeligod aya kuwa kaale oo xeebaha deego uu yimid sii nabad ah weey ula noolayeen intu carab iyo hindi dhulka laagu soo dooweyen oo ganacsi balaran lala geelin...
@Agz4rmTheAve234
@Agz4rmTheAve234 6 жыл бұрын
l
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
10:09 Nacaskan mxa Ka qaldan war qofka si wngsn u salan wxa rag ma ahan miya wariyo muxtaram ah bulshada laga yaqano a salamayo asigane dhoocil cml geesaha Ayo fiirina nin raga sln kuso taago wala sharfa , wlhi ciil Ayo igu dilay badowga 😠🤐
@Agz4rmTheAve234
@Agz4rmTheAve234 6 жыл бұрын
odagan waa laga badiyaa waxaa fiicnaan leheed Ahmed somow cabdiqaate qiilmawaye abshir Shire iyo dadki kismayo KU dhashay in lagala xiriiro
@abdallejama7086
@abdallejama7086 3 жыл бұрын
War ninkan yaa kismaayo ka badiya waa dadkii ex ahaa oo xiligii talyaniga joogy xita mrka cid kama badisee ader caadi iska dhig
GOOB WAYN ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA | KISMAAYO |
8:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 126 М.
Safarkaygii Kismaayo || My journey to Kismayo
16:10
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 124 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 165 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 460 М.
Kusoo Dhawoow Jasiirada Madhawa
7:25
Dalsoor
Рет қаралды 60 М.
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale
Рет қаралды 88 М.
WAAR DAG DAG AH
33:23
Habar media
Рет қаралды 649
Wax ka ogow: Degmada Harawa iyo kheyraadka ay caanka ku tahay.
29:37
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН